SAALAX SANAAG-ISMAAN DHAAF-OFFICIAL VIDEO 2023

  Рет қаралды 11,909,267

Saalah Sanaag

Saalah Sanaag

9 ай бұрын

Ereyada :: Abdirahman fiili
Music :: Maftuux Cadeed
Laxankii :: Saalax Sanaag
Create video :: Kajol Dremgiral
Camer :: Operator keynan4k
Editing : : Ciiltire
Direct by :: Ahmed Somali
Producer By. :: Idiris Dabcasar

Пікірлер: 4 000
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 9 ай бұрын
Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed ﷺ❤😢
@anascade5826
@anascade5826 9 ай бұрын
Scw scw❤
@essiahassan5157
@essiahassan5157 9 ай бұрын
Salalahu calayhi wasalaam ❤️ 😍 💖 ♥️ ✨️ 💕 ❤️ 😍 💖 ♥️ ✨️
@maryanmuuse8627
@maryanmuuse8627 9 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤
@user-go4fg3bp7z
@user-go4fg3bp7z 9 ай бұрын
Scw ❤
@MalaboAbdi
@MalaboAbdi 9 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@ASAD.HAJIO27
@ASAD.HAJIO27 9 ай бұрын
Heesha waxaa ka macan Quraanka Allah yaa igu raacsan 🖐 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Bureeqa200
@Bureeqa200 9 ай бұрын
Markaa maxaad u daawan 😂
@Wadacade17
@Wadacade17 9 ай бұрын
Aniga ☝️
@ClahiCabdirahman
@ClahiCabdirahman 9 ай бұрын
TalYe asaD waN Kuta gera wllHy❤😊
@user-gr2jr2vx7w
@user-gr2jr2vx7w 9 ай бұрын
100❤❤❤❤❤
@HiboCdulaahi-lk9gv
@HiboCdulaahi-lk9gv 9 ай бұрын
Adiga dadka hesaha qaad maxaa u dhahdaaa 😂😮
@DaganAh
@DaganAh 5 ай бұрын
heesta waxaa kamaacaan quraanka yaaigu raacsan walaal😢😢😢
@HiboXuseen-bd8dh
@HiboXuseen-bd8dh Ай бұрын
🎉
@Jesus_Saves_Believers
@Jesus_Saves_Believers Ай бұрын
Ma ogtahay in Ilaahay ku jecel yahay? Ciise Masiix waa Wiilka Ilaah waana Ilaah. Ciise wuxuu u dhintay dembiyadeenna, wuuna soo sara kacay si dhammaan kuwa isaga rumaystaa ay nolosha weligeed ah Jannada ku lahaadaan. Rumayso Ciise Masiix nolosha weligeed ah! Yooxanaa 3:15
@abdirahmanismail3036
@abdirahmanismail3036 Ай бұрын
Aniga
@asmamaxamoud5744
@asmamaxamoud5744 22 күн бұрын
Hye wll qli
@MOON_CASKA__7
@MOON_CASKA__7 7 ай бұрын
heesaha waxa ka macan qur'aanka yaa igu raacsan ❤❤
@YaasiinCumar-cm1yq
@YaasiinCumar-cm1yq 7 ай бұрын
Thesongsr❤❤
@MaryanQurux-kf7ru
@MaryanQurux-kf7ru 6 ай бұрын
Inaad isbarbar dhigto ayaaba qalad ah
@HappyCaptainHat-gs5ni
@HappyCaptainHat-gs5ni 6 ай бұрын
Ani
@user-mu7bt8km6g
@user-mu7bt8km6g 6 ай бұрын
Aniga wll mcn ❤❤❤❤❤
@shcabdiqalab4063
@shcabdiqalab4063 6 ай бұрын
Shp in lays barbar dhigo hees iyo kalaamka ilaahy waa qalad
@CabdinasirOmar-xg3fu
@CabdinasirOmar-xg3fu 9 ай бұрын
Dunidaan masoo marin ruux ka sharaf badan nabi maxamed salalahu caleehi wasalam 🤝 ❤yo😢
@ubaxcabdi2690
@ubaxcabdi2690 8 ай бұрын
Scw scw 😘
@user-pc7ev2ml5t
@user-pc7ev2ml5t 6 ай бұрын
Scw❤❤
@sabiriin23
@sabiriin23 6 ай бұрын
Scw scw scw scw scw ❤
@AbdiaziizAhmedAbdullaahi-jz3tu
@AbdiaziizAhmedAbdullaahi-jz3tu 5 ай бұрын
Scw scw scw❤
@HindaCali-pm2kk
@HindaCali-pm2kk 3 ай бұрын
Ax❤❤❤❤❤❤❤
@mohmuse9184
@mohmuse9184 8 ай бұрын
Dunida ma soo marin cid ka sharaf badan nabi mohamed n.n.k ha ahaate ❤
@ikranhussein8673
@ikranhussein8673 6 ай бұрын
Scw❤
@MajidaMaxamed
@MajidaMaxamed 6 ай бұрын
Scw❤❤❤
@user-yh8vw2ik1f
@user-yh8vw2ik1f 5 ай бұрын
Scw scw scw
@IsmacilIbraahin
@IsmacilIbraahin 5 ай бұрын
Scw ❤❤
@AmiinNuur-zx6qg
@AmiinNuur-zx6qg 5 ай бұрын
Ala hu akbar
@alidahajji1348
@alidahajji1348 2 ай бұрын
Heestan waxaa dhageysanayaa 22_5_2024 Mana Aqaan si bee Qalbiga Ika Taabaneysaa Hadad heestan aad ila dhageysanid Qoralkayga aragtid love isaar 😮🙊
@sakiyaabdi8976
@sakiyaabdi8976 Ай бұрын
it was My Birthday This day and i was in Hospital
@Jesus_Saves_Believers
@Jesus_Saves_Believers Ай бұрын
Ma ogtahay in Ilaahay ku jecel yahay? Ciise Masiix waa Wiilka Ilaah waana Ilaah. Ciise wuxuu u dhintay dembiyadeenna, wuuna soo sara kacay si dhammaan kuwa isaga rumaystaa ay nolosha weligeed ah Jannada ku lahaadaan. Rumayso Ciise Masiix nolosha weligeed ah! Yooxanaa 3:16
@deeqowhaajifiilow2570
@deeqowhaajifiilow2570 Ай бұрын
Gaaal baqti ah waxas umada la dhaf duliyahow​@@Jesus_Saves_Believers
@dr.mohamurnuryusuf2520
@dr.mohamurnuryusuf2520 Ай бұрын
@CabdullahiAadan-cy7yp
@CabdullahiAadan-cy7yp 17 күн бұрын
Been.loow.baxte
@user-qx6pi3xd5s
@user-qx6pi3xd5s 6 ай бұрын
Heeskaan Cawa ay taadhiikhdu tahay 19/1/2024 wxan dhagaystay in kabadan 30jeer oo aan ku dhagaysanayo meeshii ay iiga tagtay jacaylkaygii wxan rabaa inaan commentigaan dib udhagaysto mar un uu ilaahay iisooceliyo inta is jecel alaha haku guuleeyo😭😭💔🥰
@user-uf7pf4tu5d
@user-uf7pf4tu5d 6 ай бұрын
Ilaahay idinma kala geeyo
@Poneyy
@Poneyy 6 ай бұрын
AllaH idiinma kla geeyo insha Allah waD heshiineysiin
@abdifatahadan8312
@abdifatahadan8312 6 ай бұрын
neve give up😢😢😭
@abdifatahadan8312
@abdifatahadan8312 6 ай бұрын
ilahay idmakala qado❤❤
@user-hx1hg2rd8z
@user-hx1hg2rd8z 6 ай бұрын
Ax 😢 i.n waad heshiinasaan
@ayoosesrk3677
@ayoosesrk3677 9 ай бұрын
Marnaba haka tanasulin raxmada ale adigan comantiga akhrinaya ilhay haku xifdiyo wllo ❤🙌🤝
@nadrakeyse
@nadrakeyse 8 ай бұрын
Aamin wll😢❤
@moliibaan2804
@moliibaan2804 7 ай бұрын
amiin wllo dhamanten baaa😊❤
@awalmohamed4186
@awalmohamed4186 7 ай бұрын
Aamiin wll❤
@queenshaakaa9512
@queenshaakaa9512 7 ай бұрын
Aamin wll mcne
@fardowsomaxamedfardowsomaxmed
@fardowsomaxamedfardowsomaxmed 7 ай бұрын
In sha Allah abowe mcn ad io ad ayadumahdsnthy wall mcn
@faadumoabdiqaadir1625
@faadumoabdiqaadir1625 8 ай бұрын
Heestan wxa dhagesnaya 26Nov Malin axad jawga aad buu mcn u ahaa wa socdo roob jawi mcn ah Mana aqaan sbbta hestan isamenayso 😢 Waxa daremaya in ay Ani iga hadlayso 😢 Plz love isaar si aan Malin un qoralkan u arko ❤😢
@kinggaza3296
@kinggaza3296 6 ай бұрын
Aniba heestan si gooniyee iitaabaneesa malin kaloo axad ah 31dec aa kuu soo galay replie 🎉
@SahroibraahimCali
@SahroibraahimCali 6 ай бұрын
Sido kle abaayo malin axad ah 31 dec ayn repligan ku so galy ax😢😢😢😢
@XalimoGarane
@XalimoGarane 6 ай бұрын
Xaqiq😢😭
@DeerGuuleed
@DeerGuuleed 5 ай бұрын
ma jogta hada
@mohamedadenahmedawaale6431
@mohamedadenahmedawaale6431 5 ай бұрын
Waxaa ku haaya waa la yaqaana
@dj_diini
@dj_diini 5 ай бұрын
Emotional song😪💔 Tariikhda maanta waa 2024/02/06 Hadad iga dambayso isoo xasuusi si aan mar labad ugu so laabTo💔😪
@seynabsagal1917
@seynabsagal1917 3 ай бұрын
Soo laabo😂
@HamseKhadar-sb5rf
@HamseKhadar-sb5rf 3 ай бұрын
Come back 😅
@asmaanaxariisbdn2105
@asmaanaxariisbdn2105 3 ай бұрын
Sheydan halkan nakeenay io xaaladaha qaar ee Alle hnga madoobeyo wllky qalbiyda Alle hno xasiliyo dhamntn insha Allah
@MariamahmadAbdirisak
@MariamahmadAbdirisak Ай бұрын
Come back😂
@CabdirahmanSaid
@CabdirahmanSaid Ай бұрын
6,6,2024 10,14😭💘
@user-vr1zu8ky3u
@user-vr1zu8ky3u Ай бұрын
أحبُّ شعب السودان الشقيق حبّا كثيرا، كنّا إخوة، اللهم إحفظ الدولة السودان وشعبها🤲🤲 أخوكم من الصومالية 🇸🇴
@ilac____cali
@ilac____cali 9 ай бұрын
Heestani waxa ka maca quraanka alle yaa igu raacsan☝️🖤
@SahraAden-mh7hl
@SahraAden-mh7hl 9 ай бұрын
Sawdiga dhagysanaya hatana
@DhoofoAadan
@DhoofoAadan 9 ай бұрын
​@@SahraAden-mh7hl😂😂😂
@SahraAden-mh7hl
@SahraAden-mh7hl 9 ай бұрын
@@DhoofoAadan sax maaha🤣
@abumaya6749
@abumaya6749 9 ай бұрын
Same wll 😭
@raxoisaq8882
@raxoisaq8882 8 ай бұрын
👍
@NastexoMustafe
@NastexoMustafe Ай бұрын
Malintu waa khamiis Bishu waa 6/6/2024 Sadnadku waa 2024 Sacadu 9:00 Magaladu waa haragyza caday😢❤ Heestan dareen gaara ayaa ay ii samaysaa waxan rajaynayaa in aan ku soolabto aanoo culays badan iga dagay❤😢
@CabdirahmanSaid
@CabdirahmanSaid Ай бұрын
6/6/2024 😢😢😢10'14
@LuulhasanLuulhasan
@LuulhasanLuulhasan 26 күн бұрын
❤❤❤
@Rahmahaajji
@Rahmahaajji 3 күн бұрын
Sidaas baan kuu tamaniyy baayo❤
@caishacuudcaishacuud8562
@caishacuudcaishacuud8562 4 ай бұрын
Waxan hesta qof ijecel marwalibo ifahmoyo , nolasheyda waye , shankaron kaliged naag,zaid ayan ujecle ayathane weyijeceshe marwalibo garabkeyga ayey tahay wa boqorad dumar lamasino , mcn haigatagin waliga wankujecle abid farxadeyda naxaristeyda nolasheyda ayateh Allah calaf haiskukendaro bbe mcn ❤🌠
@dilagagaming6025
@dilagagaming6025 5 күн бұрын
maasha allah
@A_karaama
@A_karaama 9 ай бұрын
Heesaha calaacalka kaligay maa jecel mise dad ila midaa jiro 😢❤
@NasraCabdi-rj3xx
@NasraCabdi-rj3xx 9 ай бұрын
Ana kula mida😢
@user-rp5gb6zw7m
@user-rp5gb6zw7m 9 ай бұрын
Ana kula jecal huno
@WiiloJamac-ir1rk
@WiiloJamac-ir1rk 9 ай бұрын
Dad ay kahadlaysaa jirta 😢
@WiiloJamac-ir1rk
@WiiloJamac-ir1rk 9 ай бұрын
Dad ay kahadlaysaa jirta 😢
@QeeqaDeeqaalimaxamed-cu3sj
@QeeqaDeeqaalimaxamed-cu3sj 9 ай бұрын
Wᴀ ᴋᴜ ɴᴀғɪsᴀᴀ🥺😭
@Somaliboy
@Somaliboy 9 ай бұрын
Heesaha calaacalka Ani kaligey maa jecel mise dad ila jecel baa jiro🥹💔😩 Reaction kso bixinaa Team Calaacal 💋
@najibabdullahi5416
@najibabdullahi5416 9 ай бұрын
Mxd ka soo doontey marka halkan
@hanaanapdirahman5406
@hanaanapdirahman5406 9 ай бұрын
Quraanka io heesaha hay barbar dhig wll teeda kle mxaa meesha ku keenay mrkaa
@habibamacoy3290
@habibamacoy3290 9 ай бұрын
Haa wlhi Ana kugu racsan
@user-gh4jw7kr6x
@user-gh4jw7kr6x 9 ай бұрын
Anii❤
@user-it7ps9qc6w
@user-it7ps9qc6w 9 ай бұрын
Haaa waa runTa Ana kuGu raacsan
@ClahiDhiinka
@ClahiDhiinka 2 ай бұрын
Inta illa daremeyso jawi jcl slmn boqortoyo🎉❤ 20/5/2024❤❤❤
@mustafeshekeye5471
@mustafeshekeye5471 2 ай бұрын
Hestan marka dhagysto waxa so xasusta rux an ad ujecla ❤Xanuun badna marka aad qof sidhaba ad ujeclyd plze si fudud kaga to😢😢 love ha ila dhafin❤
@Maari07-wy3vb
@Maari07-wy3vb Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@deeqsanmuhammad
@deeqsanmuhammad 5 күн бұрын
Waa sax
@xasanxasanney9719
@xasanxasanney9719 8 ай бұрын
Quranka alle ayaaH ka macan HeesaHa aYaaH igu raacsan🥺♥️
@Aaliyah-nz1eb
@Aaliyah-nz1eb 7 ай бұрын
Waa run
@MaaidoAxmed-qk5qp
@MaaidoAxmed-qk5qp 2 ай бұрын
Ani❤
@deeqaibraahim1989
@deeqaibraahim1989 8 ай бұрын
Heesa Calaacalka Cid ila jecel haday jirto like I dheh
@user-tp1hm6sk8s
@user-tp1hm6sk8s 7 ай бұрын
Hhhh
@AyaanSuldaan-hu3sw
@AyaanSuldaan-hu3sw 7 ай бұрын
Mee
@abdirahmaabdilahi6205
@abdirahmaabdilahi6205 5 ай бұрын
Ax yaaaa hees jecel dhaba ah
@calicabditokiyo9692
@calicabditokiyo9692 Ай бұрын
Yes
@NasabsanMaxamud
@NasabsanMaxamud 6 ай бұрын
Inta hadeer dawanay iyo inta kale cafimaad baan idiin rajaynayaa❤❤🤲
@Mohayyy
@Mohayyy 6 ай бұрын
Amiin😢❤😊
@user-ph4uj6vh9h
@user-ph4uj6vh9h 5 ай бұрын
Heestan waxa loogu talo galay kuwa qalbiyada tanaasulka leh. Kuwa naxariista iyo baahida jacayl qaba ayaa uu Cabdiraxmaan-Fiili u sameeyay. Haddii aad ka mid tahay oo ay farriintan ku soo gaadho like-ta ha ila dhaafin, 10 sanno kaddib ayaan dib usoo booqan doonaaye haddii Alle idhaa.
@teamarimaheena9981
@teamarimaheena9981 9 ай бұрын
1M markay gaadho hayla DHAAFIN like Ta ❤❤
@maryamaali5397
@maryamaali5397 8 ай бұрын
Way gaartay
@user-cv3ff3um3h
@user-cv3ff3um3h 8 ай бұрын
Waygaartay waadna iga haysaa aptio
@wardaayaanle989
@wardaayaanle989 2 ай бұрын
Way dhafty hno 😂
@LovelyBird-tt2cj
@LovelyBird-tt2cj Ай бұрын
Way dhaaftay 10m Ayey maraysaa😮
@bilyandhaan7379
@bilyandhaan7379 9 ай бұрын
Jacaylow❤Qalbi walba qalbi ayuu Jecel yahay qalbiyada is jecel masakaxdu yaanay isku dirin Mar walba qalbiga eega 😢😮❤ Allow inta is jecel is fahansii Qalbina hilimaayo qalbigu dhab u jeclaaday mooye 👋♥💯
@zoonanabaa4550
@zoonanabaa4550 9 ай бұрын
Been ma ahn taas ❤
@FarhiaOsman-rq3of
@FarhiaOsman-rq3of 9 ай бұрын
Been maha wllo 😢
@bilyandhaan7379
@bilyandhaan7379 9 ай бұрын
@@zoonanabaa4550 haaa wlhy Qaali 🥺💯♥
@bilyandhaan7379
@bilyandhaan7379 9 ай бұрын
@@FarhiaOsman-rq3of haaa wll Qaali qalbiyada is jecel dhibka halaga dhaafo ♥💯🥺
@luulcilmimaxamud4131
@luulcilmimaxamud4131 9 ай бұрын
Qabka maskaxda iyo qalbiga qalan ayan is qadanayn💔💔💔
@AishaDiamond-pj9hl
@AishaDiamond-pj9hl 2 ай бұрын
Heesaha waxaa kamacaan kalamka ale subxanaho watacala iyo axadiska nagebeena Mohamad scw kon iyo kawjeer❤❤❤❤❤
@RaxmoJamac-ue1gf
@RaxmoJamac-ue1gf Ай бұрын
Love❤❤😊😊
@Marwaahmetttt
@Marwaahmetttt 7 ай бұрын
14/12/2023 sanadku wa gabagabo inta iga danbaysay wa idin salamayy waqtiga tagayow salama 🖐️😂
@maryaniitacady817
@maryaniitacady817 9 ай бұрын
Heestann😭🫶🏽😍alx waxa heesta qof hada ka caroodo isa saba iga fikira I jecel sharafteyda ilaaliyo wixi hoos qimahayga u dhigayo ii didayo 🥹🥹🫂asi qof wanagsan waaye nolosheyda wligey qof lama barbardhigin marwalpana garabkiisa ahay ❤️‍🩹🫶🏽Kaligiis nin 💍🫂🫶🏽waa qof anan naxariis tiisa qoral looga faalon karin wa qof jacel ka iyo ixtiramka wax ka yaqan si walpo ula dagaalo u xanajiyo marnaba ima cidleeyo tasna balan oo iga qade oo ofinayo waye 🫂❤️‍🔥❤️‍🩹wa qofka adunka ugu wanagsan asi 😭wllhi qoral kuma kobi karo waxo isameyo oo i qabto lkn ilhey ha xifdiyo ❤️‍🔥😭ino ilhey calaf inos ka keen daro nogu duceeya hada Kheir isku lenahay 🫶🏽😭qof lamida maba jiro asi mcn wku jeclahay mar walpana boqorkeyga tahay 🫂❤️‍🩹❤️‍🔥zaki
@yoozicoo
@yoozicoo 9 ай бұрын
Nolashyda 😍
@ahmedmahamudsahal973
@ahmedmahamudsahal973 7 ай бұрын
Iyaaaa😂😂😂😂 hoos ayuu kugu dhigay miya
@libanabdirahman964
@libanabdirahman964 6 ай бұрын
Waxan aaminsanhy inuu lu go ayo Igama aha xaasid nimo lkn Wa dariiqaan soomarey iyo waxa leygu abaal gudey
@MaslaxJanuzaj-ue2ii
@MaslaxJanuzaj-ue2ii 2 ай бұрын
Zakiyow Qoftan Allaha isku kiin barakeyo ❤❤❤
@user-pv3ec4mu1r
@user-pv3ec4mu1r 8 ай бұрын
Qof baa tahay igu dhex nool Waliba xoog iigu dhow Dhibaato markay jirtiyo Dharaaraha aan farxee Macaan dhayal ha iga tagin❤❤❤❤❤❤
@SULEIMANMohamoud-hw9jr
@SULEIMANMohamoud-hw9jr 7 күн бұрын
Emotional song ❤
@AsmaYuusuf-gz9il
@AsmaYuusuf-gz9il 7 ай бұрын
Asmaaay goaan dagdega haka qaadan muscab 😢 kuwa iga danbeeyowu 😊 iguso duuceeya asma io muscb inu alle miideeyo aniiguna malintooda qayiib ka noqdoo sii an ula xarabyiisto waa Isla jeclhy sxbty io saxbkeed 😢💜🫡😊
@asmaanaxariisbdn2105
@asmaanaxariisbdn2105 Ай бұрын
Hadey kheyr isku yihiin Alle kalama fogeyo samidey io sxbked
@Xudun
@Xudun 9 ай бұрын
Dhac dhacu waa shay jiree ha qaadan go aan dhakhsaa 😢 Ilahow qof walba Riyadiisa u rumee 2024❤
@Hoyadaiyodhalanka
@Hoyadaiyodhalanka 8 ай бұрын
Amin
@fadxiyamaxamuud5208
@fadxiyamaxamuud5208 8 ай бұрын
amiin amiin 🙏🙏🙏
@user-wj4cw5wo9s
@user-wj4cw5wo9s 4 ай бұрын
Amiin
@iammattan7693
@iammattan7693 8 ай бұрын
Emotional song. Xsuus igu yeeln donta wlhi 2 hour markay taalay aya wxa iso dirty. Qof aad igu qaaliya. Oon isku cadhoonyn 7cisho Kala Amusnyn mrka hestan dhagysty. Waxan go’ansdy inan dib ula hadlo. Sbbto ah Marwo inany inqoto Rajo ka laha. Axlm imikna. Wa iso nqoty wayna I jcshy ana so kle 🥺. Wxn rajayna Heestan inay xsuus iguyeeln doonto 😢😢
@user-xu7qo9oj2i
@user-xu7qo9oj2i 8 ай бұрын
Masha Allah ❤capid isku war♥️❤️wll❤
@xafsacabdilaahi1707
@xafsacabdilaahi1707 8 ай бұрын
Alle hysku kiin bego wlal 😢
@SaadiqMohamedomar
@SaadiqMohamedomar 7 ай бұрын
ᶻˣᵒ ⁱˢᵏᵘ ʷᵃᵃʳᵃ ᵏᵘʷⁱⁱ ⁱˢ ᵈʰᵃᵠᵈᵃ ᵃˡˡᵉ ʰᵃʸᵈⁱⁿ ᵏᵃ ᵈʰⁱᵍᵒ ❤❤❤❤❤
@user-jv1qn3lz5x
@user-jv1qn3lz5x 6 ай бұрын
Alle haysku kiina sakhiro Adigana alle hakugu Aturo insha allaha ❤❤❤😊
@nawalmohamd1524
@nawalmohamd1524 6 ай бұрын
Inshlaah abowe mardambe ha xanujin🥹😢
@asmaabdilahi6035
@asmaabdilahi6035 Ай бұрын
Best song for conflict between Lover's Never take emergency decisions 14 june 2024 Friday 6:50am❤ I always listen 🎶 salah sanag's 🎵
@maxamuudaxmed-v5t
@maxamuudaxmed-v5t 13 күн бұрын
Masha allah quraanka kariim yaa ka fcn❤❤❤
@QarazTo_BM
@QarazTo_BM 8 ай бұрын
Waan idiin salamay mucaashaqiinta ❤😢 hadaad aragto qoralkayga cafimaad baan ku rajaynaya
@asmaanaxariisbdn2105
@asmaanaxariisbdn2105 Ай бұрын
Sido kale wllo
@xasuusmedia338
@xasuusmedia338 8 ай бұрын
Xiriirkana ha u dhameyn Hal qalad oo maalin dhacay Ma jiro ruux dheeli tiran Ma ahan aadmigu dhameys Dhacdhaco waa sheyjiree Ha qaadan haqaadan Haqaadan go'aan dhaqsaa The song of the Year wlh❤
@user-je4bk1tv9n
@user-je4bk1tv9n 8 ай бұрын
Xiriirkana ha u dhameyn Hal qalad oo maalin dhacay ma jiro ruux dheeli tiran ma ahan aadmigu dhameys dhacdhacu waa shayjire ha qaadan go.aan dhaqsaa
@farooinaabdi8517
@farooinaabdi8517 7 ай бұрын
Xaqiiq haqaadan haqadan goan daQso ah
@amranadan8059
@amranadan8059 7 ай бұрын
😢😢😢​@@user-je4bk1tv9n
@salmansulubofficial7213
@salmansulubofficial7213 6 ай бұрын
1:38
@user-wu3gx1wu3x
@user-wu3gx1wu3x 6 ай бұрын
@saalimkeynan6673
@saalimkeynan6673 26 күн бұрын
Heesaha calacalka manigaa laygu talagalay mise waa Layla qabaa 💔🤟
@SOMTRUCK480
@SOMTRUCK480 6 ай бұрын
Heestan Qalbigeyga Ii soo taabatay. Oo waxaa u Ii xasuusiyay Jaceyl 💔💕 hore.. runtii cajiib ah. Kaliya indhahayga ilmo 😢😭😭 ayaa iga soo daatay. sababtoo ah Waxyaalo badan ayaan dareemaya
@AbdullahiAbdi-rk3yz
@AbdullahiAbdi-rk3yz Ай бұрын
sorry
@hafiid
@hafiid 9 ай бұрын
Dhabtaada ayaan kun jeer Ku jiifsaday oo lac dhahay Hadaan dhabanada macaan Carfooney kaa dhunkaday Bogaagana aan dhexgalay Adaa hoos iigu dhigay dhamaan Erayada cishqiga Adaana idhooran jiray Haduu hanku dhawacmana Adaa dhayi jiray qalbiga😢
@user-pc3ye1kx8r
@user-pc3ye1kx8r 9 ай бұрын
Ka bax dhiidhiga😢
@mohamowlitt5269
@mohamowlitt5269 9 ай бұрын
Axxxx erayo
@nimcomaxamed6083
@nimcomaxamed6083 9 ай бұрын
❤❤
@hanadjookay7425
@hanadjookay7425 9 ай бұрын
KZfaq ka Update Ma maro Horta miyaa KZfaq ku waa fakin Copy maxa logu sameen wayay
@wadne_jacayl4995
@wadne_jacayl4995 9 ай бұрын
😢
@SOMAALI-MUSIC
@SOMAALI-MUSIC 9 ай бұрын
Dunidan Ma soo Marin Ruux Lamida Nabigeena muhumed Sallahu C.w❤😢
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 4 ай бұрын
Ha qaadan go'aan dhaqsa ah! 💯 Saalax Sanaag The Best ❤🔥
@MohamuudIbraahim-kf3zu
@MohamuudIbraahim-kf3zu Ай бұрын
😅😅😅❤❤❤ 2:58
@Mohamed_Liban-
@Mohamed_Liban- Ай бұрын
4:01 Xidhiidhkana ha u dhammeyn hal qaladoo maalin dhacay. Majiro ruux dheeli tiran Ma'ahan aadamigu dhammeys Dhacdhacu waa shey jiree Ha qaadan go'aan dhaqso ah😢😢
@beer-lula_22
@beer-lula_22 8 ай бұрын
Adaa hoos iigu dhigay dhamaan erayada cishqiga Adaana idhowran jirey Haduu hanku dhaawacmana Adaa dhayi jirey qalbiga Jacylku hawaaro❤ 🤞🏻 inta farxad haysata Inta qalbiga xanuun ka dareemaysana noloshu waa maalma qura faraxdi way dambeysaa
@abdikarimcabdi6193
@abdikarimcabdi6193 8 ай бұрын
😢
@AaminaCiise-xs9op
@AaminaCiise-xs9op 8 ай бұрын
Waaruntaaa qlli
@user-ot2kz2qk8k
@user-ot2kz2qk8k 8 ай бұрын
Saas weye
@maxamuudisaxaaq1578
@maxamuudisaxaaq1578 8 ай бұрын
@haniahmed3991
@haniahmed3991 8 ай бұрын
Wlhi wa xaqiq malmaha qurxon weidambeyan Ani iyo qofkan jeclahay insha Allah ❤
@QarazTo_BM
@QarazTo_BM 9 ай бұрын
Labo sano ka hor ayaan gabdh xidhiidh yeelanay muddo 1sano iyo badh isla soconay ee farxdayda ay tahay farxadeeda hal mar ayaan dhankeeda kadareemay inay iga foganayso oo isbadal ayaan ku arkay ana jacayl indho la'aan uu qabay balse hal habeen oo isku dhacnay ayey iyey iga fogaatey waan sasabay waan baryey xtaa heer waxan gaadhay aan dadka kadhex baxo oo ooyin igaga ekaatay balse hada waxan haysta qof ijecl ana jeclahy❤😢
@SaadiqMohamedomar
@SaadiqMohamedomar 7 ай бұрын
ⁿᵒˡᵒˢʰᵃᵃᵈᵃ ʰᵒʳᵃʸ ᵘ ʷᵃᵈᵒ ˡᵖˣ ⁿᵉᵛᵉʳ ˡᵒᵒᵏ ᵇᵃᶜᵏ❤❤❤❤
@IkraMoha-io7mr
@IkraMoha-io7mr 7 ай бұрын
Sxb qof 2:56 ku jecel Ayaa uugu mac wax LA,Noolaado🎉Qof Aad Jeceshahay Xanuun Waaye Jaanis MA Kusiinayo😢
@limaali-oi4vu
@limaali-oi4vu 4 ай бұрын
am sorry aniga qofkii mar jecel isiiyey wlhi maku ciyareen waligay ❤
@IsmaaciilXasan-yl2bz
@IsmaaciilXasan-yl2bz 4 ай бұрын
❤❤❤​@@SaadiqMohamedomar
@nurtaadandad1338
@nurtaadandad1338 3 ай бұрын
M.a abwe❤😢
@AbdiazizMohamed-vy5hl
@AbdiazizMohamed-vy5hl 22 күн бұрын
Fannaan somaliyed saalah sanaag guuleyso prozki
@user-qh5xp1dr6c
@user-qh5xp1dr6c 7 ай бұрын
Waqti an rabey sobaxdey heestan 😢 mcn dheyal ha igatagin❤
@Mucad43
@Mucad43 9 ай бұрын
Ha qaadan go ,aan dhaqsa ah 😢 Dhacdhacu waa sheey jiree 2da soo dhisay jacayl Dareen dhab ah oo hirgalay Hadaaaney is dhoowraneeeyn Xaqiiqda ku dhaadaneyn Marki shaki soo dhex galo Layaabka hadeey dhacdada Kukala dheeraanayaan MIYAANEEY diibaata ahyn Waxaan dhoob dhoobeyniyo Waxaan soo dhisnay ileen Dhaman xiisuu ahaa 💔😭
@dramaqueen9455
@dramaqueen9455 9 ай бұрын
Heesta inta danbe aad qortay magaceed yaase qaadey wll?
@abdulahixidg2995
@abdulahixidg2995 8 ай бұрын
inta danbe mahesba mise sxp adiga le iska qoray
@munitam359
@munitam359 8 ай бұрын
Yaa salam👍
@Aishabdull2024
@Aishabdull2024 9 ай бұрын
Ayy yaa jacayl😫Al Fanaan Saalax Sanaag this is really Emotional ngl✨️💛
@user-hh7qv9vx6t
@user-hh7qv9vx6t 6 ай бұрын
Aniga ❤😊
@user-hh7qv9vx6t
@user-hh7qv9vx6t 6 ай бұрын
Aniga apyo❤😊
@CheerfulCoastalBeach-ym1ud
@CheerfulCoastalBeach-ym1ud 5 ай бұрын
Mashlah❤❤❤❤❤❤
@CheerfulCoastalBeach-ym1ud
@CheerfulCoastalBeach-ym1ud 5 ай бұрын
😊
@KeeybartaajiiKeeybartaajii
@KeeybartaajiiKeeybartaajii Ай бұрын
Aduuyo Ayaa isoo xasuusisa heesetan wan jacelhayi😢😢
@user-vv6yr7nn2y
@user-vv6yr7nn2y Ай бұрын
😢😢😢😢😢😢 intaaan Nolahy hadaaba nin jeclaado ha i xanuujiyo😢😢 Mar walbo Allah ayan ka baryaa inow nin jecel iiii Gilin qalbigeyga😢😢
@user-fl8cl4oj3l
@user-fl8cl4oj3l 9 ай бұрын
Horta dareemahayga iyo saalax heesihiisa maxaa iska galay hees walba uu leeyahay xaalada aan markaa ku jiro bay ka hadlaan wllhi billhi😢❤
@Inaboordaan571
@Inaboordaan571 8 ай бұрын
sorry walal niyada qayr usheeg
@SafaMaxamed-yz9tc
@SafaMaxamed-yz9tc 8 ай бұрын
Incha allh ka baxaysa nolol walpa fool xun wlal0❤
@SafaMaxamed-yz9tc
@SafaMaxamed-yz9tc 8 ай бұрын
​@@Inaboordaan571pro iLa soo xidhidh
@MohamuudIbraahim-kf3zu
@MohamuudIbraahim-kf3zu Ай бұрын
❤️❤️❤️❤️
@cilmiofficial8541
@cilmiofficial8541 9 ай бұрын
Runtii qof ayan heestan uqaadi laha an qalad ka galay mar an wada joogno ayan raba inan tuso iyo San u jecelahay ❤
@user-tu6md5qo6p
@user-tu6md5qo6p 5 ай бұрын
2015 anooo tahriib ah ayaan soogalay sudan khartuum kudhawaad laba bil oo an jidka kujiray markaan furay facebookayga ayaan arkay maherka qoftaan xiriirka lahayn oo aanu markaa xanaaq kukala maqnayn faraatigii gacantayda kujiray oo ay hadyad ahaan igu gelisay ayaan ku aasay khartuuum sudaan habeen ilini katimi indhahayga oo aan qaatay goaan xanuun badan inaan ilaawo wili xasuustii way iga hadhi la da ahy
@IkramAli-pl8fo
@IkramAli-pl8fo Ай бұрын
Sorry bowe mcn xanunadan oo kale waa so wada marnay 😢
@hoodonalka1159
@hoodonalka1159 Ай бұрын
Sorry wllo anigaba 10 sano waxan jeclahay qof aan isku dhacnay /2014/20/2 mana ilaawin ilaa hada zadik......a......r
@Ceymoy222
@Ceymoy222 5 ай бұрын
Hestan waxan dhageystey 6/2/2024😢 waa hees aniga iga hadleysa dareen ahaan macaney alleh haika so jeediyo runtii ani aada ku jclhy sabiriney ilove u forever🫀🌍♥️😢
@Caynitaquruxsan
@Caynitaquruxsan 9 ай бұрын
Majiro rux dheli tiran dhacdhacu waa shey jire haqadan go an dhaqsaa 😢Nolosheydba waxan ku burburiye hal go an dhaqsaa waliba anigo ubahaan allow qalpigeyga iqabaji😭😭🤲
@dhuuxyarechannel1486
@dhuuxyarechannel1486 8 ай бұрын
😢😢 qof qalbi leh ayaa dareemi kara go aanka dhakhsaha loo qaato meedy noloshaydii meeday qofkaan dunida uugu jecl 😢😢😢😢😢😢
@FMC512
@FMC512 8 ай бұрын
Sorry walashay 😢
@anisohajj3710
@anisohajj3710 8 ай бұрын
Kula dareemi karaa abyo qalbiga allah ku qaboojiyo 😭💔
@SabariinAhmed-rj8tc
@SabariinAhmed-rj8tc 8 ай бұрын
Sorry walal😢
@amarnmohamed8411
@amarnmohamed8411 8 ай бұрын
Wlhi isku mid ba nahay lkn alx allow sidi kheyr😢😢
@waxgarad6646
@waxgarad6646 8 ай бұрын
1.m markay gaadhay cidii dawanaysa like dhac dhac kusiii adoo mahadsan❤
@amalxasan2010
@amalxasan2010 8 ай бұрын
Wa kusiyyy😂😂
@SihaanCosmetics
@SihaanCosmetics 5 ай бұрын
5 Milan ugu imi 😅😅
@aprahammuuse9203
@aprahammuuse9203 4 ай бұрын
7M mareysaa 😂
@waxgarad6646
@waxgarad6646 4 ай бұрын
@@aprahammuuse9203 heestii tagtaye😅
@user-hz2lx7mt8f
@user-hz2lx7mt8f 7 ай бұрын
يا الله يولد العم ❤️‍🩹😞،
@AxmedCabdiyuusuf-d6o
@AxmedCabdiyuusuf-d6o 3 күн бұрын
😍Sahra somali oo dhaan adaa ugu sareya hawenka sabankan jooga adaa qurux ugu sitee sahray adaa labtay qalpi dagoo xishood aan sal godhiy hablaha suruya kunol miyaan kula masime karo waxad thy qurux aan lagu gugu garin adaa aabe kugu manesty ❤sahray marwo qaliya gabdha sayidkodiyay 😍 I love for you ❤
@gobsandaahir
@gobsandaahir 9 ай бұрын
Adaa hoos iigu dhigay Dhamaan erayada cishqiga Adaana i dhawran jirey Haduu hanku dhawacmana Adaa dhayi jiray qalbiga 😢 Xidhiidhkanah haw dhamayn Hal qalad oo maalin dhacay Majiro ruux dheeli tirin Maha aadmigu dhameys Dhac dhacu waa shey jiree Ha qadan go,aan dhaqsaa Waxani hees waa dhaafty wlhi😅😢❤
@adamabyan2541
@adamabyan2541 9 ай бұрын
Dhawaan isaseega yimi ismaan dhafnayoo badnayn dartood dhamac haygu shidin kalkacal dhumuc haystay jeel ayaan rajadiisu dhiman qof baad tahay igu dhex nool waliba xoog igu dhow dhibaato markay jirtiyoo dharaaraha aan farxee mcn dhayal hayga tagin Xidhiidhkana hawdhameeyn halqadoo malin dhacay majiro ruux dheelitiran ma ahaan adimigu dhamays dhac dhacdhacu waa shay jiree ha qaadan go aan dhaqso ah 😢 Dhabtaadanan kun jeer kujiifsadayoo lacdhahay hadaanan dhamanada mcn carfoonay kaa dhukaday bogaagana aan dhexgalay 😢😢 Adaa hoos igu dhigay dhamaan ereyada cishqiga adaanana idhawran jiray haduu hanku dhaawacmana adaa dhayi jiray qalbiga😢
@fadxiyamawlid1617
@fadxiyamawlid1617 9 ай бұрын
wan ku haysta heestan uuso qaday legend kena saalax sanag keep going
@maryamoabdullahi9094
@maryamoabdullahi9094 9 ай бұрын
Kusali nabigeni sharafta badna Scw ❤️🥺
@loyansoyan489
@loyansoyan489 9 ай бұрын
Scw
@user-ro2lw5er8m
@user-ro2lw5er8m 2 ай бұрын
Scw❤🎉❤
@laylamohamed2561
@laylamohamed2561 5 ай бұрын
All his songs is always true emotions. I don’t usually listen Somali songs but his voice always touches my heart. Keep up good work. You have been blessed with great voice❤❤❤
@IjaraCountyOfficial
@IjaraCountyOfficial Күн бұрын
Dacdacuu washeey jiree hakhadan go,aan daqsa ah😢😢😢
@khalidfantastic5007
@khalidfantastic5007 8 ай бұрын
Heestan markay 1m gaadho like isaar👍😂
@najaxnalka1445
@najaxnalka1445 9 ай бұрын
😭😭😭😭walhiban ku dharte markaston hesaha nocan aha maqlo wan ilmeya dareka iga dhex guxaya ee qalbigayga gubaya iyo hadalad qalbigaygu i farayo ee an afka kaso baxayn ayadba moda inu salax sanag ka sameyey hees 5 shan sano ayan hal qof jeclahay sanad kaliyana xidhdi ayanu yelan xidhidhkaso aniga xagayga ka yimid wuu iga taga bila sabab naga qayrkey aha ayu iga racay anigo iska daa inan ka marme anan sinkin ka maqnan karin hadalku igu yidhi marku nagta iga racay waxay wali ku dhex hirdamayan maskaxdayd hadal an waligey ilabin ayu igu yidhi anigo labtisa inan ku ohin dhamaysto raba ayu igu yidhi nolosha i firaqe isla hadalki ayan kaga tagay mel kastan balog ayu iga saray isaga iyo nagtu iga racayna ismay calfan oo way kala tagen is fahan wa iyaduna sxp dey ayey ahyad isaguna kan adunka ka aminay ee an sida walida u jecladay ayu aha man habarin manan cayin lkn illhay ayan talo sartay nabsigi ay iga galen labadoduba way arken in ka mida inta kalan way u hadhasantahay lkn isga wan jeclahay mana rabo inay wax ku dhacan xita isago waxso dhan igu sameyey ayan hadan hadu iso noqdo an labtisa galaya wanan sugaya inata noloshayda ka hadhay intu iso labanayo wayo qof wax jecli ma lahan dhig iyo ka arsi tona heestan erayad nagu sabsan wax ka mida dhabtad maxan lac dhahayon ku gamay markasto anu is racno am safar wada galno sida ilmaha yar logu ogalan dhulka ayan dhabtayda ku sexin jiray xuman ina u qudho iska daye naftayda dhan ayan u huri laha lkn adunkaba iska sidan aha jacayl oo dhan wan nacay nina hadalkisa iska daa waxadba moda in kaligi adunka an ku laha kadibna an wayey illhay waxan mar kasta waydista kun sanan ha kaso waregte inu mar un oridisa iga dhigo hadu qoralkan arkay iyo hadi kalaba waxan leyaha wan ku xiisay waliba xoog ee iso labo bilis ❤S❤ KII JACAL OO DHAN I NACSIYEY
@samiirasheeke9031
@samiirasheeke9031 9 ай бұрын
Abyoy ILAHEY qalbiga Haku qaboojiyo 😢🤲wax kale aan kudhaho ma.aqaan wlhi qalbiga wax jecel duco Mahe wax kle maqaato
@IdilRashiid
@IdilRashiid 9 ай бұрын
Walaal isku qiso ayaynu nahay anigaba qalbiga ayaaa i holcaya oo bilaa sabab ayaaa la iiga tagay balse waxaan ku leeyay qiimahaaga qof garan waayay adoo qiimo leh marnaba ha u murugoon ee is ilowsii insha allh waxaynu helanaaa badal qayr qaba iyo qaar ina jecl oo ina dhawrta waxa aanan ilaaahy ka baryayaa sida uu aniga ii dhibay iiga oohiyay ii ciilay ii yasay inuu maalin uun ilaaahy i hoos keeeno oo nafsigu soo qabto waxaan leeyah6 kuma cafin doono inta aaaan noolahy😢😢😢😢😢💔💔💔💔💔
@anzaaal
@anzaaal 9 ай бұрын
Sorry abyo 😢😢😢😢😢
@yurubjama7101
@yurubjama7101 9 ай бұрын
Alle calaf ha kugu daro😢
@mariama78
@mariama78 9 ай бұрын
Ax alla Wan kula dareemaya xanunka abaayo alle calaf hakugu daro I.a kheyr bey noqon doonta iska sabar 😢❤
@sacdiyayar6318
@sacdiyayar6318 6 ай бұрын
Comments badankiisu waa wada qalbi jab hoy qalbiyadiina ilaaliya oo qofka 💯 ha jeclaanina😊
@abwaanbaasto6816
@abwaanbaasto6816 Ай бұрын
heestan waxay ka hadlaysa dareen dhab ah iyo xaladaha khilaafka jaceylka ee dhex maraya lamaanayasha ,xasuus gooni ah bay ii leedahey aniga waxaana ku hantay qalbiga jaceylkeyga ka dib markii khilaaf nagu yimid ,bil ayaa heestaan markaan seexanayo iyo markaan soo toosaba dhageysan jirey ,waxayna ii noqotey wehel ,ugu dambeyna waxaan u direy jaceylkeyga waxana ii soo laabatey jaceylkeygi
@saalaxcali4412
@saalaxcali4412 9 ай бұрын
Dhibaatada ayaan ku jeer * Ku jiifsaday oo lac dhahay* Hadaan dhabanada macan * Carfooney Kaa dhunkaday * Bogaagana aan dhex galay* Adaa hoos iigu dhigay* Dhamaan Ereyda cishqiga* Adaa ii dhowran jiray* Haduu hanku dhaawaca* Adaa dhayi jiray Qalbiga*😢😢😢
@CabdiqaniMahamud-jk4lm
@CabdiqaniMahamud-jk4lm 8 ай бұрын
Qalad
@SuleeqaAadanxasan
@SuleeqaAadanxasan 8 ай бұрын
😢
@asmamohamedmahamoud7393
@asmamohamedmahamoud7393 9 ай бұрын
Qof baa tahay igu dhex nool❤ Walibaa xoog igu dhaw Dhibaato mar kay jirtee Dharararaha aan farxee Macaan dhayal hayga tagin Xidhiidh kana haw dhameen Hal qalad malin dhacay 😂 mxd samaysay saalax ❤
@atiiqamukhtar1238
@atiiqamukhtar1238 9 ай бұрын
Waxa ficna ayu samay m.a wa hes qiradad wadata yaa 😢😢😢
@ducysan
@ducysan 9 ай бұрын
Jah
@DhoofoAadan
@DhoofoAadan 9 ай бұрын
😂 naag kke lagu qabtay😢
@ahmedabdi9791
@ahmedabdi9791 7 ай бұрын
😢
@FaadumoMacoowmudeey
@FaadumoMacoowmudeey 7 ай бұрын
​@@atiiqamukhtar1238❤❤❤❤❤
@Maalikixuseen
@Maalikixuseen 4 ай бұрын
Ku Sali Nabi maxamed scw scw scw
@user-bb4ot2bw7h
@user-bb4ot2bw7h 4 ай бұрын
An ku salino nabigeena muxamad scw wa bil rabadan halaga faidaysto wlalayal😢
@nimcoabdi1815
@nimcoabdi1815 9 ай бұрын
Waxa jiray wil an isla soconay mudo 4sano ah waxana aha high school qof barto asagana markas ayu dameyay wilka said ayan ujecla asagana said ayu ijecla lkn Malin malmaha kamida ah Aya waxa dacay Inan baray gabdh an sxbo qali ah an ahen gabdhi mudo marki laga jogay barashadoda biloyin cml Aya waxa dacay iney wilki jcel ushekato 😢wxeyna kudahday qoftas wil ayey kula wada oo adiga Kuma jecla wilkasna ilma adeer waye blse asaga intu igu kalsonan laha ayu ayada aminayo jcelka ey ushekatay ayu kaaqbalay kadib waxey kubalamen iney aniga iga qariyan oo xirir koda hoos uwatan anigana an darishada kabaxo 💔sanad Aya kasowaregtay ayaka xirirkoda aniga ahan nh 5sano ayey noqotay markan high school dameynay Ani io sxbtey😊labadi qiyanole waa sxbtey io jcelkeyga waxey go'aan kugaren iney is guursadan 😢💔biil kadib ayu sodontay ila hada aniga waxba maogi😢 asagana wuxu aha jcelki igu horeyey an sameyo😭habenki arooska ayan arkay sxbtey ninkey aroosaneysay waa aniga jcelkeyga😭💔Alla xanun badana😢 shock ayan qaday 2bilood ayan jifay daqtar walba oo laigeyo negative ayu daha 💔😭labadi an aminay Aya🐍igu noqday ila hda jcel dhan wan kafogaday😢 nafteyda cinqab ayan kuwada lkn labadooda nolosha ayey kuraxeysanayan 😢💔😭 heestan melo badan ayey iga durtay wllhi blse dado qofka sodaweysaneysan iska ilaliya wayo waxba kama ogidin bari kamalin inu qofkas dabarka katogan karo😭😭
@jawharmahdi1280
@jawharmahdi1280 9 ай бұрын
Ilahy ha ku garab galo wll mcn
@aamimjanah4131
@aamimjanah4131 9 ай бұрын
Ani ex ma isku soo labanaa
@user-oj9vz3bd6z
@user-oj9vz3bd6z 8 ай бұрын
😢😢😢😢
@user-ry3op2qc2b
@user-ry3op2qc2b 8 ай бұрын
Ax sorry bayo badal khyr qaba alle ha ku siiyo😢
@naqiibdhalaweyn5014
@naqiibdhalaweyn5014 3 ай бұрын
Sorry sister Waliga Gofkada Gofna kama Baro waa Iga Talo xitaa Walkada ama Walshaa
@najibabdullahi5416
@najibabdullahi5416 9 ай бұрын
Hay cidleyn qofyahay Hana i badan xanuun Naftan ka heshana Ha jarin halbowlaha Inan ka hinaasa jirte Waa caashaq heerkisiye Ha moodin neceyb jira Hadad igu habi jeceyl Laabtana igu haysaney Hoo nafteyda idil oo Hore uwada qaada oo Ku heyso halkad rabtid 😢😢😢 updiraheen TaLo jeceyl
@AsmaabdulkadirAli
@AsmaabdulkadirAli 7 ай бұрын
Adaa hoos igu dhigayy ❤️ Dhaman ereryda cishqiga ❤️‍🩹 Adana I dhawrn jirayy 😞 Haduu hanku dhawacmana 💔 Adaa dhayi jirayy qalbiga🥺
@mohamedmire8646
@mohamedmire8646 2 ай бұрын
Ilaahay qalbigayga ha daweeyo. Ilaahay makhluuqiisa badan qof kale oo aan jeclaado si aan uga mashquulo ama aanay xasuushi qadhaadhaa mar danbe ii dhibin haygaga arsaaqo. Sidaa aanay ugu adkayn ilaahay inuu qof kale kuu xulo baanay ugu adkayn inuu xasuusti xumayd kaa masaxo, oo dareen jacayl oo kii hore ka macan kuu gasho. Dabadeedna aad dareento inaan wax horeba dhicin. Maalintaas baan ilaahay ka sugayaa.
@asmaanaxariisbdn2105
@asmaanaxariisbdn2105 Ай бұрын
Aamin ya rabi
@user-fh3sk9jm7n
@user-fh3sk9jm7n 8 ай бұрын
Igula saliva xabibikeni muxamed scw
@RoodaMaxamuud-kg9tu
@RoodaMaxamuud-kg9tu 4 ай бұрын
Scw❤
@hanaismaanhaniismaan7046
@hanaismaanhaniismaan7046 9 ай бұрын
Waa fanaanka kaliya ee qalbiyada dadka ka hdla😢 koley aniga xageyga wuu ika hdlaa runtii 😢💔 mcn dhayel hayga tagin 😢
@AyaaniitaAk
@AyaaniitaAk Ай бұрын
Qof baa tahay igu shex nool❤
@KamalElmi
@KamalElmi 4 күн бұрын
Saalax sanaag legend “Ismaan dhaaf”🥰
@cadey__boolo__556
@cadey__boolo__556 8 ай бұрын
Xidhiidhkana ha u dhameyn Hal qalad oo maalin dhacay 💔😭Majiro ruux dheeli terin mcn Aadimigu dhameys wax bdn waa dhahy lkn wuu I fahmi wayey ugu dambeyn 31.10.2023😔wanu kala tegney
@Caaqil_lyrics
@Caaqil_lyrics 7 ай бұрын
Codka macaan ee galbigaaga tooska ugu dhacaya waxa u ku darasaday jilinka dareen ee u ku ladhay, fanaan saalax sanaag wuxu ka mid yahay kuwan ugu jecelay fanaaninta somaaliveed wuu xaraga heesa !!! JAWIGU WUU DEGAN YAHAY waxan ku jiraa shaqo shift c 05/12/2023 02:21 AM inta iga danbaysa like dhac ku siiya ❤
@muztapheazhav
@muztapheazhav Ай бұрын
Mar iyO Lapa Pa inader JirOo jooG Waxana kuLeeyay Dadkuna haku jecladan illhay na haku jeclaadO🤍🤴🏼
@sabaaxmaha6359
@sabaaxmaha6359 22 күн бұрын
Allah is one❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@najmamohmouth7623
@najmamohmouth7623 9 ай бұрын
Xidhiidh kana ha u dhameyn hal qalad oo malin dhacay mana jiro ruux dheelitiran ma ahan aadmigu dhameys❤️😫Emotional song 😫🙆‍♀️
@muna7034
@muna7034 9 ай бұрын
Xiligii loo baahnaa soo baxday hesstaan xaalaadan baan ku jiray lkn hada wan ka baxay qofkyga waa isku soo noqonay 😢❤❤
@ahmedcade2057
@ahmedcade2057 8 ай бұрын
Ma iga hubtaa mcn😢
@URMAAX
@URMAAX Ай бұрын
Congratulations 10 million❤🎉
@user-uq4os5pc1k
@user-uq4os5pc1k 7 ай бұрын
Ooh my alha what’s diamond 💎 voice from Ethiopia 🇪🇹 (oromo ❤
@nimconimcosalebaan
@nimconimcosalebaan 7 ай бұрын
Seed u fahmaysaa waan yaabee😂😂😂
@hanixasan847
@hanixasan847 7 ай бұрын
DhawaaN iSa seeGa yimid is maan dhafaaN badNayn Dartood dhamac HayGu shidiN 😢 Qilaafka i NagadhexeeYa yuNa sabab u Noqon wax kastoo iNaya dhexeeYay waan oga Hay qalad kayGa MaNa kadalaayo RaligaliN tada l miss you my love 😍 ❤❤
@Aliyaa698
@Aliyaa698 9 ай бұрын
😢Qalbiyada is jecel Ilahow is fahansii Ana jecelkayga Ilahow I sahal
@muniitamohaa9590
@muniitamohaa9590 9 ай бұрын
Ameen hppti I.n hada calaf isgu lee dihin Mar labad midoweysin😢
@Aliyaa698
@Aliyaa698 9 ай бұрын
@@muniitamohaa9590 insha allh macaney
@cilmiofficial8541
@cilmiofficial8541 14 күн бұрын
Amiin wallo
@farxiyamukhtaar8879
@farxiyamukhtaar8879 3 ай бұрын
Aynu ku wada salino nebi mohamed scw
@MaxamedCalif
@MaxamedCalif 2 ай бұрын
❤❤❤
@wardadeeq6003
@wardadeeq6003 2 ай бұрын
Scw
@user-oi1ni7ks9t
@user-oi1ni7ks9t 2 ай бұрын
Qof aan is jeclayn 2years xasuustaa markaa heestan dhagysto 😢oo maanta waqtiga iyo waayuha nakala kaxeeyeen.noloshu waa caynba cayn
@AyaanIdiris8
@AyaanIdiris8 2 ай бұрын
Sorry walal
@mushtaaqfarhan7937
@mushtaaqfarhan7937 9 ай бұрын
In badan baan sugaaye heestaan saan u Soo ordey lee wllkey saalax 🎉❤
@Sir-ahmeth
@Sir-ahmeth 9 ай бұрын
Dhabtaada Ayaan kun jeer. Ku jiifsaday oo lac dhahay. Hadaan dhabanada Macaan. Carfooney kaa dhunkaday. Bogaagana aan dhexgalay. ❤❤❤ ❤❤❤❤ ❤❤ Adaa Hoos iigu Dhigay. Dhamaan Ereyada Cishqiga. Adaana dhawran jiray. Hadduu Han ku dhaawacmana. Adaa dhayi jiray Qalbiga. ❤❤❤❤❤ ❤❤❤ Xidhiidhkana Ha u dhamayn Hal qalad oo Maalin dhacay. Ma jiro Ruux dheelitiran. Malaha aadmigu dhamays. Dhacdhucu waa shay jiree. Ha qaadan Go’aan dhaqsaha. 😢😢😢😢 😢😢😢😢 Ereyadii Dahabiga ahaa ee Abwan: Abdirahman fiili Codkii: Saalax Sanaag Musicgii Cadceed 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@najmaaaden2328
@najmaaaden2328 7 ай бұрын
@Bashicade842
@Bashicade842 4 ай бұрын
Abdirahman fiili wrote this song almost 8 years ago and got the perfect person
@faygafowfaduminaqurux4411
@faygafowfaduminaqurux4411 4 ай бұрын
Haa ha qaadan go'aan dhAqsaa🚫heestaan waxaan dhageystaa markaan Asi u xiiis😭 Asi neh wuu daneystay xiriiro kloo sameesty💔Allah ufududeeyo❤lkn Ani wali waa jecelahy😢❤Apdirahman mohamed mahamud😭💔lkn ani ma jecli inaa daremkeyg muu jiyo saaas dartee wAAN KALA SII FOGAANY❤allah kheirkA hana waA fajiyo ❤bye
@asmaanaxariisbdn2105
@asmaanaxariisbdn2105 3 ай бұрын
Sidii ku qeyr badn abaayo insha Allah alxmdulillah dheh hadaa adi nabsi galin noloshada gadalae mashaleyn doontid qalbiga inu ku daganyhy rajeyna kun karooney wanka xumahay😔🥺
@mahametfigoh.
@mahametfigoh. 9 ай бұрын
Hal qalad oo ayna gaysan ayaan kaga tagay2019 mana hubsan marki hore lknze dib wan uraadiyay wanan wayay😢❤
@khadradirir3834
@khadradirir3834 8 ай бұрын
Hub siimo😢halba lasiista😮wll lkn inshallah waykuso laaban hadaad sidhaba uu jeclayd wll 😢😢
@JimcaaleKhadar-rv3hz
@JimcaaleKhadar-rv3hz 5 ай бұрын
Sorry wllo😢❤
@AmiiraMohamoud
@AmiiraMohamoud 9 ай бұрын
Heeees iyo way dhaaaaftay heeestani ❤ Our King Saalax
@NajiiPAhmed12
@NajiiPAhmed12 9 ай бұрын
@Abdirizakjabane
@Abdirizakjabane Ай бұрын
Addisababa ayaanku dhagaysanayaa galab arbaco noloshaydu ma xuma balse waayo nololeed baa naftayda dhiftay oo xasuus I galiyay farax iyo ayaan wcn baan u rajeenayaa naf walba oo ciishootay misna caloosheeda xiratay 😢😢
@AdnaMohamed233
@AdnaMohamed233 Ай бұрын
Nolol ta usaraysa ku nolow poqorow walalo
@Abdirizakjabane
@Abdirizakjabane 29 күн бұрын
​@@AdnaMohamed233boqorad baad tahay walaal
@user-ht8ps2jb7c
@user-ht8ps2jb7c 4 ай бұрын
Ani heestan waan jeclahy❤❤❤
@bashehassan8171
@bashehassan8171 9 ай бұрын
This is true and emotional story ❤ goat fanka wllky saalax sanaag
SAALAX SANAAG | CALAF | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
4:12
Saalah Sanaag
Рет қаралды 10 МЛН
50 YouTubers Fight For $1,000,000
41:27
MrBeast
Рет қаралды 197 МЛН
FANAANIINTA SOMALIDA KUWODA SHEEYDAAMADA WAX WEYDIISTA...
15:23
Idiris pepe
Рет қаралды 7 М.
Nimcaan Hilaac I Adiga Sowmaaha I Official Music Video 2023
6:32
Hillaac Music
Рет қаралды 20 МЛН
SAALAX SANAAG | WAXAN BOQORKA WEYDISTAA -OFFCIAL MUSIC VIDEO 2023
5:43
SAALAX SANAAG ISAAR DOONTI XUBIGA OFFICIAL MUSIC 2022
5:18
Saalah Sanaag
Рет қаралды 16 МЛН
ABDIRAHMAN NASRI - UBAXYO DHAXAL GALA OFFICIAL VIDEO
4:09
Abdirahman Nasri
Рет қаралды 4,5 МЛН
CALI ZAKI / DHAYAL MAAHA WALALNIMADENU / AROOSKA SAALAX SANAAG IYO NASTEEXO
4:34
MUSTAFE KANTE - QALBI KULA MIDOOBAY - ( Official Music Lyrics )
4:50
SOMALI STUDIO 🎧
Рет қаралды 23 М.
SAALAX SANAAG URUGO OFFICIAL MUSIC 2023
5:18
Saalah Sanaag
Рет қаралды 11 МЛН
Marwaan Yare - WAQTIGA HA ISKA SIIN 2022
5:01
Marwaan Yare Official
Рет қаралды 8 МЛН
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54
akimmmich
Рет қаралды 4,1 МЛН
Malohat
3:35
Xamdam Sobirov - Topic
Рет қаралды 1,1 МЛН
IL’HAN - Pai-pai (lyric video) 2024
3:24
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 614 М.
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 8 МЛН
LISA - ROCKSTAR (Official Music Video)
2:48
LLOUD Official
Рет қаралды 129 МЛН