shukaansi live ah iyo reer burco qosolki aduunka🤣🤣

  Рет қаралды 107,595

Sakariye Jakarta

Sakariye Jakarta

2 жыл бұрын

Пікірлер: 278
@sumbeedasheekh2932
@sumbeedasheekh2932 2 жыл бұрын
Waar reer burco waa qosolkii oo dhar looxidhay😅🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@daacigaislaamka124
@daacigaislaamka124 2 жыл бұрын
صلو على الحبيب صلي الله عليه وسلم
@hodanitanajmanita6664
@hodanitanajmanita6664 2 жыл бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب و على آله وصحبه أجمعين صلى الله عليه وسلم تسليماً كثيراً 💝💖💝💖💝
@tukawyarawxassan7725
@tukawyarawxassan7725 2 жыл бұрын
صلى الله عليه و سلم صلى الله عليه وسلم
@geesxagaa4177
@geesxagaa4177 2 жыл бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا عدد خلقك 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@najaxyusuf4397
@najaxyusuf4397 Жыл бұрын
salalaahu calayhi wasalam🥰🥰🥰
@daacigaislaamka124
@daacigaislaamka124 2 жыл бұрын
HALUGU SALIYO NABIGA
@hodanitanajmanita6664
@hodanitanajmanita6664 2 жыл бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب و على آله وصحبه أجمعين صلى الله عليه وسلم تسليماً كثيراً 💝💖💝💖💝
@MohaaAbdi
@MohaaAbdi 2 жыл бұрын
Borama > Burco
@abdiqanisandheere7270
@abdiqanisandheere7270 2 жыл бұрын
Kulaha dusha ka ilashanayay 😂😂😂😂😂
@mohamedcaabi9197
@mohamedcaabi9197 2 жыл бұрын
War sakeriye inoo soo badi walhi si daacadaan u qosley😂😂
@haji509
@haji509 2 жыл бұрын
Jakarta dadkan xagee ka soo Ururisay🤣🤣🤣😁
@behijabi1611
@behijabi1611 2 жыл бұрын
5:44 inanta faraha saanbuusaha leh ka daji😅
@apdirahiim5642
@apdirahiim5642 2 жыл бұрын
Lamanaha u danbeeya kulaha lacag wax kamacan hayaa😂
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw 2 жыл бұрын
Ciid wanaagsan Ayaan leeyahay. Reer burco Iyo soomaali Zakaria jakarta Mahadsanid
@cumarapdi9639
@cumarapdi9639 2 жыл бұрын
Laamaha ugu dambeeyo waan wataa🤣🤣🤣🤣🤣
@sulekhasaid2891
@sulekhasaid2891 2 жыл бұрын
You're so funny 😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Ree Burco dhamantine Eid Mubarak hore usoco
@mr..niceguy6666
@mr..niceguy6666 2 жыл бұрын
That's my city❤
@barwaaqocali7883
@barwaaqocali7883 11 ай бұрын
​@@mr..niceguy6666😂
@AM-bm4wy
@AM-bm4wy 2 жыл бұрын
Inoo soo badi barnamijyada sidasoo oo kale,walahi qosol igumeey harin🤣🤣🤣 Reer burco shukaansii waa zero
@hodanitanajmanita6664
@hodanitanajmanita6664 2 жыл бұрын
qosol & intaso gor oo clipkas kuso celiyay wa incroyable wejan 🤔 🤣😂😅🤣😂😅😂 takalana waxa usi daran oo limites dhafiyay ka marada madaxa ku xidhay ee yoyo-ga 😂🤣😅
@sahraaxmed8096
@sahraaxmed8096 Жыл бұрын
55555
@Somaliwayn7
@Somaliwayn7 2 жыл бұрын
Gabdhaha Reer Burco Cadi mhn 🤣🤣 Gacanta eeg sey ka siineyso markey ninka La Hdlayso
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 жыл бұрын
Sakariye burco hore u soco sxb from hargaysa jgjiga yar
@cabdirashiidxusseencali7894
@cabdirashiidxusseencali7894 2 жыл бұрын
Waaw shukaansi live waxkale wlhi waanka helay sxb waana ka qeybgalilahae isku magaalo aanan joogin🥰🥰
@jamiilasiad9794
@jamiilasiad9794 2 жыл бұрын
Reer Burco waa qosalkii oo dad ah 🤣🤣🤣😁😁
@canabcabdulle6500
@canabcabdulle6500 Жыл бұрын
Shukaansigii Reer Miyiga…. Yaasiinkoow Allow Alle
@xirsicabdixirsi5209
@xirsicabdixirsi5209 2 жыл бұрын
Kkkkk reer burco waxoodu waa qasabe 😅😅😅
@dhagayareofficial5349
@dhagayareofficial5349 2 жыл бұрын
Keep goin masuul ninka burco xoreystey 😂
@soomaalisomalia3758
@soomaalisomalia3758 2 жыл бұрын
Deebajiga dir kulahaa🤣🤣🤣🤣🤣taasi caadi maaha
@barwaaqocali7883
@barwaaqocali7883 Жыл бұрын
666666666666666
@Haha-yf8nd
@Haha-yf8nd 2 жыл бұрын
Daanyeer ma ii noqonee kulahaa 😂🤣🤣
@user-cr4ug6uv3f
@user-cr4ug6uv3f 2 жыл бұрын
wlhi bilahi reer burco wan wata ✌
@maxameddalmar1495
@maxameddalmar1495 2 жыл бұрын
Wiilka khamiiska cad waa heer mii inanta inuu saas ugalo may aheyn
@Araweelo74
@Araweelo74 Жыл бұрын
Subxaan Allah war hablaha horta sharaf oo hadyada gudoonsii iyaka Jakaarta isla xishoo dee waa sidee anu reer burco Alle iga badbaadi gur xumadooda wuxu ad adakaa oo qalafsanaa hadal naxaris leeh miyaana abidkood lagu oron toloow reer hargaysa iyo muqdisho ayaaba dhaama kuwanan bisinka Araweelo from Djibouti gobta caqliga iyo noloshaba ka xorta aa aah
@salmaabokor9127
@salmaabokor9127 2 жыл бұрын
Sakariyow mesha wan ku qabobay wan xishoday wlhi
@Mukhtaar2004
@Mukhtaar2004 2 жыл бұрын
Istaqfurullah walahi qowdhamiintaan somali ayagaa ugu qosol badan hahahahahaha waan idin wadanaa reer burco
@sundusahmed5518
@sundusahmed5518 2 жыл бұрын
Dabeeejiga dir kulaahaa dad funi ah rer burco 😀😀😀
@bilemaxamud9547
@bilemaxamud9547 Жыл бұрын
Heer burco hadalkoda iyo gacmaha waa wada socdaan 🤣🤣🤣
@hassanmabdillahi
@hassanmabdillahi 2 жыл бұрын
Dhaqan xumo tii ugu damabaysy Ilahay ha laga baqo Waa bil Ramadan
@moparicapdizamett2123
@moparicapdizamett2123 2 жыл бұрын
War Garacan cidiyuhu kasoodhacayaan muxuu ahaa shan taba wuu Lagalee😅
@salamkala14
@salamkala14 2 жыл бұрын
Hhhhh
@hodanitanajmanita6664
@hodanitanajmanita6664 2 жыл бұрын
Kkkkkkkk استغفر الله العظيم Sécurité u noqo oo ka qabo ... bcz 5 kaliya mahine ... ee 10 kuba in ey sodhacayan ayu shegaya 🤣😂😅😃🤣🤣😂🤣
@hodanitanajmanita6664
@hodanitanajmanita6664 2 жыл бұрын
Wlh tu es très très rigolo 🤣😂😅🤣😂 Adiga-ba ciyar aheyn sidan kugu qoslayay ayan ka baqay in Somkeygi iga dacifa ... incroyable wejan 🤔
@aarkamudugofficial28
@aarkamudugofficial28 2 жыл бұрын
Reer Burco Waa Dad Aad u Qosol badan Runtii Gabadha Xijaabka Buluuga Ahi Waa Daacad Rugo Leh
@daawotv6178
@daawotv6178 Жыл бұрын
Rer Burco waa qosol socoda wallhi
@guuledck809
@guuledck809 2 жыл бұрын
Isma LekinE ma lcagbad haysta kuLaha😂😂😂🤣
@axmednuurweydow565
@axmednuurweydow565 2 жыл бұрын
Sakariyow barnaamijkaan soo badi pro adiga oo mahad san wll
@suldaannimcan.1705
@suldaannimcan.1705 2 жыл бұрын
Sakariyow ha isku qasbin dadka way ka wayn taheee🤣
@hassanissack2909
@hassanissack2909 2 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkk reer burco wadin wataa
@salmaansanka8461
@salmaansanka8461 Жыл бұрын
Zakariya jakarta sxb sare waan ku salaamy ugaas
@cabdirashiidxusseencali7894
@cabdirashiidxusseencali7894 2 жыл бұрын
Sxb inanta daanyeerka dooneysa iiguyeer oo ha isoo raacdo anaa daanyer farqaha ubuuxaan ehe isoogaar quruxey😍😍😍
@aliawale6296
@aliawale6296 2 жыл бұрын
Kulahaa Gobalka Raga marka la leeyahay waa noocas oo miidhan 🤣🤣🤣🤣 wallahi sie ist einfach so funny 😜😅
@hibomaxamuud9314
@hibomaxamuud9314 2 жыл бұрын
Harash baa igalay ku Lahaa 😂
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 2 жыл бұрын
Shukaansiga reer burco waa xoogxoog
@mohmedahmed3670
@mohmedahmed3670 2 жыл бұрын
Wax ka mcn aya haya kulahaa😃😃
@cabaasraygel1848
@cabaasraygel1848 2 жыл бұрын
Deebaajiga dir💰💰😀😀😀
@Adnomo1234
@Adnomo1234 2 жыл бұрын
Rer burco wlhida dad funny ayaad tihiin Nolada ilmaderayal
@luizmartel7004
@luizmartel7004 2 жыл бұрын
saaca gabadha cayaya from djibouti, badooww wee yaan, waan saxay malahee afka somaliga
@momaameshchannel8450
@momaameshchannel8450 2 жыл бұрын
zxb noo soo badi barnamijkan
@camper7664
@camper7664 2 жыл бұрын
Reer burco waa waa funny my gobalkayga m.a❤🩹🖤✊
@hawaaragsan189
@hawaaragsan189 2 жыл бұрын
Hhhhhhhh kaasi shukansi mhne hna nacsinina shuknsiga🤣🤣🤣🤣🤣
@mubaarikjammacmuuse9657
@mubaarikjammacmuuse9657 2 жыл бұрын
Ciid mubaarak
@kingsalman7972
@kingsalman7972 2 жыл бұрын
wll waxaan uxiisney barmaamijkii dadka aadwediin jirtay ee aad ku weydiin jirtay wadada please zxp noosoo celi😔😔😔😔😔
@salmaanabdi9462
@salmaanabdi9462 2 жыл бұрын
Wllhi barnaamijka waa anther level ah keep going zakirya Jakarta 😎
@sahraaxmed8096
@sahraaxmed8096 Жыл бұрын
77777777
@muhzin2721
@muhzin2721 2 жыл бұрын
Waar dadkani zhukaansi xumaa xagay kazoo fircameen 😅
@abdirahman8954
@abdirahman8954 2 жыл бұрын
Deebaaji__Maxaa Laga Wadaa😂 Ha LA iiFaaiideeyo__Reer Burco
@odaymirqaan785
@odaymirqaan785 2 жыл бұрын
Horumaris weyaan🤣🤣
@sadamhussein6974
@sadamhussein6974 2 жыл бұрын
🤣🤣zakaria sxb wankuwata from Kenya 🇰🇪
@mahdimohamed7056
@mahdimohamed7056 2 жыл бұрын
Dadkaan wada ad adag maxa wye inkasto riwaayad cml laysla ogyhy barnaamijka hadane daacade ka thy ree waqooyiga ad adeegan taasa umaleena
@jamiilajanaat874
@jamiilajanaat874 2 жыл бұрын
Sax waa ka dhab
@mahdimohamed7056
@mahdimohamed7056 2 жыл бұрын
@@jamiilajanaat874 😆😅✌️ adi ree waqooyi ma thy
@craxmantabliiqa406
@craxmantabliiqa406 2 жыл бұрын
Aadban usalamaya sakariye iyo inanta burco guul iyo gobanimo
@aqoonbadan3931
@aqoonbadan3931 2 жыл бұрын
Danyeer maa ii noqonaysa😂😂😂
@haji509
@haji509 2 жыл бұрын
😁😁🤣🤣🤣😀 Hunguri luga leh
@Haha-yf8nd
@Haha-yf8nd 2 жыл бұрын
gabarta ugu horeesay mia ?
@haji509
@haji509 2 жыл бұрын
Haa dilaal may ahaan jirtay
@Haha-yf8nd
@Haha-yf8nd 2 жыл бұрын
@@haji509 Mogadishu imow dheh wllhi caadi ayaa loo qancinaa 😂
@haji509
@haji509 2 жыл бұрын
@@Haha-yf8nd hhhh maahe tani waa dhal abaared cidi ma qancin karto🤣🤣🤣
@abdiaziz2470
@abdiaziz2470 2 жыл бұрын
Aad iyo aad 🥰
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 жыл бұрын
Gabadh waay saxsantahey wax soo dir first
@nuuhali2092
@nuuhali2092 2 жыл бұрын
Farhan iyo najma ku guulaystah guurkiina.
@hanuuniye7979
@hanuuniye7979 2 жыл бұрын
So funny 🤣
@aminaali6892
@aminaali6892 Жыл бұрын
Wiilka iyo gabadha ugu dabeeya waay iga qosliyeen wiliba wiilku sidu u egayo gabadhakkkkkkkkk waa qosol iyana waa fariid kama hadhayo baay tidhi kkkkkkkkkkk reer BURCO waa qaxaar
@kingcobra482
@kingcobra482 2 жыл бұрын
Rer burco wa rer magaal, naaya, iyo warya naheeshe iyo faratagtaga wa isla yaqanan” qoftu xanaqimayso waxkasto layirado, farahayba islagalen” kawaran?😂😂
@abdiwahidmadeynmadey4559
@abdiwahidmadeynmadey4559 2 жыл бұрын
Sakariyoow soo badi dee sxp
@Adam_Ally
@Adam_Ally 2 жыл бұрын
7:25😂😂😂
@AbdizYusuf
@AbdizYusuf 6 ай бұрын
Joof iyo joharad miyu noqday barnamijki 😂
@asadhusein213
@asadhusein213 2 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkk🤣🤣🤣🤣🤣wax ka macan ban hayaa 😂
@officialrahmani_
@officialrahmani_ Жыл бұрын
nolol samaynoo jaceyl sameynoo muxibo samayno😂😂😂
@hannibdi2348
@hannibdi2348 2 жыл бұрын
Eid Mubarak to all of you
@GooniCawed-ch7cp
@GooniCawed-ch7cp Жыл бұрын
reer burco walahi waa tageera libaaxyo
@yusufcraxman1684
@yusufcraxman1684 2 жыл бұрын
Wlhi caadi mahan run ahaanti
@slnhacker6872
@slnhacker6872 2 жыл бұрын
Keep going
@Mukhtaar2004
@Mukhtaar2004 2 жыл бұрын
Sakariye jakarta kulahaa ku wad haa ku wad balaayo lagu wadaa
@mohameddaauud1106
@mohameddaauud1106 2 жыл бұрын
Ani khaame ifahansiiya wll 😅 🤣 😂
@hassenabdurehman4556
@hassenabdurehman4556 2 жыл бұрын
Khaamtu waa shaxshax, yacnii qof furfuran oo bashaash ah
@moadam7003
@moadam7003 Жыл бұрын
@5:08 min the guy has a durag on lol whatsup yo, I didn’t know my nigas in Somalia do durags lol that’s dope yo!
@halimoab1221
@halimoab1221 2 жыл бұрын
War dadkan ma adiga isu keenay mise iyaga isla socda hhhhhh
@Yooco.
@Yooco. 10 ай бұрын
MaY aa😂😂😂😂
@zakariyehaashi5669
@zakariyehaashi5669 2 жыл бұрын
Waxan yaree khamiiska xidhan waa legend
@khadarxuseenkurdi8875
@khadarxuseenkurdi8875 2 жыл бұрын
Buluga mise cadanka
@mustafaabiib1916
@mustafaabiib1916 2 жыл бұрын
Reer Burco ilaahay baa xigmad ku manaysatay hafalkuba meel dhaw bay kaso qabanayaan
@Mohamedismail-sb6pd
@Mohamedismail-sb6pd 3 ай бұрын
Gabdhaha soomaliyeed waxaan kula talinayaa rag aan idin guursan wax ha waydiisanina.
@tukawyarawxassan7725
@tukawyarawxassan7725 2 жыл бұрын
Sxb zakariye nosoo badi brother
@bircalaanjiyed.2601
@bircalaanjiyed.2601 2 жыл бұрын
Gabadha: haaye wxan ku idhi ma banaamijki calaffoon baad furatay? Ma Burcuu kadilaacay?
@abdicasiisaadandirir6726
@abdicasiisaadandirir6726 2 жыл бұрын
Reer Burco Lengeds😅❤️
@nafacyare997
@nafacyare997 2 жыл бұрын
Kulahaa is kabuladaa cidiyahaa kuleelka leh
@tariikhtowbah4346
@tariikhtowbah4346 2 жыл бұрын
khamiislaaha waa legend
@hoonyeershe
@hoonyeershe 2 жыл бұрын
😂😂😂 Kulaha numbarkaga I sii an Iska ka so garaco sidi gubti
@saynab7503
@saynab7503 2 жыл бұрын
MashaAllah gabadh iga ďheh
@ayaanlemohed4860
@ayaanlemohed4860 2 жыл бұрын
2022
@ayaanlemohed4860
@ayaanlemohed4860 2 жыл бұрын
Lagendka 2022
@mintidchannel7464
@mintidchannel7464 2 жыл бұрын
Hayay gabadhu wey soo xariiftan tagtey
@luqmanjiibka4992
@luqmanjiibka4992 2 жыл бұрын
@Qurux Ku Dhiigle reaction bixi
@koshinbashir879
@koshinbashir879 2 жыл бұрын
Hoooga secamal waasheekokale 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@abdiiidaani1040
@abdiiidaani1040 2 жыл бұрын
yaan lagusoo tabcin oo reer dhalin kkkkk alla xaqliyaraa xaawooyinku
@ayaanayuush45
@ayaanayuush45 11 ай бұрын
Wey iga wen thy 😅
@jamesisse8068
@jamesisse8068 2 жыл бұрын
Soo badi
@SalahAhmed-le8sp
@SalahAhmed-le8sp 2 жыл бұрын
hhhh anoo daawan baanba sii qosley markaan ciwaanka arkay
@abdihassan3259
@abdihassan3259 2 жыл бұрын
Waan yaaney burco
@user-bj3qr5dd6r
@user-bj3qr5dd6r 8 ай бұрын
🎉
reer burco iyo sodohda maxa kala qabsaday 🤣🤣kkk
13:57
Sakariye Jakarta
Рет қаралды 191 М.
YAA DILAY XAASKIISA
31:46
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 42 М.
孩子多的烦恼?#火影忍者 #家庭 #佐助
00:31
火影忍者一家
Рет қаралды 50 МЛН
когда повзрослела // EVA mash
00:40
EVA mash
Рет қаралды 4,5 МЛН
КАРМАНЧИК 2 СЕЗОН 7 СЕРИЯ ФИНАЛ
21:37
Inter Production
Рет қаралды 542 М.
SHAAH IYO SHUKAANSI XALQADA 2AAD XAMSE IYO AYAAN DAJIYA
21:08
RIIRAASH
Рет қаралды 2,2 М.
SHIRQOOLKII TALIYE SHUB AMAR ALLE LAAKIIN 14 July 2024
22:54
Halbeg Tv 24
Рет қаралды 2,3 М.
SHAAH IYO SHUKAANSI XALQADA 1AAD CAMAAR IYO YASMIIN
15:39
RIIRAASH
Рет қаралды 8 М.
su'aal gaar u ah ragga iyo dumarka iskaabulada ah qosolkii aduunka  kkk
19:57
WAX KA OGOW NOLASHA UBAX DUGSIIYE IYO C/RAXMAAN ISDEY
12:10
Ridwaan Aarka
Рет қаралды 54 М.
УНИТАЗ В ЛЕСУ?? #shorts
0:24
Паша Осадчий
Рет қаралды 2,3 МЛН
One Two Buckle My Shoes 2 ! #spongebobexe #shorts
0:20
ANA Craft
Рет қаралды 17 МЛН
Burger Boom 💥 #настольныеигры #boardgames #games #игры #настолки #настольные_игры
0:35
Отомстила слепой сестре 👍
0:55
NKino
Рет қаралды 2,7 МЛН