SAHRA KIIN VS CABDI CIISE CAJUUN | XOR BAA TAHAY EE SALAAMA | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021

  Рет қаралды 742,165

ABDI ASKARI TUBE

ABDI ASKARI TUBE

3 жыл бұрын

MARKAY TAHAY XAAJO “QAADO”
WAX AAN HORE LOO XARRIIQIN
XUJAYNTA MA MEELMARSHEENE
XOR BAAD TAHAY EE SALAAMA
----------------------------
HEES CUSUB OO LAYSKU GALAY
CABDI CIISE CAJUUN IYO SAHRA KIIN
------------
NEW SONG: TITLED ‘’XOR BAA TAHAY EE SALAAM’’
LITERALLY MEANS: YOU HAVE BEEN SET FREE.. GOODBYE
XOR BAAD TAHAY EE SALAAMA
EREYADA: SICIID MAXAMUUD GAHAYR
LAXANKA BASHIIR FAARAX GURAY
MUSIC: AYUUB HAARUUN
CABDI CIISE VS SAHRA KIIN
DIRECTED BY: CJ AMIIN
PRODUCED BY ABDIASKARITUBE
----------------------------------------------------
Enjoy, Comment Accordingly, Share and
Subscribe to our channels to keep up to date with
All the latest news and updates,
Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube​
Follow us on twitter @ / abdiaskaritube​
Instagram @ / abdiaskaritube
Email: abdiaskaritube@gmail.com
…………………………………………………
Our Main Channel … / abdiaskaritube​
Our new Channel …. / abdiaskarimedia​
''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks

Пікірлер: 1 500
@ABDIASKARITUBE
@ABDIASKARITUBE 3 жыл бұрын
Nabsigu Xadhig Buu Sitaaye.. Heesta Qarniga.. #Cajuun Vs #Sahrakiin…
@yessboss9640
@yessboss9640 3 жыл бұрын
😂the LEGEND Cajuun is back. If you didn't understand what these LEGENDS are saying, it has English subtitles.
@safanur1563
@safanur1563 3 жыл бұрын
Heesaha cabdi cajuun ku jiro subtitles leeyhn ayaamahan tolow maxa laga baqanayaa🤣🤣
@zamzammohamed9155
@zamzammohamed9155 3 жыл бұрын
Abdi askari taageranku nahee mad dadka qarnaga daysid nagdaa ciyarta mudane
@yessboss9640
@yessboss9640 3 жыл бұрын
@@safanur1563 kkk wax laga baqdaa mayaalaan meeshee ninkan LEGEND nimadiisey cadeyneysaa iyo inuu International yahey 😂✌
@mukhtarcqadir9322
@mukhtarcqadir9322 3 жыл бұрын
ABDI ASKARI WABA KU WARDIYAANAAYEY GORME SO DHIGTEY COMING SOON ADO LAHAA ARKAAYEY ANO BUSY EH SO DHIGTEY IMIKA ARKEY HHHHHH
@yusufalpha
@yusufalpha 3 жыл бұрын
Ani dad malihi miyaa maxaa liketa la iila dhaafaa marwaliba😢😭😢😢
@mrabdalla3080
@mrabdalla3080 3 жыл бұрын
Waa tase caano ku guro
@adnadaahir4090
@adnadaahir4090 3 жыл бұрын
🚩
@liibaanhasan7719
@liibaanhasan7719 3 жыл бұрын
Calosha ka hadashay 😆
@yusufalpha
@yusufalpha 3 жыл бұрын
@@liibaanhasan7719 Maxaa la sameeyaa hee😂
@bashiirbulshawi9401
@bashiirbulshawi9401 2 жыл бұрын
😪😪
@shashaapoy4338
@shashaapoy4338 3 жыл бұрын
Cabdi ciise inta markey aragty qososhy ismujiya🤣😓😅
@fatimaliabaan8369
@fatimaliabaan8369 3 жыл бұрын
Waa qoslay lkn sababta maaqaano🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@koyapes8738
@koyapes8738 3 жыл бұрын
Shaasha intana majogta al cajuuniyah😂😂😂
@Ali-uh4lo
@Ali-uh4lo 3 жыл бұрын
😂😂
@hoododeeq8834
@hoododeeq8834 3 жыл бұрын
Waan qoslay qosolki aduunka😀😀😀😀😀😀
@abdirizackmohamet817
@abdirizackmohamet817 3 жыл бұрын
😅😅
@sacadmuuse6390
@sacadmuuse6390 3 жыл бұрын
Nabigeni maxamed aynu ku salino scw
@fadumoqurux4715
@fadumoqurux4715 3 жыл бұрын
Scw♥️♥️
@farhiyamohamed7875
@farhiyamohamed7875 3 жыл бұрын
Salallahu caleyhi wasalam❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdullahimaxamed3445
@abdullahimaxamed3445 3 жыл бұрын
Scw scw scw
@cabdixaafidsaxane9992
@cabdixaafidsaxane9992 3 жыл бұрын
scw scw scw
@nasteexodaahir3886
@nasteexodaahir3886 3 жыл бұрын
scw
@Tiinafareey
@Tiinafareey 3 жыл бұрын
Nabsigu xadhig buu sitaaye 💯✅
@hazaanihaaji7837
@hazaanihaaji7837 3 жыл бұрын
Tina meel Walbo maxaad igaga horeysaa
@aftahkaramah5368
@aftahkaramah5368 3 жыл бұрын
62 oo comment hada iga dhex aragto nabiga ku sali😢😢
@cisedigaale4247
@cisedigaale4247 3 жыл бұрын
SallalaHu calayhi wasalam
@ifrahmohamed2438
@ifrahmohamed2438 3 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 3 жыл бұрын
scw scw scw
@NajmaAmerica
@NajmaAmerica 3 жыл бұрын
Scw
@faisaosman8593
@faisaosman8593 3 жыл бұрын
Scw Scw Scw
@cbadullahicbadullahi279
@cbadullahicbadullahi279 3 жыл бұрын
İnta sidaydo kle coment akhris utimid frta taga😁
@yuusufabdiomar608
@yuusufabdiomar608 3 жыл бұрын
Kkk kula miid ayan ahay wll
@unnieqween639
@unnieqween639 3 жыл бұрын
👆
@manowismail8288
@manowismail8288 3 жыл бұрын
Nabigen ankusaleno ❤️❤️💖 S W hada jeceshahaye wll kusale
@cabdihaashi9254
@cabdihaashi9254 3 жыл бұрын
Csw
@xasbaxamud9174
@xasbaxamud9174 3 жыл бұрын
Scw scw
@abdifitahhussein3315
@abdifitahhussein3315 2 жыл бұрын
Scw Scw Scw scw
@kibirbadan5554
@kibirbadan5554 3 жыл бұрын
Dadkii fanka iskal laha ayaa is helay al garxjisiya😂❤🙏ismujiya
@ayaanmusse1686
@ayaanmusse1686 3 жыл бұрын
Waa run
@jabriilomaraadan4455
@jabriilomaraadan4455 3 жыл бұрын
Nabigena an kusalino swc swc lika saar hadad nabiga jecesha hay
@haboonadan
@haboonadan 3 жыл бұрын
Scw❤️
@farhiyamohamed7875
@farhiyamohamed7875 3 жыл бұрын
Salallahu caleyhi wasalam❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdullahimaxamed3445
@abdullahimaxamed3445 3 жыл бұрын
Scw scw scw
@princessajmalmohamed9711
@princessajmalmohamed9711 3 жыл бұрын
Scw scw scw scw❤❤
@saciidoahmed1837
@saciidoahmed1837 3 жыл бұрын
Scw scw scw
@DailyRealProductions
@DailyRealProductions 3 жыл бұрын
150, o,comment hada iga dex argto. Cimri deer ku rajeyna😎
@hibayasin1620
@hibayasin1620 3 жыл бұрын
Keep going wlaal anoo naag darwiisha ku leh codowgaagu inuu batona ku farax qof aaan codow lahyn maaha qof jira anigu codkaaga ku raaaxaystaa Cabdi Ciise❤❤
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 3 жыл бұрын
mahadsanid
@ifrahelmi1643
@ifrahelmi1643 3 жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@mushtaakahmed1649
@mushtaakahmed1649 3 жыл бұрын
🥰❤
@mahadcali3112
@mahadcali3112 3 жыл бұрын
G36 ragii fanka lahaa 👌👌
@daruurahamediapro6300
@daruurahamediapro6300 3 жыл бұрын
War Ninku wa fanan buxa ee khalad ka dhacay yan Wali la daba wadin ee wa wiilkeniye cafio dhaha gulsyo bro sahra kin Ahmed calin iyo cabdi cajun gulaysta 😘😘😘
@gamerwolf2197
@gamerwolf2197 3 жыл бұрын
Waa sidaaas bro wax tagay waa laga gudbaa dadka caqliga u saxiibka Ah baa fahsan
@kariimck9898
@kariimck9898 3 жыл бұрын
Cabdi ciise Cajuun Nin Wyn ninka sii wyn ✌
@abdiwalihalane1
@abdiwalihalane1 3 жыл бұрын
Inta cabdi cajuun tartiis heestaan udaawatay is muujiya😁😁😁
@gamerwolf2197
@gamerwolf2197 3 жыл бұрын
Me
@hal-abuurcawilbile2863
@hal-abuurcawilbile2863 3 жыл бұрын
Walee nin kan iyo ku daadis Loo kala taag waa madaxa Foorjeynta hhh sahraay Aniga ii kaaley xabiibi 😂
@farhiakaftan7689
@farhiakaftan7689 3 жыл бұрын
Waa i kan xppi kkkk
@mawaahmed4730
@mawaahmed4730 3 жыл бұрын
Disliketa hagurto tuugan foolxumada badn uff
@HamdaHMulac
@HamdaHMulac 3 жыл бұрын
Sahra tii Lacagta Hooyaded uso ururinayey may ahayn
@hoodomohamed2925
@hoodomohamed2925 3 жыл бұрын
@@mawaahmed4730 adaa stuuga ah wasaqadyahee bastarada ahi
@mawaahmed4730
@mawaahmed4730 3 жыл бұрын
@@hoodomohamed2925 🤮🤮🤮🤢
@Abdullahi14
@Abdullahi14 3 жыл бұрын
Abdi Ajun nin adag inuu yhy haloo qiro😜
@gamerwolf2197
@gamerwolf2197 3 жыл бұрын
U qiray anigu soomali oo dhan baa isugu tagtay oo waxba ka qaadi wayday kkkk
@Abdullahi14
@Abdullahi14 3 жыл бұрын
Hala daaya odaygu waan nin rage
@hmsn6775
@hmsn6775 3 жыл бұрын
Wlhi cabdi ciise cod halaasi ah buu leeyahay la isma caasiyee🔥🔥🔥
@anisoofficial1777
@anisoofficial1777 3 жыл бұрын
Sii an uu go shaqeesto 1000 aya layga raba 😭😭😭😭😭😭❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥺🥺😔😔
@zainabahmed4198
@zainabahmed4198 3 жыл бұрын
Woow his voice is magnificent keep going Mr Abdi ciise cajuun I can't stop listening it's third time
@gamerwolf2197
@gamerwolf2197 3 жыл бұрын
Anigu shan jeer baan ku soo celiya amzing voice buu leeyahay ninkani
@hamdimohamed6552
@hamdimohamed6552 3 жыл бұрын
Soo maha ana 10 jeer👍🏼👍🏼👌🏽
@mahamedtakow6028
@mahamedtakow6028 2 жыл бұрын
@@gamerwolf2197 , Y:
@SnakesMask
@SnakesMask 3 жыл бұрын
Waan ku haystaa kan yaree Cabdi cajuun 🥳
@munaali9537
@munaali9537 3 жыл бұрын
Amba wlhy🙂❤💋cajuun
@xamseaar7698
@xamseaar7698 3 жыл бұрын
ku saliya nabi maxamaed scw
@hannaha188
@hannaha188 3 жыл бұрын
He is living his life period
@MrKayse2011
@MrKayse2011 3 жыл бұрын
waa hees aad looga shaqeeyay , keep going cajuun you are the one.
@ashkar4145
@ashkar4145 3 жыл бұрын
Habro laaye hawshada wado😅
@abdisalanmohamed4459
@abdisalanmohamed4459 3 жыл бұрын
Xurbaa tahy salaama 🤣🤣🤣❤❤🇸🇴
@aminasalah5190
@aminasalah5190 3 жыл бұрын
LIBAAXII SO LABA KACLEY 🦁❤💚💪💪😍
@alhabibahmed9300
@alhabibahmed9300 3 жыл бұрын
Ninka. Hada. Dacat waye. Makalexataan somaliyeey🙏🙏🙏✅
@hibayasin1620
@hibayasin1620 3 жыл бұрын
Soomalidu waa mashquuul miidhan anigu waan wataa ninkan
@alhabibahmed9300
@alhabibahmed9300 3 жыл бұрын
@@hibayasin1620 😂😂😂😂😂😂
@64yearsago59
@64yearsago59 3 жыл бұрын
ninkan waa fariid waan wataa🤣🤣🤣
@ss-nu5wc
@ss-nu5wc 3 жыл бұрын
Cabdi cajuun big legend wixii ku qaataa kuma dhigo luuuf you tishtada😘😂🔥
@aftahkaramah5368
@aftahkaramah5368 3 жыл бұрын
🤓
@ss-nu5wc
@ss-nu5wc 3 жыл бұрын
@@aftahkaramah5368 xppi comment ananba kugu arag dhadhan ima yeesho😘❣️😍
@a....8619
@a....8619 3 жыл бұрын
Thank you for the translation 👋🏽 Why the dislikes ? It is a lovely song ❤️
@KhalidAlirunsheeg
@KhalidAlirunsheeg 2 жыл бұрын
ISAAQ nacayb uqdad weye
@cabdisiyaad6168
@cabdisiyaad6168 3 жыл бұрын
Taagerayashayda aad bad u mahadsan tihiin one love
@Hamsehaykal
@Hamsehaykal 3 жыл бұрын
Alleh ayaa boqortooyo kaa beeray waxba kaa gurimayaan niiclayaashu
@mohamadabuubakar1537
@mohamadabuubakar1537 3 жыл бұрын
Cagtii joogsan Weydaa mar Beey cajuun Lakulantaa....!
@farhiaalihassan202
@farhiaalihassan202 3 жыл бұрын
🤣😁🤣🤣🤣
@umomuslima8318
@umomuslima8318 3 жыл бұрын
Haa heey 😂😂
@umumaajidwaxaasmiyaaheesah5630
@umumaajidwaxaasmiyaaheesah5630 3 жыл бұрын
Kkkkk🤣🤣🤣
@shukriali3621
@shukriali3621 3 жыл бұрын
Masiibo lakulantay waaye🤣
@Qaaliquman666
@Qaaliquman666 3 жыл бұрын
Runbadnidaa wll 😂😂😂😂
@naimabella4575
@naimabella4575 3 жыл бұрын
Hayaay cajuun hirgalay sahra hanagu keenin bal jaw jaw 😄😄😄😄😄✌
@ahmedadn9270
@ahmedadn9270 3 жыл бұрын
his voice is great amazing We can't did what he is doing
@crazinikita3331
@crazinikita3331 3 жыл бұрын
💋💋💋💋💋💋💋💋💋
@cabdalecabdi8964
@cabdalecabdi8964 3 жыл бұрын
Heestan laxankeeda Marka maqlay waxan soo xasustat heesihi beri sahro kiin lengend cabdi ciise. And abdi Askari team keep going ban Ieyahay
@maxameddabaare5658
@maxameddabaare5658 3 жыл бұрын
Legend is back keep going brother
@yessboss9640
@yessboss9640 3 жыл бұрын
😂the LEGEND Cajuun is back. If you didn't understand what these LEGENDS are saying, it has English subtitles.
@ugbaadc.raxmaan7454
@ugbaadc.raxmaan7454 3 жыл бұрын
waa sheeko maldahan
@habeeniyohabeeen
@habeeniyohabeeen 3 жыл бұрын
Your English is poor and broken learn this language before you try to write.......
@Qaaliquman666
@Qaaliquman666 3 жыл бұрын
@@habeeniyohabeeen luqada adi maa leh wll maxaa u difaaci iska daa ha jabjabsatee saas Lee lagu bartaa 😏😂😂😂😂😂
@yessboss9640
@yessboss9640 3 жыл бұрын
@@habeeniyohabeeen Kkk libaax nimaan aqoonbaa lax karita, Only a fool tests the depth of the river with both feet. Anuu waxa kaliyeen hubaa ah inaanad Soomaali iyo English toona igusoo gaadheyn FAKE MAN!
@apdullahicarab2461
@apdullahicarab2461 3 жыл бұрын
Hadaad Cajuun Taageerto is muuji
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 3 жыл бұрын
Legend Cajuun Abwaankii waynaaa 👊
@moparicapdizamett2123
@moparicapdizamett2123 3 жыл бұрын
THe On3 anD OnLy LeGend is Back👏👏👏👏👏 and Queen Saharo.Kiin 💪
@axmedhillaac3886
@axmedhillaac3886 3 жыл бұрын
*Inta cajuun indha adaygiisa layaaban* 👇👍👌😂
@hamsemohamed8169
@hamsemohamed8169 3 жыл бұрын
SAHRA KIINEY dhiiqaad lugaha kula jirtaa abaayo😂🙆‍♀️
@hindayusuf4410
@hindayusuf4410 3 жыл бұрын
Ninkan waa libaax ha ku daba lumina fanaan tagey cid wax ka qaadi kartaa ma jirto hore u soco laandheere garxajisa hargeysa jooga iga dheh
@hennatutorials9562
@hennatutorials9562 3 жыл бұрын
she never disappoints 👍
@suadaydid5270
@suadaydid5270 3 жыл бұрын
Cabdi cajuun iyo sahra kiin❣❣❣💕💕💕❤❤❤❤💕💕💕❣❣❣❣💕💕💕💕💕
@nageeb-mohamed
@nageeb-mohamed 3 жыл бұрын
🔥🔥Another level cajuun and sahra kiin
@abdirizaakqurboofficial3334
@abdirizaakqurboofficial3334 3 жыл бұрын
Big legends sahra kiin ft cabdi ciise cajuun + abdiaskar another level🔥🔥🔥🔥🔥
@maxamedkhaliifsaalax6246
@maxamedkhaliifsaalax6246 3 жыл бұрын
Heesatan waa shidanthy
@mounamohamoud81
@mounamohamoud81 3 жыл бұрын
Mashallah keep going eedo and good video 📹 ❤ 🙌 👏 👌 💕 📹 ❤ 🙌 👏 👌 💕 📹 ❤
@ahmedjrsalah7529
@ahmedjrsalah7529 3 жыл бұрын
Cajuunku Wuxuu isku Darsaday Dhar Xumo iyo Foolxumo
@nurap3027
@nurap3027 3 жыл бұрын
Thanks have you notice it 🤣🤣🤣
@yaxyecaynsane298
@yaxyecaynsane298 3 жыл бұрын
caqligaaga sidaa fananka cayda kadaa bedeyow
@salmhure531
@salmhure531 3 жыл бұрын
Nintii sahra kiin ubaqaysa ismujiya 😀
@ashuawangu3780
@ashuawangu3780 3 жыл бұрын
Legend z always legend horiiii usoocaa cadhawgaa dhagnaa jalaq hausininnn😍💞
@june6206
@june6206 3 жыл бұрын
Ya wax ka raba mar hadii la Soo can bixiyey
@jokerjama8582
@jokerjama8582 3 жыл бұрын
1.5k coments hdad iga dhex argto like hala pakhylin
@farhiamuse4901
@farhiamuse4901 3 жыл бұрын
Wow Manshallah Legend has come back 👏
@najmacabdi2710
@najmacabdi2710 3 жыл бұрын
Legend keep going
@ayaanmohamed1862
@ayaanmohamed1862 3 жыл бұрын
Cabdi ciiiise cajuuun Geesi laba maaaha Ii noolow indr Cadawgaagu cagta hoostii 💚🤍❤
@farihaabdirahman818
@farihaabdirahman818 3 жыл бұрын
Garxajis in the building 👷‍♂️ 👷‍♀️
@wardahussein7105
@wardahussein7105 3 жыл бұрын
Isaaq
@muhannadmo7185
@muhannadmo7185 3 жыл бұрын
garxajis habaryoonis mooye cidagalahu waa gun 😂
@mericanbadass5299
@mericanbadass5299 3 жыл бұрын
@@muhannadmo7185 Ciidagale is the royal family 😂😂 it’s okay we love our twin HY too 🦁
@kibirbadan5554
@kibirbadan5554 3 жыл бұрын
@@muhannadmo7185 war anag habar yoonis kuleh ciida gale waa gobtayda oo wa gobta isaaq reerka ka keexo😁
@Ramdammubarak
@Ramdammubarak 3 жыл бұрын
Waba foorjo heesah maba maqlin taniyokale 🤔🤔🤔🥰🥰🥰💞💝💯💛🧡💚💜❤
@naeemomohamed2974
@naeemomohamed2974 3 жыл бұрын
Wellcome back libaax ❤️
@nimcomohamed5969
@nimcomohamed5969 3 жыл бұрын
Cabdi caajun actar bu noqdey wn ku waata sunta islamaha ka ilmaysiisa
@baylecali4778
@baylecali4778 3 жыл бұрын
Daruuf baaa Ka muuqata cajuun miskiinka habaarbaa Ku dhacay
@cabdideeq9538
@cabdideeq9538 3 жыл бұрын
Ninkan waan wataa gar gardaraba Wow 👏😮👏
@mohamedmaarey9638
@mohamedmaarey9638 3 жыл бұрын
Dadka zahra kiin islaali ku haayo Garxajis ayaga iska kiin xiga Kala taga balaayada aaad saadalineysaan
@ifrahelmi1643
@ifrahelmi1643 3 жыл бұрын
👍👍👍👍👍👍
@haboonadan
@haboonadan 3 жыл бұрын
Hubal wallo. ✅✅✅✅✅👍👍👍👍💯💯💯
@abdikarimhurdaaye8633
@abdikarimhurdaaye8633 2 жыл бұрын
Inaan wada sxbno waa i sharaf SXBYAAL🙏GULEESTA
@gamerwolf2197
@gamerwolf2197 3 жыл бұрын
Legend weeye ninkan waxba lagma qaban karo qofka marka xaasidkiiss codwgiisu bato horumarkiisa bata walaahi waa qaacido jirta Cabdi Ciise go go 😍
@mushtaqeytaninmadownagtii1808
@mushtaqeytaninmadownagtii1808 3 жыл бұрын
Sahra kiin and Cabdi ciise viva garxejis 👏👏👏👏👏👏
@khaalidkaamilofficial7166
@khaalidkaamilofficial7166 3 жыл бұрын
Cabdi ciise cajuun always legend
@zakariyetv8283
@zakariyetv8283 3 жыл бұрын
Abdi ciise cajuun hore u soco wan ku wata sxp
@axmedwalimocabdilahi2811
@axmedwalimocabdilahi2811 3 жыл бұрын
Legend cabdi ciise cajuun nin adag iga dheh nacabku darbiyda ha jiidho
@june6206
@june6206 3 жыл бұрын
Nacabkee kkk itadaba ku bartee ya yiqiin
@khadiir____officail6564
@khadiir____officail6564 3 жыл бұрын
Cabdi cajun sunta dumarka ilmaysiisa likta ha ila dhaafin🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Abdirhmann
@Abdirhmann 3 жыл бұрын
Shaaruh khan ka somaLiDa Love dhac ugu ziiYa
@princessifka2675
@princessifka2675 3 жыл бұрын
Macawis iyo dharkii Ciida oo lagu heeso Waxa ka Danbaysay Huudheyd lagu soo heeso, Another Level Hebelow Cajiin 😀😀😀😀
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 3 жыл бұрын
war daqonimada kala hadh
@abdiwahabmoote5176
@abdiwahabmoote5176 3 жыл бұрын
Legend cajuun your song is nice and good voice ruug cadaagii soo rogaal celi
@guduunismail2770
@guduunismail2770 3 жыл бұрын
Wlhi sahra kiin cudkaaga cajiib🥰🥰🥰🥰
@mubarakaabi8202
@mubarakaabi8202 3 жыл бұрын
Boqorka codka cabdi ciise cajun iyo sahra kiin . Eryaada siicid maxmud gahayr Waxba lagma qaban karo 🥰💥
@gaadhhayegaadhhayee6627
@gaadhhayegaadhhayee6627 3 жыл бұрын
Ninkan naaagahii oo dhan baa jeclaaday see Yeeelnaa
@somaliboy1733
@somaliboy1733 3 жыл бұрын
Greatest of all the time ( GOAT 🐐 )
@axmedzakifalastiin3351
@axmedzakifalastiin3351 3 жыл бұрын
Maandhey, Waan Ku Baqayaa Cagaha Dhiiqo Kula Jirtaa Ee Kala Bax Sahra Kiin 😂😂😂
@sagalasadmaxamed3367
@sagalasadmaxamed3367 3 жыл бұрын
Sahra kiin geesiyad yar 🤣🤣🤣
@hoodocali421
@hoodocali421 3 жыл бұрын
anigu wali sidiii ramadaantii ayaan ugu maqanahay yaaabkiii
@yussufmohamed9536
@yussufmohamed9536 3 жыл бұрын
Abdi askari wan jecelahay channelkisa balse ninkan unagu dabawado aya unacay
@nuuramohamed5850
@nuuramohamed5850 3 жыл бұрын
Waxaan maqlay garxajizku waysada iskama japiyo maxaa kajira😂😂
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 3 жыл бұрын
😂😂😂😂
@Hamsehaykal
@Hamsehaykal 3 жыл бұрын
Nuuray samaroona cuqdad ayaa dhaamasay
@nuuramohamed5850
@nuuramohamed5850 3 жыл бұрын
@@Hamsehaykal 😂😂😂 deehaaye ma ninkaaz ookeliya ayay uqapaan cudada miza wixii hayp aywadaagaanba
@kibirbadan5554
@kibirbadan5554 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂haa iskam jabiyan malaa waa naag isxaq iyo nin ciida gale laandhre
@amiiraahmed1997
@amiiraahmed1997 3 жыл бұрын
Wlee ninkan legend weeye keep going bro
@sosossjjsje1069
@sosossjjsje1069 3 жыл бұрын
Woooow mashalah cabdi ciisa cajun caan caan dhalay laga daba dhacay bad noqotay
@daadahiye5927
@daadahiye5927 3 жыл бұрын
Sunta hablaha iyo labeebka ka ilmaysiisa😂😂cabdi ciise cajuun🙌
@sawdaqarad4528
@sawdaqarad4528 3 жыл бұрын
Heestu garxajis ayaaa gacan wayn ka geystay ma safiyo tumso ayaa lagu karbaashay reerka xaal ayaa lagga doonayeyeee Fanaaninta =garxajisa Erayda siciid m gahayr = ciidagalle Camera man : cj aamin ciidagale😄😄
@abdirashidcolaadmohamett6
@abdirashidcolaadmohamett6 Жыл бұрын
Cabdi ciise cajuun Best voice i wish u all the best my bro
@mukhtarcqadir9322
@mukhtarcqadir9322 3 жыл бұрын
Hesstan waiting baa ugu jirey hhhh
@Dangarad.01
@Dangarad.01 3 жыл бұрын
Ninka heesta sameyey iyo ka qaadayaa waa ciidagale😃💪🏻
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 3 жыл бұрын
waa runta
@Hibaky
@Hibaky 3 жыл бұрын
Waa naag habaryoonis ah 🦁🦁 hawbiqina 😂😂
@xaliimo5422
@xaliimo5422 3 жыл бұрын
Waa ina adeerkeed wuu ilaalin hhhhh
@shafiabdi215
@shafiabdi215 3 жыл бұрын
Like the subtitle . Good defense 😃
@innaaashire4669
@innaaashire4669 3 жыл бұрын
Labo legend keep going sahra kin Iyo mrs cajuun
@xamsezoofe1274
@xamsezoofe1274 3 жыл бұрын
Our legend is back
@salmajama3857
@salmajama3857 3 жыл бұрын
Legend cabdi ciise cajuun☺❤❤❤
@mohamedmahamuudabdi3960
@mohamedmahamuudabdi3960 3 жыл бұрын
War nio waan ku tageera abdi askariyo iyo fanaanadaba Lkn fananka maya
@mahdimahamed1050
@mahdimahamed1050 3 жыл бұрын
Cabdi ciise jaaska gab weeye caadi buu u waraabaynayaa stylku dam weeye ka fadhiisiya odayga bilaa clayk 🙌🙌👍
@abdihassan3637
@abdihassan3637 3 жыл бұрын
Nothing will prevent u from reached your goals
@sarwadofficialchannel7505
@sarwadofficialchannel7505 3 жыл бұрын
Taageerayaasha abdi ciise cajuun ismuujiya
@ahmedhussein2448
@ahmedhussein2448 3 жыл бұрын
Ninkan Abdi cajuuun cumamada lagama haysan karaayo legend weeji
@abuabdulah1668
@abuabdulah1668 3 жыл бұрын
Cajuun walle fanka wuu xoreeystay saad doonto ka yeel cod iyo hees iga dheh
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
00:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 55 МЛН
What it feels like cleaning up after a toddler.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 91 МЛН
SAHRA KIIN - CARAR OO HA SOO NOQON OFFICIAL VIDEO 2022
7:38
Waqal WStudío
Рет қаралды 276 М.
MUSTAFE KANTE | QALBI KULA MIDOOBAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
5:01
MUSTAFE KANTE
Рет қаралды 1,5 МЛН
HABOON NUURA  | SAADALI GUUSHENA  | OFFICIALL VIDEO 2022
5:08
Hawraar Music Production
Рет қаралды 13 МЛН
Sahra Kiin | Qalibi Diirshe | Official Music Video 2020
5:09
Waqal WStudío
Рет қаралды 1,1 МЛН
AYAAN WADANI  HEESO SHIDAN OO KALA KACSAN MUSIC  2022
32:25
Goodax Media Production
Рет қаралды 1,7 МЛН
ABDIRISAQ QURBO & SAHRA KIIN WADNAHA KU JECELAADAY OFFICIAL VIDEO 2022
5:51