Shaadiya sharaf oo Abdifitah yare tariiq ku dhigtay layaableh😱🙆

  Рет қаралды 241,478

Shaadiya Sharaf Official

Shaadiya Sharaf Official

3 жыл бұрын

Пікірлер: 992
@samiaahmedyussuf6489
@samiaahmedyussuf6489 3 жыл бұрын
Cabdifataax inuu wax dilis necebyahay inta ila arag tay like 😍🙏
@jamilocabdi9498
@jamilocabdi9498 3 жыл бұрын
Kkkkkkķkkkk
@naimaisse9381
@naimaisse9381 3 жыл бұрын
Qamar
@haybeali1567
@haybeali1567 3 жыл бұрын
Lamanaha Farxadooda intii iLa Jecel Like Dhac Kusii walalaYaaL❤👎
@saamodagan6793
@saamodagan6793 3 жыл бұрын
Illahey dartiis igu so duceya walal Alle ino owlaad baari o cafimaad qabto isiyo
@fatximohammed3463
@fatximohammed3463 3 жыл бұрын
Uwad baari ah allaha ku siiyo abaayo
@miirabbe7220
@miirabbe7220 3 жыл бұрын
abaayo ilma bari ah oo cafimad qabo illahay ha ku siyo🤲🤲🤲
@williamkilonzo813
@williamkilonzo813 3 жыл бұрын
Ilahy owlad baari ah hakusiiyo
@nasroahmed3323
@nasroahmed3323 3 жыл бұрын
alle hanawada siyo abayo I.a qeyra mcnto
@jabersaid4595
@jabersaid4595 3 жыл бұрын
Owlaad baari kuu ah caafimaad taam ah leh diinta islaamku ku ad adag rabi hakuugu irzaaqo wall adiga iyo aniga iyo inti muslim ah rabi ha siiyo 🤲🤲🤲🤲🤲
@hanaibraahimibrahim4401
@hanaibraahimibrahim4401 3 жыл бұрын
Fadumo bintuh rasuul scw ciyar may noqotay shadia 😓😏
@phathizhariif4053
@phathizhariif4053 3 жыл бұрын
Abaayo magaceeda un pay zheegta wax dhipa malahan ilma kazta hooyadiiz waa uwacan kraaa faduma razulna zcw waa hooyadeeed
@mahamedmohamud2950
@mahamedmohamud2950 3 жыл бұрын
Scw scw scw nabiga ku sali walal marka hore scw scw scw
@jihaanabuukar7521
@jihaanabuukar7521 3 жыл бұрын
Scw scw
@sahraxaaji5442
@sahraxaaji5442 Жыл бұрын
Salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam
@maryamoruun1532
@maryamoruun1532 Жыл бұрын
Salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@carafey3113
@carafey3113 3 жыл бұрын
Xanaq Kuma qurxono abdifatah😔💯 farxada ayu ku fican yahay 💯😊 Masha Allah
@deqadalka9953
@deqadalka9953 3 жыл бұрын
Inti nala aragtay in guriga meel walba nagala tusaayo like dhac igu sii 😂😂😂🤣🤣🤣🤣 👇
@umunaimaofficial4675
@umunaimaofficial4675 3 жыл бұрын
Wa iska sii hormarina lagu laha 😂😂 shaadiya mey ku dhaheen
@hamdaabdule71
@hamdaabdule71 3 жыл бұрын
shadiyo var dhan ma ogolo🤣
@abdullahialiomar7631
@abdullahialiomar7631 3 жыл бұрын
Kkkkkkkko
@farxiyoibrahim1882
@farxiyoibrahim1882 3 жыл бұрын
Shadiyo inay caqli badanthy inta ila aragty love dhac igu sii😁😁
@somaliyameni202
@somaliyameni202 3 жыл бұрын
Team shadiya nd abdifatx one love
@Hibaky
@Hibaky 3 жыл бұрын
Cidna igama soo horaysoo like dhac kusii nooloow e 😂😂
@najaxmxamed3660
@najaxmxamed3660 3 жыл бұрын
hibaqay waxay like tanad bilawday 😂😂😂😂😂😂😂
@teamjamavlogs2905
@teamjamavlogs2905 3 жыл бұрын
@@najaxmxamed3660 indonesian girl iyo heeeso tiktok ciyaraya kzfaq.info/get/bejne/mdWfZNOD1dyleY0.html fadlan soo bqo
@leylahaji2029
@leylahaji2029 3 жыл бұрын
Intaa ila aragteey in igaarkena lanaboyo like dhaac igu siyaa 🤣🤣😂
@Somali_Star_Tv_1
@Somali_Star_Tv_1 3 жыл бұрын
Inta shaadiyo jecel love ku qabta 😍😍
@teamwaayaab4602
@teamwaayaab4602 3 жыл бұрын
Shadiya igarkaan nabida kadaa dumashi. Naga xishow wanku jecelnahe 😂😂😂😂😂😂😂
@aishomohamed7458
@aishomohamed7458 3 жыл бұрын
Inta Shaadiyo iyo abdifitah inee hurdo ka soo kaceen ila aragtay dhac kusii 🤣🤣🤣🤣🤣
@amoorinhoproduction1627
@amoorinhoproduction1627 3 жыл бұрын
HOOYADA JANADA ALLAHA HAKA WARAABIYO #SUSBCRIBE HA IGA XASDIN
@sayidhaaji381
@sayidhaaji381 3 жыл бұрын
Shaadiyo sharaf iney maalmahan sariirta dhagax dhigatay waan lasoconaa. like saar
@quenquman7548
@quenquman7548 3 жыл бұрын
First one inta ila aragtay in cabdi fitaax qurxoonady m.a liketa ha ila dhafina
@khadrabeerdhige6030
@khadrabeerdhige6030 3 жыл бұрын
Batoo barakooba qoyskeena
@hudohani7321
@hudohani7321 3 жыл бұрын
Wllhi wan jeceylhay markad is lajogtan❣❣❣❣💋❣❣
@farhiyoyusuf4888
@farhiyoyusuf4888 3 жыл бұрын
Qulmasha Allaah huuno❤️✌️
@teamjamavlogs2905
@teamjamavlogs2905 3 жыл бұрын
@@farhiyoyusuf4888 indonesian girl iyo heeeso tiktok ciyaraya kzfaq.info/get/bejne/mdWfZNOD1dyleY0.html fadlan soo bqo
@85tyhirs42
@85tyhirs42 3 жыл бұрын
Shaaadiyo illahay nabar xaqdaro hakaga dhigo hhhhhhhhhhh
@umuzamira2275
@umuzamira2275 3 жыл бұрын
Shaadiyooy waxaanoo kle ma fiicna waayo soomalidaan ma naxaan waa jar-jaraayaan dad boqolka wax ku fahma aa jooga meeshaan
@anfacxashisheeno5101
@anfacxashisheeno5101 3 жыл бұрын
Shadiyo farax dhibka ka dhaf hee inta reer fanole ila tagerto like dhac kusiyahe hee ❣❣❤🙏👏😂
@fardowsoqueen3633
@fardowsoqueen3633 3 жыл бұрын
Abdifitaax inuu wax dilka neceb yahay inta ila aragtay like saar👇👍👍
@maryanabdimahamud2525
@maryanabdimahamud2525 3 жыл бұрын
Shadiyo sharafey wlley mcn wllhi m.a dhamaantiin waa nijeclahey ❤️🥰💯💕💋💖nolowda inta nolol jirto
@osmanabdilahinur8561
@osmanabdilahinur8561 3 жыл бұрын
Shaadiyo wlh funny wye macha allah❤️🤩🥰malmahan waa adkaty aye dhahde inta qorta ka qabty adaa dishid maskin kaan 😅😅😅🤩 funny le wye
@aaminocali2737
@aaminocali2737 3 жыл бұрын
Shaadiyo sharafteyd aan jecelhy wan idin xisay mcnto ❤❤💋💋💋💋💝💝💝abdifitaax xanaq caawa wlhi soory
@akramjeywaalichenall5820
@akramjeywaalichenall5820 3 жыл бұрын
Inta ila arakty xanaq 2 minit like isaar
@sheekeeye369
@sheekeeye369 3 жыл бұрын
Abdifitaaxow qofto funny ah adaa iskuso aqal geeyste u dulqaado hee😂😂✋
@luulqaali947
@luulqaali947 3 жыл бұрын
Mapa qosleeysid xitaa miyaa kulahaa wuu kaa yaapay wlhi🤣🤣🤣🤣🤣
@ikraanifka2647
@ikraanifka2647 3 жыл бұрын
Wllhi weka yabisay😂😂 maba qoslesid miyaa Eeka kentay😂
@hassanabdi9528
@hassanabdi9528 3 жыл бұрын
Shaadiya waa Gabadh kaliye youtube leh aan daawado abaayo hore uu soco. Gabdhaha Soomaaliyeed sidaada kale bashaash alle haka dhiigo
@hazbevibing3066
@hazbevibing3066 3 жыл бұрын
Asc.masha.allah😍😍❤❤❤❤💖💖💖💖💖💖💖
@sundus1232
@sundus1232 3 жыл бұрын
Gacanta Maxamed yare aa lagu korin rabaa kulahaa c/fitaax ar shaadiyaa been been kugu dishay wllhi one love my family 🥰❤
@najmafarah6696
@najmafarah6696 3 жыл бұрын
Prank ugu shactirada badnaa waaye 🤣🤣🤣Shadiya umadeena maahan dhibleey ..Abdifatah sorry 🤣🤣🤣🤣
@fatumaabdi6451
@fatumaabdi6451 3 жыл бұрын
Hhh fani waye shadiyo sharaf inolo mcnto iyo xaajigaga 🥰🥰🥰
@yusufabdiyusuf1129
@yusufabdiyusuf1129 3 жыл бұрын
Shaadiyo sharaf ilhy janada kugeeyee sher dheh yuo tube kayga Yusuf Abdi Volgas blz 1k igaarsiiya
@fatuushmohamed1614
@fatuushmohamed1614 3 жыл бұрын
Shaadiya majogtido run run yaa lagu tumine 😍❤😘 keep going familka qurxon
@sulekha8037
@sulekha8037 3 жыл бұрын
❤️Lamanahaygiiii Aan jeclaaa Shadia /Abdifataah isku waro isku badhaadha abidkiin
@ruqiyooffice3664
@ruqiyooffice3664 3 жыл бұрын
Wac Mashaallah Keep going my walalaheey anigane isoo booqo 👈❤️♥️
@haniboqorto9410
@haniboqorto9410 3 жыл бұрын
2k igarsiya Somaliyey 🇸🇴👏🏿😍🇸🇴
@zapnadiadduunka3772
@zapnadiadduunka3772 3 жыл бұрын
Waan idiin Xisay Shadiyo marka ku arko wan iska Farxaa 🥰🥰 Lamanaha Qarniga Farxad igu Nolada 🥀❣😘
@riyaaqmacalin9525
@riyaaqmacalin9525 3 жыл бұрын
Shaadiya wan kujeclahay noolow abaayo farxadayda nololfarxadleh
@nafisonaftanafta3173
@nafisonaftanafta3173 3 жыл бұрын
Masha allaah wlshey iyo wllkey keep going
@tayochanal6823
@tayochanal6823 3 жыл бұрын
Maaa shllah family qurux badan isku waara Abyo iyo aboowe ❤️❤️❤️
@sharmaakeaadan4288
@sharmaakeaadan4288 3 жыл бұрын
😁😁😁 wlh waa iga badise wllsheyda gacan ayaa ku taagay wlh qofka kaleya aa social media aan ka taagero wlh waan ku wataa aniga huray usoco wllsheyda
@nawalmahdi7331
@nawalmahdi7331 3 жыл бұрын
“Dhabanada mala iska dilo kulahaa” ar shaadiyo ee ku dhaheen😂😂😂😂❤️
@asadnuur6986
@asadnuur6986 3 жыл бұрын
shaadiyo sharaf guriceel cadaado iyo hobyo ilaa xarardheere aa laga taageera waa ku wadanaa u nolow sida boqorada oo kale ❤️🙏❤️ i am from sweden waa ku wata markaa shaqada ka soo baxo waa ku daawada
@xasankaafi147
@xasankaafi147 3 жыл бұрын
Wllhi qofka dunida ugu fcn heshay plz ilaasho hadiikale banaanka dad badan ayaa joogaan allaha isku kiin xafido aduun iyo aqiro shaadiyo il xun allaha idin ka haayo adiga iyo saaxibkaa abayo
@raymasharif8715
@raymasharif8715 3 жыл бұрын
Shadiya shaaraf one love❤💋
@samiiromahomud4252
@samiiromahomud4252 3 жыл бұрын
Inta ila aragtey iney shadiyo faraha iney idin tusinyso iney modowga ka bi ineyso like dhac ku siiya
@mariaroza8049
@mariaroza8049 3 жыл бұрын
Ar naaga meeley umada arkin ayadba arkty wlhi waiga badisay shoow gabdhaha iney qofka falaqeyan ley u fiirsadan miya
@saaraawad6504
@saaraawad6504 3 жыл бұрын
family Beautiful 😍 ❤ 💕 ♥ 💖
@fadumaabdow8592
@fadumaabdow8592 3 жыл бұрын
Wcs abaayo mcnto Allah idin xafido adiga igu wllkeyga 🥰🥰🥰
@farhiyoyusuf4888
@farhiyoyusuf4888 3 жыл бұрын
Kkkkkk 😂😂😂😂 miskiinn dhulkeyy Lagasheyy wallaahii ❤️❤️❤️❤️😂😂✌️✌️✌️Masha Allaah beautiful family
@haldha76
@haldha76 3 жыл бұрын
Inra mnta shadiyo ina garbasaar cusub wadato ay ila argtay like dhac iigu sii
@aliyadigriyow4455
@aliyadigriyow4455 3 жыл бұрын
Gabar ka aqlibadan shadiyo majirto masha Allah illahay ha dhaafo ❤❤❤
@amalalimohamed1767
@amalalimohamed1767 3 жыл бұрын
Wlhi waa idin jeclahay intaa qososhay waankula qoslay shaadiyo cadeey nolaada walsheey macaan adoo arooskeyga iga tiirin alle nama wada oofsado inshallah reerkaaga allaha kuu barkeeyo cadwga ishoodana allaha ha idinka haayo aamin
@sahramohamed9030
@sahramohamed9030 3 жыл бұрын
First one like and love team shaadiyo sharaf
@ramlailmi
@ramlailmi 3 жыл бұрын
Nobody: shadiyo sharaf sorry my wife😂😂💀
@luulqaali947
@luulqaali947 3 жыл бұрын
Qoftaan wn ka yaapay intii la ceynin ayee is caynee 🤣🤣🤣🤣
@Lajeclyda23
@Lajeclyda23 3 жыл бұрын
😂😂😂
@manshaallhmohamed7881
@manshaallhmohamed7881 3 жыл бұрын
shaadiyo allh ha xifdiyo wax nool waaye
@alish2852
@alish2852 3 жыл бұрын
SHAADIYO MARKEY C. FATAAX JAFEYSO AAN JECLAHAY
@zapnadiadduunka3772
@zapnadiadduunka3772 3 жыл бұрын
Hapen waye Shadiyo inaa Dariska Soo Kiciyo maa Rabtaa Qosol badana😂😂😂😂
@hanniafrah4861
@hanniafrah4861 3 жыл бұрын
Hhhh ani xitaa wllh
@zapnadiadduunka3772
@zapnadiadduunka3772 3 жыл бұрын
@@hanniafrah4861 😂😂
@yusufdeqtube8729
@yusufdeqtube8729 3 жыл бұрын
Lamane Qurux badan Shadiya Sharaf Abdifitah Yare Maxamed deq💟❤🙏
@hanimohamed6807
@hanimohamed6807 3 жыл бұрын
Waa nisalmy mohamed yare igu salan 💋💋❤️❤️❤️
@football4k598
@football4k598 3 жыл бұрын
Wlhe Wa Qosys Is Fahmay Msha Allah Waxa Tihin Dad Danta Meel Uwada Jira Darenkana Wadaagay Dira Dira Ka Nabad Gala Insha Allh😘😘
@miskiabdikadir5519
@miskiabdikadir5519 3 жыл бұрын
Plz babajey nosoqawo I miss him inta ila midka ah like dac plz❤❤❤❤❤😘😘
@asmoargsan8703
@asmoargsan8703 3 жыл бұрын
One love tem abdifatah yer iyo boqoradisa aan jcelahy 💕💕💕💕wan idan jcelahy 💕💕💕💕
@mandeqsomalia9578
@mandeqsomalia9578 3 жыл бұрын
I love this family Mashalah isku wara inshalah 💕💓💐🌹
@sucaadomaxamud3905
@sucaadomaxamud3905 3 жыл бұрын
Masha alah abayo family kada alaha ku xifdiyo ♥️ abayo mcn
@mohabofficial6489
@mohabofficial6489 3 жыл бұрын
Ilaahay tartiisa subcribe iku saar wlahayga somaliyed 🙏
@actorman5428
@actorman5428 3 жыл бұрын
Shaadio qosolkay kaa dhamayn😂😂😂😂😂 I support me😍😍
@khadiijocatuush3911
@khadiijocatuush3911 3 жыл бұрын
Shadiyo c/laahi uumac apyo adi mohamat💋💋💋
@abdirahmanmohamed4210
@abdirahmanmohamed4210 3 жыл бұрын
abyo mcn shaadiyo walhi jiliinkaaga aad ayaan ugu haystaaa keep going abyo mcn
@eedoeedo3059
@eedoeedo3059 3 жыл бұрын
Maasha allaah illaahey ha idiin xafido idinka iyo maxamad yare Aamiin
@samsamibraahim8670
@samsamibraahim8670 3 жыл бұрын
Mnsha allah lamanihii qarniga shadiyo $ Abdi fataax 🥰🥰🥰🥰💋❤❤
@amalabdi1036
@amalabdi1036 3 жыл бұрын
Shadiyo iyo abdi fataxa waa in xiisay walhi❤️❤️❤️❤️💔
@fathumaupdimoha1110
@fathumaupdimoha1110 3 жыл бұрын
Hhhh *Shadiyoo* is jafida alasey bay isku bilaabin isma cafinyso😂 great Family😍🙏
@fadumoquruxofficial3111
@fadumoquruxofficial3111 3 жыл бұрын
Shaadiyo sharaf 💘💘keep going xbbtii Adiga io xajiga abdifatah Mohamed yare ilaahey haidn xafido farxad igu nolada 💘
@naadiyanaruura342
@naadiyanaruura342 3 жыл бұрын
Maasha Allah c/fatah wa qof dulqad bdn🥰 shadiya abyo ixtiram seygada🙏🥺
@mohamedkhadar9830
@mohamedkhadar9830 3 жыл бұрын
prank sidan ugu qoslay walhi mid hore uguna qoslin🤣🤣🤣🤣
@ruunmohamed2404
@ruunmohamed2404 3 жыл бұрын
Shaadiyo qorax ayaa ku garacday 😂😂😂😂❤️❤️❤️❤️
@munishmunishaa3098
@munishmunishaa3098 3 жыл бұрын
9:07 shadiyoy dhib badnidhaaaa wle mxd Daad bdn soo nabty🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣sorry my wife kuma lohoo😅😅😅😅
@fahiimamubarig39
@fahiimamubarig39 3 жыл бұрын
Wllhi shadiya sharaf wan ku haYsta waa mucjisada iga qoslisa lamane shidan nolada inta nololi taalo 🙏🙏🌎🙏🔐❤️
@maryanahmed8086
@maryanahmed8086 3 жыл бұрын
Masha allah beautiful family
@shuceybofficial5181
@shuceybofficial5181 3 жыл бұрын
Away baba jey Aya rabna shac taro ❤️❤️❤️🙏🙏🙏🙏💯💯
@halimaelmi5742
@halimaelmi5742 3 жыл бұрын
Masha aIIah Lamaanaha qaaii Shaadiyo iyo abdifitaax aIIaha inadayo dhamantin 💓🖤♥️💜💕💙💚♥️♥️👍👍👍
@sihaamhuseinhashi9577
@sihaamhuseinhashi9577 3 жыл бұрын
maansha allah waad iga qoslisaa waligaa farxAd kunooloow laakiin cftax dhibKa aad dhibeeyso makaad waxduubeysid leehanoo ahaato ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@fadumazahraraage9896
@fadumazahraraage9896 3 жыл бұрын
Faran farka waa kor furun furkana waa hoos shadiya tilmaame nasiisay😂😂😂😂❤️
@amunibraahimmohamed2088
@amunibraahimmohamed2088 3 жыл бұрын
I mzz you wlhi ❤️🇸🇴
@ukshorts6779
@ukshorts6779 3 жыл бұрын
Eedo alle haku sharfo cizzi iyo sharaf ku noolow adiga iyo saygaaga❤😍 funny couple
@anabosman7722
@anabosman7722 3 жыл бұрын
Masha allaha keep going wallahey allaha nixafido
@mohaisse6323
@mohaisse6323 3 жыл бұрын
Tan Umadeena Maaha wlhi shaadiyo waa ku wataa gar iyo gardaraba 😂
@najiibtolkaofficial8503
@najiibtolkaofficial8503 3 жыл бұрын
Walalhey 🤲aniga fanka 👏wan kabaxay ilahe ba iga madobeyey🙏chenelkega wakan ee 15k oo👉subscribe igarsiya inata kalena allow so hanuni amin dhaha🤲Pls
@saladomohamed4081
@saladomohamed4081 3 жыл бұрын
Mashallaah Shaadiyo ❤️👍
@Sharmaakezaalimi-hy6se
@Sharmaakezaalimi-hy6se 3 жыл бұрын
Faadumo rasuul waxaa ka fadli bada Aabeheed nabi muxamed scw
@aishaali1426
@aishaali1426 3 жыл бұрын
Abayo ilahey hakucafiyo wllhi qaraxadada u xisnay aniga iyo familkena macanto nosobadi hadane waxaba kahela marka abdifitax yare adhibesid nosobadi
@xaawoabshir6460
@xaawoabshir6460 2 жыл бұрын
Shadiyo umad ma ahn 😂❤team shaadiyo 🥰🥰
@aaminaali972
@aaminaali972 3 жыл бұрын
Mash allha team shadiyo io abdifith full tagero pran ka so badia😁😀😆
@ruunraha1631
@ruunraha1631 3 жыл бұрын
Hhhhhhhh ala caloshaaa ixanuntay diibbadanaa shadiyoo😂😂😂😂😂
@caashodheerey4858
@caashodheerey4858 3 жыл бұрын
Shadiiyadeena canshaqa wlhi reer magal tahay aalle haaidin dhoro my dhiga abdi fitax farax 😂😂😂😂♥️♥️💯🙏🏾🙏🏾💯💯
@rukiyaali2383
@rukiyaali2383 3 жыл бұрын
Soomaaliya waan idin jaclahay waxan ahay KZfaq cusub balis layka i sara mahadsanid walalayal ilaha ha idin xafido walalayal dhamantina Amin
@ruqiyohassan610
@ruqiyohassan610 3 жыл бұрын
First 1 to comment ❣
@sacdiyocadey2043
@sacdiyocadey2043 3 жыл бұрын
Shaaadiyo &c/fitaax wada noolaado nabad ku waara ❤❤❤❤❤❤❤
@sabiriinbintuabdirahman
@sabiriinbintuabdirahman 3 жыл бұрын
Asc plz Aduunka lgu yahay walalo isaar subicrayb walalhayga somaliyed 🇸🇴 waa cudsi 🙏🌹
@muqtaarjalwa
@muqtaarjalwa 3 жыл бұрын
Waligey youtube cment kama bixin Wllahi lamana ugu shactirada badan aa tihiiin😂🤣
@khatraismail7708
@khatraismail7708 3 жыл бұрын
M.a lamanaha sanadka qeir ayan ni rajenaya shadiyo sharaf wankujeclahay abayo❤️❤️❤️
@sahracadeey3147
@sahracadeey3147 3 жыл бұрын
Wwwwww m.a shaafida iyo cabdi fatah hormar wacan guul nirajeenaa markasto
SHAADIYO SHARAF OO NAAG KALE U GUURINAYSA ABDFITAH YARE ARIN LAYAAB LEH QOSOLKA ADUUNKA
16:18
ОДИН ДЕНЬ ИЗ ДЕТСТВА❤️ #shorts
00:59
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 8 МЛН
1❤️
00:17
Nonomen ノノメン
Рет қаралды 12 МЛН
МАМА И STANDOFF 2 😳 !FAKE GUN! #shorts
00:34
INNA SERG
Рет қаралды 4,4 МЛН
Was ist im Eis versteckt? 🧊 Coole Winter-Gadgets von Amazon
00:37
SMOL German
Рет қаралды 31 МЛН
Abdifitah yare oo prank qosol leh Ku sameeyay shaadiya sharaf
10:53
Shaadiya Sharaf Official
Рет қаралды 373 М.
QAABKA AY ISKU GUURSADEEN SHAADIYO SHARAF & SEYGEEDA CABDIFITAAX LOVE-KA ADUUNKA
13:44
omar barbar  oo sharuud  lagu  xirey
6:18
Culum chenel
Рет қаралды 8 М.
CHALLENGE QOSOL BADAN SHAADIYO SHARAF & BAABA JEEY KARBAASHKA ADUUNKA
24:00
Shaadiya Sharaf Official
Рет қаралды 240 М.
Abdifitaah yare oo prank aad oga xanaajiyay KU sameeyay shaadiya sharaf😡
11:49
Shaadiya Sharaf Official
Рет қаралды 320 М.
ABDIFITAH YARE OO KA MASEERSIIYAY SHAADIYO SHARAF XANAAQA ADUUNKA
15:45
Abdifitah Yare Official
Рет қаралды 215 М.
SHAADIYO SHARAF & SAYGEEDA CABDIFITAAX YARE BILOWGA JACAYLKOODA QISO DHAB AH
14:55
Shaadiya Sharaf Official
Рет қаралды 233 М.
ABDIFITAH YARE OO SHAADIYO SHARAF MASEER KAGA OOYSIIYAY QOSOLKA ADUUNKA
15:46
Abdifitah Yare Official
Рет қаралды 228 М.
ОДИН ДЕНЬ ИЗ ДЕТСТВА❤️ #shorts
00:59
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 8 МЛН