Xaqiiqada Shiicada || Sh Maxamed Cabdi Umal

  Рет қаралды 20,845

Salafmedia

Salafmedia

6 ай бұрын

✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
fadlan Subscribbe Salafmedia dhagsii ┇► / @salafmedia

Пікірлер: 40
@ARDAYSAME
@ARDAYSAME 6 ай бұрын
Masha allah ❤ culimo ilahey ha idiin BARAKEEYO cimrigiina iyo cilmigiina
@husseinaden7560
@husseinaden7560 6 ай бұрын
Mnsha allah sheekh ilaahay haku xifdiyo adiga iyo familkaagaba
@leylafarah9191
@leylafarah9191 6 ай бұрын
Asc. Maaashaaa alllaaaahaaaa❤❤❤❤❤❤jzkh
@fiidowmrk
@fiidowmrk 6 ай бұрын
Maa sha Allah rabi ha ku xifdiyo waliga shekqena maxamed cbdi umul
@aishaomar8545
@aishaomar8545 6 ай бұрын
Ilaahow culumada ino xifdi
@ayanmahmoudphadif1269
@ayanmahmoudphadif1269 6 ай бұрын
SallAllah u calahi wasalam
@cbdirahmaanahmedali2887
@cbdirahmaanahmedali2887 4 ай бұрын
😢
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 4 ай бұрын
Ya Rabbi jidka saxa na Tusi
@abdiqaadirCali-xt9ke
@abdiqaadirCali-xt9ke 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤فضيلة الوالد
@shamsomohamed6195
@shamsomohamed6195 6 ай бұрын
Salalahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-bp9wz4zp1z
@user-bp9wz4zp1z 6 ай бұрын
Ww211122wz
@user-bp9wz4zp1z
@user-bp9wz4zp1z 6 ай бұрын
Ww211122wz
@user-bp9wz4zp1z
@user-bp9wz4zp1z 6 ай бұрын
Ww211122wz
@user-cm7fb5it4r
@user-cm7fb5it4r 6 ай бұрын
45 mins muu taagna shiiqa.
@sabrinayounisaden7238
@sabrinayounisaden7238 6 ай бұрын
And they stood up to israel while us sunnis except condem condem and condem!
@hasseaouled6032
@hasseaouled6032 6 ай бұрын
They never once stood up against anyone. They are great actors and always play games on the Muslim people.
@bkulmiye7738
@bkulmiye7738 5 ай бұрын
Shia are the only ones who have dignity in the Muslim world. Call them actors or any names but facts will remain
@adanadow4967
@adanadow4967 Ай бұрын
​@@bkulmiye7738all the best in your support to Shias.
@adnaanibrahim7043
@adnaanibrahim7043 6 ай бұрын
War shiico kuwo aan waxba dhaamin baa dalka buuxa suufiyada iyo shiicada waa is leeyihiin wayna kala farcameen. Ilaahow dalkaan suufiyo ka ilaali wax waliba waanu waynay ee ilaahow qiyyamka iyo caqiidada noo ilaali, bidcida iyo balaayada bulshadeena ka ilaali.
@midnimo.jaceyl23
@midnimo.jaceyl23 6 ай бұрын
Ka waran wahaabiyiinta ayga muslimiinta umbaay laayaan kala qeeybiyaan shiikhow xiligaan mooduucaan ku ma haboona
@aminaissa7307
@aminaissa7307 6 ай бұрын
Sax
@bkulmiye7738
@bkulmiye7738 5 ай бұрын
Qof walba habaaro intii lagaaga sheekeyn lahaa
@midnimo.jaceyl23
@midnimo.jaceyl23 6 ай бұрын
Maxaad xiligaan ugu soo aadisay muxaadaradaan?dhiiga muslimiinta uu usocda sida wubiyada u socdaan
@midnimo.jaceyl23
@midnimo.jaceyl23 6 ай бұрын
Waqtigaan firqa iyo qeeybin looma baahna ee kahadla dhibka iyo hagaan xumida umadda haaysata
@midnimo.jaceyl23
@midnimo.jaceyl23 6 ай бұрын
Cida kali oo udhaqdhaqaaqeeysa falastiin oo aay kadhiman waayeen waa shicada iyo akhwaanul muslimiinta , aaway wahaabiyiintii? ayaga seeftooda muslimiinta umbaay saarantahay, xiligaan maxaad uwu soo aadisay muxaadaradaan?
@ahmeddahir4775
@ahmeddahir4775 6 ай бұрын
Wahaabiyada kaliya ma Muslimiin ah suufidaada maxaa uga reebeysaa ? Mise waxaad ku doodeysaa sunniyiinta oo dhanba shiicada ayaaka fiican oo reer falastiin garab taagan, dabkaa ba'
@adnaanibrahim7043
@adnaanibrahim7043 6 ай бұрын
War iiran maxay tartay falastiin aan ahayn in la xasuuqo caruur iyo dhlaan. Se falastiiniyiintu ma suuriyaanka ka fiicanyihiin halka milyan shiicadu ka dishay? Shiico waa cadow waliba rawaafidada iyo nusayriyada yh ma aysan samayn waxa ay suuriya ka sameeyeen. Idinka suufiyo inaa shiico is qarisa tihiin way cadahay wayna cadayd, dalka in ka idin ka qabto weeye.
@ismailmohamed1251
@ismailmohamed1251 6 ай бұрын
Kuwan Sacbinayo Waxba Ma Maqlaaan Miyaaa So Daaaaya Laguma Odhan Fasahaaadka Ama Waxd Wadaan
@user-pz9ty5xc1s
@user-pz9ty5xc1s 6 ай бұрын
jow kow now umal uraaye wa beenaley wa dhaqar qabe ee iska ilaaaliya wana munaafiq weyn walahi jow kow now hadana bow
@cabdiraxmaan3754
@cabdiraxmaan3754 6 ай бұрын
suufida iyo shiicada waa isku diin
@Somali100
@Somali100 6 ай бұрын
Waliga is booje Shiico wahabiyada waa dhaman oo ayagoo qaldan ayee idinka afcan badanyihin Adinka musliminta laaysiin isqarxis iyo gaalesiin ayaa taqaniin . Ee kalay ha is bojene ina isqarxisa rabtaye xamar imow is qarxi 😅
@adnaanibrahim7043
@adnaanibrahim7043 6 ай бұрын
Dufow noocaaga miiran baa wadanka jooga oo ay tahay in layska qabto. Inaa shiico is leedihiin oo aad isku caqiido tihiin way cadayd wayna cadahay.
@user-vr3qt6we1j
@user-vr3qt6we1j Ай бұрын
Waxba lagaa dhagaysan maayo beenaale
@user-cw6er6nm2q
@user-cw6er6nm2q Ай бұрын
Beenaale
@sheekhjcyl1265
@sheekhjcyl1265 6 ай бұрын
Wahaabiyo waxba ka maqli mayno
@ahmeddahir4775
@ahmeddahir4775 6 ай бұрын
Suufi iyo wahaabi hadhow wax lagaa weydiin maayo ee diintaada adiga baro oo marti haka noqon
@cbdirahmaanahmedali2887
@cbdirahmaanahmedali2887 4 ай бұрын
😢
@maxameddeeq8364
@maxameddeeq8364 6 ай бұрын
Sax
XAQIIQADA SHIICADA | SHEEKH UMAL
1:01:07
Daarta Xikmadda
Рет қаралды 8 М.
Always be more smart #shorts
00:32
Jin and Hattie
Рет қаралды 50 МЛН
THEY WANTED TO TAKE ALL HIS GOODIES 🍫🥤🍟😂
00:17
OKUNJATA
Рет қаралды 21 МЛН
Xukunka Shiicada Abu Bakar Iyo Cumar Caayo Ee Jigjiga Iyo Nairobi Dhooban Sh Xassaan Abu Salmaan
22:33
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 42 М.
Qadiyadda Falastiin || Sh Maxamed Cabdi Umal
28:33
Salafmedia
Рет қаралды 17 М.
Dhimataye Maxaad ku dhimatay || khudbah || Sh Mohamed Abdi Umal
21:22
DAAWO Sheekh Umal oo Si Kulul Uga Hadlay Dagaalka Falastiin iyo Yuhuuda
26:33
Shiicada Sh.Muxamed Cabdi Umal
1:24:44
Baraarug Media
Рет қаралды 288 М.
Sharci Dajinta Iney Gaalnimo Tahay Waxa Qabo Sh Umal Sh Mustafa Hadabo Sh Xassaan Maxu Biiye
24:34
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 30 М.
Qisooyonkii rer banii isra'il  Sh. Maxamed Umal
1:24:02
KaAflax
Рет қаралды 175 М.
Say mo & QAISAR & ESKARA ЖАҢА ХИТ
2:23
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 1,7 МЛН
Kendrick Lamar - Not Like Us
5:55
KendrickLamarVEVO
Рет қаралды 50 МЛН
Alisher Konysbaev - Suie ala ma? | Official Music Video
2:24
Alisher Konysbaev
Рет қаралды 249 М.
Минаева - Шоколадка
2:49
Gazgolder
Рет қаралды 449 М.