Shay Noloshaada Badali Doono | Fandhaal Podcast 100 |

  Рет қаралды 40,521

Omar Inshar

Omar Inshar

4 ай бұрын

Пікірлер: 127
@queenbalqisdagn6155
@queenbalqisdagn6155 4 ай бұрын
ilahow waqtiga no barakee yarabi🤲🏻🥺
@ismalura7314
@ismalura7314 4 ай бұрын
Mar walba oo ku daawadow wax ba ka faaiid mnsha alleh
@mulki6698
@mulki6698 4 ай бұрын
Ilaahey wuxuu ku siiyey 1- labo Indhood 2- caqli 3- iyo diin
@mulki6698
@mulki6698 4 ай бұрын
@@Ci___se ماشاءالله
@user-sz9cj6ee4p
@user-sz9cj6ee4p 4 ай бұрын
Maasha allaah
@Hamzaa_Fx
@Hamzaa_Fx 4 ай бұрын
Laanta hawdaa jigjiga weeyi my legend Omer
@DRSDhool-vs4gn
@DRSDhool-vs4gn 4 ай бұрын
Fandhaal podcastsl100 xalqadood midna ima dhaafin Alx❤
@Ci___se
@Ci___se 4 ай бұрын
Team omar inshar 🖐🫡
@fatmaqurux6432
@fatmaqurux6432 4 ай бұрын
👋 😂
@babygang8663
@babygang8663 3 ай бұрын
❤❤
@AhmettSh.99-pk6on
@AhmettSh.99-pk6on 4 ай бұрын
Omar inshar is the builder of All young generation of somalia
@sucdikiish8341
@sucdikiish8341 4 ай бұрын
Wll afsomali ku hadaan aan ku fa hanee🙃
@zakariyaabdi8943
@zakariyaabdi8943 4 ай бұрын
Yeah 😅
@zakariyaabdi8943
@zakariyaabdi8943 4 ай бұрын
Dab mi kataha
@user-fc2gs9ms8b
@user-fc2gs9ms8b 4 ай бұрын
Af english holac tufaayo ku hadleysaa😅😅😅
@user-yo5mt2zq9s
@user-yo5mt2zq9s 4 ай бұрын
Ogansho nio adi waa iska kaa jeclahay walal tinimo ❤🎉
@mohacali8082
@mohacali8082 4 ай бұрын
Mahadsanid wll
@ifraahabdilaahi91
@ifraahabdilaahi91 4 ай бұрын
Fadlan liketa haloo badiyo si dhalinyar badan u gaaro si loo helo bulsho dhisan insha allah mahadsanid Omar inshaar
@abdialiibrahim9469
@abdialiibrahim9469 4 ай бұрын
شكرأ استاد ❤
@umufatuma7472
@umufatuma7472 4 ай бұрын
Waa runtaa qofka hadduu dareenkiisa koobaad rumaysto wuu guulaysan
@Khurazanyy
@Khurazanyy 4 ай бұрын
Allahuma barik omar ❤
@yasirmohamed5039
@yasirmohamed5039 4 ай бұрын
Mashaallah. Fadhlan walal mikahadhli kartaa mowdhuc kusabsan doda iyo waxyalaha sababa. Waayo, dadh badhaan ayan arkey kudodhayo waxyaali macni lahayn wiliba ayago isdifacayo si ay dooda ugu gulestaan.
@bintufarxiosalah
@bintufarxiosalah 4 ай бұрын
Somalia dhanka dhaqanka waa ugu liidataa wayo waxad arkeysa 24hr hooyo lacaynaya hooyada waxa kusamee aabaha wa kuyeryahey lkn nacala hoyada kuyaal hoyadas w-s diintii baa lacayaya ilaah baa laceynaya canacaladii baa socota 24hr yaab somalia allah hasohanuuniyo dhalinyarada wan layaba runtii ani waalid iimanoolla lkn hooyo baan ahey alxm carrteyda waxan barey qof weyn in lagu afcelin inaa macalimiintiina salantaan inaa fasalka kuqeylin in laxishoodo in bananka wax lagucunin in carrurta wax lagaqadan Maalin dhaweyd wan yabey break baa losofasaxey wan ujeeda carrur baa isku cayeysey hooyada ana wasa kuweygii wey istageen kadib wey sotageen ayago quracanaya aya kamaqley abowe kii wxuu laha hooyada ana wasa wasid maxa ladhaha anigii wan yabey wxan ku iri hooyadood bey cayeen idinka hoyadiin maceyneysaan wxey dhaheen my hooyo wan jecelnahey ufiirsada marka hada ilmihii guriga kutarbiyadeeysano yaa bananka nooga dhawraya ileyn xumaan wlba wey maqlayaane yarabi nosohadee carrurtan siiba kuwa somalia wey halabeen wlhi😢
@Abdirizak_Hakim
@Abdirizak_Hakim 4 ай бұрын
M.a hooyo wanagsan Batahay allah ku gargaro hoyaday ba sida cml ii tarbiyeysay
@MaxamedTaliska
@MaxamedTaliska 3 ай бұрын
Waan idin salaamey dhanaan tiina meel walbo aad joog taan inta ku hiran ustaad cumar inshaar waxaan idinka soosalaamey baidoa janaay KGS
@Akram_Adam_Mohamed
@Akram_Adam_Mohamed 4 ай бұрын
Ustaad Omar Inshar...🔝
@Maahirzayinmaahirzayin
@Maahirzayinmaahirzayin 4 ай бұрын
Shukran walaal cumar inshaar abuu feysal alle haku barakeeyo
@user-jx8xo4zi4g
@user-jx8xo4zi4g 4 ай бұрын
Ma sha allah
@boqorobilan1974
@boqorobilan1974 4 ай бұрын
Omar inshar yacni micnaha ayaa ku hal heys ah ❤
@zamateradein-ov8xo
@zamateradein-ov8xo 4 ай бұрын
Waad mahadsanthy ustaad omer inshaar😊
@Abdisamad1
@Abdisamad1 4 ай бұрын
Noolow wll qaali❤🎉
@nx7yt641
@nx7yt641 4 ай бұрын
Cumarow wll mcn waan kugu xidhnhy waxn dhihi karaa waxthy qofka 50% aan dhegeysto waxna qato shakhsiyad ahaan ❤
@abdikanigeele
@abdikanigeele 4 ай бұрын
Masha allah wllky omar🎉🎉❤❤❤😊
@user-pe6gj7ti3e
@user-pe6gj7ti3e 4 ай бұрын
Waqtiga inu daganyhy kaliya wxa darema dadka social media isticmaleyn heer wxn mrya noloshaba an nacey telkn dartis yarabi waqtiga ino barakey🤲
@munaahmed5187
@munaahmed5187 4 ай бұрын
Cumar inshaar alle haku xafido wax badan ayanka faaiidy mawducyada aadso gudbisid runtii
@hodoadam7781
@hodoadam7781 4 ай бұрын
Basiirada qof muumin khaalis ah buu illaahay siiyaa allaah na siiyo
@muscabMUXYADIIN
@muscabMUXYADIIN 4 ай бұрын
Omer inshar the legend ❤
@user-nr6vi8nz8g
@user-nr6vi8nz8g 4 ай бұрын
Isla cawadaan waxaan is waydiinayey go,aanka aan ka qaadan lahaa qof,shukran omar inshaar.
@kingfariid3
@kingfariid3 4 ай бұрын
Omar inshar you are best person 😊
@musemohmud5032
@musemohmud5032 3 ай бұрын
Mazuul sare omar inshaar aad baa u mahad santhy
@user-uz7jb3of2j
@user-uz7jb3of2j 4 ай бұрын
Aad baad ugu mahasantahay baraarujintaada
@user-wg4xo4md4x
@user-wg4xo4md4x 4 ай бұрын
Wll omar podcast dadka adka udaneeyo ayaan ahay xoga noo saar podcastyada❤❤❤❤
@xinoabdisalaan
@xinoabdisalaan 4 ай бұрын
Mahadsanid cumar inshar
@Nicmo34
@Nicmo34 4 ай бұрын
Mahsanid ustaad omar rabbi haku karaameeyi😊
@user-qs5vp1qn6s
@user-qs5vp1qn6s 4 ай бұрын
Thanks ustad😊
@sayidiin5829
@sayidiin5829 4 ай бұрын
Qof add,sacad ku baranwayday sanad kuma baratid," maahmaah"
@ibraahimyuusuf8228
@ibraahimyuusuf8228 4 ай бұрын
Mahadsanid Ustaad Cumar imshaar.... ❤❤❤❤
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 4 ай бұрын
"Haddaa Gugii Kuu Kordhaa Gabow Moyee Ku Tarin Garaad illeen Wax Ma Dhaatid GEED!"
@Ahmedws4ct
@Ahmedws4ct 4 ай бұрын
Mahadsanid Omar dhiirigalinntaada waa shidaal
@user-jf4mv6zq4h
@user-jf4mv6zq4h 3 ай бұрын
Ramadan mubarik walalahayka musliminta ahhh❤
@user-nb2uj3uj9q
@user-nb2uj3uj9q 4 ай бұрын
Ustaad cumar inshaar ❤
@user-gk1hj8nt1d
@user-gk1hj8nt1d 4 ай бұрын
Mahadsanid omar
@Maxamedibraahim-xv4nt
@Maxamedibraahim-xv4nt 4 ай бұрын
Mahadsanid
@yasiin-guray
@yasiin-guray 4 ай бұрын
Mahadsanid omar inshaar
@Suhaybabdulqadir43
@Suhaybabdulqadir43 4 ай бұрын
Waa halqdi rabadanta allaxamulliha ❤
@abdjrtheintertainer6589
@abdjrtheintertainer6589 4 ай бұрын
Hambalyo 100 episode Waa xasuustaa waxaan ku biiray podcastigan markuu ahaa ilaa 10 markuu maraayay
@abdenaserhaje4419
@abdenaserhaje4419 4 ай бұрын
Thankyou mahadsanid wll qalbi qurxoon
@cabdiwahaabnadaara7945
@cabdiwahaabnadaara7945 4 ай бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته مساء الخير ❤
@maxamedSaYithYusuf
@maxamedSaYithYusuf 4 ай бұрын
Macalin CuMar ❤
@abdirahmanabdinur2892
@abdirahmanabdinur2892 2 ай бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
@kingfariid3
@kingfariid3 4 ай бұрын
ALLE haku xafidoh wall/macalin
@maslahkarama7163
@maslahkarama7163 4 ай бұрын
Ustaad Cumar Inshaar waxad nala soo wadaagtaa xeerka loo yaqaan Low Of Attraction isagoo faahfaahsan madaama xogtaada aan si buuxda ugu kalsoonahey aniga iyo shacabka kugu xidhan, si'aan uga faa'ideysano.
@fatushxersi1289
@fatushxersi1289 4 ай бұрын
Mash allha
@somalispotify
@somalispotify 4 ай бұрын
hambalyo sxp 100 xalqad oo podcast
@user-xf7pd9dx9b
@user-xf7pd9dx9b 4 ай бұрын
الحمدلله ❤❤
@shankaraaj
@shankaraaj 4 ай бұрын
Ustaad cumar inshaar guuleso
@nuuradiinSheekh-hz4vm
@nuuradiinSheekh-hz4vm 4 ай бұрын
M.a wll Allah ku barakeyo
@kafiyaabtidoon4043
@kafiyaabtidoon4043 4 ай бұрын
Subxanalh😢
@sayidaliabdulkariim6648
@sayidaliabdulkariim6648 3 ай бұрын
The time ⏲ is very important for life ❤
@toosane7784
@toosane7784 4 ай бұрын
😢ani wal wal dhanka Aaqiro ah ayaa idilay wllhi aduunkan markan arko Oo aan Aaqiro soo xasuusto waan wal wal ayan dareemaa mxaa keeno iisheeg hdaad wax idheerthy
@Qarni264
@Qarni264 4 ай бұрын
ما شاء الله
@cabdalleaxmed-og6ic
@cabdalleaxmed-og6ic 4 ай бұрын
Omar Legend
@maxamednuuraadan6217
@maxamednuuraadan6217 4 ай бұрын
Wacalaykumusalaam
@YouTube-rash
@YouTube-rash 4 ай бұрын
😊Xagjir urayaad tahay saqajaan😊
@muscabMUXYADIIN
@muscabMUXYADIIN 4 ай бұрын
Thanks bro
@user-sf4zr8zg8o
@user-sf4zr8zg8o 4 ай бұрын
Xaqiiq 😢
@Bullale6
@Bullale6 4 ай бұрын
muhiimada uu tabinaayo ama ka hadlaayo podcasty-gani waa; 1- marka aad qof la kulmayso nooca uu doono ha ahaade in daqiiqadaha ugu horeeya dareenka aad dareemayso waa ka go'aaminayaa masiirkaaga dambe. 2- in aad carisma leedahay, tusaale ahaan in mararka qaar lagu waayo si aad noqoto diomand la waayey. 3- in aad iska dayso cayda, kaftanka liita, haddalada liita iwm. "mintid noqo abaabulan iyo lagama maarmaan" dhaxal Reebkii Abwaan Hadraawi AHU.
@anwarmohamud2006
@anwarmohamud2006 4 ай бұрын
Wallhi cumar dhibkaas aad ayu no sameyey caayda ilmo yar 4 5 6 sano jir ah wxas ku hadla bal caadi latahy wallhi aad aya uga xumaday..😢😢
@CaYga0672
@CaYga0672 4 ай бұрын
Ilmaha yar wxa u sababaya wa dadka ka,waweyn uu maqlayo mar wlbo uu ku hoos jiro
@sallowadam5982
@sallowadam5982 4 ай бұрын
frist 10 second seen true
@AaminoCalifaarax
@AaminoCalifaarax 4 ай бұрын
Waligey qof inan walidkisa inan caayo iska daaye xitaaa asaga ma caayo wlh qof haduu icayo waanka amusaa isku xishoo ayaan dhahaa wanan iska ilaaliyaa inan laqabsado erayadaas xun
@khaalidqandac8328
@khaalidqandac8328 4 ай бұрын
Masha allaaah
@queenliza596
@queenliza596 4 ай бұрын
Marwalibo aan is irahdo wax samey Wan cabsadaa
@Cabdiqaadirkainamaxamed
@Cabdiqaadirkainamaxamed Ай бұрын
Laanta hawadU waa caan..😂💗
@CaYga0672
@CaYga0672 4 ай бұрын
Dhibta i haysata,wa saaxiip hadal foolxun ku hadla unba is garanayna kuwa wngsan way yar yihiin 😢
@user-sq3zp5yq9p
@user-sq3zp5yq9p 4 ай бұрын
olter ljnd🙌
@NayeemaMoosa
@NayeemaMoosa 4 ай бұрын
Waa tarbiyentii oo Laga gawiyey wayo dhalinyarada somaliyed badankoda ayagaa ayaa issa Soo kariyey lkn qarbaa nasiib leh oo ayago kaligood sokorey hadaneh aqlaq leh lkn ilmo Laga daxadirey marka ay yarayeen oo Laga ilaliyey iney maqlan hadalo xun SAS uma hadlaan Allah noo wada deysto xumantaneh Allah karebo ❤❤
@Saydomar66
@Saydomar66 4 ай бұрын
Mawduuca waad ka baxdey adigu
@aichahassan9284
@aichahassan9284 3 ай бұрын
❤❤❤❤
@user-eu1tu4pd8w
@user-eu1tu4pd8w 4 ай бұрын
Omar inshar🙏
@kingfariid3
@kingfariid3 4 ай бұрын
Pro nolosha cilmi nafsiga inaad kasoo hadasho isku day iyo wxyaabaha nolosha quseyo sida hada aad uga hadasho oo kle xooga saar
@shumacboy
@shumacboy 4 ай бұрын
Omar inshar one of best monster in the world
@user-ul3ew5th4s
@user-ul3ew5th4s 4 ай бұрын
8:38 wiil aanu mudo wada sheekaysanayn balse wali kulmin ayaan culays ka dareemay dhanka qalbigayga wlhi waa will wanaagsan akhlaaq badan, lkn qalbigaygu kuma xasilo ,xoryad xitaa kuma dareemo 😢 Sido kale waxa jira wiil aanu wada sheekaysano aanan wali wlhi aragti iska daaye wali sawirkiisa ma arkin, balse markaan la hadlaayo qalbigayga xasilooni iyo deganaan ayaan dareema iyo inaan ahay qof xor ah ❤
@sucaadmohammed7568
@sucaadmohammed7568 3 ай бұрын
Energy never lies dareemadada rumeyso oo meeshad ku xasileyso joog mesha klena ka tag
@SagalAdow-cr5bf
@SagalAdow-cr5bf 4 ай бұрын
Shaly ba waxan cuno kaso gadyy maqaxi nin yaman ah ban yara warestay luqada maxa kataqan ciyal suq bu idhahay wan la bay ya ku Bary ba dhahay dadka kabartay dhahy cajiib 😢
@williamwilliam1337
@williamwilliam1337 4 ай бұрын
First
@faataxcnf2677
@faataxcnf2677 4 ай бұрын
WAxa xaqiq ah iney jiran dad Aan dhuntada mareyn Hadi ay labatan sano xata Ku ag tagnadan iyo Qof sacada kobadba aad Náfis Ku dareme lá jogisa
@Hadraawi52
@Hadraawi52 4 ай бұрын
5still
@user-ok8ms8me1s
@user-ok8ms8me1s 4 ай бұрын
AL SHABAAB MAXAA KA AAMISANTAHAY.?? WAA ADIGA MALIN KASTA MADAXWEYNAHA AYAGA DAGAALKA KU QAADEY DHALEECEYNAAYE.
@issabaariyow4936
@issabaariyow4936 4 ай бұрын
Comments hadii aad aqrineyso aniga igu dhacday si xaqiiqo ah
@zakiaabdikni128
@zakiaabdikni128 4 ай бұрын
Mxa kugu dhcy
@user-sz9cj6ee4p
@user-sz9cj6ee4p 4 ай бұрын
Wcs
@wlltaaraaa1868
@wlltaaraaa1868 3 ай бұрын
Kii omar ishaar bartay baa faa,iday 😅
@user-qx3qe3zp2q
@user-qx3qe3zp2q 4 ай бұрын
Qof aadan saacad ku baran sanad kuma baratid
@abdiabdirisaq6076
@abdiabdirisaq6076 4 ай бұрын
Mahad sanid sxb
@xaylecaliguuled830
@xaylecaliguuled830 4 ай бұрын
Gabdha lagu baro iyo mida aad iskaa ubarato taakule cumarow?
@SuhaybAhmed-kv2iv
@SuhaybAhmed-kv2iv 4 ай бұрын
ليلي عبد اللطيف تحدث اخي
@salamali54
@salamali54 4 ай бұрын
Omar inshaar KZfaqr Mashallah ah Inta kale oo Somalida waa useless xoolo ah
@musababdijamal9556
@musababdijamal9556 4 ай бұрын
Waqtiga wuxu cadi noqonaya marka aad si cadiya unosha hay oo adna wax qabanesid
@user-km5tn1hb5v
@user-km5tn1hb5v 4 ай бұрын
Ustaad am student dhigato fasalka 10aad doonayaa suaalo badan oo rabo inaad nolosheyda tusaale u ah laga yaabo ineey i an facdaa laga yaabaa . MAHADSANID
@user-km5tn1hb5v
@user-km5tn1hb5v 4 ай бұрын
Luuq aan kaala soo xiriiro ayn rabaaa
@user-nh8um9np9r
@user-nh8um9np9r 4 ай бұрын
CUMAR WALAAL ADOO RAALIYA KASOO HADAL QISADA WIILKA QURAANKA XIFDIYAY EE LAYIDHAAHDO AXMAD MUSLIM CABIID WAA MASRI UMALEENAA QURAANKA WUU XIFDIYAY LUUQADA ENGLISHKA IYO FARANSIISKA IYO LUUQADA QURAANKABA
@Saydomar66
@Saydomar66 4 ай бұрын
Cumar saxib siyaasada inaga daa. ilaaa iyo 2015 ayaan kula socdey. waan ogahay iney gurigaaga kuugu imaneyso Waxaan ku dhihi lahaa inaga yaree xata hadaadan deyneyn
@cabdikariim5662
@cabdikariim5662 4 ай бұрын
Runta miyaaa ku dhibasa 😂😂😂😂
@user-zx4ls3mf9h
@user-zx4ls3mf9h 4 ай бұрын
Durba Bishii 3 baa bilaamatay
@fatmaqurux6432
@fatmaqurux6432 4 ай бұрын
Somaha wlh waqti waasocdaa yaa alh
Mowduuc Muhiim ah | Fandhaal Podcast 65 |
40:20
Omar Inshar
Рет қаралды 40 М.
Maskax Dhaqid | Fandhaal Podcast 63 | Buug Muhiim ah .
27:35
Omar Inshar
Рет қаралды 86 М.
🌊Насколько Глубокий Океан ? #shorts
00:42
When You Get Ran Over By A Car...
00:15
Jojo Sim
Рет қаралды 19 МЛН
Adiga kaliye ayay kuu taalaa | Fandhaal Podcast | 105 |
32:19
Omar Inshar
Рет қаралды 41 М.
بودكاست ال ١٠٠ مليون || ياسر الحزيمي || بودكاست فنجان
3:03:09
المهدي الحقيقة الكاملة وكل ما يجب أن تعرفه
3:05:58
على خطى الحبيب
Рет қаралды 100 М.
Calaamadaha Daanyeernimada ! #Xaliye
28:17
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 28 М.
043 | 03 | Sirta awoodda qarinta ujeeddooyinkaaga.
41:47
Sahan Podcast
Рет қаралды 68 М.
Maanta kadambe Si aanan Qadaadka lagaaga Dharbaaxin .
14:57
OGAANSHO
Рет қаралды 241 М.
🌊Насколько Глубокий Океан ? #shorts
00:42