No video

SAXAN BARIIS AH AYAA IIKASHIFAY QIYAANADII NINKAYGA

  Рет қаралды 13,934

AYAAN GOBDOON 2

AYAAN GOBDOON 2

8 ай бұрын

#qisas #channel #adnachannel #ayaangobdoon#asadhagio27 #qiso #jacayl#qisoistiqfaar#qisooyinka#caalamka#kadhaca#mucjisooyinka#dunida#kadhaca#layaabka#dunida#hees #cusub#hees#soaamli#muqdisho#somaalia#

Пікірлер: 109
@Najminaa
@Najminaa 8 ай бұрын
Mahadsanid👍sida waqtigag quruxda badan😘wax ina anfaca am aan cashar kabarno inogu so deysid Boqoradeena🧕❤️🌹💖Alle ya cizaka
@fardoosqurux6926
@fardoosqurux6926 8 ай бұрын
Yees ana ugu horeyo mcmto wn ku samly
@amalissa9362
@amalissa9362 8 ай бұрын
Wan Ku salamay wll waxan Kula talinya illahay u dhibo arintada salad tuko ducayso oo illahay wax Ku qalbi jabiya inu Ku tusin Ku ducayso inchallah waxwalba way Ku hagagi ee is daji istiqfarta iyo saliga nabiga SCW badso inchallah
@kamalali79
@kamalali79 8 ай бұрын
Asc walaasheey ayaan gobdoon waan ku salaamay walaasheey mahadsanid walaasheey video yaasha quruxda badan iyo sheekooyinga Qisooyinga ee marwalbac iyo macalinka walba aad Nala qeebsato ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasanaad ilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa walaasheey ayaan gobdoon shaqo fiican ayaad u heysaa dadkeena soomaaliyeed keep going my sister ayaan gobdoon you doing great work thanks again my sister ayaan gobdoon mahadsanid walaasheey ayaan gobdoon
@aaminabashiir7992
@aaminabashiir7992 8 ай бұрын
Afkeeda ha haysato war jiraaba cakaaruu imaan bay ku maahmaahdaa somalidu
@deqamohamoud8916
@deqamohamoud8916 8 ай бұрын
Markii ay aragtay hadanay kashifin hada ha iska ilowdo waxasi shayga marku taganyahay ayaa wax laga qaban kara lkn iyadaba janiska is dhafisay jasakallahu khyr wll
@maryanomar9667
@maryanomar9667 8 ай бұрын
Insha Allah waqti sii , laasin luuq maroow, laamigoow imaanayaa ❤❤
@Deeqaibrahim62
@Deeqaibrahim62 8 ай бұрын
Waw shugran hadan kugu shaqay sana ayaney wll hadii ad awodo xiligan sogali qisas
@ikranadan4259
@ikranadan4259 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤ maal mahan qad laaan ayaa ahaa wan xumahay inaad kabdhacay daawashada ayaan allaaah haku,xafido ayaaneey
@queenfarxiyo4282
@queenfarxiyo4282 8 ай бұрын
Kulamid ahay
@laylaaa959
@laylaaa959 8 ай бұрын
Waaxn oraalaaha kaa aamuus
@SagalJaamac-mt8fw
@SagalJaamac-mt8fw 8 ай бұрын
Habaryar ayaaneey see noqotay cafimaad kaaga kawaran ayaan taan kulasocone
@SabariinAhmed-rj8tc
@SabariinAhmed-rj8tc 8 ай бұрын
Ayaan manta wad iskeentaye ❤
@SacdiyoSacdiyo-rs5qp
@SacdiyoSacdiyo-rs5qp 8 ай бұрын
Asxaabey iso ducey muraadleeyahay in allaha ifududeeyo
@amalcabdiqadir338
@amalcabdiqadir338 8 ай бұрын
M.a Ayaan qurux iyo fanaxdaada
@BishaaroAxmedtifoow
@BishaaroAxmedtifoow 8 ай бұрын
Haye
@deqoabdi1143
@deqoabdi1143 8 ай бұрын
Naayaa ayanen ayaan iPhone wey need waan ku jclhy xppti
@FathiaFathia-un5xo
@FathiaFathia-un5xo 8 ай бұрын
Ayany aniga fikirkayiga waxaweye dagdagmaficno illhyj taladasaro maskaxdagan kufikir illhayin bari omurahagan allha kusahlo amiin🍲🥩🍗😂😂😂
@ilwaadinaacaroone6755
@ilwaadinaacaroone6755 8 ай бұрын
Wlhi Wan qosle ciwanka iga gadmay wlhi qurux bdn Mr Baris cadi ma ahan
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 8 ай бұрын
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey
@queenhamdamoalimahmed5886
@queenhamdamoalimahmed5886 8 ай бұрын
Ayaan quruxey anigaa uhoreya wan kuwata teenii yeey
@user-bh4fd8dv9t
@user-bh4fd8dv9t 7 ай бұрын
Samir abaayo kudhe macnay
@kamalali79
@kamalali79 8 ай бұрын
السلام عليكم اختي تبارك الله عليك شكرا على القصص والقصص التي تشاركينا بها دائما ومع كل معلم جزاكم الله خيرا وحفظكم آمين آمين آمين
@cayniqurux9661
@cayniqurux9661 8 ай бұрын
Waana u jiiftay ee wan ku saray abaayo 😂😂
@MunoXuseen
@MunoXuseen 8 ай бұрын
Wcs abyo ayanah❤❤
@hamdaabdirahman8377
@hamdaabdirahman8377 8 ай бұрын
Ani waxaan dhihi lahaa heblaayoy naag kula midah haku mashquulin nin waakii damac badane.
@amrannuuribrahim4588
@amrannuuribrahim4588 8 ай бұрын
Qiso mcn wye wllhi saxan baris is not easy
@hamdamaxamed6708
@hamdamaxamed6708 8 ай бұрын
اخبارك
@user-bf7rw2rm9g
@user-bf7rw2rm9g 8 ай бұрын
Aniga gbdha waxan dhihi lahaa waxan waa mastaqbal iyo ciyaal ayad isku heysaan haku degdegin ilaa xaqiiqada ad so taabato sheydankana iska rajiim abayo
@ifraahahmed9991
@ifraahahmed9991 8 ай бұрын
Mashalah walashy
@shukriinahassan264
@shukriinahassan264 8 ай бұрын
Waxa dhihi lahay iska aamoso waxii jiro ayaad iman kon❤❤
@housseinmachallaharte2441
@housseinmachallaharte2441 8 ай бұрын
Ayann gabdonn ❤
@ayaanahmed7946
@ayaanahmed7946 8 ай бұрын
Masha Allah❤️❤️❤️❤️
@KhadraClraxmaaN-nw7me
@KhadraClraxmaaN-nw7me 8 ай бұрын
Asc ayaaney
@user-mk4ui2eb4y
@user-mk4ui2eb4y 7 ай бұрын
Ani weydii baa dhihi lahaa
@KhadraClraxmaaN-nw7me
@KhadraClraxmaaN-nw7me 8 ай бұрын
❤❤❤
@fahmosaid6388
@fahmosaid6388 8 ай бұрын
Ayan ani ahn ra ayigega iney iska dhafto ficn aysn wedin talefn labarana walaga washa
@deeqomohamud4712
@deeqomohamud4712 8 ай бұрын
Anigaa waxan dhihi lahay iskaa amus ileen habeenkiba waad iska dhaftay inaad kuqawatidee noloshoda hooray uwado
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 8 ай бұрын
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn
@fadumashaadan1248
@fadumashaadan1248 8 ай бұрын
ayaane anigaba kugu rayi baan ahay ha u gogol badiso
@hamdibishar
@hamdibishar 8 ай бұрын
Runtii intaaskadarn ayaan ku aragnaa nimanka somaiyeed balse markaad hoyo noqoto marxalado aad u adag ayaa laga gudbaa marka tani WAA SAHAL
@user-ty3mx4hu2j
@user-ty3mx4hu2j 8 ай бұрын
😊😊😊 nooloow queeny
@roodacrixmanmaxamuud6924
@roodacrixmanmaxamuud6924 8 ай бұрын
Asc xppt sethy xaalkaga
@Ayaan344
@Ayaan344 8 ай бұрын
Ha iskaga amusto sidii aay sameysay ineyba khayr u eheda dhacda
@user-zc8rk1me9p
@user-zc8rk1me9p 8 ай бұрын
😂raigeygu waxa weye ninka nabarkis iney isiiso 😃
@haawahaawaqueen7112
@haawahaawaqueen7112 8 ай бұрын
Aniga ahaan saxan ka bariiska u dhigi laha labadooda wada cuna dhiihilaha wana kaso dagi laha 😡🤷‍♀️💃
@user-zi2fu2kt1j
@user-zi2fu2kt1j 8 ай бұрын
Ani waxaan dhihi lahaa kusugo oo reerkaga haiska burburinin waxcad ooad horimankartid haddargtid moyen
@laylaaa959
@laylaaa959 8 ай бұрын
Kkkkkk naasib baadniyaa tikaalee hadaan dheegeeystaay Cilayaa hadaa ihaayeey yaa kusoo dhameeyaan islaaha❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-ee4kx6gz8t
@user-ee4kx6gz8t 8 ай бұрын
Mamasar baad dagantahay ayaan
@piinbaashi5766
@piinbaashi5766 8 ай бұрын
Nagta weyba ku aragte cadente talefanka kadhex raade maxaa waaye😂😅
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 8 ай бұрын
Ku saliya NNK SCW SCW
@rayaanofficial9688
@rayaanofficial9688 8 ай бұрын
Ayaaney waxaan ku qoslay nayaa raaliyo ninkii hala raganimo ku faana❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢
@maidahassancabdulhi635
@maidahassancabdulhi635 8 ай бұрын
Ayaney Ani Waxaan Dhihi Laha Yey Ku Qarxin Mar Marsiyo Ha Keento Ay Habeen Gurigeeda Uga tagto Waxa Laga Yabah Inuu Ka Faaiso Is Dhaho Ninkas Xalka Ugu Dhow ay Kuso Qaban Karto Waa Taaas
@sawayoali9907
@sawayoali9907 Ай бұрын
Your must asking because your get pressure
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq 8 ай бұрын
Wcz ayaaney
@salathaabdi2067
@salathaabdi2067 8 ай бұрын
Ayada haa iskumashqusho oo asaga hajabisa sifo aay usojidato
@MaxamuudCabdi-sd3uk
@MaxamuudCabdi-sd3uk 8 ай бұрын
😂😂😂😂haye xbbti 👀👁👁
@maskiiney143
@maskiiney143 8 ай бұрын
Wixii jiraba ayagaa soo bixi doono
@foolhooradchannel156
@foolhooradchannel156 8 ай бұрын
Wsc abaayo ayaan ❤❤❤❤❤❤
@sadadualeh9324
@sadadualeh9324 8 ай бұрын
Asc habo wan ku salaamay lakiin anigo wan indhayare !!!!!!!!!!!
@user-fu4lh7qb9w
@user-fu4lh7qb9w 8 ай бұрын
Kkkkk ima jeedid
@SurtaInamaxamad
@SurtaInamaxamad 8 ай бұрын
Ani waxa dhi laha iska da oo nolosha da horay uwado habo wa tas taladey da
@MaryamaIbrahim-vg5yx
@MaryamaIbrahim-vg5yx 8 ай бұрын
Hhhhh waan ika qoslisay wlhi😂😂
@user-dc1hi9rm8f
@user-dc1hi9rm8f 8 ай бұрын
Abyo sethy
@ifraaxcabdi9255
@ifraaxcabdi9255 8 ай бұрын
Sheydanka iska nar ku dheh qofto 😂
@user-ee4kx6gz8t
@user-ee4kx6gz8t 8 ай бұрын
Wcsw ayaa abaayo alahakuxafido
@user-zg2sw8pe6b
@user-zg2sw8pe6b 8 ай бұрын
@user-bc8yn1fz8d
@user-bc8yn1fz8d 8 ай бұрын
Wllo ani iska aamus
@MaryamaIbrahim-vg5yx
@MaryamaIbrahim-vg5yx 8 ай бұрын
Weedii jawaabta arak ani saasaa dhihilahaa
@leilaahmed3588
@leilaahmed3588 8 ай бұрын
Naa garaac ninka! 🧹🔨
@maidahassancabdulhi635
@maidahassancabdulhi635 8 ай бұрын
Dacad Marka Tahay Ilahy Aya kuu Hilinaayo Waana soo Arkey
@falishassan528
@falishassan528 8 ай бұрын
❤❤❤❤
@amalismail7772
@amalismail7772 7 ай бұрын
Runta laabta ha ka saarto haduu is waal waalana ha furto
@fadimoabdirahman9125
@fadimoabdirahman9125 8 ай бұрын
Iska suq aya dhixi lahaa intey wax kale kuso baxayan
@user-wi6yb4cn1h
@user-wi6yb4cn1h 8 ай бұрын
@SabariinAhmed-rj8tc
@SabariinAhmed-rj8tc 8 ай бұрын
Ayaan waxan camal wan jecalahaye sobdi 😂😂😂
@zuuzaan-lg6iu
@zuuzaan-lg6iu 8 ай бұрын
❤❤😂😂😂
@tasniimmuxumed5213
@tasniimmuxumed5213 8 ай бұрын
Malaha shaydaan ayay aragtay gabadhaasi😂😂😂😂 acuudi bilaah. Anuu waxaan odhan lahaa dee fursada hadaad ka faa'iidaysan wayday ku dhaaftee tukale alle hakuu sahlo.
@sahraabikar2980
@sahraabikar2980 8 ай бұрын
Aniga ra igaygana waa inaad iskaga aamustaa
@dgfb73Bd88-qu4ft
@dgfb73Bd88-qu4ft 8 ай бұрын
Markan fidyowga furay kusaray like 😂❤
@user-zg2sw8pe6b
@user-zg2sw8pe6b 8 ай бұрын
mahadsanid❤saad noogu dadaasho🥰🧕
@nimcoccasiis7534
@nimcoccasiis7534 8 ай бұрын
fadhigaga kusug wax walba iga socadanaye
@QaalikaadKaad
@QaalikaadKaad 8 ай бұрын
❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤
@hinda-lv6uh
@hinda-lv6uh 8 ай бұрын
Wcs huno quruxeey waxan dhihi lahaa aniga ha iskaburburin gurigaaga
@user-wn9ui2ij2x
@user-wn9ui2ij2x 8 ай бұрын
Asc walaal iskukalsoonoow gabadhaa adaa kaqiima badan qof laqadarinayaa sidaa maah xbtt
@nafisoomar7202
@nafisoomar7202 8 ай бұрын
Ayaan cdy sethy
@user-ps3eq8fp7m
@user-ps3eq8fp7m 8 ай бұрын
Ayan abayo aad aya ku jeclhy wayo qalbi kawa aya I tahay
@roodacrixmanmaxamuud6924
@roodacrixmanmaxamuud6924 8 ай бұрын
Waxa laga yaaba hbenki kowaad marku la kulmyba kamu helin naagta sasuna ku dhaafay ke dibna naagna waa iska dhaafyba ama wxu kula heshiyey inany la.so.hadlin intu guriga joogo isna aanu la hadlin e meelaha kula hadlo wxba yey la hadlin ilaa wx cad arkyso
@Qadraibrahim
@Qadraibrahim 8 ай бұрын
Asc wr wb Abayo ayan waxan dhihilahaa sid ad adiga dhahday in ey ka war sugto waxii jiro mar unbey sobaxa yan
@ikrancdy8765
@ikrancdy8765 8 ай бұрын
Farha ka shaqysi like sar indha weyn😂
@user-hq3hi2gt8p
@user-hq3hi2gt8p 8 ай бұрын
Ayan maxa nayaa indho wayn noo tiraahdaa inagaba ku oradnee😂😂😂😂😂😂 5:12
@marizhalpi
@marizhalpi 8 ай бұрын
Vedio larabay inay kaduubto hadhowmah waydiiso markuu inkiro muuqaalka latuso fikirkas ban qabaa 😅
@Sabnaaa712
@Sabnaaa712 8 ай бұрын
Waxaan umalayna inuu asga arky soomac quul mahan 😂😂😂😂😂
@zhimbirta9920
@zhimbirta9920 8 ай бұрын
Naa iska fur dhe nink doqonta
@QisasChannel
@QisasChannel 8 ай бұрын
Naa heedhe adigu fudeed badanidaa mafabaraayo ayaad dhalatay oo dulqaad yaridaa maintaa ayay gabadhu reerkeda uburburinayzaa adidaysan kuhaysan habar fadhisa lagdan lafududaa
@Deeqaibrahim62
@Deeqaibrahim62 8 ай бұрын
Waxan dhihi laha iska amus ilaa ad wax kale ka aragto iskana da daba galka adiga unba murug iyo buq isku futaya marhadii u gu wanagsan yahay wax cadna adana hayn
@sowdamohamed4662
@sowdamohamed4662 8 ай бұрын
Gooru afku iga dafay ma arkeen lkn ceep waye meezha inta igu tago kalarka maqabzaden
@lailaismail1317
@lailaismail1317 8 ай бұрын
Talo gabadhaas waxay u ekayd habeenkii ay agfadhiday naagtu lkn hadda ha dhowrto un ta kale shaydNka ha iska naarto wax kalay aragtaye😂
@user-fo6hq5fc9t
@user-fo6hq5fc9t 8 ай бұрын
Asc abayo ayaan wan kusalaamay abayo Mar walibo waxan kugu duceeyaa inuu ilaah kuxafiido waayo abayo waxaatahy quuf aad uuwanaaksan wlhi cuudkaada hadaana maqal huul maqaban karo maalinta aan kudhageesan waxaa lii dhahaa aaway manta saaxibtaa ayaan ❤ waxa kalii eean kaa jeclaaday ayaa ah naayaa wan kujeedaa muqalka leek iisaas abaay idea wen markaad dhaheysid wlhi xafada waxaa leyga wacaa naayaa wan kujeedaa muuqalka leek iisaas abayo Mar walibo alaha kuduuro ilxun alaha kumatuuso ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@DAMLA_BASHIIR
@DAMLA_BASHIIR 8 ай бұрын
Naa Ame Nagti Isku Kaceen Oo KaleTageen 😭🙄😂
@rizamohamed7542
@rizamohamed7542 8 ай бұрын
Waxaa fiicneed marka ay Naagta ku aragtay in ay iyadoo meesha joogto ay wacdo, kadib marka uu kudaho waan hurdaa, in ay dahdo anigaaba guriga jogaa. Markaas ayey runta ka ogaan laheed. Anyways xabibti thanks 🙏
@user-wn9ui2ij2x
@user-wn9ui2ij2x 8 ай бұрын
q
@rayaanofficial9688
@rayaanofficial9688 8 ай бұрын
Kkkkkkkk
DAQTARADII NINKEEDA UGUURISAY GABADHII USHAQAYNAYSAY SI AY
28:09
AYAAN GOBDOON 2
Рет қаралды 4,4 М.
GUURKII LAYAABKA LAHAA EE MAAJID IYO QAMAR QISO CAJIIB BADAN
25:03
AYAAN GOBDOON 2
Рет қаралды 11 М.
IQ Level: 10000
00:10
Younes Zarou
Рет қаралды 12 МЛН
НЫСАНА КОНЦЕРТ 2024
2:26:34
Нысана театры
Рет қаралды 1,6 МЛН
ТЫ С ДРУГОМ В ДЕТСТВЕ😂#shorts
01:00
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 5 МЛН
What it feels like cleaning up after a toddler.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 92 МЛН
JACEYLKII NOLASHEYDA BADALEY
29:45
HIGSI NO.1
Рет қаралды 20 М.
SAXAN BARIIS AH AYAA IIKASHIFAY QIYAANADII NINKAYGA?
22:13
AYAAN GOBDOON 2
Рет қаралды 15 М.
English Conversation; Learn while you Sleep with 5000 words
3:01:48
Zen English
Рет қаралды 25 МЛН
SILACII SUMAYA IYO SIRTII QOLKEEDA JIIFKA😭😭qiso xanuun badan
29:20
AFARTANKII (40) QISO OO UGU SAAMEYNTA BADNAA_2022 iyo 2023_ SHEIKH MUSTAFA.
3:26:03
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 1,9 МЛН
IQ Level: 10000
00:10
Younes Zarou
Рет қаралды 12 МЛН