Salma iyo Asma dauus oo marti sharaf ka ahaa xafladii lagu tagerayey bilan osman

  Рет қаралды 34,772

Asma

Asma

16 күн бұрын

Пікірлер: 131
@guletizmail8349
@guletizmail8349 7 күн бұрын
Allah haydin soo hadeeyo.
@user-ex4ki5hx7n
@user-ex4ki5hx7n 14 күн бұрын
Waryaaya hablha ha caayina ee u nasteexeeya isku xishooda somali maryolay thanks sisters ❤❤❤❤❤
@xasansalad7014
@xasansalad7014 14 күн бұрын
Subhanalah waxan layabanahe dadka commentiga mashalah ugu qoraya hablahan diinti iyo dhaqanki somaliyed tuurte mrkey yurub tageen
@saynf
@saynf 14 күн бұрын
Raxmada illahey lagama qusto. Adna uduce!
@nasriina12345
@nasriina12345 14 күн бұрын
Toobada allah miyaa ka xigtaa
@ashosalad6122
@ashosalad6122 14 күн бұрын
​@@nasriina12345 toobaba yaaka hadlay?
@xasansalad7014
@xasansalad7014 14 күн бұрын
@@nasriina12345 toobad maba laga hadlin lkn waxan kahadle fasiqnimada iyo diin la'anta iyo dhaqan xumda iyo gaalo isu ekeysinta gabdhahan dadka ku tagersan oo commentska mashalh hor usoco ugu qorayo
@FatmaMohamed-bp4ln
@FatmaMohamed-bp4ln 14 күн бұрын
Diinta waa lagartay dhaqanka soomalida muxuu yahay ma diin baa😂
@KhadraYusuf-yt2el
@KhadraYusuf-yt2el 6 күн бұрын
Asma xage lagala xirirka sister ❤❤❤❤❤❤
@cabdiqanifanka529
@cabdiqanifanka529 12 күн бұрын
Gafkeena iyo geerideena allaha makulmiyo hanuunka allaa iska leh
@Ayan-zw2sv
@Ayan-zw2sv 14 күн бұрын
Aaway asturnaantii iyo xishmadii diinteenu ina amaratay walaalayaa illaahay ka baqa aduunku waa ayaamo kooban Allaah yahdiikum
@garadmediaofficial999
@garadmediaofficial999 14 күн бұрын
Marka Hore Allihii Idin abuuray Ka Cabsada Marka Xigana Ceebtinan Bananka Taala Qarsada Ee Cidkasta Oo Ay U Bananayn Bilaashka Ku Arkayso Xata Idinka Ayayna Idin Qurux Badnayn Hada Qaabka Aad Tihin Xishoodkii Ku Laabta Ilahayna Ka Cabsada
@slandprince7210
@slandprince7210 12 күн бұрын
Naagaha yagoo waawaayn qurbaha taga qaawanaantana mooda ilbaxnimo iyo qurux raacana Ajaanibta hadhow na soo ooya.
@ladanmuhumed1367
@ladanmuhumed1367 14 күн бұрын
Wooww😊😊Lkn Bilan Raga Aad bay u caayeeen subxllh Ninkii Cadaa iyagaaba ka daran
@salmajaamac9034
@salmajaamac9034 14 күн бұрын
Subxaan allh maryihi wad dhigatay Rabigii ku abuurtay kacabso maanta wa aduun birina wa aakhiro marka jidhkaan astur asmaay wllo,wan kubaqaya xaladaan aad ku jirtid ma fiicna
@Raxmo-sb6nt
@Raxmo-sb6nt 14 күн бұрын
Is astur islaam soma tihid ilahay kacabso
@ashahassan3869
@ashahassan3869 13 күн бұрын
Ina.lilahi.wa.in.ilahey.rajucun war.nagahan.ilahey.ha.so.hanuniyo
@SamiraHussein-yq7ym
@SamiraHussein-yq7ym 14 күн бұрын
Team dauus
@Naagnool124
@Naagnool124 14 күн бұрын
❤❤❤❤
@LakiliibaanMaxamuud
@LakiliibaanMaxamuud 3 күн бұрын
Qfkasto wuxuu sameeyo alle Kala xisaabtami gabdhaha ka dhaca bismilaah ma ayagaa is fareenayaah war wakuaas tintaa uqaawan bas mawax kalaad aragtaan ka dhax baxa auaga iyo rabigiid idinka hada xishooneysaan oo diinta wax ka taqaana diinta maaha xoog ee waa nasteexay u nasteexaya bal wah
@Queennouran336
@Queennouran336 13 күн бұрын
Wllhi wan ku farxaa markay hablha somalidu sidaa isku jeclyihiin ee mar kasta is tageeraan ❤❤❤
@45seabreeze
@45seabreeze 10 күн бұрын
Naa iis astuura oo xishooda
@Brownsugar-cd2ix
@Brownsugar-cd2ix 10 күн бұрын
Showga waxa xaday Asma Dauus , she is absolutely most beautiful, though they all beautiful
@amiracadey9703
@amiracadey9703 12 күн бұрын
Asmaay wll quruxdi o qof ah aya thy pls is astur huno markas ayad kasi qrxbadnaneysa gbdh an tageera Thy lkn walaley sidan kuguma daawan karno 😢😢😢😢
@shackzsharif1629
@shackzsharif1629 8 күн бұрын
Asc abyo asmay Allah kacabsa walahi kheir ka kula jeclahay abyo cathabka Allah wuu xanunbathanyahay isastuur inshaAllah Allah hakusoo hanunio ameen.salada waqtigetha kutuko abyo wayo xumanta ayey dadka karebtaa walalo add oga walbahaar akhira thatha wayo cathabka wuu xanunbathanyahay mahadaratha dageyso qalbiga sii uu kuu jilca.habibti waa iga dardaraan ee aad ii dageyso hadafiin farinteyda ashabta asma walalayaal hadey arki waysa iga garsiyaa damanteen Allah haqa hanatusio ameeeen
@istahil.roble7788
@istahil.roble7788 14 күн бұрын
Jecliyaa dumarka is taageera ee halka meel kaso wada jeesta
@mafakkaam1278
@mafakkaam1278 11 күн бұрын
Habrahaan nolosha ka dhacay umada halaga qabto
@nimcomaxamed123aadan6
@nimcomaxamed123aadan6 11 күн бұрын
Naayaa Salma maxaa ku qaawiyay Soo muslim ma tihid labis xumidaa
@fatimaabdirizak2117
@fatimaabdirizak2117 13 күн бұрын
Allaah ilaahow idin xifdi Adam iyo salma waa gabdhow caafimaad qaba ilaahow inta ka dhiman u dhamaystir oo asturnaan ku irsaaq.
@Ayan-zw2sv
@Ayan-zw2sv 14 күн бұрын
Allaah yahdiikum
@user-vt7fk1kx1k
@user-vt7fk1kx1k 14 күн бұрын
Maasha Alla, Asma &Salma iam proud of you Guys❤️ sida aad isu garab istaagten Gabadha walaashiin Many thanks 🙏🏽 ❤ I Love you
@user-jm4bf6bb5r
@user-jm4bf6bb5r 14 күн бұрын
M.a gabdho qurux badn aad ban in jecelahy
@fadumocabdiraxman9813
@fadumocabdiraxman9813 10 күн бұрын
Dharqaata oo cowradiina qarsada ilaahey ka baqa
@haboon6195
@haboon6195 14 күн бұрын
Mashallah hablhii quruxda badanaa ❤Asma is yar dhuub qaali ❤
@YasminMahad-km6mh
@YasminMahad-km6mh 14 күн бұрын
Oo bilan waa inan yar be m.a🥰❤
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 14 күн бұрын
Haadee!!maxad moodey?
@user-oo5ky3ib3c
@user-oo5ky3ib3c 14 күн бұрын
Allaah ka cabso oo is Astur walaaleey
@zainabguled7344
@zainabguled7344 12 күн бұрын
Dumarkan waa weyn maxaa qaawyey inanta yar ee bilan baa isku dhaanta ilaahay ka baqa aakhiradiina eega maxaa ka khaldan gaalo bay raaceen ilaahay ka baqa
@Sumayo987
@Sumayo987 14 күн бұрын
Subxanalah illahay ha soo hanuuniyo
@zeinabhirsi6071
@zeinabhirsi6071 10 күн бұрын
My beautiful you look fabulous 😊 you and your beautiful sister 😊😊
@kinsialin8009
@kinsialin8009 12 күн бұрын
Sinadday xayiiysiinaysaa compiniyadda sinaday u shaqaysaa baan u malyn
@IsmailJama-xo4gv
@IsmailJama-xo4gv 14 күн бұрын
WAXAN MIYAANAY MUSLIM AHAYN HADAY YIHIIN MIYAANAY OGAYN IN ILAHAY SIDAAN JECLAYN OO AY QAAWANYIHIIN
@Clamweheb
@Clamweheb 11 күн бұрын
Nimanki dabada saliid qumbada iska marinayey miyena muslim ee aheyn😂😂
@Sheekhada
@Sheekhada 14 күн бұрын
Queens dumarnimo hore usocda lkn is asymtura qaa aduune👸🏽❤
@AlmaazDanteedgarad
@AlmaazDanteedgarad 4 күн бұрын
Maxa iga bi'i lahaa haday qawanida ku qurxoon yihiin 😂😂😂
@sowdamohamod7595
@sowdamohamod7595 12 күн бұрын
Habro baayow yaa kuleh subxaana laah waxaan oo kale ayaa hablaha yaryar ku dayanayaan allow soo hanuuni.
@SuhurAdan-fi3ke
@SuhurAdan-fi3ke 13 күн бұрын
Alx bilan inaysan qaawanayn
@queenfoos8265
@queenfoos8265 11 күн бұрын
Naago tashtay sidaa waligiina isku taageera❤
@shamsasharaf5281
@shamsasharaf5281 8 күн бұрын
Ilbqax nimadu ma is qawiyay bay noqotay😅
@hodoali5714
@hodoali5714 10 күн бұрын
Hablahaa daaya alle hayna soowada hanuuniyo dhamnaten
@Naagnool124
@Naagnool124 14 күн бұрын
Maxamed dheere , Maxamed Aamiin , Carraale, Sabuun west raggii ragga ahaa noolaada wllayaal. ASMA IYO SELMA si gaara idiin salaamayaa waana idin jeclahay. Cadawgiina unoolaada wllo❤❤❤❤
@Naagnool124
@Naagnool124 14 күн бұрын
Najiib meeye laakiin
@najuuapdi8801
@najuuapdi8801 13 күн бұрын
Ilahow ha na qaaawin yaaa alah ayagana soo hanuni hadu u qoran yhy hanuun hadusan u qornena alaha ina dhaafiyo
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 14 күн бұрын
Wiilkaasi Waa Motivator I really like when he says What’s your excuse 😀
@user-xf1gj9gf1t
@user-xf1gj9gf1t 12 күн бұрын
Xijaabka sisters ❤❤❤❤❤
@munaqaali4556
@munaqaali4556 11 күн бұрын
Allah hayfin soo hadeeyo
@ashosalad6122
@ashosalad6122 14 күн бұрын
Meesha ragii gacmahoodii oo aan cowra aheen qarinayaan waa kuwaan kuwa leh i arag alle ha idin so hanuuniyo
@warsandubbed8456
@warsandubbed8456 14 күн бұрын
waa sax mnshallaah asmaay lkn sxbdaa maxad ugu sheegi wayday labiaka kabaha iyo toobka in ay isa saxdo
@bilaneahmed9867
@bilaneahmed9867 14 күн бұрын
Bilan this is m'y name and I love all 🎉🎉❤ m'y name of person ❤ wa daad qalbi fican wan ku Salamay asma daus
@Asmaib800
@Asmaib800 14 күн бұрын
Mash allh
@saidamohamed2322
@saidamohamed2322 14 күн бұрын
Beautiful 🤩
@cayuuniali7127
@cayuuniali7127 14 күн бұрын
Gabdhahan hadey dhar asturan qadan lahayeen qurdoda waaba lafajicilaha lkn waxey igu dhoqdeen cuno bila milix aan cusba lahay laheyn.madhadhameysan. walalo.
@Asmaib800
@Asmaib800 14 күн бұрын
Away waray sigi salmi asma
@Alyyy117
@Alyyy117 7 күн бұрын
kuwii somalia ku dashey baa qawan waa adun tagey
@faatimaabdirashed51
@faatimaabdirashed51 13 күн бұрын
Salma iyo asmo illahey ka baqa saan si maha alle xijabku idin faray qaata plz
@shamisfahiye9628
@shamisfahiye9628 12 күн бұрын
Hitta maa muslin baa?
@queenealsheakh
@queenealsheakh 14 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mustafaabdi8427
@mustafaabdi8427 12 күн бұрын
waa naagihii duura kaa dhargay
@amiraomar2765
@amiraomar2765 14 күн бұрын
Wll wad si buurnaate iskada sushiga midakle toobkan qof buuran maxidhe wlashayey garbaha iska rid hilibka iyo calosha please ❤raalina iga noqo just advice ❤
@user-mq6yr8fn6o
@user-mq6yr8fn6o 13 күн бұрын
Wll sushiga malagu naaxaa
@amiraomar2765
@amiraomar2765 13 күн бұрын
@@user-mq6yr8fn6o my ee wa qaydhiin dufankiisa bdn salmon 🍣 an karsanyn weyi
@user-ld5bv1lj9k
@user-ld5bv1lj9k 14 күн бұрын
Walalahow akhiraa San simaha
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy 14 күн бұрын
Bilan manta kkkkkkk cajiib akhas uf
@omarosman8749
@omarosman8749 6 күн бұрын
😂😂 war labadan sirqo yaa meesha keenay.
@UmmuSucaad
@UmmuSucaad 14 күн бұрын
Xaliima lugo baasto 😂😂😂😂 Naa maxaa isu qaawiseen
@ShadowConqueror2843
@ShadowConqueror2843 13 күн бұрын
Naagtaan beer waligeyna macunin kuheyso soo soomaaliya makaimaanin?
@AsmaAbdilahi-oo9yp
@AsmaAbdilahi-oo9yp 14 күн бұрын
Asma.inader.isatur
@AbdirahinomarGedi-ls1ez
@AbdirahinomarGedi-ls1ez 13 күн бұрын
Is astura so gabdha Muslim ah so ma tihin ilahey ka cabsada
@AH--173
@AH--173 3 күн бұрын
Asma are you pregnant?
@axlansworld1423
@axlansworld1423 12 күн бұрын
Gabadhaha cadaanka qaban way isku hiliyaan . Misna dumarnimo iyo somali nimo
@shamisfahiye9628
@shamisfahiye9628 12 күн бұрын
Åhlens
@halimaabdirahman7888
@halimaabdirahman7888 14 күн бұрын
Abayowyin dhar asturan xirta
@IsmailJama-xo4gv
@IsmailJama-xo4gv 14 күн бұрын
SOMALI WAY BAABADAY WAXAAS OO NIN OO WAAWAYN MA SHARMUUTADAN GAALKA 2 SANO Iska haystay ILMAHA YAR EE GARACA AH EE UU NATAYAHU U BIXIYAY INTAAS AYAY ISKU HAMBALYAYNAYAAN ALLE HA IFINKA QAADO QURUXDA IYO CAAFIMAADKA AAD KU KUFRIDEEN HADAYDAAN TOBAD KEENIN
@bongasasa3895
@bongasasa3895 14 күн бұрын
Ina Dayuus where is the fist full of dollars
@Jacyl123
@Jacyl123 14 күн бұрын
Salma maiyadaba melahaas wax kagadata hudheedhkay gashaaye😂asmay beenta naga daa
@qancisokukis2496
@qancisokukis2496 14 күн бұрын
Bilan warkeeda iga daba gee
@ayaanhassan7688
@ayaanhassan7688 14 күн бұрын
Asma cuntada shuushi waa maxey wllo
@samowsamale3490
@samowsamale3490 12 күн бұрын
Waa diin xumida iyo qof jaahila camalkii
@maxmuudAdamafey
@maxmuudAdamafey 14 күн бұрын
Ailahe kacabso wll waxn layaway dadka kudherigilnay
@dhuubo.....
@dhuubo..... 14 күн бұрын
Maa duruuc ku labisataan kaas baa dhaqan inoo ah
@Asmaib800
@Asmaib800 14 күн бұрын
Salma tobki rayana ayay so xidhatay
@awoapthilahi
@awoapthilahi 14 күн бұрын
😂😂😂
@nemoahmed6823
@nemoahmed6823 14 күн бұрын
Masha allah proud of you guys keep it up 😍😍
@samowsamale3490
@samowsamale3490 12 күн бұрын
Shayaadiinta iyo masha Allah isma qabato
@AyaanDahir-rk3bu
@AyaanDahir-rk3bu 14 күн бұрын
Tii salmahed dharkee meesha ku tagtay day. Kaftan lee waye
@sadiafarah5021
@sadiafarah5021 13 күн бұрын
Naaguhu markay gaalo raacaan bay gaaloobaan
@abdirahmansalah8778
@abdirahmansalah8778 14 күн бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk 😠😡😡😡😡🤬🤬😡😡🤬🤬🤬🤬🤬🤬🤬🤬🤬😡🤬🤬😡🤬🤬🤬🤬😡🤬🤬😡🤬🤬😡🤬🤬😡😡😡😡😡😡😡😡😡
@maryamabdi9448
@maryamabdi9448 14 күн бұрын
Qawananta qaab darada ayey kaga dareen alle ini doori
@SomalianTime
@SomalianTime 14 күн бұрын
idinkee idin talaa koleey
@nimonimco3063
@nimonimco3063 14 күн бұрын
Su‘aal! Dhudhumada iyo mijaha ma cajarka loo la banaysta ma quruxba? Ma ilbax nimaa? Ma horomarba?
@warwannaagchannel7241
@warwannaagchannel7241 14 күн бұрын
Dhaqanka islaamka kudayo kan hada kaamuuqdaa wuxuu shabahayaa kii gaalada
@nasrafaarah7876
@nasrafaarah7876 14 күн бұрын
bisinkee umada wada hijaabin maxa idin qaawiyey oo cawradiina banaanka keenay
@user-qw8qb9sg9c
@user-qw8qb9sg9c 14 күн бұрын
Asma is that Red wine 🍷👀
@45seabreeze
@45seabreeze 10 күн бұрын
No is not, she is drinking coke cola
@user-qw8qb9sg9c
@user-qw8qb9sg9c 9 күн бұрын
@@45seabreeze Sorry but were you there with them! The question was for her with all due respect.
@Paloma0050
@Paloma0050 14 күн бұрын
Team Dauuusssss ❤❤
@aminayusuf517
@aminayusuf517 10 күн бұрын
Waa naago nool asma iyo salma oo qurux badan masha Allah, nimankii somaliyeed waxba ka qaadi waaye ha daba yuusaan 😂
@somaligirl8743
@somaligirl8743 14 күн бұрын
Asma Qurux Qaali ❤️❤️❤️❤️❤️❤️✊🏽✊🏽✊🏽👑👑👑👑❤️❤️❤️❤️Queen is Queen always ❤️❤️👸🏼👸🏼👑👑✊🏽👑👑
@queenfoos8265
@queenfoos8265 11 күн бұрын
❤❤😊
@bardehanad4919
@bardehanad4919 13 күн бұрын
Sushi(Malay ceeriin) miyaa maanta cuntay, maxaad bakhti cuntay!. Marka xiga doofaar ayaad inta cunto waa "turkey".
@user-qw5pf3bv1o
@user-qw5pf3bv1o 14 күн бұрын
Shuubooyin isku doodaya islam nimada aad sheeganaysaan ha idinka muuqato gaalo raac yaahy
@YasminMahad-km6mh
@YasminMahad-km6mh 14 күн бұрын
Galka shegaysid wa ka ragnimo badan yahay wad aragta suu dalkoda uyhy adinkuna hablaha gorgoroda ku dhagnada
@user-qw5pf3bv1o
@user-qw5pf3bv1o 14 күн бұрын
@@YasminMahad-km6mh 😂😂😂😂Shuubokale isla xishood naya maantana ma gaalbaad u doodi aduun iyo aakhiratoona meel ku lahyn diintu ciyaar ma gasho qabxad yahy Alle ha idin soo hadeeyo dhamaantiinba
@YasminMahad-km6mh
@YasminMahad-km6mh 14 күн бұрын
@@user-qw5pf3bv1o qof caytamaya ee hada ilhay ka xabso ku oronayo wadankina sida udhanta oo caruruta kufsiga ka daya markas nin faca la tartan udunka cid idinka lidata masarne
@ayushabdiwahab
@ayushabdiwahab 13 күн бұрын
@@user-qw5pf3bv1oadigu Hada dhinta ku banaysay cayda maxa Tahay walal
@user-qw5pf3bv1o
@user-qw5pf3bv1o 13 күн бұрын
@@ayushabdiwahab Cay nooceeya
@AElmi-pc6rn
@AElmi-pc6rn 14 күн бұрын
Naayaa sharmuuto qaawan oo xaaraamiyad ah cudur xun alaha kugu rido haddii adan dhaqso dhaqanka xun iyo qaaawanaanta ujoojin.
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 14 күн бұрын
QOFKA MIYAA LA HABAARAA ?? WAA LOO DUCEEYAA!! BISUNKA!! CUDURKANA MAXAAD U SAADSAN, ILAA HABAARKU QOFKA YIDHI AYUU DIB UGU SOO NOQDAA!!
@qancisokukis2496
@qancisokukis2496 14 күн бұрын
Hello dulayste😂 habaar lagu Kari waa kuwan
@AElmi-pc6rn
@AElmi-pc6rn 14 күн бұрын
@@qancisokukis2496 waxaa dumarka duleeysta ragga dharka xiran dumarkana qaawiya ragaad oo ah reer galbeed.
@samsammohamoud3724
@samsammohamoud3724 12 күн бұрын
Waalaba dhilooyin coment ayey iga xidhay markaa waa qabxade ha is asturro
@qancisokukis2496
@qancisokukis2496 12 күн бұрын
@@samsammohamoud3724 hhhhhhhh wxd thy bad sheegte wxd ku garaty inay qabxado yihiin kolay wad la samaysay sharmuuto ka wayneey🤣
Sidaan ninkayga isku baranay?
10:50
Asma
Рет қаралды 102 М.
Afsoomali ayaan ninkayga barayaa.
12:31
Asma
Рет қаралды 10 М.
Super sport🤯
00:15
Lexa_Merin
Рет қаралды 19 МЛН
Caruurtii buu iga qaatay xabsina wuu iigu daray 😢
11:48
Anxiety sidee lagu dawayn karaaa hadaadnan daawo la’aan
12:16
Wey iga tageen
8:23
walaalaha
Рет қаралды 3,7 М.
XAQIIQDA DHABTA WAA TAN HODAN ONLINE NINKEDA AYADA MIYA DISHAY ?
14:38
Hamda Home Decor
Рет қаралды 47 М.
Hussein Og oo sixun u bahdilay AdnanModel iyo dagaal cusub
19:32
Somali Tik Tok
Рет қаралды 3,4 М.
Заклеил Кран и открыл Воду!
0:19
КОЛЯДОВ
Рет қаралды 3,2 МЛН
Cat story: from hate to love! 😻 #cat #cute #kitten
0:40
Stocat
Рет қаралды 9 МЛН
Trying strange combos! 🤩 Radmiru #shorts
0:18
radmiru
Рет қаралды 8 МЛН