Ruwaayadii Saan Miyaa? Part 1, Abdihakim Br, Sahra, Abti Liban, oday ogle,

  Рет қаралды 220,941

Xogmaal Media

Xogmaal Media

4 жыл бұрын

Ruwaayadii Saan Miyaa? Part 1,

Пікірлер: 178
@XogmaalSo
@XogmaalSo 4 жыл бұрын
Nabi Amaanka uu qaaday Caaqil Yare kzfaq.info/get/bejne/mbGadNWG39LMcZs.html
@farhiyaabdi2711
@farhiyaabdi2711 4 жыл бұрын
Sida riwaayad loo bilaabo waad taqaanaan lakin ma dhameysaan riwaayada
@adansantur4677
@adansantur4677 4 жыл бұрын
Minneapolis public housing, house of Somalis.
@Layla6793
@Layla6793 4 жыл бұрын
Dhashii gobtu dhashey, Allaha u naxariistee Cumar Dhule gabadhiisii, Sahra Omar Dhule Ali jir oo joog Walalo
@abdirizakhassan8094
@abdirizakhassan8094 4 жыл бұрын
Waa saas Allaha u naxariisto cumar dhuhle
@Layla6793
@Layla6793 4 жыл бұрын
Ramadan Mubarak dhamaan tiinba Ilaahay waxaan Inooga baryayaa in uu Inaga hayo xanuunkan wareegaya intii ku dhimateyna Rabi ha u naxariiso inta u jiiftana Raboow sii caafimaad sareecana Amiin
@kulmi1
@kulmi1 4 жыл бұрын
Aamiin yaarab alcalamin
@nasroindho9955
@nasroindho9955 4 жыл бұрын
Qofkii 5ahay Hadaad adoo cafimaad qaba soontu kudhlatay like izaar wll
@safiyadirsche3782
@safiyadirsche3782 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@juleibibade
@juleibibade 4 жыл бұрын
Lagend An Aaminsahy The One And Only BR✊💯
@mustafafaraxjaamac9406
@mustafafaraxjaamac9406 4 жыл бұрын
The one and only legend. Br. 🙌🏾 Sheekoyin shactiro ah qofkii rabow KZfaq keyga soo booqo.
@samiirsuldaan9813
@samiirsuldaan9813 4 жыл бұрын
Abti libaan Wan Jecllhy Qaab Jililnkaaa Alle Ha Idin Xiftiyo dhamanteen
@abdallagullwarsame3818
@abdallagullwarsame3818 4 жыл бұрын
Inaga waxaan ku xun nahay ISLA HADALKA. qofka waxuu sameyn lahaa haduu kuu sii sheego maxaabad fiirsataa. A lot of training aan u baahan nahay
@KINGMOHA5388
@KINGMOHA5388 4 жыл бұрын
qof walbo oo fariinteeyda aqriyo waxaan ka codsanayaa inuu subscribe ii saaro qof walbo oo ii saarana muraadkiisa allaha sahlo
@diinidheere6585
@diinidheere6585 4 жыл бұрын
Musicga naga daaya waa ramadaane aan idin fiirsane
@runsheege9680
@runsheege9680 4 жыл бұрын
O xiliga kalaba yaa music kufasaxay🤔🤔 typical somali smh
@diinidheere6585
@diinidheere6585 4 жыл бұрын
@@runsheege9680 walal waa runtaa marnaba ma banaana lkn ruwaayadiina way igu socotay musigiina waan dhibsanayay
@dalmarbae639
@dalmarbae639 4 жыл бұрын
Inta abdihakim br tageerto ismujiya
@maxamedahmedsaciid2227
@maxamedahmedsaciid2227 4 жыл бұрын
br big legend wlh ilahey ha ku xafido masuul waxan rajaynayaa in riwaayadaha noo soobadin dontid
@mukhtarjibril4473
@mukhtarjibril4473 4 жыл бұрын
Anigoo laba qof oo mormaya kadaalay aan dhaafiyey ayuu legend soogalay Ramadan Kariim
@kulmi1
@kulmi1 4 жыл бұрын
Ramadan Kareem Masha Allah noobadiya ruwaayadaha
@ebyanabdi4981
@ebyanabdi4981 4 жыл бұрын
Ww product Amallina ayuu abti libaan marsanayaa qurux 21😍😍😍
@Cabdixuuriye
@Cabdixuuriye 4 жыл бұрын
Abti liban gadashisa waxaa ku xiran ma ila aragten wllhi waa muwadin🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@abwaanasad7766
@abwaanasad7766 4 жыл бұрын
Ar like ta gobta sameey mr.Br wanku slaaamay ina adeer hhhhh
@abdikafimohamed1736
@abdikafimohamed1736 4 жыл бұрын
9:05 waxaa la rabay Abti Liban in uu gaariga ka soo dago, alabta u saaro gaadhiga sahro oo jilaysa Abdikhakim wlashii kadibna uu ka furo Gaadhiga marka ay kortana uu u xiro. Lakin waan u cudur daareynaa waayo waa nin buuran ama culus lol😂
@mohammoudsuleiman2487
@mohammoudsuleiman2487 4 жыл бұрын
Wadaniyiin calanka gadashiina yaal baa iimuqda aniga✌♥️
@wll_shaketi4561
@wll_shaketi4561 4 жыл бұрын
ALLE KA CABSADO DADKA IDIN DAAWADA WAA SOOMALI SOOMAN MARKA ISKU DAYA INAAD INTRO HEESTA REMOVE GAREYSAAN
@clrisaaqirbad3669
@clrisaaqirbad3669 4 жыл бұрын
Halyeey Br Gen waawareey,reer qoore wayn يا الصمومالي هربت المجاع
@yuusufahmed2091
@yuusufahmed2091 4 жыл бұрын
Abti liiban keep going my pro
@updynoorabdiqadir1283
@updynoorabdiqadir1283 4 жыл бұрын
RAMADAAN MUBAARAK
@ayanmohamed4337
@ayanmohamed4337 4 жыл бұрын
Ramadan Mubarak
@samiirsuldaan9813
@samiirsuldaan9813 4 жыл бұрын
ABDIHakiin Br Wllhi Ku Qoslay Marku Baastada U Qabaynayy 🥰🥰😂😂😂😂
@faayqalbi9359
@faayqalbi9359 4 жыл бұрын
Kkkkk BR isagadhan ba funny ah i like him
@nimosweet9324
@nimosweet9324 4 жыл бұрын
Qosol iguma hadhin abti libaan♥️
@samiyaismaaciil7822
@samiyaismaaciil7822 4 жыл бұрын
Hhhhh cabdi xakiin wlhi iga qosliyay🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@khadarkhaan7588
@khadarkhaan7588 4 жыл бұрын
Legend Irshaad Omar Manafesto
@juleibibade
@juleibibade 4 жыл бұрын
Inta Br Acting Ka Heshay Like-ta Ha Igu Qabtan
@halasports6007
@halasports6007 4 жыл бұрын
Br caadi maha legendero
@nasrilaki8hasan140
@nasrilaki8hasan140 4 жыл бұрын
Sahro yaab ba Alle ukeenya labo walwalan bey Marti unoqotay 😂😂😂
@rayaanabdullahi9674
@rayaanabdullahi9674 4 жыл бұрын
Abdihakiin buufiska aduunka😂😂😂wlh wa qosly taxadarka waa muhiim
@rahmaissllaam4089
@rahmaissllaam4089 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@shukribbe7773
@shukribbe7773 4 жыл бұрын
Ramadaan kariim
@hiidayoladan3703
@hiidayoladan3703 4 жыл бұрын
Scw
@beerlula44
@beerlula44 4 жыл бұрын
BR caadi maaha 😂😂😂 happy qalifa ka maqan
@anisayubafnan.squadultimat1716
@anisayubafnan.squadultimat1716 4 жыл бұрын
hhhhhhh 😂😂😂😂😂😂😂😂 alla qosol wayna mashaallah
@ademfarah6680
@ademfarah6680 4 жыл бұрын
My dear brother abdi hakiin ruwayadii saan miyaa
@famousking447channel5
@famousking447channel5 4 жыл бұрын
wa ku siiye bk so funny hhhhhhhh
@zamzamabdirahman3030
@zamzamabdirahman3030 4 жыл бұрын
I like it
@surad685
@surad685 4 жыл бұрын
Inta Yasin ducalle dartiis usoogashay farta taaga farta☝️
@abukaribrahim1843
@abukaribrahim1843 4 жыл бұрын
Wow nice
@TheBeastMan-nt4mv
@TheBeastMan-nt4mv 4 жыл бұрын
🖕waan taagay farta
@somalimedaipro
@somalimedaipro 4 жыл бұрын
Yasiin baa Isoo galiyey
@zu7729
@zu7729 4 жыл бұрын
pR Forever ⭐️
@rabiileomar7395
@rabiileomar7395 4 жыл бұрын
BR caadi maaha kk buufiska waa jili taqaan bro kkk waxaan aa buufis laga dhahaa, rageedii
@miskiabdirahman5846
@miskiabdirahman5846 4 жыл бұрын
Waaw nin culus
@alibaashi7641
@alibaashi7641 4 жыл бұрын
Thkx lkn part 2 Lama haayo miyaa????????????????
@naasirmohamed646
@naasirmohamed646 4 жыл бұрын
Hhhhhhhh mashallah nic kebgoon
@fahmibato4687
@fahmibato4687 4 жыл бұрын
Liibaan xaar sacle from hargeysa bini adam ma tihid
@faceeedkarooon6604
@faceeedkarooon6604 4 жыл бұрын
👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@ifrahmuhidin4346
@ifrahmuhidin4346 4 жыл бұрын
Caadi mahan br 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@cabdifitaxcabdi5743
@cabdifitaxcabdi5743 8 күн бұрын
@mallikvlogs8788
@mallikvlogs8788 4 жыл бұрын
Qosol badanaa waxaan ubaahanahey round two
@alihassanhiraabe8244
@alihassanhiraabe8244 4 жыл бұрын
Ninkaan waafadhiyaa
@sadia_844
@sadia_844 4 жыл бұрын
Adeerow music ga maxaa idinku imtixaamay Ramadaanba lagu jiraaye, sila idiin daawado music ga kareeba Allaha idin barakeeye
@hafsoisman1847
@hafsoisman1847 4 жыл бұрын
Anika sita walahi Hassan u dhqaa was la dadaalaa
@Layla6793
@Layla6793 4 жыл бұрын
SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW
@zhamzoo143zhamzoo5
@zhamzoo143zhamzoo5 3 жыл бұрын
Scw scw
@abdishakuurboqorre4411
@abdishakuurboqorre4411 4 жыл бұрын
Asc wraxmh mach
@khatharchicago1585
@khatharchicago1585 4 жыл бұрын
Music naga daya wllYal wa Ramadhan
@aragsanhazan9464
@aragsanhazan9464 4 жыл бұрын
Covid19 dadki wuu dhibay Allah hanaga badbaadiye
@istahilshop1504
@istahilshop1504 4 жыл бұрын
Kkkkkk Wali Casaya
@cagaarwaddani5117
@cagaarwaddani5117 4 жыл бұрын
m.a
@sahrazahmed8941
@sahrazahmed8941 4 жыл бұрын
Hooyo maya
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 4 жыл бұрын
Kkkjjkkk yaasiin ducaale
@AbdiOsman-fg1cx
@AbdiOsman-fg1cx 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣maxaa waye cuntada ladhaqaayo Agah 😂🤣😂🤣😂😅😃🤦🤦🤦 🤦 💯👌👌
@laylaraqiis3804
@laylaraqiis3804 3 жыл бұрын
Hadaan sheegi laha waxabadan oo aan ka ogahay dalka iyo dabada qaarba ila coloobi marka amuskaan durbiday🤝🏼✍🏻👌👏🏼👅😊
@axmedcali6010
@axmedcali6010 4 жыл бұрын
Br meel ku jiro wa shidn thy mrwlba
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 4 жыл бұрын
Xogmaal Media: script iska saxa wll. Waayo cabdixakiin br wuxuu dagan yahay app 203 marka wiilka darisku ku garaacayo albaabka (7:30). Kolkay walaashii u timidna guri taxad ah buu dagan yahay (9:42) ee maxaa qaldan ?
@nacimaosman7632
@nacimaosman7632 4 жыл бұрын
amareh adaweh mrka walashis u imaaneyso mesha ey tagan tahy waa albaabka hore e appartement sida ila tahy soo uma jeedid warqdaha ku dhegan waa mesha hore laga soo galo
@ugbaadqurux42
@ugbaadqurux42 4 жыл бұрын
Meelaha laga qabto waaye you never know 😂😂😂
@ciyaalxamarofficial8565
@ciyaalxamarofficial8565 4 жыл бұрын
Part2 noogu dara ila iyo inta awodan
@afcadeeyofficial4683
@afcadeeyofficial4683 4 жыл бұрын
Abti liban cadi mahan wlhi
@daruurofficialtv
@daruurofficialtv 4 жыл бұрын
Afcadey OFFICIAL wllashey qaali SUBSCRIBE ii saar inshallah igu caawi
@geishafemmefeminin5951
@geishafemmefeminin5951 4 жыл бұрын
Kkkk Mr Liban caadi maahan
@abdikhadarmohamed6195
@abdikhadarmohamed6195 4 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhh wlo halka maahee halkaa fariiso sahra omar hhh
@ismailaden7
@ismailaden7 4 жыл бұрын
Oday shirwac is back my brother
@playboiYams
@playboiYams 4 жыл бұрын
Ismail Aden aweey? Niinka wa legend 😂
@topg1530
@topg1530 4 жыл бұрын
Apdihakim Br nin ka shaki badan maba arag moos la dhaqayoH 🤣🤣🤣
@aaminamucalimsiidaadam4527
@aaminamucalimsiidaadam4527 4 жыл бұрын
Mooska 🍌🍌🍌waladhaqaa maxa lodhaqin beeraha walabuufiyaa sunta cayayanka disho aya lagu bufiyaa dhulka ayaa ladhigaa Eey🐕🐕🐕 ayaa dhuljoogee dulseexadan qudaar🌴🌲🍓🍍🍌 🍅🍎🥭🍏🍉🍈🍉🍊🍑🍆🍒🍓🥥🥑🥦🥬waliba wa leeska dhaqaa
@nimcofaarax5066
@nimcofaarax5066 4 жыл бұрын
Aboowe ani Iso dhiib dhaashiga hhhh
@iqbaalmukhtarmohamud3549
@iqbaalmukhtarmohamud3549 4 жыл бұрын
Hhhhhh isbartiibo isii kulahaa
@abdirahmanibrahim6706
@abdirahmanibrahim6706 4 жыл бұрын
Kkkkkk wlhi wey jiraan dad saas ah waana cudur maskaxda galo buufis kkkk
@marwochannel3
@marwochannel3 4 жыл бұрын
Hhhhhhhh isbartiimo isiii
@abdikhadersheikh6553
@abdikhadersheikh6553 4 жыл бұрын
Ninkaan pii disa caadi ma aha ..
@aweismahamed6194
@aweismahamed6194 4 жыл бұрын
Nin dhaashanayo kkkkk
@Qosol_qaraaxo22
@Qosol_qaraaxo22 4 жыл бұрын
Afaarahiisa ka bax ee u adeeg
@Afalaa
@Afalaa 4 жыл бұрын
Riwayadaan waxay runti ka hadlaysaa farxiyo kabayare buufiska ay Covid19 ka qaaday ilaa ruqyah sharciyah la saro.
@meyou4312
@meyou4312 4 жыл бұрын
#NINKAN BIDARTA DHEER LEH DHAQANKA SOMALIYEED KABAHA AYUU LADUL MARAY
@mareegtvmareegtv316
@mareegtvmareegtv316 4 жыл бұрын
Kkkkkk
@bilalhared8795
@bilalhared8795 4 жыл бұрын
nin subkanaaya kkkkkk
@iskufilancadey3428
@iskufilancadey3428 4 жыл бұрын
Abdi hakiin camal ayaan dusha kadhaqaa adeega wlhi
@savageboy1844
@savageboy1844 4 жыл бұрын
Yasiin ducaale riwaayadaha kusoi dara 😂
@malakoslo
@malakoslo 4 жыл бұрын
Abdihakiin buufis buuba qaba caadiya 🤣🤣🤣🤣🤣
@lulahmed7495
@lulahmed7495 4 жыл бұрын
😂😂😂👍
@abdijama3992
@abdijama3992 4 жыл бұрын
Libaan meesha wa haleyey
@suadabdi5
@suadabdi5 4 жыл бұрын
Dadka somaliyed maska aya ka muhiimsan golofiska wadyo gacanta hand sanatisar ayad ku samaynkarta ama biyo ayad ku dhiqi lakin agada xanuuntan wa xanuun neefta lagu kala qaado
@martisoor8576
@martisoor8576 4 жыл бұрын
war xayeeysiinta tirada badan leh baan unacay somalida.
@fardowsoabdulahimuhamud8978
@fardowsoabdulahimuhamud8978 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk abti liban cadi mahan
@sahrariyale2648
@sahrariyale2648 4 жыл бұрын
Asc
@user-gp2mm6pw1k
@user-gp2mm6pw1k 4 жыл бұрын
Plz Hesta Ka saara Waa.رمضان
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 4 жыл бұрын
Kana waa comadiye waa iloobay magaciusa
@farahfarah3604
@farahfarah3604 3 жыл бұрын
Abdihakim br. Ayaa la dhahaa comedian kii hore waaye
@faaloiyofilimchannel4044
@faaloiyofilimchannel4044 4 жыл бұрын
hadii aad filimada xiisayso ,Sxb channelka Subscribe gareey
@abdirizakhassan8094
@abdirizakhassan8094 4 жыл бұрын
Hhhh inta ninkaasu sameeyo baan sameeyaa marka aan keeno adeegga ee toloow ma buufis baan qabaa anna?
@bisharowehliye9649
@bisharowehliye9649 4 жыл бұрын
Wlh waa..qoslay qofta is ka kareemeso laga kari layahay jikada inay gashay rabta kkkkk waxay dhahday nin dhashanayo biiilki dhan karemo lagu dhashanayo ku dhameyay abti liiban kkkkkkk
@rabiileomar7395
@rabiileomar7395 4 жыл бұрын
Wax xikmad ah kuma jirto part one, part two ka habeeya , meesha
@amiirakhadar3175
@amiirakhadar3175 4 жыл бұрын
Xikmadii baa dhamaatay🤣🤣🤣🤣
@jabriiljabriil4520
@jabriiljabriil4520 4 жыл бұрын
Abti liban dartisa ruwayada u firsada
@munaabdinaasir7588
@munaabdinaasir7588 4 жыл бұрын
Mama Sarah Cunmar markay saan uhadleeyso sow uma eka fanaanadeena laki xaaji oo ooyaysa kkkkkk
@diyohirsi9367
@diyohirsi9367 4 жыл бұрын
Xogmal has plz musica nagadaaya
@AidarosHassan
@AidarosHassan 4 жыл бұрын
Haaa walhi wan Karahiyastayba media ayan iska Galiyay
Heartwarming moment as priest rescues ceremony with kindness #shorts
00:33
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 28 МЛН
When You Get Ran Over By A Car...
00:15
Jojo Sim
Рет қаралды 32 МЛН
Kaftanka Siyaasada 506 oo aad u xiisa badan
45:17
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 48 М.
New Stand up Comedy AbdihakinBr In Da House, Qosolka Aduunka
12:39
Xogmaal Media
Рет қаралды 34 М.
NEW SHORT FILM 'SODOHDA' DIRECTED BY MOHAMED PRACITAMOOL
27:50
Xogmaal Media
Рет қаралды 464 М.
GURI BARWAAQO RIWAAYADII MASAYR IYO MA HUBSADE HCTV DRAMA
28:14
Horn Cable Tv
Рет қаралды 300 М.
QISADA CULAA IYO SAXIBADED!@SawdaBillan
35:48
Sawda Billan
Рет қаралды 30 М.
BR SHOW
18:07
Br ComedyTV
Рет қаралды 23 М.
Ruwaayadii Daadax,  Abti Liban, Filsan Dheman, Guuleed Daadax
28:38
Xogmaal Media
Рет қаралды 128 М.
Stand up comedy Happy Khalif Dec 2013
12:33
Somali TV Minnesota
Рет қаралды 371 М.
Кому ты в больнице нужен? | 9 серия | Скорая
28:13
Мамаша, по чём? 🤣🤣🤣 #shorts #сваты
0:48
Кадушка Доброго Кино
Рет қаралды 3,5 МЛН