ROODA KAYF - DAREEN IGU LA SHEEKAYSO OFFICIAL VIDEO 2023

  Рет қаралды 8,183,988

Waqal WStudío

Waqal WStudío

Жыл бұрын

Rooda Kayf
Dareen igula Sheekayso
Ereyadii: Abwaan Qalinle
Laxankii: Khaalid Kaamil
Music: DJ Adam
Camera: Liibaan Dahir
Editing: Khadar Waqal

Пікірлер: 1 400
@inaayeeyocibaado2028
@inaayeeyocibaado2028 Жыл бұрын
Heesuhu waxay ka hadlayaan dhaawaca Qalbiga, Qur'aanku wuxuu ka hadlayaa daawada Qalbiga
@wanaagbidhaanshe3685
@wanaagbidhaanshe3685 4 ай бұрын
Opposite
@HipoAli-ux9jh
@HipoAli-ux9jh 4 күн бұрын
Schedule has been 🎉❤vijxub 😅😮
@duraanali9438
@duraanali9438 Жыл бұрын
Walal mcn hada Qur,aanka kareem ka jeceshahy like 👍isaar❤❤
@Oofwareen
@Oofwareen Жыл бұрын
Quraanka aad qaali😂
@ridwaanhaji3054
@ridwaanhaji3054 Жыл бұрын
Qoraalka dawarsiga kala tag kudaafadyahay
@Oofwareen
@Oofwareen Жыл бұрын
@@ridwaanhaji3054 haaye usheeg quruxow
@saahirmaxamud8800
@saahirmaxamud8800 Жыл бұрын
Xujada ookale meeshan lama keeno sxp😒👍
@nassirmakhzoumi9300
@nassirmakhzoumi9300 Жыл бұрын
Ayeeyada u sheek hees maa quraan u duleynee balaayo
@captainaxmed
@captainaxmed Жыл бұрын
Walaal heesta waxaa kamacaan quraanka.kariimka.ah like saar.👍👍
@nacimajamal
@nacimajamal Жыл бұрын
Wu ka macan Yahay maxad u dawanaysay Quran ma dhagaysatid
@deqogurey3372
@deqogurey3372 Жыл бұрын
@@nacimajamal v hi I
@maria23489
@maria23489 Жыл бұрын
Waan ognahay lkn adiga maxaa kaso dontay inta
@caashajaamac4513
@caashajaamac4513 Жыл бұрын
​@@deqogurey3372 ĺ
@fadxijano9364
@fadxijano9364 Жыл бұрын
😢
@abdirahmanibrahim2234
@abdirahmanibrahim2234 Жыл бұрын
Markay 1 million gaartoh hayla dhaafin like ta👍
@s..5631
@s..5631 11 ай бұрын
4.4 million😃😍
@XafsaCabdikarim-nb8fe
@XafsaCabdikarim-nb8fe 12 күн бұрын
8 million 😮😂​@@s..5631
@HipoAli-ux9jh
@HipoAli-ux9jh 4 күн бұрын
​@@s..5631dhoud❤
@fatimamohamoud5609
@fatimamohamoud5609 Жыл бұрын
Ku dadaal jaceylkeena Ka difaac xumaan oo dhan Adigoo I dacal jooga Dareen igula sheekeyso ❤❤❤
@Daahaaaye123
@Daahaaaye123 Жыл бұрын
🥺🥰
@farxiyohussein6363
@farxiyohussein6363 Жыл бұрын
😢
@SacdiaSocial
@SacdiaSocial Жыл бұрын
Ku dadaal jaceylkeena❤️ Ka difaac xumaan oo dhan💘 Adigoo i dacal jooga Dareen igula shekeyso🫂🥿
@caaqilomer8252
@caaqilomer8252 Жыл бұрын
i love you pep
@abdiaziizgoptah3327
@abdiaziizgoptah3327 Жыл бұрын
Wax kale
@user-vz4zw2ot1u
@user-vz4zw2ot1u Ай бұрын
Who is she 2024😂
@ShaimaOmar-to9bv
@ShaimaOmar-to9bv Ай бұрын
Weykan 😂
@haneizadjamaabdillahi1139
@haneizadjamaabdillahi1139 19 күн бұрын
She is a singer from somaliland Northern Somalia
@HaniyaCarfaaye-ox6zv
@HaniyaCarfaaye-ox6zv 16 күн бұрын
🎉😢😅😅😮1​@@ShaimaOmar-to9bv
@Qaaliquman666
@Qaaliquman666 Жыл бұрын
Adiga ah darajeye ♥️ adi ah daaweeye 💋 adiga xumaha deyra 🙌🏻 ada nolosha ii daara 🎆 Waxa tahay midkan dortay 😘 dugsi weye ruxdaadu😍 wa daryel kalgacalkagu 🥰 dantu wa is fahamkena 😉 Ku dadaal jacelkeena 💞 Ka difaac xuman oo dhan 🙅🏻‍♂️ Adigo i dacal joga 👩‍❤️‍👨 Dareen igula shekeso💋
@jimcaaleismacil3814
@jimcaaleismacil3814 Жыл бұрын
@jimcaaleismacil3814
@jimcaaleismacil3814 Жыл бұрын
Tnx
@djmatanjr
@djmatanjr Жыл бұрын
Inta codkeeda jecel Gabdhaha like isaar
@cawilkoyla
@cawilkoyla Жыл бұрын
wayahan hees nocan ah ama laxan nocan ah ma maqal rooda best talent singer wlhi khaalid kusalamay🔥🔥🎤💯
@maxamedlakiman7775
@maxamedlakiman7775 Жыл бұрын
La isma Xaqire Gabadhan Cod iyo Quruxba Way ku idlaatay M.a Walaashey Roodo
@AbdiraxmanAbdi-gu6ho
@AbdiraxmanAbdi-gu6ho 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@CaashoMohames
@CaashoMohames 14 күн бұрын
@@AbdiraxmanAbdi-gu6hogf try it ghhh few ed re we as ah G CD idddsss
@Nobodycares-pr7tf
@Nobodycares-pr7tf Жыл бұрын
Wawww i don't understand her song but i love it. I am from Eritrea. I love Somalia People. Warya warya
@inaali2100
@inaali2100 Жыл бұрын
Bienvenue NOUS SOMMES JAIME AUSSI
@abdulkarimy5949
@abdulkarimy5949 Жыл бұрын
We appreciate your kind words big love to Eritrea nation from Somaliland
@yassimomar3424
@yassimomar3424 Жыл бұрын
Thank's bro
@yassimomar3424
@yassimomar3424 Жыл бұрын
We are brother's only different language
@qaasimmaxamed9601
@qaasimmaxamed9601 Жыл бұрын
​@@abdulkarimy5949 😅
@hodanhashi6096
@hodanhashi6096 Жыл бұрын
Gabadhaan waxay noqonaysa STAR. meel ku qorta Codkeda iyo Mannerism keeda wax loo dhigo majirto 🎉
@aktarsharmaarkeofficial3837
@aktarsharmaarkeofficial3837 Жыл бұрын
Ilaahay danbigiisa hadhaafo isaga iyo hooyadiiba qofka hal subiskareeb iisaara ee wallshy ama wllky ee somaaliyeed 🥰 ♥
@caliinaabdi7641
@caliinaabdi7641 Жыл бұрын
Waakusoray huno horay usoco facaa hiigso
@drsaamina9786
@drsaamina9786 Жыл бұрын
Wad iga haysa wll rabi dudacadana hay aqbalo amiiiin
@aktarsharmaarkeofficial3837
@aktarsharmaarkeofficial3837 Жыл бұрын
@@caliinaabdi7641 aad baad umahadsantahay walshy
@aktarsharmaarkeofficial3837
@aktarsharmaarkeofficial3837 Жыл бұрын
@@drsaamina9786 shukran wllo qli
@Clraxmaanyuusuf
@Clraxmaanyuusuf 10 ай бұрын
Waad iga haysaa pro 🥰🥰
@somalilanddhulkayga8491
@somalilanddhulkayga8491 Жыл бұрын
qurux badanaa gabadhu ma garxajiz baa codkaa ka sii daranba dadkii fanka lahaa weeye
@ahmetakram1488
@ahmetakram1488 Жыл бұрын
H.y
@cayuuniofficial282
@cayuuniofficial282 Жыл бұрын
Heestan markey 1m gaarto liketa heyla dhaafin🥰
@sultaanomar
@sultaanomar 20 күн бұрын
8m beey mareysaa hadda kawaran ❤ 2024 / July/ 18
@originalabdi33
@originalabdi33 Жыл бұрын
Rahma Xasan weyku deyse🙏😂 Rooda Keyf is Nr 1 now😍❤️❤️❤️
@mustafeadan6924
@mustafeadan6924 Жыл бұрын
Way ka cod adagtahy macnaha codkedu laf buu leyahay rahma xasan waa niiq niq
@suweyschannel453
@suweyschannel453 Жыл бұрын
In daruuri ii hoortay dusha layga garay muuqa jawigani ka duwan maanta kii doraad laso dhaafay Kudadaal jacelkenaa 🥹kadifaac xumano dhan adigoo idacal jooga❤️🫂... Heestan ano faraxsan oo jaceyl leh aa dhageysanoyaa ❤️🥰
@drsafiyoboss6025
@drsafiyoboss6025 Жыл бұрын
❤❤
@sumeramoha9892
@sumeramoha9892 Жыл бұрын
Xbbti illhy ha kuu dayto
@nimcomohamed5690
@nimcomohamed5690 Жыл бұрын
ku dalal
@mahazjm5557
@mahazjm5557 Жыл бұрын
Mbf
@ayanabdul7039
@ayanabdul7039 Жыл бұрын
Vhvlo🎉😮kflck😮😅
@abdiqadirmahamoudgalaal9564
@abdiqadirmahamoudgalaal9564 Жыл бұрын
Awww Waxba La Isla Helay🔥 Adam On the beat 🎶 Team Waqal Studio❤✔
@naamichannel7003
@naamichannel7003 Жыл бұрын
2× Adiga ah Dookhyga😲 Ku dooni jiray maanku🧐 Adiga i ah daacad 😴 Qalbigagu xuur deeqay❤💯😌 2× Inay daruri ii hoortay Dushi la iga garan muuqa😐 Jawigana ka duwani maanta🤗 Ka duwan ki daraad kaso dhafay🤗💖 2× Ku dadal jecylkena💘💋 Ka difaaca xuman o dhan😩💔 Adiga i dacal jooga❤💯 Dareen igula shekayso💥💢❤💖 2× Adiga ah darajeeya😽💘 Adiga ha daweeye🤖💀💞 Adiga xumaha dayra☹ Adiga nolosha ii daara😎🤓 2× Waaxa tahay mida doortay🥺😫💯❤💝 Dugsi wye ruuxdadu🥺😫 Waa Daryeel Kalgacalkagu🥰❤💯 Dantu waa is fahankeena❤💢💥 2× Ku dadaal jecylkena☺ Kadifaac xumano😬 Adigo i dacal jooga😞 Dareen igula shekayso❤💝
@ahmedalishiilahmedalishiil5324
@ahmedalishiilahmedalishiil5324 Жыл бұрын
Wxni Hees waY dhaftaY😁
@shukriismail6588
@shukriismail6588 Жыл бұрын
Screenshot bn kaa qatay dulufow👌😉
@amanomar804
@amanomar804 Жыл бұрын
@@shukriismail6588 😂😭
@rahmarahma-wh3ec
@rahmarahma-wh3ec Жыл бұрын
Asc
@Farayare451
@Farayare451 Жыл бұрын
@@shukriismail6588 😂😂
@faadumoyuusuf4981
@faadumoyuusuf4981 Жыл бұрын
Fanku iskaa yaac maha angu dhawrkii sano ayaan hal fanaan soo sarnaa kasnaa somalida sameyn ayu ku reeba alle haw naxtiisto sahra axmed aamiin maxamed bk hadana rooda keyf 🥰🥰
@khadaribrahim6418
@khadaribrahim6418 Жыл бұрын
Kkkkkkkkkk. Gadhweyn. Ma. Hiday. U. Leedahay. Codka
@faadumoyuusuf4981
@faadumoyuusuf4981 Жыл бұрын
Aad iyo aad
@mubarikaar2131
@mubarikaar2131 Жыл бұрын
Sideen fanka iskaga dhaafaa iyadoo dadkani weli fanka ku jiraan.fire🔥 13/02/2023 Kampala,Uganda.
@nasteexomaxamed8278
@nasteexomaxamed8278 Жыл бұрын
IlaahOw mid amaantas oo dhan an u hibeeyo oo ii daacad ah geesi nahariiis bdn clf iigu dar 😢
@hudadheeg4624
@hudadheeg4624 Жыл бұрын
Aamiin
@raaxoahmed2443
@raaxoahmed2443 Жыл бұрын
Amn yrapi dhmntyn
@feysalhussein4785
@feysalhussein4785 Жыл бұрын
iska sug rag badan baa dhalandoona e
@saynabasaid8066
@saynabasaid8066 Жыл бұрын
allh hagugu deeqo mcnto midn wangsn 🤲
@abdirahmanmohamed9508
@abdirahmanmohamed9508 Жыл бұрын
😢 🤲🤲🤲🤲🤲🤲 Aamiin yaa Allah walasheey
@mohamet__siraaj
@mohamet__siraaj Жыл бұрын
Laxanka khalid Kamil walle kaftan ma galo🙌🏼❤️
@abdihusein9792
@abdihusein9792 Жыл бұрын
Waa heestii sanadka ugu Wangsanayd Codka Rooda kayf & Laxankii cajibka ahaa ee boqortooyadii fanka khalid kamil,sido kale abwaan abdi qadir qalinle waa hala abuur curintiisu heer sare tahy
@milgosare3448
@milgosare3448 Жыл бұрын
ROODO KEYF👈👍👍👍👍❤❤❤❤ Fanaanad isku darsatay Cod halaasi iyo Suurad Muuq wacanoo Soo jiidashana leh. Qaasatan Waxaan aad isoo jiitay Dhoola Cadayn Teeda Suura suuraha lagu laray. Ax yaa Fanaanad
@CaaliyoMaxamed-nn7rs
@CaaliyoMaxamed-nn7rs 4 ай бұрын
🎉❤❤❤❤❤❤ 1:52 1:53
@Muuna_MuhuYodiin_15
@Muuna_MuhuYodiin_15 Жыл бұрын
Best camer man waqal studio I love her style and music Keep gonig Rooda kayf❤👏👌
@ukunaeliaas641
@ukunaeliaas641 Жыл бұрын
Waqal studio this is an incredible singer please keep supporting her! She has unmatched talent
@muunamaxamed4563
@muunamaxamed4563 Жыл бұрын
😂😂😂
@muunamaxamed4563
@muunamaxamed4563 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Жыл бұрын
ukuna yes 100% agree with you
@youngingace2674
@youngingace2674 Жыл бұрын
They’re not supporting her. They’re stealing her fame and her talent. If they wanted to support her, they would’ve make a KZfaq for her and put this hit song in there for her. Copy right!
@AhmedSamir-yr3cd
@AhmedSamir-yr3cd Жыл бұрын
For her the first song, she needs to get a popular platform like Waqal Studio. After that she will make her own KZfaq Channel.
@maxamedcumar5136
@maxamedcumar5136 Жыл бұрын
Style 100%100 Vedio 100% 100 Voice 100%500 Music 100%100 Laxan 100%100
@fnw8688
@fnw8688 5 ай бұрын
Hindi iney iska dhigo kaliye aya heesta ku ciyartay
@aamiinapdirashid1624
@aamiinapdirashid1624 Жыл бұрын
Fanaanada reer khan Inta ila AraGta love isku muuji❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Olol wllhi heestu💥💣💣💣💣💣💣💥💥💥💥
@aamiinapdirashid1624
@aamiinapdirashid1624 Жыл бұрын
WaqalkeYGa ku taaGeraaa ilaaa 2013
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 Жыл бұрын
Ax maxay hees tahay Styleka :100% Erayada :100% Codka :100% Music camerada:100% Waqal studiio waad bax sateen middan 🥰🔥👏
@ayaanlecadde8226
@ayaanlecadde8226 Жыл бұрын
Heestan 10M markey gadho like Sara🤎🤎
@ismacilmuse5785
@ismacilmuse5785 Жыл бұрын
Reer burco see wax leeyihiin imika waa na waalooyaane Qalinle muxuu yidhi Adigaa ah dookhayga Kuu dooni jiray maanku Adigaa ah ii daacad Qalbigayga ruux deeqay In daruuri ii hoortay Dusha layga garay muuqa Jawigani ka duwan maanta Kii doraad lasoo dhaafay Ku dadaal jacaylkeena Ka difaac xumaanoo dhan Adigoo i dacal jooga Dareen igula sheekayso Adigaa ah darajeeye Adigaa ah daaweeye Adigaa xumaha dayra Adaa nolosha ii daara Waxa tahay midkaan doortay Dugsi weeye ruuxdaadu Waa daryeel kalgacalkaagu Dantu waa is fahamkeena Ku dadaal jacaylkeena Ka difaac xumaanoo dhan Adigoo i dacal jooga Dareen igula sheekayso
@zakisamehofficial7372
@zakisamehofficial7372 Жыл бұрын
abwaan qalinle kii cidagale maanu ahayn
@Apdynajib07
@Apdynajib07 Жыл бұрын
Khaalid kaamil fanaan dhamaystiran wlhi laxan another level ah wye wooow
@smallboy6808
@smallboy6808 Жыл бұрын
wow cod aad u fiican am from southern Ethiopia 🇪🇹 one love 🇸🇴🇪🇹🇪🇷🇩🇯
@Fitaax_Akhyaar
@Fitaax_Akhyaar Жыл бұрын
Waa fariinta saxda ah ee kuwa na jecel aniga ahaanna Kalsooni ayey siisay nafteyda markii ay iisoo dirtay muqaal gacalisadeyda kasoo muuqatay waa hees cajiib dhinac kasta miro culus na wadata laxankana waa🔥 ❤️ ❤️ ❤️
@ayoubmahmoud4461
@ayoubmahmoud4461 Жыл бұрын
Inbadn legend uun ba fahmi kara 🙌🙌🙌
@mohamedahmedhussain4907
@mohamedahmedhussain4907 Жыл бұрын
𝗞𝗨𝗦𝗔 𝗟𝗜 𝗡𝗔𝗕𝗜𝗚𝗔 (𝗦𝗖𝗪)💕😭❤️
@hamsebadde6057
@hamsebadde6057 Жыл бұрын
Badalkii Bk Rooda Kayd Reer Cerigaabo Dhaamaan Salaam
@Farhan-nt8rg
@Farhan-nt8rg Жыл бұрын
Heestaan waa heestii sanadka 2023 run ahaantii aad ayay u macaantahay Laxanka codka musica video ga iyo dhan kastaba😘😘🥰🥰👋
@HodanIsmail-nx2vm
@HodanIsmail-nx2vm 7 ай бұрын
Inta 2024 dhageysaneysa😂❤😊
@zakiqubaaye3957
@zakiqubaaye3957 Жыл бұрын
Hablaha Heesa Haatan Tan Aan Ka Dhagaysto Rooda Keyf ❤ 😍 Codkeedu Waa Wax kle
@mahamedyare672
@mahamedyare672 Жыл бұрын
War qoftan Somali waaye maaa leedihiin 😍✌aaabaha jcyl ku salameya2023
@nouradindaahir2324
@nouradindaahir2324 Жыл бұрын
2021 najma nashaad 🔥👸💯 2022 haboon / rahma hassan 🔥💯👸 2023 rooda kayf 💯🔥👸
@bilyandhaan7379
@bilyandhaan7379 Жыл бұрын
Rooda keyftayda Gobolkayga Zanaag ayaa ii Matashaa Qaalidaydii❤🔥🥰😘
@zhiineozofficial8638
@zhiineozofficial8638 Жыл бұрын
Rooda kayf What a golden voice🤑🦁 Khaalid kaamil WxbA Lagm aqbn karo🦁💯 DJ ADAM WAAYEL🦁💥 WAQAL STUDIO THE BEST EVER🐐📸🦁
@Abdirahman-tc4vm
@Abdirahman-tc4vm Ай бұрын
Hees aan aad u jeclahay , dareeen igula sheegayso.😊
@hassanahmed7917
@hassanahmed7917 Жыл бұрын
Nintani xawaare sare ayay ku socotaa wow cida shidaalka inay tahay waan dareemay 🤣 Ex hargaysa 👍🏾
@hamuuudimoh4062
@hamuuudimoh4062 Жыл бұрын
Heestu maxay kuugu socotaa eed ugu celceshanasa uun baan idhaa ,show DJ Adam ba tumay🥰
@najmaabdullah7787
@najmaabdullah7787 Жыл бұрын
I wish I could send him this song but the idiot broke up with me 💔💔 But whatever I'll find someone else to send it to insha allah.
@fatimohamed7392
@fatimohamed7392 Жыл бұрын
I sent this video and later broke up with him 😂😂😂
@najmaabdullah7787
@najmaabdullah7787 Жыл бұрын
@@fatimohamed7392Girl you're funny 😂😂 hope you're happy.
@fatimohamed7392
@fatimohamed7392 Жыл бұрын
@Najma Abdullah im happy and moved on alhamdulilah
@Mohaahmedali
@Mohaahmedali Жыл бұрын
😅 sorry
@wiseguy77
@wiseguy77 Жыл бұрын
Don't worry i'll come and scoop u up like haagen daz✨️✨️✨️✨️😋
@saynababdibakar3654
@saynababdibakar3654 Жыл бұрын
Waaaw qurxdi reer sanaag ceerigaabo sahro Axmed oo yara roda rashiid ilasar 🥰🩸
@hamdaqorane7980
@hamdaqorane7980 Жыл бұрын
Laxanka khaalid kaamil laga daremya heesta🥰
@abshirsalaad1328
@abshirsalaad1328 Жыл бұрын
Adigaa ah taan diiday Adigaa ah taan doonin Hadeey daruurtu kuu Hoorto Aan xoolo kuu daaqin Nabsi daraftii weeyaane Midka kalaan la dadab galay Meel kale ka doondoono !!! Heesta oo dhan ayaan hayaa
@romaaalrihaaniofficial3646
@romaaalrihaaniofficial3646 Жыл бұрын
Dj Adam Bro wllhi wan ku aminsnhye wxn beat Wa dhaafey here we go’bro ✌️✋❤️
@billecaddebaariyow9510
@billecaddebaariyow9510 Жыл бұрын
Rowda Codkeedu waa Fadhiyaa Kaba sii darane Jiliinka Waa Top Level Ax yaa ax Waxeey ku leedhy Jawigan Ka duwan Kii doraad lasoo dhaafay Jajaja😳⚜👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@youngworld7635
@youngworld7635 Жыл бұрын
dj adam music oo ii tumay mar waaan kusoo heesi doona dont stop legend of beats io maftuux waaa 2legend
@mukhtarahmedadow6994
@mukhtarahmedadow6994 Жыл бұрын
Everything is on Top.. hees hindi aa dhageesanooyaa ❤
@fnw8688
@fnw8688 5 ай бұрын
Hees Somali oo top ah waye lkn wax ku ciyaray gabdha oo Hindi iska dhigeyso
@guuleedabdi3329
@guuleedabdi3329 Жыл бұрын
Wooow yaaa Roooda hees shidan, cod tolmoon guul aan dhamaan, abwaan cabdiqaadir qalinle legend
@khadarazhari5187
@khadarazhari5187 Жыл бұрын
YAA KHAAAAALID kaamil👑👑👑👑👑 Axsan Laxann 🙏🏻😯
@xuseennour7937
@xuseennour7937 Жыл бұрын
Ereyada Qalinle 100% Codka roda keyf 100% Stylekeeda 100% Music iyi laxan ka faro dahable dhuun dahable 10000000% Waqalow maqalkayaga wad cushey
@marhoraansameeyaykingdom6355
@marhoraansameeyaykingdom6355 Жыл бұрын
Wooow...cod iyo qurux iswadata.....EESH CALAA HABLAHEENA QURUXDA BADAN ❤WE LOVE YOU HABLAHEENA SOMALI❤❤❤❤❤
@aamiinsheera
@aamiinsheera Жыл бұрын
Haa waan ku jec lahay Zxb Qli❤❤❤❤❤❤❤
@ciizediinabdi443
@ciizediinabdi443 Жыл бұрын
Best somali melody khaalid Kamil🙏
@fazuulze705
@fazuulze705 Жыл бұрын
Ayeeyo muunadii muuse ismaciil. Best of Feb2023
@Somali.Adventure
@Somali.Adventure Жыл бұрын
ADAM on the beat on the beat 0:11
@faisaahmed2840
@faisaahmed2840 Жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰🥰intan idinla jogay reer waqal maxad fanan nabarteen salan goobeed ilmadeerayal
@engmuuseofficial1519
@engmuuseofficial1519 Жыл бұрын
Balanteenu Waa one milyon💗Dareen igula sheekeyso😂✌
@bilexaajiciise3999
@bilexaajiciise3999 Жыл бұрын
Kaliya dharka Hindi da eey wadato ayaa qaldan intakale waa top level Waqal Studio IGA saxa hada ka dib plz
@osmanopta6536
@osmanopta6536 11 ай бұрын
I dont hear somali language ..but i love this song alotttttttttt.......werya kale werya kale...i love somali peoples
@s..5631
@s..5631 11 ай бұрын
War waryaa😂❤ we love u too from 🇸🇴
@princesscadceedo3859
@princesscadceedo3859 Жыл бұрын
Ku dadaal jaceylkena Ka difaac xumaan oo dhan Adigoo I dacal jooga Dareen igula sheekeyso ❤
@abdikariimmohamed2980
@abdikariimmohamed2980 Жыл бұрын
ADAM on the beat the one only legend keep going bro 💯
@amadouourybarry5988
@amadouourybarry5988 13 күн бұрын
I am from Guinea,i Like this music so much
@mowliidshirwac
@mowliidshirwac Жыл бұрын
Eesh Qiyaas Heestan Inta daawanaysa sanadka 2023 like hala idhaafin Hees degen 100% Fananad cod macan 100% Music Dareen leh % 👉❤️❤️❤️❤️
@abdihajji7562
@abdihajji7562 Жыл бұрын
Rooda kayf fan nooleeye cod iyo style waa la yaabay 💯
@afaycali
@afaycali Жыл бұрын
Rooda iyo team Waqalstudio 🔥 Wayna Kaa!
@_spka3760
@_spka3760 10 ай бұрын
I Love this music❤❤❤ thanks from Eritrea
@maxamedmaahir7486
@maxamedmaahir7486 10 ай бұрын
you very welcome bro
@abdulahinuraaya6709
@abdulahinuraaya6709 10 ай бұрын
I understand and I love so much @@@
@hodanhashi6096
@hodanhashi6096 Жыл бұрын
my new Favourite Fanaanad 😍 beautiful and soft full of naxarios voice 😭
@parwakoheis2713
@parwakoheis2713 Жыл бұрын
Laxanka khaalid kaamil cunto ahan wa lo qaadan karaa❤️🤴😂
@MizkiJaamac
@MizkiJaamac Ай бұрын
Alla heestan hpeen baa anago jcykayga kalaxabqsan isooqaaday wali ma ilawin alla hakusharfo mèlwalba aad joogto😢 majeclayn ina kalatago lkn waaxwalba waacalf❤
@nasrimohamed84
@nasrimohamed84 Жыл бұрын
Heestu waa hindii laxanka lasaareyna waaba isla heesto af somaali ah fananad iyo musigeeyste even laxamiste khaalid kaamil Amazing 👏 💯❣💞
@theonlydiamondyouknow
@theonlydiamondyouknow Жыл бұрын
Waqal always wax kale 🔥 Yalllah yaa keyf
@MarwaanFaizal
@MarwaanFaizal 7 ай бұрын
Amazing song rooda kayf 🔥💯
@gullwaddeofficial5639
@gullwaddeofficial5639 Жыл бұрын
Heesuhu marwalba waxay ka hadlaan tilmaamaha dhibkaga lkn Quraanku wuxu ka hadla xalka dhibkaga hadad jeceshay quraanka LIKE II SAAR
@AadanBarbaariye
@AadanBarbaariye Жыл бұрын
:heesaha wax ka mac badan quraan kariim ah صلى الله عليه وسلم
@chambooosman4472
@chambooosman4472 Жыл бұрын
Adigoo idacal jooga Dareen igu la sheekayso⚘️❤️😍😍 Waxn dhagaysanayaa anoo jacayl haysta
@mumtaazyaazinmaxamed738
@mumtaazyaazinmaxamed738 Жыл бұрын
🫂🫀💍♥️
@togdheeraawitv3173
@togdheeraawitv3173 Жыл бұрын
Another level rooda kayf 🥰
@hamdaandi6703
@hamdaandi6703 Жыл бұрын
Waa caadi ax😅😅😅😂
@yuusufaadan2674
@yuusufaadan2674 27 күн бұрын
Wlhi wey qurux badan thy gabadh noloshu kuma xumeyso bayo from puntland
@hakiimaaxmed7572
@hakiimaaxmed7572 Жыл бұрын
Adiga ah dokhayga ku dooni jiray maanku Adiga ah i daacad qalbigayga ruux deeqay ❤️🤴
@ahussein1623
@ahussein1623 Жыл бұрын
Wow, quelle chanson j'ai écouté dix fois de plus quelle vidéo, quelle voix quelle beauté, merci @waqal studio 🌹❤️
@WaqalStudio
@WaqalStudio Жыл бұрын
Mon plaisir couz, très ravie que ça t'a plu.
@mohamedbarreh3570
@mohamedbarreh3570 Жыл бұрын
@@WaqalStudio waqal t'as utilisé google traduction ou bien tu sais bien parlé Francais
@inaali2100
@inaali2100 Жыл бұрын
@@mohamedbarreh3570 😂ARRÈT
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 Жыл бұрын
@@mohamedbarreh3570 jaan jaan baad tahay waxaad ku hadlasid 😂😂
@ayanlehdoubad5067
@ayanlehdoubad5067 Жыл бұрын
@@mohamedbarreh3570 MUHIMADU WAA IN LAGU JAWABAY THANKS
@ashaayanle3996
@ashaayanle3996 Жыл бұрын
She reminds me of Kinsi Haji Aden aka Caqaarta. Rooda Keyf has an amazing voice and a unique beautiful style Mashallah 💥💥
@queenhajiali3601
@queenhajiali3601 Жыл бұрын
Another level Rooda kayf ❤
@AD-ku6rd
@AD-ku6rd Жыл бұрын
I'm leaving this comment if anyone likes it I can comeback to listen to this masterpiece again 😊
@csalaancali773
@csalaancali773 Жыл бұрын
Rooda keyf qurux iyo cod mcn bey izku darsatey ❤️👊
@bisharabdiwahab5352
@bisharabdiwahab5352 Жыл бұрын
What a golden voice! Shankarroonta jiilkan. ❤
@Blacktolite
@Blacktolite Жыл бұрын
Indian Pakistan bangalish inspired dress 👗
@munamohamed143
@munamohamed143 Жыл бұрын
ASC Roda walal kudadaal dharkeena iyo asturka Tussaale ka dhigo hadba maalintii aad shaashada ka soo muuqatay ee ugu horaysay Tageero ku jecel From Canada
@abdimajidhussein2933
@abdimajidhussein2933 9 ай бұрын
Jaaah Codkedha Markan Maqloo Jacaylbaa idaax Qado❤....Jacaylka Haladowraa Hadee❤
@hargeisabigboy4775
@hargeisabigboy4775 Жыл бұрын
Awesome music and singer! Hargeisa product are genuinely classic and beyond the limit
@alileyzikabayare9222
@alileyzikabayare9222 Жыл бұрын
good
@msscuud6928
@msscuud6928 Жыл бұрын
@mohamedmowlid7239
@mohamedmowlid7239 Жыл бұрын
Wow amazing 😉 nice song keep going sister
@aymanyasiin
@aymanyasiin Жыл бұрын
Heestana dareem bayaa igu reebtaya wlhi jacaranda aan iska ilawaya bayaya isoo xasusisay faraxada badan
@WaqalStudio
@WaqalStudio Жыл бұрын
Couldn't agree more!
@qabjug
@qabjug Жыл бұрын
Beautiful lyrics ….4 million likes uqalanta heestan.
@Awale.british
@Awale.british Жыл бұрын
Rooda Kayf & Waqal Production 🔝 💯 👌
@hamerstudioproduction8139
@hamerstudioproduction8139 Жыл бұрын
Waala yaabay waqaLka waqalada 🎥👋🏻
@Daddy-e8y
@Daddy-e8y Жыл бұрын
Beautiful song I LOVE IT❤
@hassanjelani3646
@hassanjelani3646 Жыл бұрын
Dress 100%100 Style 100%100 Voice 100%100 Song 100%100 🔥 Music 100%100 Her name:🥵🔥🔥🔥
@ayaanpadaninafaarax8289
@ayaanpadaninafaarax8289 Жыл бұрын
Rooda kayf
@ayanlehashi6837
@ayanlehashi6837 Жыл бұрын
Mansh allah❤️❤️
@baliilboy708
@baliilboy708 Жыл бұрын
Amazing wllhy five
ROODA KEYF WAAN DAREEMAY MAQNAANTA NEW OFFICIAL VIDEO 2023
4:44
Hawraar Music Production
Рет қаралды 5 МЛН
ROODA KAYF  AWADA U DHIBTOON  OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
3:49
Hawraar Music Production
Рет қаралды 3,5 МЛН
Inside Out 2: Who is the strongest? Joy vs Envy vs Anger #shorts #animation
00:22
IQ Level: 10000
00:10
Younes Zarou
Рет қаралды 12 МЛН
Little brothers couldn't stay calm when they noticed a bin lorry #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 4,4 МЛН
Они так быстро убрались!
01:00
Аришнев
Рет қаралды 2,4 МЛН
ROODA KAYF | BAL EEG | (OFFICIAL MUSIC VIDEO) 2024
6:02
Rooda Kayf
Рет қаралды 158 М.
SABRIINA MUUSE - LIBTA & GUUSHA - OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
3:28
Waqal WStudío
Рет қаралды 3,8 МЛН
ROODA KAYF - HADAAD I RABTO I RALIGALI - OFFICIAL VIDEO 2023
2:51
Waqal WStudío
Рет қаралды 1,6 МЛН
SHAADIYO SHARAF BEST HIT MUSHUP SHOWGA QARNIGA ISMAACIIL AARKA 2021
5:45
Goodax Media Production
Рет қаралды 15 МЛН
MUSTAFE KANTE IYO ROODA KAYF | FIYOORAHA CAASHAQEENA | HEES CUSUB 2023
4:12
Karan Yassin Official
Рет қаралды 1,9 МЛН
NAJMA NASHAAD KU SIYAAY NAFTA OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
4:18
Najma Nashaad Official
Рет қаралды 12 МЛН
ROODA KAYF - ALLAYLEH HAAKAH - OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
4:25
Rooda Kayf
Рет қаралды 333 М.
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 12 МЛН
BYTANAT - ҚЫЗҒАЛДАҒЫМ
2:24
BYTANAT
Рет қаралды 555 М.
Ulug'bek Yulchiyev & Aziza Qobilova - Esim ko'p (Premyera Klip)
3:32
ULUG’BEK YULCHIYEV
Рет қаралды 2,2 МЛН
Nurmuhammed Jaqyp  - Nasini el donya (cover)
2:57
Nurmuhammed Jaqyp
Рет қаралды 767 М.
Жандос ҚАРЖАУБАЙ - Ауылымды сағындым (official video) 2024
4:25
Жандос ҚАРЖАУБАЙ
Рет қаралды 111 М.
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 13 МЛН