Seen Dalkeena u Difaacnaa? || Xeerarka Awoodda!

  Рет қаралды 9,032

Abdiwali Khalif

Abdiwali Khalif

6 ай бұрын

Пікірлер: 98
@barkhadleahmed6619
@barkhadleahmed6619 6 ай бұрын
Mahadsanid mudane doorka aqoon yahanka waa muhiim si cadawga looga difaaco
@kamaaludiinka
@kamaaludiinka 6 ай бұрын
jihaad soomaali maxamadeey, mid gacan iyo mid afba 💪🏽💪🏽💪🏽
@user-pu9dm4zh9c
@user-pu9dm4zh9c 6 ай бұрын
Waad mahad santahay walaal illahay haku xafido oo haku barakeeyo amiin
@MRSamaDon5566
@MRSamaDon5566 6 ай бұрын
Aqoon Yahan Si Kasta Oo Ay Ciidan Ahaan Inooku Awood Badentay Hadana Diblomaasiyad Ahaan Inagaa Ka Awood Badan Ethiopia 🇪🇹. Lacnadi Haku Dhacdo Cidwalboo Naceb Horumarka Somalia 🇸🇴
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 6 ай бұрын
Ina baanbadow ma qudhunkii baa lagugu shubay war calanka towxiidka ayaa umada somaliyeed matala ethopia waa gaalo bada ma qaadan karto lakin adiga oo somaliland ila jooga aad calanka shaydaanka uso qadata
@MygrandmotherMygrandfather
@MygrandmotherMygrandfather 3 ай бұрын
Warsaaxib Somali iyo itoobiya . Somalida inoshaw markaa haynagu sojiidin itooboya .
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 6 ай бұрын
Shukran ustaad Jazakallah Allaha ku barakeeyo
@cabdiqanisaalax8106
@cabdiqanisaalax8106 6 ай бұрын
Mahadsanid ustad abdiwali
@abdikirinmohamed1378
@abdikirinmohamed1378 6 ай бұрын
Ustaad Abduwali jazakillaahu kheyr
@Shar282
@Shar282 6 ай бұрын
Mahadsanid mudane allaha ku xifdiyo qaabka aad uga hadashay qadiyada taagan aad baan uga farax sanahay thanks 😊 ♥️
@maandhisacademy6419
@maandhisacademy6419 6 ай бұрын
Well done! MashaAllah hoogaamiye mustaqbaleed. Waa talo muhiim ah.
@mahatthassan
@mahatthassan 6 ай бұрын
Mahadsanid ustaad
@waligeymailoobo8651
@waligeymailoobo8651 6 ай бұрын
mahadsanid mudane
@Cadar200
@Cadar200 6 ай бұрын
Jasaaka Allahu kheyr ustaad Allah haku barakeeyo ❤
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 6 ай бұрын
Mahadsanid wll
@abdikirinmohamed1378
@abdikirinmohamed1378 6 ай бұрын
Waxaan xasuustaa kalimid cajiib ah oo aan sh.mustafe haji Ismael Allah kheyr siiyee wuxuu leeyahay " gumyesiga ugu daran ee la isgumeysto waa Marka caqliga lagu gumeysto,lkn gumeysiga kle oo hubka ah kaas waa ka bixi kartaa lkn Kan cagliga bes weeye 😢
@aminayusufmohamed-fm7or
@aminayusufmohamed-fm7or 6 ай бұрын
Walal khayr allaha kusiiyo ee buug kaqor waxa Somalia kadhacaya iyo imaarad saydowladena usodhaweysato
@emed5587
@emed5587 6 ай бұрын
Aad iyo aad Ustaad Abdiweli
@Muslimiintawaawalaalo
@Muslimiintawaawalaalo 6 ай бұрын
Masha allah 🎉
@Zomalij
@Zomalij 6 ай бұрын
ماشاءالله عليك🎉
@hidesideofficial212
@hidesideofficial212 6 ай бұрын
Masha Allah ❤❤🇸🇴🇸🇴
@nasraabdrisaq8478
@nasraabdrisaq8478 6 ай бұрын
allah yahfik ustad
@hodanmohamud6923
@hodanmohamud6923 6 ай бұрын
Well done 👏
@mascuudfeysal8327
@mascuudfeysal8327 6 ай бұрын
Very good
@Hunger388
@Hunger388 6 ай бұрын
Wa runtaa sahib😢
@abdikirinmohamed1378
@abdikirinmohamed1378 6 ай бұрын
Anigoo yaraa aan layaabana markaan school ka ku Soo qaatey taarikhda itoobiya iyo Somalia dhexmartey kadibna aa arkey ciidanka itoobiya aa Somali nabad ilaalin ujooga😅
@Sahaydamedia
@Sahaydamedia 6 ай бұрын
Nin yahoow waa runtaa waxa kasii daran dagaalkii ina dhexmaray waan ilawnay xitaa kamayna hishiin iyaguna badaheenay doonayaan lkn cadaawadii waynoo ahayaa inaga oo dhul inaga maqan yahanahayna waxaan leenahay walaalaheen ,deriskeena!
@abdikirinmohamed1378
@abdikirinmohamed1378 6 ай бұрын
@@Sahaydamedia cajiib wllhi
@mjama3622
@mjama3622 6 ай бұрын
Yaa xayawaan adi laftaada xanuun ayaa ku haya
@abdikadiralin2085
@abdikadiralin2085 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@SakariyeIbraahin-je6bl
@SakariyeIbraahin-je6bl 15 күн бұрын
😢😢😢😢😢😢
@SOOMAALIY-1960
@SOOMAALIY-1960 6 ай бұрын
Waan ka soo hora jeedan muuse anigo jooga Burco
@abdikirinmohamed1378
@abdikirinmohamed1378 6 ай бұрын
Waxaa layaab dal yar oo dhoor iyo 20m ah oo dal islaam ah oo intaas madaxweyne leh Somaliya aa lagu arkaa , wllhi intey madaxweyne maamul goboleed jiro wax hagaagaayo majiraan sababtoo ah iyagaaba isku mashquulsan , indho oo wadamada caalamla kle lagu arko maba haystaan .
@itshim7600
@itshim7600 5 ай бұрын
macalin dhaliyarada sidee qadiyadodii ilobay side wax loga qabtaa
@hidesideofficial212
@hidesideofficial212 6 ай бұрын
Sax sax sax
@apdirahmanapdiqadir238
@apdirahmanapdiqadir238 5 ай бұрын
Kkk. Somalida hada jirta isku dan maaha, waxba ha ku daalin walaal. Somaliland iyo somalia isku dan maaha. 2024 in laga shaqeeyo in somali nabad ku wada noolaan waydo wadaadada ka taliyay yayna waxba naga siin waxay ka helaan.
@nimcocali8414
@nimcocali8414 5 ай бұрын
waa shaqsi qura waxaas ku kacay
@hodanmohamud6923
@hodanmohamud6923 6 ай бұрын
Waa runtaa Arab ma nihin
@user-rc5iv2ib2q
@user-rc5iv2ib2q 6 ай бұрын
First comment
@khadramahdi3685
@khadramahdi3685 6 ай бұрын
Gabadh Madax wayne Hal iidoor to Adeer waad waalateen.
@freetrading-pw1re
@freetrading-pw1re 6 ай бұрын
Mhsadnid wll
@nimcocali8414
@nimcocali8414 5 ай бұрын
aadbaad ugu mahadsantahay yutubarada badankoodu keliya waxay ka sheekeeyaan sida itoopiya u doonayso dhulkeena yacni keliya waxay ku mashquulaan inay cadawga soomaalida iyo islaamka buun buuniso
@Czetttt
@Czetttt 6 ай бұрын
Ustaad barnamijyadii ila akhri noosoo celi please 🙏
@carafadaleeli272
@carafadaleeli272 6 ай бұрын
sheekhow badan kabax
@Hunger388
@Hunger388 6 ай бұрын
Ha😂😂😂😂
@xayawaanadabadiyobari4094
@xayawaanadabadiyobari4094 6 ай бұрын
LINK IGAN EEG
@ibraahimmaxamed4093
@ibraahimmaxamed4093 6 ай бұрын
Aan dawlad noqono,una dhaqano sida dawladuhu u dhaqmaan
@cige3636
@cige3636 6 ай бұрын
DAMEER KASTAABA HA HADLO
@user-yq6rn7wp1m
@user-yq6rn7wp1m 6 ай бұрын
asc ustad bugaan noso qulasey qodobada ugu muhimsan si aan uga bad badno dhagarta kuwa aan islamka eheen ee u dhaqmo qodbada buuga ku xusan? mahad sanid
@yaasiinibraahim3619
@yaasiinibraahim3619 6 ай бұрын
Ama buurahaw ama buur ku tiirsanaw
@waa_tacab_noloshu
@waa_tacab_noloshu 5 ай бұрын
Dalka aad difaacayso waa kee? Riyadan waa noocma? Xamar baa lagayimi oo Amisom haysato Heshiis dad dhulkoodi bixiyey ayaa laga daba ooyaya 😅
@rayaanali6721
@rayaanali6721 6 ай бұрын
Waxa loo bahnyahay wa in dhalinyarada aad kamid tahay wax baratay baraarujin aad samaysan wad kumhdsantahay walal
@Faz-O
@Faz-O 6 ай бұрын
Hassan shikh malinku imaado wadanka dhib aya kadaca
@user-cn4ko4ui1t
@user-cn4ko4ui1t 6 ай бұрын
Ruushka dhalinyaro inoogu dira tortureka cadowga millitary iyagaa ugu horeeya shisheeya galin joogi mayo
@abdulfarah377
@abdulfarah377 6 ай бұрын
Bishii 8aad 2023 ayaa imaaradku itopia la saxiixdeen hesheel kusaabsan xuduudaha badaha. Halkaas waxaa kaaga cad in dowlada somaalida ayseexatahay Mar hore waayo. Ethiopia iyo imaaraad inay bad heshiiska kusaabsan kala saxiixdaan.
@abdikirinmohamed1378
@abdikirinmohamed1378 6 ай бұрын
Caqliga ayaa na lagu gumeystey
@abdi7932
@abdi7932 6 ай бұрын
maxad wax difacda , adigiba lagu ilaalinaya dalkii, itoobiya 20k oo ciidana ayaa ka joga, Somalia, qiirada beenta nagala taga, waxas odhan xasan sheekh raali ayuu ka yahee
@ahmedmursal1516
@ahmedmursal1516 6 ай бұрын
Ethopia dull ayey naga heysata
@user-cs8zm2rb3v
@user-cs8zm2rb3v 6 ай бұрын
Hooyaday usheeg soomaalidu iyadaa cadow isku ah ragui 50 kun oo qof dilay 1998 ayaa manta somaali iisheeganaya oo markaa soomaaali ma ahayn miyaaa
@xayawaanadabadiyobari4094
@xayawaanadabadiyobari4094 6 ай бұрын
kzfaq.info3hBiVhuZw78?si=6pCH57Fi-JypvO9Y ISRAIIL AYA KUSO DHIRI GALISAY ABY DHULKANA KOLBA QAYB INAY QABSADAAN
@amiirmaxamed2149
@amiirmaxamed2149 6 ай бұрын
Cidan ka ethiopian ka ahi soomaali iyo soomaaliland ba way joogane maxaa ku jaban
@abdalle7191
@abdalle7191 6 ай бұрын
Labadaba in laga saaro haboon
@sacadfoosi7214
@sacadfoosi7214 6 ай бұрын
Runti si fiican baan ku dhagaysta waanan xiiseeya barmaamijyadaada waan ka so horjeeda in dhulkena shisheeye qaato lkn fikirkaaga ah in somaliland la keeno ciidan gaar ahaan gobolka awdal waan ka so horjeeda ma rabo in sida koonfur gobolkaygu noqdo sido kale anaga la dagaalmayna oo ka hor tagayna reer somaliland oo dhan baa diidan heshiishkan cid ogolna ma jirto somali oo dhan ma rabno in ciidankayaga laga hor keeno ciidan kale 😊
@ednanour3870
@ednanour3870 6 ай бұрын
Hassan sheikh ayaa saxeexay somaliland wey aqoonsanayaan waxan qeylada somaliana run maha😂
@mulkehussein4183
@mulkehussein4183 6 ай бұрын
Intabadan iyo baaqigaahari dadkaan Sayadii ayaa sheegay Ineey gaalo jecel yahiin Uff😡👿
@Kurtun170
@Kurtun170 6 ай бұрын
Mid oromo ah aa waxaa uu igula dooday axmed gureey soomali ma aha, hararna ma aha dhul soomaliyeed wuxuuna daliil ka dhiganaa tariikh gacan ku samees ah, magaca harar waa qabiil ka tirsan qabiilada dago etoobiya ....
@nasteehomahamed1112
@nasteehomahamed1112 6 ай бұрын
Allaha noo badbadiyo dhulkena iyo badena
@abdiahmed9117
@abdiahmed9117 5 ай бұрын
Mundane Mahad sanid Buugan xageen kahelikaraa?
@cabdibaraf
@cabdibaraf 6 ай бұрын
Somalida iyo is haysigeedu kuma xidhna madaxbananida dhul iyo cireed ee somaliland waayo ethopian koonfurtabaa waa jooga oo hablaha soomaliyeed bey ku kufsadaan gedo iyo baardheere ugandes baa jooga dhulka somalia qayb kenya haysata ma marka somaliland ay aqoonsi ubanbaxdo ayaa qiira jabaanta lala yimaadaa iyo ilmada yaxaaska anigu waan fahmi lahay
@Hasanali-kt2xh
@Hasanali-kt2xh 6 ай бұрын
Waa Ayaan daro lakiin meelaha ay joogaan ma qaadan mana la siin ee waxa la isku haysta waa in ay qaataan dhulka.
@xasanmuxsin2306
@xasanmuxsin2306 6 ай бұрын
Reer Somaliland Sedaynu Aqoonsi Uhelaa Ayaanu iswaydiinaynaa Marka Kala Jawab ayaynu Nahay
@Hasanali-kt2xh
@Hasanali-kt2xh 6 ай бұрын
Dowlad safiirkeedu joogo maxa dagaal oo idinka dhaxeeyo?
@maryanali6192
@maryanali6192 6 ай бұрын
Waar itoobiya cid siineysaa dhul iyo bad ma jirto ha wareerina ciidanka xabashida ah ee gido la sheegay in hablo ku kufsadeen kuwaa ka hadla oo erya maxay ka qabanayaan
@user-qp1wx4jq7q
@user-qp1wx4jq7q 6 ай бұрын
War walal sawkan xalane ku fadhiyo mida kale farmajo muxu bixiyayxasan muxu bixiyay adu iska difac wado aad martay unbaan maray
@sareedocabdi6129
@sareedocabdi6129 6 ай бұрын
SIDAAN FARMAAJO ULAYAABANAA AYUU MUUSANA KADARAY DADKA SÒOMALIYEED EE KUNOOL KILALKA KUNOOL SIDAAY ULADHAQANTAA
@Hasanali-kt2xh
@Hasanali-kt2xh 6 ай бұрын
Muuse awood umalaha ee waa xassan sheekh
@cabdiraxiinkhadar4433
@cabdiraxiinkhadar4433 6 ай бұрын
Horta somaliland xabashi dhul lagama siinayo lkn dhulka koonfurta somalia somalinimona ma taalo waana halka somalinimadu ku baabaday waayo 30 sanno ayaanay wax caqli ah oo umad midayn kara haynin
@kamaaludiinka
@kamaaludiinka 6 ай бұрын
Inaga waxaa na helay argagixiso caalami ah oo nala dagtay adinki lidiin lahaay nabad ayaad haaysataana Waa kaa boqolaalka qof dhexdiina lagu dilay waa laaacaanoode, hadana xabshi dhulki siinaya
@Cabdi_Maxamuud_Cabdi
@Cabdi_Maxamuud_Cabdi 6 ай бұрын
@@kamaaludiinka argagixisadu ma joogto 30sano, 2009kii wixii ka dambeeyey ayey joogtaa oo ah 15sano, Koonfur iyadaa luga is haysata wayna adagtahay sidii dhexdooda ay midnimo u wada qaadan laahaayeen, waqooyi nabad aan waxba soo raacin ayaa yaala walina way u xayiran tahay koonfur, Dalku haddii aanu dunida ka mid ahayn (Aqoonsi) Ma helayo maalgashi iyo wixii raaca 🫡
@khaledali5093
@khaledali5093 6 ай бұрын
Habrtaa u sheeg😂😂😂😂😂
@Cabdi_Maxamuud_Cabdi
@Cabdi_Maxamuud_Cabdi 6 ай бұрын
Filimka waad ku fahantay 😂😂😂
@khaledali5093
@khaledali5093 6 ай бұрын
@@Cabdi_Maxamuud_Cabdi hadii ay run ka tahy ha iskeeno munaafaqa wagardhac goblkiisa gedo 15 itobiya haysatay ma maanta anaga nagu dheela waxisa isaq nacayb waaye
@amiinali8969
@amiinali8969 6 ай бұрын
😂😂😂 dalkaad difaacasaa waakee orodee difaac halkaad katimid ee argagixisada iyo budhcadbadeedu dishootay ...adigiibaa haday 20ka kun ee AMISOM kaabaxaan xamar kabala,aan kaga cararaya markaasaad dad kale dhulkooda ayaan difaacayaa lasoofadhiisanysaa
@qalinlemedia9862
@qalinlemedia9862 6 ай бұрын
SSC Maxay tahay waa gopol somaliland Ka mida maslaxana wad Ka hadlayza waqooyina wad Kala goynayza dhex dhexaad inaad ahaato wngzn
@Cadar200
@Cadar200 6 ай бұрын
Scc waa kuwa soomaali usoo halgamey somali nimadana kudhinta. Lalama bar bardhigi karo dad somali nacayb diloodey karamadoodiina katasuley oo wadankoodii cadow kagadaya
@apdirahmanapdiqadir238
@apdirahmanapdiqadir238 5 ай бұрын
Qabyaalada ku qaaday Kuma dhigto
@Sulub2233
@Sulub2233 6 ай бұрын
Pais badan ku jira video gaga aqoon yahan waad sheeganaysaa😐
@duulqarneeynduulqarneeyn5913
@duulqarneeynduulqarneeyn5913 6 ай бұрын
Waar ya waryaa anaga isaaq baa nala yidha waligayo nalama jabin walo ween alshabaab meel uska saar hadaad ragtihiin
@abdielmi6419
@abdielmi6419 6 ай бұрын
Aqoonsigu ma dhallanteed baa mise waa wax weyn... Aqoonsiga Somaliland miyaad diidan tahay...
@said1498ify
@said1498ify 6 ай бұрын
Somali Jacayl Farmajo 4 dakadood buu bixiyay wali maanan arag cid ka hadasha Muwaadin buu ahaa. Waxan i arkaa In laga Xun yahay Somaliland inay wadan noqoto. Cadow waa kaan 1960 26 June la midoobay ee wali aan ka.laayahay Garowsho.
@Hasanali-kt2xh
@Hasanali-kt2xh 6 ай бұрын
Yuu siiyey, beenta daa .
@siciidali4034
@siciidali4034 6 ай бұрын
Been badanaa horta reer koonfur daarood iyo hawiye dadkeenu dadkeenu waar nimankaa somaliland la yidhaa dana uma haysaan oo idinkaan xornimo ba haysan mida kale dhul siin bad iibin xaggeed ku aragteen wax la iibiyey waar ina kala wada cadaw aan somali ahayn ma jiro
@yaxyeqaasim4851
@yaxyeqaasim4851 6 ай бұрын
Waxaa hadalkaaga ka dhadhansaday waqooyi dagaal halagu qaado
@user-rc5iv2ib2q
@user-rc5iv2ib2q 6 ай бұрын
First comment
@user-rc5iv2ib2q
@user-rc5iv2ib2q 6 ай бұрын
First comment
@user-rc5iv2ib2q
@user-rc5iv2ib2q 6 ай бұрын
First comment
Despicable Me Fart Blaster
00:51
_vector_
Рет қаралды 25 МЛН
Wanaajinta ama Islaaxinta Nafta!
14:05
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 19 М.
How to win a argument
9:28
ajaxkmr
Рет қаралды 397 М.
يوم غير مجرى التاريخ نحو التحرير | د. طارق السويدان
1:42:02
Su'aalahan Mulxidka iyo Xagjirka weydii? -- ILA AKHRI
17:21
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 10 М.
Waxqabadkaaga suu u bato: Sadex iskadaa! Sadexna Samee!
12:54
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 75 М.
GABAR jawaab saxa kaama siin karto
12:49
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 102 М.
HOWLKAR -- Deep Work -- ILA KAHRI
30:26
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 82 М.
Despicable Me Fart Blaster
00:51
_vector_
Рет қаралды 25 МЛН