Shan Qodob oo muhiim u ah marka sameeneesid Führerschein ka. | Qaliiji.

  Рет қаралды 3,026

Qaliiji

Qaliiji

4 жыл бұрын

Shantaan Qodob waxee kaa caawinaayaan ina si fudud u qaadatid Führerscheinkaada.
Ha illawin Subscribe ka bilashka ah.
/ @qaliiji
Nagala soco Facebook:
/ qaliijicade
Instagtam:
instagram.com/

Пікірлер: 29
@siraajali4544
@siraajali4544 4 жыл бұрын
Qaliiji bro hore usoco hawl muhiima ayad bulshadada uhaysa waan kugu taagersanahy macalinkayga thy alahyaxfiduk
@user-jp9jw4lz9u
@user-jp9jw4lz9u Ай бұрын
Ilahay hakucawiyo wallo wad mahadsantahay
@jama_Ahmed
@jama_Ahmed 4 жыл бұрын
Aad baad u mahadsanty sxb jazakaleh khyr qodob shorsha ugu jiraybaad isi xojisay sacada laga bilabo gaadhi ma aqaanba
@faadumaabdulle5876
@faadumaabdulle5876 2 жыл бұрын
Illaahey haku barakeyo oo ha ku saqiro dhamaan danahaga
@sahraismail2230
@sahraismail2230 4 жыл бұрын
Masha Allah wa talo wangsan
@jibriildehasan6988
@jibriildehasan6988 3 жыл бұрын
Korrekt 👍
@hawamohamed765
@hawamohamed765 3 жыл бұрын
Shukran wll ky
@sacadacarab7806
@sacadacarab7806 3 жыл бұрын
Masha Allah wllo add iyad umahdsan tahay danke dir 👍🏼👍🏼
@anasaweyschannel2074
@anasaweyschannel2074 4 жыл бұрын
Hormar wacan ayaan kiu rajeynaa scb sare
@abbasahmed6321
@abbasahmed6321 4 жыл бұрын
Waa talo aad u wanagsan oo aan u baahnaa masuul danke dir
@mukhtaarmohameddaahir1069
@mukhtaarmohameddaahir1069 3 жыл бұрын
Masha allah
@mohamedabdullahi5592
@mohamedabdullahi5592 4 жыл бұрын
Waad mahadsantahay sxb laakiin cashirada aad meesha soogalisay ma ahan mid aad loo arkaayo laakiin dhanka sharaxaadaada aad ayee ufiicantahay waxa kaliyah sameesaa ina inta cashirka zuum kudhahdid oo qeebta kale naga xirtid si wax badan looga faaido tnx
@hassanahmed-kj4yz
@hassanahmed-kj4yz 4 жыл бұрын
Thanks bro go ahead 🙏
@nimcosaladnuur9996
@nimcosaladnuur9996 4 жыл бұрын
Mansha allaah wllo
@maryanbaale629
@maryanbaale629 4 жыл бұрын
Mahadsanid wax badan kaa faaiiday
@maidaail4445
@maidaail4445 3 жыл бұрын
Masha allah 👍🖊❤
@simanqueen7193
@simanqueen7193 4 жыл бұрын
Danke
@feysalyuusuf3460
@feysalyuusuf3460 4 жыл бұрын
Masha Allah wa talo fican mahad sanid sxb
@abdallebosska3680
@abdallebosska3680 3 жыл бұрын
M lah ma bro
@anabhussenanab8997
@anabhussenanab8997 3 жыл бұрын
Masha alaah
@muusebulshaawi2631
@muusebulshaawi2631 4 жыл бұрын
Horta ta horee App ka waa sidaad sheegto un aan wada akhriyaa waxay igu qadatay markii kowaad 2bilood lkn markii dambe isbuuci ayaan laba jeer akhriyi jiray 1149 su aloodba Ta labaadna waa in aan gaadhiga hore u soo waday una sheegay macalinka taasi anaaba dhib kala kulmay sacado badan ayuu igaga lumiyay layliska suuqa dhexdiisa ah Übungstuden wuxuuna i dhahay waad taqaan lkn taxadarkaaga hoseeya sidaa awgeed in ku celcslin lagugu sameyaa taasina waa lacag badan
@guledguled7725
@guledguled7725 4 жыл бұрын
Maasha alaah bro lkn inta imtixanka Theorie inta baaso waditaanka markan ubahdo maka dhigan karaa ama waqtiga kaa dhacayo sxb adoo mahadsan
@anasaweyschannel2074
@anasaweyschannel2074 4 жыл бұрын
M.a sxb
@Connector-nk9vs
@Connector-nk9vs Жыл бұрын
Sxpow mhdsnid walahi wax badan ayaan ka fa idey 14 minutes aan videogan ku bixiyay vielen Dank , 1. frage Anigo luqad aqoonin ma diyaarin kara ?
@hamdamahamud8287
@hamdamahamud8287 4 жыл бұрын
Zulassungsstelle maba tagin fahrschule ha ayaa udiray 43 Euro ayunbay iga qadeen 2 isbuuc ayaanan sugayay melwalba waa system gooniya
@abdishakuur2772
@abdishakuur2772 3 жыл бұрын
Fahrschuleha miyu u diri kara wll mida rathaus maxan geeynayaa markan iska diiwan gelinayo
@simanmohamed778
@simanmohamed778 3 жыл бұрын
Thank you bro Sual ku weeydiina anigoo jarmal ku hdlin Lkn English ku hdlo iskuul ma iska diiwann galin karaa??
@hawamohamed765
@hawamohamed765 3 жыл бұрын
Wll waxa ku.wediina hal mar ma wada shubii kara waxii lacag ah o leyga raby fahrshulega
@digsigril193
@digsigril193 4 жыл бұрын
Wllo jarmalka hal sano aan joga hadaneh luuqadi wey igu agtahay ina ku hdlo wan ka baqbaqaa ina bartaneh wan rawaa😂😂
Verkehrsschilder | sharaxaad | Qaliiji.
20:28
Qaliiji
Рет қаралды 1,3 М.
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
00:30
FASH
Рет қаралды 28 МЛН
Clown takes blame for missing candy 🍬🤣 #shorts
00:49
Yoeslan
Рет қаралды 46 МЛН
Mama vs Son vs Daddy 😭🤣
00:13
DADDYSON SHOW
Рет қаралды 47 МЛН
Xirfadaha aa ku baran kartid Hauptschulabschluss | Qaliiji.
18:24
QARAXII LIIDO YAA KA DANBEEYAY MAXKAMADA DAHIR ALASOW
48:22
Sagal media 24k
Рет қаралды 18 М.
Leiharbeit/Zeitarbeit l Vor- und Nachteile I Qaliiji.
16:19
BEYDAN COFFEE | GANACSIYADA GUULEYSTAY | GORAY PODCAST
1:38:25
Goray Podcast
Рет қаралды 44 М.
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
00:30
FASH
Рет қаралды 28 МЛН