087 | Akhris Aayatiin leh | Fure dhan kasta ah.

  Рет қаралды 18,921

Sahan Podcast

Sahan Podcast

13 күн бұрын

Linkiyada bareheenna bulshada oo dhan:
KZfaq: / @sahanka97
Podcast: / @sahanpodcast97
Facebook Page:
profile.php?...
X (Twitter): AadanSahan?t=ctff
Instagram: / aadan_sahan
Snapchat: www.snapchat.com/add/aadan-sa...
TikTok: www.tiktok.com/@aadan_sahan?_...
Sahanka Tiktok:
www.tiktok.com/@sahanka97?_t=...
Buugteenna soo baxday:
1- Hayaankaygii Rumaynta.
2- Dabadeed Qofna ma Hadhin.
3- Loollan.
4- Faca koraya.
5- casariye.
6- Waan ku Salaamay Saaxiib.
7- Waayaha Daanyeerta.
8- Ismalure.
Buugta inoo soo baxaysa sannadka 2024ka idam Alle:
1- Dagaalka Basaasyada ee Qarniga 21aad.
2- Saykoolojiyadda Jamaahiirta.
3- Hadhkii Madoobaa.
4- الإسلام بين الشرق والغرب
5- بروتوكولات حكماء الصهيون
6- المؤامرة الكبرى
7- الشيطان يحكم
8- اعترافات عشاق
9- إسرائيل البداية والنهاية

Пікірлер: 124
@mubaarakmaxamed9735
@mubaarakmaxamed9735 11 күн бұрын
Aadan Khadar Cali Rooble boqortooyo aad baan kuu salaamayaa mahadsanid.
@Funyshort_1
@Funyshort_1 9 күн бұрын
Sida loo akhriyo buug: 1: Wxad akhrida marka hore TUSMADA 2: HORDHACA 3:Bisinka u qabo . 👍👍👍
@suhaibahmedabdirahnmaan6747
@suhaibahmedabdirahnmaan6747 11 күн бұрын
kutubta ibnu taymiya ibnu qayim maasha allah anuu carabida unbaan akhriyaa pdfka 2008 bilaabay kolkuu aabo dalka tagay bugaagtii katgay caalamka igaliyay akhriska
@asmamaxamud4227
@asmamaxamud4227 8 күн бұрын
Af tahaan aqoon yahaan + rer buurco dadka qaarba aqoonta iyo inaay wax ka faidaan ku dhagay sanaya halkay qaar kalana maad ahaan ku dhageestan 😂❤❤
@aidarusabdilahi4698
@aidarusabdilahi4698 11 күн бұрын
Masha Allah waa kitaab qiimo leh القراءة المثمرة د.عبد الكريم بكار
@Ibnuqasimqasim143Ibnuqasimqasi
@Ibnuqasimqasim143Ibnuqasimqasi Күн бұрын
29:13 29:15
@abdifataahdeyibseid3269
@abdifataahdeyibseid3269 11 күн бұрын
Adan sahan oo dhakhtaran jeclaan lahaa
@williamwilliam1337
@williamwilliam1337 11 күн бұрын
Nio buuga waanku salamay saaxib xageen ka helaya somali galbeed 😢
@Walal-MokhtaR
@Walal-MokhtaR 11 күн бұрын
Ana jig jiga jooga wana haya bro isaga iyo boqolaal kale wad ila so xiriiri karta.
@williamwilliam1337
@williamwilliam1337 11 күн бұрын
@@Walal-MokhtaR lambarkaga iireeb pro
@williamwilliam1337
@williamwilliam1337 11 күн бұрын
Pro lambarkada hoos iigu reeb
@anfaalzakariye
@anfaalzakariye 11 күн бұрын
Wad ka helasaa wall jigjiga​@@Walal-MokhtaR
@user-uc4qr6oo3g
@user-uc4qr6oo3g 11 күн бұрын
Ana jigjiga jooga waana ka waayay😢
@foziajano
@foziajano 11 күн бұрын
Ku Cel Celintaadu Waa Daawo E Na Daaway Ustaadii Alle haku Sharfo.
@anfaalzakariye
@anfaalzakariye 11 күн бұрын
Alla ani kaftankaga wan jecelahay❤😅
@MuHayFoUpTieHHakiEin
@MuHayFoUpTieHHakiEin 11 күн бұрын
Adaan Sahan in yaroo tayeysan Ba Dhgeysta❤
@shaqalecabdikariim9233
@shaqalecabdikariim9233 11 күн бұрын
Nio warkanaaba buug cml noo ah noosoo badi sxb
@drsharmaarke7013
@drsharmaarke7013 5 күн бұрын
Buugaan waan liqay waa buuga tilmaaan kaa siinayay rabaha wax loo akhriyo
@SaprinAhmed-di1hr
@SaprinAhmed-di1hr 10 күн бұрын
Wax intaa fahansan oo Quran nagu amaanaba wanu la.nahay inanka dhalinyarada ah ee manta jooga quraanka wuu ka xaragoonayaa kaasi muxuu gabdh Quran ku amaana shukaansigii buuna garanayn bee ikhlaas macnee hadii ladhoho Wuxuu ku odhanaya horta ikhlaas ma cadaabka ayeey kasheekayn jirtay Ilaahy jahliga ,kibirka iyo faanka hainaga saaro
@user-td5kb9gu5o
@user-td5kb9gu5o 9 күн бұрын
Qac baad naga yeersiisay😂
@babwaaqoibraahim19
@babwaaqoibraahim19 4 күн бұрын
Maashaalaah ❤❤❤
@qamarmidabasal
@qamarmidabasal 11 күн бұрын
Ninkan aadan sahan ah wlhi malqacad intuu qaato caqligaga qodaya wad ifahmeysan somha dhinac walbo ayu wx ka fahansinaya ima dhafo podcast yadisa fa.ido ween ban kuqaba dhageysiga dhalinyaro dadka aad wx kafa.ideysan dhagesta😊
@mohaa36
@mohaa36 11 күн бұрын
ustad waa mahadasantahay alle hakuu barakeeyo caqligaada .❤
@ahmedinholyrics4518
@ahmedinholyrics4518 6 күн бұрын
Wllkey aadanow waa filaa inee farintan ku soo garto wll hadana nahay somali wadankeni Ethiopia dulan ku eh ragii aa ka dhalatay odayashodine wee soo dhawenoyaa aniga waa ahay wiil reer Mogadishu ma rabi in hooyoyin iyo gabdho somali xabasho iska kufsato wll dadkadi waani somali wax ka roon malahan anaka aa walalihina eh
@user-dg8fn7wm8z
@user-dg8fn7wm8z 11 күн бұрын
JizakaAllah khairan bro
@mohamednour188
@mohamednour188 11 күн бұрын
Thanks sir
@ShugriAbdirahman23
@ShugriAbdirahman23 11 күн бұрын
txn Ustad
@Caaisha..
@Caaisha.. 11 күн бұрын
Abaalkada duco❤❤
@AbdicasiisAli
@AbdicasiisAli 11 күн бұрын
Mahadsanid wllo aadan sahan.
@user-sr1dd2xc3q
@user-sr1dd2xc3q 6 күн бұрын
شكرا
@NimcaanAbdiRashid-fu4rx
@NimcaanAbdiRashid-fu4rx 10 күн бұрын
Thankisaa❤
@ahmedbukari6289
@ahmedbukari6289 11 күн бұрын
Mr Aden sahan thanks a lot brother
@marwada44
@marwada44 11 күн бұрын
Mashaallh wall fikradahaaga waan jeclahay🥰
@YaxyeSsd
@YaxyeSsd 8 күн бұрын
Mahadsanid wll
@SahalIsmacil-nl8rk
@SahalIsmacil-nl8rk 9 күн бұрын
Mahadsanid adanow alle haku sharfo
@sakiriyeyare9795
@sakiriyeyare9795 8 күн бұрын
M.a muuqaalkan wx badan baan kafaiday mahafsanid zxp❤
@husseinmursal7830
@husseinmursal7830 10 күн бұрын
wcs mahadsanid wll jazaaka allahu kheyr allah ku sharfo
@mohameddheere08
@mohameddheere08 10 күн бұрын
wallhi saxiib in muddo ah ban ku gu xiranahy wax badan ayan kaafiday thanks awoowe
@zhaymashacni3017
@zhaymashacni3017 9 күн бұрын
Ilaahay cilmiga haku sii siyaadiyo ❤️
@AhmedMooge-wi5mg
@AhmedMooge-wi5mg 10 күн бұрын
Waad mahansantahay ustaad wax badan baa kaa Faaaiday
@ZakGele
@ZakGele 11 күн бұрын
Yaa salam Mawle Garaadka haku barakeeyo
@canshuurxikmaawi
@canshuurxikmaawi 10 күн бұрын
aadanow wax badan baan buugaagta aad turjuntay aqriye masha allah hadane aniga ayaa rajeynaya inaa buuga aan sanadkaan qorayo aqrisato koley buugeeya koowaad kuma uusan soo gaarine
@buraale134
@buraale134 10 күн бұрын
Mashallah dhalinyaro aqoon yahan ah ba somalida uso baxay
@MUHABARRE143
@MUHABARRE143 11 күн бұрын
Wll dhamaan buugaagta sidaan naga soo duub plc
@kaiseomar8064
@kaiseomar8064 11 күн бұрын
Goat❤
@saacidismaaciil8685
@saacidismaaciil8685 11 күн бұрын
Hore u soco sxzo
@BashiirSalad
@BashiirSalad Күн бұрын
Aadanow sxb aadbaad iiga qosliday kalmadaa hdda naagahaa ku shukaansaa😂
@user-rm2ei2wf1o
@user-rm2ei2wf1o 8 күн бұрын
Adan nin weyn❤
@user-ee7ve8vl4g
@user-ee7ve8vl4g 8 күн бұрын
M.a❤
@LovelyBobsleigh-jr2vk
@LovelyBobsleigh-jr2vk 11 күн бұрын
Aadam sahanka
@suhaipzaki230
@suhaipzaki230 11 күн бұрын
ustaad graceis
@Walal-MokhtaR
@Walal-MokhtaR 11 күн бұрын
Adan Sahan
@wejdanaabdurahman5973
@wejdanaabdurahman5973 8 күн бұрын
Aadanow sheekadada wan iska jeclahay podcast yadada canjeeladaa ku dubtaa qaab shidanoo qoon iyo funny isku jiro ayaa wax usoo gudbisaa
@bahjoalijamac9329
@bahjoalijamac9329 11 күн бұрын
Alle ha kaa jaseeyo
@cabdiwaduudmuqtaar
@cabdiwaduudmuqtaar 7 күн бұрын
Ustaadi buugan ilaa meeqa Sano jir aqrisan karaan🙏
@user-fo3uy1fo4d
@user-fo3uy1fo4d 11 күн бұрын
M.a mclnkena❤❤❤❤❤❤❤
@RamlaOmar-iu7jj
@RamlaOmar-iu7jj 11 күн бұрын
Aadanoow waan kaa helay 😂
@xafsacabdicasiis
@xafsacabdicasiis 11 күн бұрын
maA SheegE markA
@bashka_honest8
@bashka_honest8 7 күн бұрын
❤❤😊
@fatimaabdi7898
@fatimaabdi7898 10 күн бұрын
Aadanoow mahadsanid wll wllhi 7 bilood bay iga qaadaty inaan wax ka ogaado sidee wax lo akhriyaa iyo raadinta jawigaa coffee ga iyo geedka😂😢
@Wiilkaaxmed
@Wiilkaaxmed 11 күн бұрын
Waxaad isoo xasuusiday sheeka aan meel ka aqriyay wiil soomaaliyeed xiiso uu u qabo inuu aqriska la kaliyeesto darteed isku dayay inuu xabsi ugalo fal danbiyeedna u sameeyo ah inuu bangi dhaco ah baadhitaan kadib la cadeeyay inaanu wax dambi ah galin
@Fardososaid
@Fardososaid 8 күн бұрын
❤❤❤❤
@MUHABARRE143
@MUHABARRE143 11 күн бұрын
Buuga barbaroosa ka soo xijii
@UpthLadiifAliCabiyo
@UpthLadiifAliCabiyo 11 күн бұрын
Asc DhamaantiinA
@CLaahiCalimaxamed
@CLaahiCalimaxamed 7 күн бұрын
السلام عليك Ustaad Salaan Ka dib ,waxan ahay ardey Oo jecel in uuu wax Bdan qoro Oona Akhriyo. Waxan Ubaahanahay Buugii Magaciisa ahaa "NUUNI " waxan rajeynaa Fariintan iney ku soo gaartey waana Ku salaamaa
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 11 күн бұрын
Sobaranay calan iyo basaborna masoqadan adigo magac kulifaqay sedey iyagaba ugulifaqeen magacooda haley jaro dhulka kAqatee madamo lamano ahaa bila aqontaan haleygu lamaniyo ajara karadsana macquul adigo waxa iskuqabto laguuqabin lagaogolanlaha
@haphsajama838
@haphsajama838 8 күн бұрын
Waxa laabtayda ka banaan Bohol madaxaaga wax aan ahayn aanay buuxinaynin😂♥️
@asmamaxamud4227
@asmamaxamud4227 8 күн бұрын
😂
@user-vl1ny8mv8t
@user-vl1ny8mv8t 10 күн бұрын
Adaanow maanta qosol baad igu dishay😂😂😂
@DeeqaAxmed-ts8bb
@DeeqaAxmed-ts8bb 11 күн бұрын
Nuune is the Best
@user-pu9dm4zh9c
@user-pu9dm4zh9c 11 күн бұрын
Masha allah tabaraka raxmaan allahu mubaarik. Illahay haku siyaadiyo akhriska iyo turjumida . Anagana illahay hanagu anfaco mawduucyada aadnoo soo gudbineyso.
@Akhiiyusuf
@Akhiiyusuf 9 күн бұрын
Sxb background ka iska badal ❤
@rahmaali248
@rahmaali248 10 күн бұрын
Wllhi pharmacy mudo ku dhow 6 sano ayaan paharmacay u akhrin jiray😂
@abdullahihassan2937
@abdullahihassan2937 11 күн бұрын
Buugga "AANADII KAGEEYR" ka soo haddal saxiib.
@RootiiAmaa
@RootiiAmaa 11 күн бұрын
Wad mahad San thay Wll
@MaymuunMukhtar
@MaymuunMukhtar 11 күн бұрын
M.n lajan😊
@HanaMohomed-sl3wp
@HanaMohomed-sl3wp 11 күн бұрын
Adanow wax walba fahmay lkn erayga falsafadayn ma khilaafbah❤
@Hasanmohamud74812
@Hasanmohamud74812 9 күн бұрын
In badan akhri wax badan baad ogaani
@user-xn9hi6um6h
@user-xn9hi6um6h 11 күн бұрын
First Teacher
@Caaisha..
@Caaisha.. 11 күн бұрын
Is MOM😊
@AyubBulshokaab-wn7lk
@AyubBulshokaab-wn7lk 10 күн бұрын
Buuga magaciisaaba ila qaldan ani Somalia ahaan القراءة المثمرة
@siciidcalijaamac2113
@siciidcalijaamac2113 11 күн бұрын
Buuggan waan iibsaday laakiin waxaan dhibsaday qaabka uu u qoran yahay.😢
@boqorkajcylka9277
@boqorkajcylka9277 11 күн бұрын
Xagee laga helaya
@AbdikhadarN
@AbdikhadarN 11 күн бұрын
"Nin qolkisa ku dhex jira oo Midba mar xiranaya dheerkisa" 😅
@user-ef8rm5vc5o
@user-ef8rm5vc5o 11 күн бұрын
Asc wllo aadan buuga nuun hakee laga helyaa BDF malagu helyaaa ?
@maslahaddaawe6183
@maslahaddaawe6183 9 күн бұрын
Boogaagtan xagee ka helaa?
@nortaabdinoradow262
@nortaabdinoradow262 11 күн бұрын
Mahadsanid Ustad Adan Sahan ❤ aad baan ug raaxeystaa dhageysiga Podcast gaga Rabbi hanoo kaa xafido.
@Hasanmohamud74812
@Hasanmohamud74812 9 күн бұрын
Aayatiin:mustaqbal ama ciribdanbeed
@Ibnuqasimqasim143Ibnuqasimqasi
@Ibnuqasimqasim143Ibnuqasimqasi Күн бұрын
29:04
@aseraser879
@aseraser879 7 күн бұрын
Adanoow sxb manoosamayn lartaa telegram boogaagayoo pdf ah saan ula soo dagno adoo mahadsan
@mohamedabdi3312
@mohamedabdi3312 8 күн бұрын
Qur,aan ma lagu amany mu dhahy xariif waye 😂😂
@user-vl1ny8mv8t
@user-vl1ny8mv8t 10 күн бұрын
Wax intaas fahansan oo qur aan nagu amaano xitaa wanu la nahy😂😂😂
@amiincqaadirMuxamed
@amiincqaadirMuxamed 11 күн бұрын
Nio xagee ninku kaa ogaday islahaa ilanayn buugaba adiga no soo saomaliyeeyay wlhi been ma sheegaya hada ku shukaansanyay ku salamayaa libaax from Wajaale
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 11 күн бұрын
Aqrisku waa lama huraan
@user-gi2oz3vt5x
@user-gi2oz3vt5x 21 сағат бұрын
Nin waalan
@user-jv6ip6fe8m
@user-jv6ip6fe8m 11 күн бұрын
Aniga markan buug guriga ama meel aan jeclaysan jawigeda ku aqrinayo music baan daarta hada muyusig kali ah sahanow😂😂😂
@dahirali7394
@dahirali7394 11 күн бұрын
Adanow nio waxaan kaa codsan lahaa, inaad 4 biloodba, 3 buug inoo soo saarto Inta aad sugi lahayd August uun, inaad wax soo saarto
@ibnhassaan5674
@ibnhassaan5674 11 күн бұрын
Ninyahow Aadanow Buugaagta aad tarjumto qofkii Yurub ku nool xagee ka iibsan karaa ? War bal arintaasi ii soo sheeg fadlan.
@Randa17
@Randa17 11 күн бұрын
6:10😂
@mohamedamiin9719
@mohamedamiin9719 11 күн бұрын
18:15 😂😂😂
@hamzayoussouf5332
@hamzayoussouf5332 11 күн бұрын
Walaal qofka araga beelay habkee aayuu wax u akhrisan karaa?buugaag dhagaysiya lala heri karaa?
@karaamakaarama92
@karaamakaarama92 10 күн бұрын
Uastaad waan ku salamaaay Waxa kaa codsanenaa in ad kaso hadasho tahriibka iyo soomalida xiligi eee bilaabayen in ee dalkooda amini wayaan iyo fikradas cida la timid su'sheda waxa waaye yaaa dadka buufis galiyey ama soomalida ?
@mohameddheere08
@mohameddheere08 10 күн бұрын
aadan saxiib su'aal maxaa ka jira in cilmiga dadku jeexo oo uu waalo ??
@aishaabdi7979
@aishaabdi7979 10 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂quraan baa lagu amaanay😂😂😂😂
@UmumaxamedSiciid
@UmumaxamedSiciid 11 күн бұрын
Buugaag tan bosaso mayalan
@SUHEYB.
@SUHEYB. 11 күн бұрын
Brother mahad sanid
@Mrwaryaa0
@Mrwaryaa0 11 күн бұрын
Waxa aad kaso hadashaa dhamaadka lacgta Dollar ah 50sano OO heshishki aha in sacudigu shidalka ku ibsado dollar aheeed waa dhamatay sucudiguna waa diday markale inuu saxiixo OO bricks ayuu ku biray😮😮😮😮😮😮
@liiibaaan1059
@liiibaaan1059 11 күн бұрын
Fananka 😂
@user-pv2ir3th1r
@user-pv2ir3th1r 11 күн бұрын
Burco meel laga ibsado ma jirta buuggta 📚
@Mr__dollar
@Mr__dollar 5 күн бұрын
Hema books
@CabdiqaniDaahir-xy6sd
@CabdiqaniDaahir-xy6sd 11 күн бұрын
Kasoo hadal ustaad buuga lamagac bxy duni aan islaam jirn
@user-zz4mg1yz5i
@user-zz4mg1yz5i 11 күн бұрын
Waa kahadlay ❤
@CabdiqaniDaahir-xy6sd
@CabdiqaniDaahir-xy6sd 10 күн бұрын
@@user-zz4mg1yz5i adoo raalia Maan helayaa
085 | Basaasaddii Ingiriiska | Sida ummad loo dhiso loona burburiyo!
47:20
043 | 03 | Sirta awoodda qarinta ujeeddooyinkaaga.
41:47
Sahan Podcast
Рет қаралды 67 М.
My little bro is funny😁  @artur-boy
00:18
Andrey Grechka
Рет қаралды 13 МЛН
Was ist im Eis versteckt? 🧊 Coole Winter-Gadgets von Amazon
00:37
SMOL German
Рет қаралды 29 МЛН
THEY WANTED TO TAKE ALL HIS GOODIES 🍫🥤🍟😂
00:17
OKUNJATA
Рет қаралды 13 МЛН
Jawaab-Quman-Celinta Degdegga ah! | Qisooyin | Q. 1aad.
12:23
10KA SABABOOD EEY UGUULEYSTAN DADKA XIRIRAN AMA AFKA GAABAN.
11:27
Qaadi Channel
Рет қаралды 24 М.
082 | Sirta ruuxda | 2 buug iyo 20 magac | Nafaha Dilan!
33:38
Sahan Podcast
Рет қаралды 30 М.
Shaxda noqoshada Laba xaniyood !
17:55
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 73 М.
DOOD: Ayaan Hirsi Ali vs Richard Dowkins | Mulxid vs Mu'min
40:29
7 Nolosha 20 Jirka Ku Adkaysa - Sannadka kuugu xanuunka badan
18:06
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 28 М.
051 | 11 | dadku mar walba ha kuu baahnaadaan | Sirta awoodda
20:16
Sahan Podcast
Рет қаралды 41 М.
My little bro is funny😁  @artur-boy
00:18
Andrey Grechka
Рет қаралды 13 МЛН