Maxaa Kaa Qarsoon oo Ka Socda Nairobi Islii Sheikh Farax Jeenihaar

  Рет қаралды 11,917

Safiirka Islaamka

Safiirka Islaamka

Ай бұрын

Please Subscribe Ku Waa Taageeraha Qeyrka Ee Ha Illoobin.
Like and Share Tuna Waa Hel Ajarka aan Helno Mid La Mid ah
Comment Kuna Waa Nasii Caqliga Kaa Buuxa Oo Na Dhiiri Gali
Waad Ku Mahadsan Tahay Booqashadaada Jazaakallaahu Kheyran......
• Sh Umal Oo Daah Furay ...
• 10 Xaqiiqo Oo La Yaab ...
• Waa Kuma Sh Xambali Wa...

Пікірлер: 45
@Hayaannabadeed
@Hayaannabadeed Ай бұрын
Shiikh Faarax Shiikh Maxamed shiikh Jeenihaar salaan aad u qiima badan baan kuu soo gudbinayaa. Sheekhu waa kabiirkaygii aabihiis oo ah Macalinkii igu saamaynta badnaa noloshayda ayaa dhalay. Sheekha waxaa iigu dambaysay waqti aanu aad u yarayn laakiin wuxuu i xasuusiyey Macalinkaygii oo aan nolol ku ogaa2sanno ka hor. Sheekh Faarax aabihiis asalkiisuba waa dad culimaa uduun mo oo wanaagan.
@ahmedkhalif3850
@ahmedkhalif3850 Ай бұрын
May Allah Increase Our Iman Give Us Taqwa and Make Our Rizik Halal. (امين يا الله)
@shukrishiresiyad2623
@shukrishiresiyad2623 Ай бұрын
Wcs Culumadeena wallahi waa waxa aanan Nairobi u jecleyn mooto Nin lala raacaayo ilaahey gabdhaha ha noo Asturo
@IRIR-SAMAALE_114
@IRIR-SAMAALE_114 Ай бұрын
Sheekhoow culimadii qaarkood ayaa guryo ka sii dhisaayo iyaga oo jeebkooda fiirinaayo.. Umadda soomaaliyeed ha loo dhiso wadankooda oo ha lagu soo celiyo.
@hibaqkhalif
@hibaqkhalif Ай бұрын
حسبنا الله ونعم الوكيل على الله توكلنا لاحول ولا قوة الا بالله العلي العظيم
@SheikhMohamed.
@SheikhMohamed. Ай бұрын
Insha Allah xilli aad u dhaw waxa rajeenayaa in dalku hagaago, haloo diyaar garoobo in laga guuro meshan urtay, dalkiina iyo magaaloyinkiina kaalaya dhista. Culumo isku sheegta macaan jecesha ah ee nairoobi ku naaxay, wwx diin kama oga mana ka run she3gaan dacwada. Waa rag ku shaqeesanaya diinta oo aduunyo ku badashay.
@bulohus8548
@bulohus8548 Ай бұрын
Maasha Alllah ❤waxan u jeedaa - Macalinkaygii ‘Kitaabka mustalixul- Xadiis, Maxalin Farah jeeni haar ❤❤ Waa kuslaay Macalin ‘Salaam in - America ‘Aad baan kuusalaamay ❤’
@sicidowarsame3552
@sicidowarsame3552 Ай бұрын
Safiirka walaal aroosyadana bal ka hadla munka iyo fawaaxish aya ka socda
@Maan3416
@Maan3416 Ай бұрын
Waar hooy walidow hablahagaa celi oo ka wr hya wxay galaan iyo wxay gudaan dardaaran nin weyn 😊 aadbad ugu mahadsantihiin culimo sida wanagsan ee aad uga hadasheen dhegihii ale waaniyo uun ba waansan 🤚🤗
@mohamedbilal950
@mohamedbilal950 Ай бұрын
Jazakallahu kheyr sheikh and it's right ✅️
@ruqiasaidfarah8159
@ruqiasaidfarah8159 Ай бұрын
Jzk llaah dhibaatooyin badan ayaa naheesto dadka iscadeenaayo oo qalad ayee ka fahmeen
@Hayaannabadeed
@Hayaannabadeed Ай бұрын
Mashaa Allah ❤️❤️♥️♥️👏👏👏
@leilabntuabdullahi9353
@leilabntuabdullahi9353 Ай бұрын
maa shaa allh wa mawaadiic muhiima waxa sheikha shegaayo alle haka dhigo kalimadiisa mid dhalinta badasho .😢
@user-cd1yu3vv7q
@user-cd1yu3vv7q Ай бұрын
Ducada badsha culumadena , ❤❤❤
@JamalYasin-kk4pk
@JamalYasin-kk4pk Ай бұрын
Shukran shiikh
@Nuursaciid-qb4yy
@Nuursaciid-qb4yy Ай бұрын
أحبّك الله الّذى أحببتَنا لأجله.
@user-bh5nl4yk3r
@user-bh5nl4yk3r Ай бұрын
Moto aya cana daan noqon wlhi wilal iyo gabdah isla Dagan
@Nuursaciid-qb4yy
@Nuursaciid-qb4yy Ай бұрын
Wlle idinkuna hasii faafina muuqaalo , aan haboonayn, sida: dumar ragg gaadada kuhaya. caal-saar...
@runeyhaji5348
@runeyhaji5348 Ай бұрын
Allah kacabsada ghabdow sheikhyada na hakuhadgudbina Allah halagabaqo insha Allah
@sumeyahusseinibrahim4624
@sumeyahusseinibrahim4624 Ай бұрын
حفظه الله ورعاه شيخ ❤❤❤❤
@fatumaqadir2238
@fatumaqadir2238 Ай бұрын
Masha aĺaah🎉❤ ,❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤`
@zeinabhirsi6071
@zeinabhirsi6071 Ай бұрын
SubxanaAllah 😢😊
@sicidowarsame3552
@sicidowarsame3552 Ай бұрын
Wcs wb walaal nayrobi waxa ay samaynayan da yarta qarkood waa wax laga xumaado
@Myworld-dn1nt
@Myworld-dn1nt Ай бұрын
Nadafada ka hdla kow iyo dugsiyada Nairobi ilamaha qoraan sii wnagsn uu barin cunuga waxa arkee 4 sano askao jiro dugsi laa geyay arkesiid 10 sano ka badan quran laa barayo ka hdlaa masajidyada Islii oo dhaan sulika misa musqusha waasaqda badan, ka hdlaa hotel lada gbdha Lagu ibiyo
@samirr546
@samirr546 Ай бұрын
Asc horta nimankan meel walba ku duloobay yey u soo dacwoodaan oo ay dhibka u sheegaan Wax ka qabta isli somalibaa u badan sida aad sheegteen dhinac walba gabdhihiinii baa la wataa u samaysta baabuur khaas ah oo aad gabdhaha ku gaysaan meesha ay rabaan kuna soo celisaan oo xaafada islii leedahay ileen meel Kata waa idinka guryaha dhaadheer ka dhisayae!!!! Ama qabiil kasta inta gabdhood ee ka joogta ha baahi tiro oo wax ay isku haleeyaan ha u samaysteen!!!!!!
@shukrishiresiyad2623
@shukrishiresiyad2623 Ай бұрын
Waan kugu raacay inta Danbe wallahi Qabiil waxaan Arkay Dubai gabdhahooda guryo u kireeya raashinka u dhiga shaqo geeya marka hadii gabadhu intaas hesho wax ey u Haloowdo oo looga faaiideyso ma jirto
@sumeyahusseinibrahim4624
@sumeyahusseinibrahim4624 Ай бұрын
Nosoduca sheqow waayo markan harakada Qabno kale Danta aya nagu Qasbtay Balse noDuca adi aya sheq ah
@aminawarsame4802
@aminawarsame4802 Ай бұрын
XUMAANTA IYO ISDILKA JOOJIYA HADAAD RSBTAAN DUMARKA INAY IDIIN HAGAAGAN
@muniiroali
@muniiroali Ай бұрын
Sheikh Waa mahadsanthy Kwrn wiilasha timaha Marka loo Jaro hadana Marka lagaro madax dhaqista ay gabar madaxa udhaqayso oo hdana face scrub u sameynayso gabar Madow ah ma banan thy Mase ?
@abdikadirali9167
@abdikadirali9167 Ай бұрын
Waxey kamid tahay munkarka foosha xun ee Nairobi ja jirto Allh noo hanuuniya dhaman inta wadada qaldan ku socoto
@kadramohamud1318
@kadramohamud1318 Ай бұрын
Asc, walaal aad Ayaan ugu xamaaday markaan Nairobi imaaday oon arkay gabdhaha walaalaheey sidaas sameynaya magaca gabdhaha ayeey nooga dheeleen. Fadlan wacyi galinta hala badiyo gabdhaha mootada saaran hadii lagu arko culumada hakadajiyaan hana lawaaniyo.
@aminawarsame4802
@aminawarsame4802 Ай бұрын
XISHOODKA AAD RAADINEYSAAN WAXAA KA HOREEYA NABAD INAY DALKOODA LOOGA DHIGO DALALKA LOO QAXAY AYAA DHAQANKOODA LA QAADAN HADEYDAN WADANKII NABAD AYDAAN KA DHIGIN
@kenedidhadi8701
@kenedidhadi8701 Ай бұрын
Micnaha dalka loo qaxay hadii dumarka isku galmoodan iyagana way qaadanayan dhaqanka miya. Subxan'Allah soomaaliyeey xishooda
@khadraali8373
@khadraali8373 Ай бұрын
Nimanka Somalida markay kufashilmeen masuuliyadodi bay dumurkaas dayacan ee dal iyo rag midna haysan kumash quuleen
@kahagedi1559
@kahagedi1559 Ай бұрын
Subxaanalaah waa dhaqan xumo tii ugu weynayd.
@Mahmed-td2bk
@Mahmed-td2bk Ай бұрын
Somalida badankedu afka ayey ka sheegtan diinta hadana waxa socota kibir lagu kibrayo nimcada allah ku siiyey aduunyada dalkoodii wey burburiyeen dal kalana karaamo kuma hsystaan weydinkaa arkaya mediyaha hableheenii oo ka sheekeynaya kuna faanaya sida loo fuulo oo qaar leyuhin mid bahal weyn wata ayaa i helay markaa somalida waxan leeyahay maanta waa if berina akhiro allah ayaa lays hortagayaa inteena nool meys badh qabanaa allah aan u toobad keeno dhamanteen
@binkhalifamohamed3722
@binkhalifamohamed3722 Ай бұрын
Runta hadii lasheego dacwada Nairobi aad bey uliidata, waxan saas uleeyahay nabiga s.a.w wuxu mar walba wacdin jirey saxaabada laakin wuxu aad u focus gareyn jirey dadka an muslimka ahayn. Sidaas darteeda bulshadan kenyanka ah qof dacwada ufidinaxya majiro.
@ilwaadinasheikh
@ilwaadinasheikh Ай бұрын
gabdhahan waxa fiican inay racaan bolt ama uber waaba raqiis wayna ka save santahy mootada
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 Ай бұрын
Dhax da ayay qabsanayaan ninka motada wada heey boowe waasidee Nairobi 2004 ayaa iigu danbaysay section 3 Islee. Waxan majirin barigaas
@khadramahdi4116
@khadramahdi4116 Ай бұрын
Maxay Raacaan motad dantaa ku Qabataye
@shukriarraye8243
@shukriarraye8243 Ай бұрын
Ee maxaa wax loogu Qaadan waa yaye Dacawadiina Maxaa Qaltan Gabdhahaas waa Faqri aa u geeyaye dadka xoolaha Heesto sagadkooda iyo sadaqadooda ha ku Tifaacan umada😂 dhibaadeeysan
@user-bh5nl4yk3r
@user-bh5nl4yk3r Ай бұрын
Gahbda garob ama gashanti inta xafadoda kaso tagan wil laa dagayan oo aji nab kaa aag
@hodannuur4191
@hodannuur4191 Ай бұрын
Dumarkiin baabuur la raaco I gada😂😂 OO masuuliyada idiinka saaran arinkaas dayacay😂😂 Anaga bus ama baabuur ayaan Raacnaa am train 😂😂 Marka sameeya baabuuro la raaco OO bil ama sbuuc loo goosto tick. markaas dumarka ma raacayaan mooto😂😂 Dumarkiina idinkaa dayacay OO dalka dumiyey OO nabaday in aan wadamada shisheeyo dawarsano ama mooto raga la Raacno😂 Wax kasto sababta ku imaadeen fiiriya OO xal u keena😂😂 Baabuuro la raaco I sameeya Hadii kale Iska dhaafa dadka aad idinka dayacdeen😂😂. Maxaa loo waayey dadka allah dhaqaalaha siiyay in umadooda u caawin la yihiin😂😂. Soomaalida waxeey dhahdaa waari meeysidi wax hakaaharo. Marka maxaa loo waayay qofkasto in uu u gargaaro gabadhiisa haduu dhibsanaayo in la raaco mooto😂😂 Bus la raaco OO magaalo kasto tago ayaa la idinka rabaa Hadii aad diideen mooto in laraaco😂😂 Gabadha Soomaaliyeed ma mudno in mooto raacdo laakiin danta ayaa biday OO ma awoodo in baabuur I jaarato maxaa yelay sheekada Waxeey maree rooti hadaad weydo cake Iska cun😂😂
See What SOMALIS are doing in KENYA 🇰🇪
25:45
AFRICAN TIGRESS
Рет қаралды 243 М.
Waa Kuma Sheikh Muxamed Idiris Waxaa Iigu Naxdin Badnaayd Markaan...
28:52
He sees meat everywhere 😄🥩
00:11
AngLova
Рет қаралды 11 МЛН
100❤️
00:19
MY💝No War🤝
Рет қаралды 14 МЛН
Пробую самое сладкое вещество во Вселенной
00:41
Islii xaafada soomalida ee Nairobi Kenya 🇰🇪
16:13
Dhakhtarrr
Рет қаралды 129 М.
ISBEDEL WAYN OO KU YIMID ISLII - EASTLEIGH, NAIROBI, KENYA
12:48
Explore Somalia with Said Fadhaye
Рет қаралды 51 М.
Kuma Ayuu Ahaa Sh.Maxamedrashaad:Illaahoow  Dhul Gaalo Ha Igu Dilin !!!
34:19
He sees meat everywhere 😄🥩
00:11
AngLova
Рет қаралды 11 МЛН