Saado Cali Warsame - Heestii Afgrad Original Kaban AUN Official Music Video

  Рет қаралды 195,160

Maxamed Somali Music

Maxamed Somali Music

8 ай бұрын

waxa aad ka helaysaa dhammaan fanka iyo suugaanta Soomaalida iyo weliba mawduucyo kale oo aad u xiisa badan sida dhacdooyin, taxaneyaal, madaddaalo, murti, warar iyo wacaalo. Fadlan haddii aad ku cusubtahay subscribe, like, share iyo comment.
Somali music and literature specialy Somali old songs with lyrics
heesta yaa ku baray adduunyada oo ku luuqaynayo cabdi qays erayadeeda waxa ka mid ah
"weli aabbahaa iyo
hooyadaa kumay odhan
intaan kugu ammaanee"
Dhaqdhaqaaqi waayo
Lafta dhabarka celisa
Laba dhinac I noqote
Miyaan aadan kuba dhalin
Xawo naska ku dhigin
Dhabta hooyo kugu qaban
Iga dhawr iga dhawr
Dhibatada dadka
Dheele dadka laguma
Dheele.

Пікірлер: 10
@user-uh2ys4pu3n
@user-uh2ys4pu3n 6 ай бұрын
Alle haku naxariisto ma madi fanka
@user-hg7lw9fw1j
@user-hg7lw9fw1j 4 ай бұрын
Xasanwado
@alisaladahmed424
@alisaladahmed424 6 ай бұрын
Saado Allaah yaa raxma. Laxanka iyo kabanka Cabdi baadil 🎻🎻🎻💯 Baryahan ma arkin legend Abdi badil
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 3 ай бұрын
00:00 Aad baan kuugu baahnahay 00:00 Adna inaad I jeceshahay 00:00 Runtii Waan Ogsoonahaayeee 00:00 Aqalkaan ku Ooyaa 00:00 Adiguna Xafiiskaad 00:00 Urugada la joogtaa 00:00 Ururugadda La Joogtaa 00:00 Haddana garan maayo Eelku 00:00 Meeshuu ka Immanayyee 9:19 Indhaha Goortaad I saartid 00:00 Ayaad iga Jeesataa iga jeesataa 00:00 Agtaada haddaan Immaaddo 00:00 Addoo Durkayaan Arkaaaaa! 00:00 Haddana ma Addkaysatide 7:42 Ayaamo markaad I wayddid 7:35 Akhbaar baad soo dirtaaaa 00:00 Akhbaar soo dirtaa Soo Dirtaaa 00:00 Haddaba ibtilo waatane Innaga 00:00 Afgarad yaa inoo Sameeeeeeya? 7:10 Haddaba Ibtilo waatane inaga 7:07 Afgarad yaa inoo Sammeeeyaa? Yaa 00:00 I NEED YOU yaa inoo Sameeeeya?. 00:00 Inagga Afgarad yaa inoo Sameeya?. 99:99 ILLAAH Baa isu keen qoray 00:00 Naftaydaad U tahay agab 00:00 Ifkaan kuugu jeceelahaaye 00:00 Addigana Adduunyaddu 00:00 Waxay kuu ahaan Lahayd 00:00 Annoo SAYIGAAAGA AH 00:00 Haddana Garan maayo 00:00 Eedu halkay ka abuurmaysee 30;30 ALBAQRA goortaan maraayo 00;00 Ayaad ALIF Joogsataa Joogsataa 00:00 Ka quuso markaan idhaahddo 00:00 RAJAAD iggu beeraysaaaaaa 00:00 Haddaba arimahan is GALLAY 00:00 Awood kale Umma hayeeeee 00:00 OGAAL BAAN U SHEEGAYAAYE OGAAL MEANS = Inaad Ii Ogaatid 1:30 Haddaba ibtilo waatane Innaga 1:25 Afgarad yaa inoo Sameeeeeeya 1:24 I LOVE YOU YAA INOO Sameeya? Alloow kuu naxariiso waa bil Ramadan dabayaaqadeedee SAADO ALI WARSAMR امين يارب العالمين KABANKA USTAAD CABDI BAADIL Cabdi Baadil waa ragga fara ku tiriska ah ee kabanka deggan aadka loogu yaqaan kabankiisu wuxuu wax walba kaga duwan yahay Degenasnta iyo debecsanaanta Alle ha barakeeyo Ustaadka " Saado Ali-na AHUN امين
@fatxiabdalla7385
@fatxiabdalla7385 6 ай бұрын
xasus hestan
@hackerhac0016
@hackerhac0016 6 ай бұрын
Best song forever
@SadaamSooya
@SadaamSooya 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤M.a
@habtamuworku8243
@habtamuworku8243 5 ай бұрын
Best best best right
@cabdinaasirjamaac6010
@cabdinaasirjamaac6010 8 ай бұрын
Waayo waayo ❤️❤️❤️
@DoolowdaacadDoolow-fq4sv
@DoolowdaacadDoolow-fq4sv 7 ай бұрын
Asc
Saado Cali Warsame   Waaberi Legend Mix   YouTubevia torchbrowser com
1:11:56
SAADO CALI WARSAME HEESTII AFGARAD (QARAAMI KABAN)
9:56
INDHAHA BULSHADA
Рет қаралды 243 М.
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:25
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 19 МЛН
He sees meat everywhere 😄🥩
00:11
AngLova
Рет қаралды 12 МЛН
Каха и суп
00:39
К-Media
Рет қаралды 4,3 МЛН
GORAYO CAWL AUN MAGOOL IYO CIGAAL
7:40
adangeri official
Рет қаралды 183 М.
Xasan aadan samatar iyo sahra Axmed ||| heestii saylo||| lyrics+ muuqaal
10:45
Saalax Qaasim ❤ Wacaney Aduunyada
11:23
Hirad Channel
Рет қаралды 3,2 МЛН
AUN Saado Cali & Cabdi Baadil Heestii Ajal | With Lyrics |
5:51
Himilo Media
Рет қаралды 435 М.
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:25
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 19 МЛН