Booqashada Sacaadadiin waa safka hore.

  Рет қаралды 71,670

Hereri Media

Hereri Media

Жыл бұрын

Kala Soco Barnaamijo Iyo Warbixino Ku Xiiso Galiya
Ku Xidhnow Hereri Media Goob Kasta Iyo Goorkasta

Пікірлер: 248
@daoudsaad5632
@daoudsaad5632 Жыл бұрын
Congratulation adeero ABDISALAN HERERI inchallah 1M Keep going from DJIBOUTI HANOLADO SOMALILAND 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤❤❤❤❤❤
@Aamiin.qurpawi
@Aamiin.qurpawi 11 ай бұрын
Thanks you very much 👍😊 Aad baad u mahadsantahay👍😎
@Aamiin.qurpawi
@Aamiin.qurpawi 11 ай бұрын
Insha allah 🤲❤❤🤲
@hanalander
@hanalander Жыл бұрын
Hereri waad mahad santahay inaad Republic of SOMALILAND quruxdeeda iyo nabadeeda nala wadaagtid
@guledmaxamed2529
@guledmaxamed2529 Жыл бұрын
Maashalah Dalxiis Wacan Xeebaha Galbeed Ee Somaliland Great Sacadadiin
@awdal_landtv9275
@awdal_landtv9275 Жыл бұрын
Been jooji waryaa AWDAL_LAND BEY KA TIRSAN THYE
@awdal_landtv9275
@awdal_landtv9275 Жыл бұрын
Wada riyooneysaa saylac sacadddina ceebad AWDAL_LAND
@mohamedcase9938
@mohamedcase9938 Жыл бұрын
Samaroon illahayba barakeyay ilbaxnimo iyo aqoon iiyo wanagba u dhaliyay. dhul qurux badana dajiya
@Mohamed4333Yasin
@Mohamed4333Yasin Жыл бұрын
Dhulki ciisaha ayaad sheegnyse, de marka borma ana inteyda ibane weyehe
@nuurdjama1667
@nuurdjama1667 Жыл бұрын
@@Mohamed4333Yasin haa sheegtan See nin kaa leh uur baa oo rahri samaroon baa dulka leh
@ayaan850
@ayaan850 Жыл бұрын
​@@Mohamed4333Yasinciisaha aad kasheekaynaysa ma hooyada ayuu ahaa saylac somaliland ayaa maamusha waxayna katirsantahay gobolka awdal waana dhul samaron deekalay sii cisaha aad kawaramayso
@kingmoha8874
@kingmoha8874 Жыл бұрын
Masha Allah 🥺 dhulka Hooyo qurxoona 😘😘Thanks Hereri media
@horijoogmedia
@horijoogmedia Жыл бұрын
Ninka askariga qof runti haybadii ciidanka leh dirays qurux badan
@Degaliah
@Degaliah Жыл бұрын
Aad iyo aad wa masuul
@issapresident1066
@issapresident1066 Жыл бұрын
you are a great person you made us show and travel every corner that a Somali lived and much more than that in my eyes you are the best Somali journalist and reporter you deserve a statue in your name god bless you god be with you
@hanalander
@hanalander Жыл бұрын
He is Somalilander!
@Yonis5
@Yonis5 Жыл бұрын
SACAADADIIN is an Amazing as many places suitable for tourism in our country! Thanks Abdisalam
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 Жыл бұрын
Mashalah somali dhulka iyo bada uu ALLE siiyay ee ay ka faaidaysan laayihiin. ALLE hayna tuso nimcadeena
@mahdiali5566
@mahdiali5566 Жыл бұрын
Waa Dhulkii boqortooyadii Adal Empire waa meeshii ugu horsysay er Diinta Islamku kasoo Gashi dhulka Somalida
@nrcabdi
@nrcabdi Жыл бұрын
🥺🥺😞😞Ugu horrayn. ASC. Waxaa jira dad iyaga oo aan ilaahey dhib gelin dusha iska saara oo balaayo ka maqan u yeerta balse waxa aan ka hadlayo waa sida ilaaheey igu ogyahay lanasoo ogaa karo. igama ahan iska hadal balse waa xaaladda dhabta ah ee aan wajahayo. Waxaan ahay nin dhalinyaro ah oo dhibban caafimaad ahaan iyo nolol ahaanba. qof waxbartay ayaan ahay lakiin ma ihi qof maanta cilmigiisa ka faa'iidaysan kara, xaaladda aan ku jiro aawgeed. waxa aan ku jiraa nolol rabbi mooyee cidkale aan qiyaasi karin, maanta malihi hooy iyo guri oo masaajid dayrki ayaa hooy ii ah, xitaa ma helikaro wax aan cuno maalmaha qaar, mana jirto cid idhaanta oo igarab joogta. Walaal adiga uunbaa ii garab ah maanta, duco iyo deeq waxaad awoodo iigu hiilli, si walaalnimo, islaanimo, insaanimo iyo Allah dartiah. Mobile-ka aan isticmaalayo xitaa ma haysan, balse qof walaal somali ah ayaa igu caawisay inaan helo, aniga oo rejo ka qaba in aan helo walaalo kale oo ii gurmada. Muqdisho. Lambarkayga: 252610256673 Magacaygu waa nuuriye Cabdi
@rugtamaansadasoomaalida1521
@rugtamaansadasoomaalida1521 Жыл бұрын
Hambalyo hereri Media 💯 000👏
@Fariihahaashi
@Fariihahaashi Жыл бұрын
Weriye Qiima badan halkan waad kasoo daahday balse maantaba waxyar adoo nala jooga guusha aad ka gaartay waad uqalantaa insha allaah sanadkaan 1M inaa gaartaan ku rajayn weriye qiima badan
@cabdiqaniindho6013
@cabdiqaniindho6013 Жыл бұрын
Maasha allaah tabliiqa saxaafada c/salaan hereri aduunyo badan ayaad ibartay
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 Жыл бұрын
Mahadsanid in badan cabdisalam hereri barnaamij tayo iyo taariikh badan hereri media ugu imo
@cabdirisaaqxasan7620
@cabdirisaaqxasan7620 Жыл бұрын
Hambalyo waxaan kuu gu hambalyeynaa 100 kun ee aad gaartay Runtii waad uqalan taa 100 kun Iyo waxkabadan in lagu gaar sii yo Anigu barnaamijyada kabaxa aad baan U daa wadaa hora usoco ayaan ku Lee yahay saxafigeena qaaliga ah mr hereri
@zainabessefaaricarabeeto4744
@zainabessefaaricarabeeto4744 Жыл бұрын
Abdi salaam Herari Ruug-cada Hore BBC London.
@ayishahalsomali7539
@ayishahalsomali7539 Жыл бұрын
من جد أسطورة في الإعلام. الى الأمام حفيدة شبخ مضر احمد جد الوالدة مرت من هنا،
@abdifatahebrahim3973
@abdifatahebrahim3973 Жыл бұрын
Sacadadiin I will come if ALLAH says thank you clsalaan great 👍
@zakariaguedi9261
@zakariaguedi9261 Жыл бұрын
Aad bn Ugu faraxsanahay in wariye weyn Ilaahay baa weyne c/salaan hereri gaadhay 100k
@mukhtarahmed1776
@mukhtarahmed1776 Жыл бұрын
Suxufi sare c/salaan hereri, masha allaah 100k subscrabe ayaad xidhay hambalyo
@NordinMohamed-m7y
@NordinMohamed-m7y Жыл бұрын
Congratulations journalist Herari 👏 🙌
@Ss-kl1hz
@Ss-kl1hz Жыл бұрын
Allow dhowr wadankeena qaaliga ah ee Jamuuriyada Somaliland
@gudonhassan5519
@gudonhassan5519 Жыл бұрын
Masha Allah sacdiin so cute 🥰😍👋 Ismuujiaya re saylaca
@suhaybcabdicasiis6221
@suhaybcabdicasiis6221 Жыл бұрын
Congratulations millions times Herari media hore usoco ❤️💯
@Aamiin.qurpawi
@Aamiin.qurpawi 11 ай бұрын
🤲❤❤MASHA ALLAH❤❤🤲
@Aamiin.qurpawi
@Aamiin.qurpawi 11 ай бұрын
Insha allah ❤❤🤲☝
@baaziyare
@baaziyare Жыл бұрын
Hambalyo 100k hareri next angola o jogto aya kasugna war bixinteyda🇦🇴
@abdikhadarmohamed1762
@abdikhadarmohamed1762 Жыл бұрын
Masha ALLAH Masha ALLAH Masha ALLAH Hambalyo Abdisalan hereri
@Dr.Shucayb
@Dr.Shucayb Жыл бұрын
Congratulations for 100k subscribes Wariye sare Abdi salaan herreri Hore u soco wll waxan kuu rejeyna in aad dhaqsa gaartid 1M subscribe insha Allah
@aragwaafi5886
@aragwaafi5886 Жыл бұрын
Congrats the best journalist ever, you deserve it 100 k
@bacirhassan3553
@bacirhassan3553 Жыл бұрын
Boqolkiibaan xirnay malyankana waan gaaraynaa. Adiguna mahadsanid. Cabdisalaam yare
@dheereyechannel
@dheereyechannel Жыл бұрын
Hareeri media 100k congratulations go forward ☝️💯💯👍
@ahmedAhmed-dk4iq
@ahmedAhmed-dk4iq Жыл бұрын
Well done cabdisalaan hareri hore u soco keep going brother
@am3nkaldar833
@am3nkaldar833 Жыл бұрын
Congratulations 🎉 anigoo ah dawadayasha ugu horeayay ❤
@Ilyaasabdirahman
@Ilyaasabdirahman Жыл бұрын
Hambalyo hambalyo hambalyo guuleyso hereri 🥰🥰🥰🥰😊😊😊😊😁😁😁
@yaasir1936
@yaasir1936 Жыл бұрын
Hereri Coming Soon 500K Insha Allah , Legend Cumaamadad Lama Haysan Karo
@abdihakimmmohamud7230
@abdihakimmmohamud7230 Жыл бұрын
100kun ayuu isku taagay. Dee Hererow maanta dadka uqabo bakhtiyaanasiib oo dadka hadyado gudoonsii.
@lukaasmar8611
@lukaasmar8611 Жыл бұрын
Macha allah dhulkiina wapa qurux miiran
@cabdixakiinmaxamed4886
@cabdixakiinmaxamed4886 Жыл бұрын
100k congratulations 🎊 Hareri
@nimcokeyse383
@nimcokeyse383 Жыл бұрын
Asc mansha Allaah Tabarka Allaah waa barmamish fican o wanagsan 🌹❤️🌹👍👍👍
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 Жыл бұрын
Maasha Alaah dhulku qurux badanaa
@issapresident1066
@issapresident1066 Жыл бұрын
waxaad tahay qof weyn oo aad naga dhigtay inaan tusno oo u safro gees walba oo uu ku noolaa qof Soomaali ah iyo in ka badan inta aan indhahayga ku hayo waxaad tahay saxafiga iyo weriyaha Soomaaliyeed ee ugu wanagsan waxaad mudan tahay taallo magacaaga lagu taallo illaahay ha ku barakeeyo.
@hanalander
@hanalander Жыл бұрын
wax somaliyeed la yiraahdo majiro waxa u jeeda dadka afka somaliga ku hadla. Hereri waa Somalilander sidaa ogow
@gaanitm1095
@gaanitm1095 Жыл бұрын
@@hanalander 🤣 yahuud miya tahy ...
@hanalander
@hanalander Жыл бұрын
@@gaanitm1095 adiga ma qadadweyn reer somalia-italia ayaad tahay🤔🤔 waayo reer somalia-italia waxa laga dhargiyay kacaan fascist propaganda: Somaliyeed, Somaliweyn, Somalinimo BS. Waa Kacaan ideology been iyo fascist ku salaysan Abdi salan waa nin reer Somaliland ah.
@isramohamed5285
@isramohamed5285 Жыл бұрын
Masha Allah Aad bay Uquruxbadantahy
@profalcadaala
@profalcadaala Жыл бұрын
HAMBALYO USTAAD 100k Iyo ka badan waad u Qalantaaa
@lolbaba2493
@lolbaba2493 Жыл бұрын
Sacadadiin inshallah maalin waan soo booqan my favorite beaches ⛱️
@mostafaqoob2217
@mostafaqoob2217 Жыл бұрын
Congratulations millions millions times adeer daawanaayoow waa dalkaagi mansha allah
@ahmedyasein29
@ahmedyasein29 Жыл бұрын
Shukran adeer 🥰
@quruxoday533
@quruxoday533 Жыл бұрын
Beautifull love it dalkeena nimcaa taala
@blessingchanne1866
@blessingchanne1866 Жыл бұрын
Sacadudiin was a brother of fakhrudiin and he ruled berbera and zeila
@MoustaphaBenchideh
@MoustaphaBenchideh Жыл бұрын
Hereriyow, jasiiradaha Sacaadadiin weynu ka dharagsanahay ee soomaalida af-Bortuqiiska ku hadasha ee dhaymanka 💎 ka gurata dalka Angoola 🇦🇴 warkooga i taabsii.
@jamaahmed2600
@jamaahmed2600 Жыл бұрын
Waan ku salaamay wariye sare hereri
@gulaidismail4584
@gulaidismail4584 Жыл бұрын
Guul Somaliland Guul
@mahamoudahmed4831
@mahamoudahmed4831 Жыл бұрын
congratulation abdisalam hereri from djibouti
@amalmuse4069
@amalmuse4069 Жыл бұрын
Keep going Hereri maanta ma Awdal baa
@caawiyemedia6167
@caawiyemedia6167 Жыл бұрын
Abdialan hereri aduuyadii waad dhmay say masha allah cimrigag oo ragay abdi salan hereri haku gadh siiyo
@cabdisalaanwarsame9448
@cabdisalaanwarsame9448 Жыл бұрын
Jaziirada sacaada diin oo saylac hoos tagta,mahadsanid cabdisalam hereri.
@Aymanvlogs252
@Aymanvlogs252 Жыл бұрын
Congratulation adero cabdisalan hereri 100k subscribe 🎉❤
@abdifatahibrahim5399
@abdifatahibrahim5399 Жыл бұрын
Horumar wacan aabe hareeri🥰
@Degaliah
@Degaliah Жыл бұрын
Congratulations for 100 subscribers insha allah 1M
@abdiwaasacqorshe7195
@abdiwaasacqorshe7195 Жыл бұрын
Congratulations in 100k subscribers 👏 I hope so far.🥰
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 Жыл бұрын
Mash allah legend great program as always
@shaakirabdi9422
@shaakirabdi9422 Жыл бұрын
Somalida ilaahay dhul wanaagsan ayuu ku manaystay lkn ma amiinsana oo kama mahadiyaan wadamada inala jaarka sida Ethiopia aad bay urabi lahayeen inay helaan xeeb sidaan ookale u qurux badan wayna ku haminayaan inay mar uun bad gacanta ku dhigaan ee ku mahad naqno hambalyo herari 100k subscriber eed gaadhay
@maproukamahamed4464
@maproukamahamed4464 Жыл бұрын
Ethipia wa dawlada kaliya een la hayn bad hadana samaysaty ciidan bad walhi wan haysana dhulka an ka Tajiri karto lkn de Nasip xumo ma naho dad wax qabsada dawladuna noma Rano oo nama dhanto anakoo sidii dekadii GAracad ee daarod iska wax ku qabso Samysana mahee
@hanalander
@hanalander Жыл бұрын
@@maproukamahamed4464 halkani waa Republic of Somaliland. maaxaa meesha keenay Garacad
@dhalinkaabechannel
@dhalinkaabechannel Жыл бұрын
Congratulations the best somaali journalist .
@shantasomaliyedigabadan7588
@shantasomaliyedigabadan7588 Жыл бұрын
Mansha allh qurux badana alle dhulkena alle hayno dhowro
@abdialiyarow
@abdialiyarow Жыл бұрын
*congratulations mudane 100k*
@mohamudnur8607
@mohamudnur8607 Жыл бұрын
Congratulations Herari Media, 100k subscribers, Mudo Gaaban ayaad ku gaadheen
@wllsaacid0461.
@wllsaacid0461. Жыл бұрын
Congratulations 🎉 🙏🙏
@hayaan2418
@hayaan2418 Жыл бұрын
Ceel sheekh ku xigsii huuno
@MohamedIbrahim-vs2wf
@MohamedIbrahim-vs2wf Жыл бұрын
Mashaa allah qurux walahi
@hassenabdullahi6487
@hassenabdullahi6487 Жыл бұрын
Congratulations for 100k
@fataaxcabdifataax807
@fataaxcabdifataax807 Жыл бұрын
Jubada hoose jasiiradah ku jaala soo booqo abdisalaa 1 Kooyame . 2 Jawaay julaay . 3 MadhawO. 4 Kudhaa buur gaabo
@suhaybaxmed3313
@suhaybaxmed3313 Жыл бұрын
Somalia waa cabsi cabsi la iskuma aamini karo
@hassanahmed898
@hassanahmed898 Жыл бұрын
Abwaan Dacar Qaybtii 3aad 🙏, Qosolbaan u baahanay Abdisalan Hereri
@yaasinahmed43
@yaasinahmed43 Жыл бұрын
Masha allah dhulkeena somaliland
@MohamedElmi-ly1dv
@MohamedElmi-ly1dv 8 ай бұрын
Dhulka somaliyeed sacadadiin ba ugu qurux badan putland sido kale meelo qurux badan ba ku yaalo
@ayishahalsomali7539
@ayishahalsomali7539 Жыл бұрын
Loved it.
@dhalinkaabechannel
@dhalinkaabechannel Жыл бұрын
Congratulations for 100k subscribers
@koosaarfaisal1571
@koosaarfaisal1571 Жыл бұрын
100k congratition
@ahmedMohamed-df2ye
@ahmedMohamed-df2ye Жыл бұрын
Hambalyo 100k
@shafieomer7389
@shafieomer7389 Жыл бұрын
Hambalyo 100k subscribers intaa iyo ka badan wa u qalanta hore usoco legend❤
@daahircabdikorme490
@daahircabdikorme490 Жыл бұрын
1000 ayuu uqalmaa
@shuceeybaxmad3447
@shuceeybaxmad3447 Жыл бұрын
Dhuka soomaalida illaahey makaniyay oo bad iyo barin iyo wabiyo ah illaahey ayaa qeeraad kabuuxshoo qurux doodana idhaha aan laga wada buuxsankarin baa illaahey namaka niyoo umadabadan oo daris nala ahna oo kumanaan jeer nagu soo laba jibaarma ay ka ooman yihiin soomali oo illaahey ku maneestana ay arki la yihiino waxaan qiimalaheen oo qeerkeen inaga reebay baan is ku qiireenaayo qaarba qaarka kale ayaa u muuqdoo oo qoodha ayeey is ka jarayaan qaadiroow ilaahow waxaan nahay qoom wada dhashoo qeeraadkaad kumaneey satay arki waayoo qaadiroo ilaahow qabiilkan naragaad saday ee qeerkeen naga reebay adaa naga weecin karayoo qaadiroow ilaahow quruumaha nagu xeeran ee naga quwada ween intay san naga maquunsan qeey raadkaad nagu maneeysatay qaadiroow ilaahow quluubteena isku fur qoom wada dhashay baan nahnay oo qabiil uu qurun sadayee qaadiroow ilaahow somaali oo idil mid gumeesi uu wili haystiyo mid lixdankii xoroobay adiga uun bay ku caabudaanoo moowloow ilaahow mar uun midee oo magacooda mansabo sare gaarsii ilaahow aamiin
@hanalander
@hanalander Жыл бұрын
Halkani waa Republic of Somaliland. somali oo maxaa dusha iska saaray. wadankastaba halkiisa ha ku ee kaado
@danielpubg5769
@danielpubg5769 Жыл бұрын
@@hanalander Adigoo ayo ah baa ka xigsanya dadka? Halkani iidoor waxba kumalaha nayaa orod weelkaaga maydho cuqdad ku dishaye dhulkani rag baa lehe Gadabuursi maxamed case land
@hanalander
@hanalander Жыл бұрын
@@danielpubg5769 sidii dameer bilaa damiir ah iskaga cii. kula yaabi maayo oo waxaad tahay dadkii reer somalians oo amison gumaysato oo intay isxorayn lahaayeen. halkan sidii ayda uga ciyaaya. Viva Republic of Somaliland
@ayishahalsomali7539
@ayishahalsomali7539 Жыл бұрын
MashAllah
@mukhtarmaxamed5357
@mukhtarmaxamed5357 Жыл бұрын
Hambalyo c/salan 100k subscribers
@zulthanayoutube357
@zulthanayoutube357 Жыл бұрын
Way yara dagaynaysaa Ku lahaa walhi qosol baa tahay hore u soco
@diinishamzadiin103
@diinishamzadiin103 Жыл бұрын
Baraan safar u baxayaa zaylac boorama ka baxaya
@abdihakimmmohamud7230
@abdihakimmmohamud7230 Жыл бұрын
Insha ALLAAH dheh
@halimodhinbil5362
@halimodhinbil5362 Жыл бұрын
Ninka taliyah waayo wll
@abdihakimmmohamud7230
@abdihakimmmohamud7230 Жыл бұрын
@@halimodhinbil5362 waa anaga wllo.
@halimodhinbil5362
@halimodhinbil5362 Жыл бұрын
@@abdihakimmmohamud7230 lol
@duranhassan6456
@duranhassan6456 Жыл бұрын
Aad bay ii xiiso gelisay jasiiraddan. Waxaan jeclaan lahaa in gudaheeda lagu degi karo oo dhawr maalmood lagu soo qaadan karo. Maalgashi ayay u baahan tahay runtii. Hambalyo walaal 100ka kun ee ku soo raacay. Milyan iyo ka badan waad u qalantaa.
@abdirahmanyasin5581
@abdirahmanyasin5581 Жыл бұрын
MANSHA Allah
@abdulwarsame7443
@abdulwarsame7443 Жыл бұрын
MASHALLAH Mashallah Mashallah ❤ ♥ 💖 😍 💕 🙌 ❤
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 10 ай бұрын
Cajiib.
@fowsiyohussein5150
@fowsiyohussein5150 Жыл бұрын
Congratulations 🎉 I hope you🎉🎉🎉🎉🎉 🎉🎉🎉 herari
@naimayuusuf8660
@naimayuusuf8660 Жыл бұрын
Hambalyo hambalyo herari media.
@abdirahmanaidid1289
@abdirahmanaidid1289 Жыл бұрын
Kkkkkk cabdisalan sxb. Adigu waxad racday. Lash caadiya anagu waxanu racnay bufumo oo yar ooanoku sarnayn 56 oo ilahay naga biyiyey inat nagu daloshantay baadwayn
@Geyre02
@Geyre02 Жыл бұрын
Masha Allah Xeebaha Somalia Aad bey Uqurux badanyihiin
@gorgoryare2022
@gorgoryare2022 Жыл бұрын
Dhulka beesha sheikh ciise quruxbadna ❤️❤️❤️
@waleedmohamed3311
@waleedmohamed3311 Жыл бұрын
Guda biirsey baa ubadan hada.
@nuurdjama1667
@nuurdjama1667 Жыл бұрын
Dulka samaroon baa leh sorry
@gorgoryare2022
@gorgoryare2022 Жыл бұрын
@@waleedmohamed3311 badneesho maxay ah dhulkan waa lama dagan cid ma dagto ee lkn dhul ciise un abti
@gorgoryare2022
@gorgoryare2022 Жыл бұрын
@@nuurdjama1667 hye waxba ma kala lihiin inadeer
@engsayidmohamed7527
@engsayidmohamed7527 Жыл бұрын
Mashalllla somaliland force
@mahdimohamed6695
@mahdimohamed6695 Жыл бұрын
Ninka badaas ilaahay siiyey oo baahi ugu cararay oo bad kale ku dhintay bal ka waran Ilaahow umadeena badbaadi
@somalia1142
@somalia1142 Жыл бұрын
Muuqaal dheer mudane
@munaibrahim8226
@munaibrahim8226 Жыл бұрын
Isha Allah 2023 you hit 1million subscribers
@arwamustapha8969
@arwamustapha8969 Жыл бұрын
Mansha allah
@ahmedabdi4396
@ahmedabdi4396 Жыл бұрын
Mansha Allah
@abdihakimcade9023
@abdihakimcade9023 Жыл бұрын
Somaroonku Maluuqadii raxan wayta. Ayay ku hadlayaan waamaxay Gasiirad jaaziirad weeyi
@SAKARIYE_OFFICIAL
@SAKARIYE_OFFICIAL Жыл бұрын
Commontigi ugu horeeyay bin kuqabo hereeri
@layladheman6534
@layladheman6534 Жыл бұрын
Mnsh allah goor ronbad KZfaq saneeystay
Tahriibkii rafaadka badnaa ee Afrika ilaa wadanka Maraykanka.
30:13
Hereri Media
Рет қаралды 356 М.
Kiiska Ardaygii lagu dilay Muqdisho iyo Maxkamadda Ciidamada..
22:35
Somali National Television
Рет қаралды 14 М.
HOW DID HE WIN? 😱
00:33
Topper Guild
Рет қаралды 37 МЛН
Incredible magic 🤯✨
00:53
America's Got Talent
Рет қаралды 50 МЛН
ОСКАР ИСПОРТИЛ ДЖОНИ ЖИЗНЬ 😢 @lenta_com
01:01
Вечный ДВИГАТЕЛЬ!⚙️ #shorts
00:27
Гараж 54
Рет қаралды 14 МЛН
SACADADIIN SAYLAC ISLAND VLOG 🏝
16:09
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 155 М.
Sheekooyinkii ugu layaabka badnaa Iyo Ugaaska Angola
20:29
Hereri Media
Рет қаралды 125 М.
Saylac | Magaalo cajiib ah | Masjidka Qiblataynka :
20:06
OGAANSHO
Рет қаралды 280 М.
Hereri iyo South Africa Part 6
46:30
Universal TV
Рет қаралды 59 М.
Fursadaha ganacsiga ee Somalida uga banaan wadanka Rwanda.
14:05
Hereri Media
Рет қаралды 59 М.
Jasiiradaha Ceebaad. iyo Sacaadadiin..
12:34
Qays Qeyser
Рет қаралды 511 М.
HOW DID HE WIN? 😱
00:33
Topper Guild
Рет қаралды 37 МЛН