ERAYADA AHMED XARAF LAXANKA ABDIKARIM ALI SHAAH MUSIC ABDIFITAH YARE SHAADIYO SHARAF FT MAHAMED MAAME
Пікірлер: 1 200
@Siciidbashaash10 ай бұрын
😮 away dadkii jeclaa qur'anka 🥰🥰🥰🥰🥰💖😭
@MohamedAxmed-hp3xh9 ай бұрын
Allahu akbar alow macnta qur anka nadarensii alow qalbiyadena isku fur alow dhamantena nahanuni alow umadada islamka ah badbadi melkasta e jogan allow yahuda kadhici misliminta falastin o xasuuqa ba an logesanayo yarabi ☝️☝️
@MohamedAxmed-hp3xh9 ай бұрын
Allah is one ☝️💯❤️🤲rabiyow qalubta no qaboji dhibatada nahysatana naga dulqad alow inta islam o dhibatesan ugargar
@AnfacFarxaan9 ай бұрын
Waikan
@user-li2hv7xm6v8 ай бұрын
@@AnfacFarxaan❤😂😊❤😊❤❤😊😂😊😊❤😊
@user-li2hv7xm6v8 ай бұрын
@@AnfacFarxaan❤😊❤😊❤😊❤❤😊❤😊
@Mukhtaarcazka10 ай бұрын
Duriyada iyo ciyaal xamar kaliya love saara❤❤❤
@user-ei4yj5zw3k8 ай бұрын
❤❤❤
@azaadmaanka28223 ай бұрын
Siiilka hooyada is was
@dj.rockets10 ай бұрын
Layaab Layaab Maame On Fire 🔥
@user-li2hv7xm6v9 ай бұрын
❤😅❤😅😅❤😅❤😅😂😅😂😅❤😅😂😅😅😂😅😂❤😅😅😂😂😅😂😅😂
@user-li2hv7xm6v9 ай бұрын
❤😅❤❤😅❤😅😅❤❤😅😂😅😂😅😂😅😂😂😅😂😅😅😂😂 2:49 😂 2:50
@Jesus_Saves_BelieversАй бұрын
Ma ogtahay in Ilaahay ku jecel yahay? Ciise Masiix waa Wiilka Ilaah waana Ilaah. Ciise wuxuu u dhintay dembiyadeenna, wuuna soo sara kacay si dhammaan kuwa isaga rumaystaa ay nolosha weligeed ah Jannada ku lahaadaan. Rumayso Ciise Masiix nolosha weligeed ah! Yooxanaa 6:47
Eryadani qof wax jecel oo jacayl dhab ah ku jira ka so baxeen wow❤️
@user-qd9gs2ml5n3 ай бұрын
Eradani
@mustaphe345410 ай бұрын
Shaashak aqoonsi somaalilandar hala siiyo way codkii reer wa qooyi 💚💭❤way yeelatayee😅😅😅😅😅
@shaadiyasharafofficial10 ай бұрын
Sow ma aha😂😂
@mustaphe345410 ай бұрын
@@shaadiyasharafofficial Haaaa
@Yamani_510 ай бұрын
Ku sali nabigeena maxamed (Scw)❤
@user-li2hv7xm6v10 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@inahkhadar72899 ай бұрын
Scw❤
@SawdosiciidShire9 ай бұрын
Scw
@farahancadan89667 ай бұрын
scw swc ❤
@user-zz8qh3md7s6 ай бұрын
Scw ❤
@abdulahikeno709210 ай бұрын
Kaa helay kuu hiloobay kuna haybshay U haraaday hadalkaaga u hamuumay Ku haleelayy helistaada isku howlay Ku soo hirtay hummaagaaga u hiqleeyay U hilaabtay halkaad joogto u hayaamay Oo had iyo goor hareertayda Kaa eegay Kuu hanneeyay oo naftayda kuu hibeeyay Kuuna heesay oo ammaan kugu hoorshay Kuu hanuunshay oo hankayga kuu hogaanshay Ku hammiyay hidda raaca hooygalkeenna 🥰✊ Waa erayo qof wax jecel ka soo maaxday
@ikrishqalanjo97779 ай бұрын
Hab isasineyyyyyy❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@osmandiranehkawrah847810 ай бұрын
Maame ft shadi-sharaf the best ❤ from Djibouti ❤🇩🇯❤
@nincaancade129310 ай бұрын
LaxanKa inUu saraY Goat ka fanka hargeisa abdikarin Ali shaah. Shaki igagama jiro !!!! #AbdikariinAliShah
@ilsanfatou5 ай бұрын
ALLAH agbar😢
@NimcoMaxamed-kb9mo21 күн бұрын
Run waye
@rahmaahmed169010 ай бұрын
Heesta ereyadeeda marka laga yimaado duubista wax loo dhigaapa jirin❤
@jirkaboy658410 ай бұрын
Madame ft shadi,sharaf the best❤from Djibouti 🇩🇯 ❤❤
@somalifanproducts996510 ай бұрын
Queen shaadiya🔱🔱 king maame ❤🌋🔥🔥🔥⚡gold voice
@user-in3yw6ze5y10 ай бұрын
Shadiya sharaf waa qof aad u fiican waa qof ixtiraam badan waa qof nasab Ah waa qof lacag Jecel cala kuli xaal waa qof qiimo badan aad ban ku saamayn inata jecel shadiya ismuujiya
@shaadiyasharafofficial10 ай бұрын
😍😍😍😍 war Sxp thnx runtaa Ka hadshay Wlhi❤️🙏🙏🙏🙏🥹
@akmiishargsan552110 ай бұрын
What a voice 🎙SHAADIYA AND MAAME YARE KABAX heestii hesaha HAB ISASIINAY ❤👩❤️💋👩FATHER OF MELODY A,A,SHAAH FIRE MXD SAMAYSAY MACALIN 🤴🎸🎻🎺🎷
@ahmedabdirizak77219 ай бұрын
3 week 2M walahi waa another level moh maame and shaashka🎉🎉❤ from hargeysa .
@iqbaaljalaqsan859810 ай бұрын
Si akhlaaq leh ayu heesta ula qadaya wayo wa gabar la qabo nin wax garad ah umbana sas samyn kara mame calqligu maha dad lkn wa u dhalasho masha allah
@user-ho4ot6lk8m6 ай бұрын
Manshalha shaadiyo waan ku taageeraa😂😂❤❤❤❤❤ habisaiinay shaadiyo magacaygu waa hodan
@somtutorials368310 ай бұрын
Hargeisa fanaanka taga waa ukala kacdaa hoygi Fanka ❤😂🎉
@MustalifaAbdizabur3 ай бұрын
Ayyy
@user-xy4rl4de4m10 ай бұрын
Wooow igaa gadan heestan mame iyo shadiyo xidigaha hada fanka u haysto anaga Djibouti ban idinka sugnaa❤❤❤❤
@raxmacaday72710 ай бұрын
Shaadiya sharaf wllshy qof nagu qaaliya tahay wanka xumahay in aad Naga tagtay from hargaysa ❤👸
Heeskaas maalin maalmaha ka mid ah ayaan Xaaskayga u Qaadayaa insha Allah waayo Waayo badan baan soo wada marnay❤
@muwahibmukhtar10 ай бұрын
Saa u sugayaya waan daalay shaaashkow iga soo daaa heesta❤❤❤
@nimcojaamac424110 ай бұрын
😅😅😅😅😅😅🙄🙄🙄😫
@usamaali10288 ай бұрын
Babababbaba hees iga dhe shaddo & maame 🫣 legend ahmed xaraf 🫡ina ali shah laxamiste wayn music abdifatah yare macalin wayn🤗Fanka hargeisa ugu kaalay🎵🎹💯❤️from hargeisa
@sumeyacawale010 ай бұрын
Shaadiyo sharaf my love illahay haku dayo illahay indhaha xumaanta ha ka fogeeyo amiin amiin abyo mcn best song from a muqdisho❤😍🇸🇴
@IsraKhadar-zi8bl3 ай бұрын
❤❤❤❤🎉🎉🎉
@abdifatahali695310 ай бұрын
Laxankaa igag gadan ina Ali shaah mawjadaha laxamada keep going pro
@IsmailHassan-uc8ip10 ай бұрын
Team gagab is not easy 😂shaska and maame on another level
@ahmedbk95819 ай бұрын
M.maame and shaadiyo sharaf axyaa hees Erayada 100/100 Laxanka 100/100 Music 100/100 Codadka 100/100 Wey fadhisaa keep going
Video is VIB"100 Voice song best"100 Dress is goog" tune"100 play" 100 Best two an artist's
@user-lb2uz3jx9p10 ай бұрын
Laxanka Abdikarim Ali shaah mashallah Mame and shadiya nice song
@hayatquruxomar330510 ай бұрын
Hello shadiya iyo mxd mama from jubtu ❤🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤
@allamaganshiine698910 ай бұрын
I soo raaca inta maxamed maame tageerta❤❤
@samatarmahamud150910 ай бұрын
Song of the year ❤🔥🎵
@rayaanjaamac764610 ай бұрын
Asc
@zhapcanmohamed62869 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤😊😊😊
@zoro-foden10 ай бұрын
Wat a amazing song ❤❤❤ from Djibouti 🇩🇯
@MustalifaAbdizabur3 ай бұрын
Hooyadiin ala janee love isaaR❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@xasanxasanney971910 ай бұрын
Heestta waxa kamacan Quraanka alle mcn yaaH igu raacsan♡♡♡♡
@tgrlucky632810 ай бұрын
Laxanka ' ina cali shah 🔥❤️
@cilmicabdulle10997 ай бұрын
Jah ❤❤ in abti shadiyo❤❤
@mohametrapiile409310 ай бұрын
ABDIKARIIN CALI SHAAH WHAT IS LAXAN❤
@Mohamed-abdalla24.10 ай бұрын
Another level💯 professional Somali studios keep up legends Best quality vidio👍
@keeyowcadeofficial745610 ай бұрын
What song 🎵 😳 Melody 💯 🔥 Lyrics 💯 ✍ cajiib waye Editing 🎥 🎞 💯 Duubista fantastic fire 🔥 shaska LAYAAB iyo maame yare Abdi fitaax 🎻 🎼 Faro dab
@MahaMaha-ve4kv9 ай бұрын
ماشاء الله منورين ياروح😃🥰🥰
@FaisaAmir10 ай бұрын
waa sugooyaa waana fadhiyaa kop caffena waa i horyaalaa arwuuuuw koleyba hees hit ah ayaan kaga fadhinaa shaadiyooy
@Mo_amein_nuor10 ай бұрын
Markad xidhidh ledahay ama Qof ku jecel aad haysato oo kaa fikirayo ayey hestan ku macan tahay lkn marba Hadad single tahay waxba haysku dhagaysan adiga La kugu ma tala galin wll💔🤕
@amaalcumar49110 ай бұрын
wll anoo xidhiidh leh lakiin anaan wali is guursan ma dhagaysan karaa😢😂😂😂😂
Wllzhy shaadiya sharaf the best Queen 👸 hargeisa wow🎉
@user-sk4ez1zj4y10 ай бұрын
Keep going sister and brother queen voice and king challenge congratulions
@somaliyameni20210 ай бұрын
Am not gonna lying this song is on fire 😮😮 🔥 shaaashka.❤😢
@miskimahad914410 ай бұрын
Hi
@somaliyameni20210 ай бұрын
@@miskimahad9144 hi
@MohamedHassan-nv1gm10 ай бұрын
@miskimahad9144 Hi2 how you doing ❤
@sayidtinhoqani890110 ай бұрын
Muhiimadu waa hooyga fanka hargeisa city 🔥🔥🔥🫡
@SalmaanHaamuth-og5io10 ай бұрын
Erayadii Axmed Xaraf Laxankii goatka A.Ali Shaah🤴🖐🏾🔥 fire
@Mohamed.Cabsiiye10 ай бұрын
Mohamed Maame Ft Shadiya Sharaf Two Legend's Best Song 🎶🔥❤️💯
@user-zw9uc3if4d8 ай бұрын
Manshalah
@dekalovemoha954410 ай бұрын
Inta Ka Naxday Furiinka Shadia Sharaf Iyo Abdifitaah😢😢😢💔💔💔
@dekalovemoha954410 ай бұрын
@@ABDIFATAX1 Somali Star 💫 been Muu Noo Sheegay 😡😳😳
@iqroahmedmacalinnuur81803 ай бұрын
Song of the year❤❤
@MounaHoussein-rd2lu19 күн бұрын
❤❤❤❤❤habibi qali AR❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@liibandhalo795910 ай бұрын
Best song shadiya sharaf m.maame ❤😘😘
@ahmedkorosavic324410 ай бұрын
I'm waiting 😅
@ayaanxasan25714 ай бұрын
Allah is one❤
@AxmadMaxamuud-x4o24 күн бұрын
Keep it up
@kingsiisoco10 ай бұрын
Another level my sister shadiya keep going ❤👏
@HoothoAyaan-ne1hs10 ай бұрын
Ayyyy shaadiyo haday meesha joogto maame na la socdo waaba another song 🎵 nio
@Awale.britishАй бұрын
Heesaha Talantaliga Kuwoda ugu Macaan ee ugu muqal iyo erayo wacan ayay heestan ka mid tahay “Hab isasiinay” ilaa Malintii lasoo saray ila hada wali wan dhageysta kama xiiso dhaco.. Well done Maame& Shadiya