Sargaal Dhigyo Cab ah oo Nafta u keenay Shacabka Fik Iyo Askari Canfar qabatay oo Qorigi loo haysto

  Рет қаралды 17,200

SSTV

SSTV

Ай бұрын

𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on KZfaq, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on KZfaq.
𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
Email: sstvsomali@gmail.com
Our KZfaq channel: / sstv2
Facebook: / sstvrasmi
𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
Mr. Noor Abdi

Пікірлер: 47
@mowlidnoor8985
@mowlidnoor8985 Ай бұрын
Subhanalahi
@user-pz2kj3fq5h
@user-pz2kj3fq5h Ай бұрын
Waa in xabad lagudhuftaa
@safarle9284
@safarle9284 Ай бұрын
ruuxa sidaan oo kale ah, waa la maxkamadeeyaa si kuwa kale uugu tusaale qaataan.
@yonisassoweh5602
@yonisassoweh5602 Ай бұрын
Osman sitit ha laageyo
@user-gi8iq4mu3m
@user-gi8iq4mu3m Ай бұрын
Waa nin jiran ma caafimad qabo ma ahaa ee hala baaro he is really sick
@mohamedsaid9001
@mohamedsaid9001 Ай бұрын
Nabad ma jidhaa jidhaa jidhaa?
@farhanabdi1102
@farhanabdi1102 Ай бұрын
Waa Nin tigree soobarbaariyey
@farhanabdi1102
@farhanabdi1102 Ай бұрын
Waa liyuugii Ina iley oo lacagtii Buu qaadayaa
@DeeqSheekh-yn2ch
@DeeqSheekh-yn2ch Ай бұрын
Ninkaas oo kale pawer looma dhiibo waa laga qaa daa
@osmanibrahim5449
@osmanibrahim5449 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤... Guuleesta
@alinoor6515
@alinoor6515 Ай бұрын
Very sad injustices
@GeediGeediMuse
@GeediGeediMuse Ай бұрын
Ninkaa dameerka ah ciidanka halaga dhex bixiyo.
@sacdiyaandulahi1801
@sacdiyaandulahi1801 Ай бұрын
❤❤❤🎉
@AbdelFatah-ws2py
@AbdelFatah-ws2py Ай бұрын
Waa ba nin xanuunsane kkk
@FrankManAllday
@FrankManAllday 29 күн бұрын
Oo sow taa ina ileey u ooyneeyseen walaalayaal.
@igalali950
@igalali950 Ай бұрын
Waar maay xabadeyaan oo dhafta kaa koyaan. Aax ficilkii somaliyeed mee 😢 ?
@askarjanagalenogob1440
@askarjanagalenogob1440 Ай бұрын
Asc wilkanu wuxuu sheegay waa wadarun intuu katagay ayaa badan xataa dadku ma hadlikaraan waxaana la isheegay inay jiraan dadkaliee oo uxidhan sidaa walaalkay xaaji cabdi Janagale
@dulguduudgowgafiiqeed6998
@dulguduudgowgafiiqeed6998 Ай бұрын
Waa inlagaqabtaa mujrimkaas magaalada fiik eexarunta gobolka Erered
@nmohammed1505
@nmohammed1505 Ай бұрын
Waa in n8nkwaas dol lagu xukumo
@mohameddahir7293
@mohameddahir7293 Ай бұрын
Waa nin ciil qaba amma canfarta la shaqaysanaya
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv Ай бұрын
War bal Kenya Nairobi kwrm ma afgenbi. Bakadhacay
@mohamedabdulahi596
@mohamedabdulahi596 Ай бұрын
tooshka aad ku ifinaysaan aafada waad ku mahadsan tihiin
@khaldirhassan4581
@khaldirhassan4581 Ай бұрын
War ree fiqiid waligood dulmigu waa Ku dhici jiray ader sadex halugu dhufto
@ahmedbusuri4264
@ahmedbusuri4264 Ай бұрын
Kuwaduligaas lagusamayn hayo ee indhaha kadhawran baa duli ah may dacweeyaan hadii Laga qaban waayana may dhafoorka katoogtaan
@abdirizakmohamudelmi1194
@abdirizakmohamudelmi1194 Ай бұрын
Kornayl cismaan wuxuu wadaa Dhaqanki ogaadeen. Looma sheegin in waxisbedeleen EE wax haloo sheego
@bayahowtv7249
@bayahowtv7249 Ай бұрын
Waxan maxaa si ka ah maanta oo dhan ku celcelinaya Hal eray ah laaxawla waxaa quwata ilaa bilaahi umadu hor jeed ah
@Ifrax-uf7dn
@Ifrax-uf7dn Ай бұрын
war beenta daaya subxanallh
@HaybeHassan-vn2xe
@HaybeHassan-vn2xe Ай бұрын
Asc wll qoriga Ma gurigii hooyadii buu kala yimid. Wiilkiisaa dilay odayga. Laxwaliba shilalkay isdhigtaa lagu qalaa!!!!
@aminaugaaso8884
@aminaugaaso8884 Ай бұрын
Waa xasad qori kugu qarax wiilki keen hala dhoh
@Abdilahi-xb4ic
@Abdilahi-xb4ic Ай бұрын
Yuu fedh Kubilabaya Kulahan Kuwan Badawnimadi Bay😅
@fhuddle2311
@fhuddle2311 Ай бұрын
Adeer ninkaas 5 xabadood laabta kagaga kaga saydha nacnacda iska daaya yaad kaga cabsoonaysaan .
@AbdelFatah-ws2py
@AbdelFatah-ws2py Ай бұрын
Nuucaaso kala banaanka halakeeno
@libaanayuub2041
@libaanayuub2041 Ай бұрын
Godaga dhulkene habenkey gilgilate gudadi hishen gola doraten wixi uxi ugeye wixi ugeye cilki gabobe cilki gabobe gabar yahey bal isheg
@cabdimalikshafi3636
@cabdimalikshafi3636 Ай бұрын
caloo shii usha qaystahan cawaan ka ah cimriigiisa lakoobaha camalka xun cida yaa ka caabiya
@cumarabdi9262
@cumarabdi9262 Ай бұрын
Walaal dadka xun fiiri xisbi nin xukuma ayu garaacaya yaqyaqsi weyaan
@samaalesomaali8664
@samaalesomaali8664 Ай бұрын
Jawiga cirka ayaa laba cadceed ah , 1 waa qorraxda Allaah, tan kalena waa qorrax "Artificial sun" macmal ah oo Dajjal ..!!! 2030 2030 2030..!!.....world is getting hotter..!!
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc Ай бұрын
CismaNka mashabaab ayuu wakiil uyahay cismaan ka xagee lagu tababaray yaa lashQeeyo waa in loo tashadaa oolayska celiyaa
@MohamedHassan-gi8cv
@MohamedHassan-gi8cv Ай бұрын
Walal hadi askariga ana laku qaban dagal oo iskagu cidankiisi ka lumay, askarika askarnimo shaqo kuma leh. Anigu colonel isman aya raacsanyahay ee hala baaro sababta ugeysay canfar
@HaybeHassan-vn2xe
@HaybeHassan-vn2xe Ай бұрын
Wuxuu moodayaa in cabdi iley dawladda haysto
@alisulub9678
@alisulub9678 Ай бұрын
OGAADEEN WAA GABDHO RAG MA AHAN WACALKAA HAL NIN SHAN XABADOOD KU DHUFTO MA WEYSEEN MAXAAD U AQBASHAAN MARKII DHIBAATO LA IDIIN GEYSTO SOMALI MA TIHIIN MIYAA NINKAN MA AHAN SOMALI KUFSI AYUU KU DHASHAY WAA WACAL XABASHI AH
@maxameddeeq3377
@maxameddeeq3377 Ай бұрын
Diri-dawa waa dhul soomaaliyed intaa ku jirtiin waa dhul itoobiyan duleen iyo bahdil ayee nigu waddaayan sidda hadda galbeedka sitti ka socdaan.
@abdiismaciil3910
@abdiismaciil3910 Ай бұрын
Ogaadeen tuulo yar haystaa noocaasi ah waa ardaydii ina ilay
@abdulahihussein8702
@abdulahihussein8702 Ай бұрын
Ninba meel ba Bukta ee adna OG xanun la dhaho aya ku haya dawadiisuna waa inaad ku wardido uun hhhhh somali quraan saarbay u baahantay
@IbnuDoxajoog
@IbnuDoxajoog Ай бұрын
Waxaas la idin ka aqbali maaye sheekhaal nimaaan ku haysanaa iska dhaha Wil kaa bas ah baa idinku dhaxjira isagiina waad ka been abuuran naysaan
@bayahowtv7249
@bayahowtv7249 Ай бұрын
Warya war Aidan si isku dhaama
@bayahowtv7249
@bayahowtv7249 Ай бұрын
War bal Daya maanta oo dhan Hal wax ku celinaya yaahuu walee dadkii Ina dhagaysta baa ciil kudhintay
@fhuddle2311
@fhuddle2311 Ай бұрын
Adiga ma tuuga dadka dhacaya yaad walaalo tihiin maxaad u difaacaysaa oo wariyayaasha u maagaysaa.
Женская драка в Кызылорде
00:53
AIRAN
Рет қаралды 486 М.
Mohamud Abdi Elmi Wareysi #1/2- Gen Caydiid iyo Dagaalki Ranjaris
1:00:36
WARKA SUBAX EE KNN 31 07 2024
15:47
KNN
Рет қаралды 2,7 М.