Shaadiyo xapipty marki horta said ayan kutagera marka xapipty vidioyalka nosobadii
@aaminacazko27843 жыл бұрын
Iino khasab miyaa😂😂
@ahmedyaasir21573 жыл бұрын
Dad an dar illahay ujecelahay ayaa tihiin ilxumi idima isharato keep going
@cawilosman75313 жыл бұрын
Nayaa alaabta mana tuseesaa😝😝😝var 💋inta ilaraacsan😛😛
@maxamadsoyahhshadiyosharaf30633 жыл бұрын
Asc
@lipnaofficial233 жыл бұрын
Beerka dhuulka ii yalo wlhi Abdifitah war allaha alle ma yahay naagaha hadey ka tagan adina ma ka tagey kulaha maskiiin 😂😂😂😂
@farduzabdalla89923 жыл бұрын
cabdi fitaax wllaalo shaaadiyo ooyine u xiiiste eeee nooga soo aar🤕 team fitaaax❤🌺🌺🌺🌺🌺💋
@shamismaxmudsiciid15013 жыл бұрын
Shadiyo Quran Sarkii saf saf leee ka dhigtey
@halimamahamed58833 жыл бұрын
Hhhh shadiyo marka edo la shegay jaa in naxdin darten uu wadnaha istagi garay inta ila aragtay like dhac igu siiyaa
@Noi33343 жыл бұрын
انا لست فنان ولا مغني✋ انا فقط انشر القرآن🌺 ولا كن لا اجد من يسمعوني😭 فهل اجد من يسمعون القرآن😭😭
@barwaaqoabdirashid34903 жыл бұрын
حياك الله أخي
@najubbe81933 жыл бұрын
Abdi fitaah naxris mlihid😪😪😭😭ha i waalin lee dhahe ado cunuga haay lgu dhahyo ceb wye wxaas😪😪😭
@aamsacadey43133 жыл бұрын
Anaba layaaban comnti ja hadlayo sa u radinaye adaa kusoo hele Naxariis daranaa🙃
@miss6953 жыл бұрын
Inta prank marke maqshay so oroday 👍😁❤
@mariaedepzan2405 Жыл бұрын
Aniga😂😂
@nasrudiingeneralservice53927 ай бұрын
😂😂😂
@faraxxusen68633 жыл бұрын
Shadiyo ilaah amarkis wa iska jeclahay marka mel ku arkana lama hadli kari ama jac lagugu dhajiyaya isdhaha Iska amus 🤣🤣
@sowdamohamed26563 жыл бұрын
Noocas ma aha cdy ciyalka xafada waye shadiyo😀😀😀
@cadanyare23063 жыл бұрын
@@sowdamohamed2656 nin wayE sharafey 🤣
@hanaanquruxbaby13813 жыл бұрын
Fghhuu
@zmzmcardp3 жыл бұрын
Jac beeel 😂😂😂😂
@zuuzuuqueen78353 жыл бұрын
😂😂😂😂
@ubaxadan12213 жыл бұрын
Shadiyo no soo badhi parank yashaa 😂 shadiyo wan kujeclahy alle haku cafiyo inshaAllah 😔❤️
@farihaabdi66983 жыл бұрын
Team shadiyo sharaf wan arsanay Shadiyo apayo nolow qaliye🥰🤣
@sadaambuskudyare2053 жыл бұрын
Fariha abdi wll macaane subcsubrs iisaar wll qali
@farihaabdi66983 жыл бұрын
An kusare away magacan kugu qoran miya apowe
@maryanchannel21873 жыл бұрын
@@sadaambuskudyare205 wl subscribe isar
@aishahusseinali30563 жыл бұрын
Yes mnta anaa u horeyo shadiyoh sharf xapipti waku tageraa horay usoco insha alh malin inan ku arkoh❤❤🙏ayn jeclhy
@qaaluuboy64222 жыл бұрын
M.a abaayo shadiyo
@Seey6673 жыл бұрын
Ayyy ninmanka somalida ad adeeg badana naftooda mooye naf kale kama naxayan waa xanun sanahay la dhahooya markaso waali iyo waxa lojigin kashekeyna😐
@najmafarah66963 жыл бұрын
Walhi mar mar waxaa isdhehee wax wax loo dhalo maistaahilan .... hooyodu haday jirato waali maa bilaamayso
@saadoawiljama60413 жыл бұрын
Dumarka somalida isku baray raga kibirka
@hassanmohamuud10813 жыл бұрын
Prank in ay isla og yihiin inta ila fahansan like saar
@caashacabdi31913 жыл бұрын
Maxaa kaa kale
@shamsomaxamed38453 жыл бұрын
anaga waxa un ha no sogaliyan anaga waa jecenahaye
@hassanmohamuud10813 жыл бұрын
@@shamsomaxamed3845 hade yaa necban wllo aniguba wAn jeclhy
@isroali47743 жыл бұрын
Ereyga ay badanaa ragu dumarkooda marky damcaan in ay wax ushegaan isticmlan ha iwaalin waalida iga latg wr rgoow dumar kiina ixtiraama oo codsiyadooda kadhegysta oo tixgaliya shaadiya wlhy waa miskiin baariyad ah prnkgii hore iyada sey ula hadleysey c/ futaax wan ogeyn markii ayada lagu smeynayey hory usocda my family alle hydin fhowro
@mohanahmed77363 жыл бұрын
Rufyaan ayaad tahay ee reer ka fidnada kala tag
@bella-xb1ug3 жыл бұрын
@@mohanahmed7736 qofki runta idiin sheega ma ruufiyaan baa... wuraa gabadha ka leexo😌
@mohanahmed77363 жыл бұрын
@@bella-xb1ug maya walalo Dadka is qaba looma kale hiiliyo haday cawa shafiyo aragto qoraalka misana xanaaqdo soo ayadu sababta malaha
@bella-xb1ug3 жыл бұрын
@@mohanahmed7736 😅😅😅😅😅😅😅dadka is qaba looma kala hiiliyo waxaan kusoo xasuustay anoo aad u yar buu aabahay hooyadey ku yiri shaah ii kari markaasey ku tiri kuu karin maayo Wuu ku cel celiyay isagoo dhoola cadeynaaya iyadana sidoo kale diidmo iyo waxay isugu dartay dhoola cadeyn Ileen waa kaftamaayaan anigi soo boode ku dheh aabe anaa shaaha kuu karinaayo intuu madaxa ii salaaxay ayuu igu yiri ani iyo hooyo hanasoo dhex galin🤣🤣🤣🤣 Wlhi ilaa maanta oon labaatan kor u dhaafay hadalki waa xasuustaa😅 Lkn maadaama aan weynaaday hada aabe iyo hooyaba qofki wax tabanaaya wuu ii wacaa oo ii sheegaa waxa jira anna waa kala dhex dhexaadiyaa😍
Shadiya👑 iyo 👑C/fataax Jacaylkiina waan Ku kalsoonahay kor allaha ka yeelo❤
@sadaambuskudyare2053 жыл бұрын
Muna cawil wll macaane subcsubrs iisaar wll qali
@khadroluul94613 жыл бұрын
Shadiyo abayo wankujeclahay mcney 💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋
@zabuuchannel23613 жыл бұрын
Walalhyga isoo booqda 1k igaarsiiya ifkaa lagu yahay walal illahay dartiis igu soo booqda🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@nacnaciyohaaji93013 жыл бұрын
Ahamadey but hdlkda qosol igu filan 🤣🤣🤣🤣🔥
@maryanahmed123 жыл бұрын
Abdifitaax ku lah hirgab maa nogo safreey shadiyo dhibaatalda daa😁😁😁😁
@maryanabdirahman85653 жыл бұрын
“Wan xanunsanahay waa ogtahay inaa baxa rabaa” ee ledhahay asagana kulaha “jajarkeyga waxa iga muhimsan ee ha i walin” 💔 Naxaris la aanta raga somaliyed bisinka
@64yearsago593 жыл бұрын
Reer xamarku markay yiraahdaan jinni maad qabtaa waan ku qoslaa walaahi😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@deeqaluul61553 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂✌
@mizznagha88613 жыл бұрын
Hhhhhhh sidokale lkn waxa ku qoslay waxa kugu qoran
@bella-xb1ug3 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhh hee walaal maxaad ugu qososhaa Markaan wax aan ka yaabno aragno aan dhahnaa🤣🤣
Adiga laftigaaga hagafin ilaahay cid xumaan ma waafajiyo mana kayeersiiyo ee ka ka yeersiya waaa shaydaaan 🤔 mafhuuum 🙏
@naftauroon24823 жыл бұрын
Maxamed asaga ma dhalin miyaaaa🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣maxamed ma iga tage kulahaa jaajarkeeyga iga muhiimsan kulahaa waxa sheegeeso xaaasid😡😡😡😡
@fatxiyacarab59373 жыл бұрын
Ku sali saliga nabiga scw
@maryanruunmaryanruun61933 жыл бұрын
Scw
@nuuracabdi61613 жыл бұрын
Maad iska dhaaftan noloshan public
@samaaraacadey97413 жыл бұрын
Haa wlhi ma fcno dadkaan war ma maqlaan
@bibinur87353 жыл бұрын
Nolosha qaska eh qarsada plz
@amaalhajjiahmed99293 жыл бұрын
mushaharka kujira
@amiirfodcade3 жыл бұрын
14:38 Waa Iskala Waree Maqaar Camal 😂😂😂😂yac
@najiibtolkaofficial85033 жыл бұрын
Wllhy 🤲aniga fanka 👏waan kabaxay ilaahe ba iga madobeyey🙏chenelkega wakan ee 4k oo👉subscribed igarsiya inata kalena allow soo hanuni amin dhaha🤲jji
@khaalidcabdulhicali4383 жыл бұрын
Aamiin
@shaadiyoxassan67953 жыл бұрын
Aamiin
@ubaxabduqaadir7113 жыл бұрын
Amiin
@rahiimzavanii46313 жыл бұрын
Ishcalaa shaadiyo walaasheyna one love❤💯
@sadaambuskudyare2053 жыл бұрын
Rihaam zavanii wll macaane wll macaane subcsubrs
@khadroabdullahi18383 жыл бұрын
Ar cabdifataxa eeda la radinayaa kulahaaa 🤣🤣🤣🤣
@Hassan_dia3 жыл бұрын
Wcs shadiyo midlamida waan kuu xiisnay 😍
@drszahuurhaaji14393 жыл бұрын
Allh ni xfido Abdifitaax iyo shadiya Maxamed yare Waxa ni leyhy prank faido malahane iska daya walalahey💋💋❤❤❤ilxun nima argto ad ayan idin dagera
@bashkabalcad22343 жыл бұрын
😂😂😂😂👊 cabdi yare 3 cawo eedo u keen wiilka yar😂😂😂😂
@sofiacdeey68813 жыл бұрын
😁😁😁😁😁 farxadeyda qeyb ka midaa tihiin wlhi🥰❤ allaha idiin xifdiyo❤🥰
@wardahassan82273 жыл бұрын
Anaka marwalbo maisdaba dudena ereyadas qosol ayu igu dile kkkk
@drsifrah80813 жыл бұрын
Wcs xbbty shaaadiyaaa😘 anaa usoo horeeyo, lamaanahayga jag idinku ahy❤️❤️
@ikraamismail55273 жыл бұрын
Wlhi shadiyo sharaf waan iska jacelhy aloow nasib an ku arko itusi ayada iyo mohamed yare Abdi fitax waan arkaye talada ku arkaay asigo maraye ayadana allow an aroos ama xaflad ku arka 😍
@nasromaxamad51353 жыл бұрын
Shadia sharaf one love❤❤❤❤
@sulaqabinyahya63953 жыл бұрын
Masha Allah Walashey MCN
@fali26953 жыл бұрын
Mash allah abayo guul 😍😍😘😘❤❤❤❤❤
@sumayoawil70163 жыл бұрын
Abayo ck mad kulantan waa sugi lahay misa dagal jiro😭😭
@otetenor86343 жыл бұрын
Dad kan sharafta leh miya raqarada ku dhaxshegeeh☺
@laylaji57253 жыл бұрын
😂😂yesss team shaadiyo iyo abdifatah lawadina bo waidinlajira 😂abdifatax kaso aar
Alla mxd ruwaayad inoo jisheyn nin naagtiisa iska ilaalinaaya majiraaa mar horow dhab soo siisan lahaaa asuu korka ka gori lahaaaa prank meel xun kaagalay wlhi
@anwarhaaji64113 жыл бұрын
Qooqa ku haayo ma yara
@cafiifa2413 жыл бұрын
@@anwarhaaji6411 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@Malikahmed9613 жыл бұрын
@@anwarhaaji6411 🤣🤣
@Happy204q3 жыл бұрын
@@anwarhaaji6411 waa ku sugtay 😂 😂 😂
@rahmacadey78813 жыл бұрын
@@anwarhaaji6411 side kula tahay adi waye, nin nagtisa la joogo mxa kala fogeynayo
@saafiqueen45783 жыл бұрын
Shaadiyo qof aan jeclahy ❤❤
@sadaambuskudyare2053 жыл бұрын
Saafi queen wll macaane subcsubrs
@mimi-bs8ku3 жыл бұрын
Nimanka somalida ilma hees dhan waa dhibee yaab 🤔
@kingcatoosh20563 жыл бұрын
Sida naagta oolaga dhalo ayee yaqaniin bas lee walaley😆😆😆
@mimi-bs8ku3 жыл бұрын
King Catoosh si fiican Walahi waxa kamasera wadamada kale aabayadhod side ilmaha ugu halenenin hooyada bas 😆
@kingcatoosh20563 жыл бұрын
@@mimi-bs8ku kuwa qurbaha jogo ayaba naga daran walaley
@khabibtheeagle10073 жыл бұрын
My beautiful sister keep going my favorite couples mashallah May Allah bless you guys Amin
@wardaabdikader81503 жыл бұрын
Mansha Allah shadiya sharaf
@zuhurqali24703 жыл бұрын
Walhi dad fani waye duco hada iga rabto madaxan yariska inawad gali kula shadiyo umaden maxa cabdi fitax wey ka yawisay👌👌👌👌👌👌👌🤣🤣🤣🤣🤣
@sagaliise16203 жыл бұрын
Masha allah apaa aaarso😂😂😂
@sadaambuskudyare2053 жыл бұрын
Sagal lise wll macaane subcsubrs iisaar
@amalmuminabdi22633 жыл бұрын
𝐴ℎ𝑎𝑚𝑒𝑑𝑒𝑒𝑦 𝑏𝑢𝑑 ℎ𝑑𝑙𝑘𝑎𝑔𝑎 𝑞𝑜𝑠𝑎𝑙 𝑖𝑔𝑢 𝑓𝑖𝑙𝑎𝑛🤣
@sunduszundus78493 жыл бұрын
Yes manta frist ahyd😛👊
@topazlaqchannel93943 жыл бұрын
Hadaa tahay qof jacel farimaha jaceylka ku soo biir channelkena mahadsanid Subscribe like coment
@zahrahassan66893 жыл бұрын
Ok adna isaar wanku sareya
@hanuushcdey11513 жыл бұрын
Shaadiyo apyo mcn ad ku jeclahy wan raba ina aroos keyga ugu casuumo 🙏🏻🙏🏻❤
@sadaambuskudyare2053 жыл бұрын
Hanuush cdey wll macaane subcsubrs wll qali
@zahraabdd63653 жыл бұрын
Ma sha Allah !!! One love
@hayfaladan81653 жыл бұрын
Allah haysu kiin daayo🙈🙈🙈❤😘🥰 My beautiful family ❤🥰
@xawoabdirahmsn75763 жыл бұрын
Wwww😘❤❤❤❤💞💞💞💞
@xawoabdirahmsn75763 жыл бұрын
Xaawo
@farxiyocabdulahi21353 жыл бұрын
Masha allah idinkama daalo allaha isku barakeyo lamaanaha qarniga
@abdinoorsalat19753 жыл бұрын
Shadiyo sharaf nolow waligaa Farhad kunolaada 💓💓💓
@willodekow31383 жыл бұрын
m.a😍😍
@naimaupdyrahmaan97903 жыл бұрын
Shaadiyo sharaf Wa ka gashatay Runti🤣🤣🤣
@nuseybonalka63543 жыл бұрын
Kkkkk alla shaadiyaa waan idinjeclahaye allaha inagaduwo isha bini aadanka manshaa allah family aan jeclahay
@sumayayusuf96363 жыл бұрын
Nin Somali fa'iido malahan eedo ma raadsanaa kulahaa. 😬😬
@xamdixikimo86613 жыл бұрын
barnki marka waaa iska jeclhya ilhya amarki hasika been badande😂😂😂😂😂