Sh umal kooxda AS ma ahan khawaarij mana ku tilmaami karo iney yihin bal daawo video wax badan ku og

  Рет қаралды 46,673

Islaam Media

Islaam Media

Ай бұрын

Channelka Rukumo oo "Subscribe" ku dhufo si Hesho Qisooyinkii iyo Muxaadaroyinkii Uga Dambeyey ee Culimadeena ino so Gudbiyeen, lana wadaag "Share" walalaha kale.
© Islaam Media ⦙ 2022 ⦙

Пікірлер: 104
@yusufmohd192
@yusufmohd192 8 сағат бұрын
Sax wlhi shiikha vediowgaan goor hore ayuu dhuubay bal arag maanta taalibaaan sida ay ugu guuleesteen in ay wadankooda ugu hormariyeen shareecada ...bal arag xamaas sida ay ugu guuleesteen..quluubta muslimiiinta aduunka...wlhi shabaab niman soo dhaw mahn Alle ha so hanuuniyo
@yurubmohamedabdulahi2694
@yurubmohamedabdulahi2694 Ай бұрын
Sheekha si fiican ayuu u dhigay illaahay khayr ha siiyo
@abdiqaadirCali-xt9ke
@abdiqaadirCali-xt9ke 29 күн бұрын
فضيلة الوالد الشيخ محمد عبد أمل ❤
@khadirdahir7730
@khadirdahir7730 28 күн бұрын
Sh. Umal waa daaci soomaaliyeed alaha barakeeyo.
@CabdirisaaqMahamed-ff6re
@CabdirisaaqMahamed-ff6re 18 күн бұрын
Waakhawaarij iuwa ugu xun iguna arxanka daran iyo kuwa qabyaalad badan oo hal reer laayo
@CicAcademy-ce6kr
@CicAcademy-ce6kr 6 күн бұрын
Wax fahan lagaama karo
@Bepatient866
@Bepatient866 13 сағат бұрын
Beentaa maahan bal ha aqoon hadlo asagoon wax caayin ​@@CicAcademy-ce6kr
@user-xj9jx5cg8o
@user-xj9jx5cg8o Ай бұрын
Adeer waa khawaariij illaahay ka fogaaday ee ha baqane xaqa sheeg
@osmankhalifsheikhh1609
@osmankhalifsheikhh1609 Ай бұрын
Kwrn kuwa dowlada sheegto oo demoqoraji dhaqan rer galbeed no kenay xaq miyeey kutagan yihiin
@user-xj9jx5cg8o
@user-xj9jx5cg8o Ай бұрын
@@osmankhalifsheikhh1609 oo you are khawariij i have understand
@osmankhalifsheikhh1609
@osmankhalifsheikhh1609 Ай бұрын
@@user-xj9jx5cg8o suasha kajawab
@sucdisiad3316
@sucdisiad3316 Ай бұрын
Haa iyaga maatada iyo shacabka ma qarxiyaan oo ma aha arxan laawayaal Sheeydaanka caabuda ee Khawaariijta Alshabaab oo kale
@muslimahsista
@muslimahsista Ай бұрын
Umadda wareeriyeen, siiba dhaliyarada, dhinac ay uraacaan diinta ma yaqanaan, bal qof dadka qarxiya oo umaddana gaalo uguyeraan, oo haddana dhahayaan gaal aan waxba kuugeesan dila……waa cajiib in ay jiraan dad sheydaamintaas udooda.
@user-oi3xg3xy6j
@user-oi3xg3xy6j 7 күн бұрын
Sheekhoow kitaabka RABBI in laysku xukumo maxaa kaaga qorshaysan?
@elmileyth4807
@elmileyth4807 28 күн бұрын
Intee culimada joogaan¿! YAAHUU!!
@fe8445
@fe8445 29 күн бұрын
Waxay ahaadaanba weligay ma arag koox ka shar badan oo ka naxariis daran. Muslim Soomaali way la degeen.
@khadijac9841
@khadijac9841 28 күн бұрын
Allahna namatuso iyagana hanagaqabto
@user-oi3xg3xy6j
@user-oi3xg3xy6j 7 күн бұрын
Kitaabka RABBI in laysku xukumo maxaa kaaga qorshaysan
@fe8445
@fe8445 6 күн бұрын
In lagu dhaqmo baa ii qorshaysa. Waxaan arkaa inaan cadaalad si kale lagu helayn. Laakiin Shabaab kitaab Allah swt ma wadaan. Nafta, maalkii waa baneysteen. Dadka marka la qixiyo gaaladay u galaan diintoodana waa fadahaadaa. Qofkii dadka qixiyay ma diinta buu u daneeyay? Waxaan kale oon aqaan rag iyaga ka mid ah oo caruurtooda jaamacado dibada ah wax ku bartaan. Caruurtii kalana bam bay la daba joogaan. Ma islaanimo baa sidaa. Kitaabkeena waan rabnaa laakiin maya dhaqankan.
@muhammedali2578
@muhammedali2578 6 күн бұрын
​@@user-oi3xg3xy6jmaxaa delka qof Muslim meshaa keneey. Hada gobalada aad mamusahan kamaba jiro wax sharaco aah
@RobleAbdi-ed3ne
@RobleAbdi-ed3ne Ай бұрын
Shekh umal maalim abdi umal wa saax
@MariamAd22
@MariamAd22 Ай бұрын
Subxanallah wa waxlagaxumado tani
@shamisali4599
@shamisali4599 28 күн бұрын
Qofka hado ku galesiiyo isaga ku galobayo xarakada ayaga bis islam ah bal qofke qabtan wexee dhahan asha haado fikirkas takfiirleh hada baqeyso gonideda lkn qof dhiiga dadka banestay galeysiyay inee saxana rabin waa la is ka celina sidee logu dulqadan inee 5 kun dad dilan
@YUSSUFSHEIKH-qv6gz
@YUSSUFSHEIKH-qv6gz 28 күн бұрын
M.a educated brave eloquent and confident.
@shamcena7314
@shamcena7314 Ай бұрын
Waa sax
@husseinadirshe1486
@husseinadirshe1486 Ай бұрын
شيخنا لا فض فوك و جزاك الله خيرا
@dejiye247
@dejiye247 29 күн бұрын
sheekh maahan isagaa Khawaarij kale Ah
@khadirdahir7730
@khadirdahir7730 28 күн бұрын
how about if you are in this rebel
@abdirashiddhubat4053
@abdirashiddhubat4053 10 күн бұрын
Walalayal
@GaraadWaranle
@GaraadWaranle 29 күн бұрын
Sheekh xassaan ayaa dhulka la simay hadalkaan iyo muxaadaraad ki laga soo gooyay , dhageyso al qowlul amiin fii sadi al ...... القول الامين فى صد العدوان المبين
@keyow151
@keyow151 16 күн бұрын
Intee lasoo dhigay ?
@GaraadWaranle
@GaraadWaranle 15 күн бұрын
@@keyow151 Qor kaliya ( al qowlul ameen . ...) waa kuu soo baxaayaane waa shan muxaadaro oo dheedheer .
@elyasloxowmashalah6170
@elyasloxowmashalah6170 29 күн бұрын
Saxx ❤
@ahmedmahamuud6137
@ahmedmahamuud6137 Күн бұрын
Shartooda ayaaba cadeynayso in ay khawaarij ka Arxan daran yihiin,
@muslimahsista
@muslimahsista Ай бұрын
Marba sheeko umadda ukeena, adinko difaaceysaan Alsheydaamadi umadda qarxiyaan oo gaal uguyeraan dadka oodhan. Xita xaq ma ahan in qof gaal ah ladilo, haddii uusan waxba kugaarsiin oo amaan kulajooga (adiguba hadda wadanka aad joogtid ookale) haddi aysan kumaagin waa in sharcigooda aadixtiraamntid.
@elmih80
@elmih80 Күн бұрын
Al shabaab Waa eyda naarta waa qawaarij qiil ma lahan nacalad ha ku dhacdo
@cabdooxaaji
@cabdooxaaji 17 сағат бұрын
Waa dad islaam ah oo mu’miniin ah.
@abdirashiddhubat4053
@abdirashiddhubat4053 10 күн бұрын
Moriyaaan diimed waye
@hajiahajiali4188
@hajiahajiali4188 12 күн бұрын
Rabi talo ku filan
@NimcoAbdikaadir11
@NimcoAbdikaadir11 27 күн бұрын
Islam media sanado kahor video ahaa maxa uso dhikeysan o uga dhikaysan wax hada ah AS wa khawarij culimada dhigoda banaysatay musliminta dhiga banaysten e allaha so hadyeyo
@RobleAbdi-ed3ne
@RobleAbdi-ed3ne Ай бұрын
Asc
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 28 күн бұрын
AYAGU INEY DADKA DHAMEEYAAN WAA U BANAANTAHAY IYAGA HA LA BARBAARIYO OO HALOO DHIMRIYO OO GAAL HALOO DHIIBIN IAYAGUNA 1000 HA U DHAMEEYEEN DADKA WAA MAHADSAN TAHAY AWALBA CIMAAMADIHIINAA DHALEY IYAGABA
@ahmedw5
@ahmedw5 27 күн бұрын
been baad sheegtay
@user-wz2od4tr7t
@user-wz2od4tr7t 29 күн бұрын
Sheekhu fulysana waxano jiira ah maxa geliyey runta sheeg maallintaaduun baad dhimanysa alashabaab wa gaalo gaalo dhashy qoofka dhiig islaam daadiyey ma muslin nima ku hadhy intaaso kun oo muslimiin qaar masaajid ku jira rabi caabudaya ayey ku qarxiyeen gaalo gaalo dhashy weeyey anaga runta sheegeene
@YusufAhmed-vd4ry
@YusufAhmed-vd4ry 27 күн бұрын
Sidee gaalo ku yihiin shabaab. Maxaa cadeyn kuu ah. Dareen iyo hawo ha adeegsanin
@user-wz2od4tr7t
@user-wz2od4tr7t 27 күн бұрын
@@YusufAhmed-vd4ry la ilaha ilalaah qof leh bay dilayaan qarxinayaan kuway masaajidada ku laynayaan magaala miyaaney ahyn somaali mualin mualinka wa ka xaraan dhiigiisu maalkiisa sharftiisa hady jihaad rabaan ha aaadaan falstiin gaal hady rabaan ay ku shahiidayan qasa somali masakiin mualin ha maxay ku silya daliiilka ubNeeyey iny dilaan ha noo ahewgan maalin walba muslinbay dilyaan caraur bay laynayan odyaal bay gawracayan waaar gaalda walhi way ka xun yihiin gaaldu caruurna mSisho odyna madisho gaalada kDhow.
@user-wz2od4tr7t
@user-wz2od4tr7t 27 күн бұрын
@@YusufAhmed-vd4ry aar angu rer sheikh isaxaaq ba nala idhaahda runta kama weecano anagu adeeer gaalo gaalo dhashy weye oo khawaariij yuhuud ah islamka in laga cararo iyaga usababa jihaadka somalia yaalh muxu Haa iuaga dadtood aya amisom.loo keeny hadaany jirin ma amisomba iman leheed iyaga yuhuuda ka xun anaga ha nagu soo xaaran runta kama.waabno adeer.gaalo gaalo dhashy alshabaab
@YusufAhmed-vd4ry
@YusufAhmed-vd4ry 27 күн бұрын
@@user-wz2od4tr7t inkasto aan taageersaneyn shabaab lkn jawaabtaada weli wax ayaa ka qaldan oo maadan sheegin sababta ay gaalo ku yihiin. Marka aan ka jawaabo intii aad qortay si diineed oo aanan adeegsaneynin dareen. Waqdi qaado aad ku aqrisid qoraalkeyga 1) qof ashahaadanaayo dhiigiisa waa mamnuuc ilaa 3dex marxaladood (hada mahaayo xadiiskaas ). Midakale saxaabada ayaad eed saarosaa adigoo aanan is ogeynin waayo waan heynaa in ay ladagaalameen dad ashahaadanaayo oo ey dhiigoga banaaday (sida musaylama iyo kuwa Nabinimada beenta ah sheegteen iyo kuwii Ku raaceen) looma fiirinin iney ashahaataan sababta oo ah kufriga ay Ku dheceen ayaa buriyay ashahaadooda(ashahaada waa sheegad wadato ficilkeeda iyo Ku dhaqankeeda ma ahan sheegad oo kaliya waa in qofka Ka fogaadaa gaalnimada si oo u ilaalsado ( "لا اله إلا الله محمد الرسول الله") 2)Hadafka ay sheegtaan shabaab (waa sax sababta oo ah in diinta loo hogaansamo waa waajib xitaa dowladnimada. qofkii iskala weyn taas waa qof ka been sheegay ashahaadada oo ah gaal. Lkn iney run katahay ama iney Ku gabanaayaan taas ayaa noo dhiman in la ogaado) qaabka ay dagaalka ufuliyaan waa qalad siiba isqarxinta [oo ah dambi weyn Ku ah kan isqarxiya] weyna qaldanyihiin lkn gaal laguma noqdo dhiig la daadiyo taas waaxaa aaminsan khawaarijta lkn gaal waxaalagu noqdaa qofki gaal soo wata oo la dhagaalamo muslimiinta shabaab taas laguma arkin well mana ogi iney mustaqbalka sameyn doonaan ) . 3) midakale waxaan leedahy jihad mey u aadaan falastiin. Taas waa sax lkn gurigaaga iska nadiifi kow. Ciidamada shisheeye soo gaalo hadafkeeda wadato ma ahanoo maxaa la isdhatiraa. Waad ogtahy itoopiya ama kuwa la mid ah waa kiristanka cadowga ugu naceybka badan EE muslimiinta siiba geeska afrika. Waana naceyb diineed waxay Ka wadaan. Bal Ciidamadooda ayey qeeb galiyaan yahuuda falastiin heysta lkn madax diinta Ka fogaaday ayaa soo dhaweystay waakaa . Maxaa meelkale Lola aadaan nin aanan tiis toosinin midakale toosin makaro. Iyo Qur'aanka Allah ayaa nagu amray in gaalada cadowga kuudhow in aad marka kowaad iska dhicisid kadibne kuwa Ku xiga waana sidii nabiga iyo saxaabada sameyeen. Waxaa kusoo haray masjidka xaquusa Ka dhaco. Taasne waa qalad oo ah dambi weyn weyna qaldanyihiin lkn waxaa usabab ah fikir qaldan ma ahan in ey saas Ku noqonaayaan khawaarij. Midakale masaajid oo qalad loo isticmaalo oo waajib ah in la burburiyo waxaan Ku heynaa ayaad Qur'aan iyo sunnada nabiga(Ka fiiri suuratu towbah safxada afaraad intaan dhamaadka suurada lagaarin ) (lkn waa sidii aan kor Ku sheegay oo ah sababta ay masjidka xaquusa Ku fuliyaan waa iney shuruuda jihaadka ay Ku qaldanyihiin oo ay Ku gardaran yihiin ma ahan in ey saas Ku noqonaayaan khawaarij) xajaaj bin Yusuf ma khawaarij ayoo ahaa inkastoo oo laayay dad fara badan oo muslimiinta xiligiisa oona dilay saxaabigii Abdullah bin Zubair. jawaabta waa may. Inta aadan I eedeyn. Sabab umayeelooyi in aan dhifaaco dhiig Muslim la baneysto (saxaabada qaar ayaa noolaa mid Ka mid ahne mana dhihin waa khawaarij ) Marka aan so afjaro: dhiig Muslim la daadiyo waa dambi weyn lkn gaal laguma noqdo ilaa qofkaas oo si cad usheegto ama muujisto in uu diintaada Islamka darteed oo dhiigaada udaadinaayo taasne waxaad Ku ogaakartaa inoo gaal la garab dagaalamo oo u adeegsado in oo Muslimka dhiigiisa ku daadiyo Ama in aad diintaada asalka aheed laftigeed Ku dhaqankeeda Kuu diido , tusaale inuu kuugu dilo "Allah in aad u hogaansantahy oo aad asiga kaliya aa caabudid"
@SuleeqoSiidkey
@SuleeqoSiidkey 2 күн бұрын
Kadaa dadka Beeenta anaaba Suufi ah waligayna ma arag waxa aad sheegayso xagayna ku yaalaan
@user-ot8ts7or5o
@user-ot8ts7or5o 19 күн бұрын
Maxaâ iska balay
@FarxanMohamed-er9mu
@FarxanMohamed-er9mu 28 күн бұрын
Hhhhhh Umul wuu cabsooday Maadaama hada ka hor Dil ay u qoreen Hhhhh
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 28 күн бұрын
15SANO OO DALKA IYO DADKA DHIBAATEYNAYEEN MAXAAD ISKU XILSAARI WEYDEEN MEELO AAN MECNE LAHEYNBA MU TAMAR BAAD SHAACISAANE TAN MA DOWLAD BAAD KA SUGEYSEEN INEY IDINKU MAAL GELISO SOWTII XILIGII SHARIIF LA IDINKU KULMIYEY SOOMAALIYA MAXAA LA IDINKA FAA IIDEY
@yurubmohamedabdulahi2694
@yurubmohamedabdulahi2694 Ай бұрын
Sheekha mixxudaradan wuxuu qabtay ku dhawaad 10 sano ka hor. Daalibaan way guuleeysteen wuuna sii saadaaliyay allaahu akber
@sharma-hi3op
@sharma-hi3op Ай бұрын
Thank you
@user-hj9yd1fq4o
@user-hj9yd1fq4o 28 күн бұрын
War aan wada heshiino Shabaab iyo dowladda ummaddan ha la badbaadiyo. Alshabaab dadka waa xasuuqday marka Ilaahey xal ha keeno
@YusufAhmed-vd4ry
@YusufAhmed-vd4ry 27 күн бұрын
Kawaran labadoodaba iney iska baxaan
@taifakali1981
@taifakali1981 15 күн бұрын
Sheikh idinkana lacaagta intee kaa kenteen
@user-kb9vn1qh1p
@user-kb9vn1qh1p 13 күн бұрын
Sheekh umal waa ninkii cayay nabiga ee injirta ku sheegay markaa waa dhilay sheekh maaha hooyadii wase
@HamzaRashadMussa
@HamzaRashadMussa 8 күн бұрын
Wxaan wuxuu isleeyahy yaysan ku dilin adoo meelahaa socda😂😂😂 wxaan ognahy buunoola imaan iyaga iyo kuwa dawladda isku sheegya waa gaalo wxba hanoo sheegin
@muslimahsista
@muslimahsista Ай бұрын
Umadda waadwareeriseen marba sheeko cusub oo kusaabsan alsheedaamadi
@FardosodiiriyeJamac
@FardosodiiriyeJamac 27 күн бұрын
Vidowkaan wa mar hore o dadka wahawalin
@naylo-qaad8947
@naylo-qaad8947 15 күн бұрын
Alshabaab waxaa dhalay wahaabiyo dhammaantoodna waa argagixiso gaalo khawaarij aan ilaahay ka xishoonayn
@user-ov1rk3fl9y
@user-ov1rk3fl9y 25 күн бұрын
Raggan wadaada shrganayaa walahi wa dad fog hoostay ka wada shaqeyaan iyagaa raba imay aakhirka xukunka dalka qabsadaan hadii xaqiiqda laga hadlo alshabaab iyo isis wa isku mid umal baqdin baa ku jirta gaalo baa lagu marmarsiyonaya gaal somalia joga ee dadka shukansadaa si uu galaysiyo ma jiro gaalo Arabia oo dhan bay jogan cidna diinta kama saaraan qof somali ah cidna ma galaysin karto hadii runta la rabo isagoo isagu donta moyane alshabaab qofkasta oo ah wa in la dilaa dhamantod kuwa wa wayn marka inyar kaso hadho wa in intaa dawladu meelo gaara u dhistaa oo nolashoda ku qaataan oo jail ah
@huckaherci
@huckaherci 29 күн бұрын
Suufiyaa khawariji ah, alshaab neh ma'ahan 😮 istaaqfurulaah sheikh
@Wacyimedia5
@Wacyimedia5 Күн бұрын
Waa runtiis alshabaab waa walaalihiis lkn suufiyada waa cadowgiisa
@naylo-qaad8947
@naylo-qaad8947 15 күн бұрын
Muuqaalkaan wuxuu taageerayaa alshabaabku inay yihiin dad saxan oo aan khaladaad diimeed ah galay aysan ahayn
@yusufmohd192
@yusufmohd192 8 сағат бұрын
Mhn mid taagyeeraayo.....in qaldanyihiin ayuu u sheegaaya..waxayna aheed xili hore ...bal eeg shiikhu wuxuu taagyeerey xamas iyo taalibaan in ay guuleysan doonan wuu sheegey wayna dhacaday maanta ....balse kuwaan ina hor taagan mhn fikir will somaliyeed wata ayuu yiri shiikhu ...khwarijna lama dhihi karo waayo...waa muslim ashahaadanaya oo wado xun maray mana lagu fududaan karo
@abdirabi-lq5bs
@abdirabi-lq5bs 28 күн бұрын
Munafaq nimada nagala taga shiiqa islam media shiiq 16 sano ka hor hadal aha haso dhigana hada warkisa so radsha wa khawarij
@omerharedomer3763
@omerharedomer3763 25 күн бұрын
Muxuu kuyahay khawaarij ood ku aragtey oo wa maxay sifoyinka khawaarijtu
@taifakali1981
@taifakali1981 15 күн бұрын
I disagree with you sheikh shabaab are not infedels what are they
@Funny-animal-memory
@Funny-animal-memory 28 күн бұрын
Waligeed alshabaab mareykan madishan? waligeed xalane maka hadashay? Marka wey iska cadahay alshabaab ineysan diin udagaalamayn
@mohedaxmedadariadari4866
@mohedaxmedadariadari4866 Ай бұрын
يا شيخ Umal أنت استورد فكرة الحركة الشباب من اعتقادك أو من الخارجية، وأنت شيخ الشباب ،لذلك لا نقبل ما تقول حول قضية شباب .
@ts7152
@ts7152 Ай бұрын
Ayaga iyo adiguba khawaarij baa tihiin
@EngineerArab97-od4il
@EngineerArab97-od4il Ай бұрын
Haa illeen isaga sameeye dilka iyo xasuuqa ay geysanayana qeyb buu kayahay!
@abuucabdalla2545
@abuucabdalla2545 Ай бұрын
culimada inta daayso diinka baro diinka markaad barataa dhihi kartaa waxbaa qaldan
@EngineerArab97-od4il
@EngineerArab97-od4il Ай бұрын
@@abuucabdalla2545 inta aadan aniga iisheegin adigaba baro diinta
@felisabdi3794
@felisabdi3794 Ай бұрын
Maalinta qiyaame waad la inaan doobtaa kelimadaan weliba marqaati ayaad ka noqon doontaa ijaafada aad wado…
@felisabdi3794
@felisabdi3794 Ай бұрын
War sheeqa ha idinka nabad galo, waa intuusan la kulmin, lkn markuu utagey oo uu la soo kulmey wuxuu ka hadley xaqiiqdoida, Allah xafido
@sucdisiad3316
@sucdisiad3316 Ай бұрын
Culumo kuwaan ma sha ee waa Mulxidiin, Mujrimiin, Malcuuniin Sheeydaanka caabuda oo Muslimka lagu soo dhaxtuuray Wahaabi waalan oo qarax umada kula dhex wareegayo wadaad ma noqdee waa Waraabo
@DrmassageDajiye
@DrmassageDajiye 28 күн бұрын
shiicada waa muslim maxaa u diiday hadeey sidaa tahay
@puremaths2444
@puremaths2444 6 күн бұрын
Ani maqabo😂😂
@user-wt1be4sl4l
@user-wt1be4sl4l Ай бұрын
shiikh umal yowsan waxba isqarqarin weligiisba alshabaab waataageersanaay waakatirsanaay shiikhna Maaha ee waa sheydaan kufaraxsan dhiiga masaakiinta iyo xoolohooda aybaneeysteen alshabaab
@user-wt1be4sl4l
@user-wt1be4sl4l Ай бұрын
300 culumo kabadan oo soomaaliyeed ayaa ufadwooday iskuraacay ineey khawaariiy yihiin alshabaab ee umal maasagaa Ka aqoonbadan kuwaas Maya waaye jawaabtu ee asagaa qalbiga kutaageersan alshabaab dhibaatada ay ugeysanayaan umada soomaaliya
@user-pj5sl2zi2j
@user-pj5sl2zi2j 20 күн бұрын
Tuug shiikh u eeke ah oo khaamis weyn wa waxa naga reebey assaagey alle ayaa idin halagi doona mar aan dhereyn wadne shaleyn dontan insha allah
@khadramahdi4116
@khadramahdi4116 Ай бұрын
Umaloiw nakiba neel baad usicotaaye Naxaad wadaa nabtaba
@user-bh5hh3bv3p
@user-bh5hh3bv3p Ай бұрын
Galada inloga kalmeya kulaha yakahadlay i tas wxu donaya in umas alada Marin hababiya
@off473
@off473 Ай бұрын
Beenta iska dhaaf sheekhu mar hore ayuu ka hadlay hadda ma ahan
@SharmaakeSharmaakecabdullahi
@SharmaakeSharmaakecabdullahi 11 күн бұрын
Kanaa la dhihi doona waa shiish garka yuusan idin sirin wahaabi +qawaaarij+ jaaahil waaye dameerkaan
@user-ry3hu4vb9o
@user-ry3hu4vb9o Ай бұрын
Bal sheekhu halla suaalo kooxdaad jaceshahay inaad naga gaddo kuwaad nacebtahayna na nacsiiso kadibna lagula naco xagay diintu kaga taalaa tusaale culumo waaween ayuu weeraray oo waliba laga af laxay burush xaar lehna mariyay muu falanqeeye iska noqdo si uu wuxuu rabo iyo waxay latahayba isaga sheego ama yutuber sababtoo ah asluubkii cilmiga ahaabuu khilaafsanyahay gebi ahanba ama umadduu moodayaa dabbaalo ilaahay hasoo hanuuniyo xariguu goostaye.
@Dulmii-sr4iv
@Dulmii-sr4iv Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂 jihaad gof larabo in ladilo miyaa jihaadku dee
@yuusufbaxaar109
@yuusufbaxaar109 Ай бұрын
Caalin Muslim matihid ee waxad tahay jaahil maadi ah .jaahilnimadada waxaa saldhig u ah markaad weydiisen adiga iyo saxibadada dib jirka ah suaashi ahayd ..... Shekh Mustfe dhulku ma kubad baa ma wareega mana meereysta? Haa waa Kubad, wareega,waa Berenstain, wallah aclam.
@madkheyr8013
@madkheyr8013 Ай бұрын
War benbadaa
@user-ll1zm4nx4y
@user-ll1zm4nx4y Ай бұрын
Sheekh umal.waa runta waa khawariij.wayaan nimankaasi
Isaga oo qalniin lagu sameeyay ayuu Tahriibay.
32:56
MM Somali TV
Рет қаралды 384 М.
СНЕЖКИ ЛЕТОМ?? #shorts
00:30
Паша Осадчий
Рет қаралды 7 МЛН
ИРИНА КАЙРАТОВНА - АЙДАХАР (БЕКА) [MV]
02:51
ГОСТ ENTERTAINMENT
Рет қаралды 1,7 МЛН
Sprinting with More and More Money
00:29
MrBeast
Рет қаралды 182 МЛН
Asbaabta Illahay Arzaaqda Ku Waasiciyo Sheekh Maxamuud Xaliike
24:22
Tasbiix Production
Рет қаралды 125 М.
Shiicada Muslimiin mayihiin? || Sh Maxamed Umal
34:35
Salafmedia
Рет қаралды 129 М.