No video

reer burco iyo sodohda maxa kala qabsaday 🤣🤣kkk

  Рет қаралды 192,217

Sakariye Jakarta

Sakariye Jakarta

2 жыл бұрын

Пікірлер: 498
@SOCDAALTV
@SOCDAALTV 2 жыл бұрын
Ina muuqalkan ka heshay subscribe iyo like ii saar
@abdirahmanaidid1289
@abdirahmanaidid1289 2 жыл бұрын
War walalo anku caqli ceeliye fadlan waxa dinteba iyo dhaqankena kaa hur imanaya inaga da oo iska da wax kale soo same oo dhaqan iyo karamo leeh wan kanaxay oo waxad lamid nuqutay kuwi bila l Dhaqanka ahaa sorry Jakarta haku nuqun
@sougaljire592
@sougaljire592 2 жыл бұрын
Madaxa iyaad ii saran tahay
@inaabdinasir
@inaabdinasir 2 жыл бұрын
rer burco wan idiin wataa 😁😁 from Al cagdheeriya ❤💙💚🇬🇲
@osmanahmed7568
@osmanahmed7568 2 жыл бұрын
www cagdheer 😅 kaa qdnay
@asiyawarsame4833
@asiyawarsame4833 2 жыл бұрын
Kkkkkkk
@hiboyaasiin298
@hiboyaasiin298 2 жыл бұрын
cagdheer aaa😂😂😂😂
@timajilac657
@timajilac657 2 жыл бұрын
Day afka
@muniirmazhkuurtiens7929
@muniirmazhkuurtiens7929 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@aarkamudugofficial28
@aarkamudugofficial28 2 жыл бұрын
Dadku isku Caqli iyo isku Arti Midna Maahan Reer Burco Runtii Waa Dad Gob Ah Zakariye jakaarta Legend of Somalia 🇸🇴 Aragti Aruuriye Hormar Wacan Legend Jakaarta ❤
@wiilhoog0928
@wiilhoog0928 2 жыл бұрын
Haday Hooyo Kuu Nooshahay Like saar Wll💗🔥
@Abdillahi145
@Abdillahi145 2 жыл бұрын
Ciyaal Xamar Hdan nahy Dhalin yarta Burco wan wada Wlhi wa Funy ayaga dhan 🔥😂😂😂😂😂😂😂
@sharmoak4713
@sharmoak4713 2 жыл бұрын
Sido kale
@amiinaqueen3049
@amiinaqueen3049 2 жыл бұрын
Nagu soo tasha
@Abdillahi145
@Abdillahi145 2 жыл бұрын
@@sharmoak4713 Ljent 😍
@Abdillahi145
@Abdillahi145 2 жыл бұрын
@@amiinaqueen3049 Boqrad 😍
@Saynababoqran
@Saynababoqran 2 жыл бұрын
Sodohdu wayna fiicnan kartaa wayna xuman kartaa qaran way dumiyaan reraha qarana way dhisaan Anigu waxan qaba in hadii ninka gabadha qaba uu yahay nin wanagsan oo karti le hooyo iyo xaaska wuu isku haynkraa xaqa waalidka hala illaaliyo ❤Hooyo ❤
@mohammedbillow1523
@mohammedbillow1523 2 жыл бұрын
Cajib waxa tahay qof Caqli badan
@cabdiraxmaan-casayr
@cabdiraxmaan-casayr 2 жыл бұрын
Maasha allaah Waa sidaas. Xaqa waalidka hala ilaaliyo
@ayaanbile7095
@ayaanbile7095 2 жыл бұрын
Reer burco wlhi waanii wataa😂😂😂from ciyaal xamar😂✌
@ilhancaraaye5801
@ilhancaraaye5801 2 жыл бұрын
Kkkkkkk so funny rer abtigay burcoy baladkeygiye burcoy❤💭💚 from ciyaal xamar👋🌹🙏
@user-cq1dm9eu9v
@user-cq1dm9eu9v 2 жыл бұрын
😂😂 aniga soddohday gurigay waa ufree wllhi wayna iman karta keeda oo kale weeye mid kale inantan aan hoosta kaga jiro yaa dhalay dee waa iyada hana waydiine ta kale waa like mother ❤👸
@mooahmedbaar5449
@mooahmedbaar5449 2 жыл бұрын
Kkkkkk masha alah walaahi reer burco dad xadaariyad baatihiin waa idin salaamay
@abdiwahabegall6328
@abdiwahabegall6328 2 жыл бұрын
Imikaba inanta wad isiisay ku lahaaa Hhhhhh🤣🤣🤣
@mohamedfarahibrahim8647
@mohamedfarahibrahim8647 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣 reer burco waan wataa🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@beftubule1031
@beftubule1031 2 жыл бұрын
I'm orromo🤪 But, my Mom she have to respact First. Hoyo waa macaan markasta. 💗💞❣💋💋💅. Inanka shatiga bluga iyo yellow hidhan ba runtaa sheegay Jazakhala brother masha alah 💞
@bahjaahmedyahmedy9812
@bahjaahmedyahmedy9812 2 жыл бұрын
Nebiga kuseli❤❤❤❤
@abdikhadiribrahim90
@abdikhadiribrahim90 2 жыл бұрын
Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤
@gahayrgahayr2706
@gahayrgahayr2706 2 жыл бұрын
Sallallaahu calleyhi wa sallam
@axmedabukarcumar8348
@axmedabukarcumar8348 2 жыл бұрын
Scw scw scw
@JugeQaaraamiMusic
@JugeQaaraamiMusic 2 жыл бұрын
اللهم صل على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم
@adoontialle4681
@adoontialle4681 2 жыл бұрын
Scw scw scw
@hamzaanzaari6911
@hamzaanzaari6911 2 жыл бұрын
Hooyo mcn wlhi inana qof dhaafsanayn waalidku marku gaboobo awlaadusa ayu u baahan yhy si tacabki ay nagalsheen nooga helaan gabadh aanba hooyaday rabin wlhi nolal iska daaye second xita inana la hdleen ALLOW HOOYODAY IYO HOOYO walba cimri dheer iyo cafimahad iyo cibaado suban sii intay ka dhimatayna alleh haw naxariisto AMIIN🤲🤲🤲
@ismailmohamed1251
@ismailmohamed1251 2 жыл бұрын
Inanta Hooyadaaada Rabin Kuma Rabto Ogaw Iida Fudud Ha Iska Tagto Baan Leeyahay
@haldoorfilmsandvlogs388
@haldoorfilmsandvlogs388 2 жыл бұрын
Legend waa legend kuwa inta English ubadala kawarama😂😂
@adnanismacil
@adnanismacil 2 жыл бұрын
"Anu ma xanaanan haystay funny wlhi"😂😂
@mohamudmursalsirad4
@mohamudmursalsirad4 2 жыл бұрын
Gabadha aanwadajoogno hooyaday hadaynicibtahayna mawadajoogayno sababtooytahay hoyaday waajibaa igasaaran jacaylkeeda iyo xanaanayndeeda iyo xushmadeeda islaantaydanawaxaalagarabaa inta anigala igarabo
@deqadegan
@deqadegan 2 жыл бұрын
@@mohamudmursalsirad4 hooyada adeey xaq kugu ledahay ee xaaskaada xaqkuma leh.ixtiraam ayeey ku ledahay oo kali ah
@abdirahman-24-u6e
@abdirahman-24-u6e 2 жыл бұрын
Reer Burco Baan Daawada ❤😄 Mana Qoslin 😂😂😂 Been dheH😂😂😂
@mohadaacad4753
@mohadaacad4753 2 жыл бұрын
Aaaaa tiyo😀😀😀
@Cadar200
@Cadar200 2 жыл бұрын
love you my sodohda mustaqbalka ee aanan aqoon 😁😂
@inaayeeyocibaado2028
@inaayeeyocibaado2028 2 жыл бұрын
I love You to Sodohdayda mustaqbaLka dhow Ilaahow aan Shugri Qaraabo noqonaaa🤣
@Cadar200
@Cadar200 2 жыл бұрын
@@inaayeeyocibaado2028 😁😁😂😂 oo waa sheeko kalee 😁 bal igu salaan sodohday 😂
@inaayeeyocibaado2028
@inaayeeyocibaado2028 2 жыл бұрын
@@Cadar200 Ilaaahay Amarkisa way kaaa Qaaaday mid La mid Ah iga Gaaarsii HooYaDaydii Labaaad ✋❤🤣
@Cadar200
@Cadar200 2 жыл бұрын
@@inaayeeyocibaado2028 😁😁hye
@inaayeeyocibaado2028
@inaayeeyocibaado2028 2 жыл бұрын
@@Cadar200 SharaFey nabadi korkaaaga ha Ahato❤
@tz284
@tz284 2 жыл бұрын
Love from London UK Sakariye 🙌❤️
@hibaaqkhadar410
@hibaaqkhadar410 2 жыл бұрын
Lama aRaG warshad La neceb yhy Oo wax soo saarkeedana La jeceL yhyy 😂😂 Love you sodoHdy mustaQbaLka✌🏽😂😂
@mohamudmursalsirad4
@mohamudmursalsirad4 2 жыл бұрын
Sodohdu waxaymudantahay sharaf uyo karaamo sababtu waxaydhashay xabiibtayda manadhicikarto islantaydaanjeclahay hooyadeedna waanacayaa
@hibaaqkhadar410
@hibaaqkhadar410 2 жыл бұрын
@@mohamudmursalsirad4 yeah waa zidaa
@abdulrahmanyare2402
@abdulrahmanyare2402 2 жыл бұрын
Hooyo magan ilaah markastaba ahaw😘
@ina_mohamet
@ina_mohamet 2 жыл бұрын
Legend always Legend sakariye keep it 💯 🥰😂😂
@abdiasiiskaliifahmed9399
@abdiasiiskaliifahmed9399 2 жыл бұрын
Taniba wa sodoh kulaha ree burco wa fanny wlhi😂😂😂
@shamsabarre5369
@shamsabarre5369 2 жыл бұрын
Alla aniga yaa sodoh reer Burco ah isiiya cagahan u dhiqilaha iyada iyo hooyadayba gurigaygaan soo dejin laha wligayna cidkale kuman aamineen ❤️❤️
@abdirahmaanabukar9168
@abdirahmaanabukar9168 2 жыл бұрын
"Inankiisaa darawala oo siisowga kexeynaaya" kkkkkk funny wye dadkan ku soco jakaarta
@guuleedalvezofficialguulee5673
@guuleedalvezofficialguulee5673 2 жыл бұрын
SoDoHda MaxaA GuRiGa keENaYa Mark¡¡ HoRepA GuRi BaY LahaYdE haJo0GTo😁😆😆😅😅😅
@deeqcilmi3485
@deeqcilmi3485 2 жыл бұрын
Legemdii xaliimo ahayd ayaa halkaa iiga muuqata, Anigu ma xanaano ayaan haystay 😂😂😂
@AhmedSaid-zn3hu
@AhmedSaid-zn3hu 2 жыл бұрын
Reer burco love ku ahay Kulaha inankiisa darawala ee muxuu soo dooni hhh From laascaanood
@Khalduuni_Vlogs
@Khalduuni_Vlogs 2 жыл бұрын
#11:05 Inankiisa dirwala Ee sodogu muxuu soo donayaa kulaha😂😂😅
@Khaleth_official
@Khaleth_official 2 жыл бұрын
"Naagahan qaylinaya wa naago rag waayey " 😂😂 Walhi wa runteed gabadhasi
@aqoonbadan3931
@aqoonbadan3931 2 жыл бұрын
Wallahi reer Burco waa Funny 😂😂 nagahan qaylinaya malha Raag baay wayen Kulahaa😂 Sodohda iin laa xuumeyo oo guriga laga eryo maa ficaana balse Sodoh xuuna waay jiirta oo reer dhisan dumisa taas see Loo gelayaa markas🥺🤔
@ismailmohamed1251
@ismailmohamed1251 2 жыл бұрын
Inanta Tagayso Way Fududahay
@fadumojiisjiis1359
@fadumojiisjiis1359 2 жыл бұрын
Gabadhii hooyo rabin hala fuuro guuriga halaga saro
@anisali2266
@anisali2266 2 жыл бұрын
Sodohda qaar xun iyo qaar wanaagsanba wey jiraan anagaa waxay ilataha sodohdu gurigeedey ku qurux badantahay.
@beerluula2390
@beerluula2390 2 жыл бұрын
Sax
@shaahidaskar8789
@shaahidaskar8789 2 жыл бұрын
Sodoh xumi ma jirto wa dhanka sodohda haka egin lkn dhanka hoyada ka eeg wayo hoyo wiilkiida iyo gabadheeda u xumi ma jirto
@anisali2266
@anisali2266 2 жыл бұрын
@@shaahidaskar8789 wll Dee malaa'ik haka dhigin kuwo badan oo reerkii bur buriyey angaa aragnaye
@shaahidaskar8789
@shaahidaskar8789 2 жыл бұрын
@@anisali2266 sxb sodohdu dadka kale wey ku xuman karta lkn ma waxad ledahay hoyo aya wiilkeda iyo gabadheda u xun
@safiyo1235
@safiyo1235 2 жыл бұрын
@@shaahidaskar8789 walaahi wax ma ogid sodohda wiilka dhashay kuwa qaar sodoh maahan anay igu dhacday arintaaa
@updymajid778
@updymajid778 2 жыл бұрын
BURCO LEGENDS 🦁😂
@abdiwakilmohamud9760
@abdiwakilmohamud9760 2 жыл бұрын
Waar islaanta inan aan ka Guursadee isoo qabtaH😂😂
@hawaaragsan189
@hawaaragsan189 2 жыл бұрын
Sodohdu wa dhidibka rerke udhaga nuglada😍😍😍sodohi wa hooyo
@najiibilyaas5206
@najiibilyaas5206 2 жыл бұрын
Waku wataa legend sakariye✊
@Edbashir
@Edbashir 2 жыл бұрын
"tani waa sodoh// wareysta" 😃😃😃😃🤣🤣🤣🤣🤣
@nuurkuulow2974
@nuurkuulow2974 2 жыл бұрын
Arinkan malmahan marka Uu wareegayay Facebook iyo media ba waxaan sugayay sakariya jakarta iyo reer burco funny wlhi nice
@maproukamahamed4464
@maproukamahamed4464 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣Inta sugaysay reee Burco waar casimadii boraman idinka so salamayaa xafada qosalkaaay 🤣🤣
@hayathirsi1613
@hayathirsi1613 2 жыл бұрын
ma HooYa caasimada ka DhigteY hunoY
@ningalbeedjira2222
@ningalbeedjira2222 2 жыл бұрын
@@hayathirsi1613 naa hooyo kumu Odhan laxey 🤣
@saynabcabdi1570
@saynabcabdi1570 2 жыл бұрын
Waanukaaqaadnay
@apdinajipinhomb4130
@apdinajipinhomb4130 2 жыл бұрын
𝐖𝐚𝐫 𝐢𝐧𝐚𝐧𝐤𝐢𝐬𝐚𝐛𝐚 𝐝𝐚𝐫𝐰𝐚𝐥𝐚 𝐰𝐚𝐫 𝐫𝐞𝐫 𝐁𝐮𝐫𝐜𝐨 𝐠𝐚𝐜𝐧𝐛𝐚 𝐢𝐝𝐢𝐧 𝐭𝐚𝐠𝐲 😁
@Khalduuni_Vlogs
@Khalduuni_Vlogs 2 жыл бұрын
😂👌Sakariye waa top wlhi bro kolba xalada jirta ama dhacdada dhacdaad ka sheekysaaa🤣🤣
@mohamedonkod5301
@mohamedonkod5301 2 жыл бұрын
Hooyo waa lamaa huraan meel kstaa haa joogtee ixtiram ayay inaga mudanayhiin dhamantod waxanu lenahay cisi iyo sharaf gobanimo hooyoo kunolaw❤❤❤❤
@abdiwahabegall6328
@abdiwahabegall6328 2 жыл бұрын
Dahabna wad sidata kulaha Hhhhh🤣🤣🤣
@zoyakhan7816
@zoyakhan7816 2 жыл бұрын
Inu ka xado ayu raba malaha🤣🤣🤣
@sahalbashir4565
@sahalbashir4565 2 жыл бұрын
Waar video yashaan Nasoo Bodhee Reer Burco waa Funny🤣🤣🤣🤣🤣
@musaybaaadan9863
@musaybaaadan9863 2 жыл бұрын
Anu waxan layabay nimaka dhahya hoya iso quxisay ointa iso laykaysisay oo aniga ma cirka layga keenay waybe many hoyaday anba qurxda igu argtay iyelen midakle zxb anba hoyaday wan kaga sotagye somha run ba ficne sodohday wligay lama dagen xoog miya haja😶😶😶😶
@haajimouse5646
@haajimouse5646 2 жыл бұрын
Reer burco iyo reer galkacyo Hadaanay Somali ku jirin somali waxay noqon lahayeen Sida dadka Ruushka oo kale
@suhaylaahmed4633
@suhaylaahmed4633 2 жыл бұрын
waalid ka camal ha kadhiganina janaduba waa laguha hooyada ayay hoosteed tahee hooyo qof haystay oo hooyo labaad helay waa qof janno haystay janno labaadna helay
@Diiqa
@Diiqa 2 жыл бұрын
Hooyo Marwalba Waa Hooyo
@SamiaOmer485
@SamiaOmer485 2 жыл бұрын
Sodohday waa hooyayday labaad nio😍😉
@maryanruuney1875
@maryanruuney1875 2 жыл бұрын
Aniga sodohday wan salamaya burco ayan ku ogaa islan sharaf leh bad ahyd waliged noma iman afaarahena maso gelin ilhy khyr ha siiyo
@ahmedniyadzame6118
@ahmedniyadzame6118 2 жыл бұрын
Reer burco wlhi waa fani 🥰✌
@manalibrahim4820
@manalibrahim4820 2 жыл бұрын
Sodohday wa iiman kartaa gurigega wayoo waa kedi o fasax uma pahna balse hdii sodohday aan ka dareemo iin dhip igu tahay gurigega duminyso wiilkeda aya naa dhex gali laha o lapdedpa na tuusi laha qof walpa wajipkisa iyo waxn kala mudnahy Eelay iisga no dhaxeeye
@Najmanalka208
@Najmanalka208 2 жыл бұрын
Nagaha qaar caqligoda side ushaqenaya ninka aad arkesid ee aad soracdey qofka adunka kenay ilahey kasokow wa ayada la,anted asiga maheli laheed waa maya mudnan intuu ka mudanyahey in kabadan hooyadii baa kamudaan
@abdihakimhusen9784
@abdihakimhusen9784 2 жыл бұрын
Allah yacisak caqli alle haku dhowro wll
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 2 жыл бұрын
kuwa aan fekerinee lehsodohda maxay soo doonaysa wa doqomo kaftan ka dhig bay is leeyihin lakiin qofna inantooda iska siin mayan sidasay ku lumeen oromada ka guurswada dheh hadba
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 2 жыл бұрын
Dad aya run modayso
@akaniadam8254
@akaniadam8254 2 жыл бұрын
Burco dad jira oo ilbaxa fikrado kala duwan love from Awdal
@abdirahmanmahamoudbarkad7617
@abdirahmanmahamoudbarkad7617 2 жыл бұрын
ANIGU MAXanan hystay kulhaa 😅😅😅🤣💪💪💪
@dalmarkiikoofficiallchanne5883
@dalmarkiikoofficiallchanne5883 2 жыл бұрын
Midka jaakada madow qaba wlhi xataa midh caqli ah kuma jiro gabadha ayaa ilaahay caqli siiyay sodoh Waa hooyo intii hooyo neceb Alle naarta haku fogeeyo
@foosiyaxirsi6925
@foosiyaxirsi6925 2 жыл бұрын
HOOYO MCN HOOYO LAABD WLL MARSHALL WLL
@iidmuuse9730
@iidmuuse9730 2 жыл бұрын
Sakariye waa ku salaamay
@mrwakhti7733
@mrwakhti7733 2 жыл бұрын
Anigu sodohday waan jeclay😂
@nastedave9842
@nastedave9842 2 жыл бұрын
Meel gooni ah markay kaa degentahay waa iska caadi inaad sidaa uhadasho
@mowliidabdirizak2630
@mowliidabdirizak2630 2 жыл бұрын
Abdiqani jama rage legend sxipki ciyalnimada runtu shegay waa inay hooyaday xananeysaa gabdhu
@soomaalisomalia3758
@soomaalisomalia3758 2 жыл бұрын
Waan u sheegayaa macaal kuwa hada isoo dooni doona kulahaa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@munaabdinaasir7588
@munaabdinaasir7588 2 жыл бұрын
❤️Hooyo waa jano fardawsadii aduunka wlh blh❤️☑️☑️alaha noo dhaafee
@queenhabon90
@queenhabon90 2 жыл бұрын
Reer burco warkoda wucadyahay🤣🤣
@madoo199
@madoo199 2 жыл бұрын
Love you dear sekeria, always be up ❤️❤️❤️
@hafsaabdi3062
@hafsaabdi3062 2 жыл бұрын
Waa run sodohda Guriga wey burburinka karaan, laakin sodohda fiican waa in la ixtiraamo
@qalinle1231
@qalinle1231 2 жыл бұрын
Walal yalow Rer wuqooyiyow universal TV iska ilaaliya waaa LA so diraye
@fadumoibrahim9594
@fadumoibrahim9594 2 жыл бұрын
Sodo day waa hooyo macan tii labaad mashallah.
@liilyooz
@liilyooz 2 жыл бұрын
Islaanta becouse of waan wataa waa activad😂
@Yahye442
@Yahye442 2 жыл бұрын
Ninka hadal xumaa qofta dumarka caqil waye🎖🎖
@samihajji6915
@samihajji6915 2 жыл бұрын
Axmaq aduunka melkastuu kajoga iyo walid caasiba tankale waxanlayaabay kuwaleh sodohdaa rerkey burburinesaa war nacasiin ayatihin rerkina adinkaa dhisi kara burburina kara eee sodoh kadhamaada
@mameromio2922
@mameromio2922 2 жыл бұрын
#11:20 # runtii dacad aya uu qoslay 😂😂😂😂
@ubaxismail6285
@ubaxismail6285 2 жыл бұрын
Dhalinta soomaaliland ku nool waxaan kula talin lahaa waalidku waa isku mide midna ha soo dhoweysanina midna ha takoorina ee Ilaahay uga baqa inta adnaan guursanina ka fiirsada wiil iyo gabar soo seexis ah si hooyooyinka aydnaan u wada daleeceeyn.
@Naleye123
@Naleye123 2 жыл бұрын
😂😂😂 ma xanaanan haysty ku tee
@princesstasliim6932
@princesstasliim6932 2 жыл бұрын
Kulaha inankisa darawala muxuu so donaya odeyka kkk waa janalka kaliya ika qosliya thnks wll sakariye jikarta iyo shicibka reer burca la,aantina manan qosleyn ilahay ha idin xafido 😘
@fuadwarsame6688
@fuadwarsame6688 2 жыл бұрын
ILLAHAY ayaa Ina leh, Sodoh gurigeeda ha joogta! Walahay Waa karaahiyo!
@ismailmohamed1251
@ismailmohamed1251 2 жыл бұрын
Inanta Dadba Dhalay
@abassabdul8
@abassabdul8 2 жыл бұрын
Subxanallahi Hoyoo Ni Hoyoo Brother And sister
@naajiyaibnuxasan5013
@naajiyaibnuxasan5013 2 жыл бұрын
wllhi reer soomaaliland burco waa gobolka qudhe cuqdada aan aqoon allla may soomaliya ka tirsanaan lahayd wllhi funny weeye reer soomalilanow gobolka aaman ugu dadala waliba reer hargaysa way idinka sii jidaan wllhiye haday idinku soo jeestaan cagta hoosteeda laydinka eegaya from soomaliya
@walalnaxariiz7318
@walalnaxariiz7318 2 жыл бұрын
Nazp Pad thy Legend Zakariye jakaarta✌️wan Ku zlamY
@zakibingolden6717
@zakibingolden6717 2 жыл бұрын
Rer wa idin salamay from afgoye wana idin jeclahy from afgoye
@sumar4007
@sumar4007 2 жыл бұрын
Soddohow guryihiina jooga reeraha ha qulbinee🤣🤣🤣 reer burco salaam from muqdisho carfoon🥰
@fanoole237
@fanoole237 2 жыл бұрын
Zack J keep going bro 👍
@xasancabdi4843
@xasancabdi4843 2 жыл бұрын
Mxay ahaayeen dadkan kacsigu dilay ee kasheekenaya ciyaar io wxan loojeeden waliba inamadu may waa sheen
@cilansaar3082
@cilansaar3082 2 жыл бұрын
Sakariye wad naga walaysan 💫💋kusoco lugend
@cambaroali7733
@cambaroali7733 2 жыл бұрын
Ninka hooyadi iyo hooyadayba waa qaali
@yusraali1222
@yusraali1222 2 жыл бұрын
Sodoh fiican way jirtaa mid xuna way jirtaa balse inta badan hooyadu gabdheda gurigeeda way dhisaan ka wiilkana way dumiyaan
@farhiyoabdimalik2741
@farhiyoabdimalik2741 2 жыл бұрын
Sodohey haino imaan an karaxesano mxad so donta lkn nasoboqo isna baax 😂😂
@ismailmohamed1251
@ismailmohamed1251 2 жыл бұрын
Adiga Fudud Baxaayo
@xasanmalaay8221
@xasanmalaay8221 2 жыл бұрын
Dumarka badankood Sodoh ma jecla lkn Labada is qaba ayay ku xiran tahay sidii ay u wanaajiyaan xiriirka waalidka
@iimaanbile4382
@iimaanbile4382 2 жыл бұрын
SODDOHDAA WAA HOOYADAA ! KUWAN LAMA DHALIN.
@sakariyedayib1491
@sakariyedayib1491 2 жыл бұрын
9:11 hhhhhh anigu ma xanaanaan haystay kulahaa🤣🤣
@11naa44
@11naa44 2 жыл бұрын
Jakartow tijabi jaceylka so samee
@hodonelmi3627
@hodonelmi3627 2 жыл бұрын
ANI ma xanaana haystey kulaha😁😂😂😂
@ikranabdiqadir5710
@ikranabdiqadir5710 2 жыл бұрын
10:00 Nin fariida 😻
@wayoflifewayoflife1135
@wayoflifewayoflife1135 2 жыл бұрын
Hhhhhh ummaddani dadkeena maaha🤣😅😅🤣🤣🤣🤣
@Sarah-to7oj
@Sarah-to7oj 2 жыл бұрын
Haa qaar wey burburiyan, qaar a wey dhisaan
@zuhayb9
@zuhayb9 2 жыл бұрын
4:26 Shame On Him Wiilka Labaad Maxishoonayo
@mohamedonkod5301
@mohamedonkod5301 2 жыл бұрын
Xadaariyada afsomaaliga heer burco
@halimamohamed7431
@halimamohamed7431 2 жыл бұрын
Sodoh xumaanteed lama arkeen haday gabadha la soo guursatay ay tahay mid fiican why siday hooyadeed ay ugu samirto ayay u samri laheed aniga aqligeeyga
ragii oo diiday daanyerimadii 🐒prankigi ugu qosolka badna 😁
17:13
Sakariye Jakarta
Рет қаралды 95 М.
Prank reer burco iyo lacag💸💸 qosolkii aduunka
16:31
Sakariye Jakarta
Рет қаралды 109 М.
Little brothers couldn't stay calm when they noticed a bin lorry #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 17 МЛН
Советы на всё лето 4 @postworkllc
00:23
История одного вокалиста
Рет қаралды 5 МЛН
UNO!
00:18
БРУНО
Рет қаралды 4,2 МЛН
CHOCKY MILK.. 🤣 #shorts
00:20
Savage Vlogs
Рет қаралды 27 МЛН
Hawiye iyo daarood maxa kala qabsaday reer burco  Part 2 su,aalo
14:43
Farxaan Official
Рет қаралды 140 М.
challenge qosol badan oo reer burco lagu sameeyay
25:57
Sakariye Jakarta
Рет қаралды 193 М.
Fanaaniintani ma waxay ushaqeeyaan Maansuuniyada  275,77,004,001
5:01
Camaar Sulayman
Рет қаралды 11 М.
NIN FAQIIR AH | QALAANJO DHEX YAR, LABO QAAWAN ISMA QAADO HOT
35:02
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 66 М.
KULANKII LII CAATO IYO SUMAYA ADEN | JACAYLKII GUULAYSTAY........
10:36
Madar Dayax-weerar
Рет қаралды 235 М.
LAHJADA BURCO
14:51
Qays Qeyser
Рет қаралды 104 М.
shukaansi live ah iyo reer burco qosolki aduunka🤣🤣
14:59
Sakariye Jakarta
Рет қаралды 108 М.
Little brothers couldn't stay calm when they noticed a bin lorry #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 17 МЛН