Ep:01| Sidee lagu disi karaa xidhiidh caafimaad qaba? oo uu martu ku yahay Ustaad aadan sahan.

  Рет қаралды 44,931

Ayan Dhalad Show

Ayan Dhalad Show

7 ай бұрын

#dhalad #talkshow #podcast #barnaamij #cusub kusoo dhawoow wixii faali ah commentga iigu reeb mahadsanid.

Пікірлер: 138
@Speed0386
@Speed0386 Ай бұрын
Aad Baan uga helay podcastigan waxan rajeynaaya somali ine kuso batan podcasts 🙌
@user-wf6bq5dh3v
@user-wf6bq5dh3v 6 ай бұрын
Nimanka qaar aadbay u jecelyihin dhaqan xumada 😊Alxamdullilah alle ayaa naga ilaalin doona sharkoda Ee gabadhow ha u Jabine ka dhaqaaq❤
@user-hv9ew1ct5m
@user-hv9ew1ct5m 2 ай бұрын
Runtii byo kaan bartaba qashin iyo wx Alle ogyahay buu kula imaan hablow is ilaaliya
@soso12364
@soso12364 2 ай бұрын
Beenta mahan wlh ilaahey azwaaj salixiin hanagu arzaaqo​@@user-hv9ew1ct5m
@engmuuseofficial1519
@engmuuseofficial1519 7 ай бұрын
Mnsha allah Barnaamij Loo Baahnaa Oo Aad Lasoo Raagteen😂😂😂Ustadayaal
@abdulatifssiied497
@abdulatifssiied497 6 ай бұрын
Dhalad aad baan kuu salamayaa, waa podcast xiisa&faaido leh💐Hambalyo!!
@zakirboss143
@zakirboss143 6 ай бұрын
Good program .... Fadlan barnaamujyadan oo kale soo badiya labadiinuba, shukaansiga iyo haasaawuhu waa bar bilowga iyo aas aaska nolosha guurka. Ayaan dhalad dad badan soo qabo, si fikrado badan loo helo. Mahadsanid Aadan Khadar Cali Rooble ❤️🙏
@ayaanahmed8737
@ayaanahmed8737 7 ай бұрын
Ayaan iyo aadam Aaad baaad u mahadsantihiin Mawduucyo badan wada falaqayaaaa
@Axmeds222
@Axmeds222 7 ай бұрын
Waan kuugu dhiiragalinaa in aad noowadid Ani iyo walaalaha kle barnaamijka "dhalad talk show podcast" Allah haku sharfo wllo
@ikhlaascabdicalicabdi8366
@ikhlaascabdicalicabdi8366 7 ай бұрын
Masha allah aad ayaan ubogaadinaya barnamijka ustaad iyo ayaan na aad Bay umahadsan yihiin Dhalintu inay inbadan fahman ahmiyada ay ledahay naftoodu waa muhiim inay waxbadan barnamijkani ka balo ayaan rajaynaya
@user-ev7bv8eo2k
@user-ev7bv8eo2k 7 ай бұрын
Walaal adan adiga iyo gabadhuba waad mahad san tihiin mar walba waad utaagan tihiin sidaad umadiina wax ugu biirin lahaydeene. Horey usocdaa walaalada anu waan idinku daydaa.
@Nasiiblay
@Nasiiblay 6 ай бұрын
Mnzhallah Aadan wxyaabo ciida ka bdn baan ka midaysanahay, waana sbbtaan mrkasta u xiseeyo mawduucyadu ka hadlo Alla haydin sharfo labadiinaba waalahay❤
@cabdimursal5566
@cabdimursal5566 7 ай бұрын
Aadan markale noo sooqabo wll wax badan baa idinka faa'iiday aad baad umahadsantihiin wll
@luulmuxamed8595
@luulmuxamed8595 14 күн бұрын
Aad baan ugu helay podcastigan in ay Soo bataan baan jeclaan lahaa ✅🥀🤍
@asmamaxamud4227
@asmamaxamud4227 Ай бұрын
Waxan jeclaan laha inaad adan akhrido sharaxada way wanagsan tahay dhinac kalena cajiiska nodiday maanta daba ded ku dhafi maayo ❤
@ayaanilwaadofficiall2555
@ayaanilwaadofficiall2555 7 ай бұрын
masha allah wuxuu ahaa mawduuc baahi wayn loo qabay waxbadan ii iftiimiyey alle yaxfadakum
@jibriilaxmed8275
@jibriilaxmed8275 7 ай бұрын
Ustaad aadan sahan io wllshy wllhy wax bdn ayaa idin ka faaiday 100/100 waa mahadsan tihiin waxaan ka codsanayaa inaad noo soo badiso barnaamijyadanoo kale
@naimaah78
@naimaah78 7 ай бұрын
good point ilahy ha idin sharfo labo qofoo qaaliya
@iqroaxmed9732
@iqroaxmed9732 7 ай бұрын
Marka laga hadlo film da kuwa Turkish aya nolosha family ugu haboon
@munamohamed470
@munamohamed470 7 ай бұрын
Nin aad u culus ayaad noo soo qabatay wllo alle ha ku xafido ❤❤❤❤
@Nada_1673
@Nada_1673 7 ай бұрын
Podcast ka muhinsan maba arag jasakalah ❤
@williamwilliam1337
@williamwilliam1337 7 ай бұрын
Aadban inii salamaya adiyo ustaadka nooso badi barnamijyada noocano kale ah mahad snid wlashy❤❤
@Kafiyaa
@Kafiyaa 7 ай бұрын
M.Allah abyo nosii badi waa barnamij wanagsan
@muxammad2777
@muxammad2777 7 ай бұрын
waa laba qof oo aan taageeero, guulaystaaaa wax badan waan idinka faa'iidnay
@khayr10
@khayr10 7 ай бұрын
M.nzha Allah hambalyo xpt ayaan dhalad inaad barnamijka noo bilowdo🎉❤
@idilmuhumed737
@idilmuhumed737 7 ай бұрын
Aad bad u mahadsantiihin walaalayal waxan ka qortay 20 qodob oo aan idinka faaiday
@farhiadiamond5721
@farhiadiamond5721 7 ай бұрын
Wan soo dhaweynayaa barnaamijka aad lasoo laabatay, horay usoco abbaayo.❤
@NimcoCabdulahi-yq4qz
@NimcoCabdulahi-yq4qz 9 күн бұрын
Mashaa allaah aadam sida uu usoodhoweeyay barmaamujka shugran
@NimcoCabdulahi-yq4qz
@NimcoCabdulahi-yq4qz 9 күн бұрын
Walaashuna way fiicantahay
@NimcoCabdulahi-yq4qz
@NimcoCabdulahi-yq4qz 9 күн бұрын
Ayaana waymahadsantahay
@NimcoCabdulahi-yq4qz
@NimcoCabdulahi-yq4qz 9 күн бұрын
Waxaan idionka markhaatikacayaa aadamoow ma wanna aaminsanay in ay inan muslimada oo for ah oo soomaaliyadihi wax xado ama tuuganimo samayso beri aam siifogaynbaan ogaaday
@faayo19
@faayo19 7 ай бұрын
My favourite channel 🥰🥰🥰🥰🥰
@ASRAAbdi-px4ni
@ASRAAbdi-px4ni 7 ай бұрын
❤lapo aqoon yahan oo da'yar M.allah ❤
@user-rd7vh3hu5e
@user-rd7vh3hu5e 7 ай бұрын
Good point weyan wlhi❤
@Sanaaaxmad79
@Sanaaaxmad79 7 ай бұрын
wan dhamestay alx❤ wax padan kafii iday
@amanaadam9123
@amanaadam9123 7 ай бұрын
Welcome back
@hamdasagal9549
@hamdasagal9549 7 ай бұрын
Waa mawduuc aad u mihiima❤
@MohamedOsmanAden
@MohamedOsmanAden 7 ай бұрын
brnaamijyada nooso badi ina ader oo wliba mowduucan kaliya dhwr mowduuc kasoo samee, dhwr jerr ban kuceshtay barnaamjkan
@amancrn8715
@amancrn8715 7 ай бұрын
muqaal qiimo badan aadan khadar cali❤❤❤
@FaahiyeKayse-xj9ee
@FaahiyeKayse-xj9ee 7 ай бұрын
wlashay iyo wllky wan idin salaamay❤😊
@MOHAMMEDPRO1234
@MOHAMMEDPRO1234 7 ай бұрын
Ayaan abaayo waan ku tageera waxaan rbaa meel aan kala soo xiriiri🎉❤❤
@abdirazaaqahmed2813
@abdirazaaqahmed2813 7 ай бұрын
Soo badaya soobadiya waxaan lasookoobikarainbaanu kafaaidnee aadna waad umahadsantihiin 🎉
@user-br8go2dk5i
@user-br8go2dk5i 6 ай бұрын
Thanks
@UmumaxamedSiciid
@UmumaxamedSiciid 25 күн бұрын
Mawduuc Mahima waad mahad santihiin
@hibocadar5342
@hibocadar5342 7 ай бұрын
Mahadsanidiin
@user-sk5zr9rd3h
@user-sk5zr9rd3h 6 ай бұрын
Ayan dhalad mahadznid abyo❤
@saacidismaaciil8685
@saacidismaaciil8685 7 ай бұрын
Hore u soco wlltyaaal
@hazzanabdi5551
@hazzanabdi5551 7 ай бұрын
Legend waxbadan og wlleh😂
@MacalinMustafe
@MacalinMustafe 7 ай бұрын
Great
@salahisse
@salahisse 7 ай бұрын
Wll barnaamij fiican ayaad bilowday fadlan noosii wad podcast yadaas
@weedh-cade2325
@weedh-cade2325 7 ай бұрын
Xaqiiqatan wllhi codkaas cajiibka ah sidaan ula dhacsnahay
@fathiadjama
@fathiadjama 3 ай бұрын
Macha Allah tabaraka Allah, waa dhalinyaro aad u aqli badan. Horay u socda oo wacyi galinta sii badiya. Waa mowduuc aad u mihiinsan. Su'aalaha guurka ka horna dhalinyarada usoo bandhiga.😊😊
@sucaadocismaancabdi9026
@sucaadocismaancabdi9026 4 ай бұрын
Ustaad mahadsanid ❤
@KefahApdul
@KefahApdul 7 ай бұрын
Ayaney abayo wad mahadsantihiin adiga iyo adan waxa aan adinka Faiday wax badan ino soo badi malapo
@NuurYare-xx3ev
@NuurYare-xx3ev 7 ай бұрын
Waxbaa kadhacay walee ❤
@fahiyemedia252
@fahiyemedia252 5 ай бұрын
Walaalahayga qaaliga ah aad baan idiin salaamayaa❤
@Ummu_Shuhadaa
@Ummu_Shuhadaa 6 күн бұрын
1:22:00 jacayl❤
@Dhanbaal
@Dhanbaal 7 ай бұрын
m.a waa mowduuc aad uwaan gazan
@xamdacabdi3775
@xamdacabdi3775 7 ай бұрын
Saaxiibtinimo kama dhaxayso ragiyo dumar aniga rayigayga
@niciimaawil4731
@niciimaawil4731 7 ай бұрын
Waa runtaa manoqdaan
@jaabirOficial
@jaabirOficial 7 ай бұрын
Hadaa dhahdo mar kasta nafsadeyda ixtiramaa ayadana waa qalad is leeyahay tanaazulka waa muhiim
@josephmohamed5144
@josephmohamed5144 7 ай бұрын
Ayaaney wll bugaag dhageysiya inoo soo samee maadaaba aad aad u cod qurux badan tahay
@user-yg5vx3tw6x
@user-yg5vx3tw6x 5 ай бұрын
Really
@iskafiiriwixikubilaayo5725
@iskafiiriwixikubilaayo5725 7 ай бұрын
Codka woo gaaban yahay soo dheereey podcast ga xiga
@870mx
@870mx 7 ай бұрын
Walaal ayaan dhacad waanku salaamay magacayku waa sakariye aad baan barnaamijkan uga helay waanan kucusu bahay kanaalka wallaahi aadbaan ugu farxaa inan waxbaratay oo soomaaliyad ah dabacnna waan soo dhawaynayaa hablaha waxbartay waa hooyo waxbaratay.mahadsanid
@najmaadam1262
@najmaadam1262 7 ай бұрын
Ustaadka soo celi mowduucan Wali wax baa nodhimaneee plzźzzzzzzzzzzzzzzzzzz
@jamaaltalosame789
@jamaaltalosame789 7 ай бұрын
😂😂😂😂, what the amazing podcast, go forward walal,
@FaadumoAhmed-jn4hi
@FaadumoAhmed-jn4hi 6 ай бұрын
❤❤😊
@MaxamadcaliCabdullahi
@MaxamadcaliCabdullahi 3 ай бұрын
❤❤
@user-nc9sj9id8y
@user-nc9sj9id8y 7 ай бұрын
Haa waa runta ayan waax badan kusugay maar kaleh sodhawaw
@shinekayse2241
@shinekayse2241 Ай бұрын
5:53
@kausarosman7025
@kausarosman7025 6 ай бұрын
@user-pn6pi7cz8o
@user-pn6pi7cz8o 7 ай бұрын
Walal❤
@Hamda0515
@Hamda0515 5 ай бұрын
Mahdsanidiin❤❤❤
@galayrcade736
@galayrcade736 7 ай бұрын
🎉🎉
@Maankoriye.
@Maankoriye. 7 ай бұрын
Aad ban usoo dhawaynayaa barnaamijkan Waxan rajaynayaa inaad mararkalena inoo casuumi doontid ustaadka wll
@BigBroSadiq
@BigBroSadiq 6 ай бұрын
i don't know what's being said but may allah make it easy for all of us ameen.
@hareed114
@hareed114 7 ай бұрын
❤❤❤
@870mx
@870mx 7 ай бұрын
Walaal ayaan waxaan kaacodsanlahaa inaad bodhkaaska danbe kusoo casuunto madashan ayuub axmed maadaamuu inta badan kasheegaayo xidhiidh gabadha iyo ninka mahadsanid.from hargeysa
@EARTHSPORT200
@EARTHSPORT200 7 ай бұрын
Barnaamijkan aad buu u fcnyhahay wax badan oo dhab ahna waa Lagu sheegay qof kasta dhalinyarada angacaya
@Ducaysane9
@Ducaysane9 7 ай бұрын
Shukaansigaan waan ka helee Anigu waxaan u baahanahay gabadh Shan Sano I shukaamisa kadibna iiga baxda 😁🤣 2 BBC Somali Hala iska ilaaliyo waxay noqdeen gaalo yaryare kulaha israiil way is difaacaysaa ilamiyiinta jihaad doonka ah ayaa laayay boqolaal israiliyiin an waxba galabsan Halka falastiniyiinta dhimashada aymarayso tobanaan Kun dhawacana hadalkiisaba daa
@AyaanleAnyo
@AyaanleAnyo 3 ай бұрын
Aadan ❤❤❤
@najmaadam1262
@najmaadam1262 7 ай бұрын
Ustaadka soo celi mowduucan Wali wax baa nodhimaneee plzźzzzzzzzzzzzzzzzzzz❤
@user-abdishakor
@user-abdishakor 6 ай бұрын
Wasakh waaye baqti ah
@zeinali7435
@zeinali7435 6 ай бұрын
😊
@khayr10
@khayr10 7 ай бұрын
53:13 this point is seriously
@user-oe5lp8yk2u
@user-oe5lp8yk2u 7 ай бұрын
Barnaamijka waad nagala soo raagteen 😂
@MoshtakHussein-rm4nl
@MoshtakHussein-rm4nl 7 ай бұрын
Subxanallah❤❤❤
@IsmailAdan82yy
@IsmailAdan82yy 7 ай бұрын
Qofyay Intan dhan intee ku maqneed mise walagu gursaday
@khayr10
@khayr10 7 ай бұрын
25:45 compation people 😂
@alimancrashiid3280
@alimancrashiid3280 6 ай бұрын
ANIGU WAXAN SOO DHAWEYNAYA AKHLAQDII IYO DHAQANKII HORE EE SOMAALIDA
@wadinoor9036
@wadinoor9036 7 ай бұрын
Asc
@zubeirkassim8660
@zubeirkassim8660 7 ай бұрын
Dadka aad ka sheekeyneysaan waa dadkii 2019 iyo wixii ka horeeyey is shukaansanayey 😂😂
@hothanidiris6818
@hothanidiris6818 6 ай бұрын
Oo waayo kuwa hada ma wacbaa is badeley 😂
@zubeirkassim8660
@zubeirkassim8660 6 ай бұрын
Haaa dadkii update bay noqdeen xaqiiqadaa la isugu yimid😂
@weedh-cade2325
@weedh-cade2325 7 ай бұрын
Wear inantan codkeeda ayaanba ka helaa
@samiyakhalif6171
@samiyakhalif6171 7 ай бұрын
M.a waxbadan kafaaiide6
@mahuraandaalib
@mahuraandaalib 7 ай бұрын
asc, mashaallah wa qodob togan oo mawdhuuci ah. lkn waxaa iswaydiiin leh asalka calaaqtka dhaxmara labada qof ka soomali ahaan waxuu ahaa mid hufan oo aan cabsi laga qabin in uu marooro waa tii gabdhaha loo diri jiray dhanka aydoo ay rag dhalanyarada ahi turayihiin ceelka ,,, su`aasha waxay tahay; maxaa u horseeday xirirka sidaa ahaa qalooca iyo tabnaanta? ..
@user-kl5hc9pl8f
@user-kl5hc9pl8f 7 ай бұрын
Dhibatada I haysata runta wanku dag daga dadkuna ma jecla ❤
@ApdaLE73
@ApdaLE73 7 ай бұрын
MaciLamdena Update iska dhig NoH😅
@kaartopower2793
@kaartopower2793 7 ай бұрын
Codkaaga ka soo taxadar, walaal todobaadyada danbe
@deeqsanabdihalane3446
@deeqsanabdihalane3446 7 ай бұрын
1 su'aal o in inbadan an is waydiin jiray ban jwabteda podcast gan ka helay, taso xiriiir fiican ama dadki wngsana adunka miyey ka dhamaden😳 Xiriir dacada ba jira isma laheenba😁
@FartunAhmed-h3pn
@FartunAhmed-h3pn 7 ай бұрын
Asc ayaan wllo wankusalamy waxaan donayaa inaa barnaamij noga samey buugaag ku habon inaa baarno jacelka iyo xirirda wllo
@hamdafaarah-jj3rw
@hamdafaarah-jj3rw 5 ай бұрын
Wxa lgu dhisi kara in sii dagdag guurka lo dadajiyo xidhiidhka xarantana lga fogaado qofki aan diyar ku ahayna lga fogaado
@NimcoCabdulahi-yq4qz
@NimcoCabdulahi-yq4qz 9 күн бұрын
Hoow waliba inday le egtahay ayuu hadalkiisuna ne egyahay
@user-pe1hj4vr5t
@user-pe1hj4vr5t 7 ай бұрын
Ustaadka ma isku magla thn 😂 ayaan
@Filsaniita
@Filsaniita 6 ай бұрын
Barefad miyaan ka dhignaa gobta😂
@cabdirisaaqyuusuf3840
@cabdirisaaqyuusuf3840 7 ай бұрын
Asc wll adan khadar abaha xogaha rasmiga ah marka wax kabaro ayaneey
@munamohamed470
@munamohamed470 7 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
THE POLICE TAKES ME! feat @PANDAGIRLOFFICIAL #shorts
00:31
PANDA BOI
Рет қаралды 24 МЛН
THEY WANTED TO TAKE ALL HIS GOODIES 🍫🥤🍟😂
00:17
OKUNJATA
Рет қаралды 21 МЛН
NERF WAR HEAVY: Drone Battle!
00:30
MacDannyGun
Рет қаралды 54 МЛН
Вечный ДВИГАТЕЛЬ!⚙️ #shorts
00:27
Гараж 54
Рет қаралды 14 МЛН
Gorfayntii Antikhiristoos Iyo Xaqiiqadiisa
1:21:28
Sahanka
Рет қаралды 350 М.
085 | Basaasaddii Ingiriiska | Sida ummad loo dhiso loona burburiyo!
47:20
067 | Buugga ugu waaya'aragsan ee Soomaalida | Nin Miyi iyo Markab!
1:15:42
Khiyaamooyin yaryar oo aad kor ugu qaadi karto qiimahaaga!
8:04
Ayan Dhalad Show
Рет қаралды 54 М.
077 | Masalada qabiilka iyo qabyaaladda.
1:14:23
Sahan Podcast
Рет қаралды 19 М.
ToRung short film: 🙏Let's help each other🤗
0:32
ToRung
Рет қаралды 25 МЛН
当小孩上学后,路飞太开心了#海贼王#路飞
0:25
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 18 МЛН