Jabuuti: Taliyaha ciidanka Itobiyow Somaalida & Canfar maxa ugu kala Eexatay Taliye?

  Рет қаралды 37,135

Dal Jire Tv

Dal Jire Tv

10 күн бұрын

Dal Jire Tv is a Free Somaali Media

Пікірлер: 62
@Cabdiraxman-cd7ff
@Cabdiraxman-cd7ff 8 күн бұрын
Guul walalehen somali galbeed Alaaha idinla jira ❤cadowga wu jabay ..
@user-lm9es8xp9x
@user-lm9es8xp9x 8 күн бұрын
Gull gull Reer sitti Somaligalbed Luyu bolic ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@88waaye
@88waaye 8 күн бұрын
Somalia dds guul iyo gobanimo❤❤❤❤❤
@ashahassanrobleh7711
@ashahassanrobleh7711 8 күн бұрын
✊🏽❤️✊🏽 GUUL SOOMAALI GALBEED ✊🏽❤️✊🏽
@GeediGeediMuse
@GeediGeediMuse 8 күн бұрын
Ethiopia dhagaha halagu dhufto
@osmanhaji2191
@osmanhaji2191 8 күн бұрын
Ma ogtihiin in qabiilada qaar soomaali galbeed daga in ay ay amxaaro ku soo darayaan jifooyinkooda ooy leeyihiin anagey naga Tirsan yihiin. Mana qof qof oo waa qoysas dhan. Baara arikaas waa xaqiiq kana soo hadla. Jigjiga iyo magaalooyin kalaba way ka dhacday. Mahadsanidiin!
@mohamedyusuf656
@mohamedyusuf656 8 күн бұрын
Kafan. Sxb jamaco warqad wayne miyaad wayday? 😂😂😂😂😂
@OmarWaberi
@OmarWaberi 8 күн бұрын
Guul iyo gobonimo somali galbeed inchallah 🎉🎉🎉🎉
@seed3966
@seed3966 8 күн бұрын
Aac waxaa hubaala somalida sida qowmiyadaha itoopiya loolama dhaqmo waa hubaal😮😮😮
@taragabdi2506
@taragabdi2506 8 күн бұрын
General gafaydhe iyo ciidanka aad haloo boogadiiyo ✅
@saidahmedsiti5770
@saidahmedsiti5770 8 күн бұрын
Kkk jamac waxan ku sheegay xoolo uu ninki qaady uu doodonaayo laama heelo laa soo walal
@WarsameCabdi-xt9ii
@WarsameCabdi-xt9ii 8 күн бұрын
Geesiyaasha sgalbeed iyotaliyaha jgafildhe guulaysta
@Coolgranma
@Coolgranma 6 күн бұрын
Maanteey ugu Ducufsan Yihiin ,, EE SOOMAALI WAA. INEY. DHULKEEDA. DHACSATAA MAANTA
@fosiyaabiib9380
@fosiyaabiib9380 8 күн бұрын
Guleed eedo scw ❤
@kamaalDeelka
@kamaalDeelka 8 күн бұрын
Adaanka ka amisa Subxanalaah waxan iskahadalaya adaanla salada
@user-qe6io2sp4o
@user-qe6io2sp4o 8 күн бұрын
Taliyahaa ooram ujeedkooda waa caddeeyey ee somali ha tashato.
@Khdarcrashiir96Axmed
@Khdarcrashiir96Axmed 8 күн бұрын
Hhhh Jaamac waa lajan walaahi waan kutaageeraa
@fadumoabtidon3586
@fadumoabtidon3586 8 күн бұрын
Hadii aad wariye tahey fadlan jooji ku xadgudubka somali iyo dadka matala dadka somalida qabiilada. Somali ninkaan jaamac. Waa qabiileyste aan uturin. Umada mugadisho
@Fardawsacc
@Fardawsacc 7 күн бұрын
Aadaankii o socda bad sheekeynayseen labadiinan wariyo😢
@fosiyaabiib9380
@fosiyaabiib9380 8 күн бұрын
Burhaan😊😊😊
@abdihakimmohamed3196
@abdihakimmohamed3196 8 күн бұрын
Mustafe lagamayaabo inuu canfar kadacwoodo. Geesinimadaa malaha.
@cabdoaadan4524
@cabdoaadan4524 8 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@maanadanmaxamuud
@maanadanmaxamuud 8 күн бұрын
@fosiyaabiib9380
@fosiyaabiib9380 8 күн бұрын
Asc Jama inadeer
@ahmedmed6816
@ahmedmed6816 8 күн бұрын
Maanta wax run eg ku hadlaysaa dakaa ina cag jar baa qaba
@ashasalah2835
@ashasalah2835 4 күн бұрын
TALIYAHA ITOOBIYA WAA BEENLOW, SABABTO AH, CIISE MADOOBE IYO CAFFAR ISUMA EKKA, HUB QAADKA IYO DHIIG AHAAN DUUL LA ISKU QALDO MA AHA.
@ashasalah2835
@ashasalah2835 4 күн бұрын
GALLAN TARTIIB, AADAN FAARAX NACAS MA AHA, HADDUSAN REERKAAGA AHEYN , WAXBA MA OGA MIYA ? WALLAHI ADIGAN WAXBA OGEYNO QABYAALAD KU DILOOTAY.
@user-wb4zq1kw5b
@user-wb4zq1kw5b 8 күн бұрын
Fuud cade waan ku salamay nin oo aan geese ahayn majiro hurey soco libaax
@user-co9pi8qs9f
@user-co9pi8qs9f 8 күн бұрын
Asc warunta jamac gallad
@WarsameCabdi-xt9ii
@WarsameCabdi-xt9ii 8 күн бұрын
Dhalinyarada soomaaliyeed hakudayato geesiga carnival jgafildhe iyociidanka sgalbeed eefarda awliyo
@user-ew1tt6cz4s
@user-ew1tt6cz4s 8 күн бұрын
SUAAL ILAWEYDIIYEY AHAYD KALE XAGEE DAGAALKU KASOCDAA XASUUQA XAGUU KASOCDAA???
@user-ux7tg8xl4n
@user-ux7tg8xl4n 8 күн бұрын
Runtii ma ahayn warkaas officiel
@saidmohamed5501
@saidmohamed5501 8 күн бұрын
GUUL SOMALIDA GALBEED DDS
@user-zx7gk5xv5t
@user-zx7gk5xv5t 8 күн бұрын
Yaa usheeg markii badda ay qabsadaan in ay uga daran tahay
@cabdoaadan4524
@cabdoaadan4524 8 күн бұрын
Jamac galad warkisa wa jeeclahay ruunti
@nasirabdi6614
@nasirabdi6614 8 күн бұрын
Barortu orgiga ka weyn weyan waxay canfartu samaynayan
@Abdoulkaderyassinsaid-td1fp
@Abdoulkaderyassinsaid-td1fp 8 күн бұрын
Jaamacoow Maahmaah carabi ah ayaa tidhaa ضربنى وبكى ثم سبقنى واشتكى !
@user-ux7tg8xl4n
@user-ux7tg8xl4n 8 күн бұрын
Warkaas runtii Officiel ma ahayn... Jamac Galad tolow halkeebu ka keenay ?
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy 8 күн бұрын
Jamacow ma siyaasi jabuuti aya hadalka sheegi kara? Subxanallah waligay been intaa la eg takele ninka kudili seelogu dacwoown
@WarsameCabdi-xt9ii
@WarsameCabdi-xt9ii 8 күн бұрын
Gafildhewaa axmedgurayga carnival halagudaydo dhalinyaro
@HaybeHassan-vn2xe
@HaybeHassan-vn2xe 8 күн бұрын
Asc weriyaha warkiisa jawaabta oromku bixiyey dadku ma fahmi karo hadduuna fasirin!!???
@AbshirDhiidha-s1k
@AbshirDhiidha-s1k 6 күн бұрын
Ma aamin sani ee maxaan dacwoona waa usku mid
@ZakiHoussein-zc7zs
@ZakiHoussein-zc7zs 8 күн бұрын
😂😂😂😂
@koshinmohamed6000
@koshinmohamed6000 8 күн бұрын
Ninkan 600 oo report ayaa la ii keenaa leh ma wadankale ayuu joogaa. Waxaa jooga meelkasta basaas Ethiopian ah waana ogyihiin wixii dhaca ayadoon cidna u sheegin ee waa marmarsiiyo. Mideeda kale ma daawado mediyaha waxashnimada oromada iti facfarta?
@ateeshanyare7442
@ateeshanyare7442 8 күн бұрын
warntaesomalidu
@fosiyaabiib9380
@fosiyaabiib9380 8 күн бұрын
Somalidu ma dacwoota
@asamadhassan1419
@asamadhassan1419 8 күн бұрын
Somalidu kalsoni kuma lahan mamaulka Itoobiya madama aysan weligood cadaladka helin oo weligood ku kalsonaneyn nidamka Itoobiya ba sabab u ah in aysan dacwoon walow ay ciisuhu ee gobolka siti degan dhowr jeer dacwoden aysan ciddi wax ka oran sida si la mid ah oromadu dad ka ay soo qixisey oo ay xoahofina dhacey waxna leysey anba la ogeyn mel ay jan & cirib dhigen anan lahayn ee intii ka soo baxsatey ay kj xareysan yihin xerada qoloji ee ila manta xal loo.la'a yhy oo ay itobiya waxba ka qaban weydey ba marqati u ah in aysan somalidu marna cadalad ku helehm Itoobiya wana biyo kama dhibcan arintasi
@abdimohamedabdulahi2994
@abdimohamedabdulahi2994 8 күн бұрын
maxay dacwad gaystaan !!! ma ninkii ay ka dacwoonayeen ayey dacwo ugaystaan !!???
@user-ts6hc7sm3n
@user-ts6hc7sm3n 7 күн бұрын
Canfar siruna birta halooga aslo
@AswanAswaneossob
@AswanAswaneossob 7 күн бұрын
Somalidu dhimashada kama baqdo ee waxa'ay ka xadhiga ok 😅😅 waliged wa lo oga tas . 😅😅
@hodanaskar2089
@hodanaskar2089 8 күн бұрын
Non ku been badnaya canfar iyada waxdisha oo baroorata
@usmanabdi-xf7pw
@usmanabdi-xf7pw 8 күн бұрын
Jamagaladi iyo iclkacsee beenyali waaween bathin umada mara hababin kaa daya
@mahammedsiad5563
@mahammedsiad5563 8 күн бұрын
Asal ma doorshe Aadan Faarax = Daba dhilif Amxaar
@usmanabdi-xf7pw
@usmanabdi-xf7pw 8 күн бұрын
Jacma beenle
@ahmednouh7670
@ahmednouh7670 8 күн бұрын
Been badana qol dhexdii lagu kaftamay miyaa war noga dhigaysa illayn wax jira haday tahay sow dawlada Djibouti cadi uma shegteen😂😂😅
@ashahassanrobleh7711
@ashahassanrobleh7711 8 күн бұрын
BIRHANU JULA 👎🏽🇪🇹👎🏽 WAA DHAGAR QABE 👎🏽🇪🇹👎🏽 DHAYLO CUNA 👎🏽🇪🇹👎🏽 OO DHIIG 🩸 MIIRATO 👎🏽🇪🇹👎🏽 AK
@user-ts6hc7sm3n
@user-ts6hc7sm3n 7 күн бұрын
Burhaanu juula waa beenloow nahaaba
@aliabdi8347
@aliabdi8347 8 күн бұрын
Soomaali oo dhan baa cafar isugu taktay
@abdihakimmohamed3196
@abdihakimmohamed3196 8 күн бұрын
Mustafe lagamayaabo inuu canfar kadacwoodo. Geesinimadaa malaha.
@cabdoaadan4524
@cabdoaadan4524 8 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@cabdoaadan4524
@cabdoaadan4524 8 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Русалка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 4,5 МЛН
FILO PART 104
32:46
Abukar Mahdi
Рет қаралды 350 М.
Farmaajo iyo Xasan kee u roonaa Habargidir? Bal daawo isbarbardhigga.
13:28
Kaftanka Siyaasada 502 oo aad u xiisa badan
34:55
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 51 М.
DEG DEG SHACABKII OO FARMAAJO U KACAY IYAGOO HUB QAATAY
24:10
Zaki honest Official
Рет қаралды 13 М.
HG OO DUCADA LAGA AQBILAY
27:27
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 5 М.