Xikmadaha Ad'ham Sharqaawi | qoraaga Waan Ku Salaamay Saaxiib.

  Рет қаралды 33,331

Sahanka

Sahanka

4 ай бұрын

Linkiyada bareheenna bulshada oo dhan
KZfaq: / @sahanka97
Podcast: / @sahanpodcast97
Facebook Page: profile.php?...
X (Twitter): AadanSahan?t=ctff
Instagram: / aadan_sahan
Snapchat: www.snapchat.com/add/aadan-sa...
TikTok: www.tiktok.com/@aadan_sahan?_...
Buugteenna soo baxday:
1- Hayaankaygii Rumaynta.
2- Dabadeed Qofna ma Hadhin.
3- Loollan.
4- Faca koraya.
5- casariye.
6- Waan ku Salaamay Saaxiib.
7- Waayaha Daanyeerta.
8- Ismalure.
Buugta inoo soo baxaysa sannadka 2024ka idam Alle:
1- Dagaalka Basaasyada ee Qarniga 21aad.
2- Saykoolojiyadda Jamaahiirta.
3- Hadhkii Madoobaa.
4- الإسلام بين الشرق والغرب
5- بروتوكولات حكماء الصهيون
6- المؤامرة الكبرى
7- الشيطان يحكم
8- اعترافات عشاق
9- في الحب والحياة
10- إسرائيل البداية والنهاية
11- وبالحق أنزلناه

Пікірлер: 58
@Walaalka-nz2py
@Walaalka-nz2py 4 ай бұрын
Adham sharqaawi iLaahey ha u dambi dhaafo🤲wlhi waa qoraa aad u aqoon badan
@omermohamed-yt2ct
@omermohamed-yt2ct 4 ай бұрын
Ramadan kariim inta ku xidhan aadan sahan alle ha inaga dhigo kuwo ku camal fala
@user31451mohamed
@user31451mohamed 4 ай бұрын
Mararka qaar dhibaatada in sideedaas lagu daayo ayaa ah xalka ugu wanagsan ee loo helayo laamaha qaar hadii aad istidhaahdo toosi waad jebinaysaa hadii se aad sidoodaas u deyso iyaga oo qalooc uu ku jiro ayay midho dhal noqonayaan,,,I love this❤📚📖
@idil5758
@idil5758 4 ай бұрын
Markaan arkay waan soo orday adham sharqaawi waa nin aan taageero m.a❤❤❤❤
@SafaAhmet-bv5my
@SafaAhmet-bv5my 2 күн бұрын
Adham sharqawi , qoraaga aan ugu jeclahay qorayasha carbeed❤
@Garaad-
@Garaad- 4 ай бұрын
Mashaallah Waa halyeey nool , oo da' yar ah ..... allah xafido wllkeen
@MaryannMuxumad
@MaryannMuxumad 4 ай бұрын
Waan ku salamay taliye ❤
@HiboApdurashiid
@HiboApdurashiid 2 ай бұрын
taariikhda adham sharqawi ka soo hadal wll sahanow❤❤
@mahamudh6983
@mahamudh6983 4 ай бұрын
Ninkan qalinkiisa Alle wuu barakeeyay Alle ha dhawree, ree falasdiina si unbay u baraysanyihiin ayad is dhihi mararka qaarkood
@abwanjokar6365
@abwanjokar6365 4 ай бұрын
Aden sahanow garissa kaasoo salaamayaaa
@NuuraYhye-jl7qz
@NuuraYhye-jl7qz 22 күн бұрын
Buug xagee ka helayan
@Huda.999
@Huda.999 4 ай бұрын
Masha Allah xikmadaha aan waan jeclahay aad baan u akhriyaa balse amarka illaahay aadna uma xasuusto inta badan!🤔
@user-ey4ux4th3e
@user-ey4ux4th3e 4 ай бұрын
ماشاءالله تبارك الله فيك يا أستاذ
@Garansho
@Garansho 4 ай бұрын
Ramadan Mubarak 🌙
@hamzamahamed2419
@hamzamahamed2419 4 ай бұрын
Dhambalada quranka wnku salamy saxib casariye buug ka macan waligay ma akhrin wxn jeclaan laha buugta kale e uu qoray inad noso turjuntan
@____Cumar____
@____Cumar____ 4 ай бұрын
"Waxa jira wax ka daran dambiga waana ku adkaysigiisa" waxaan arkayey adiga oo qoraal kaga hadlaya heesaha iyo xalaalnimadooda inkasta oo aanad si fadhida u sheegin oo aad tiri weli waan soo baadhayaa hadane wuxuu qoraalkaagu u muuqday mid tilmaamaya inay heesuhu banaan yihiin, waan kaa war sugayaa halka aad ugu dambayn dhigtay mas'aladaas adi ahaan.
@axmedcumar8907
@axmedcumar8907 4 ай бұрын
Heesaha howl maalmeedka oo howsha laysku dhaafiyo , hooyada caruurteda u heesta ninka xoolihisa u heesa wey banaanyihin Hadey miraha anshax leeyihin ee ka laysku heystaa waa music iyo ereyada bilaa anshaxa ah
@____Cumar____
@____Cumar____ 4 ай бұрын
@@axmedcumar8907 kuwaan ka hadlaayaba waa kuwa music leh kuwa kale waa caadi hadii ay ka madhan yihiin sidaa aad sheegtay cay aflagaado ama in qabiil ama dad loogu gafayo.
@engabdihussein7596
@engabdihussein7596 4 ай бұрын
Shukran Adam Sahan, waan kula salaamey qoraaga, (Nabadgelyo iyo naxariista ALLe swt korkiina ha ahaato)
@nortaabdinoradow262
@nortaabdinoradow262 4 ай бұрын
Maasha Allah Adham Sharqawi qoraa aan aad u jeclahay
@suldaansiciid2001
@suldaansiciid2001 4 ай бұрын
Mahadsanid macalin
@yahyeali6249
@yahyeali6249 4 ай бұрын
Ustaad sobadi insha Allah xikmadaha aad bay ufica yihin
@hodoali5714
@hodoali5714 4 ай бұрын
Jazaka allhu khayr wlo Alle haku barakeeyo adiga ii barey ad ham imika waxaa aan wada oo aan akhriya imika wanku salaamay saaxiib 🎉wale buug ma yahay ❤
@dagan12349
@dagan12349 4 ай бұрын
Masha allaha mahadsanid
@khalilmaxamedabdi4124
@khalilmaxamedabdi4124 4 ай бұрын
Good to hear from you brother
@user-zi5hf4yy7e
@user-zi5hf4yy7e 4 ай бұрын
M.a keep going wll ❤🎉
@xaliimogeedi3204
@xaliimogeedi3204 4 ай бұрын
Masha allaaah
@williamwilliam1337
@williamwilliam1337 4 ай бұрын
Waanku salamaay saxib ❤🎉
@sharifmohamed5992
@sharifmohamed5992 4 ай бұрын
M.a guuleyso sxp
@TAHALIILMAXAMED
@TAHALIILMAXAMED 4 ай бұрын
M.a wll
@Xaali95
@Xaali95 4 ай бұрын
Waw! Xikmadaha qaarkood inaan video ga pause u dhahay noqotay saan u liqo.
@user-xl5hs4xr9m
@user-xl5hs4xr9m 4 ай бұрын
Sahanka xogaha mid ka mid ah Chanels ka aan ugu jclhy❤ noooow ilaa inta aad ka dhimanayso
@BaasheAbdilahi
@BaasheAbdilahi 4 ай бұрын
ما شاءالله صاحب آدم وجعلك الله من أهل الجنة wa ku tagera zxp❤
@AbdirahiimYousuf
@AbdirahiimYousuf 4 ай бұрын
LeGenD SahanKa
@user-cd1np1lo2k
@user-cd1np1lo2k 4 ай бұрын
Sahanka xoga iyo ogaansho ogalka dunida ogaal cusub dulmi did anaga production hal fakir ayeey iskaga mid yihiin iyo kuwa kale
@rashidafarah3220
@rashidafarah3220 4 ай бұрын
Alle habarakeeyo❤
@DaudAbdiAli-pd7ir
@DaudAbdiAli-pd7ir 4 ай бұрын
Cajiib aqoon yahan dayar M.allah
@sacdiyamaxamud2617
@sacdiyamaxamud2617 4 ай бұрын
AD'HAM IYO ADAN❤❤❤
@ClxakiinMukhtaar
@ClxakiinMukhtaar 4 ай бұрын
❤❤❤ 2:06 2:09 2:10 2:11 2:11 2:11
@Maxamedculimoh
@Maxamedculimoh 4 ай бұрын
Maxaad buug noo soo wadaa zxp
@anfacwarsame
@anfacwarsame 4 ай бұрын
Hada waa inaan sodohdey raali geliyaaa😂 , Allow noo kaalmee
@Czetttt
@Czetttt 4 ай бұрын
Buugiisa "نحن نقص" maad noosoo turjuntid Adaanow saxiib.
@ahmedsh.mohameddaahir8784
@ahmedsh.mohameddaahir8784 4 ай бұрын
Aadan sahan ustaad waxaad Noosoo diyaarin lahayd Barnaamijyo Diiniya
@leaderzimba4344
@leaderzimba4344 4 ай бұрын
7:33
@budulchannel8368
@budulchannel8368 4 ай бұрын
Sxb adaan sahan sxb Hal su aal ah ayaa kuweydiyaa waxaa kuweydiyaa sxb halkee waxyaalahan kasoo xigataa Malin kasto iyo waqtigeyga oo dhan adiga ayaa ku dhageysta wax akhriska malmahan waan akhriyaa buugka side loo qulaasaaya sxb
@JeelanCrashiid-lt2hq
@JeelanCrashiid-lt2hq 4 ай бұрын
ystaad Aadaan umahasan thy
@user-pb5jp5zz2m
@user-pb5jp5zz2m 4 ай бұрын
Horta Somali you tubers wllhi decuntry mayqaanaan miya sida decuntry wadan kusaabsan
@Ayaann3
@Ayaann3 4 ай бұрын
🎉😊
@user-sf5tu9dp6s
@user-sf5tu9dp6s 4 ай бұрын
ZXP ADAN SAHAN WAN KUSALAMAY INTAA KADIB WAXAN KACOD SANAYAA INAAD NOOSOO BAXISO VIDEO GAN OOKALE INAAD NOSO BADISO THANKS.
@Axmeds222
@Axmeds222 4 ай бұрын
❤❤❤
@KokoXaji
@KokoXaji Ай бұрын
Sorry😢
@Abdimahat16
@Abdimahat16 3 ай бұрын
Geerada Aad Ayeey u Xanuun Badantahay lknse Waxaa ka sii Xanuun Bada Kuwa qalbiyadeena ka Dhinta Iyaga Oo Nool
@user-qj4xs9my4r
@user-qj4xs9my4r 4 ай бұрын
First one comment
@AliAhmed-oz4iw
@AliAhmed-oz4iw 4 ай бұрын
Podcast dark phys noo badi wll
@ismaaciiljabad5434
@ismaaciiljabad5434 4 ай бұрын
5:36 Aad haloogu fiirsado waa pointiga ugu mudan! Plus: 6:02
@sacdiyamaxamud2617
@sacdiyamaxamud2617 4 ай бұрын
AD'HAM IYO ADAN❤❤🎉
@user-cd5wp2vp1z
@user-cd5wp2vp1z Ай бұрын
dhalaan nimadaydi wan ka raahiyaysan jiray in hooyaday hal bashing iixidho, is Alan aduun dag dag ugu galo bales manta aduun ka oo dhan ban ugadayaa in ay hal badhin hi xidho
@abdiwelijaffaal
@abdiwelijaffaal 2 ай бұрын
Ninkani waa fayla suuf dhab ah
Xikmadaha Maxamuud Darwiish | Abwaankii Jacaylka.
8:31
Sahanka
Рет қаралды 47 М.
Waan Ku Salaamay Saaxiib.
8:30
Sahanka
Рет қаралды 60 М.
Опасность фирменной зарядки Apple
00:57
SuperCrastan
Рет қаралды 4,6 МЛН
Became invisible for one day!  #funny #wednesday #memes
00:25
Watch Me
Рет қаралды 60 МЛН
Cat Corn?! 🙀 #cat #cute #catlover
00:54
Stocat
Рет қаралды 16 МЛН
УГАДАЙ ГДЕ ПРАВИЛЬНЫЙ ЦВЕТ?😱
00:14
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 3,9 МЛН
067 | Buugga ugu waaya'aragsan ee Soomaalida | Nin Miyi iyo Markab!
1:15:42
Shay Noloshaada Badali Doono | Fandhaal Podcast 100 |
25:25
Omar Inshar
Рет қаралды 41 М.
7 Qasaaro qofka noloshiisa ka dhigta E04
25:25
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 32 М.
Rootiinkaan Wuxuu Kaa Dhigi Laacibka Taariikhda ugu Fiican :
14:57
Xikmadaha Buhluul Murtiile.
11:07
Sahanka
Рет қаралды 155 М.
7 Qof nool ayaa tahaye ADIGU ha is xadayn
17:08
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 46 М.
Sidee aya Kaliga Wax Isku Bari Kartaa 📖📚
6:27
Dr. Abdishakur Areh
Рет қаралды 25 М.
Опасность фирменной зарядки Apple
00:57
SuperCrastan
Рет қаралды 4,6 МЛН