No video

SH UMAL || ABDIRAHMAN ABDISHAKUR WAA INUU KA TOWBADKEENAA XADIITHKII......

  Рет қаралды 319,617

Salafmedia

Salafmedia

4 жыл бұрын

✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
fadlan Subscribbe Salafmedia dhagsii ┇► / @salafmedia

Пікірлер: 861
@nasraismaail3060
@nasraismaail3060 4 жыл бұрын
Walaahi anigaa dumarki soomaliyeed ah wax aan kudoorsanaynana majiro kitaabka illahay SXWT iyo xadhiith ta Rasuulka CSw cid allihii na abuurtay nooga roona majirto intuu illahay nasharfay baa sharaf noogu filan alxamdulillah thuma alxamdulillah kursi madaxnimo iyo xilna qofaan aqli lahayn baa u orda waayo xilkasta xisaab baa kadabaysa
@xamsexalane7079
@xamsexalane7079 4 жыл бұрын
Nasra Ismaail maashaa allaah
@xoor13
@xoor13 4 жыл бұрын
maasha allah wallaal allaha kubarakeeyo
@muhandasofficial607
@muhandasofficial607 4 жыл бұрын
Alla maxaa tahay gabar illaahey xigmad siiye Allaha ku barakeeyo..
@bezani
@bezani 4 жыл бұрын
Dumarka uu isleeyahay xil ku raadso oo naag xunoo gaala ah example ugusoo qaado, ma wuxuusan ogeyn inay muslimiin yihiin oo axaadiista rasuulka scw aaminsanyihiin, cajiib!
@hayatvegtazh798
@hayatvegtazh798 4 жыл бұрын
Nin somliyed hyodis iyo wlashi kursi ima didama lkn diinta nafaraysa adna waxa thy gabar caqlu bdan
@fartunaden7072
@fartunaden7072 4 жыл бұрын
mansha Allah sheikh umal ❤️❤️ jazakalallha kheiran 🤲🤲
@haajarahaajara6058
@haajarahaajara6058 4 жыл бұрын
جزاك الله خيرا شيخ أمل حفظك الله Masha.Allah wan xaadiray kelmadaa Alxamdulillaah sifiican buu ugahadlay sheekh umal☝️
@sukarhussein8106
@sukarhussein8106 4 жыл бұрын
Xaguu sheikhu kuqabtay muxadarada
@mahatabdi35abdi10
@mahatabdi35abdi10 4 жыл бұрын
@@sukarhussein8106 mashallah
@noorein1946
@noorein1946 4 жыл бұрын
Allah weeyyyy. siyaasi maaha ninka diinta kabeen abuuranaya. Anagaa Dumarna ah Aaminsanna xadiiskaa Kunaqanacsan kalaamka rasuulka. S.w MANATAAGEERIDOONO NINKAAS. Sideenuu ilaahay noo karaameyay ragna tartan kulama jirno. We are good in our own unique way
@xamdikaifyusuf2887
@xamdikaifyusuf2887 4 жыл бұрын
Somalay kursi haku badalan diintada shiikh umal ilahay haku dhawro
@AmiirNadridov
@AmiirNadridov 4 жыл бұрын
@@xamdikaifyusuf2887 gabar caqli badan thy qaali lkn ilma inaad dhasho oo barbaariso wax kafiican maleh waayo ragga sikastoo ufikiraan ama udadaalan bilaadan masameyan xitaa barbaarinta ma karikaraan allaha ku barakeeyo
@noorein1946
@noorein1946 4 жыл бұрын
Amirfittah Sahal Nadridov I agree that with you... ninba dhan ubadi
@queensomali2612
@queensomali2612 4 жыл бұрын
So you think you are half-mind !
@AmiirNadridov
@AmiirNadridov 4 жыл бұрын
@@noorein1946 thanks
@fardowsahussein4731
@fardowsahussein4731 4 жыл бұрын
Manshallah sheikhena maxamed abdi Umu ilahay ha no barakeyo 😍
@soulehassan
@soulehassan 4 жыл бұрын
Sh kheyr Allaah haku siiyo, Adoo kale markaan ku dhageysto ayaan ku ilaawaa dhag xumada umadaan ka dhalanay qaar ka mida ka soo yeeraya.
@siciidmohamed3059
@siciidmohamed3059 4 жыл бұрын
Souleh Hassan maanshaa Allah Dr said Mohamed Thanks Sh. Umal.
@suldansadaq8393
@suldansadaq8393 4 жыл бұрын
M.a markan arkay komantiyada waxan halkan uga mahad celinaa dadkena somaliyeed oo diintooda marnaba aan marti ka ahayn aad baad umahadsantihiin dadkeeyow guulaysta dhamaantiin
@wadanigadhabtaah683
@wadanigadhabtaah683 4 жыл бұрын
suldan sadaq Mansha Allh
@abdullahifanah4940
@abdullahifanah4940 4 жыл бұрын
Mashallah shekhana Allah hakuxifdiyo. ❤❤❤🙏🏼
@quruxdumarwaaxishod7949
@quruxdumarwaaxishod7949 4 жыл бұрын
Qof walbo werar kugu so qaado alle ayaa ka awaal marinaayo allaha ino kaa daayo sheikh umal
@umusheikhabdalaikhyaar2082
@umusheikhabdalaikhyaar2082 4 жыл бұрын
xidigta waaberi Allaahuma Aamiin Wllo
@nujuumonelovem1123
@nujuumonelovem1123 4 жыл бұрын
Amn
@ilyaasshaacir9692
@ilyaasshaacir9692 4 жыл бұрын
Aamiin Aamiin wllh allh noo daayo sheeqiina wan jecelnhy allh dartii
@cabdilaahi48
@cabdilaahi48 4 жыл бұрын
Waryada ninkan Ma adinkaba yaqaana hadalkisana ma fahmeysan ragbaa nasoo qixiyay buu leeyahay qabyalad ayuu qarsan la yahay cuqdadii afjiisey soo dhafutay walahusa diin ulajedin xaar umul kalab umul sheydan umul cajuus umul
@arizadizi8993
@arizadizi8993 4 жыл бұрын
@@cabdilaahi48 waar ilaahay haku asturee sheekha ha caayin waxaad qabyaaladuun u arkaysaa ee aanad wax kaleba aanad u arag waa qabyaalada oo kugu wayn.
@amatallahwaan9678
@amatallahwaan9678 4 жыл бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته جزاك الله خير وبارك الله فيك يا شيخ حفظك الله CILMIGII ALLAH KU BAREY WAAD NA SOO GAARSIISAY MARQAADI BAAN KA NAHAY ARINKAAS
@nadiamohamed177
@nadiamohamed177 4 жыл бұрын
Bisinka rabiga weyni umada islaamka ah ha kaa qabto waa shaydaan iyo camalkiis rabiga weyni ha xafido sheekh umal manshallah rabiga weyni culumada islaamka ah ha xafido
@wadanigadhabtaah683
@wadanigadhabtaah683 4 жыл бұрын
Nadia Mohamed Amiin Amiin
@wellnessbymaryama699
@wellnessbymaryama699 4 жыл бұрын
maasha allaah tabarakallaah we love u shaeekh ALLAAH ku barakeeyo aamiin aamiin yaa rabbi
@CNB-rn9om
@CNB-rn9om 4 жыл бұрын
(وَاتْلُ عَلَيْهِمْ نَبَأَ الَّذِي آتَيْنَاهُ آيَاتِنَا فَانْسَلَخَ مِنْهَا فَأَتْبَعَهُ الشَّيْطَانُ فَكَانَ مِنَ الْغَاوِينَ ) (وَلَوْ شِئْنَا لَرَفَعْنَاهُ بِهَا وَلَٰكِنَّهُ أَخْلَدَ إِلَى الْأَرْضِ وَاتَّبَعَ هَوَاهُ ۚ فَمَثَلُهُ كَمَثَلِ الْكَلْبِ إِنْ تَحْمِلْ عَلَيْهِ يَلْهَثْ أَوْ تَتْرُكْهُ يَلْهَثْ ۚ ذَٰلِكَ مَثَلُ الْقَوْمِ الَّذِينَ كَذَّبُوا بِآيَاتِنَا ۚ فَاقْصُصِ الْقَصَصَ لَعَلَّهُمْ يَتَفَكَّرُونَ) 9:25
@soomaalicaruur3921
@soomaalicaruur3921 4 жыл бұрын
لعلهم يتفكرون 😔
@maxamuudyare703
@maxamuudyare703 4 жыл бұрын
maa shaa allaah jazaakallaahu khayraa sheekhul faadil sheekh maxamed cabdi umal sheekh umal inta uu innoo joogo haddaan nahay umadda soomaaliyeed waa nicmo ,balse maalinta lawaayo unbaa lagu baraarugi doonaa ALLAAH HA XIFDIYO SHEEKH جزاك الله خيرا
@zahruujahussein4607
@zahruujahussein4607 4 жыл бұрын
Allaha noo dheereeyo cimrigiisa oo noo xafido yaa Allaah yaa raxmaan
@zetunodowa8308
@zetunodowa8308 4 жыл бұрын
Ameen ameen yarabi
@nasramohamed15
@nasramohamed15 4 жыл бұрын
Masha alah ilahay ha ku xifidiyo
@ismahanbiintufarah2067
@ismahanbiintufarah2067 3 жыл бұрын
والله كلام صحيح الله حفظه شيخنا الفاضل العلامة الصومال محمد عبد امل 😍😍❤❤ احبك في الله
@ismailhiired1224
@ismailhiired1224 4 жыл бұрын
MAANSHA ALLAH SH.UMAL ALLE HAKU BARAKEEYO
@mohamedjamaahmed5071
@mohamedjamaahmed5071 4 жыл бұрын
Mashallah Shiikh umal sheekh dadkeena u tagan inuu wacyigaliyo
@maktabadaalxusayni2234
@maktabadaalxusayni2234 4 жыл бұрын
ALLAAH sh umal umada muslimiinta ha u xifdiyo
@user-sj5eo1fq9x
@user-sj5eo1fq9x 4 жыл бұрын
M.a sheikh umal siwacan buu uga hadlay oo cilmiyeysan
@abdirahmanaliibrahim4567
@abdirahmanaliibrahim4567 4 жыл бұрын
M.a allaha barakeeye sh ummal wuu saxsanyahay alaha ka abal siiye khayrka unala wadagaya had iyo jeer dadka kaso horjeda wlhi inaysan cilmi ulahayn waxay ugu so horjedan war sh kalexda ilhy kacabsada
@Amino321
@Amino321 4 жыл бұрын
Ilahay aan ka baqno dumarow aduunkaan waa ka tagayna waa iyaamo aan dariiqeena raaco rakana aan ka danbayno ilahayna aan ka baqno 😢😭😭
@hodanroble5337
@hodanroble5337 4 жыл бұрын
Wa Runtaad sheegtay abayo Ale hakubarakeeyo
@saidaali716
@saidaali716 4 жыл бұрын
Warun 👍👍👍👍💕
@abasabdi4006
@abasabdi4006 4 жыл бұрын
Masha Allah ilahey haku barakeyo walal 👌🏽🙏😊
@hanadyare9703
@hanadyare9703 4 жыл бұрын
Masha Allaah Rabi haku xafido ukhtii rag iyo dumarba Alle khayrka haynagu hanuuniyo
@dhagadheerechannel5698
@dhagadheerechannel5698 4 жыл бұрын
Sh umal allah haku xafido
@wadanigadhabtaah683
@wadanigadhabtaah683 4 жыл бұрын
Dhagadheere channel Amiin Amiin
@bezani
@bezani 4 жыл бұрын
Mashallah, walee siyaasi ku sheega jawaab uun waligii kasoo kaban baa la siiyey...Ouch!
@abdinasirabdi4617
@abdinasirabdi4617 4 жыл бұрын
Ninkan wxa uusan aqoon lahaynin ayuu isku taagaa siyaasad ayuu moodaa siyaasad kaliya ayuu yaqaanaa
@bezani
@bezani 4 жыл бұрын
@@abdinasirabdi4617 kan siyaasad waxba kama yaqaan bro, waa siyaasi ku sheeg...
@munamohammed579
@munamohammed579 4 жыл бұрын
‏احبك في الله شيخ محمد عبده أمل
@queensomali2612
@queensomali2612 4 жыл бұрын
تحبي واحد شتمك!؟
@maslahabukar2003
@maslahabukar2003 4 жыл бұрын
MaanSha Allah. Sheikh Mohamed Abdi Umal Eebbe-Wayne ha'innoo kaa Xaffido.!💯🥰👏
@mashallahwalahiiwaankahela4108
@mashallahwalahiiwaankahela4108 4 жыл бұрын
Haaaaa mash allah masuul ma noqo karo ee ilaheey ha naga qabto
@mashallahwalahiiwaankahela4108
@mashallahwalahiiwaankahela4108 4 жыл бұрын
Rabiyoow culumada noo barakeey
@farxiyofarxiyo1195
@farxiyofarxiyo1195 4 жыл бұрын
allahaso hanuniyo jaahil aan wax fahmeynin hada aan waxlo sheegi Karin Warer gabar wax fahmayso ma qadaneyso warkiisa mid asiga cml mahe
@dauudgadhle9410
@dauudgadhle9410 4 жыл бұрын
Mashaa allah
@zahrahassan4785
@zahrahassan4785 4 жыл бұрын
masha allah allah ku xifdiyo Sh. Umal cilmigaaga allah ku barakeeyo anagana allah nagu anfaco
@Ayaaana21
@Ayaaana21 4 жыл бұрын
Shukran shaikh si qurux badan ayad oga hadashay oo cilmiyesan jazakumullahu khair. Mahad o dhan Allah SW ayey usugnatay e inaga dhigay gabdho muslimat ah diintoda fahamsan o jecel wax ay ku dorsanayan ayna jirin alx wa nimco ad uwayn. Sharaf , qiimo xuquuq Allah aya nasiyay qof bini aadam ah ogama bahnin. Walal adigana wad dambawdaye tawbad Inu rabi ku halelsiyo ban ku rajayn insha Allah.
@miraa1755
@miraa1755 4 жыл бұрын
Shartiisa Allah nagaqabto asaga iyo kuwa kale ee qarsoon oo cadawga ku ah Diinta Illahey Subxanahu Wa tacaalaa aamiin .
@hodanhandulle4516
@hodanhandulle4516 4 жыл бұрын
Mansha Allah,Allah culimada noo daa, subxaanalaa, hospital waalida hala geeyo, dumarka Somaliyaad waa geesiyiin ,xaafidiin,mujaahidiin ,Dalka iyo diintana ilaaliyak,
@mohaazeadesh8514
@mohaazeadesh8514 4 жыл бұрын
Masha Allah Sheikh may Allah protect you.
@fathumaupdimoha1110
@fathumaupdimoha1110 4 жыл бұрын
Allah haku xifdiyo aduun io aakhiro dhibna kuma tuso *Shiikhunal* *Faadil* *Cabdi* *Maxamed* *UMMAL* ❤ Ajar io Xasanad alle haka siiyo cilmigad bulshadada ku dhex faafinaysid🙏 Ninkaazna waxa dhici kart in usan fahan sanayn hadusan ku jeesjeesayn Allah subxana watacala u tawbad keen C.C.Shukur😓
@Sidokale
@Sidokale 4 жыл бұрын
Jazakallah sheikh Mohammed
@abdifataxjama8023
@abdifataxjama8023 4 жыл бұрын
maasha allaah shkh umal warkaagu waaa hublatuuro ka ugu weyn manoola caawa tuugaasi ee hasoonoqdo
@munamohammed579
@munamohammed579 4 жыл бұрын
‏الله يحفظك ويصلح أعمالك ‏الله يجزيك في الدنيا والاخره
@XalaalSomalis
@XalaalSomalis 4 жыл бұрын
Sheekhana Sh Umal, May Allah reward you for the detailed response to the question. Many of of us whom have bee educated in a western based curriculum are too quick to address our Deen related matters and concerns with an elitist self righteous tone. Religion, spirituality and traditions(either based on Islamic values or in line with our religious decrees) ought to be learned by us in order to have a deeper understanding and embodiment of the great values it has to offer, both in dunia health and quality of life it has to offer and path to a better outcome in akhira. If we, among the so called civil society, are comparatively shooting down our rich Islamic traditions while embracing the western values with devotion, we will only continue to destroy whatever little halaal society that we have left. While we can learn a lot from western values and success, only a return to tawbah and utmost devotion of our foundational Islamic values is the answer to achieve a healthier and peaceful Somali society. May Allah extend his forgiveness to any of our unconscious or conscious desecration of beautiful and time tested Islamic values. Amiin!
@AhmedHassan-yf2jl
@AhmedHassan-yf2jl 4 жыл бұрын
ma Sha Allah sheikh umal
@somar6362
@somar6362 4 жыл бұрын
Sheekh umal cadawga Allaha kaaxafido Allaha ku barakeeyo
@musaafurlgd4735
@musaafurlgd4735 4 жыл бұрын
Sheikh umal xafidaka alahu
@wadanigadhabtaah683
@wadanigadhabtaah683 4 жыл бұрын
S Omar Amiin Amiin
@cabduraxmancally
@cabduraxmancally 4 жыл бұрын
ألهم صلى وسلم على نبينا محمد 💜⁦❤️⁩
@inasayidabdule2251
@inasayidabdule2251 4 жыл бұрын
Mashallah sh. Umal
@xumeyraqaali
@xumeyraqaali 4 жыл бұрын
Ilaaheey hasoo hanuuniyo alxmdulilah waanku qanacsanahay wuxuu raxmaanka ii abuuray kursina uma baahni ileen malintaan dhashay misku xaqeyga saaray oo walidbu saaranyahay markaan guursadana miisku ilahey saray oo ninbu kuwaajibiyay xaqeyga yaa iga sareyo anigaba kunolanaayo nolol boqortoyo alxmdulilaah 🤲
@unitednationonecreator
@unitednationonecreator 4 жыл бұрын
Mashaa Allah ilaaheey ha soo hanuuniyo kheyr qabo uma eko haduu ayaada quraanka iyo xadiiska waan in loo furaa meel lagu tabaro
@abdifatahabdiazizbarkhad6945
@abdifatahabdiazizbarkhad6945 4 жыл бұрын
Waxa kasii daran kuwa udoortay inuu matalo ee marwalba qabiilnimo ugu sacabo tumaya. Dadkaygu miyaanu dareen lahayn😥😥 dadnimadiinii halkay martay😥😥
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 4 жыл бұрын
Abdifatah Abdiasis barkat Oo adigu qabyaalad ma taqaanid miyaa. Sawdigan c/shakuur ku haysta qabiil. Alaw yaa qoladaada ogaada.
@mohamedsalat4476
@mohamedsalat4476 4 жыл бұрын
Subxanka nayaa hee galka Abdirahman Abdishakur ladaho miyaad udodeysaa
@Bd-of4bt
@Bd-of4bt 4 жыл бұрын
Mohamed Salat istqfurullaah qof muslim ah miyaaad gaaleysiineysaa
@nimoabdulahi8328
@nimoabdulahi8328 4 жыл бұрын
C cshakuur towbad keen tawbadaa kaa dhuntee dadka intaa haysato markasto ayaad nabiga kusoodartay
@xusniyare5909
@xusniyare5909 4 жыл бұрын
Abdifatah Abdiaziz Barkat ...
@xuseennuur3450
@xuseennuur3450 4 жыл бұрын
Masha allah si waadix ah ayaad uga jawaabtay xaqana allaha nawaafajiyo xili fitan ah ayaa ku jirnaa sheekaha allaha xafido
@user-ml5nt8cu5z
@user-ml5nt8cu5z 4 жыл бұрын
Allow ku xifdi cimrigana kuu dheeree sh. maxamed abdi umal si wanagsan baad u dhigdhigtay qofki wX fahmy jazakallahu kheir
@mohammedkhalifah4204
@mohammedkhalifah4204 4 жыл бұрын
أحسن الله إليكم فضيلة الشيخ انتم احسن من رد على الاخ
@Rashid39759
@Rashid39759 4 жыл бұрын
cadawga dheh. *akh beele*
@xamsecisman4917
@xamsecisman4917 4 жыл бұрын
Sheikh umal caalim soomaaliyeed Allah haku xifdiyo
@khadraomer2760
@khadraomer2760 4 жыл бұрын
🤮🤮🤮🤮🤮👎🏾🤮👎🏾🤮👎🏾❤️🤮❤️🤮❤️🤮🤮
@AMISHA_CADEY
@AMISHA_CADEY 4 жыл бұрын
Khadra Omer maxaa ka qaldan subaxana allah
@user-wb8ti5ys1m
@user-wb8ti5ys1m 4 жыл бұрын
@@khadraomer2760 maka aqoon badan tahay adiga?
@ahmadalphathepilot71
@ahmadalphathepilot71 4 жыл бұрын
@@khadraomer2760 maskaxdaadu mafadhidaa wllo..
@umuafnanumuafnan4706
@umuafnanumuafnan4706 4 жыл бұрын
Maahallah caliim weyn sh umal xafidahullah shquna
@mulkisiyad6785
@mulkisiyad6785 4 жыл бұрын
Maashallaah jizaakallaah kheer shiikh allaha ku xifdiyo aamiin aamiin yaa allaah
@samaanjecel6359
@samaanjecel6359 4 жыл бұрын
Xaqiiq anigaa ah habeynee muslimaf ah wlhi thuma wlhi wax aan ku doorsanaayo hadalka alle swt iyo axaditht rasuulka scw cid nasiri kartona ma jirto waan kasoo baxnay xiligii jaahilnimada
@dekam6169
@dekam6169 4 жыл бұрын
MaashaAllah sheekh Allaha ku xifdiyo meel kastoo Aad Ahaato
@mohamedahmed-jw7jz
@mohamedahmed-jw7jz 4 жыл бұрын
Alxmdlhi Alaha ku xafido umadan Hadii Laga waayo wax inoo sheego diintena macan baadi ayaynu ku dhici lahayn. Culimada Ilahay haynoo xafido dham
@fahiimae7336
@fahiimae7336 4 жыл бұрын
Sheekh umal dar ilaahay ayaan u jecelahay. Ilaahay cimriga ha u raajiyo khaatimadana kheyr ha ugu khatimo, ilaahay isaga iyo inagaba janatul fardawsa ha ina geeyo oo saxiib haynaga dhigo, ilaahay marka aynu gefno qaar kasoo noqda haynaga dhigo. Diintana qaar mar walba soo hor mariya oo ku dhegen haynaga dhigo. Yaa Allah na Cafi amiin
@hadafdoon7299
@hadafdoon7299 4 жыл бұрын
Masha allaah sh.cabdi umal Allaah cilmi, cimriga, camalka iyo cuudkaba haku barakeeyo
@erfg2538
@erfg2538 4 жыл бұрын
Maa shaa allh shaykhanaa waxaan kayaabay ninkan xadiiska duraaya kuwa u sacbin haaya
@abdibasidali7611
@abdibasidali7611 4 жыл бұрын
Allehaku karaameeyo sh umal rabbina hakaa jazaai siiyo. Abdirahman abdishakur waa adoon la yaqaan wuxu yahayba.
@ahmeddahiye8033
@ahmeddahiye8033 4 жыл бұрын
Liketa isaraa intaa shekh umal jacyl
@soomalimidnimowadajir5688
@soomalimidnimowadajir5688 4 жыл бұрын
This is one of the reasons I love Sheikh Mohammed Abdi Ummal Baarakalah Ya Sheikh!! 💖💓💖💓
@nimoadam5968
@nimoadam5968 4 жыл бұрын
Jzkallahu khayru jazaa ilahay haku Xafido Sh Maxamed Cabdi Umal
@alibulle7612
@alibulle7612 4 жыл бұрын
Jazakallah kheyr sheekh Umal Alle haku dhowro
@abuubakarbashiirnuur4635
@abuubakarbashiirnuur4635 4 жыл бұрын
الشيخ أمل جزاك الله خيرا جزا الله يحفظك في الدنيا والآخرة
@abdullahihussein3201
@abdullahihussein3201 4 жыл бұрын
Masha Allah.. caalim weyn sheikh Maxamed Abdi Umal. Allah kudhowro. Suufi miskiinkan kahara runtuu sheegaya ayaad badi kunacdeene
@maxamad.cabdikariim4822
@maxamad.cabdikariim4822 4 жыл бұрын
Shkh umal xafidahulaahu tacaalaa
@ismahanbiintufarah2067
@ismahanbiintufarah2067 3 жыл бұрын
حفظه الله شيخنا امل ❤❤❤
@fatimamohamedali9067
@fatimamohamedali9067 2 жыл бұрын
Masha Allaah hablaha sida fiican ugu jawabay kuwa diintoda duarya waayo maanta hablo culimo ah oo diintoda ku takhasusay baa badan 💓🌷💗👍
@gelleofficial6603
@gelleofficial6603 4 жыл бұрын
Mashaa allah jasaa kumu Allahu qeyr jasaa sheekh waana loo baahnaa in loo jawaabo doqon kaas oo kale
@calizalaxmacalimshukrimedi7369
@calizalaxmacalimshukrimedi7369 4 жыл бұрын
MashaAllaah Sh. umal ilaahaw noo xifdi oo cadawga nooga ilaali
@user-in5kz4sg9p
@user-in5kz4sg9p 4 жыл бұрын
Jazakallahu kher sh umal dadalkada jano ku hel إن شاء الله
@abdulahiali7209
@abdulahiali7209 3 жыл бұрын
ALLE run ayuu sheegay RASUULKIISANA run ayuu sheegay
@shukricaadey2955
@shukricaadey2955 4 жыл бұрын
Allahu akbar sheikh allaha ku barakeeyo cadawgana allaha kaa aqbalo
@ismailhusienaliruicosta
@ismailhusienaliruicosta 4 жыл бұрын
بارك الله فيكم و جزاكم الله خير الجزاء في الدنيا والآخرة
@saciidalliqode1725
@saciidalliqode1725 4 жыл бұрын
Maasha allah sheekh umal alle hakaa noodayo alle haku barakeyyo cadow gaana alle ha jebiyo
@ahmedyusufmursalmursal3596
@ahmedyusufmursalmursal3596 4 жыл бұрын
Maasha'Allaah Jazakallaah Al Ustaad Sheykh Mufti M A Umal.
@faaraxsaneey964
@faaraxsaneey964 4 жыл бұрын
Allaha Ku xifdiyo sheekh
@sagalsicid1492
@sagalsicid1492 4 жыл бұрын
Masha allah sheeq maxmed cabdi umul ilaahay dartiis ayan kuujeclahay ilaahay haku xifdiyo jizadaada jano ilaahay haka dhigo cadowgana ilaahay hakaaqabto adiga iyo culumadeena soomaaliyeena iyo culimada islaamka oodhan ilahey haydin barakeeyo
@romanceboy7048
@romanceboy7048 4 жыл бұрын
Mashaa allaah Sheekh Umal Jazaakallaah sida aad xaqa diinteena suuban noo fahansiisay allaha ku barakeeyo C.C.Shakurna allaha soo hanuuniyo insha allaah
@nawaalabdirahiim1774
@nawaalabdirahiim1774 4 жыл бұрын
C/shakuur iyo somoow ha toobad keenaan 2baduba xadiithyo bay beeniyeene
@kaaffuu
@kaaffuu 4 жыл бұрын
Sahra Abdirahman .. umul gormu toobad keenay so asagii ku sheegay Nabiga injir
@hussenelmi6530
@hussenelmi6530 4 жыл бұрын
Somow jahilnima ayaa ugeysay eee lkn Abdi rahman kas ayuu usameyey
@farxanwadani.2433
@farxanwadani.2433 4 жыл бұрын
Masha Allah sheikh maxamad cabdi umal ilaahey cimriga haku dheereeyo wallahi markan ku arko waan farxaa ilaahey abaalkada janatul firdows Haka dhigo.
@Kulanestar
@Kulanestar 4 жыл бұрын
Jazakallah 100 Sheikh Umul oo kale hadaa heli laheyn, umada dhan diinta ayee baran lahaayeen.. Allah haku xifdiyo Sheikh Umul..
@abdirahmanburale7280
@abdirahmanburale7280 4 жыл бұрын
masha allah sh umal ilahay cimriga haku barakeyo inta aad nooshay waan hubaa in aad diinta alle ka difacaysid gaal iyo gaalo raac
@mucaadmaxamed6779
@mucaadmaxamed6779 Жыл бұрын
ماشاء الله شيخنا الفاضل العلامة اسد السّنة ،محمد عبد أمل❤❤❤❤❤❤❤❤
@nuurtoahmed5670
@nuurtoahmed5670 4 жыл бұрын
Illahayow culimada islamka melkastay jogaan cafis iyo cafimad sii jin iyo insiba sharkoda illahayow naga nabad gali yaa rabi
@ducaysaneabdirahmaanabdila4812
@ducaysaneabdirahmaanabdila4812 4 жыл бұрын
Maansha allaah tabarakalaah Ilahay ha barakeeyo aamin aamin
@fartunahmed6603
@fartunahmed6603 4 жыл бұрын
subxaanalaah ilaahay ha hanuuniyo siyaasigaas sheekheenana alaha noo daayo
@mushtaaqmacalin2084
@mushtaaqmacalin2084 4 жыл бұрын
Yaab nimanka somaaliyeed kursi eyba kuwaasheen iyo madax jecli ilaahow xaqa nawaafaji culumadana allow noo xafid
@mohamedahmed4511
@mohamedahmed4511 4 жыл бұрын
Aamiin yaa Allah.
@abshirhassan3848
@abshirhassan3848 4 жыл бұрын
Nimanku soo adinku ma aadan dhalin inaad eedaysan ma aha naag kasoo ag toosa dabcan tarbiyada hooyo Hadii ay si ficn aad wiilasha marka aad korinaysan u tarbiyaysan wax Badan ayaa raggu hagaajin lahaa qofkana Waa waxa uu gurigiisa kala yimado ogowna taas. Mushtaaq walaashis!! Ee dumarow ragga eeda dusha kaliya haka saarinina adinkaa la ini ka rabaa tarbiyad buuxda iyo inad yac dhahdan marka aad xaasas u noqotan oo aad aragtan inuu wadanka diinta iyo dadka la yacayo!! Gunta dhiisha ku xajista.
@amaalmustaf7013
@amaalmustaf7013 4 жыл бұрын
Aamiin aamin
@yemenioffical788
@yemenioffical788 3 жыл бұрын
Masha allah alla muxuu run ka shegay sh. Umal c/raxman c/ shakuur inuu beniyo xadiithka nebigen scw diintena inuu inkiro ayuu kursi ku radinayaa madxwenihii hore ee kumel gaarka ahaa asagana intuu dalka burburiyey umad badan dhameyey ayaa madax ka dhiganay allow naga kori halagooda
@badriaosman9955
@badriaosman9955 4 жыл бұрын
Sheekh Umal Allaha Xafido Alle Dartii ayaan u jeclahay
@Dangarad.01
@Dangarad.01 3 жыл бұрын
mansha allah sheekhii cilmigii ilahay baray wuu gudty
@mohamedsulaymanhassan7025
@mohamedsulaymanhassan7025 4 жыл бұрын
احبك في لله شيخ محمد ربي يحفظك حيث ما كنت
@laqlaajisnugal2756
@laqlaajisnugal2756 4 жыл бұрын
Jazaa kallaahu kheyr sheekh maxamed umal gamdhaheenu sidaa maaha bal iskaba dhaafe intooda badan waynaga raxmad badan yihiin allaha nooxafido gabdhaheena kaas dhumeyna allaha hanuuniyo aamiin aamiin
@nimoabdiaziz4003
@nimoabdiaziz4003 3 жыл бұрын
M.a sheeikh umal alaha kubarakeeeyo
@hoodocali421
@hoodocali421 4 жыл бұрын
Msnsha allah allow sheekhyada noo xifdi
@mmmm-nr7ke
@mmmm-nr7ke 4 жыл бұрын
Diintena waa inaan af iyo adinba ugu hiilina anigo kamida gabdhaha waxaan kasoo horjeda In labeeniyo xadiiska iyo quraanka waana ku qanacsanahay Intu rabbi ii qorsheyay
@xawoluul86
@xawoluul86 4 жыл бұрын
Sheikh Umal Allah hakuxafido kuwa murtadiintana Allah hasohanuuniyo
@abdidaud8365
@abdidaud8365 4 жыл бұрын
Allah sohanuniya ninkas sheikh cumri dheer Allah kusiyo
@haaruuncumar6477
@haaruuncumar6477 4 жыл бұрын
Masha allah sheekhunaa baarakalahu fiika
@cumarawadcumarawad7995
@cumarawadcumarawad7995 4 жыл бұрын
Maasha,allaah sheekh maxamed cabdi umal jazaakallaahu kheyr MA's,alloyinka sida waadaxa,oo aad nooga dhaadhicisay
@xafsocali2597
@xafsocali2597 4 жыл бұрын
Msh allh shiiikhuna barakalh ilahy haku xafido
@munamohammed579
@munamohammed579 4 жыл бұрын
‏ما شاء الله تبارك الله شيخ محمد عبده امل.
@kafiobarre2719
@kafiobarre2719 4 жыл бұрын
Ninka xadiska nabiga scw ninka beniyay ayaa ninkii shalay sheq umal hays tay ayaa manta qabiil ku difacaya oo wLiba kusii indha adag xadiista sheq umal ilaahay hanoo xifdiyo culumada alahuma amiin
@bashirshatiadde7486
@bashirshatiadde7486 4 жыл бұрын
MaashaAllah. Alaha ku xafido Sheeyeena. JazaakaAllahu khayr. Cadowgaada Alaha kaa qabto.
@ibrahimhassan211
@ibrahimhassan211 4 жыл бұрын
Allah qatimada hanoo sugo sheikh umal ilahey hakubarakeeyo
@raaqiyafarah5520
@raaqiyafarah5520 4 жыл бұрын
Ma doneyno anaga inan kitaabka ilahay Ku dorsano aduunyo aqiradeena ayan u cabsaneynaa sheekh alla Ku jecel anagana wan Ku jecelnhy qofkasta o run badan waxu leyahay mucarad ama Gaal Wayo Nabi maxamed ayaa lahaa cadaw alle haku barakeeyo sh,umal waan Ku jecelnhy ❤️💯
@engmohamedamiin9543
@engmohamedamiin9543 4 жыл бұрын
sh. umal allah ku xifdiyo . xukuumada nabad iyo nolo oo ay hogaamiyaan sh. farmaajo iyo sh. kahayre cid kasta oo ka hortimaada illhay waa ceebeeyay. xasan iyo sh. shariif wixii ka raacay waa la ogaa oo sumcadoodii maanta dhulkay taalaa c.raxamn c.shakuurna waa adinka arkayaa. doorashada 2021 banaan bay u taala insha allah iyagaana na hogamin doona ilaa 2030 insha allah . iyagan illhay xaga ha waafajiyo amiin amiin
Sh Xassaan oo ka hadlay GAALNIMADII Cabdiraxmaan C/shakuur
21:49
Qalaafe Media
Рет қаралды 219 М.
Muxaadadro cuusub  || Sheekh Mustafe xaaji ismaciil || BBS MALL
53:57
Amazing weight loss transformation !! 😱😱
00:24
Tibo InShape
Рет қаралды 68 МЛН
Inside Out Babies (Inside Out Animation)
00:21
FASH
Рет қаралды 24 МЛН
Schoolboy - Часть 2
00:12
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 11 МЛН
muxaadaro cusub maxaa lagumaagay wahaabiyada? by shiikh umal
15:00
Nasir Ahmed
Рет қаралды 3,3 М.
SU AALO & JAWAABO CUSUB || Sh Maxamed Cabdi Umal
31:40
Salafmedia
Рет қаралды 58 М.
DOOD CULUS:- Sheekh Soomow VS Sheekh Umal
24:48
BAXNAANIYE MEDIA
Рет қаралды 50 М.
Raalli Gelin Iyo katabatag Muxaadaradii Xalay || Sh Maxamed Umal
13:15
Amazing weight loss transformation !! 😱😱
00:24
Tibo InShape
Рет қаралды 68 МЛН