SABABTA LACAGTISA U CUNAY UNA DIIDAY JACELKISA INA AQBALO |AMIRA

  Рет қаралды 291,366

Ridhwan Issack

Ridhwan Issack

6 ай бұрын

#Subscribe #Like #Share

Пікірлер: 601
@FoFo_2330
@FoFo_2330 6 ай бұрын
Abaayo wiilka u naxariiso dhab ayuu kuu jecel yahay waqtigaan la joogo nin dhab kuu jecel mala helo❤
@asmafaahiye9064
@asmafaahiye9064 6 ай бұрын
Anaaba haysta qaali
@hanaanfaysal903
@hanaanfaysal903 6 ай бұрын
Cawa an ugu horeeya illhay waxa jecshay haku siiyo adiga arkayaa message ❤🤲
@sisakajr5567
@sisakajr5567 6 ай бұрын
Am a highschool graduate and young,I got good grade and I have no one to pay for my university fee I ask Allah for the best he is my creator
@zemkar6186
@zemkar6186 6 ай бұрын
@sahraali8379
@sahraali8379 6 ай бұрын
I see great young man and woman in different realities, i feel the pain that mudathir is going through and Amiira's past experience. I can only say abowe do more duass, Allah knows the best And Abayo, don't take his money unless you open for relationship with him.
@maryamamisbaax
@maryamamisbaax 6 ай бұрын
Gacmaha illhy haku barakeyo hadii aad janalkeyga soo boqato wll ❤❤
@Adoontiale
@Adoontiale 6 ай бұрын
Amiin walaalo sebeskareeb na waankuusaaray😊😮❤
@user-rj1sr3uj4k
@user-rj1sr3uj4k 6 ай бұрын
Wan ku saray❤ wll
@user-gb1hw1mr5u
@user-gb1hw1mr5u 6 ай бұрын
Waan ku saarayi😊
@kimkiz5207
@kimkiz5207 6 ай бұрын
Wa kuusarey ilaahy darti
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 6 ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋👍
@user-zr9uo7yy4k
@user-zr9uo7yy4k 6 ай бұрын
ADIGA CIWAAN KAAGO IYO MAGAC QOOF KALE ISKA LEH ISKA DHAAF ❤❤
@feizul.feisal
@feizul.feisal 6 ай бұрын
Scw
@AbdirahmanOmar-ds8oi
@AbdirahmanOmar-ds8oi 6 ай бұрын
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤
@AbdirahmanOmar-ds8oi
@AbdirahmanOmar-ds8oi 6 ай бұрын
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤
@AbdirahmanOmar-ds8oi
@AbdirahmanOmar-ds8oi 6 ай бұрын
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤
@OGAANSHO-ALLAAH
@OGAANSHO-ALLAAH 6 ай бұрын
اللهم انصر اخواننا في فلسطين وفي غزة🤲
@user-kf2ef7pp6b
@user-kf2ef7pp6b 6 ай бұрын
اللهم امين ❤
@xamdayusuf2531
@xamdayusuf2531 6 ай бұрын
Aamiin aamiin 🤲🤲🤲🤲
@sitamoyo7937
@sitamoyo7937 4 ай бұрын
Allahuma Ameen ya Rabi 🤲🤲🤲🤲
@maanowhirsi8071
@maanowhirsi8071 6 ай бұрын
Somali dhamaan waa qiso iyo qubuuro.😢😢
@sheikhsheikh8514
@sheikhsheikh8514 6 ай бұрын
Allaah hakuu dhib dhaamo hana ku Xafido, Shanta farood Allaah ma simin ee Jaanis sii wiilka guurka kaa rabbo. Allaah weydiiso qeyr kiisa waad guuleysanee InshaAllaah koley waad guursanee haddii Allaah kuu kaso mar labaad ee qalbigii walaaltinimada ahaa u bedel Jaceel Allaah dardiis ah waayo isaga guur ayuu kaa rabaa. Allaah ha ku xafido gabartaada yar ee niyadaada dhiso Qaaliyey Allaah talo saaro
@marryme4690
@marryme4690 6 ай бұрын
2daba wee saxanyhiin wallhi😢 Wiilkan Jaceyl hayo Dhab ah ❤ Gabdhan Jacel Sixuno Ugalay Qawaaf ka qade ineeweso Wiilkas Wanaga Badan Marabto😊 Kheerka Alla Ogee Alla Niwafajiyo😊
@RamlaMuzamil
@RamlaMuzamil 6 ай бұрын
It’s a very painful story when the person you love doesn’t understand you 💔💔🥺
@haliimosacdiyo2385
@haliimosacdiyo2385 6 ай бұрын
Waxan ilahey uga bar yaya qofki janaalkeyga iso booqdo adun iyo aaqiro nimcad aan dhamaan inow Alle siiyo thanks wll
@abdizebinzaki7302
@abdizebinzaki7302 6 ай бұрын
Iamiiin
@caaishocuud9950
@caaishocuud9950 6 ай бұрын
Amiin yarabi
@Aaminashariif7
@Aaminashariif7 5 ай бұрын
Abayo waan ku soo booqde 🥰
@haliimosacdiyo2385
@haliimosacdiyo2385 5 ай бұрын
@@Aaminashariif7 thanks xbbti qaali
@user-jz6fd5wj9n
@user-jz6fd5wj9n 6 ай бұрын
Abaayo kheyr Allah ha ku siiyo wiilka guurso Waa wiilka yar ee shaqeysta Hadana ku Jecel Ogow qof ku jecel lama helo
@harunmacaruf3025
@harunmacaruf3025 6 ай бұрын
She s such a beautiful lady and i admire how she s narrating the story, very eloquent story teller❤
@nuhmohamed3738
@nuhmohamed3738 6 ай бұрын
Haaaaaa wlhi she is very clear person so nice infact
@user-od8vd8dv6s
@user-od8vd8dv6s 6 ай бұрын
waa qiso xanuun badn marka qofkaad jeclaato ku fahmi waayo😮
@user-ry8fp4ze2z
@user-ry8fp4ze2z 6 ай бұрын
700k coming soon l.a ❤❤
@aminayunis7545
@aminayunis7545 6 ай бұрын
Better some one who love s u than the one u love ..my advice amiro just take this young man who love su🎉
@fiidowmrk
@fiidowmrk 6 ай бұрын
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@sadaamcismaanahmed9225
@sadaamcismaanahmed9225 6 ай бұрын
Walidiinta aabo iyo hooyo waxan dardaran fari laha awladiinu guur ay rali ka ahayn haku khasbina runtii jeceylkoga ku ixtirama iskuguna duceya awlada ❤❤❤
@tasniimmohamed7
@tasniimmohamed7 6 ай бұрын
Dardaran aad uu wanagsan waye badana Gabdhaha lagu qasba qof anay rabin taas oo dhibatoyin badan uu keni karta nolosha iyo Mustaqbalka Gabadha iyo reerka Loo dhisay Will iyo Gabadh labada miidna maa mudno iin laa qasbo😢
@sadaamcismaanahmed9225
@sadaamcismaanahmed9225 6 ай бұрын
@@tasniimmohamed7 waxan rajeyneyna iney dareman family wilka iyo gabadha
@mohamedmuktarmohamed
@mohamedmuktarmohamed 6 ай бұрын
We are now having many public speakers this podcast has motivated and encouraged many people...Its source of entertainment at the same time its educational
@user-vz1ip8vy2q
@user-vz1ip8vy2q 6 ай бұрын
💓✅
@najmodaahir7131
@najmodaahir7131 6 ай бұрын
@nuuremohamud4311
@nuuremohamud4311 6 ай бұрын
Rhetoric is the art of ruling the minds of men.”😂
@farhancade9113
@farhancade9113 6 ай бұрын
Markii hore bay qaladay wadada taas oo ah. 1: Nin aysan dooniin labadeeda. Waalid mid walibane ay kala dhaxeydo calool xumo. 2: Nin aan ku taagneed dariiqii rabi swt waayo qof salaad laheyn dee naftaada laguma aamini kato. 3: Nin aan laheyn aqoonsi waalidnimo waayo qof kani markuu dadkaada kaasoo dhax doorto ma fududa sida uu kugu ciilo, Marka dumarow ilaaliya labada waalid amarkooda" 😢😢💔😭
@user-ly1we7pe4h
@user-ly1we7pe4h 6 ай бұрын
Mansha allah ilahay ah xifdiyo dumarka somaliyeeed gaar ahaan kuma qaxoootiyaaasha ku koray❤
@Idmaan.
@Idmaan. 6 ай бұрын
Ridwaan abowe ani daan kaleyaheey intee kalasoxariraa ❤ isoqoor Lan baarkadaa ❤😊
@waqtilumis4094
@waqtilumis4094 4 ай бұрын
123456
@mhassan0163
@mhassan0163 6 ай бұрын
This is a reality tv, real stories, not a drama or shows, nerve racking situations, daily struggle , up and down, very interesting and entertainment as well
@sacdiyacismaanw.a6338
@sacdiyacismaanw.a6338 6 ай бұрын
Abaayo qof wanaagsan oo wilkaas oo kale ah ma helo oo hadana ku jecel ilaasho oo jacelkiisa ka aqbal 💌💘💘💘💘💘💘
@mohamedhussein6240
@mohamedhussein6240 6 ай бұрын
Jah gabar waxgarad ah😊
@nuuremohamud4311
@nuuremohamud4311 6 ай бұрын
Wisdom is all around us and life always presents us with an opportunity to learn and grow. We find it everywhere, in ourselves, our friends and family. As it is often sagaciously said, we are all both teachers and student to each-other. Students in my communication, public speaking and leadership courses often ask me for my favorite public speaking . After much thought😂😂😂.
@kawthermohamudhersi8890
@kawthermohamudhersi8890 6 ай бұрын
Ninkaas wanagsan wll+jacaylba wuu istaahila ee wax laqabo😢
@MaahirStory
@MaahirStory 6 ай бұрын
Absolutely ❤
@snr.ilyaskey7184
@snr.ilyaskey7184 6 ай бұрын
This stories has encouraging many people Actually it's amazing one.
@user-vm1ie2vi9v
@user-vm1ie2vi9v 6 ай бұрын
Qisada gabadhaan aad baan uga hely lkn waa xanuun😢💔
@deeqoalishire7744
@deeqoalishire7744 6 ай бұрын
Mashlaah wa gabar dagan calaf ilahay haiskugu daro insha'Allah
@user-jb5cv6dn5o
@user-jb5cv6dn5o 6 ай бұрын
She is such a good storyteller 😮😮😮 mashallah
@munaxasandahabo7331
@munaxasandahabo7331 6 ай бұрын
Salada subax way igataktaa iiso duceeya inaan waqtigeeda tukado wllalayal qabriba ina sugayee
@zakibuuni
@zakibuuni 6 ай бұрын
Illahay hakuu fudideeyo dhamaanteenaba
@marwo1162
@marwo1162 6 ай бұрын
Wllo xiliga salaada telka kuxiro saacada Almka saaro allah kufudeydiyo
@NimcoFarah-ww8mw
@NimcoFarah-ww8mw 6 ай бұрын
Wll Ani xata sido kale shaydanka Aya dhegaha inoga kaaja 😢 Rabi hainoo fududeeyo 🤲
@SmilingLemonade-qf8nc
@SmilingLemonade-qf8nc 6 ай бұрын
ilahay haku fududeyo lkn alam kuxiro talefonka inshaALLAH
@nasrimagan8441
@nasrimagan8441 6 ай бұрын
Allaah ku fududeeyo
@TeamJackcadnaan
@TeamJackcadnaan 6 ай бұрын
Ilaaxow falastiin ugargaar
@user-kf2ef7pp6b
@user-kf2ef7pp6b 6 ай бұрын
Aamin
@user-tp2gg3pz2t
@user-tp2gg3pz2t 6 ай бұрын
amiiiin amiiiin amiiiin amiiiin amiiiin amiiiin amiiiin amiiiin ya rabi
@deeqodaahir5265
@deeqodaahir5265 6 ай бұрын
Allaahumma salli calaasayyidinaa muxammed
@sacdiamandela1382
@sacdiamandela1382 6 ай бұрын
LAPADABA WAY ZAXANYHN😢❤qalpiyadooda Allaha mattaneyo😊
@barlinhashi2254
@barlinhashi2254 6 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤
@NaimaYussufSharif
@NaimaYussufSharif 6 ай бұрын
Don't forget to say Astaqfirullah ×10 Subhanallah ×10 Alhmdullillh ×10 Allahu Akbar ×10 Lahaula walaquwata ila bilah×10
@user-ny7sn4jo5o
@user-ny7sn4jo5o 6 ай бұрын
Amira she is ahandome , clever and beautiful girl keep going
@fooshassan2820
@fooshassan2820 6 ай бұрын
Mash Allah, she is very smart. She knows what she wants.
@shshss1192
@shshss1192 6 ай бұрын
She wants to use him n enjoy his money. Very smart indeed 😐
@sahra4091
@sahra4091 6 ай бұрын
Wilkaas haa iiskaa daneysto. Gabadhaan lacaagtiiseey rantaa. Haadaad rabtiid xuuduud kiisaa inuu sogudbiin laacaag haa weydisaan.
@hodmanmohaz3931
@hodmanmohaz3931 6 ай бұрын
Wlhi qof ku jecel sida lagu helo wey adagthy abyo wilkan wangsn illah quruxdas kumaneysty gacan furan dhan walbo dhameystiran hais dhafinin abowe adna hadey gawadhan ku rawin iska dhaf qof dhintay aya laga samra naftada hau ciqabin qof an darenkada ku tixgalineyn horay usoco mid kawngsn wad heleysa i.a🥹
@user-kd8ro4zj6j
@user-kd8ro4zj6j 6 ай бұрын
Masha allah waa gabar aad u qalibadan 🎉🎉🎉❤❤❤❤
@khadar_shariif
@khadar_shariif 6 ай бұрын
Ha u cadhoon wakhtiga iyo calaf waxaad ku wayday Aniga tanoo kale waa igu dhacday lkn kaliya waan iska samray alx 😢
@ahadkey358
@ahadkey358 6 ай бұрын
Walhi waad iga farxisay markad dhahday waan jeclhy❤❤❤❤❤❤
@deqashabel5094
@deqashabel5094 6 ай бұрын
She is absolutely wonderful and beautiful lady ❤ I can’t wait pt two.
@Zahrakiin-so5pp
@Zahrakiin-so5pp 6 ай бұрын
Say mashallah abayo😊
@user-ii3iy1jr6x
@user-ii3iy1jr6x 6 ай бұрын
@HusseinkhaliifHassan
@HusseinkhaliifHassan 6 ай бұрын
Nin walba lagama hela xitaa kuwa kula dhashay❤ jaceyl lee loo sameyaaa naag an jeclaada hadaa hela ma aamini Kari wayo waa qayaana badanyihiin
@user-st7vy8tt2i
@user-st7vy8tt2i 6 ай бұрын
Nin ku jecel ayaa la guursadaa ee nin aad jeceshahay lama guursado ee gabareey ninkaan wuu ku jecelyahy ee yuan kaa fakan ayaan ku dhihi lahaa.goaankana waa xagaaga.
@mahatomar8453
@mahatomar8453 6 ай бұрын
Sen wax ugurathinaa kulaha ridwan u r legendary man
@faaisoahmed7756
@faaisoahmed7756 6 ай бұрын
idinka hadii jacayl la idiin sheegto waadba is xaysiisaan cirkaas baad isla aadaan
@sahra4091
@sahra4091 6 ай бұрын
She is selfish, she wants to use him and keep him close yet she doesn't want to be in a relationship.
@amirahabdi
@amirahabdi 6 ай бұрын
Yes, she saying his my brother but his not yoyr blood brother so ofcus you can leave each other Your right she’s saying that so she can have him around to use him when she need stuff
@user-ek6fo6pr4c
@user-ek6fo6pr4c 6 ай бұрын
That is true
@edabsansidihoyadeed704
@edabsansidihoyadeed704 6 ай бұрын
That is true, so sad 😢😮
@shshss1192
@shshss1192 6 ай бұрын
Excatly there is no wlltinimo betweem men n women, they either marry or leave each other. But she wants his money n his time n his servieses only! But he is not her type, if he was she would have married him.
@butterflies1248
@butterflies1248 6 ай бұрын
She's not selfish byoh waligaa qalbiga qof ma kaa dhawacay ama xiriir Dhaba oo aad LaHayd makaa bur buray xaladaas markaad gasho nolasha xiriirka runtii aad baad u nacysaa waliba saaid wandna ka cabsanaysaa xiriir iyo jacyl labadaba markad aragto qof adiga ku jecel xata cabsi ayaa ku galaysa waliba marki xiriirkaga koobaad u si xun ku dhamaado samayn aad ayuu kugu yeelan karaa
@faridaxaji6821
@faridaxaji6821 6 ай бұрын
Masha allha aamira cadey Sodhawa ❤❤❤
@originalabdi33
@originalabdi33 6 ай бұрын
The look Ridwan is giving is priceless😂 Yaab iga dheh😳 Illahay qalbiga ha u qabojiyo labadoodaba🤲❤️
@user-oh9ml1sr9u
@user-oh9ml1sr9u 6 ай бұрын
Aamiin ilaahay hakuasatoro wllo
@Hotocady
@Hotocady 6 ай бұрын
laba zhey o mcn redwan is funyy😂😂😂❤
@DHAMAYS515
@DHAMAYS515 6 ай бұрын
Hogay Ani wilban walalkey ka dhigtey xitaa borsada dharka igu jiro iyo mobilkanba isagaa iigadey amuu I jeclyhy😢🙈
@AyanAyan-rm5lu
@AyanAyan-rm5lu 6 ай бұрын
😂😂😂😂 lagayaabaa
@oskajuud9500
@oskajuud9500 6 ай бұрын
Wiilasha soomaaliyeed waxan u shegaa naag nin ka baqaayo ilmo kama dhalo ❤❤❤ hadii jcl naqabto aan shegano
@amalhasan6180
@amalhasan6180 6 ай бұрын
Mashaa Allah she is gorgeous and she has a good vibe
@leylamohamed7950
@leylamohamed7950 6 ай бұрын
What a gorgeous girl.. Her smile is everything ❤❤
@cabdiasiis8777
@cabdiasiis8777 6 ай бұрын
Her smile❤
@Hure_Official..24
@Hure_Official..24 6 ай бұрын
Wiilka macalin xaliye halagu xidho😁😁😁
@maryanelmi-cw9jy
@maryanelmi-cw9jy 6 ай бұрын
Hhh asagaba hada kaso hadli dona
@maryanelmi-cw9jy
@maryanelmi-cw9jy 6 ай бұрын
Hhh asagaba hada kaso hadli dona
@HodanSiciid-ud4dx
@HodanSiciid-ud4dx 6 ай бұрын
Waxan oo kle xaliye ma fahmayo
@wariyesandheere1415
@wariyesandheere1415 6 ай бұрын
Asc walal gabadha wareysiga bixinaysa ayaa talo siinayaa hadii Maskax fiican leedahay waxaan ku dhihi lahaa wilkaan wuu rabaa mustaqbalkada ayuu rabaa in uu dhiso walalnimo hadii lagu daro jaceel waa malab malab lagu daray ee naftaada u hibeey hadii kale maalin aan maalin ahyn ayaa ka shalayn oo caban dontaa
@duraandaahir1040
@duraandaahir1040 6 ай бұрын
I liked this historically ❤❤
@FoFo_2330
@FoFo_2330 6 ай бұрын
Maashaa alaah 🥰🥰💖💖🙏🏼🙏🏼
@mohamedmuktarmohamed
@mohamedmuktarmohamed 6 ай бұрын
Dhankeyga Ayaa dhiman Ridhwaan
@ali.1484
@ali.1484 6 ай бұрын
Shekadan icamir caadi waaye wlh😂
@Axmad-legend
@Axmad-legend 6 ай бұрын
Kusali nabigena SCW❤
@lulmohamed4076
@lulmohamed4076 6 ай бұрын
SCW SCW SCW SCW SCW
@AdhanKasin-ff6ow
@AdhanKasin-ff6ow 6 ай бұрын
Scw
@user-pe1um9cp2b
@user-pe1um9cp2b 6 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@mohamedismaaciil40784
@mohamedismaaciil40784 6 ай бұрын
Filmkk aftab afarta sano❤ ayaa qisadan ku xasuuste...alle khayr haka dhigo
@saidoaden9647
@saidoaden9647 6 ай бұрын
Maashaa allh 💕 ♥️ ❤️
@dheemandegan4603
@dheemandegan4603 6 ай бұрын
War hooy tasho naagtaan lacagtaada wali rabtaa ilaahay naaag khayr qabta hakusiiyo waalid la,aanta waa dhibaato wiilkaan intaan oo dhib ah wuxuu umarayaa waa waalidkii ka celin lahaa dhibaatada ayaa meesha ka baxay ilaahow wiilkaas qalbiga udaji
@maryamamisbaax
@maryamamisbaax 6 ай бұрын
Nogu sobiir saad wax noogu faaido ❤❤
@user-uu2et1gr8e
@user-uu2et1gr8e 6 ай бұрын
Fv tiktoker Amritaa...🫶🫀🙊
@wariyesandheere1415
@wariyesandheere1415 6 ай бұрын
Qalbi jab iyo qaiil beeb been ah ayaa wadaa walal waxaana hadalkaada iga muuqato in wilkaas aad yeseesid ama aad liidayso marka waxaan wada sugaynaa adoo weliba mustaqbal hortiisa ku yeeshay ayuu kugu rabaa ishiisa iska ilaali oo guurso ilmo baari allaha adin kala siiyo .... waxaan qiyasayaa ilaa noloshaada guur la.aan ma ahaanaysid nin wa un guursan lkn wilkaan ayaa cilad u yelaysaa wll ee hadii adan rabin runta u sheeg
@KautharCamla-lj8po
@KautharCamla-lj8po 6 ай бұрын
Ridwan plz so rady gawadi mustalifa live kaa shegte inn lafurey from nin quurbo
@user-bk4bc2mn4i
@user-bk4bc2mn4i 6 ай бұрын
Jah ninkaas oo kle yaa heli karoo hadoo isnadala na ka dhaqaaji intuu wangsan yahy wanaaji😮😊❤
@hassanjesteye1395
@hassanjesteye1395 6 ай бұрын
Xaadu waa jiq bartigaan ilahay haka furo❤
@shamsacumar8753
@shamsacumar8753 6 ай бұрын
Best friends become lover's ❤❤❤
@user-gn3vr4vn9d
@user-gn3vr4vn9d 6 ай бұрын
Great news ❤
@abdirahmansmart3896
@abdirahmansmart3896 6 ай бұрын
video gaan Macalin Xaliye halaga qariyo
@edabsansidihoyadeed704
@edabsansidihoyadeed704 6 ай бұрын
Waa wax aad u xun in ay intaas isticmaashay lacagtiisa ayee diideysaa danteeda bes ayee rabtaa wiilka ka ma helin simpel
@leylocali8269
@leylocali8269 6 ай бұрын
Alle nagtu qurux badana m.a ❤❤😂
@fathiali1536
@fathiali1536 6 ай бұрын
Abayo wax walba ku soo maray ilahey qalbiga hakuu dhayo hada wiilkaan wuu ku jecelyhy e soo dhaweey waayo qof ku jeceyl inaa hesho weey adagtahy
@mohamoudabdi5190
@mohamoudabdi5190 6 ай бұрын
Waa qiso aad u qurxoon oo qutux badan
@nadifoaliafrah9436
@nadifoaliafrah9436 6 ай бұрын
Asc walashay waxaan kugula talin lahaa Ina wiilkan kujecel dayicin o gursato faraha alle masimin janiska yuu ku dhafin sanadkan qof dacad ku jecel lama helo
@oskajuud9500
@oskajuud9500 6 ай бұрын
😮 aniga 2 years oo aan shaqeeyo wili gabadh lacag jcl uma siinin maqaayad ayaaan tagaa raashin ayaan ku cunaa marna dhar ayaan ku gataa lkn gabadh lacag iska siii nafteyda ayaan iga yeleenin
@Mimihxo
@Mimihxo 6 ай бұрын
Bakhiil ayaa tahay
@oskajuud9500
@oskajuud9500 6 ай бұрын
@@Mimihxo wlahi inaan aheen lkn waxaan keeneenin qof iska sii waxaad u baahan tahay Marka Hadi aan Jcleedo gabadh soomaaliyeed waan u shegaaa lkn lacag iska sii sidii wiilkaan amiira ay dhacday cml waan diiiiday midaaas queen
@AdhanKasin-ff6ow
@AdhanKasin-ff6ow 6 ай бұрын
Legend aya tahay
@shshss1192
@shshss1192 6 ай бұрын
Waku saxan thy the only time aad u baahanthy wa marka meher bixineysid ood guursaneysid.
@oskajuud9500
@oskajuud9500 6 ай бұрын
@@shshss1192 hadiiba aad dhahdo waxaan aan bixinayo majirto gabdhahii soomaaliyeed waxey lee yahiin baqiil baa tahay Gabadh lcg iska sii hadana aaqir haku dhahdo kuma jecli aqli miyaa
@alin1225
@alin1225 6 ай бұрын
Actually kama ee san helin taasa xaqiiqda ah manta 2024 majirto gabar wiil indhahisa kajecel ee diideyso laakin waxba qarineysa😇
@abdikadirsocdaal8400
@abdikadirsocdaal8400 6 ай бұрын
😂😂😂
@sabahmuuse1567
@sabahmuuse1567 6 ай бұрын
Isagu wuu bogsan waanu kaa fogaan doona waan hubaa lkn adiga ayuu nabsigu kugu danbayn doona Anigoo ku dareemaaya inaanu jacaylku ahayn wax layska keenkeenu karo ee uu yahay wax ilaahay keeno lkn qofku jecelbaa la guursadaa
@mohamedmohmudadan6194
@mohamedmohmudadan6194 6 ай бұрын
gabadhan way qurux badanthy manshallh lkn haguursato wiilka intaas oo sano usoo samrayey haday caqli leedahy
@amirahabdi
@amirahabdi 6 ай бұрын
Naag qurux lahaa ma aqli laah
@muhammedmohamud9159
@muhammedmohamud9159 6 ай бұрын
@@amirahabditaasaan been ahayn
@Mohomaar
@Mohomaar 6 ай бұрын
Hayaay naaguhu waa khiyaamoolayaal 😂 waana lacag jacayl
@amirahabdi
@amirahabdi 6 ай бұрын
😂
@mohamedmohamuud8803
@mohamedmohamuud8803 6 ай бұрын
Lacgtisa cune walkey waye kuledahy kawrn 😂😊
@user-ek6fo6pr4c
@user-ek6fo6pr4c 6 ай бұрын
Waxaa yaab ah in nin lacagtiisa la gurto hadana la rabo walaaltinimo lagu boojeeyo waa arin cajiib ah
@fatmaabdirahma8012
@fatmaabdirahma8012 6 ай бұрын
Wlhi manoli wax kalaa yitiin 🤣😂🤣🤣
@lushapaecali2722
@lushapaecali2722 6 ай бұрын
Allh is one ☝️ ❤
@mohamedjama1329
@mohamedjama1329 6 ай бұрын
What interesting story
@user-un4mz2vc2n
@user-un4mz2vc2n 6 ай бұрын
Ridwaan waan ku salamay ❤
@deeqodahab9737
@deeqodahab9737 6 ай бұрын
Caadimahid amiiro ee wiilka ku jecel waxlaqabo quruxeey mar uukatashtay ayaalagayabaa inaad jeclato uuna waxkula qabankarin
@mccofficial133
@mccofficial133 6 ай бұрын
Walaltino wax dhaama lawaa❤
@saamisomalilovepartnerexpe1857
@saamisomalilovepartnerexpe1857 6 ай бұрын
Waa doqon isla wayni ku jirto. . امرأة نرجنسيه....
@abdulkadiryousuf7395
@abdulkadiryousuf7395 6 ай бұрын
Ragow Naag Hadey Idin Dhahdo Walaltinimo Kuma Rabto Ee Ka Tasho ♥️
@CimraanFarah-bi8kw
@CimraanFarah-bi8kw 6 ай бұрын
Wey jirtaa dumr ku rawo hdana ku dhahaayo walalinimo😊😂😂
@anisoabdirahman4940
@anisoabdirahman4940 6 ай бұрын
Exsectly😢​@@CimraanFarah-bi8kw
@abdulkadiryousuf7395
@abdulkadiryousuf7395 6 ай бұрын
@@CimraanFarah-bi8kw Bro Waa Kaftamee 😁😁😁 Mesha Haku Lug Go'in
@fatimadahir7379
@fatimadahir7379 6 ай бұрын
Qofka qaligaa waa la dhaqaleesta. wlltinimo lagu dhaqaleesta xiriirku wu dhamada lkn wlltinimada ma dhamato, waliba xiriirka mararka qar waxa lagu kala tagaa si foolxun halka wlltinimada hadi la isku fahmi wayo tartiib lo kala dhamado
@abdulkadiryousuf7395
@abdulkadiryousuf7395 6 ай бұрын
@fatimadahir7379 Abayo Qofka Hadu Ku Jeclado Waa Walalka Waa Abaha Waa Ninkada Waa Wiilkada Marka Uu Kugursado Only Maha in Sedex Dalqod Idinka Dhaxeyso Saas U Fahan Mahee Qofka Hadadan Rabin Walalo Anahay Diidnay 😁
@hodancabduqaadircabduqaadi1486
@hodancabduqaadircabduqaadi1486 6 ай бұрын
Naaa wlllo quruxbadanay nin aan kujeclayn lacag kumasiinaayee inaad fahantay ahayd. Ee wiilka wax laqabo waa nin fiicn oo wacane
@user-rr9vz4wq2k
@user-rr9vz4wq2k 6 ай бұрын
War rudwan kafi iyo hasal way isku soo noqdane barnamij kasoo same plz😂
@NASRA-zb4tr
@NASRA-zb4tr 6 ай бұрын
abayo samiiro runta usheg wiilka inaad kahelin beenta waa xaraan walalnimo majirto wallahi waa kuu qalmaa ama qabiil ayaa ku diddeysaa
@maxamedxoogsade875
@maxamedxoogsade875 6 ай бұрын
Intaan odhanlahaba adaa dhahay caqliley❤
@Ashraf128_
@Ashraf128_ 6 ай бұрын
qabil ayeey ku dideysaa
@amuunahmed1438
@amuunahmed1438 6 ай бұрын
Kkk aniga ridwaan ma aminsani wax qayaali ah bu so gudbiyaa
@MaryanMahamed-ex5ey
@MaryanMahamed-ex5ey 5 ай бұрын
Kusali rasulka scw ❤
@deeqodaahir5265
@deeqodaahir5265 6 ай бұрын
Allaahu akbar
@munamnir171
@munamnir171 6 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢 no damir malihid miyaa sandhan maxa walaley
PART 2: GUURKISA FAMILKAYGA UGU GO`AY XABSI UGALAY CIDLO IGA TAGAY
53:23
KUMA QALMO MIYA JACELKEYGA MAXA UDIDAYSA WALAL NIMO ILA DABA JOGTA
30:22
Nastya and SeanDoesMagic
00:16
Nastya
Рет қаралды 44 МЛН
Опасность фирменной зарядки Apple
00:57
SuperCrastan
Рет қаралды 12 МЛН
PRANK KII UGU XUMAA TEAM 27 KAGA AARSADAY WEE MATAGEEN🤮😱
18:44
40 QISOOYIN OO CAJIIB AH (XUL-2022/2023) SHEIKH XUSSEIN CALI JABUUTI
2:43:38
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 819 М.
XANUN WAA LA I AFDUUBAY WA LA IXUMEYEY STRESS IGU DHACAY
47:19
Ridhwan Issack
Рет қаралды 356 М.
Maxay Raga Somalidu Ku Doorteen Hablaha Marocco. Dood- Kulul
1:23:04
Horn Cable Tv
Рет қаралды 340 М.
قناة القصة الاخيرة : رحلة اليمن المرعبة
3:07:45
القصة الاخيرة
Рет қаралды 746 М.
المغامرة المجنونة | محمد البلوشي
3:02:24
AX! MARKAN UUR UQAADAY IGU INKIRAY WAA QOF TIKTOK CAAN KA AH
56:43
Ridhwan Issack
Рет қаралды 422 М.
Ax Naag10 Sano Iga Ween Ano 15 Sano Jir Ah  Jeclada San Igashay
50:52
Ridhwan Issack
Рет қаралды 344 М.
КЕПКА КОМАРОВ
0:16
KINO KAIF
Рет қаралды 17 МЛН
😆
0:20
Santi
Рет қаралды 17 МЛН
Waka Waka 💦💃😁 #funnyshorts #rianashow
0:14
RianaShow
Рет қаралды 20 МЛН