Socdaalkaygii Ceerigaabo | my journey to Erigavo

  Рет қаралды 720,592

Qays Qeyser

Qays Qeyser

3 жыл бұрын

Barnaamijkan wuxu hadiyad u yahay qofkasta oo soomaliya oo jecel wadankiisa, juhdi badan iyo dadaal badana wuu naga galay isha allah waxn rajaynayaa inaad wada jeclaysan doontaan sidoo kale waxa jirta qayb 2aad
Isha allah Qaybta 2aad waxn soo dayndoona weekan, runtii waxbadan ayaad ka barandoontaan sabtoo ah waxanu booqanay meelo badan oo qadiimiya iyo dhulkii awoowayaasha
/ qays.qayser
I N S T A G R A M :@qays.qayser
T W I T T E R : @qaysqayser
F A C E B O O K: @qaysqayser
Thanks for watching this video and support I love y’all 🙏❤️.
My Facebook Page
m. Qays-Qayser-10...
My instagram page
instagram.com/?hl=en

Пікірлер: 2 200
@hassanmusara7882
@hassanmusara7882 3 жыл бұрын
Waxan ahay nin wayn oo reer gebiley ah markaan ku qiimeeye runtii nin dhalinta qayrkii gaar ahaan reer somaliland wax badan dheer baan kugu sifeeyey dhan aqli mid dhaqan iyo mid akhlaqeed ba keep going adeer hore u soco dib hs u soo noqon ilbaxnimada kaa muuqata meel aad kalatimidba ale ha kuu siyaadiyo siikordhi adeer guul baan kuu rajeynayaa inasha allah
@ragehchannel8743
@ragehchannel8743 3 жыл бұрын
Wiilka caaqil baa dhalay inuu gentel man yahay wx lala yaabo maaha
@abdirisakqojobe8378
@abdirisakqojobe8378 3 жыл бұрын
@@ragehchannel8743 somali lagama amaan helayo wax walba waxbay kasoo saarayan
@makebravo7133
@makebravo7133 3 жыл бұрын
AAQILKA TUKAAN MAAN U DHIIBANAYNA
@mohaniade7396
@mohaniade7396 3 жыл бұрын
SHp Horumar wcn nin ku deyezho mudan pad Tahey❤ Hesta qaramigana floga iyadapa igu socodziize🤣🤣🤣
@abdis70
@abdis70 3 жыл бұрын
Koley waxa cad in Ninkan dhalinta yar ay ka muuqato akhlaaq wanaagsan, tarbiyad iyo Ilbaxnimo- Hadduu waalidkii ka dhaxlay, waa Guul.
@thesomalilandtourists-SamiyaHa
@thesomalilandtourists-SamiyaHa 3 жыл бұрын
Loveeee the interaction and casual chats with locals 👏🏾👏🏾
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 3 жыл бұрын
I hope you come to Burao once baby 🧡💛🖤
@aidgab1196
@aidgab1196 3 жыл бұрын
Maybe you should hook up to make a vlog with him. It would be hilarious. Who knows you might hit off. What do you think? I would say yes U were you. Please, give it a thought.
@ahmedyusuf5790
@ahmedyusuf5790 3 жыл бұрын
Masha allaah waa barnaamish wanaagsan oo aad u sareeya oo qabiil iyo siyaasad lahaayn oo soo jidasho lahayn halkiina ka wada
@ibraahimcabdilaahi4328
@ibraahimcabdilaahi4328 3 жыл бұрын
Please just do a little trip to sacaadadiin i am big fan for you
@guledfrance283
@guledfrance283 3 жыл бұрын
Hi
@normad229
@normad229 3 жыл бұрын
30 years I lived in Europe. If only you knew how I feel watching this . Allaw dulkeyga ii gee anigoo nool Thanks you
@abdicaateeye4184
@abdicaateeye4184 3 жыл бұрын
Church road ka bax if you want to go to ur homeland lol 🤣🤣
@dennisbergkamp640
@dennisbergkamp640 3 жыл бұрын
@@abdicaateeye4184 Harlesden high street🤣🤣🤣🤣
@thatuv5653
@thatuv5653 3 жыл бұрын
Amin
@xasancolaad1595
@xasancolaad1595 3 жыл бұрын
Luuqadada somaliga ku faan o ku so qof ✋😀
@jamalabdinasir3272
@jamalabdinasir3272 3 жыл бұрын
Waxaan ahay reer Mogadishu Waan rajeynaa inaa maalin booqdo meelahaas Insha allh
@xareed1
@xareed1 3 жыл бұрын
Gobanimo nookaalay
@shadiashadia9867
@shadiashadia9867 3 жыл бұрын
Qaraxa iyo qudhunka hanola imanina
@afaarax6322
@afaarax6322 3 жыл бұрын
Soo dhoow walaal dalku waa dalkaagi.
@afaarax6322
@afaarax6322 3 жыл бұрын
@@shadiashadia9867 Soomaalido waa walaalo ee waligaa qof Soomaalia aa fogayen
@zayaamad3080
@zayaamad3080 2 жыл бұрын
Soo dhawoow. Somalida waa dad is jecel. Ha rumaysan hadday ku yidhajdan reer waqooyiga waa cunsuriyiin
@dayaxa8farah191
@dayaxa8farah191 3 жыл бұрын
Wlhi waan ka helay sidaad dadkaaga ugu faraxsantahay ee aad qofkasta garabka u qabsanayso manshaa allah
@raagexassan4667
@raagexassan4667 3 жыл бұрын
Masha Allah dhulkanaga hooyo wan uxisay number keyga 0755651114
@naimoibrahim.1339
@naimoibrahim.1339 3 жыл бұрын
Wadada sadexaad kuso dhac qaysow inti reer laascaanood like isku muujiya❤🥰
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 3 жыл бұрын
Burao one Love 💛
@fursadonlineacademy3007
@fursadonlineacademy3007 3 жыл бұрын
drz amiiro ibro, walaal qaali subscribe noosaar
@muwaahib7119
@muwaahib7119 3 жыл бұрын
Weykan☝☝🤣🤣🤣
@naimoibrahim.1339
@naimoibrahim.1339 3 жыл бұрын
@@fursadonlineacademy3007 haye walaal
@naimoibrahim.1339
@naimoibrahim.1339 3 жыл бұрын
@@muwaahib7119 😁
@seyfsimba
@seyfsimba 3 жыл бұрын
Masha Allah. Am not somali but am oromo And I love somali may Allah subhan wata,Allah give all somali peace and good development 🙏 ameee ameeen
@Abdikareem875
@Abdikareem875 3 жыл бұрын
We love our oromo brothers but we hate amhara and tigrey
@AKAshakaadde
@AKAshakaadde 3 жыл бұрын
Amen
@xareed1
@xareed1 3 жыл бұрын
thnks my brother 💝
@mustafesiciid9954
@mustafesiciid9954 2 жыл бұрын
Thnks you bro I love very much Oromo From Borama 😍
@bostonstrongteam4841
@bostonstrongteam4841 3 жыл бұрын
I’m saying Hi from muqdishu keep going bro in joy ur mother land it’s beautiful viva somaliland
@phaezabdi5543
@phaezabdi5543 3 жыл бұрын
322222324423122222232 2363022222221126632eý2236
@maariyafarah8549
@maariyafarah8549 3 жыл бұрын
Thanks bro 💯💜
@Masdille
@Masdille 2 жыл бұрын
Thankz wll qaaliya
@fawsihussein9487
@fawsihussein9487 2 жыл бұрын
Thanks qali
@zeckabdi4277
@zeckabdi4277 2 жыл бұрын
Dhul Somaliayed lamakala laha
@abdalleomar4013
@abdalleomar4013 3 жыл бұрын
Waar hadaan iskaga imanaya, Yurub walee, wadankii jano 😍😍💯🔥🔥🔥🔥✌🏽
@x-tttabdi50cent62
@x-tttabdi50cent62 3 жыл бұрын
Barkada Cali xirsi Ayaaan Aqal Soomali kaga dhisi
@AhmedMohamed-cn7xn
@AhmedMohamed-cn7xn 3 жыл бұрын
@@x-tttabdi50cent62 😂😂😂🙉🏚
@updyrisakfaisal82
@updyrisakfaisal82 3 жыл бұрын
😂😂
@xamseofficiall7509
@xamseofficiall7509 3 жыл бұрын
Ilahay amniga iyo xasiloonida aan Haysano ha u siyadiyo wadankeena somaliland Amin
@shaficiaxmed9769
@shaficiaxmed9769 3 жыл бұрын
Aamin Aamin wll qli alle haku sharfo
@xamseofficiall7509
@xamseofficiall7509 3 жыл бұрын
@@shaficiaxmed9769 Sido kle sxp Anba reer cerigaabo ayn ahy
@shaficiaxmed9769
@shaficiaxmed9769 3 жыл бұрын
@@xamseofficiall7509 Aamin zxp qli thanks soo dhowow wn idiin soo booqanayaa inshlh
@xamseofficiall7509
@xamseofficiall7509 3 жыл бұрын
@@shaficiaxmed9769 Insha Allah sxp wanu kuso dhawyn
@sultan_guleid1489
@sultan_guleid1489 3 жыл бұрын
Amiiin
@apdikanimohmet1206
@apdikanimohmet1206 3 жыл бұрын
WAligey bariga burco uma dhafin insha allaH mar uun wan aadi donaa lascanod ilaa sanaag bari oo dhan😍♥ From Borama🙏 Brather qays qayzar thanks sida wadanka bilicdiisa noo tusisey 😍❤
@invisiblehandsmaliby3266
@invisiblehandsmaliby3266 3 жыл бұрын
Dalku shaqo badan ayuu u baahan yahay wllhy waa inaan wax u bartaa si aan wax ugu soo kordhiyo, Insha'allaah
@khadarhariir
@khadarhariir Жыл бұрын
Kalkey mareysaaa Rajadaadii 2sanno ka din
@halimali8389
@halimali8389 10 ай бұрын
@@khadarhariir dhibaato waa lasoo mari jirey laakin kolayba geesi ma hungoobo dhib kasta isagoo mara. Hiigsiga iyo inaad himilo yeelataa waa arrin qofka u gaar ah. Ha niyad jabin marnaba sxp
@raxmacaday727
@raxmacaday727 10 ай бұрын
Mash alh wll isku mod nahay guulayso ❤👋
@Ayman_252
@Ayman_252 3 жыл бұрын
Dadnimada ayaa cajiib ah iyo aftahanimadda wallaahi, Qaysow waxa aad bulshada ku kasbatay waa had hadalkaaga akhaalaaqda iyo afsoomaaliga saafiga ah. Guulayso masuul
@asmahaji7229
@asmahaji7229 3 жыл бұрын
Wiil da' yar oo hawl adag haya baad tahay in lagu garab istaago ayaad mudantahay wll mashallaah illaahay haku xafido
@loneman3898
@loneman3898 3 жыл бұрын
Anoo joogo casima somalia ee muqdisho halkaan waxaan salaan kal iyo laab ah kasalaa mayaa ree cergabo qaas ahaan Ex jeceelkegii hore oo joogto cergaabo😢👸🙋‍♂️
@xisaabiyosaynis8479
@xisaabiyosaynis8479 3 жыл бұрын
😂😂😂😂
@mohamedtahir6
@mohamedtahir6 3 жыл бұрын
😂
@diiriyetv
@diiriyetv 3 жыл бұрын
Waxaan u malaynayaa inay ku tidhi: "I have moved on".
@maryanabdi2715
@maryanabdi2715 3 жыл бұрын
Wiilashu qurux badanaa mash Allah sanka sida loo saaray mash Allah somaliada horaad ka harteen halkee ku qarsoonayden waa malinki u horeeyey aan idin arko 💢💯💯💯💯💕💗💚💗💛💓💛💛🧡
@darwiish
@darwiish 3 жыл бұрын
Waa ramadaan kkk
@sharmakeali1132
@sharmakeali1132 Жыл бұрын
@@darwiish kkkkkk yac ka dheh
@aminaqalanjo5612
@aminaqalanjo5612 3 жыл бұрын
Ku dayasho ayaad mudan thy dad badan oo qurbo joog iyo qaran joogba ah ayay motivation u thy jacaylka iyo kala barashada dalkeena hooyo aad la wadaagayso wllo. 👍👍👍
@aishoahmed1406
@aishoahmed1406 3 жыл бұрын
Bwe aad baa u mahdsanthy waxad i jeclysisay somaliland wlhi waligy kuma riyon inaa tago lkn hada xiisaha u qabo ma soo kobi karo keep going proo🥰🥰
@xamseofficiall7509
@xamseofficiall7509 3 жыл бұрын
So dhawaw wll
@sultan_guleid1489
@sultan_guleid1489 3 жыл бұрын
So dhowow Somaliland
@ayaansiciid765
@ayaansiciid765 3 жыл бұрын
Soo dhawaw ll
@abdulmursal9660
@abdulmursal9660 3 жыл бұрын
Am a kenyan Somali living in wajir, north eastern Kenya....this video is teaching me a lot about somaliland though I have never gone to Somalia or even somaliland.........thanks Qays
@farduussool9458
@farduussool9458 3 жыл бұрын
Zxb qays qaysar gubalka buuhodle zxb makaala ye
@abdinajib327
@abdinajib327 3 жыл бұрын
You are special man, you are literally proud of being around those people. Guys, see how faithful and kind-hearted he is.😭 I wish everyone was like you, especially the youth🤩.
@nimcocawl7144
@nimcocawl7144 3 жыл бұрын
Mansha allah my country somalilnd💚🤍❤️ alla inanku ilbaxsana oo bashaash sana sidu dadka ula dhaqmayo ixtiraamka waalid wangsan inu sokariyay oo guri akhlaq leh inu kusokoray waa la garanya markaba mansha allah da yanan ilabin😃🤴
@nazhatmohmetahmet2689
@nazhatmohmetahmet2689 3 жыл бұрын
Dalxiis adigo jiifa go,goshada 💚💬❤
@adamalsomali9341
@adamalsomali9341 3 жыл бұрын
Haa walaahi haba dalxiisin qays qaysar uun daawo
@madardhulaaco2163
@madardhulaaco2163 2 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@hassanabdirahmanharbi8778
@hassanabdirahmanharbi8778 3 жыл бұрын
Qays Qaysar my dear brother salute 🖐️🖐️🙏👊🤝 Wax badan baan caawa kaa bartay masha Allah tabarakallah dalkii baad na jeclaysiisay waan qiirooday wallahi waanan farxay, Lkn Dadkeen waa xaraabo Waxaan ku qoslay markaad tidhi ninkii shaah kuu dhigay Mahadsanid, ka dibna ku tidhi I dheh adaa mudan🤣🤣🤣🤣ee is kabeeyay, Markaa dadkeena waxaynu u soo jedinaynaa hala is fur furfuro oo hadalka wanaagsani waa sadaqo, waji furan wax dhama la waa😊😁😁greetings from all the way France 🤗🙏🤝👊👍
@hargaisaowen7131
@hargaisaowen7131 3 жыл бұрын
Love from Brooklyn. I was in Hargaisa 2018 but never had the chance to visit Erigavo where my family is originally from, InshAllah the next time. This was great, thanks for sharing.
@dumargufilron4442
@dumargufilron4442 3 жыл бұрын
Wad mahdsantay wllo wan jecllhaye dalaga inzhaallh wan iman dona💉💚🤍❤️💯💐🌺
@Abdisalamjannah
@Abdisalamjannah 3 жыл бұрын
inshaaAllaah
@fatimamahamedjama9474
@fatimamahamedjama9474 3 жыл бұрын
finally, I get a channel that interesting me thanks Qays you deserve more subscribe and likes
@Abdisalamjannah
@Abdisalamjannah 3 жыл бұрын
He does deserves more subscribers.
@KORNEIL-TRAVELER2
@KORNEIL-TRAVELER2 3 жыл бұрын
Legend Qaysoow. Hore u soco sxb Muqdishaan kaso salamay walal
@ShukriMohamedtelefo
@ShukriMohamedtelefo 3 жыл бұрын
I could cry! I am living vicariously through you, thank you so much! can't wait to go back home Insha'Allah.
@mohamedkhaliif
@mohamedkhaliif 3 жыл бұрын
Wacsb
@msa_1439
@msa_1439 3 жыл бұрын
Walaal Waad ku Mahadsantahay Inaad Nagu soo Booqatay Magaalada Ceergaabo Nimcada iyo Horumarka aad Soo aragteen Alaah Ha inoo Siyaadiyo Insha Alaaah Dalkeena Somaliland Ha la soo Bandhigo Quruxdiisa
@abdirahman5529
@abdirahman5529 3 жыл бұрын
This is fantastic, great to see young lads enjoying their land. I'm going to get my kids watch this 💯. Keep going Qays, love from UK
@dalkaygahooyoorag5594
@dalkaygahooyoorag5594 3 жыл бұрын
Masha Allah Qays, mustaqbal qurux badan baa kaa muuqda. Allaha weyni wanaaga ha kugu garab galo.
@guledfrance283
@guledfrance283 3 жыл бұрын
Maashalah Gobolka Sanaag Waa Meeshi Uu Ku Aasna Siiba Xeebta Maydh Awoowgeen Sheekh Isaxaaq
@gulettcarlozz7507
@gulettcarlozz7507 3 жыл бұрын
1M liKe 👍ayaad u qalanTaaaa shp qaYsaw♥️✔️
@Shorts-um9yh
@Shorts-um9yh 3 жыл бұрын
Best Somali KZfaq channel by far. You keep teaching us about our blessed country Somaliland
@abdukhadirjelow3763
@abdukhadirjelow3763 3 жыл бұрын
Masha allh wllhi Somaliand waa dhul nabad ah ilahey ha idin barakeyo😍
@nuurtoadan9894
@nuurtoadan9894 9 ай бұрын
Hal qabil baadaga
@abdukhadirjelow3763
@abdukhadirjelow3763 3 ай бұрын
Waa qabilker
@abdirahmanzhapach7697
@abdirahmanzhapach7697 3 жыл бұрын
i swear to allah this is the best somali vlog i have seen thank u ina abdiweli zxp big love and fan from our town burco hope one day i'll vist inshallah
@queenrahma6373
@queenrahma6373 3 жыл бұрын
Awww 😍 I cannot wait to travel all over the place. Mashallah it is so beautiful. Keep going guys
@zainfolabi9157
@zainfolabi9157 3 жыл бұрын
I'm not even from Somaliland But i loved it💙
@hassanqeyr8234
@hassanqeyr8234 2 жыл бұрын
Uussss Somali lee somatihid mxa kuhadles
@ahmadalphathepilot71
@ahmadalphathepilot71 3 жыл бұрын
ManshaAllah dhul soomaliyeed ...salaan sre from Garissa!✌🏻✌🏻
@mohamedmahat8747
@mohamedmahat8747 2 жыл бұрын
Garrisaa yayaqanoo 😭😂
@ahmadalphathepilot71
@ahmadalphathepilot71 2 жыл бұрын
@@mohamedmahat8747 kulamayaabayo aqoon daradaada ayaa kaa kentay hadalkas....idiot😏🤫
@abdirahimhassan2793
@abdirahimhassan2793 3 жыл бұрын
Before leaving my beloved country I didn't realize how the journey is good for life. Thanks you for showing me this beautiful vedio .
@ayaanqueen6609
@ayaanqueen6609 3 жыл бұрын
Qaysow wankujeclahay wll horey usoco❤️🌹
@abdallehonest2715
@abdallehonest2715 3 жыл бұрын
Sxb puntilana usi gudub hdad asxab ka taqano
@saha9136
@saha9136 3 жыл бұрын
This is the kind of energy that we need to have. Thanks a lot
@hutohuto3559
@hutohuto3559 3 жыл бұрын
Looking forward in watching part two. I also loved your video of Addis Ababa bole area. Your indeed an East African an adventurer.
@S_icko
@S_icko 3 жыл бұрын
sxbky waxan ku dhashay lascanood mudo 10 sano ka badan ma arkin wallahi waan qiiryooda markaan dawado your videos. especially this one keep doing what you do and spred the postivitiy much respect brother.
@ayaanleabdiayanle9929
@ayaanleabdiayanle9929 3 жыл бұрын
I can't wait qaybta labaad sxp nooguso dhakhso ❤️
@sadekfarah4692
@sadekfarah4692 3 жыл бұрын
Masha allah wlo barnamij fiicanbad wadaa 😂 inad iguso casuuntana waan rajaynaya wanan si shere gareyay.
@mahatkassim
@mahatkassim 3 жыл бұрын
Hi Qays , you are indeed a hero ! Kindly keep up the nice piece of work and share us as much vids as possible , coz this is a precious land and we are proud of it ! Cheers again dear one !
@julienuchiwa6
@julienuchiwa6 2 жыл бұрын
Manshalaha wA Vidéo 😍😱
@guledfrance283
@guledfrance283 3 жыл бұрын
Maashalah Sxb Qays Safar Wanagsan Iyo Dalxiis Wacan Gobolkii Sanaad Ee Awoowgeen Sheekh Isaxaaq
@hamseabdiali5045
@hamseabdiali5045 3 жыл бұрын
Masha allah Qays qaysar dhulkeena meelo badan baad ibarty oonan wali arg💯 Thanks a million
@engineerhanad4237
@engineerhanad4237 3 жыл бұрын
waxaan Aad ula cajabay dhalinta iskuulka katimid oo gaari jajaban kasoo dagee misana Aad ufaraxsan masha Alllah walee somali waa iska faraxsnthy
@TulipE2023
@TulipE2023 3 жыл бұрын
12:28 highlights that touched my heart the one that made me tear up was 15:10 ceel afwayne a few years ago that was the last time when i spent eid with abo allah yarham hum there and my uncle RIP who recently passed away 😰😢😭 Thank you for Sharing i have tons of videos i been hanging onto lately . Jazaka allah khair xusuustan Masha allah waye!
@sacdiyasiman1348
@sacdiyasiman1348 2 жыл бұрын
Ay what lovely 😍 video thank you qeys dhulkeena qurux baa taala msh Allah Salam from moqadisha 😍😍
@nimcohassan7268
@nimcohassan7268 3 жыл бұрын
Mansha allah Tabarakallah DHULKEENA WA U BARAKAYSAN YAHAY❤️❤️
@farduusxuseen5601
@farduusxuseen5601 3 жыл бұрын
Dhulkii aanku dhashy iyo wiilakygiii cabdisamed mahmed maweel iyo ascaabtisa hore uscoda 👋👋❤️❤️❤️❤️
@muslimtv353
@muslimtv353 3 жыл бұрын
😘😘
@dahmuse8775
@dahmuse8775 3 жыл бұрын
Congratulations! Your clips are experience! Good journey for youngsters who don't know much of Somaliland! Keep going.
@alihaji1518
@alihaji1518 3 жыл бұрын
Thank you guys for this amazing experience.
@fanaan1
@fanaan1 3 жыл бұрын
Masha Allah walee inaad geesi qayrkii akhlaq iyo garasho kaga horeya tahay Allah haku xafido keep going young man best of luck
@bennuri2942
@bennuri2942 3 жыл бұрын
You always make me love to travel wlhi legend baad tahay sxp go forword bro ❤
@mojimjames7263
@mojimjames7263 3 жыл бұрын
Positive and encouraging video peace and love to all Somali people my Somaliland na ilahay ha ilaasho nabada hope we do more to uplift our people from poverty , knowledge and medical shortage .
@kofimask9420
@kofimask9420 3 жыл бұрын
Thanks wll wali dhuulkeeni baa nabartay from mogdisho malaaigta haka jeclaato🇸🇴❤
@MohamedMohamed-kj6rv
@MohamedMohamed-kj6rv 3 жыл бұрын
Again you produced a wonderful clip, keep up the good work young man.
@100YearsAgo.
@100YearsAgo. 3 жыл бұрын
Paris adoon tegin Ama boodin leexada Barashada dalkaga Horta laga bogtayo Beryo leysku howlaa :-Hadraawi.
@maxamed4763
@maxamed4763 3 жыл бұрын
Dhulka baaxad sooriyo banaan miiran weyan ninka buuga ku haystow beentada weeyan
@osmanabdi802
@osmanabdi802 3 жыл бұрын
waxan kanaxay caruurta yar yar ee gaariga aan daaqaduhu furmayn raacaysa maalin kasta khatar ayey ku jiraan in ay wax gaaraan marka aay ka dagayaan. 😢😢😢
@halabuurcarte8639
@halabuurcarte8639 3 жыл бұрын
Masha Allah Guulayso wll Barnaamij Dal iyo Dad barasho leh ayaad wadaa
@dhammacdhc2165
@dhammacdhc2165 3 жыл бұрын
Waxaan ahay nin reer sannaag ah gaar ahaan ceerigaabo wll waan kusugaynay wllhay qays waxaa tusaale u noqotay boqollal reer galbeeda oo wllhayo ah oo noo iman doona noo kalaya wll anagaa noo casuman thn ishalla waa balan 😊ilahay haydin sharfo Hilbo wada so socdiyo hayb qudhaynu nahay reer somaliland waxba lagama qaban karo
@abdikannizer9522
@abdikannizer9522 3 жыл бұрын
abdishakourow 😂😂😂😂
@mahamuudxirse4325
@mahamuudxirse4325 3 жыл бұрын
Qays big Length tahay wllhi Hore usocu zhp ❤🔴
@hamdadadaal925
@hamdadadaal925 3 жыл бұрын
Hore u soco wll wad ku mahadsantahey sidad nobartey sanaag🥰🙏
@khalifadrake4514
@khalifadrake4514 3 жыл бұрын
Thank you so much bother for this video. Really brought me so much joy to see this .
@imp0stercricky.311
@imp0stercricky.311 3 жыл бұрын
Love it brother my best clips. Afsomali wangasan na waad ku hadleysa keep going brov
@cabdiraasirxuseen8276
@cabdiraasirxuseen8276 3 жыл бұрын
Waa kii reer Somaliland buu ku hadalay
@Just2facts2
@Just2facts2 3 жыл бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرا دائما
@aminomame5911
@aminomame5911 3 жыл бұрын
Af somali
@youngkhalid7203
@youngkhalid7203 3 жыл бұрын
Manshallah bro 10k wax ka badan aya u qalanta aad ayan video ula socda halka kasi wad Thanks 👍👍👍👍👍
@muhammadal-afazy9588
@muhammadal-afazy9588 3 жыл бұрын
Masha Allah. Like to see sxbkay Abdisamad Mawel, i liked your video bro Qays Qayser i just wish that i could go with you, keep these videos coming bro
@abdalaziizmohammed
@abdalaziizmohammed 3 жыл бұрын
Arday uun baan ahay mooye, ballan waxaa iga ah in aan caasimad, magaalo, degmo iyo tuulaba oo dalka ka mid ah in aan cagta saaro, taatiikhna ay iiga soo siyaaddo. Allow anooy ii rumoobin riyadaas haydilin.
@alleyaqaan4728
@alleyaqaan4728 3 жыл бұрын
Wow qays qayser big vlogger sidoo kle nin bilicda iyo hegelka dhulkeena soo bandhiga😍 Cidkasta xiniyaheeda oo ah dhulkeeday ku faantaa inagana mxaa inoo diidaya inaynu dhulkeena ku faano oo isusoo duubno isla mar ahaantaana isla wadaagno.leader shaqo fiican oo macaa dhulkii dadka kala baraysa ayaad haysaaye kusoco hana ka Daalin 😎😎✔
@mohamedsharif5693
@mohamedsharif5693 3 жыл бұрын
I love how you enjoying your beautiful motherland keep up and never give up greeting you from. Straight kismaayo
@kariimaahmed3560
@kariimaahmed3560 3 жыл бұрын
Masha Allaaaah Bro Qeys Aad Baan Ula Dhacay Video yaashada Quruxda Badan Alle haku Xafido Walaal Mcn Guuleyso Mar Waliba Waxaad Natus Taaa meela Aaad U qurux badan Ee aanan Lug iyo Aragtiba ku Gaaarin Sharaf iyo Karaama Kor Kiina Ha ahaaato Walaaladey💯🙏♥️❤❤
@Masdille
@Masdille 3 жыл бұрын
Somaliland Sicdaasho Samadaa Dusheediyo Xidigahay Ku Socotaa Soo Noqona Maysee3 Sinaan Iyo Walaalnimo Aan kala Sarayn Jirin Samaantiyo Wanaagay Somaliland Ku Caantahay Dhulkaaga Ku Dalxiis Bro Sanaag-Somaliland.
@abdirahmandualle8000
@abdirahmandualle8000 3 жыл бұрын
best youtuber Aan ku xidhanahay bro hore usoco Firstman ❤️
@nashaadahmed1130
@nashaadahmed1130 3 жыл бұрын
Maasha allaaaah qeysar wll aad ayaad u dadasheen horumar wacaan wll
@mahatmustafa7041
@mahatmustafa7041 3 жыл бұрын
I have subscribed and i will follow every bit of your vlog, Thank you qeys
@hamseyasiin5219
@hamseyasiin5219 3 жыл бұрын
Keep going proski muuqaladan waad ku mahad santahay akhiiiii👍😂✅🙏
@apdiaziizjama2601
@apdiaziizjama2601 3 жыл бұрын
masha allah Dhulkeena nimcaa fadhida💯🥰 Somaliland 💚🤍❤💯🔥
@apdiaziizjama2601
@apdiaziizjama2601 3 жыл бұрын
@High ai adeer isaaq amba ha lahaado amba yuuna lahaanin waa dhul somaliland leedahay cid ka badali kartaana ma jirto danahaaguu ciil kuu hayaaye
@hanad8151
@hanad8151 3 жыл бұрын
@High ai laangaab aan gumaysto amuus 2021 ayaan ku gumaystaa Ceerigaabo anaa leh iyo sanaag galbeed ba
@apdiaziizjama2601
@apdiaziizjama2601 3 жыл бұрын
@High ai doqon calanka ka taagan buurta daalo soo eeg zxp markaa hadal maangaab yahaw caqliga ka wasan
@karimhasan8967
@karimhasan8967 3 жыл бұрын
@High ai raga ciilku wa ku ceeb xoolow Sanag waxa ku asan shekh isaxaq oo ah halki ay ka farcamen adoo ayo ah bad kushegn kartaa sanag
@hanad8151
@hanad8151 3 жыл бұрын
@High ai faqashyow maad ooyasa kaali wax iska celi
@Malison.G3G
@Malison.G3G 3 жыл бұрын
Bravo , Mashallha Wally maal-gaalin baad uu qalanta brother keep going
@mootech4
@mootech4 3 жыл бұрын
I ve never watched like this post before it's so attraction indeed ,I liked it you always do the best , keep forward bro
@sheikhsaeed5039
@sheikhsaeed5039 3 жыл бұрын
Reer sanaag salan diiran best valog wlhi Qays and Abdisamad maweel raag adag Dalka io dadka idin bahan
@cabdishukuur1407
@cabdishukuur1407 3 жыл бұрын
8:19 it is so sensitive. Caruur aad u yaryar oo u so raacaysa schoolka baabuurka sidaas ah.
@salehelmi2110
@salehelmi2110 3 жыл бұрын
😎😎😎 waa ciidankii mustaqbalka . ✌✌✌
@Shootpower
@Shootpower 3 жыл бұрын
wlhi waan kanaxay
@hibonura124
@hibonura124 3 жыл бұрын
Walhi it's very sad insha allaah wax ka fiican bay heli mustaqbalka
@faatihfaatih3398
@faatihfaatih3398 3 жыл бұрын
Adinka reer woqoye kaliya maa la hadleysan no jilciya geeks kale somaliya jognaa dadka iyo dalka inaa imowno lagayabaaaa
@burcaawidb5170
@burcaawidb5170 3 жыл бұрын
@@Shootpower maxaad ka naxday? ma kamaandawsta musaqbalka ?
@FarxaanFuture
@FarxaanFuture 3 жыл бұрын
18:20 Wiil geel jiroon gaajadu karayn Waa waxa dalkeena u gaar ahee laynagu gartaa. Geelu xoolo kuma jiro ❤❤❤👍
@simanabdulahi5126
@simanabdulahi5126 3 жыл бұрын
mashalah wiilshaan aad baan u jeclahay waxa ka hella farxad buuxda allaha idin xifdiyo waxa tihiin wadaniyiin in badan aya wadanka ka. maqanahy from mudug♥
@hodoncumar3813
@hodoncumar3813 3 жыл бұрын
Wan jacelalan laha hadi anan marun idinraci laha ❤
@kaltunadan4998
@kaltunadan4998 3 жыл бұрын
Inankani waa qof fiican maasha allh ❤️❤️😘
@hodanmohamud1865
@hodanmohamud1865 3 жыл бұрын
Keep going brother from UK mashaa Allah aad iyo aad ayaan ugu bogey soo badiya hilow ayaaba i qabtey
@ilwaadqurux2143
@ilwaadqurux2143 3 жыл бұрын
Geesi lagu daydo nolow wll qali hore usoco alle caqliga iyo garaadkaba hakuu siyaadiyo qof qiimo badan baa tahaye ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍💚💚💚💚💚💚💚💚💯💯💯👋💋💞
@Kingnasser7
@Kingnasser7 3 жыл бұрын
Waa qays mashalah bro noso badi wll❤️❤️
@MohamedAli-jn1fg
@MohamedAli-jn1fg 3 жыл бұрын
brother I live in sweden wallahi I love my country even thought im Somali but its my people and thanks for sharing this incredible vlog
@xasanmataan4678
@xasanmataan4678 3 жыл бұрын
Masha allah waad ku mahadsantahay inad inno soo gudbiso quruxda wadanka. Waxan ka jecla inad soo dubto wadanko doog ah
@fardusqueen7369
@fardusqueen7369 3 жыл бұрын
Waan kaga mahad celinayaa wllo sida quruxda badan ee aad dalkeea hooyo usoo bandhigaysid Manshaalah 😘👍🏾
@ahmedhassan129
@ahmedhassan129 3 жыл бұрын
Thanks for sharing this bro. We rarely see such vlogs. Thank you.
@amirah4524
@amirah4524 3 жыл бұрын
Loved it wllhi you deserve more than million subscribers walal
@rahmaraaxo2611
@rahmaraaxo2611 3 жыл бұрын
Mashallah mantan KZfaq kaagan aan si kadisa ku heley wlhi aad ayu iso jitey vlogs yada aad wadanka ka sameysey wadankaa intaa wa dhex joogna hada dalxiis aya igu dhiri galisey thank u really u a good KZfaqr ❤
Sanaag | Gurigii SAYID Mohamed abdalle hassan iyo Dowga Tabca
21:26
Cuntada Seychelles 🇸🇨 | Maxa lagu cunaa Seychelles
11:40
Qays Qeyser
Рет қаралды 26 М.
Sigma girl and soap bubbles by Secret Vlog
00:37
Secret Vlog
Рет қаралды 6 МЛН
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
00:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 8 МЛН
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 6 МЛН
Stay on your way 🛤️✨
00:34
A4
Рет қаралды 4,3 МЛН
WAA SIDEE NOLOSHA REER MIYUGU DHABTA AH ‘’🤔  ?
31:18
Maaweell
Рет қаралды 713 М.
SAFARKAYAGII CEERIGAABO | OUR JOURNEY TO CEERIGAABO | Vlog 002
14:54
Suuqa ugu wayn jidah  IYO halkay ka bilaabmantay
10:09
Dhakhtarrr
Рет қаралды 134 М.
QAYS QAYSER OO SUAALO CAJIIB AH LA WAYDIIYAY
26:40
Dhambaal Digital
Рет қаралды 72 М.
XAQIIQDA FIRDHIYE IYO GEELLE  July 24, 2024
20:02
Somaliya TV
Рет қаралды 513
Waxaan booqday Beeraha Fooxa oo ka weyn 9 kun oo sano
16:35
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 114 М.
SAFARKII UGU NAXDINTA BADNAA EE AANU GALNAY
13:45
Qays Qeyser
Рет қаралды 651 М.
Nolosha Geeljiraha | A day For Geeljire
15:29
Qays Qeyser
Рет қаралды 607 М.
Ninkani magaalo ayuu ka dhex sameeyey Buurta
9:28
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 118 М.
Sigma girl and soap bubbles by Secret Vlog
00:37
Secret Vlog
Рет қаралды 6 МЛН