SHUKAANSI HA GALIN INTA ADAN DAWAN MUQAALKAN | ADVICE FROM PSYCHOLOGY

  Рет қаралды 15,359

Salim Omer

Salim Omer

Жыл бұрын

Пікірлер: 55
@nasteexomuxudiin9471
@nasteexomuxudiin9471 Жыл бұрын
Waa iga soo daahde lkn waqtiga saxda e qorna aya ah inaan hada ku barte 🤩 kuma qasarayo barashadada salim omar Guuleyso bro
@Abdiwahab_bosska10
@Abdiwahab_bosska10 Жыл бұрын
Hhh hada maku faa’iday😂😅
@abdullahiabdirashid3479
@abdullahiabdirashid3479 Жыл бұрын
Hagalin shukaansi hadaadan guur diyaar u aheyn Wax waliba caafimaadkaaga ayaa ka muhiimsan Waa erayo umuuqda kuwa awood siinaya dareemaha shaqsiyad ku hungowday mala'awaalka shukaansiga casriga ah Hal eray oo qura ayaa dhabaha u xaari kara hormarka qof bini'adam ah Balanteenu waa inaadan marna ka caajisin gubaabada iyo hagidda Walaalaha ubaahan garabka Mahadsanid
@sawdaibraahim6444
@sawdaibraahim6444 Жыл бұрын
Jazakallahu khyr sida aad mar walbah cilmiga psychology aad baraty iyo cilmibaris klebah nagula soo wadaagtay 🙏
@NaasirNaawi
@NaasirNaawi Жыл бұрын
Hadii aadan guur diyaar u-aheyn shukansi diyaar uma tihid. mahadsanid
@dranisahassan2528
@dranisahassan2528 Жыл бұрын
Thanks wllky
@asmaxaaji8283
@asmaxaaji8283 Жыл бұрын
Shukrn wll qli
@CadaalaMedia
@CadaalaMedia Жыл бұрын
Mshalh shukran ustaad❤😮😊
@faadumomaxamed4159
@faadumomaxamed4159 Жыл бұрын
جزاك الله خيرا اخي شكراً لك على هذا الفيديو
@maryamaabukar-be4xi
@maryamaabukar-be4xi Жыл бұрын
Tnks wll qaali 🥰
@xasanmalay3390
@xasanmalay3390 Жыл бұрын
The Fist watched 👀 you the video Thanks bro
@cabdikariim9587
@cabdikariim9587 Жыл бұрын
Thnks for alot share information
@maxamedqaasim8798
@maxamedqaasim8798 Жыл бұрын
Zxp wax badan ayaan kaa bartay jazakallaah 🙏🙏
@abdulkadirsooyaan4382
@abdulkadirsooyaan4382 Жыл бұрын
Manshallah waad mahadsantahay waa runtaa
@sadikfarah8381
@sadikfarah8381 Жыл бұрын
Mansha allah saaxiib
@kawsaraxmed6702
@kawsaraxmed6702 Жыл бұрын
Thanks
@maxamedqaasim8798
@maxamedqaasim8798 Жыл бұрын
First 🥇🎉
@happyhjmc1975
@happyhjmc1975 Жыл бұрын
Masha Allah ustaad. Anigu waxan aaminsanahy inay sida saxda ah dadku markey is guurasadaan sida dhabta ah isku bartaan . Lkn anigu waxan is weydiyah waa maxay sababta uu san qofna ugu qadaneyn ceebahiisa bilowga oo ay dadku u jecelyihiin beenta la qurxiyey ⁉️⁉️⁉️⁉️ Mahadsanid ustaad👏👏👏
@toupacchakour-uv6fq
@toupacchakour-uv6fq Жыл бұрын
Heloo from Djibouti 🇩🇯
@zamzamahmed6136
@zamzamahmed6136 Жыл бұрын
Anigu kula fakar ahy wlhi xirir dhan ma sameeyo sabbtoo ah guur diyaar uma ihi qofkii aan dhoho xiri malihi waa ila yaabaa qof dhalin yaraa oon xirir lahayn majiro baalagu leeyahy
@halimoab1221
@halimoab1221 Жыл бұрын
Dadku wa waalanyihin wxy raban isku nooc in lawada ahado wa wxa dadkeena dib ureebay adunka dhan mrka wxba ha usheegin
@yasminyuusuf9182
@yasminyuusuf9182 Жыл бұрын
Wll Salim pls ka so hadal qof mxa ku keena inu noqdo bila naxariis pls
@yussufaden2293
@yussufaden2293 Жыл бұрын
Mahadsanid will keep going you give us good 👍 motivation
@abdirizackgiina470
@abdirizackgiina470 Жыл бұрын
🖤
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 Жыл бұрын
Ustaad waan kugu waafaqsanhy shukaansa manta in uu qayb wayn ka yahy burburka qoyska waana mid igu dhaxday wallhi
@khadiijasaciid5783
@khadiijasaciid5783 Жыл бұрын
Codkaga aad uhooseya bro
@user-de8sc3go2k
@user-de8sc3go2k 11 ай бұрын
Ok wa sax lkn waa fakar fala duwan
@shukrihassan6826
@shukrihassan6826 Жыл бұрын
Asc.wlle.aniga.waxan.kayabey.shunsiga.hada.jiiira.wlhi.niinkata.waxu.raab.in.uu.fArab.kula.soadow.marea.taa.mAXA katiri
@MOHAMUD550
@MOHAMUD550 8 ай бұрын
تسلم اخي علي النصائح جميله انا من الاشخاص الذين لا يحبون تواصل دردشه مع البنت احب بعد شهور عندما نتعرف نتزوج واذا هي مش راضيه يعني معناها مش مستعده للزواج انا اشجع افكارك ❤❤
@fahiima1437
@fahiima1437 Жыл бұрын
Gurka ka dip ayaa barashada dhabta ah timada inta kale waa iska gadid oo qofba qofka kale uu iska gadayo un
@AbdirahmanHussein-vm7iq
@AbdirahmanHussein-vm7iq Жыл бұрын
Haa
@user-so1it3en2r
@user-so1it3en2r 10 ай бұрын
Shukansi marka u horeysa waa in bartaa afsomalia ku hadali karta luuqda qalooc ah beenta iyo malawaalka iyo kaftan aan la rumeensan karin waan Aad iska joojisaa shakiga iyo buufiska adigoo qofka dhab u fahmi ama u baran waxaa jira Qaban oo dadka kula hadali karan sifuran iyo siqaloocam dulaadka u yeelo qofsta oo barta waxaad ka bareysa qiyanda iyo been lugooda kadib raaadsan kartaa qof kast rabta in noolashda la wadaagta lkn reerkga iyo xaaskga waa aad siisaa kalsoon badan iyo qof jcshy lkn qof baa ila hadalay waa ja cararaya dadka dhamaan waa qofnimo xumo
@abdirizakyasiin4379
@abdirizakyasiin4379 Жыл бұрын
Mhadsanid
@cabdirixmaanyuusuf4495
@cabdirixmaanyuusuf4495 Жыл бұрын
zhp salimow waxaad ka soo hadashaa xeerka low attraction [ xeerka isa soo jidashada ].
@SalimOmer
@SalimOmer Жыл бұрын
MUQAALKAS WAN DIYARIYEY WAN SO GALIN INSHALLAH
@abdirizak1158
@abdirizak1158 Жыл бұрын
Wll nambarkga I reeb inankulasoxariraye
@nawaalaxmad3252
@nawaalaxmad3252 Жыл бұрын
Wa mahadsantahay waxan raba inaad wax ka dhahdo lamanaha isla nool ee kala niyad jabsan caruurna heysta maxa xal u noqon kara tusala ahan naag buu ila guursaday aad ban uga xumaday taas gabi ahanba wan nacay asago dhan inkasto aan rabay ina kala tagno xita haduu nagta iska furo kuma sii tala jirin in isla jogno lkn calafkiya wali dhaman wuuna i wanajiya intii karaankiisa siduu awal ii ahaay wuu iga fiicnaday wuu iso dhawada ana wa kasii fogadaa wayo niyad uma haayo wanaagiisana wan ujeeda balse qalbigeyga waxba kama badalayso jwb
@najmaabdulahi5961
@najmaabdulahi5961 9 ай бұрын
Byo hal talo kusiina aniga ahan hde ku fcnthy wakas ninkas manta hdu ku wanajinayo oo carurta ka warhayo waa qalad wana danbi oo janada carafteda arki meysid hdad dhahdo ifur wxd diirada sartaa carurtada mnta hda dhahdo ifur beri kamalin kad gursaneysid suu noqon doono ma ogid oo wa bini'adam kle caqliga kasoco carurtada korso asna wanaji oo wa carurtada abahod
@luqmaanal.xakiim2524
@luqmaanal.xakiim2524 Жыл бұрын
Asc wll kasoo hadal depression calaamadihiisa io types anoo qaata antidepressant drug waxba iskama badalo
@kafiaali4655
@kafiaali4655 Жыл бұрын
Saliga nebiga IYO istqfaarta badi isbedel baad arkaysaa
@ayanomer1300
@ayanomer1300 Жыл бұрын
Qur'aanka akhriskiisa badso wll.(only suggestion).
@halimoab1221
@halimoab1221 Жыл бұрын
Tahajud Quran Tasbix aya daawo ah
@luqmaanal.xakiim2524
@luqmaanal.xakiim2524 Жыл бұрын
@@ayanomer1300 hye wll mhdsanid
@halimoab1221
@halimoab1221 Жыл бұрын
Shukansiga qaab xalal ah iyo qaab xaran ah ayu kala leeyhy inta bdn dhalinyarada somalida qaab xaranta ah ayey isticmalan hadhow na dhibato ka timadaa
@user-mk9ip7gt7y
@user-mk9ip7gt7y 5 ай бұрын
Dr plse ila soo xariir
@aaminacarab9181
@aaminacarab9181 Жыл бұрын
Codkaga waa gaban yhy
@ayaanibrahin7655
@ayaanibrahin7655 Жыл бұрын
Waa telephone kaga wanu maqalna wll
@kaasimsaleebaan7818
@kaasimsaleebaan7818 26 күн бұрын
Wll hadii guurka laysku barto hadan galoba guur anon qofkan aqoon u lahayn hadii hadhow uu qofkaasi igu xumaado, sidee baan hadhow mar labaad guur kale u geli karaa saw caqabad igu noqon mayso? Heer aan gaadho in aan guur oodhan ka cabsado. Anigu waxan qabaa in ay kala risk badanyihiin xidhiidhka iyo guurku kalana saamayn badanyihiin. Kolay waa aragtidayda.
@serfh-u3x
@serfh-u3x Күн бұрын
guur kabod 😂 focus on ur goals make money pray alot then hadow qof adku kalsontahe gurso
@barrehmohamoud4319
@barrehmohamoud4319 Жыл бұрын
Sxb ka sohadale siigada iyo dhibaatadeeda
@abdizejnr
@abdizejnr Жыл бұрын
Sigasada kudisha 😂😂
@csalaammaxamedweheliye1503
@csalaammaxamedweheliye1503 Жыл бұрын
𝗪𝗮𝗮 𝘀𝗮𝘅 𝘀𝗮𝗹𝗶𝗺 𝗴𝗮𝗮𝗿 𝗮𝗵𝗮𝗮𝗻 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶𝗴𝗮𝗻 𝗰𝗮𝘀𝗿𝗶𝗴𝗮 𝗲𝗲 𝘀𝗼𝗰𝗶𝗮𝗹 𝗺𝗲𝗱𝗶𝗮
@hamsenuuriye6840
@hamsenuuriye6840 Жыл бұрын
Koley intaa aad sheegtay ayey ku dhan tahay balse aduunku waa imtixaan sabir iyo toosnaan hadaad cuskato wax badan waa dhaafaysaa
30 SUALOOD KU BARO QOF NOCEE AH BA TAHAY? | PSYCHOLOGY
12:37
Salim Omer
Рет қаралды 17 М.
Sirtan shukaansiga ma rabaan inaad ogaato !
16:17
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 82 М.
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
00:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 56 МЛН
Задержи дыхание дольше всех!
00:42
Аришнев
Рет қаралды 3,8 МЛН
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
00:11
Savage Vlogs
Рет қаралды 12 МЛН
RAALIGALINTA BEENTA AH | SIDEE LAGU GARTA | SALIM OMER
14:37
Salim Omer
Рет қаралды 13 М.
SABABTA AAD QORSHOYINKAGA DADKA UGU SHEEGTID
7:50
Nasir Qalif
Рет қаралды 732
SIDEE LOO BARTAA QOF CUSUB/AADAN AQOONIN?
7:20
Nimaira Noah
Рет қаралды 32 М.
2 FARSAMO ISTICMAAL: DADKA WAXAA RABTID KA HEL | PSYCHOLOGY
11:10
Maxay Khiyaanadu Aad ugu  Xanuun Badan Tahay | Psychology
11:36
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
00:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 56 МЛН