No video

SAMATAR SAARKA { NABAR AAN MAR DHAYAYBAD } NEW SONG 2024

  Рет қаралды 307,271

Samatar Saarka

Samatar Saarka

2 ай бұрын

ERAYADA : LAXANKA : MUNA CALI { DHEEMAN }
MUSIC : AMSAL YARE
CODKA : SAARKA
CAMERA : ZAYID HANAD
EDITING : ZAYID HANAD
VOC/RECORDING : IID DEEQ
SUBSCRIBE

Пікірлер: 383
@Yaraanka2012
@Yaraanka2012 2 ай бұрын
Waaryaa ninkani waa hiboole wallaahi, haduu hibadiisa ka faa’idaysto fanka soomaalida meel buu ka gaadhayaa❤️🙆‍♂️👏
@mohamedindho1
@mohamedindho1 8 күн бұрын
Ninkani waa Abwaan fanaan laxamayste heer sare ah horey u soco bro.
@quruxsanxasa1562
@quruxsanxasa1562 2 ай бұрын
01 june 2024 anii waan bog sadayee maaxaad. Iii dhiibeeysa Noloshu waa raaxo markad ka bogsato jclka 💃🙆‍♀️
@MariaAbshir-kg7vf
@MariaAbshir-kg7vf Ай бұрын
Lakin jecelka lagama bogsado waa yoow waa daren cajib ah😢😢😢😢
@KashaaleMaxamud
@KashaaleMaxamud Ай бұрын
Heestan waxaan dhagaysanayaa anigoo niyadjabsan waayo waxaan cidlo kaga dhaqaaqey nolashydii sihaam inshlaaa isonoqon qli😊
@DrMumtaaz
@DrMumtaaz Ай бұрын
Maxaa oga tagtaH bwe😭💔
@HindaYuusug
@HindaYuusug 28 күн бұрын
Kkkkkk
@monamandeeq3059
@monamandeeq3059 13 күн бұрын
Yasalaam wiilka yar cod macaana hadana yara wxn modayay wlhi nin wayn mrkn ticktok ku arkay ❤❤❤❤❤
@Ladna-js2bw
@Ladna-js2bw 2 ай бұрын
Iisoo ducee hadaad igaga danbayso in illahay imtixanka ii fududeeyo😢
@user-up1by7ie3v
@user-up1by7ie3v Ай бұрын
Alle hakuu fududeeyo Kan akhirana alle haynowada fududeeyyo❤😢
@XaawoFriend
@XaawoFriend Ай бұрын
Sidoo kle alaha hanoo fududeeyo
@Abdiqaadir-kaahin4820
@Abdiqaadir-kaahin4820 2 ай бұрын
Fadlan ilaaliya dadka qalbiyada wanaagsan ee aad haysataan.❤ Kuwa dhiban ee qalbiyada lagala baxayna Eebbe ha u booga dhayo.😢
@DrMumtaaz
@DrMumtaaz Ай бұрын
Aamiin 😭💔
@fardosaabdi2709
@fardosaabdi2709 2 ай бұрын
Yaa rabi qalbiga holacba kadareemaya ii qabooji Oo iga reeb waa habeen 3:04Am saqdhexe 😢😢
@user-ki4gj2gb1j
@user-ki4gj2gb1j Ай бұрын
Xiligaan maa cibaadeesatid
@YousofOsman
@YousofOsman Ай бұрын
Amen wll Sorry 💔
@jojomohamed1357
@jojomohamed1357 Ай бұрын
Ameen walalo waa aduunyo ha is raacin
@user-bl1ds4xg5k
@user-bl1ds4xg5k 7 күн бұрын
Samatar Yare. Hore u soco
@abdulahisheikh4687
@abdulahisheikh4687 Ай бұрын
Gabadha erayada leh cimaamada ku tuura walahi Waa top ❤
@Samatar_saarka
@Samatar_saarka Ай бұрын
Aad o weyn🙏
@MireAbdirizak
@MireAbdirizak Ай бұрын
Gabar miyaa leh ereyada😮
@ArdoAbdi-b1q
@ArdoAbdi-b1q 12 күн бұрын
​@Samat❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉ar_saarka
@sacdiyahasan2697
@sacdiyahasan2697 2 ай бұрын
Woow 🎉🎉
@isramohomoudAhmed
@isramohomoudAhmed 2 ай бұрын
Heestan in bdn sugayay keep going 💪 👏 ❤
@Shujaac_gaming
@Shujaac_gaming 2 ай бұрын
1m markey karto love hal ilaa dafin
@idilabdi-tx7ue
@idilabdi-tx7ue 2 ай бұрын
Keep going pro
@user-yp6iv4kg6k
@user-yp6iv4kg6k 2 ай бұрын
Keep going my bro ❤samatar sarka
@IqraMohamed-ov4hx
@IqraMohamed-ov4hx 13 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤
@CusmaanXamaroow
@CusmaanXamaroow 10 күн бұрын
🎉🎉🎉🎉
@ShugriMawliidcismaan
@ShugriMawliidcismaan 2 ай бұрын
Kept going samatarow magaladeena inoo so sar the lgn❤🎉🎉
@HafsaHussein-ec7oe
@HafsaHussein-ec7oe 2 ай бұрын
😭walhi belhi waxan ahaye qof xasuus la nola 😢xita xanuun dartiiis hospital 🏥 u galaye😭😭😭😭Samter wad iga ilameysasa Ila iyo TikTok
@ayaancadeey566
@ayaancadeey566 Ай бұрын
Xasusta iska ilow isku day nolal kle inaad samesato 😢😢
@salmanura5109
@salmanura5109 Ай бұрын
iska iloow qof walaal kaa fogaaday jacaylku waa xanuun mana ba o lakiin waa lays adkeeya qofku kama aabo iyo hooyo fiicna hore ayaa loo socda nolol samayso 12 sano ka hor baan qof jeclaaday wali boos wuu ku leyay maftayda lakiin horaan u socday noloshaydaa dhistay maansha allaah .
@asadowwsalah
@asadowwsalah 2 ай бұрын
laxanka ina badasho le ahyd sxpow hesta top waye sadex hes o isku laxana kentay ❤
@KhadraXuseen-tt5ii
@KhadraXuseen-tt5ii 2 ай бұрын
Keeb going wllo❤
@sharafabduqadir9009
@sharafabduqadir9009 2 ай бұрын
haben qamisa ah taariqda 5 -6-2024 sacadu 23:40 😢xanuun wn dhameystey yaa il ooynaya kali😢
@SalmaAli-sc6xs
@SalmaAli-sc6xs 2 ай бұрын
Heestsn Ina badn sugayay keep going ❤❤❤
@AbdullahiUmarhusein
@AbdullahiUmarhusein 20 күн бұрын
hory usoco wall
@FarhanCabdi-yh3bg
@FarhanCabdi-yh3bg 2 ай бұрын
Waaw fanaankeena 🎉🎉🎉🎉🎉
@FarhanCabdi-yh3bg
@FarhanCabdi-yh3bg 2 ай бұрын
🎉🎉 🎉
@ayaanqalanjo9892
@ayaanqalanjo9892 2 ай бұрын
Xanuuun waan dhamaytee 😢 Maxad u dhirpaxadaa 😢💔 Waxaan sugapa way soo dhacayaday 1/jun/2024 Maad dhigam apaal
@SahracabdiGoox-l6z
@SahracabdiGoox-l6z Ай бұрын
Tan kaliya maa soo gali say nah ❤
@SahracaliMuuse
@SahracaliMuuse Ай бұрын
Woow tani way hees dhaafte
@IsmahanMandeeq
@IsmahanMandeeq 2 ай бұрын
Wow horay u soco hesahagu waxay dhayan dhawacayga wll❤
@sadaamsuldan5464
@sadaamsuldan5464 2 ай бұрын
HEESO Buuru La Tufaayan U baahanay Legend calcal baa Dhoiga Naga yareeyee🙏🏻
@mohamedishaar
@mohamedishaar 2 ай бұрын
Waankaa haynaa samatar yare ❤❤❤❤
@FilzanHassanNor
@FilzanHassanNor Ай бұрын
❤❤❤❤❤
@ilahaymusecali4907
@ilahaymusecali4907 2 ай бұрын
Samatar maxamed xasan xaji samatar❤
@HassanWadad-yx1ts
@HassanWadad-yx1ts 27 күн бұрын
❤❤❤❤❤🎉🎉🎉😊😊😊
@userxamda
@userxamda 2 ай бұрын
Mnshallah wllky qali ❤❤❤
@Sulekhdiamond
@Sulekhdiamond 2 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉Al fanan samatar ❤keep going
@HoodoMaxamed-fj7mr
@HoodoMaxamed-fj7mr 2 ай бұрын
Fanaan da,yar samatar saarka
@XalimoMaxamed-qc8hg
@XalimoMaxamed-qc8hg 2 ай бұрын
Waaw❤
@AbdifataH864
@AbdifataH864 2 ай бұрын
Keep Going zHipkiz🎉
@RudwaanSiciid-et5vx
@RudwaanSiciid-et5vx 2 ай бұрын
Legend codKissa waa saafi
@MunaAbdi-ho6ff
@MunaAbdi-ho6ff Ай бұрын
Wllky horey u soco❤💋🤞
@Xamse-th5vu
@Xamse-th5vu 2 ай бұрын
Keep going samatar sarka fanankayagii
@Zoha_updyy
@Zoha_updyy 2 ай бұрын
Dab iyo holac 🔥🤴 keep going wll🎉
@Zaam121
@Zaam121 2 ай бұрын
Wax kale 😮
@mohcaskah
@mohcaskah 2 ай бұрын
Shooshaygii Keep Going
@Samatar_saarka
@Samatar_saarka 2 ай бұрын
WllkaY mohamed👑👑
@HiboHassan-np4uw
@HiboHassan-np4uw Ай бұрын
Samatar saarka m.a codkaaga❤
@fardowsafilsan1565
@fardowsafilsan1565 2 ай бұрын
🥺🎙ax nabar aan mar dhayay baa igu dhaawacaysa 😢 keep going ♥️ 🎙 samatar
@FathiMahamud-me4gs
@FathiMahamud-me4gs 2 ай бұрын
Wlhiii San hestaan usugaay wanbaa dhalaay anyway mahadsanid alfanan samatar sarkaa❤❤
@user-cm7qz5gc7z
@user-cm7qz5gc7z 2 ай бұрын
😢XaNuUn WaaN dhamystee ....... Wow WllhiE Wxn HeEs laMa oraN KarO ❤😮
@NimcoabdiMuhumeT
@NimcoabdiMuhumeT Ай бұрын
🎉
@NimcoabdiMuhumeT
@NimcoabdiMuhumeT Ай бұрын
Hey
@RayanadanXaji
@RayanadanXaji 2 ай бұрын
From tik tok😂❤
@shugri1651
@shugri1651 2 ай бұрын
Alfa samatar saarka keep going pro😮❤
@abdihayd3415
@abdihayd3415 2 ай бұрын
Waa fanaan ninkani❤
@user-ly2uj8ic9r
@user-ly2uj8ic9r 2 ай бұрын
Woow keep going walalkey ❤❤❤❤
@NimcoSahal-ln2gi
@NimcoSahal-ln2gi 2 ай бұрын
Wooow saarka❤
@KosSaid-ni3rq
@KosSaid-ni3rq 2 ай бұрын
Wawo cadimahan San ugu raxaysto malaynmaysid hestan❤
@user-pk1nd3fj6v
@user-pk1nd3fj6v 2 ай бұрын
Al fanan samatar sarka 😊
@MubaarakAli-nn1mq
@MubaarakAli-nn1mq 2 ай бұрын
"Waxan dhawroo Dhab u xeeriyo Agtayda dharaar Maad dhigan abaa" Attttttttt Jacaylku muxuu na cunay 💔
@moh_luubaan
@moh_luubaan 2 ай бұрын
Nabar aan mar dhayaybaad Dib u dhaawacaysaa 🥺😢 waaban dhigi jacaylkee maxaad dhibaysaa 👋 01/June/2024
@cabdirisaaqcarab6371
@cabdirisaaqcarab6371 2 ай бұрын
Keep going zxp
@qapaxyare7623
@qapaxyare7623 2 ай бұрын
Wll Zaarka keep going 👏😘
@user-wq6mq6ee3w
@user-wq6mq6ee3w 2 ай бұрын
Samatar maxamed xasan x samatar keep going PROTHER 🔥
@Samatar_saarka
@Samatar_saarka 2 ай бұрын
MataN👑🫡
@user-nm5bp4ij7x
@user-nm5bp4ij7x 2 ай бұрын
Woow❤
@user-rr3go9vv3f
@user-rr3go9vv3f 2 ай бұрын
Masha Allah wllky hore usoco lkn heesaha oo kale wan kahelaa
@Awke-koke123
@Awke-koke123 2 ай бұрын
Horo Usoco Wllkey ❤
@reallyqamarpromax-dx5cu
@reallyqamarpromax-dx5cu 2 ай бұрын
Waa la yapey zxp
@nuuxali4232
@nuuxali4232 2 ай бұрын
Heesku wuu isdaba marsantahay laxankuna isma haysto All in all it's good 👍
@asasasasasasssssssasasasssasas
@asasasasasasssssssasasasssasas Ай бұрын
Laxanka iyo erayada gabdh ba iska leh 🎉
@CanabdAbdullahi
@CanabdAbdullahi 2 ай бұрын
keep going🎉 bro
@user-vn7jb5wx8l
@user-vn7jb5wx8l 2 ай бұрын
Wow keep goin❤❤❤❤❤❤❤
@hodancali4027
@hodancali4027 2 ай бұрын
You are the best❤
@zhamzudiinmohamed5464
@zhamzudiinmohamed5464 Ай бұрын
❤😢
@user-ph6cc5do8m
@user-ph6cc5do8m 2 ай бұрын
Waxan sugaba wey timid❤
@xaawocali1041
@xaawocali1041 2 ай бұрын
noosoo badi bwe❤
@ApdizamadKalder
@ApdizamadKalder Ай бұрын
Keep going pro 💪
@nimcoxassan6614
@nimcoxassan6614 2 ай бұрын
Gold voice nabar aan mar dhayey igu dhawaceysa 😢
@nuurakhadar505
@nuurakhadar505 27 күн бұрын
Agtaydani dharar mad dhigan abal inta uurka ka oyaysa badan 😢😊
@user-ky9he7bj4y
@user-ky9he7bj4y 2 ай бұрын
Jah tani hees waay dhaftay ❤🥰
@mohamedyaasin3770
@mohamedyaasin3770 2 ай бұрын
Legends 🎉❤
@ABWAAN-SADAAM-CK
@ABWAAN-SADAAM-CK 2 ай бұрын
Eraydii +laxankii Abwaand muna Ali {dheemaanta} 100%❤ Coodka samatar saarka 100%❤ Music Amasal yare 100% ❤
@upahparkhad5603
@upahparkhad5603 2 ай бұрын
Woow🔥
@hoodomohamed2925
@hoodomohamed2925 2 ай бұрын
Hees shidan❤ Abdisamed❤
@maanohonlinemarket9969
@maanohonlinemarket9969 2 ай бұрын
Heestan in badan sugayay samatar saarka ani si khaasa igaga hadlaysa wlahi samatar saarka keep going wlalky 💔😢
@HaboonOsman-zf8ui
@HaboonOsman-zf8ui 2 ай бұрын
Jah ax yaa cod❤🎉😢
@Asia12879
@Asia12879 2 ай бұрын
Waban dhigay jacaylke maxad idhibeysa inta xasusaha ay dhiben ban salamaya😢
@xawo1357
@xawo1357 2 ай бұрын
Woow 🎉
@Samatarahmed1234
@Samatarahmed1234 Ай бұрын
Keep going zaarka
@CabdikariinisaxaqIsmacil
@CabdikariinisaxaqIsmacil 2 ай бұрын
Wow codka keep going zhp
@Asmitaqurux
@Asmitaqurux 25 күн бұрын
❤❤😢😢
@Mushtaaq090-gc6ri
@Mushtaaq090-gc6ri 2 ай бұрын
2010_2024😢😢hadda wali wan xusuuta
@Farremammy
@Farremammy 2 ай бұрын
Keep going my best friend
@malyuunmuse
@malyuunmuse 2 ай бұрын
Agteydani dharaar maad dhigan abaal 💔😢
@NaimaMuhumed-m6c
@NaimaMuhumed-m6c 24 күн бұрын
Ilhow riyadyd rabo ii rum heestan waaxy ka mid tahy heesahn ku jes jesi lah 😢
@guledgarow-cu4uu
@guledgarow-cu4uu 2 ай бұрын
Axsan fanaan samater yare
@user-dt2ud5bo5v
@user-dt2ud5bo5v 2 ай бұрын
Keep goin pro
@AasiyaDAhir-ff8tq
@AasiyaDAhir-ff8tq 2 ай бұрын
😢 Anoo dhimay xasuusaha wax dhankaaga iga jira dhami ano qubay mxd ii dhantaashaa Jacaylaw halke kaa aadnaa😢😢😢😢
@HuseinabdiMuhamed
@HuseinabdiMuhamed 2 ай бұрын
Keep gin sxb
@deeqayasiin9648
@deeqayasiin9648 2 ай бұрын
Wllhi wll codkaga wn jclhy❤
@user-jt5ku2vt4w
@user-jt5ku2vt4w 2 ай бұрын
Keep going wllky❤
@user-rj8zg5wx6b
@user-rj8zg5wx6b 2 ай бұрын
Keep going walal mcn ❤❤
@abdourahmanfarawayne7082
@abdourahmanfarawayne7082 Ай бұрын
𝘀𝗮𝗺𝗮𝘁𝗮𝗿𝗸𝗶𝗶𝗶🤴😊
@RacamCabdi
@RacamCabdi 2 ай бұрын
Kep up brother
SAMATAR SAARKA MA QANCAA HADEER OFFCIAL MUSIC VIDEO 2024
4:07
Digaale Music
Рет қаралды 471 М.
Inside Out 2: Who is the strongest? Joy vs Envy vs Anger #shorts #animation
00:22
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 119 МЛН
لااا! هذه البرتقالة مزعجة جدًا #قصير
00:15
One More Arabic
Рет қаралды 15 МЛН
MUSTAFE KANTE | QALBI KULA MIDOOBAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
5:01
MUSTAFE KANTE
Рет қаралды 1,6 МЛН
SAALAX SANAAG 2024 | GAARISA WAA II BERBERA | HEES CUSUB
5:48
SAMATAR SAARKA / NABAR AAN MAR DHAYAYBAD OFFICIAL MUSIC 2025
4:36
XULSAN STUDIO
Рет қаралды 22 М.
KHAALID KAAMIL | WARAAQ KU QOR OOHINTAADA | Hees Cusub 2021
5:43
CASKA FILMS
Рет қаралды 6 МЛН
YAA DILAY XAASKIISA
30:21
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 1,1 МЛН
NASIIB CALI HEESTA CARFOON EGLAN SHOW RTN TV.2017
4:38
RTN Somali TV
Рет қаралды 740 М.
AMIIN YARE MIYAAN KUU CUNTAMI WAAYEY NEW OFFICIAL VIDEO 2023
4:37
Hawraar Music Production
Рет қаралды 14 МЛН
LIIBAAN DOOR | NOOLOW KALIGAA XORNIMO | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022
4:45
KASKEY PRODUCTION
Рет қаралды 2,6 МЛН
Inside Out 2: Who is the strongest? Joy vs Envy vs Anger #shorts #animation
00:22