RUWAAYAD MIYAA DAGAALKA ISRAA'IL & IRAAN? Xogta Daahsoon

  Рет қаралды 300,474

Xogmaal Media

Xogmaal Media

Ай бұрын

RUWAAYAD MIYAA DAGAALKA ISRAA'IL & IRAAN?

Пікірлер: 329
@khadija-zy3zc
@khadija-zy3zc Ай бұрын
Maanshallaah, waxaan aad iyo aad uga xumahay in somaali ay nool yihiin Rag sheekh cabdiraxmaan, oo kale ah, madaxna ay noonoqdaan calooshooda u shaqaysta yaal bilaa damiir ah. Subxaanallaah
@user-ms6sw2or3u
@user-ms6sw2or3u Ай бұрын
Shikha madaxnimo ha ula sheleynin sababta marki ladorto sikale ayow noqona wana isbadala ee kadaa
@bouhabdo9241
@bouhabdo9241 Ай бұрын
Wa runta allaha no xafido
@geesabadane7415
@geesabadane7415 Ай бұрын
Thanks sifiican ayuu udhig dhigay sh Abdirahman bashhir. fadlan youtubyada soomalida ee carabta liidata fikirkeeda fidiya udiro wareysigan
@Cabdicasiis-Gasle
@Cabdicasiis-Gasle Ай бұрын
Ka ogaansho la yidhaa u dira caqli ciyaalka
@mkader9573
@mkader9573 Ай бұрын
Aqliga Allah haku barakeeyo Xaqiiq baad kahadashay sheekh
@SadiaOsman-yl7xk
@SadiaOsman-yl7xk Ай бұрын
9😊😊⁹8
@user-lj7ic8bl8t
@user-lj7ic8bl8t Ай бұрын
Maasha allaah sheekh cabdiraxmaan waxad si fiican wax ugu sheegtay dad fikirka sucuudiga diin u yaqaan
@KingPUBGmobilw
@KingPUBGmobilw 12 күн бұрын
Nacas maxa kataqaanta sucuudiga Suufiyohou Qabri caabud
@user-nw2su1lw3v
@user-nw2su1lw3v Ай бұрын
Masha Allah Sheikh Cadiraxman Alle ha ku xafido, cimridheer iyo cafimaad Alle ha ku siiyo amii yaa Rabbi❤❤❤❤
@naimaossoble3260
@naimaossoble3260 Ай бұрын
Mashaa allaah sifiican oo faafaahsan ayuu sheekheena noogu fafaahiyay adig iyo shiikheenaba allow idin xafid fil dunyaa wal aaqiya yaa rabbil caalamiin
@mohammedkoriohaji-vh1sq
@mohammedkoriohaji-vh1sq Ай бұрын
ManshaAllah shiekh abdi Raxman mufakir calami ah oo diini iyo maadi iyo siyasada aduunka falanqeeya sifiican ayaad wax nofahanssiiyay wax calamka ka socda adiga iyo wariyahaba waan idin salamay ilaahay somali hamideyo amiin yaa Rabi yaa Raxman yaa Raxim
@user-mt4vp1fd6w
@user-mt4vp1fd6w Ай бұрын
Jasakallhu khyran sheekh ALLH ha ku xifdiyo ❤
@mowlidabdi9209
@mowlidabdi9209 Ай бұрын
Masha Allah, Sh. Cabdiraxman
@abdichakouribrahimyoussouf4576
@abdichakouribrahimyoussouf4576 Ай бұрын
Jazaka allah kheyr ya sheikh Abdirahman Bashir. Ilahayow no badi culimo sida Abdirahman Bashir o kale ah.
@yarimysahra8061
@yarimysahra8061 Ай бұрын
Masha Allah tabarakallah Jizakallahu qer sheeq Allaha idin barakeyo dhamantin Yaa Rabi Allaha idin xafido dhamantin illahey idankiisa illaheyow yuhuda iyo kuwa u kalmeeyo dhaman jabi jab aysan iloobin weligod Yaa Rabi illaheyow ciidan xagaga ka imaday oo ka awod badan isra iil iyo kuwa u kalmeeyo dhaman uso dir yaa Rabi yaa Allah
@sheersheer1896
@sheersheer1896 Ай бұрын
كنت حالة لا أستطيع بإنتظار هذا االبرمامج الله يعزكم أيها الشيخين٠
@mohamedbahdon2772
@mohamedbahdon2772 Ай бұрын
Mashalaaha alaha, sheekha abtigay, alaha ku xafido, sida xaqiiqada aad u taxalilasa qadiya ee kor iyo hoose.❤❤❤
@user-ph3qf9qy7f
@user-ph3qf9qy7f Ай бұрын
Maashaa Allah , sheekhow Jazaakallahu kheyr , Allaha idin barakeeyo adiga iyo familkaaga , Aamiin .
@MuxudiinYusuf-ws2li
@MuxudiinYusuf-ws2li Ай бұрын
Masha allah Shekh Abdirrahman Bashir Wareysigga iyo Sida Wanagsan ee uga Jawabtay
@mohameddiriye2304
@mohameddiriye2304 Ай бұрын
Maashaa Allaah sheekh waa na deeqsiissy dagaalka Iiraan iyo yahuuda Allaah ha ku xafido
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra Ай бұрын
Sh aad iyo aad buu u fasiraayaah jizaa,kallaah kheyrey shiikh
@roblehhassan7380
@roblehhassan7380 Ай бұрын
ما شاء الله شيخنا الله يبارك فيك كفيت ووفيت
@user-kc2vw2pi7h
@user-kc2vw2pi7h Ай бұрын
Ilaahay hakubarakeeyo sh.c.raxmaan bashiir
@user-qj2rw2eh9i
@user-qj2rw2eh9i Ай бұрын
Maasha alaah shiikh❤
@husseinaden7560
@husseinaden7560 Ай бұрын
Mnsha allah sheekh iyo wariyahaba warbixin aad u qiimo badan, cilmiyaysan qof walbana uu fahmi karo ,aad baad ugu mahaadsantihiin,sida wanaagsan ee aad noogu sharaxdeen ,ilaahay ha idin xifdiyo dhamaantiin
@ImanOmer-ph2ip
@ImanOmer-ph2ip Ай бұрын
@ImanOmer-ph2ip
@ImanOmer-ph2ip Ай бұрын
53:54
@hoodo9260
@hoodo9260 Ай бұрын
Mahadsanid sheekhanaa Allah nokaa xifdiyo 👏
@osmanbare9071
@osmanbare9071 Ай бұрын
Asc shekh craxman jasakalahu khayr wad nafansiosay
@kingmo9457
@kingmo9457 Ай бұрын
Thank KZfaq sihik Abfirahman❤❤❤❤❤
@khada917
@khada917 Ай бұрын
Sheikh cabdiraxman bashiir waa caalim islaami ah iyo mufakir istiraatiiji ah qof somali ah oo la tayo ah Political analysis majiro.
@user-gh7rk5fq6t
@user-gh7rk5fq6t Ай бұрын
Sheikha waa siyaasi caalim ah oo aan jeclahay mahadsanid dulyadeyn
@yasinahmed6745
@yasinahmed6745 Ай бұрын
Very interesting... I like.. Thanks you
@user-uv1sy3to9o
@user-uv1sy3to9o Ай бұрын
Masha Allah shekh Bashir
@maxamuudkhalif8787
@maxamuudkhalif8787 Ай бұрын
Masha allaah thanks
@maryannnnn942
@maryannnnn942 Ай бұрын
❤❤❤❤maashaa allah Sheeq a iyo heritage’s sidaas cilmiyeeusan ee aad intogu bayaaniseen
@alirobleh1226
@alirobleh1226 Ай бұрын
JISAAKA ALLAH SHEYKH ABDUURAHMAAN. 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@rahmaahmed2307
@rahmaahmed2307 Ай бұрын
Mansha’Allah sheekh caqliqa iyo ciilmigaba Ilahay ha ku siyaadiyo 🤲✊☝🏼
@abdicash8787
@abdicash8787 Ай бұрын
Waa beentiiiii. Siduu u ogaaday macluumaadkaas oo dhan.....😂😂😂😂😂 osaygani waa beena lows
@fatoumutu5944
@fatoumutu5944 Ай бұрын
000
@attakontitan2244
@attakontitan2244 Ай бұрын
Maash allaah al jsim saliim alcaqlisaiim masha allah alaha kubarakeeyo
@sahroali1196
@sahroali1196 Ай бұрын
MashaAlaaha.sheekhuna Iiraan.guuuuuuuuuul.ayaan urajeena Muslim.ma ark
@hamzaahmed7811
@hamzaahmed7811 Ай бұрын
Aad ayaad u mahadsantihiin, sheekh cabdiraxmaan maasha allah si fiican ayaad u iftiimisay caqliga alle ha kuu siyaadiyo wali ma arag qof soomaaliyeed oo sidaa wax u sharxa cilmiyeeysan fikir fog iftiiminaya maasha allah sheekh noo soo badi waraysiga sheekh cabdiraxmaan oo wax badan Laga faa'idayo.
@user-mr7qe5gl2u
@user-mr7qe5gl2u Ай бұрын
In sha Allah islaamkuu wuuguulaysandoonaan 🤲🤲🤲
@cumaryuusuf8881
@cumaryuusuf8881 Ай бұрын
Maashalah sifiican bu usharaxay sheekh cabdiraxman
@drcabdiyarexasan5
@drcabdiyarexasan5 Ай бұрын
Masha Allah adban idinku mahat celinayaa runtii waxbadan ayaanka fa'iday falanqentan shukran lakum
@hassannour7951
@hassannour7951 Ай бұрын
MAASHA ALLAAH .ILAAHAY hakuu siyaadiyo cilmigaaga.
@Asxmed
@Asxmed Ай бұрын
Maasha allaah shiqeena alle haa inoo xafido aqon tiisane alle haa u barakeeyo runtii waan ku raxeys tay war kiisa
@user-iu2vz2gy1t
@user-iu2vz2gy1t Ай бұрын
Masha Allah sh Allaha ku barakeyo
@abdirashidcuraagte546
@abdirashidcuraagte546 Ай бұрын
Mahadsanidiin
@CawilAhmed-ns8kq
@CawilAhmed-ns8kq Ай бұрын
M.a sheikh caruurtaad sheegtay baa ilaa shalay dhagayaanaynay ileen warba maanaan helin si fiican baad noogu sharaxday waxa jira iyo waxa qarsoonba jazaaka allahu khayran
@abookarahmad9980
@abookarahmad9980 Ай бұрын
ماشاء الله تبارك الله
@nalababy3825
@nalababy3825 Ай бұрын
THANK U SHEEKHS 🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️🍊🍊🍊🍊🍊🍊🍊🍊🍊🍊🍊🍎🍎🍎🍎🍎🍎🍎🍎🍎🍎🍎🍉🍉🍉🍉🍉🍉🍉🍉🍉🍒🍒🍒🍒🍒🍒🍒🍒🍊🍊🍊🍊🍊🍓🍓🍓🍓🍓🍓🍓🍓🍓🍓🍓🍓🍓🍓🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🦋🦋🦋🦋🦋🦋🦋🦋🦋🦋🦋🦋🦋🦋🦋🦋🌼🌼🌼🌼🌼🌼🌼🌼🌼🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌼🌼🌼🌼🌼🌼🌼🌼🌼🌼🌻🌻🌻🌻🌻🌻
@user-ku3qt9yi3m
@user-ku3qt9yi3m Ай бұрын
Geesiweeyi sheekhani mahadsanid
@user-ex4pd9hr5o
@user-ex4pd9hr5o Ай бұрын
Manshaa Allah sheekha maskaxda leh waa sida noo muuqata
@Yassin605
@Yassin605 Ай бұрын
Masha'allah Eebe haku barakeeyo, waad noo faa'iidaysay.
@muslimmiskiin-alle146
@muslimmiskiin-alle146 Ай бұрын
Jasakumullahu khayr
@saadaali3278
@saadaali3278 Ай бұрын
Masha Allah ❤️❤️❤️❤️💯💯💯💯
@aaminoculusow2124
@aaminoculusow2124 Ай бұрын
jazaaka laahu kher
@fardowsamohamed9166
@fardowsamohamed9166 Ай бұрын
Masha Allah shiqa sifiican buu ufaahfaahiyey
@AyaanXaashimaxamed
@AyaanXaashimaxamed Ай бұрын
M.A Sh Allaha ku barakeeyo
@cabdallacamay3265
@cabdallacamay3265 Ай бұрын
Mansha allah sheekheena ❤❤❤
@saleebaanmadobe
@saleebaanmadobe Ай бұрын
manshallh sheekh mufakir falasuuf ku talaxtagay cilmiga siyaasada iyo tahliilka dunida kasocda iyo mustaqbalkaba
@user-ku3qt9yi3m
@user-ku3qt9yi3m Ай бұрын
Thanks you
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra Ай бұрын
Maashaah allaah
@muxumedmohamed5168
@muxumedmohamed5168 Ай бұрын
Siyaasi cabdiraxmaan
@MahamedShmuse
@MahamedShmuse Ай бұрын
Mashalah❤
@mohamedaxmed813
@mohamedaxmed813 Ай бұрын
MAHADSANI SHEIKHANA ILLAHEY HAKU BARAKEEYO SI'AAN CABSI LAHEEN BAAD UTAXLIILISAY
@amalali6668
@amalali6668 Ай бұрын
Jasakalahi shikh abdirahmaan bashiir❤
@user-ku3qt9yi3m
@user-ku3qt9yi3m Ай бұрын
Maanshaa allaah geesiweeyi sheekhani
@LovelyDrumKit-db4qx
@LovelyDrumKit-db4qx Ай бұрын
Sanad wacan insha alaa
@user-mb7yk5dh9c
@user-mb7yk5dh9c Ай бұрын
Sheekh bashiir Alle ha sharfo
@AbdiqadirSheekh
@AbdiqadirSheekh Ай бұрын
Sheekhu maskax xor ah ayuu ku sharaxay ,Culimadii Hargaisa amba Riwaayad ayay ku sheegeen ama way ka Aamuseen iygoo Xaasidaya Eeraan iran oo ku Xaasidaya Shiico nimo.
@Yahyeabas
@Yahyeabas Ай бұрын
Wahaabiyo aya dadkeni dhag kaliya wax kaga shubtay. Oo afduub ku haysata
@user-hv6wg5ge6x
@user-hv6wg5ge6x Ай бұрын
Manshaa allaah sheekh carab baa nawareerisay oo been noo sheegtay
@ZhahraXasan
@ZhahraXasan Ай бұрын
Maaadhaa alaaah sh c raxmaan
@ABDULSHAKURGOOD-be6yf
@ABDULSHAKURGOOD-be6yf Ай бұрын
❤❤🎉Sheekh Soo Dhaweeya Wuxuu Cadow Ku Yahay Reer Sheekh ISAXAAQ
@user-tl7op2ts1n
@user-tl7op2ts1n Ай бұрын
waxaas wuu ka fikir waynyahy sheekhu in qabiil soomaaliyeed uu si gaar ah u ataago lakin, way dhici kartaa in muuse iyo suu wax uwado uu yara diido si lamid ah xasan sheekh iyo ina cumarceele
@abdirahmancali6891
@abdirahmancali6891 Ай бұрын
Reer shiikh isxaaq ma qolo cusub baa shiikhu wa mufakir reero somaliyeed waqti uma hayo😅
@user-jv6ip6fe8m
@user-jv6ip6fe8m Ай бұрын
​@@abdirahmancali6891 😂😂😂 dadka qaar xira ari may kasoo toosaan baad is oran talyow.
@maxamedfarah2086
@maxamedfarah2086 Ай бұрын
Ma sha allah sheakh si fiican ayaad u dhigtay Waxaan ku darayaa Islam ma imanaya saddax intay shaqaynayso 1 Dallar ka 2 Sacuudiga3 uN Hadda uN way sii buburburaysaa😊😅
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra Ай бұрын
Maashah alaah
@user-co4yl1yt9q
@user-co4yl1yt9q Ай бұрын
Wamakaruu wamakarallaah inalaaha qayrul maakiriin
@GaasWali-de1kw
@GaasWali-de1kw Ай бұрын
Sheekh cabdiraxmaan xafidikalaah
@ridwaanmohamed2796
@ridwaanmohamed2796 Ай бұрын
Waaaw analayser caalamiya wuu noqonkaraa sheekh cabdirahman runtii sifiican ayuu uga hadlay
@c.qaadiraxmed4188
@c.qaadiraxmed4188 Ай бұрын
Ascww waxaan ilaah ka barteynaa in Iiraan uu ilaah guusha siiyo America & Israil jab iyo fashil ku dhaco Aamiin
@risak1080
@risak1080 Ай бұрын
Waa barnaamij fiican lkn aad buu udheeryahay
@AbdiFaatax-ph8ly
@AbdiFaatax-ph8ly Ай бұрын
الله يعزك فضيلة شيخ بشير ومفكر الكبير❤
@mustafesulyman
@mustafesulyman Ай бұрын
Good.poin.
@Baareey
@Baareey Ай бұрын
Asc waad mahdsantihiin jasaa kallaa khayran ilaahay ha'idin dhawro sheekh cabdiraxmaan iyo sheekh mxamuud dulyadyn
@fayqueenvlogs8914
@fayqueenvlogs8914 Ай бұрын
masallah
@amalali6668
@amalali6668 Ай бұрын
Allow yuhuud jabi oo baabi,ii insha allaah islmku waa gulaysan
@CaliBile-bv5ux
@CaliBile-bv5ux Ай бұрын
Lakiin sheekhu muxu usheegi wayey iraan inay malayiin muslim ah ciraaq iyo siiriya ku laysay intii kalena ay qixisay sida dhabta ah iraan kama sokeyso israail shiikhu muxu inta uqariyey miyu sheego
@maftuuxcali353
@maftuuxcali353 Ай бұрын
Aqoonta alle haku barakeeyo
@YusuufIbrahimYusuuf
@YusuufIbrahimYusuuf Ай бұрын
Okey
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra Ай бұрын
Shiikhaa ka fiican bashir
@maxamedcabdi9057
@maxamedcabdi9057 Ай бұрын
Sh craxmaan iraan waa awood muslimka lagaga baqan doono
@ANomad1
@ANomad1 Ай бұрын
Shiico Muslimiin ba ma aha
@afrahhussein3136
@afrahhussein3136 Ай бұрын
​@@ANomad1 kuwa sheganay suni caraba maxay tarayaan hadanyav falastikn cawinayan
@cabdallacamay3265
@cabdallacamay3265 Ай бұрын
Shiico muslim ma,aha sadtoosa ayay wataan sheekha dhuuxa hadalkiisa anigu facebookiisa ayan kaso dhagaystaye
@ANomad1
@ANomad1 Ай бұрын
@@afrahhussein3136 war wixii maamul inoo ah oo dhan baa murtadiin gaalada dabada u dhaqa ah. Maanta Muslimiinta caalamka haday damcaan in ay weerar qaadan carabta ku hareersan Galastiin ayaa xirxiri.
@cabdallacamay3265
@cabdallacamay3265 Ай бұрын
Shiico islam ma,aha
@munatakar7121
@munatakar7121 Ай бұрын
❤️❤️❤️🙏
@user-ex4pd9hr5o
@user-ex4pd9hr5o Ай бұрын
Yuhuud alahaa jabiyo
@user-mt9vv6ei9l
@user-mt9vv6ei9l Ай бұрын
Alaa yacizak shekhanaa cimrigaa hajiro
@user-dm3mr3ny3l
@user-dm3mr3ny3l Ай бұрын
Iyo Xamaas
@qalbiabdullahi8335
@qalbiabdullahi8335 Ай бұрын
Ninkaan iyo wadaada timirta ee sacuudi ku xiran fikir waxba kama oga Israel 7mounth ayee Gaza oo xabsi kor kafeedan ku jirto aan xataa cuno heysan ayee ku dhici lahadahy Israel. Waxa ee u goodin kartaa oo kaliya qaliiidjka xataa xuutiyiinta yaman kuma dhacdo
@kaafikaafi
@kaafikaafi Ай бұрын
URURADA XAQ UDIRIRKA AH EE MUSLIMIINTA, AYAA MARHOREBA REER #GALBEED DHABARKA JABIYAY!! #MAREEYKAN IYO XULUFADIISIINA WAALAJABIYAY.
@abuhamudalghazali1118
@abuhamudalghazali1118 Ай бұрын
@aliahmedali5478
@aliahmedali5478 Ай бұрын
Sh Bashiir waxaad buuxisay door muhiim oo xariyati siisiya
@aichadjibril4179
@aichadjibril4179 Ай бұрын
ALLAHOUMA AMIIN ALLAHOUMA AMIIN ALLAHOUMA AMIIN YA RA'BBY CAALAMIIN YA ALLAH YA WADDOUD
@user-tr7pk5qe3r
@user-tr7pk5qe3r Ай бұрын
😢😢😢Falasdhiiiiin wa la Xasuqayaaaa. Adunkiiina wu ku racsanyihiiiin wallahi. WAN kaxumahayyy. Eeee Ale ha ugargaaaaro😢
@ahmedkahin6569
@ahmedkahin6569 Ай бұрын
alaahu akbar alaahu akbar walilaahul xamd
@cawarboorkariye6047
@cawarboorkariye6047 Ай бұрын
Okok❤❤❤❤❤
@fiidowmrk
@fiidowmrk Ай бұрын
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@drmaahir4864
@drmaahir4864 Ай бұрын
Waa riwaayad runtii
@nalababy3825
@nalababy3825 Ай бұрын
SH ABDIRAHMAN 🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌼🌼🌼🌼🌼🌼🌼🌼🌼🌼🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌻🌻🌻🌻🌻🌻🌻🌻🦋🦋🦋🦋🦋
@abdirizakhassan6635
@abdirizakhassan6635 Ай бұрын
Asc walaal fadlan fadlan haka dhexgalin Shekh plass mahadsanid
Super sport🤯
00:15
Lexa_Merin
Рет қаралды 20 МЛН
it takes two to tango 💃🏻🕺🏻
00:18
Zach King
Рет қаралды 32 МЛН
MAGAALO SOMAAALI DAGTO OO OROMIA KUTAALA
17:07
DEEQSI MAN
Рет қаралды 98 М.
Somalia lashes out at Ethiopia-Somaliland port deal
4:45
Al Jazeera English
Рет қаралды 211 М.
Xog maxaa Laga Baran Karaa Dhimashada madaxweynaha iiraan
1:01:57
Xogmaal Media
Рет қаралды 137 М.
Shiicada Muslimiin mayihiin? || Sh Maxamed Umal
34:35
Salafmedia
Рет қаралды 112 М.
WEERARKII IRAN MAXAA XIGI DOONA? ISRAEL VS IRAN ROUND 2?
21:54
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 102 М.
When the floor is ACTUALLY lava 😱🔥 @BrandonA7
0:26
Nick Pro
Рет қаралды 34 МЛН
Секретный Прием Джиу-джитсу Пошел не по Плану
0:27
Книжка где, пончик? #shorts #сериалы #юмор
0:44
Мир Сватов
Рет қаралды 7 МЛН
As aventuras de Tatá e Decinho 275
0:14
Tammy e Sarayva
Рет қаралды 14 МЛН
#англия #жумыс #работа
0:58
Forward
Рет қаралды 305 М.