No video

Sharci Dajinta Iney Gaalnimo Tahay Waxa Qabo Sh Umal Sh Mustafa Hadabo Sh Xassaan Maxu Biiye

  Рет қаралды 30,915

imam shafici media قناة الإمام الشافعي

imam shafici media قناة الإمام الشافعي

7 ай бұрын

 Welcome To imam shafici media
PLZ SUBSCRIBE, LIKE AND SHARE
Fadlan Kalasoco imam shafici media Duruus muhim ah iyo cashiro carabi ah

Пікірлер: 78
@user-hy6rz1qd9h
@user-hy6rz1qd9h 7 ай бұрын
Ilaahow kitaabka iyo sunada nagu sug nagu dil oonagu noolay aamiin amiin aamiin
@Salman-yk7xw
@Salman-yk7xw 7 ай бұрын
سبحان الله اللهم انصر اخواننا مسلمين في كل مكان
@xassanyare9526
@xassanyare9526 7 ай бұрын
Mashallaah sh umal allaha kubarakeeyo Runta ayaa kahadashay Waa ogahay dad badan oo qulubta kajiran iney dhibsani doonaa sida saxan ee aad mas aladaani ukala dhig dhigtay Qofkii dimuqradiyada qaato waa gaaalo..waaa war cad warkaa
@user-pn1wh8gb1j
@user-pn1wh8gb1j 7 ай бұрын
Sidii Alkata'EB ayaa wax udiyaariseen heersare mashaAllah
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe 7 ай бұрын
HALKAA KAGA HAY SHEIKHOW, KU NOOLOW OO KU DHIMO XAQAAS ADIGOO KU TAAGAN
@hibohassan3817
@hibohassan3817 7 ай бұрын
Muxadaradaan sheekh umal oga hadlayo sharci dajinta xagee kaheli karaah wlalal yaal
@abdullahiahmedabdullahiahm2883
@abdullahiahmedabdullahiahm2883 7 ай бұрын
شمس الدين شيخ حسان حسين ابو سلمان حفظه الله ورعاه
@maxamedahmed2690
@maxamedahmed2690 7 ай бұрын
Allaha xafido culumadeena soomaaliyeed
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 7 ай бұрын
Waa run isllaam baa Allaah inaga dhigay waxaan la dagi weyneyn waa sidaa ‼️😭😭😭😭
@PachaMoustakim-pd1gp
@PachaMoustakim-pd1gp 7 ай бұрын
Subxanallah wa ruun
@daudibrahim1074
@daudibrahim1074 7 ай бұрын
Xaraanta weey caddahay xalaashana wey caddahay wadadane hortaada ayeetaalaa eeraac xaqa maanta ayaa fursad heesatahe allow noodaa culimada salka adag وسلام عليكم
@FC.Arsenal.142
@FC.Arsenal.142 7 ай бұрын
Aamiin
@aadamtanbiih
@aadamtanbiih 7 ай бұрын
Allow culimadeyna inoo xifdi safkoodana inoo midee
@mohammedmuuse4270
@mohammedmuuse4270 4 ай бұрын
Illahayow culimda noo dhor manhole ayaa nala halaagi lahaa hadaanay sidaas xaqa ugu baaqayn kuwa maagayaa ma oga nolosha ay noolyihiin inuu shiikhaa qaylinaya ay ku noolyihiin cadaabkana lagu celinayo
@17jirchannel86
@17jirchannel86 7 ай бұрын
Alla yaa Culumada sidaan ku haya
@wmdghdgg1234
@wmdghdgg1234 7 ай бұрын
Muxuu ku qoslaa khawaarijkaan muslimiinta ayey gaaleeysiyaan sibxaanalaah
@mohammedabdirrahmanrubblei9141
@mohammedabdirrahmanrubblei9141 7 ай бұрын
Waxaa isaga kiin qaldan eray bixinta iyo macnaha Sharci dajin. Maaha macnaheedu sharci cusub oo islaamka khilaafsan. Tusaale ahaan, sharciga maamulka hawada maaha wax khilaafsan quraan ama Sunne marka dadka yaan la gaalaysiin ayadoon laga dharagsanayn waxa sharcigaa ka hadlayo.... marna maaha Sinadu ma banaantahay mise maya
@saidhashi2856
@saidhashi2856 7 ай бұрын
☝️☝️☝️☝️ Maxaa Shiikh Umal iyo Mustafe ugu xoqanaysaan hadii aad kasoo horjeedaan?? Marna ma caybaa, marna makuxoqoshaa??
@aadamtanbiih
@aadamtanbiih 7 ай бұрын
Khudbadani waa silsiladii munaafaqniinta ee kahdiija diiriye waana sanad ka hor
@abdikadirweedow7787
@abdikadirweedow7787 7 ай бұрын
Walaal intaan ogeen hala gaarsiiyo haddii lagu caayana hacaroon rasuulka nnkh ayaaba lacayn jiray
@TruthSeekerAfrica
@TruthSeekerAfrica 7 ай бұрын
War cad waaye
@ahmedaadam5299
@ahmedaadam5299 7 ай бұрын
Cinwaanada Af Soomaaliga ah hagaajiya fadlan. Mar horena waan idin kula taliyay
@0marabdi209
@0marabdi209 7 ай бұрын
هل الشرع هى الحدود أو غير ذلك.
@Shaakiryare690
@Shaakiryare690 7 ай бұрын
Wllh xageen ka helaa Number sheekha Suaal Muhiim ah ayaan rabaa inaan weydiiyo waliba daruuri ah. Fadlan hadaad aragto commentigey ha dhayalsan
@mahadgesale3368
@mahadgesale3368 7 ай бұрын
aniga i wayiidi sushaada aniga kaka jwbaaya e😊
@saidhashi2856
@saidhashi2856 7 ай бұрын
​@@mahadgesale3368 Adigu kuma tahay. Yaa warqad mufti kusiiyey??
@AhmedSadiiq-ue4om
@AhmedSadiiq-ue4om 7 ай бұрын
سبحان الله كيف يصح هذا؟ وموقف سيادبري من الإسلام معروف
@anwaryare5878
@anwaryare5878 7 ай бұрын
Xasaan meel ii dhig Nin warkiisa lagamban waaye lkn Umal marko ina aderkiis jogo Woo u nacamleyaa tastuurkaas
@mohammedhassan9079
@mohammedhassan9079 7 ай бұрын
Khawaarijta waxa u furan Dacaayad kaliya
@cabdiqaadirosman4608
@cabdiqaadirosman4608 7 ай бұрын
Culumadena alow noxafid
@0marabdi209
@0marabdi209 7 ай бұрын
كلمة عدل يراد بها باطل
@jamaabdi-ym6dr
@jamaabdi-ym6dr 7 ай бұрын
bashiir salaad sh mustaf xagiisa dambe yuu ku dhuumanayaa warka shiikhu sheegayo haa sawaaciq ku noqday war hooy kasoo har dhawaaqiida inta gooru goor tahay
@dr.khalidbeergeel5471
@dr.khalidbeergeel5471 7 ай бұрын
Bal wll idinkoo raaliya sheega halka aydiintu kudiiday in umadu is nidaamiso oo wax ku heshiiso oo wax kala qorato
@user-ii2gm7ek3v
@user-ii2gm7ek3v 7 ай бұрын
Aayadaha cadcad eelagugu dul akhrino xagee kaamarayaan
@saidhashi2856
@saidhashi2856 7 ай бұрын
Wixii quranka iyo Sunnada ku qoran dhinac lagama mari karo. Lakiin wixii kale oo dadka noloshooda sida ay u habeystaan ama isu doortaan ayagaa xor u ah.
@faatihfaatih3398
@faatihfaatih3398 7 ай бұрын
Sheekh umal kee maa kii shalay mise waa kii maanta wuu is rogaa waa iska roge is rare miyaaaaaa
@FC.Arsenal.142
@FC.Arsenal.142 7 ай бұрын
Wax haisku qaldina Sh umal waa bashar laakiin adinku shalay iyo maanta haku heesina
@17jirchannel86
@17jirchannel86 7 ай бұрын
Umalkii hore iyo kan hadda nool maxaa udhaxeeya kkkkkkk yaab
@FC.Arsenal.142
@FC.Arsenal.142 7 ай бұрын
Alle kacabso wale Inuit ku dhaamo u egtahay
@geediga.hayaanka
@geediga.hayaanka 7 ай бұрын
War looma baana diinta reer habal diinta waa siyaasadeysaan waaku qaraabataan qabiilistayaal wadaada daarood diinta wey ka been sheegaan diinta wey ku shaqeeystaan diinta gaaladey ugu shaqeeyaan diinta dadkey ku dhacaan diinta wey ku ganacsadaan diinta soomaalida kale ayey ku jaajuusaan diinta jaaajuusnimp ayey ugu shaqeeystaan wadaad daarood intaad dhageysan laheed boob joon dhageyso xasaan midka la leeyahay waa wadaad kenya ayuu soomaalida u soo jaajuusaa umul waa shiiq laascaanood lacagta daarood lagu difaacayo aruuriya marka wadaad daarood ku barneye dawladeena noo daaya gaalo idinkaa u kala dhuunto soomaalina ku soo hogaamiya dawlada soomaaliya ayey wax ka sheegayaan dawlada kenya sharcigeedan oo sharci gaalo ahna wey u hogaasan yahiin waadad labo af leh daarood ka laakiin yey ka caqli badan yahiin marka wadaad daarood lagu fahmay doqomo 2023 wadaado iskaga kendhigayaan
@wmdghdgg1234
@wmdghdgg1234 7 ай бұрын
Kenya ayey gobel heystaan shareecada ku xukuma😢 itobiya gobel bey heystaan diinta ku dhaqmo maxaa ku diray muqdisho waa cajiib
@nasiryre144
@nasiryre144 3 ай бұрын
Horta kenya ma wadan islamba tan kale yuusan jahli ku qaadin muslim qabiil malahan marka hadal illaah laga hadlaayo u dhaga nug laaw qabiil naar kama celin kare oo warka rabi io nabi maxamed u hogaansan wll diinta eri afkaga kaso baxa ugu bixi kartaa war iska ilaali diinta ilaaasho oo toobad keen waa hada aqli leedahe waan ku siiye talo wll ✊🏿🤝🏽
@aliahmedyacin721
@aliahmedyacin721 7 ай бұрын
Hoggaanka qarsoon ee Khawaarijta waaye kuwani. Inta jecelyihiin bay diinta ka soo saaraan. Nebigu wuxu yidhi calleyhi salaam"أنتم أعلم بأمور دنياكم" ",idinkaa og arrimaha adduunyadiina." Car wakaase ha sheegaan meesha uu Dastuurku ku khilaafay Shareecada. Tusaale, qaabka loo maamulo ama loo dhiso dawlad loo dhan yahay kuma jirto Fiqiga. Waxay rabaan dawlad uu wadaad keli ahi xakumo ayagoo diinta ku dhuuman raba.
@Funny-animal-memory
@Funny-animal-memory 7 ай бұрын
wll bal dib ugu laabo dastuurka somaliya oo aqri, meelo badan waxaa jira oo ugu hor imaanaayo diinta, sida zinada, dilka, tuugnimada , marka adigoon wax hubsan culimada khawaarij haku tilmaamin
@aliahmedyacin721
@aliahmedyacin721 7 ай бұрын
​@@Funny-animal-memory Haye. Bal sheeg adigu oo dheh "Qdobkan iyo qodobkaas ayaa kilaafsan diinta..." Inla dhaho "Madaxweynaha waxaa la dooran 4 sano ama tirada xildhibaanadu waa intaas..." ma diintay ka hor imaanaysaa?
@abdirahmanmohamed5649
@abdirahmanmohamed5649 7 ай бұрын
99 boqolkiiba dustuurku wuu khilafsanyahay kitabka Allah
@dr.khalidbeergeel5471
@dr.khalidbeergeel5471 7 ай бұрын
@@Funny-animal-memoryplz plz intaa aad sheegtay uu ka hor imanayo noosheeg wll adoo raaliya bal cadee
@dr.khalidbeergeel5471
@dr.khalidbeergeel5471 7 ай бұрын
Tastuurka magiciisa igadaaya laakiin halka khilaafsan sheega idinkoo raaliya, meel diinta uu kukhilaafsanyahay bal sheega idinkoo raaliya
@abdulkadiryousuf7395
@abdulkadiryousuf7395 7 ай бұрын
Wadado Isku Shegina Malina Waa Muslimin Malina Waa Galo
@MohamedJimcaale-jh4mp
@MohamedJimcaale-jh4mp 7 ай бұрын
Waa fikirka shabab ee ka aaminsanyihiin ine gaalo yihiin dowladda maxee kukala badalayihiin
@somgemar7139
@somgemar7139 7 ай бұрын
Jahil katahay meshan ka amus bastaryaho galka ah
@khalidjamasaid2054
@khalidjamasaid2054 7 ай бұрын
Adaa gaal maatahay mise Muslim
@xassanyare9526
@xassanyare9526 7 ай бұрын
Hhhh hadii kitaabka ilaaahey kudhaqan lagu yiraahdo ma meel ayaa kuxanuuneyso adeerow?? Shekha waxa uu shegaayo waa uu kusaxan yahay 100% Qofkii kitabka ilaahey diido kudhaqankiisana waa gaal Raga maaanta madaxda inoo ahna diinta iyo kudhaqankeeda marabaan
@Funny-animal-memory
@Funny-animal-memory 7 ай бұрын
anigaa ku fahansiinaaayo, Dowlada haday tiraahdo Dastuurka iyo shareecada islamka waa isku mid ama dastuurka ayaa kafiican in dalka lagu maamulo waa gaalnimo,, balse haday dhahaan ama ay aaminsanyihiin in shareecada islamka lagu maamulo ay wanaagsantahay balse ay lacag iyo kursi doon ay u qaateen dastuurka markaan waa daalimiin ama faasiqiin.. hadba waxay kuxirantahay qofka waxa uu aaminsanyahay
@xassanyare9526
@xassanyare9526 7 ай бұрын
@@Funny-animal-memory horta sxb ma aaminsanthy in dastuur aanan kii ilaahey aheyn qaadashadiisa iyo kudhaqmidiisa ay gaal nimo tahay ??
@mahadgesale3368
@mahadgesale3368 7 ай бұрын
sheekh umul waa argagixiso haa la diilo nacla kuku taale ee
@user-dn3ip8ik6c
@user-dn3ip8ik6c 7 ай бұрын
Danbiga culumadu wax baykuleeyihii
@cabdiraxmaan3754
@cabdiraxmaan3754 7 ай бұрын
Farqiga u dhaxeeyo sheekh xasaan iyo wadaadaha kale sheekh xasan ninka gaalnimada ku dhaco wuu cadeeyaa, xaqa oo dhameystirane waa uu sheegaa, halka Umal uuba taageero dawaaqiida una nacamleeyo asagoo og waxa ay samenayaan iney gaalnimo tahay.
@aa.i6233
@aa.i6233 7 ай бұрын
Wa badanbyihiin micnaha inta rabto sharciga cabdil wahaab in somaalia lagu xukumo. Cid diidan sharciga ilaahay oo la isku xukumo somaali laga heli maayo, inyar oo gaaladu adeegsani sida ay wahaabiyada sacuudigu idiin adeegsani.
@bashirlayl3076
@bashirlayl3076 7 ай бұрын
❤m a
@immohameda4172
@immohameda4172 7 ай бұрын
Xanuun baad qabtaa
@Masago2025
@Masago2025 7 ай бұрын
Wiilka yar cudur saudi ladhaho ku habsaday... ogoow inaad saudi nacdo waceey kamid tahay inaad nabi mohamed scw nacdo waayoo nabiga asaa dhahay dhulka mecka ugu jeclahy dadna quraish ugu jeclahy marka saudi ha nicin e caadi iska dhig
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe 7 ай бұрын
Waa been taa soomaali inta kitaabka Ilaahay in laysku xukumo rabtaa aad iyo aad ayey uyar yihiin, markhaatina waxaa kuugu filan sidaaniba ma dhacdeen haddii dadka badankoodu diinta Islaamka iskuxukunkeeda doonayaa
@abdiasisali
@abdiasisali 7 ай бұрын
Mr @aa.i62233 Qubuuriya waad bugtaaye orodoo dhakhtarka cilminafsiga teg intaanad dharka tuurin💊😂
@hassanadon6929
@hassanadon6929 7 ай бұрын
Ali wajis gaarsiita.. wa kii u yiri kitabka Quran ka in dowlad lagu maa mulo Loma so dajin😂
@abdullahalmuwaxid9643
@abdullahalmuwaxid9643 7 ай бұрын
Wali caqliyad noocaas ah Soomaali kuma arag, calmaani mooyee, oo isagu dee munaafaq cad ah
@user-ii2gm7ek3v
@user-ii2gm7ek3v 7 ай бұрын
Cali najaas dheh😂
Q 5 aad Iftiiminta Arimaha qaar ee Kusaabsan Gaalnimada (التنوير لبعض مسائل التكفير) Sh Xassaan
1:14:26
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 723
Suaalo iyo Jawaabo   Sh umal iyo Dr yusuf Axmed
1:53:42
AL ISLAM DEEN-CHANNEL
Рет қаралды 1,6 М.
这是王子儿子吗
00:27
落魄的王子
Рет қаралды 20 МЛН
小宇宙竟然尿裤子!#小丑#家庭#搞笑
00:26
家庭搞笑日记
Рет қаралды 20 МЛН
ТЫ С ДРУГОМ В ДЕТСТВЕ😂#shorts
01:00
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 7 МЛН
A little girl was shy at her first ballet lesson #shorts
00:35
Fabiosa Animated
Рет қаралды 17 МЛН
SHEEKH MUSTAFA | QISOOYIN OO UGU SAAMEYNTA BADAN_XUL 2024
2:44:02
Madxafka Diinta
Рет қаралды 140 М.
MUXAADARO CUSUB SHEEKH CABDIRASHIID SHEEKH CALI SUUFI| NAIROBI 2024
24:26
Xaqiiqada Shiicada || Sh Maxamed Cabdi Umal
45:09
Salafmedia
Рет қаралды 21 М.
Dood, Culimada Qaadiriya iyo Wahaabiya Q1aad.
1:09:51
KAARIYE Films
Рет қаралды 325 М.
Gaalnimada Ictisaam Iyo Jadiidiyo An Loga Horeynin Wax Qabana Jirin Sh Xassaan Abu Salmaan
24:56
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 6 М.
kadiDigista kuwa Hogaanka noo ah Maanta | Sh Maxamed Umal
45:02
KULAN MEDIA
Рет қаралды 2,9 М.
Takfiirinta Ma Leedahay Cudurdaar Jahli Iyo Ta'wiil Ah Sh Xassan Dahir Aweys Iyo Sh Xassaan
1:03:14
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 6 М.
Qisooyin cajiib ah sheekh mustafe | 30 Qiso |
2:06:04
Siirada Islaamka
Рет қаралды 392 М.
这是王子儿子吗
00:27
落魄的王子
Рет қаралды 20 МЛН