No video

Sababta Loo Xiray Ugbaad Aragsan Waa Tan

  Рет қаралды 34,977

Kafi Abdi

Kafi Abdi

3 ай бұрын

Пікірлер: 168
@ashaabdisalamismail5864
@ashaabdisalamismail5864 3 ай бұрын
Bk iyo ugbad way kala wadanisan yihin waa nasibdaro
@FaraxIkram
@FaraxIkram 3 ай бұрын
@user-qy9go8bv8z
@user-qy9go8bv8z 3 ай бұрын
😂😂😂
@user-qq6vx5lg6z
@user-qq6vx5lg6z 3 ай бұрын
Koodi wadanisan
@CabdilaahiFarsameeye-jt1jr
@CabdilaahiFarsameeye-jt1jr 3 ай бұрын
Ugbaad aragsan oodhiiqo lugaha kulajirta
@mohnur341
@mohnur341 3 ай бұрын
Leenta u qoosha doqonta
@ashasalah2835
@ashasalah2835 3 ай бұрын
Ugbaad aragsan, badda waxbey ku leedahay,in ay ka hadasha xaq ayey u leedahay
@Somfox1
@Somfox1 3 ай бұрын
Somalinimo Khalad maaha .. Somaliland na waa Soomali anigu waxan la yaabay Magaalada Diridhaba iyo Gobolka Sitti Qabiil Somaliyeed oo CIISE la yidhaa bay Canfar iyo Oromo ku gumaadaysaa kuwaa yaa u gurman .. Mee ISMACIL CUMAR GEELE .. Somali meel ay degtaba iyadaa isku jeeda Subxaana Laah !
@hiboyoussoufosman5862
@hiboyoussoufosman5862 3 ай бұрын
Horta haded fanane tahay Maha inad Ku milanto siyasada iyo qabyaladba wayo inta AF somaliga Ku hadasha yad u hesta Djibouti somaliland somaliya jigjiga melkasta oy somali jogto linta ha laga dharhiyo Sax
@khadiijohussein8688
@khadiijohussein8688 3 ай бұрын
Kaafiyo habaryar way saxantahay inaanta wax danbi ah maygalin
@Marshallh12636
@Marshallh12636 3 ай бұрын
Nice waysaxan tahay Wana rented e waxba mesha Kuma hayside kafadhiso nicleyahow
@user-dz3ys7sz7p
@user-dz3ys7sz7p 3 ай бұрын
Waddani bay u heestay shoodhe intasa lagu haysata wllkaygi iga weynayow😂😂
@UmuHudayfa-qf7iq
@UmuHudayfa-qf7iq 3 ай бұрын
Bila caqli wadani kuwii u heesay ee hoore maxaa loo qabsan wayay naagtani way walatay dalkeedana loso adeegsaday iin la xiidho oo reerkeeda lagu kiciyo waxasi nagama shaqayaan somaliland ciiyaar ma gasho ragayagiiba xabalaha ugu jiira waxa ku geefana dawladu hadaay wax ka qabaan waydo waa balaan inanu nolool ku dheex mariin somaliland dheexdeeda
@letsplay8629
@letsplay8629 3 ай бұрын
Kii walba ee bariiska isaaq ku kora ayaa soo walaq yeela Adiga iyo iyadaba waa in la xiro
@AyaanSuldana
@AyaanSuldana 3 ай бұрын
War wan ku tagersanhy ugbad aragsan ha noolaato❤❤❤
@aminaahmed9352
@aminaahmed9352 3 ай бұрын
Haa sax iyadaa rabtay
@letsplay8629
@letsplay8629 3 ай бұрын
Aniga ayaa u xiga waanan ku farxay xarigeeda
@user-wo5sr3wz1k
@user-wo5sr3wz1k 3 ай бұрын
Hhhhhhh digagadu lugaheday yay midida😂😂😂😂😂😂
@Pea857
@Pea857 3 ай бұрын
Kafi cabdi waxa kahadasha ninka amxaarka wadanka keenay?
@hodanali5237
@hodanali5237 3 ай бұрын
Ugbaad aragsan she is thewadani 🥰💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯
@user-dn1kn9it8m
@user-dn1kn9it8m 3 ай бұрын
hhhhhhhhhh iyadaa albaaka xabsiga garaacday waanalagafuray liinta haloobadiyo
@user-ls9vs6yu3v
@user-ls9vs6yu3v 3 ай бұрын
Absolutely
@Madinamoon114
@Madinamoon114 3 ай бұрын
War kalexo kabadha xurbay utahay rayegee noolow nolol illahay rali kayahay ugbad agsanay allaha kuyasiro ammeen yaa Allah
@kederhagy3751
@kederhagy3751 3 ай бұрын
Runtu waa SomaliLand qifkastoo eden daro iyo aflagaado kula kaca walaahay diiwaan baa loogu qorayaa ama heesa hanoqdo ama caadaqaate siyaasi sheegta hanoqdo Adeer jeel mudu dheer baa u abaalah! Saamaxaad danbe majirayso maxkamad baa huran!
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 3 ай бұрын
yarta huwantaa ku shaqeysanysaa abdi maalik baay badshey
@qalinlechanel
@qalinlechanel 3 ай бұрын
Liintii xoorka badnayd waa ka dharagtay hadeer
@BishaaroYuusuf-md1xy
@BishaaroYuusuf-md1xy 3 ай бұрын
Kaa fiyow àder gabadh waa xordee maxaa kaa khadan dadka laguma mashquulo oolama cabudhiyo
@habibajamac9941
@habibajamac9941 3 ай бұрын
Xasbiya laahu wanicmal wakiil
@FatushFatush-ml7gz
@FatushFatush-ml7gz 3 ай бұрын
Adigaa damiirka kaa dhintay ee uma damiirkooda u daa ugbaad waysaxantahay
@abobasement346
@abobasement346 3 ай бұрын
Hegoh Qadhmun waa shaqadodah inay dadkah xog ku mamulan Garxajis waxaan lah yabah sidah lo galayoh gabdhahodah war Garxajis galah ✌🏿 dagalkah o iskah xoreyah hegoh iyo horgaladah iyo museh oromoh hadad kah hadlaysan Anshax xumoh mad so xidhan zahrah hegoh watah hotelkedah haben iyo malin laysku wasoh Qimahah ugu weyn waa 200 $!ilah 300 malin iyo habenbah sicirku waa intah cabitan wasmoh iyo jifbah mad so qabatan zahrah halgan waxay kah wadoh hargaysah fusuq iyo wax umadah ku Ah khatar cafimad
@xasiibaomar1871
@xasiibaomar1871 3 ай бұрын
Ayada rabtay
@ZamzamAbdiwali-il4iw
@ZamzamAbdiwali-il4iw 3 ай бұрын
freeeee lijimad runbay sheegtay freeeee libaxada🤲🤲🤲🤲🤲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲❤️❤️🥰🥰🥰💋💋🫶🫶🫶👌👌💯💯💯♥️♥️♥️
@cosob8117
@cosob8117 3 ай бұрын
Waa sax ayadaa isxirtay. Wey soo diyaar garowdey baad moodaa wiil yar bay kasoo tagootay waa hooyo inay SaaS samayso maahayn
@UmuHudayfa-qf7iq
@UmuHudayfa-qf7iq 3 ай бұрын
Xoogabay u dhiibeen qolyahay u nikinaysay oo dalkeeda loso adeegsaday bila dhiigada
@user-ki5hi3je4u
@user-ki5hi3je4u 3 ай бұрын
Maya meykufududaan weysaxantahy💪
@rahmamuhumad7730
@rahmamuhumad7730 3 ай бұрын
Wa shamsi halagu qaado ninkani wadani maahee
@samawadaxusen1793
@samawadaxusen1793 3 ай бұрын
Warya kaafi naga daa ciyaarta fanaanadayada iyo askarta yada nodaa ha is eryadaane iyagaa aakhirka soo heshiinaye
@HamzeMed-py6up
@HamzeMed-py6up 3 ай бұрын
Reer somaliland xoriyada aye siikhaldan uu fahmeen ee cugbad walaso diiraye oo xakaleh aye waada
@user-rq1qp7kv6n
@user-rq1qp7kv6n 3 ай бұрын
Heesta sadexd mafahmin wax laga wado wllhi 😢
@user-wh5mr4tr8u
@user-wh5mr4tr8u 3 ай бұрын
Waa Naag havar yoonis ah laandheere Isaaq ma xabsi baa hayn kara Hargaysa way ololaysaa gabadhaa havar yoonis xaadeeda xabad hadaanu wayno / havar yoonisow noo soo sheega Mj baa soodaynaya hadaad dawaco hablaha ka qaban waydaane❤❤❤
@UmuHudayfa-qf7iq
@UmuHudayfa-qf7iq 3 ай бұрын
Bacaaac iska aamu kuwaga la kufsado hadana la bireeyo u hiili gabadhan dadkeediba edebsanaye anaga habaryonise aaaskuud
@user-wh5mr4tr8u
@user-wh5mr4tr8u 3 ай бұрын
@@UmuHudayfa-qf7iq Rag dumarkoodii lagu hor bahdilayo waa xaniinyo taabasho ayax baa helay nimankii havar yoonis waa raga kaliyoo isaaq laga fahmi karo havar yoonis miyaad isu habar sateen salaadu xagee iska qabsan laahdahay, Ugbaad aragsan waa gabar havar yoonis ah oo fanaanad qaran ah mid qabiil maaha walaal haday qabiil tahay Garoowe nooguma timaadeen kadaa qabiilka fanaanada kartideeday soomali ku kasbatay
@abdihayd3415
@abdihayd3415 3 ай бұрын
Waa gabadh G36 ah habeen lama haysan karo
@dhemanduceysan3255
@dhemanduceysan3255 3 ай бұрын
WARYAA FANANIINTA HARGEYSA U HEESAYEY EE XAMAR U DHASHAY MA FATAATIIR BAA YAASE XIDHA ADER DADKU WAA XOR WAXEY DONAAN IYO HALKEY DOONAN BEY KU HEESAYAN OO KA HEESAYAAN DADKAN XANUNSAN IYO ADIGABA DHAQTAR TAGA
@Ali-xw9il
@Ali-xw9il 3 ай бұрын
inantanu waa garxajis hadaad ixtiraamaysid abtiyadaa waa siciid garxajis ee waxba haboodboodin sheekh 🤣🤣🤣✅💯📢📢📢
@cosob8117
@cosob8117 3 ай бұрын
Mida kale kaafi. Waa nin reer hargeysaa kama xigtaan
@Pea857
@Pea857 3 ай бұрын
Somalia
@user-zt5lq5rf8l
@user-zt5lq5rf8l 3 ай бұрын
Ugabad arag san iyada afkeda iskuxidhay Lakin waa nag damirle oo geesiyada
@mahadguray4241
@mahadguray4241 3 ай бұрын
Qudhac ayaad tahay neefaw Gabartan waa xor waxay doonto ayay ku heesaysaa sxbaw
@SharmaarkeYare
@SharmaarkeYare 3 ай бұрын
Anaa iyada iyo adigaba indin wasa
@SharmaarkeYare
@SharmaarkeYare 3 ай бұрын
Hello
@Starlightinthenight123
@Starlightinthenight123 3 ай бұрын
Mayaa. Adiga. Caadoowa. Ah. Taa. Kaale. Gh. No. No. Faanabada. Cadoowaga. Guudaha. Ayaada. Taahay. Bilaa. Damiir. Gh. No. Saladslaada. Haalaga. Qaado
@Pea857
@Pea857 3 ай бұрын
Free ugbaad
@Borama1960
@Borama1960 3 ай бұрын
We don't trust her. It was like she was asking for it. I still remember what she said on August 25th after Somaliland suffered a loss. She is disgusting woman. They should have arrested her long time ago. She did so much to get arrested. What is her reason for all that. Investigate her and keep her in jail. She is faqash wanna be. Shame on her.
@susanhassan3524
@susanhassan3524 3 ай бұрын
Max ka quseeya wadaan keedi lagu xidhaay ha joojiso eedab daraada
@Pea857
@Pea857 3 ай бұрын
Fikirkaga nothing Free ugbaad
@Bashir1119
@Bashir1119 3 ай бұрын
Waxa noosheegayso ma arko wax qalad ah libiska sax lakin adiga baa ku kacsan saxib iska dhig brother
@nawaalali7001
@nawaalali7001 3 ай бұрын
Yaa ku waydiiyey habo
@user-tp4fp2ul7x
@user-tp4fp2ul7x 3 ай бұрын
Kaafi ma cabsi baa kuu gaysay inaad saa u fikirtid Ugbaad waa saxantahay. Viva Soomaaliya
@SharmaarkeYare
@SharmaarkeYare 3 ай бұрын
Anaa adiga iyo somaliyaba idin Wasa
@SharmaarkeYare
@SharmaarkeYare 3 ай бұрын
Wax somaliya la yidhahdaa ma jirto Ana diid ama yeel Habaar lanagu kari waaye ha karaamo segin
@user-tp4fp2ul7x
@user-tp4fp2ul7x 3 ай бұрын
I love Somalia viva whole the country
@user-tp4fp2ul7x
@user-tp4fp2ul7x 3 ай бұрын
Maxaa u caytamysaa Soomaali Allah baa kaa dhigay. Irish ayaa go’ilahaa hadii British cid xornimo siinayso.
@abdikarinisnail5240
@abdikarinisnail5240 3 ай бұрын
Ugbaad been baa lagu haystaa. Horta ciidagale waa ka iska xirtaa miyaa, wiil fanaan ah oo isna cidagala ah oo asna la xirxiro ayaan arkaaye.
@user-uw9vp1nr8d
@user-uw9vp1nr8d 3 ай бұрын
Jeelkeey ka hordhamaan weeydey maxa badagaliyey
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 3 ай бұрын
Ugbaad way saxantahay, Waanalaga Qaldanyahay, Muuse aftaagoow free ugbaad aragsan👈😡
@SaakinSalebaan
@SaakinSalebaan 3 ай бұрын
Alle kacabso dawladdu shaydaanbay qabatay Alle ha barakeeyo madaxadena
@fatumaali1463
@fatumaali1463 3 ай бұрын
Kaafi miyaa la xidhay mise waa la xiray Lahjadii goormaad badashay
@baismail7521
@baismail7521 3 ай бұрын
xidhay bay dhahaan degaankiisuye 😅
@dulmar9139
@dulmar9139 3 ай бұрын
Dawladu haday xidhay asxaanbay usamaysay wamxay ahayd inay dadka kusii daayaan hacunaane
@GadhkaXaaji-bz2cy
@GadhkaXaaji-bz2cy 3 ай бұрын
War.gabadha.waarunteed.muuse.dhirbaaxadii.jamaahiirta.ayuu.lawaaShay.waxqabtana.wUN.waayay
@ashasalah2835
@ashasalah2835 3 ай бұрын
FANAAN XUDUUD MA LAHA OO SHACABKA AYA DOORRTAY
@user-me9jz5sy7q
@user-me9jz5sy7q 3 ай бұрын
Wamarduudni in uu jeelka ku soo booqdo ayay rabtaa waa sidaa waxay liinta u rabtay naa qamer wiil cad ayaa loo dhalay arinkaa uu ka baxay
@malyunhashi5711
@malyunhashi5711 3 ай бұрын
Kkkkkkkkkk Cusbo iyo saabuun
@BishaaroYuusuf-md1xy
@BishaaroYuusuf-md1xy 3 ай бұрын
Ader ci aan ilahay moyee cidkale kam baqdo waa naag isku kal soon ee edbrada kala tag gabadh
@yusufguulofficial
@yusufguulofficial 3 ай бұрын
Ugbaad aragsan haday naag ciidagale ah tahay sida lasheegayo 2 days ma xirnaan doonto goofka Hargeysa iyada. Katalisa allah kasokow
@fatuh4811
@fatuh4811 3 ай бұрын
She is not ciidagle, wa Habaryoonis
@user-bx7pd9tj6w
@user-bx7pd9tj6w 3 ай бұрын
Waa macqul
@ismahanmahamed366
@ismahanmahamed366 3 ай бұрын
Kkkkk jeelka ayay kahor jaastay
@hodanh2669
@hodanh2669 3 ай бұрын
Afkeedaa xidhay, dadka waa in fanaanku umada edaab kayeeshaae, soomaali oo dhanbaa ukala caraysa nagaada
@abdiismahan6130
@abdiismahan6130 3 ай бұрын
Ugbaad aragsan nolow
@idroidro7772
@idroidro7772 3 ай бұрын
Ugbaad futu kuma jirto ina kafiyoy xabsigana wa leyskaga dabeen samir
@yusufguulofficial
@yusufguulofficial 3 ай бұрын
Kaafiyow ina adeer diyaanada qasqaska iskadaa oo aamin inaad nin rag ah tahay please raguna foolxumo malaha
@SharmaarkeYare
@SharmaarkeYare 3 ай бұрын
Lajan waan kugu raacsana hay
@SharmaarkeYare
@SharmaarkeYare 3 ай бұрын
Midab keenu iib maaha
@UmuHudayfa-qf7iq
@UmuHudayfa-qf7iq 3 ай бұрын
​@@SharmaarkeYare😂😂😂😂😂😂
@SharmaarkeYare
@SharmaarkeYare 3 ай бұрын
@@UmuHudayfa-qf7iq 👍👍👍👋👋👋
@SaynabYare-zz9li
@SaynabYare-zz9li 3 ай бұрын
Qaar badan baa u baahan xabsi dayin😂
@KhayraadCali
@KhayraadCali 3 ай бұрын
@abshirali313
@abshirali313 3 ай бұрын
Gaalkacyo baan idinkala socdaa
@nimasahal8599
@nimasahal8599 3 ай бұрын
Faqashta ooyeysa ayaa soo dirsatay nacasta
@user-wh5mr4tr8u
@user-wh5mr4tr8u 3 ай бұрын
War Havar yoonis tay afweyne kadiiday miyey dawacooy kaa yeeli,qofka lama ciilo yey fanaanadu xamar idinka cararine tartiibsha
@cibaadocabdikulane2443
@cibaadocabdikulane2443 3 ай бұрын
Waxaas baa dowlad sheeganaya xataa dhalin yaradoodi ma kaftami karaan guul ugbaad iyo inta lagu ciilay hargeysa
@UmuHudayfa-qf7iq
@UmuHudayfa-qf7iq 3 ай бұрын
Kaftan maxaa la dhaha ugbaad dadkeedibay u xidhantahay aaskuud
@faizam523
@faizam523 3 ай бұрын
Kagiyiw nacas baad tagsy ibadeer ugbaad waa gabadh soomaaliyeed ilaahay baa soomaali ka dhigey xor bey u tahay nafteeda iyo nolosheedaba, odeyga dadka ku ootey qolka yar iyadaa ka caqli badan.
@AM-jd2fq
@AM-jd2fq 3 ай бұрын
Iyadaa liinta baryeeysey kkk
@NimcoNimco-yx4gm
@NimcoNimco-yx4gm 3 ай бұрын
ugbaad waa boqorad ❤
@mukaram2018
@mukaram2018 3 ай бұрын
War kani waa doqon meesha soo fariistey.. lafta nagaa maxa danbi ka dhigey waa qolo oromo ah.
@Pea857
@Pea857 3 ай бұрын
FREE ugbaad aragsan
@AyaanAbdirahman-ml5yq
@AyaanAbdirahman-ml5yq 3 ай бұрын
Dee massage yadii ay somaliland ku yasaysay ee ay somalia ku taageereysayna ku soo dar iyadaa naagtaasi shaanbooga dal batay hhhhh
@mohnur341
@mohnur341 3 ай бұрын
Ha laxidho waa naag dhaqanka xun Aad u akhlaaqxun
@Ali-xw9il
@Ali-xw9il 3 ай бұрын
Heego cadhooley jeegaan marya.alool qabyaalad baad ugu soo hoosnoqoteen dumarka ee bal xidh habarta sahra haqley ee baarku uga furanyahay hargeysa 🤣🤣🤣🤣🤣✅💯📢📢📢
@qalbizamemedia5125
@qalbizamemedia5125 3 ай бұрын
waa
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 3 ай бұрын
Ugbaaad waa reer baaadiye si xun u ilbaxday😂😂😂😂
@user-qy9go8bv8z
@user-qy9go8bv8z 3 ай бұрын
Muse fircon ilaahow na dhaafi
@Istaahil12Ahmed
@Istaahil12Ahmed 3 ай бұрын
fudaydku wax fiican maaha wanay dhaqan xuntay yartu bagaa laxidhay iyadaa xadhiga uxiistee
@halimahassan1981
@halimahassan1981 3 ай бұрын
Yaa yari waala xeray 😢😢😢
@israa.040
@israa.040 3 ай бұрын
Kkkkk wa fananad quruxbadan tahaye hayeye adaba liinta u bahan hazaleye ma maqasha ninkaga 😂😂
@Kalmaalov
@Kalmaalov 3 ай бұрын
Cusɓo+saabuun😂😂😂
@halimahassan1981
@halimahassan1981 3 ай бұрын
Lafta nagaa hanoo dhiibin 😅😅😅
@ayaancabdilaahi4965
@ayaancabdilaahi4965 3 ай бұрын
Afkegay Eday 🍋
@cadaanixasan8246
@cadaanixasan8246 3 ай бұрын
kkkkkkwaa gabadh fariida oodhalad ah weeye ugbaad
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 3 ай бұрын
Muuse juudan wuxuu ku mereyeseta weitasha iyo fanaanita shaqo kale mahayo guriga moorogan intaasa u fadhiya lin dhaqaso waa laga soo saraya inshaa Allaah😳
@user-il6zt1zv8r
@user-il6zt1zv8r 3 ай бұрын
Wllo xanuun ku hayeee ilaahay ka dul qaado. Juudanku waa cudur xune😢😢😅😅😅😅
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 3 ай бұрын
Waar ileeyn aragsan waa sunta soomaali diidka buufisa walee waa naag adag naa ugbaadeey halkaa kawad diktatorku runta ma ogolee buufi fanaanada shanta soomaali
@user-rq8zk5uy2z
@user-rq8zk5uy2z 3 ай бұрын
Liin +cusbo +sabuun+shambo kulahaa kaafi is not easy
@Laylaismail-tl1xf
@Laylaismail-tl1xf 3 ай бұрын
Adiga wan ku ogolay falaqadada kaafiyow laakin badhay culus iyo baroorwishi hawlaha laydinma dirindhe
@medomarhabon685
@medomarhabon685 3 ай бұрын
ani laqayo aya igakahaysa wlh😳
@khalidxuseen3935
@khalidxuseen3935 3 ай бұрын
famka miya xur ahen walesku gunssta
@user-fw5my7im9h
@user-fw5my7im9h 3 ай бұрын
Kkkkk 😳 🤣
@mustaxiilali9555
@mustaxiilali9555 3 ай бұрын
San miyeey aqoonsi ku raban wba dad fanaaninta ku mashquulsan qabiil iga dheh
@fatumaali1463
@fatumaali1463 3 ай бұрын
Haaaa ileen gabadha ay leeyihin dhaqan xumo waxay taabatay badda iyo lafta naggaa
@user-dw7lk2wi3n
@user-dw7lk2wi3n 3 ай бұрын
Maya duriyada hdanu nhy 💕 💕 💕 💕 💕 dhaqan xumo ma aqbalo system Ayanu lenhy mha sida koonfurta Allxm mcnto
@khadrasiciid4044
@khadrasiciid4044 3 ай бұрын
gabadh qaawan waxba masoo wade Allah umada haka qabto wali soomaali lama hayo cid ciqaab sax ah la mariyee Hadday jiri lahayd maanan aragneen dumar dayacan Ragga waalayoow dadka naarta ka daaya
KAAFI ABDI IYO HAZAL MARUNBA ARINKAN
12:54
Liveqaate
Рет қаралды 6 М.
Получилось у Миланы?😂
00:13
ХАБИБ
Рет қаралды 6 МЛН
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 10 МЛН
Soo Qabo Xariif Sidan Wax U Shukaansada 😂😂😂
5:07
Kafi Abdi
Рет қаралды 4,8 М.
XADHIGA UGBAAD ARAGSAN IYO DHALINYARADA REER BURCO QOSOLKII ADUUNKA
11:22
Burcaawi Podcast
Рет қаралды 20 М.
Say Wlh Iyo Wadaad Baasaboor Doon Ah Part 2
15:05
Kafi Abdi
Рет қаралды 12 М.
DIFIQ & BALBALAARKA | OOOMAAR | XANfresh
3:06
Waalo Media
Рет қаралды 406
Prank Boorsadayda Ayaan Qaatay Kafi Wuu Ooyay
10:03
Kafi Abdi
Рет қаралды 89 М.
Challenge Qosol Badan Hazal Waan Dilay Sorrry Bbe
8:46
Kafi Abdi
Рет қаралды 9 М.