No video

Shaqo Aad Maalintii $ Ka Sameyn Kartid.

  Рет қаралды 264,353

Hosow Pro

Hosow Pro

3 жыл бұрын

CHANNELKA SHARIIF : www.youtube.co...
FACEBOOK SHARIIF : / imsharriif
My FACEBOOK : / macaad2
FACEBOOK PAGE : / inahosow
INSTAGRAM : / ossmanny
MUUQAALO XIISO LEH
CHALLENGE : • CHALLENGE WAALAN ! QO...
FILM QOSOL BADAN : • Somali Short Film 2019...
FILM JACEYL AH : • Somali Short Film | IL...

Пікірлер: 413
@Quman_qaali
@Quman_qaali 3 жыл бұрын
3kun bes u dhiman aan gaar siino 100k walalkena wu u qalma wlhi guuleso
@naimamohamed7344
@naimamohamed7344 3 жыл бұрын
Haa an share gareyno
@hayatadey1512
@hayatadey1512 3 жыл бұрын
M.a wll
@FarxaanFuture
@FarxaanFuture 3 жыл бұрын
135k buu hada wll maraya
@cismaan3029
@cismaan3029 3 жыл бұрын
@@FarxaanFuture Maanta oo ah 29-march-2021 wuxuu marayaa 144K
@detectionw8322
@detectionw8322 2 жыл бұрын
@@cismaan3029 may 300k ayuu madaxa lagali rabaa
@fairview125
@fairview125 3 жыл бұрын
I didn’t know Somalis have fake gurus 😂😂😂. Beware of anyone on KZfaq telling you about how to make money. It’s a lie, they will take your money and the training is nothing about but a way to hook you and take more money from you. 😂😂😂
@armaanlucky7815
@armaanlucky7815 3 жыл бұрын
Thnks wll hosow xaqiiq waan danenayay barnaamijkan koley wax waan ka faaidi doona tnx my pro hosow
@fahadsaciid5723
@fahadsaciid5723 3 жыл бұрын
Wax maka faaiiday
@ciiltreboyofficial9309
@ciiltreboyofficial9309 3 жыл бұрын
Walahi forex waanku qasaarey laxagaareysa 2500$ use lakiin alxamdulilaah waan caafimad qabaa lacagtii iga khasaadhey ilhba isin
@AliAhmed-bb8zi
@AliAhmed-bb8zi 3 жыл бұрын
Ilaahow wax aan ka faaideysan karo ka dhig shiid ba ilee😂😂
@axmedismael4114
@axmedismael4114 3 жыл бұрын
Hosow pro we rich the time we celebrate 100k subscribes🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰guuleyso pro
@momy1432
@momy1432 3 жыл бұрын
Hoosow ugu imo wax bulshada qiimo ugu leh✌✌
@safaamoohan733
@safaamoohan733 3 жыл бұрын
Mazha Allah wll hosow waxa tahay qof ku dayasho mudan 🙏🙏💯
@waheliye44
@waheliye44 3 жыл бұрын
Keep going Bro from Cardiff
@xamdim.i681
@xamdim.i681 3 жыл бұрын
Een wll hosow wilkan xoga wa fahmi la nhy sharaxdiisa adiga manoo sharixi krtaa si bilaaw ah?
@hindahodan
@hindahodan 3 жыл бұрын
masha allah wan ku faraxsanhy horu marka ay samaynayaan dadkaygu masha allah
@mohameddaahirmohamed5696
@mohameddaahirmohamed5696 3 жыл бұрын
Mahadsanid walal Hosow
@saalimosman1393
@saalimosman1393 3 жыл бұрын
Mashallah whli wa xirfad Cusub ah wye cml horey usoco
@hamseibrahim7840
@hamseibrahim7840 3 жыл бұрын
adunka cidna lacag fudud iskama hesho lkn online lacagta wa laga sameeya waliba lacag fiican balse hal sahlan maha kow waa inaad aqoonteda ledahay 1.english wanid heer sare ka gaadhsiisantay sidoo kale camputer waa inad shahaado degree ah ka haystaa ma aqoon udhiganta sidoo kale wa inad xisabta maths khasatan advanced statistic waanid aqoon fiican uleedahay wayo data analysis ba la sameeynaya accounting wa inad wax ka taqaana iyo business intaa qofka yacaanana adunka melwalba wu ka shaqaysan karaa
@mohammedosman6101
@mohammedosman6101 3 жыл бұрын
لقد كان الاستثمار في سوق العملات المشفرة والفوركس تجربة غيرت حياة الآلاف من أصحاب الملايين اليوم ، ولكن على الرغم من أنني لم تبلغ هذا الارتفاع بعد ، إلا أنها غيرت حياتي
@abdishakourjamaabdilahibur9790
@abdishakourjamaabdilahibur9790 3 жыл бұрын
Asc runtii mawduucyada dadkan ka hadla ayaa mudan in warkooda youtubersku noo soo share gareeyaan waayo wadankii shaqo la'aan ayaa ka jirta anigu hada affiliate marketing ayaan bartaa rajana ka leeyahy as online marka qofkastaw waxaad taqaano soo gudbi inshlh mahdsanid osmaan adna wlhy
@Xirfadkaab.
@Xirfadkaab. 3 жыл бұрын
Walaal hadii aad jeceshahay inaad daawato muuqaallo xiiso badan ku dhufo link ga hoose subscribe inagu sharaf kzfaq.info/get/bejne/j-CqeNx4qN2xk30.html
@mohamedsahaltechnology3261
@mohamedsahaltechnology3261 3 жыл бұрын
maasha allah hambalyo wllky abdishakour anigu kula mid baan ahay in sha allaah khayr baan kuuu rajaynayaaa
@hogaanshe6660
@hogaanshe6660 3 жыл бұрын
Wcs
@nawalppeppe9782
@nawalppeppe9782 Жыл бұрын
War manoshahy sacan tollway reply
@tayos984
@tayos984 3 жыл бұрын
Dropshipping " Diinta islaamku ma baneen in aad gado alaab aadan heyn" Marka hala baaro walalyaal.
@ahmedhassanfarah6726
@ahmedhassanfarah6726 3 жыл бұрын
Sxp waa dalaalnimo
@ismaaciilcabdi6837
@ismaaciilcabdi6837 3 жыл бұрын
Lacag in aansameyo ayaan rabaa ani waxaana jogaa guriceel
@yusufhusen8827
@yusufhusen8827 3 жыл бұрын
sidee camal mashin ka lacagta flase sada lagu sameyo mala helo miya guriceel
@ismaaciilcabdi6837
@ismaaciilcabdi6837 3 жыл бұрын
@@yusufhusen8827 maya lagama helo ee saan ku keenno sheg ustaad
@yusufhusen8827
@yusufhusen8827 3 жыл бұрын
@@ismaaciilcabdi6837 kzfaq.info/get/bejne/rKx5hbJ03NHXhoU.html
@Yahhyea4
@Yahhyea4 3 жыл бұрын
Barnaamijkan wuu na anficin👏🏼👑
@faiza-wn5tk
@faiza-wn5tk 3 жыл бұрын
100k🎂 goor dhaw insha allah wll hasow 👏👏
@rashid-px9hg
@rashid-px9hg 2 жыл бұрын
Hadda 222k maroya🙂
@cabdishakuurcabdiraxmaan9478
@cabdishakuurcabdiraxmaan9478 8 ай бұрын
​@@rashid-px9hghadana 423k lamaroya m,a😊
@Ingaliish
@Ingaliish 7 ай бұрын
Taleefanka lee miya mise laatoobka
@engyahyahashi3580
@engyahyahashi3580 3 жыл бұрын
M.a mahadsanid ustad
@gaskowflimsvlogs4184
@gaskowflimsvlogs4184 3 жыл бұрын
Team hosow aniga malin kasto first person to whatch and subscribe laan ahay madici karto Sxb Hosow waxan kurajeyna 100k subscriber in 3 to 5 days Insha.Allah
@Xirfadkaab.
@Xirfadkaab. 3 жыл бұрын
Walaal hadii aad jeceshahay inaad daawato muuqaallo xiiso badan ku dhufo link ga hoose subscribe inagu sharaf kzfaq.info/get/bejne/j-CqeNx4qN2xk30.html
@kingkhadar3469
@kingkhadar3469 3 жыл бұрын
Hossow wll waxaa jiran dad youtubka can ka ah oo bentan kushaqysta websiteyo ay iyaga sameyen utusa dadka iney lacg kasameyaan yarkan hadad naga hubto ardeydisa iyo dadka ku xiran ban kamid noqonaya anigo adiga kugu ixtiramyo waqtigeyga ayan galin dona❤️🙏
@hosowpro
@hosowpro 3 жыл бұрын
Walaal adigaba cilmiga isbar
@AsadAH67
@AsadAH67 3 жыл бұрын
​@@hosowpro bini aadamka inaad qancisan waa muhiim waa run waxa wuu is bari karta lkn hadii uu wakhtigisa kulu miyo barnamij aan jirin waa mushakil ee plz dadka qanciya
@idiriscali9384
@idiriscali9384 3 жыл бұрын
wd mahdsanty lkn zidee uu bilowdii kara
@cabdiabukar2530
@cabdiabukar2530 3 жыл бұрын
Thank you
@ayaannuuramohamoud9933
@ayaannuuramohamoud9933 3 жыл бұрын
Maxay diintu ka qabtaa ayaa ah in lays waydiiyo ka hor inta adan qaban waxba
@bou.boshra8434
@bou.boshra8434 3 жыл бұрын
Yes wta mrwlba an uga hdho fursdahas
@homeofquran7134
@homeofquran7134 3 жыл бұрын
@@bou.boshra8434 wllahi Ana kulamida forex ban barty dhanka dinta markan uegay shaki baiga galay wakaharay
@ubahahmed3602
@ubahahmed3602 3 жыл бұрын
Guul iyo horumar baan kuu rajeynayaa
@kalaayskills1981
@kalaayskills1981 3 жыл бұрын
Yaaba shaqeen.lahaa shaqoyinka bishii wx lagy helo kkkkkk
@truelife6820
@truelife6820 3 жыл бұрын
🙆‍♀️ mcqul mahane hal malin 300 aa ilhow wax fuded eh aan fahmayo kadhig waba yabanahye
@danan991
@danan991 3 жыл бұрын
sheeko baralay hadaad og tahay aduu mxaad youtube kaga mashquushay
@updiazizsiso2648
@updiazizsiso2648 3 жыл бұрын
Runti wan rajanyaH in aad iga so.jawabato waqtigan la.joogo Dadki viwes si ay u helan been walbaH way i sheegaN ee side ayanu ku aminaH ?wayo aqoon kuma lihiN adiga mahadznid
@YahyeSalebanmuse
@YahyeSalebanmuse 3 жыл бұрын
Zhp hossow nin maala yacni loogu yimaado ma tihid waankula so bilaabay youtube adoo inta badan aan danayn ayaan sabscribe kusaaray
@meymuunhareed9059
@meymuunhareed9059 3 жыл бұрын
asc
@meymuunhareed9059
@meymuunhareed9059 3 жыл бұрын
wall
@meymuunhareed9059
@meymuunhareed9059 3 жыл бұрын
waxan koodoonayaa in ad isaacido
@meymuunhareed9059
@meymuunhareed9059 3 жыл бұрын
df
@cabdijibaar6528
@cabdijibaar6528 3 жыл бұрын
markaan shaqeeyo LACAGTA XAGEE KALA BAXAYAA
@fariyo330farahfariyofarax6
@fariyo330farahfariyofarax6 3 жыл бұрын
Online work wshaqo fcn inkastoo marka schoolka gale barte well done .
@maaidomanka4109
@maaidomanka4109 3 жыл бұрын
Abyo Lcg miya ka hezha haa hadey thy isoo jwb AMA Numberkga isoo sheeg Saad ugu shaqeysato ayaa rapa iNaa ii sheeg abyo Mcnto
@Mozonami
@Mozonami 2 жыл бұрын
Adigu maxaad ugu samaysan wayday ninkani wuu ina waalaya ma waxaad aragteen nin ku dhahaya kaalay lacagtan qaado isagaa qaadan lahaa marka hore ,
@ziizhanaa
@ziizhanaa 3 жыл бұрын
Alle drtii subscribe igu saar plz ifkaa lagu yahy wll 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🙏🙏🙏🙏🙏
@zecki.hazzan5966
@zecki.hazzan5966 3 жыл бұрын
Wanku sarey wl mcn adna isar..sis
@ysf2009
@ysf2009 3 жыл бұрын
Hooy beenta dhaaf lacag fudeyd kaas lagu helaayo majirtee shirkad waliboo oosidaasi tiraahda waxay kuweysiisanyasaa in aad lag udirto si lacagtaada la guu gudoonsiyo kadibna laguugu boodo
@qaasinsanthozofficial2834
@qaasinsanthozofficial2834 3 жыл бұрын
Adigu maxad ugu sameyn weydey
@mustafsultan1198
@mustafsultan1198 3 жыл бұрын
Brooooo Hadal kaliyaaa Waxaa ama Caddi uu soo dhiga Tutorialka Dhamaystiran ama waxaaysameeyeen iyo waxuu sameeyayda nagga daayya 🙄🙄
@falisdhagaxjare5318
@falisdhagaxjare5318 3 жыл бұрын
Thanks
@halganch123
@halganch123 3 жыл бұрын
Madoonaysa inaad samayso Dhaqaale maalinle ah iyo mid bile ahba haday jawaabtaadu tahay haa welcome.
@markalemidnimo3859
@markalemidnimo3859 3 жыл бұрын
Dadka kala tag faketa waxan ajaanib baa sameeyay haddii screen laysu ogolyahay waan soo dhigi lahaa sawirka saxda ah.
@racheedmohamed430
@racheedmohamed430 3 жыл бұрын
Brogramka noso sheeg bro🙏❤
@inawaafi91
@inawaafi91 3 жыл бұрын
Inyaaw jaamacad miyee igag bahantahay
@djjarereoffical3237
@djjarereoffical3237 3 жыл бұрын
Qpfka iisameyey marykan ayuu jogaa marka siden u ogan karaa innay shirkada lac ii bilowday misse qabka ugu fudud aan uguxiran karaa bengiga
@cusmaanaadam6771
@cusmaanaadam6771 3 жыл бұрын
Fadlan! Ha'laga Runsheego Ciwanka'ka "title" Iyo waxad kahadlaysan.
@xamsenaaib5853
@xamsenaaib5853 3 жыл бұрын
Waxan ahay walalka caml waxaan kacod sanaya inaad what App kaaga isodirto icawi please pro
@qadrokeyf4341
@qadrokeyf4341 3 жыл бұрын
Maxaawaaye allaabyalagadaayo
@malyuundaahir4827
@malyuundaahir4827 3 жыл бұрын
Ani I caawi lcg ma heesti shaqo ayn rabaa
@mahdiabdullahi6922
@mahdiabdullahi6922 3 жыл бұрын
Oky walagu cawin numberkaan whatsappka igala soo hdl+260970006003
@mohamedosman3596
@mohamedosman3596 3 жыл бұрын
Asc Anigaa Fafiiroo doonaaya farsamada looga shaqaystee ii soo daa istebiska.
@adnanmohamed6491
@adnanmohamed6491 3 жыл бұрын
inta aan ku daawadey ayaa wakhtiga iga cuntey
@mowliidyasin794
@mowliidyasin794 3 жыл бұрын
Side ugusameya
@farhiafagadhe1273
@farhiafagadhe1273 3 жыл бұрын
Si fudud lacag u sameyzo Adoo melkazta jooGa kzfaq.info/get/bejne/bsmJotqo0Zu9oGQ.html
@hassannurhassan7924
@hassannurhassan7924 3 жыл бұрын
Osman wll soo badi ka hadlida barnaamijyada nuucaan oo kalaa aad iyo aad ayaan kaaga mahadcelinaa inaad noo bidhaamiso fursadaan
@dareenqanciye3359
@dareenqanciye3359 2 жыл бұрын
Hosow pro kuwaan warkooda war kama jiraan ayuu ila yahay
@cabdisalaanmaxamedrooble3190
@cabdisalaanmaxamedrooble3190 2 жыл бұрын
fadlan hadalka badan ku badala xirfadiyoo practice ah. mahadsanidiin.
@hafsaabdixarago7796
@hafsaabdixarago7796 3 жыл бұрын
Vidiogan manta ayaan dawanaye sbbtuna waxay eheed inan shaqo doon ahaay waxana dhigta jamcad waana jeclan laha anigo wax baranaya inan shaqeeyo
@shamislula6721
@shamislula6721 3 жыл бұрын
Insha allah waad shaqeyn donta dadaal waxbarashadana xooga saar
@iqragacal4250
@iqragacal4250 3 жыл бұрын
Abyo anigaba shaqo wan u bahny kenya ayana joogaa hada waxaa la ii shegaye for ever living products in lacag laga sameeyo iyadana u tababusheysan rabaa ee sidey idin la tahy ma fcn yhy companygas walalayaal😍😍😍😍
@naimaabdikadir7938
@naimaabdikadir7938 3 жыл бұрын
@@iqragacal4250 iska ilaali abaayo ma ficna kugulama taliyeen sababtuna waa alaabtan inaad shirkadaas ugado weeyan kadibna ma ogid alaabtaas tayadeeda iyo iney dad wax yeeleyneso
@yusufabdi3855
@yusufabdi3855 3 жыл бұрын
@@iqragacal4250 waxaasi is ka daaa beena ubadane mrky raafadan kdb inyar lacaq lasiina xayasiin kuu qalayen qof hdy keentana lacaq aya ku leedahay sintiyaal cml kkkkk
@iqragacal4250
@iqragacal4250 3 жыл бұрын
60$ la imo ayaa la idhahy oo alabtena ku gado kadibna shaqlahena ayad ka mid noqoneysaa oo isbuucii kliyata ayaad 150$ ka bdn sameyneysaa Marka ma aqaan mel aan wax ka bilabo sbbtoo ah ma fiicno ayad i dhahoysaan dad aan daris nahyna wey ii faaninooyaan anigana shaqo ayan u bahny 😓😓😓
@sicidismaacil2807
@sicidismaacil2807 3 жыл бұрын
Wllo adoo raliya inaan soo Galan donayaa my iibanaantay
@muhiyadiin9624
@muhiyadiin9624 3 жыл бұрын
Zhp qali forex information iga sii pls
@capdiraxmaan3957
@capdiraxmaan3957 3 жыл бұрын
Zxp waad kumahzantey sootavinta barnaamijyda fadlan parnamijyda nocan ookala nozo paadh oo noso tapi padna inta soo tabisa siqaldan ayey uso tpiyan oo wxn lhupin ayey so tabiyan
@hanadyare77
@hanadyare77 3 жыл бұрын
Thanks pro i get it
@fahadsaciid5723
@fahadsaciid5723 3 жыл бұрын
Bro numberkaga isodir
@abdirahmanabdullahiyusuf8692
@abdirahmanabdullahiyusuf8692 3 жыл бұрын
Google ads sxb somalia kama shaqeeyo paypal sidoo kale ma hagaagsana ka shaqaynta wadanka
@dooyow3328
@dooyow3328 3 жыл бұрын
Kan Osman ahaan ma waxaad ku jirtaa dhalinyarada qeyteeda wixi ay barteen sii gudbiyaa mise qolada in laga lagaa copyeeyo aan rabin baad ku jirtaa?
@maan5276
@maan5276 3 жыл бұрын
Maba usan nala so share gareen la heyn hadii uusan nala rabin
@ibrahimismailomer9209
@ibrahimismailomer9209 3 жыл бұрын
Sidee aan u bilaabi kara wll adiga oo raaliya
@kulbiyowmedia9616
@kulbiyowmedia9616 3 жыл бұрын
Magaaca hadan aalday igaraalinoqo
@salehadamhilaac5486
@salehadamhilaac5486 3 жыл бұрын
I do more than 300 dollars but thank you
@soolmediainc49
@soolmediainc49 3 жыл бұрын
Give me
@salehadamhilaac5486
@salehadamhilaac5486 3 жыл бұрын
Send me your email address or phone number 😂
@deeqomustaf4579
@deeqomustaf4579 3 жыл бұрын
@@salehadamhilaac5486 Wll Sidee Uga Sameysaaa Mashaqo Kuu Gooni ahaaa Yacni Cilmi Aad Ki gaartay Mise Shaqooyin Bilaaa Shahaaado ah Fdln Ma igu Caawin Krtaaa Wx Faah Faaahin Mideeda Klena Ma Somaliya Ayaad Joogtaaa Hdii Jwbto Tahy Haaaa icaawi Wxn Ahy Shaqo Dooon Hadana Hamigeedu Sareeyo Hdii ilhy idmaaayo Noqoto Qof isku Filan
@cilmitube7312
@cilmitube7312 3 жыл бұрын
Bro nala wadaag farsamada aad isticmashid
@salehadamhilaac5486
@salehadamhilaac5486 3 жыл бұрын
@@deeqomustaf4579 sorry wll majoge Africa I waxan jogka Canada 🇨🇦 I’m living in Canada usually people work more than a and some people working less on that it’s just labour job but it’s not Africa
@Farhanhassanawdahit-mt8wn
@Farhanhassanawdahit-mt8wn 8 ай бұрын
Sideen ubilaabaa ustaad
@Moraltech688
@Moraltech688 3 жыл бұрын
Wll sideen ubilawa
@somalipirates
@somalipirates 3 жыл бұрын
hadii online been beentaan wax looga sameynaayo, Qof shaqeysan lahaa malahan sxb.
@ladanlaki8892
@ladanlaki8892 3 жыл бұрын
Hosow filmade away walaal ayamahan filman maleh
@barwaqoshorts2338
@barwaqoshorts2338 3 жыл бұрын
KZfaq lacagtiisa ma ba badna sida lomalaynayo ma ahan
@cabdirisaaqbishaar3865
@cabdirisaaqbishaar3865 3 жыл бұрын
Wlll @hosow wxd nobartaa sida sawir ad qady ugu iibsan lahyd qaab online ahaanna maddama aad dadka wx anfac leh uso gud biso wyga cod si wll
@inajaamac9193
@inajaamac9193 3 жыл бұрын
Oo wl miyaaba la iibsada sawirda
@cabdirisaaqbishaar3865
@cabdirisaaqbishaar3865 3 жыл бұрын
Dabcan bro haaa websed yo laga iibsado jira
@inajaamac9193
@inajaamac9193 3 жыл бұрын
Maahir Bishar ok maso ogaatay
@cabdirisaaqbishaar3865
@cabdirisaaqbishaar3865 3 жыл бұрын
Bro wy jirn haaa blase kuwo kuwalayaa jiraa
@d.h.a3244
@d.h.a3244 3 жыл бұрын
DROPSHIPPING AYAA LA DHAHAA GANACSIGAN..LACAGTA SAXDA AH EE ASAGA UU HELAAYO MAHA ,MARKA UU KA DHIIBO FEES KA IYO ALAABTA QIIMAHA U KU SOO GADAY PROFIT KIISA WAA LACAG AAD U YAR... ANYONE WANTS TO DO THIS KIND OF BUSINESS MODEL YOU HAVE TO DO UR OWN RESEARCH BEFORE YOU JUMP INTO WAA IGA TALO.
@maxamedaxmed5558
@maxamedaxmed5558 3 жыл бұрын
Magacaygu maxamed axmed maxamed waxan jooga hargsysa
@faaisomahamuud226
@faaisomahamuud226 3 жыл бұрын
Masha allh
@Taamir
@Taamir 3 жыл бұрын
Plz guys chanelkena izoo pooqda
@mohamednourmohamed244
@mohamednourmohamed244 3 жыл бұрын
Wa iga su.al sda loga bxsan kara lacagta mrka hdan nahay rer mogadisho
@maxamedcumardaahir4848
@maxamedcumardaahir4848 2 жыл бұрын
Thanks my bro
@mohamedamin6875
@mohamedamin6875 3 жыл бұрын
KEEP GOIN BROTHER HOSOW PRO WAX BADAN AYAAD NA OGAYSIISAY
@Xirfadkaab.
@Xirfadkaab. 3 жыл бұрын
Walaal hadii aad jeceshahay inaad daawato muuqaallo xiiso badan ku dhufo link ga hoose subscribe inagu sharaf kzfaq.info/get/bejne/j-CqeNx4qN2xk30.html
@cabdiraxmanapdilaahi5016
@cabdiraxmanapdilaahi5016 3 жыл бұрын
Sxb horta ade iyo ade aya uu mahadsantahay lkn course fican naasii sii full ah
@masjiduallah3324
@masjiduallah3324 2 жыл бұрын
Mahadsanid sxb hasow
@HassanAhmed-rv5er
@HassanAhmed-rv5er 3 жыл бұрын
Shaaqo 300$ malintii laga sameyn kaaro hdaa taaqano adigaa ka shaqeyn laheed sxb ee umaada haluminin
@bushrochannel5397
@bushrochannel5397 3 жыл бұрын
Asc wllo waxa rabaa ina fahmo sida aad wax u qabsatan wan u bahanahy shaqo
@inaismail4860
@inaismail4860 3 жыл бұрын
Mcha alh wll osman hasow dar ilahay kuu jecelahay farxad ku nolaada aniyo famaliyguba
@qadarbashir3416
@qadarbashir3416 2 жыл бұрын
Asc Wll zxb waa Waa arday jooga dalka Ethiopia Waxaana rabaa Inman barto Zxb Ayaad aana ugu baanahay sideen kugu lasoo xariiraa
@cuthmaanyare7700
@cuthmaanyare7700 3 жыл бұрын
Hossow keep going
@naraj9352
@naraj9352 7 ай бұрын
War nabar inaadeer haday xalaal tahay waan ku tuugaa yaa nabara ax ax ax
@xakoofficialchannel
@xakoofficialchannel 3 жыл бұрын
sideen marka hore ubilabaa zxp apka ayaan rabaa inana kashaqeysto plse isheeg sistamka
@djjarereoffical3237
@djjarereoffical3237 3 жыл бұрын
Wll anniga waxan leyahay youtupe woshtaim wan dhameyey subscribe weli 1000 magarin een siden bengiga ogu xiran karaa markey lacag ii bilawato wax ku samesty mareykan xadii aan sharudaxa dhameyo sidee ugu xiri kara bingiga
@user-lh7cn8tl4x
@user-lh7cn8tl4x 3 жыл бұрын
Waaadmahasantahay
@user-lh7cn8tl4x
@user-lh7cn8tl4x 3 жыл бұрын
Wllilaaahakhyer🙆💯💡mcqlmaaaha
@akfarah9249
@akfarah9249 3 жыл бұрын
Thanks guys
@najibhassan1808
@najibhassan1808 3 жыл бұрын
See cml misa waa sheekadii forex
@barashochannal3602
@barashochannal3602 3 жыл бұрын
Fadlan subscribe iisàara
@hamdihirey1840
@hamdihirey1840 3 жыл бұрын
Inlabar miyey u bahay wll
@mursalgadhka
@mursalgadhka 3 жыл бұрын
wll waxn rabaa inaansi gaara kuula soo xiriiro sidee laguu helayaa
@inageeljir
@inageeljir 3 жыл бұрын
Ustaadow kuwa badano Been ah iyo spam isugu jira ayan la kulme Ee ma saxba Midkan ? Jwb ustaadow.
@xuskanalka1475
@xuskanalka1475 Жыл бұрын
Shukran in badan wlkeyga ❤❤❤❤
@SOMALISARIF
@SOMALISARIF 3 жыл бұрын
Laakin mAalintii mala bixi kartaa lacagta??
@khalifsharif2160
@khalifsharif2160 3 жыл бұрын
Nio anaka ma na waale adigu maxa fecebook kuso fadhisiyey miyaad yoomiya samaysid
@falisdhagaxjare5318
@falisdhagaxjare5318 3 жыл бұрын
Wll waxan rabaa mel an idin kalasoxiriro
@shuebsaid3481
@shuebsaid3481 Жыл бұрын
Hosow pro soqor nambrkadi plz luqa ayn ksoqawnaa
10 SHAQO MID KA DOORO  | mahdi miad
19:41
Mahdi Miad
Рет қаралды 63 М.
7 Xirfadaha Ugu Lacagta Badan 2024
13:58
Warsame Bade
Рет қаралды 130 М.
Идеально повторил? Хотите вторую часть?
00:13
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 17 МЛН
Get 10 Mega Boxes OR 60 Starr Drops!!
01:39
Brawl Stars
Рет қаралды 12 МЛН
A little girl was shy at her first ballet lesson #shorts
00:35
Fabiosa Animated
Рет қаралды 21 МЛН
Survive 100 Days In Nuclear Bunker, Win $500,000
32:21
MrBeast
Рет қаралды 152 МЛН
5 Tan Qaab Mobilekaaga Lacag Uga Samee | MAKE MONEY FROM YOUR PHONE
11:28
7 Xirfadaha Ugu Lacagta Badan 2024
6:58
Warsame Bade
Рет қаралды 18 М.
Shaqooyinka Mustaqbalka ugu suuqa badanaan doona | Hada sii baro!
10:41
Идеально повторил? Хотите вторую часть?
00:13
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 17 МЛН