Sababta uu dad badan akhrisku ugu dhadhami waayay. Sida aan wax u akhriyo.

  Рет қаралды 67,903

Sahanka

Sahanka

3 жыл бұрын

akhriksu waa xirfad loo barto sida xrfadaha kale ee la midka ah ee nolosha, haddii aad adiga oo an xirfaddiisa lahayn dhex dabbaalatana muddo ayay kugu qaadanaysaa in aad la qabsataa.

Пікірлер: 288
@mrhanad8148
@mrhanad8148 3 жыл бұрын
War hooyadey anoo Akhris.ka hadleyno Ayaa videogan akhriska isoo dhacay 😍🙏
@yahyeamiin6218
@yahyeamiin6218 3 жыл бұрын
Wll malagu waaninaayey inaad wax akhrido
@mrhanad8148
@mrhanad8148 3 жыл бұрын
@@yahyeamiin6218 haa Lkn caajis dareemaa
@dr.khyriabasheir5064
@dr.khyriabasheir5064 3 жыл бұрын
Dee wll waa wafajin alle akhri wx markastood wax akhrido calmkale ayaad galysaa
@weheliyepharmacywepha6553
@weheliyepharmacywepha6553 3 жыл бұрын
kzfaq.info/get/bejne/itGeZKarsMWxink.html
@c.m.a.1937
@c.m.a.1937 3 жыл бұрын
Muuqaal = video ✅ Muuqaalkan
@Just2facts2
@Just2facts2 3 жыл бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرا دائما ابدا
@suldaanabdullahi4407
@suldaanabdullahi4407 3 жыл бұрын
aadan waxaa noo bilowdaa taxane cusub oo diini eh,,,, "
@maankatuke2534
@maankatuke2534 3 жыл бұрын
Wan kuLa QaBaa wle
@suldaanabdullahi4407
@suldaanabdullahi4407 3 жыл бұрын
@@maankatuke2534 mashaallah,
@weheliyepharmacywepha6553
@weheliyepharmacywepha6553 3 жыл бұрын
kzfaq.info/get/bejne/itGeZKarsMWxink.html
@mohamedabdullahimohamedabd2140
@mohamedabdullahimohamedabd2140 3 жыл бұрын
Wll mcn ku mahadsanthy
@Turjumaanka
@Turjumaanka 3 жыл бұрын
Aad iyo aad zxb
@zakirbossofficial9641
@zakirbossofficial9641 3 жыл бұрын
WcMz wllky Aadan khadar cali marna macalinkaygiii Alleh ha ku sharfo wll Su aaal Aan wax badan is weydiiiyey ii iftiimisay Alleh Ha ku dhawro wllky Aadan ALLEH ABAALMARIN HA KAAGA DHIGO JANADIISA⚘
@cabdaladalmar5620
@cabdaladalmar5620 3 жыл бұрын
Wax iga maqan oo an ka kororsaday. Walaal Aadan aad iyo aad baan kugu mahad naqaayaa ❤️💯
@abdishakuurshako8846
@abdishakuurshako8846 3 жыл бұрын
6:20 wllhi waa run Oo sida aan xogbadan kahelo
@zakibinzaki7995
@zakibinzaki7995 3 жыл бұрын
Masha allah bro Aniga wan Ku Wata Aniga O Barnamij Ad Adiga So Sameen Dhageysan Ma Seexdo Wan Ku wata Bro
@weheliyepharmacywepha6553
@weheliyepharmacywepha6553 3 жыл бұрын
kzfaq.info/get/bejne/itGeZKarsMWxink.html
@user-xp1vl9qr2u
@user-xp1vl9qr2u 3 жыл бұрын
ما شاء الله زادك الله حرصا
@phiosaphesoj7675
@phiosaphesoj7675 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll adan, qalinkaas waa muhiim oo meshii xog muhiim ah ku yaala bad ku calamadeysan kartaa si aad hadhow buuga review ugu sameyso 🥰
@weheliyepharmacywepha6553
@weheliyepharmacywepha6553 3 жыл бұрын
kzfaq.info/get/bejne/itGeZKarsMWxink.html
@raaniyamohamoudali3201
@raaniyamohamoudali3201 3 жыл бұрын
Asc alxm muuqaalkan waxaan dhegaystay 29/5/2021 ♥ M.a Qof walba intuu akhriskiisu le eg yhy ayuun buu aragiisu le eg yhy Mahadsanid ustaaad aadan .📚🙏 Cilmiga ilaahay haku barakeeyo iLaaahayna Hakaa abaal mario oo Hakugu Arsaaqo janatul fardawsa 📝
@aligamer-jp5ro
@aligamer-jp5ro 2 жыл бұрын
Hda ddaawo
@ashasaid3227
@ashasaid3227 3 жыл бұрын
QUR AANKA HABKA LOO XIFDIYANA MAWDUUC INAGOO SOO DIYAARI WLL AADAN MIDA KALE ADIGU GORMED AQRIDA QUR ANKA BUGAAN UNBAD NOSHEEGTAY INAAD AQRIDO
@dailyxiin
@dailyxiin 3 жыл бұрын
*Sahanka Xogaha 😍👑*
@Roro__ruun
@Roro__ruun 3 жыл бұрын
Anigaa dadka ka mid ah kadib saladin casar ilaa hada inay wax akhriso ban rabay welina ma bilaabin oo mobil bn ku jeeday arday sanadkii u dambeeyey we schoolka ah bn ahay oo examki dowlada io kuwo kalo badan ay sugayaan Insha Allah vediogan inuu wax igabadalo bn rjynayaa💯❤
@marwomarwo2982
@marwomarwo2982 Жыл бұрын
Haddaad carabi wax ku akhrido akhri buugga الماجريات isla sheekadaadan buu ku bilaabayaa ba oo wuxuu ka sheekaynayaa social media ha iyo sida uu innooga hor istaago inaan wax akhrinno ama wax taransanno.
@xasancali8314
@xasancali8314 3 жыл бұрын
somali afkooda ka kibirtay oo moodaysa inaanay cidi kahorayn iga dheh 😌😌
@zuhaybmuuse2304
@zuhaybmuuse2304 3 жыл бұрын
Keep going pro
@mrmaxamedibraahim2187
@mrmaxamedibraahim2187 3 жыл бұрын
Saaxiib maanta waxaa ba maqlay dhulka wareegiisa waa been in mudane waxaa aaminsanaa inay runtahay arinkaana waxaa iisheegay macalinka carabiga ee fadlan noosoodiyaari moowduuc kusaabsan
@franskafka5913
@franskafka5913 3 жыл бұрын
MxaaD uga jeeda dhulka wareegiisa? Dhulku cadceeda kuma wareego miyaad maqashaY
@Ahmedmoha-v2c
@Ahmedmoha-v2c 3 жыл бұрын
Mahadsanid aadan. Buug an fahmiwayay. Buuga jaajuuskii ingiriiska. Wuu iga da'a wayn yahay malaha. AdanoW
@aamiinabdilahi3696
@aamiinabdilahi3696 3 жыл бұрын
MASHA ALLAH Aadan Sahan Noolow Wllkey Waxad Tahay Nin Garaad Wanaagsani Kujiree ALLE HAKU DHAWRO CILMIGAAGANA HAKUGU ANFACO AAMIIN AAMIIN...
@jimcaleismail1024
@jimcaleismail1024 3 жыл бұрын
Mahadsanid Inbadan Ustaad ❤❤
@footballaddict0
@footballaddict0 3 жыл бұрын
Mahadsanid walaal aadan 💚
@fiidalinho5704
@fiidalinho5704 3 жыл бұрын
Mahdsanid bro...waxbdan ayaad igacawisay🤩😍😇🥰
@khaalid1
@khaalid1 3 жыл бұрын
Mashaallah jazakallah khayr
@Cabdullaah114
@Cabdullaah114 3 жыл бұрын
M.A wll waxbadan baan kaa fahmay khayr allaha Ku siiyo go forward 💯💯💯
@Fatuush1156
@Fatuush1156 3 жыл бұрын
Asc adanow sual sidee quranka loxafdiya nososheg????????👆👆👆👆👆
@najiibbarreahmed5891
@najiibbarreahmed5891 8 ай бұрын
Masha allah talo wanagsan weye mahadsanid ustaad
@omardaniish1129
@omardaniish1129 3 жыл бұрын
Mansha Allah zxp Alle hakuxifdiyo,casharadaa noosoobadi akhriska ah
@maftuhhussein8437
@maftuhhussein8437 3 жыл бұрын
Aniga uu ii dhadhamay runtii القراءة أيسر الطريقة لنيل العلوم al xamdu lilaah
@siciidduale8072
@siciidduale8072 3 жыл бұрын
Aaadan khadar cali Rooble. Waxad tahay qof in badan dhisay noloshayda abaalkaga ma gudi garo ustaad horu mar balaadhan ayaan ku rajaynayaa ifka' aakhirona janada 😍
@isxaaqahmed1079
@isxaaqahmed1079 3 жыл бұрын
WllkY waRaN doonay ina buuk akhriyo markii koobad ee buug nooce ah akhriya😢😢
@sahanka97
@sahanka97 3 жыл бұрын
Mid fudud oo arrin aad waz ka garanayso ka hadlaya
@husseinhajiyabarow3134
@husseinhajiyabarow3134 3 жыл бұрын
@@sahanka97 asc bro buuga flames of life ayaan ubaahna hadaa iga caawi kartid
@sharmaakemaxamed2026
@sharmaakemaxamed2026 Жыл бұрын
@@husseinhajiyabarow3134 ma heshay buuga wll
@abdulqanimaxamed1046
@abdulqanimaxamed1046 3 жыл бұрын
Jasakalahu khyr zhp
@husseinmursal7830
@husseinmursal7830 3 жыл бұрын
mahadsanid wll allah ku cizeeyo
@suldaansiciid2001
@suldaansiciid2001 3 жыл бұрын
Mahadsanid macalin
@zakariyexasan1310
@zakariyexasan1310 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll Aadn
@saahil5773
@saahil5773 3 жыл бұрын
Alla ha ku sharfo m.aadan keep going
@abshirabsuge5625
@abshirabsuge5625 3 жыл бұрын
Ilaahey haku xafido ustaad aadanow 🙏
@nimcohanamahamoud9379
@nimcohanamahamoud9379 3 жыл бұрын
Mashallah allaha ku barakyo wll
@ishakibrahim5494
@ishakibrahim5494 3 жыл бұрын
Masha Allah Mr, Aadan keep goni
@muxtasimabdiqaadir1169
@muxtasimabdiqaadir1169 Жыл бұрын
Mahadsanid wll 🥰🥰
@user-ep1sw5xn3x
@user-ep1sw5xn3x 3 жыл бұрын
My dear ❤️ pro ❤️ Thank you for your efforts really I love ❤️💖 your encouragement💞😍
@abdirisakali8554
@abdirisakali8554 3 жыл бұрын
Wd mhdsantahy Illaahey ha ka ajar siiyo
@Maaro44
@Maaro44 9 ай бұрын
Wallhi waa vidiogii ugu horeeyay ee ahaa dhiirigalin oo an faa ido ka helay
@sucaadali2583
@sucaadali2583 3 жыл бұрын
Masha allah si wacan
@Qisadaallaylkii
@Qisadaallaylkii 3 жыл бұрын
Zxp intro gii hore ayaa ka dareen badnaa kan imika aniga waxa ii ahaa faraxalka aan ku bilaabo kuna dhamaysto casharadaada kolay mid ka wanaagsan ma jiree noo soo celi
@muhamuhamed8774
@muhamuhamed8774 2 жыл бұрын
Thank you so much 💓💗💛
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 2 жыл бұрын
Shukran pro
@sharingmohammed2958
@sharingmohammed2958 3 жыл бұрын
"Maa shaa Allah wllo qali Adam adoo raalli ya waxaad noo ga soo hadda , shaa "WRITER Skills ". Ka adoo raa liya Horre na waan kuu soo way dii yay Dhawr jeer , wllo adoo raaliya ."
@engabdihussein6258
@engabdihussein6258 3 жыл бұрын
Thanks SX. Waxan kugu bogaadinayaa fahanka aad fahantey, sababta keenta in aad laba buuk midna si fudud aad u fahanto midna uu ku adkaado fahankiisu, oo dadka badankiisu qaarna kaba xishoodaan iney ereygaas ku dhawaaqaan, qaarna ay ubaqataan in qoraalkani yahay mid iska hor iyo daba imanaya,
@engabdihussein6258
@engabdihussein6258 3 жыл бұрын
So much thanks SX.
@zekriyemohamett2283
@zekriyemohamett2283 3 жыл бұрын
Go forward wll
@Qisooyin.
@Qisooyin. 3 жыл бұрын
Mahadsanid aadan
@Cashraabi
@Cashraabi 2 жыл бұрын
maashaaAllah wax aqriskaaga wuu ila raayaa aniga un, waana kaaga daydaa mar walba oo aqrinta dhiganayaasha Afkeena hooyo ku qoran ayaan akhriskooda bilaaway, waad mahadsan tahay walaal.
@fahankamustaqbalka8595
@fahankamustaqbalka8595 3 жыл бұрын
Wcs zhp aaN meeL Yar kuu saxo Halka aad ka leedaHaY heiglter afsomaLi wuxuu ku noQoNaYaa QaLiN QaYd Hadaad taqaaNaY xasuuso Hadii kle dee imikaba iska bro raG waakii wax kala bartee Faa iidada aan muuQaaLkaN ka HeleY waa caLaamadso iN kasToo aan kuwaan wax ku barTo caLaamadsado hadana kuwa wax akhriska waan ka hurday cadhaaNa iGa QabaN jirteY markaaN wax muHiima arko hadhowNa aan buuGii meeluu kaga jireY garan waaYo maHadsanid
@sahanka97
@sahanka97 3 жыл бұрын
Hhh mhdsnd indr
@muscabxussenmaxamed5338
@muscabxussenmaxamed5338 3 жыл бұрын
Wll aadan allaha ku anfaco faan iyo fadeexadba allaha kaa dheereeyee
@hanadicabdalla5185
@hanadicabdalla5185 3 жыл бұрын
Adanow mahadsanid wall erayo bdn oo aan aqoon ayaan barty
@ogaalsaremedia
@ogaalsaremedia 3 жыл бұрын
M.A WAA RUN AKHRI
@qadarqayas3212
@qadarqayas3212 3 жыл бұрын
Allah hakubarakeeyo wll waaqaali
@rgtgames1729
@rgtgames1729 3 жыл бұрын
First zhp💪
@cisecabdi7403
@cisecabdi7403 Жыл бұрын
صلي الله عليه وسلم تسليما كثيرا الى يوم الدين ❤️
@user-me7oo6lk8g
@user-me7oo6lk8g 10 ай бұрын
Mahadsanid ❤❤❤❤❤❤❤
@cabdicaziizcade6095
@cabdicaziizcade6095 3 жыл бұрын
Keep going walaal aadan
@somkhayrmedia3251
@somkhayrmedia3251 3 жыл бұрын
Waa mahadsantahy sxp aadanow. Hore usoco
@shortsRecap4321
@shortsRecap4321 3 жыл бұрын
Mashalah 😍 gulayso wll adunyo akhiro
@kafiyaabtidoon4043
@kafiyaabtidoon4043 3 жыл бұрын
Kaliya PDF ayaan wax ku akhriyaa
@maxamadwali6662
@maxamadwali6662 3 жыл бұрын
Wll qali aad baad u mahadsantahay videogan wax badan ayaan ka fa iday arday ban ahy waxadna ka qayb qaadanysa saan wax u baran lahayn👍
@mohamedjaamac327
@mohamedjaamac327 3 жыл бұрын
ماشاءالله صدقت
@aqanimahamedhassan2687
@aqanimahamedhassan2687 3 жыл бұрын
Thnks pro lkn soobadi barnaa mijyadan oo kle
@abdiwahab77
@abdiwahab77 3 жыл бұрын
Thanks bro
@cabaascabdisalaan8392
@cabaascabdisalaan8392 3 жыл бұрын
Alxm wlo waaad mhdsn thy guuleyso mclin
@cabdicaziizismaciil7750
@cabdicaziizismaciil7750 3 жыл бұрын
KEEP GOIN ADAN SAHAN
@AidarosHassan
@AidarosHassan 3 жыл бұрын
Sahanka Xoogaha 😘👑
@shamsocqadir6260
@shamsocqadir6260 3 жыл бұрын
mahadsanid waxbadan ayan kabaraney barmamijuadada
@maxamedcabdiraxmaan6398
@maxamedcabdiraxmaan6398 3 жыл бұрын
Wlhi ayaantaaan dhan oo igu tagnaaa qaaabkaaa buuga u aqrin lahaaay wax bdn aa ii faaideysay allow cimriga kuu dhereeee wlhi😢❤❤❤💋💋💋
@abdulahiabdulkariim6576
@abdulahiabdulkariim6576 3 жыл бұрын
aadanow pdv buuga la dhaho maad fikir buuxa naga siiso mida kale buugta ugu muhiimsan ee soomaaliga noo soo gudbi si aan u baadho waana xiiseya wax akhriska balse wali ma arkin buug ka hadlaya xaqiiqo oo ku qoran afkeena hooyo waxan rajaynaya inaad noo so faa,idayso insha allH wlal👑💖
@safaibraahin4153
@safaibraahin4153 3 жыл бұрын
Mnshallh mhdsanid brother wxan ka codsanlahaa in aad barnaamijka forex Mhdsanid
@asmaarawello9162
@asmaarawello9162 Жыл бұрын
Mahdsanid wll. Tasi wa xaqiq wayo bugu waa inu kagaga noqdo.
@AK-eh4cg
@AK-eh4cg 3 жыл бұрын
hore usoco legend
@apdirizaknouh8057
@apdirizaknouh8057 3 жыл бұрын
Go forward pro adan saHan
@abdalasiciidabdala7455
@abdalasiciidabdala7455 3 жыл бұрын
Mashlah ustad aadan horay usoco
@keyfladan673
@keyfladan673 3 жыл бұрын
Thanks wlky 😊😊😊🤗🤗😍
@suhaybsidiiq8739
@suhaybsidiiq8739 3 жыл бұрын
M.n allah Sharafi korkaga ha ato aadan
@muhimtazubair8949
@muhimtazubair8949 3 жыл бұрын
Masha Allah
@hasanturki9673
@hasanturki9673 2 жыл бұрын
Keep going zxp qali
@clraxmaansiciid9570
@clraxmaansiciid9570 3 жыл бұрын
Macalim aadam😍
@cabdulahikhalif7946
@cabdulahikhalif7946 3 жыл бұрын
M.a mahadsnid sxb 100%
@ayaancabdilaahi616
@ayaancabdilaahi616 3 жыл бұрын
Thanks ☺️👍👍👍👍👍👍👍👍 prother
@Genelia_
@Genelia_ 3 жыл бұрын
Good job.
@basracabdi9745
@basracabdi9745 3 жыл бұрын
Masha Allah aadan qof lagu daydo ayaa tahay
@kinghindiholish1016
@kinghindiholish1016 3 жыл бұрын
Thnks bro 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@cabdisalaad4971
@cabdisalaad4971 3 жыл бұрын
Sharfanid ustad
@jaamacafrica5678
@jaamacafrica5678 3 жыл бұрын
Msha allah allaha haku ilaaliyo poe
@maryamliban
@maryamliban 3 жыл бұрын
Wll allah hakaa abaal mariyo
@Inasaid56336
@Inasaid56336 3 жыл бұрын
Horay u soco
@mascuudabdi3627
@mascuudabdi3627 3 жыл бұрын
masha allah wxn lahaa introga goormuu badali
@amaalahmed9589
@amaalahmed9589 3 жыл бұрын
Mhdsanid wll wax badan baan kaa faaiday, hal aan ku darsadee hal an dareemi jiray wax akhriska ka hor baa ahaa diiqad ama inaan is dhaho kama mira dhalin kartid waxa kan,fadlan waa inaad nafis badan u haysaa ama aad baahi uqabto bugga aad akhirsanayso uu jiro hadii kale sheeka baralay oo kale ayuu kuu noqonay oo waad ku caajisaysaa. Mhdsanidiin🖊
@sahraaadan4146
@sahraaadan4146 3 жыл бұрын
🥰thanks
@mysterioush8513
@mysterioush8513 3 жыл бұрын
Aadan waa akhriste run ahaanti Maalin waxaan ku arkay sagaljet horteeda hargaysa biriishka u dhaw isago taagan oo Buug akhrinya
@Diiriye14
@Diiriye14 3 жыл бұрын
masha allah
@osmaanyare2998
@osmaanyare2998 3 жыл бұрын
Thanks
@ahmeddalmar6096
@ahmeddalmar6096 3 жыл бұрын
Second comment ♥️
@ahmed-nurabdullahi6850
@ahmed-nurabdullahi6850 3 жыл бұрын
Aadanow Buuggii aad turjuntay ee Hayaankeygii Rumeynta magaalada Muqdisho wuu ka dhammaaday ee na soo gaarsii walalow. Allaha ku sharfo.
Sirta waxqabadka noloshayda | barnaamij khaas ah.
13:30
Sahanka
Рет қаралды 66 М.
Каха заблудился в горах
00:57
К-Media
Рет қаралды 10 МЛН
086 | Nuun | Furaha akhriska iyo qoraalka.
52:34
Sahan Podcast
Рет қаралды 40 М.
Khusuusiyadda | Privacy | Dadka Naftooda Dagaalka Kula Jira!
11:46
Faaidada wax akhriska
9:43
Macalin Cigaal
Рет қаралды 1,7 М.
Haddaan ogaaday sababta aan akhriska u jeclahay | Dopamine!
12:42
Sidee wax loo bartaa?
9:39
Soomaal Social Media
Рет қаралды 36 М.
Dareemida qiima la aan | waxaad tahay ma taqaanid ? |
11:44
OGAANSHO
Рет қаралды 180 М.
WAX KA OGOW DADKA MASKAXDA BADAN SİRTA KA DAMBEYSA
17:02
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 78 М.
087 | Akhris Aayatiin leh | Fure dhan kasta ah.
35:15
Sahan Podcast
Рет қаралды 27 М.
Каха заблудился в горах
00:57
К-Media
Рет қаралды 10 МЛН