Sharci Dajinta Wa Gaalnimo Sh Umal, Sh Mustafa Haji Iyo Sh Xassaan Abu Salmaan

  Рет қаралды 192,574

imam shafici media قناة الإمام الشافعي

imam shafici media قناة الإمام الشافعي

Жыл бұрын

 Welcome To imam shafici media
PLZ SUBSCRIBE, LIKE AND SHARE
Imam shafici media barteena youtube ka 👇👇👇👇👇👇👇👇👇
/ @imamshaficimedia
imam shafici media barteena telegram 👇👇👇👇👇👇👇
t.me/imamshaficimedia
imam shafici media barteena Tiktok 👇👇👇👇👇👇👇
vm.tiktok.com/ZMLKNYwJo/
plz share, subscribe, like and follow
Dhamaan asxaabta halkan kadajiso kutubta carabiga kasocdo chanelka imam shafici media
1. Buga 1 aad ee Madina Arabic Course: t.me/imamshaficimedia/734
2. Carabiga xiwaarka - dhamaan qeybaha : t.me/imamshaficimedia/240
Waxa Kale Oo Ad ka heleysa imam shafici media taxane kala duwan sida:
1. Tafsirka Quranka Sh C/Raxman : • Tafsirka Quranka Sh C/...
2. Buga 1 aad ee Madina Arabic Course Qeybta Afsomaliga: • Buga 1 aad ee Madina A...
3. Madina arabic course book 1- lessons in English : • MADINA ARABIC COURSE B...
4. Xiwarka qeybti 1 aad : • XIWARKA QEYBTI 1AAD
5. Xiwarka qeybti 2 aad : • XIWARKA QEYBTI 2AAD
6. Xiwarka qeybti 3 aad : • XIWARKA QEYBTI 3AAD
7. كيفية استخدام مايكروسوفت وورد عند كتابة البحوث العلمية:
• كيفية استخدام مايكروسو...
8. كيفية استخدام المكتبة الشاملة:
• كيفية استخدام المكتبة ...

Пікірлер: 262
@AishaAdam-pl5rx
@AishaAdam-pl5rx 3 ай бұрын
الله يحفظك شيخنا
@Commentkudhigle-s1g
@Commentkudhigle-s1g 3 ай бұрын
وَمَنۡ لَّمۡ يَحۡكُمۡ بِمَاۤ اَنۡزَلَ اللّٰهُ فَاُولٰٓـئِكَ هُمُ الۡكٰفِرُوۡنَ‏  
@awilcirro7461
@awilcirro7461 Жыл бұрын
Wallahi Imtaxaan baa socda allow khyrka na waafaji
@safiayusuf9431
@safiayusuf9431 Жыл бұрын
الله اكبر ولله الحمد والمنة الحق مبين اللهم ثبت قلوبنا على دينك
@aminaadan6600
@aminaadan6600 Жыл бұрын
اللهم احفط علماءنا وعلماء المسلمين
@mohammedmuuse4270
@mohammedmuuse4270 3 ай бұрын
Ilaahayow culimada noo dhowr tolow kuwan madaxda ahi miyaanay dhimanayn
@sahroyusuf6848
@sahroyusuf6848 Жыл бұрын
Subxaanallaah culumada waa cadeeyeen allaahu akber jkz allaahayoow culumada noo xifdi fhamaantood
@cabdimajiid9101
@cabdimajiid9101 Жыл бұрын
ما شاء الله شيوخنا الصومال يحفطهم الله
@appoozama7747
@appoozama7747 Жыл бұрын
Subxana Allah walahi hadaan nahay Somali wxan ubadanay umad qaafiliinaH. Hadaan looga dhawaaqin madaxtooyadeena kudhaqanka shareecada islaamka wlhy waan shalaayi doonaan yoomul khiyaama
@MahamedAbdicumar
@MahamedAbdicumar 3 ай бұрын
Shugran
@abdishukir7931
@abdishukir7931 Жыл бұрын
الله اكبر لا اله الا الله محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين
@Sahragabow
@Sahragabow Жыл бұрын
Maashaa Allaah jazaakallaahu khayran maamo sh umal ☝️✅
@adonallah
@adonallah Жыл бұрын
الحمد لله الله اكبر Shekh umal ilaahey xaqa Hakugu Sugo; udagalan in Wadanka lagu mamaulo Sharecada islamka
@user-zy1gc4ee3g
@user-zy1gc4ee3g 3 ай бұрын
اللهم صل وسلم على نبينا مُحمد
@user-jy4gm6vt3s
@user-jy4gm6vt3s 3 ай бұрын
W2222❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂🎉÷=/%@₹2¾= drf effv 16:42
@AxmedyusufXussein
@AxmedyusufXussein Ай бұрын
Umul hda isagu in waxkle leesku xulumo wa ladhacsanyhy
@adonallah
@adonallah Ай бұрын
@@AxmedyusufXussein lama dhacsana lkn waxkale ayaa jira
@abdirahmankanuu8450
@abdirahmankanuu8450 Жыл бұрын
Allah Akbar xaqii waa dilaacay Guul insha Allah
@ahmedsalaad3013
@ahmedsalaad3013 Жыл бұрын
Shiikhu isagaa ku dhex nool daaqudka uusheegayo iyo xulunkiisa ee muu ka tago dhulka islaamku xukumo tago oo shareecada iyo xaq
@asdssa2714
@asdssa2714 Жыл бұрын
@@ahmedsalaad3013 fariidow waxad ii sheegta waddanka ku xukuma dalkisi shareecada anigaa ba tagi doone
@maxamedissack3614
@maxamedissack3614 Жыл бұрын
الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر
@rahmaahmed835
@rahmaahmed835 Жыл бұрын
Masha Allah culumadena qeer Allah siiyo
@macalindaud-daruiman
@macalindaud-daruiman Жыл бұрын
الله أكبر الله أكبر يا شيخ مصطفى الله يحفظك الله يرحمك الله يجزيك الجنة الفردوس الأعلى'تكلمت عن حكمة. وأقول العلماء الآخر شيخ أمل وإخوانه الله يجعل مثواكم الجنة يعطيكم الصحة والعافية.والله ولي التوفيق.
@cabdisamadxasan9365
@cabdisamadxasan9365 Жыл бұрын
فقال تعالي:ومن لم يحكم بما أنزل الله فأؤلئك هم الكافرون ومن لم يحكم بما أنزل الله فأؤلئك هم الظالمون ومن لم يحكم بما أنزل الله فأؤلئك هم الفاسقون
@abdirahmankanuu8450
@abdirahmankanuu8450 Жыл бұрын
Masha Allah Sax hadalka
@abdullahiali6093
@abdullahiali6093 Ай бұрын
Waa كفر دون كفر
@xaliimomaxmade8682
@xaliimomaxmade8682 3 ай бұрын
الله اكبر الله اكبر الله اكبر ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ahmedjama9408
@ahmedjama9408 Жыл бұрын
A jama SH UMAL MAANTA WIXII KA DAMBEYA WAXAN QIRAYA INAAD XAQA KU TAAGANTAHAY INSHALLAH SIDAAS KU DHIMO ALLAHA KU XAFIDO.
@sacdiyaandulahi1801
@sacdiyaandulahi1801 2 ай бұрын
❤❤🎉
@ahmedbarre2627
@ahmedbarre2627 Жыл бұрын
sheekh umal caalim Alle fahmo iyo cilmi siiyay oo aftahan aha xafidahullah
@maxamedibarahimmahad666
@maxamedibarahimmahad666 Жыл бұрын
ماشاءاللہ ماشاءاللہ ماشاءاللہ ماشاءاللہ
@xassanbile1338
@xassanbile1338 Жыл бұрын
Maa shaa allaah sh umal diinta Dunida oo dhan ayaa looga tira galay Sharci dajin war miyaa ilaah ka cabsada
@alinooromar6949
@alinooromar6949 Жыл бұрын
ilahey ha idinxifdiyo
@xassanbile1338
@xassanbile1338 Жыл бұрын
Maashaa allaah wadaadada saxda ah Waa wadaadadaan Walee ma ahan sh qorane shekh asuuli Sh qorane shekh jeeble iska dheh Sh suuli sheekh jeeble iska dheh
@abdulahihilole4622
@abdulahihilole4622 Жыл бұрын
Ali wajiis waxa uu yirna wa opposed of our kitab subxana Allah
@YahyaAwake
@YahyaAwake Жыл бұрын
subhanAllah
@abdirahmankanuu8450
@abdirahmankanuu8450 Жыл бұрын
Aamin Allah yaxfadka
@AnwarKhan-re9tz
@AnwarKhan-re9tz Жыл бұрын
masha allah☝️
@sareedo8184
@sareedo8184 Жыл бұрын
Masha allaah culimadeena allaah ha xafido❤
@adenhassen9119
@adenhassen9119 Жыл бұрын
masha allah
@AliMohamud-qb3rs
@AliMohamud-qb3rs Ай бұрын
Culimada allaha noo xafido
@AliMohamud-qb3rs
@AliMohamud-qb3rs Ай бұрын
Munaafaqiinta allaha wadanka iyo umada allaha haka qabto yaa rabi allaha kaano sharaacada kuwa umada kudhaqo kuna dhaqmo allaha hanoo keeno yaa rabi iyo sharafta iyo karaamda ku dhaqanka sharaacada
@XAQSOORMEDIA
@XAQSOORMEDIA Жыл бұрын
Maasha Allah tabaarakallaah
@cabdigahayr2563
@cabdigahayr2563 Жыл бұрын
Masha allah waa xaq waxaa ay culimadu ka hadlayaa ilaahow dariiqa toosan nafansii
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 Жыл бұрын
Aamiin
@mohamednur3320
@mohamednur3320 Жыл бұрын
Wa run xalku wa shareecada islamka
@maxamed8830
@maxamed8830 Жыл бұрын
rabiyooow noodainbi dhaaf yaawaduuud rabi hadin hadeeyo🤚✋🤚✋
@yaqubgabow5051
@yaqubgabow5051 Жыл бұрын
اللهم الحفظ علماءنا
@sahroyusuf6848
@sahroyusuf6848 Жыл бұрын
Allaahu akber saxiix
@buyacadil6987
@buyacadil6987 Жыл бұрын
M.a shekhana umal
@alinooromar6949
@alinooromar6949 Жыл бұрын
Masha allah
@OlolUgaas
@OlolUgaas 3 ай бұрын
Allahu akbar
@sahroyusuf6848
@sahroyusuf6848 Жыл бұрын
Subxaanallaah sheekh umal allaah yaxfadka jkz
@ahlamhasansiyad3333
@ahlamhasansiyad3333 Жыл бұрын
Maxuu ka doonay xiligii farmaajo shaarbo dheere uu madaxweyne ahaa lajiifiyaa banaan miyaa sheekada sheekha daaroodow waa soo jeedna ogaada.✋
@adonallah
@adonallah Жыл бұрын
@@ahlamhasansiyad3333 War ilaahey lacabso
@halimaahmed2179
@halimaahmed2179 Жыл бұрын
@@adonallah Runta miyaa ku dhibta?
@aydiidhabad695
@aydiidhabad695 Жыл бұрын
Sharciga ilhy ba noso dajiyay wana kitaabka quranka allhu akbar ilahow Somalia mar aan aragno kitaabkaga lagu dhaqmayo
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 Жыл бұрын
Culimadu xaqa wey cadeeyen, Ilaahy maamul rabigood yaqaana xukunka iyo hogaanka hanoogu dhiibo
@WarsanIsmail-bs9wb
@WarsanIsmail-bs9wb 3 ай бұрын
Subxanallaah
@abdiwaliosman4706
@abdiwaliosman4706 3 ай бұрын
Alloow nahanuuni wallee in aan Mardanbe Dastuuur La iga maqleyn subxanalaah waligayna Ma aaminin
@khadija938
@khadija938 3 ай бұрын
Csw allahu akbar warka waa cad yahay dastuurka waa kitaabka allaah saxiix jzk qayr
@abdallahashi926
@abdallahashi926 Жыл бұрын
Allow dadkaan caasiyay hadana magaceena sheegta ee dhahaayo sharci aya dajina allow ha'inagu ciqaabin maalin uun wadaankaan kitaabka alle wa lagu xukuma I.a rabiyow naga raali noqo
@AxmedyusufXussein
@AxmedyusufXussein Ай бұрын
Aaaaaamin kuwaaas waxa kadaran wadada qar sida Umul oo uu fatwodo
@nasiryre144
@nasiryre144 3 ай бұрын
😢
@Sarreye
@Sarreye Ай бұрын
Waa xaq waana run cad.
@user-hu2ff6lk6x
@user-hu2ff6lk6x 3 ай бұрын
Mnshaa allaha sheekh maxamed umal
@khalidmohamedtupec7905
@khalidmohamedtupec7905 Жыл бұрын
Allahayow jidka toosan nagu hadee
@abdiwaliosman4706
@abdiwaliosman4706 3 ай бұрын
Allaha Nacafiyo sheikhoow
@felisabdi3794
@felisabdi3794 Жыл бұрын
Xukdhibanka shaqadiisa waa iney raacaan sharciga Alle iyo Raduulkeena u soo dhiibey, mana ahan mid iyagu ay wax ka bedeli karaan, lkn Umad Mahad Salaad uu horjacayo Allaah baa u maqan…
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg Жыл бұрын
Mahad salaad keligiis maxaad u sooo qaadatay walaal madaxdii oo dhan baa diinta ka tagtay ilaa kacaankii ilaa maanta
@achmedbarre2457
@achmedbarre2457 Жыл бұрын
Asc.masha allaah khayr Aan dhamaan rabi haidin siiyo
@axmadnuur8025
@axmadnuur8025 3 ай бұрын
Maadaa diin kahadlaya adigu islaam
@Sarreye
@Sarreye Ай бұрын
Ilaahay u noqo
@sahroyusuf6848
@sahroyusuf6848 Жыл бұрын
Allahayoow tubta toosen nagu toosi
@ABUCABDALLA23
@ABUCABDALLA23 11 ай бұрын
Maa shaa allaah
@user-xz4tw7lt4o
@user-xz4tw7lt4o Жыл бұрын
allahuma irxam raxmatan waa sicah😰😥
@faatihfaatih3398
@faatihfaatih3398 Жыл бұрын
Diinta ka sheekeenteda macaanaa lkn الولاء والبرى ayaa adag
@cabdulahidubad2018
@cabdulahidubad2018 Жыл бұрын
Ma adka wll waa fududahay. Allah iyo dadkiisa jeclow. Inta kasoo hartana nac intaa bas ah weeya
@ruqiyoruqiya8204
@ruqiyoruqiya8204 Жыл бұрын
Aad iyo aad lkn ku dhaqankii aa layskarabaa
@saalaxweyne-bi7eh
@saalaxweyne-bi7eh 9 ай бұрын
الله اكبر
@abdalaali6333
@abdalaali6333 Жыл бұрын
Allaahu tabita quluubanaa calaa diinka yaa allaah amiin amiin amiin inash allaah
@mucjisoduusho123
@mucjisoduusho123 Жыл бұрын
و انحکم بما انزل اللہ۔ ومن لم پحکم بما انزل اللہ فؤلاۂک ھم الکافرون۔ Naartuba shaqeey rabtaa sida jannada loo shaqeesto
@Axmed-jf8fu
@Axmed-jf8fu 3 ай бұрын
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw
@abdalaali6333
@abdalaali6333 Жыл бұрын
Allaahu akabar
@user-fb8yz6tm8o
@user-fb8yz6tm8o 7 ай бұрын
Maasha'Allaah
@user-lq4dk7lg1i
@user-lq4dk7lg1i 7 ай бұрын
Saxiix ilaahay baa xumaanta ka hufa
@yasminmaxamed6183
@yasminmaxamed6183 Жыл бұрын
Maasha alh shequnaa ale ha idin barakeyo
@hdjd3122
@hdjd3122 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw 😭😢😲📢
@maxamuudmaxamad1194
@maxamuudmaxamad1194 Жыл бұрын
اما حسان ومصطفى هما عالمان ربانيان وهما على حق
@user-qj6fy2hj7k
@user-qj6fy2hj7k 4 ай бұрын
Wa ruun
@user-te1dw9kp4g
@user-te1dw9kp4g 3 ай бұрын
Waa runtiin waa gaalnimo sharcidejintu
@shakirhersi4843
@shakirhersi4843 Жыл бұрын
Aamiin
@AbdisamedMohamed-px8rl
@AbdisamedMohamed-px8rl 10 ай бұрын
M.a
@user-lx9zk2ew4n
@user-lx9zk2ew4n 3 ай бұрын
Allah akbar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AhmedabdulkadirBiile
@AhmedabdulkadirBiile 8 ай бұрын
ومن لم يحكم بما انزل الله فاولئك هم الكافرون.
@mohamedmaowbulle9768
@mohamedmaowbulle9768 3 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw
@abdikadir255
@abdikadir255 3 ай бұрын
Sheekh umal waadaalim waa eehelunaar maxaad uga dhihiweydey ina adeerkaa siyaad bare kii culimad laayey xasan sheekh waacaadil xornimo iyuu idisiisiiyey
@user-cz5uf6lp1e
@user-cz5uf6lp1e 10 ай бұрын
M a sheq was runtaaaa❤❤❤❤❤❤❤❤
@nuuradiinxasan2958
@nuuradiinxasan2958 Жыл бұрын
ninka yidhaa sharcibaan dajinayaa waa Gaal wuxu la midyay nin ku yidhi anaa ku abuuray
@mohamedahmedhasan2626
@mohamedahmedhasan2626 Жыл бұрын
Shiikh umal waad ku mahadsantahay sidaad u cadeeysay wixii allaah na faray balse dadka ku nool wadanka aad shiiqiisatahay xageey u xukun doonanaayaan waa dad badan oo muslim ah xageey u xukun doontaan mahadsabid shiikheyga aan jeclahay
@saadhussein5466
@saadhussein5466 Жыл бұрын
UMAL ISAGA ISDUQEEYA SINCE ILAA 1994 WADAADKAN ISMAMAQLA MIYAA?
@hassanabdullahi3057
@hassanabdullahi3057 3 ай бұрын
Culumadan ayaga gaalo ah hadey rabaan 4.5
@sharmarkesharmarke5339
@sharmarkesharmarke5339 3 ай бұрын
Allahu akbar laxawla wala quwata illaa billah
@AxmedyusufXussein
@AxmedyusufXussein 3 ай бұрын
Umulow adigu had saladdada in Soonkada kern heeeeeee walciyadu bilaaah
@khalidibrahim3040
@khalidibrahim3040 2 ай бұрын
Adiii maa Allah katimade???? Waar shiikha afkaga ka duuw...xaaq ayuu sheegaya oo aah inuu Sharcii aaan kii dhiintaa islamka aheyn inuu sharcii aheyn ee taas quburiyada shakii miyey ka qaban??? Waax baaro adeer
@kullownuur430
@kullownuur430 3 ай бұрын
ASC viva 7up
@jandraravi9816
@jandraravi9816 3 ай бұрын
MAANTA WAXAA SOCOTAVBA SHEIKHOOW M siyaad bare baad faanin...mujrim inuu ahaa...... Cmon sheikhoow
@mohamudcibaar3705
@mohamudcibaar3705 6 ай бұрын
Sharci dejinta Allahbaa Iskaleh Baarlamaanku malahan hakaleexdan Xaduuda Allaah hana udaayen Arintaas Allaah baa marhore sodejiye
@MucaadNuur-ep3nf
@MucaadNuur-ep3nf 4 ай бұрын
Guul soomali wayn walaahi caalamkan fiiriyay meesha ugu dhow oo ay dowlad islaamka sal uah aykasoosocoto waa soomaliya insha alaah waan kaguulaysandoona reegalbeedka walaladeena naga hor keenay ee shareecadaneena lagaalamaya dowlad kusheega ah dhalanyarada difaacaysa ee udagaalamaysa waa wiilasheeniye alaha soohanuniyo kuwa iyaga dib uwerara oo diinta islaamka kujihaado alaha kadhigo
@adonallah
@adonallah Жыл бұрын
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم يوشك الأمم ان تداعى عليكم كما تداعى الاكلة إلى قصعتها فقال قائل ومن قلة نحن يومئذ قال بل أنتم يومئذ كثير ولاكنكم غثاء كغثاء السيل ولينزعن الله من صدور عدوكم المهابة منكم وليقذفن الله في قلوبكم الوهن فقال قائل يا رسول الله وما الوهن قال حب الدنيا وكراهية الموت
@sacdiyaandulahi1801
@sacdiyaandulahi1801 2 ай бұрын
😅😅😅
@user-eo9dj6dt9y
@user-eo9dj6dt9y 3 ай бұрын
Guuleyso shiikh umal Hadee culimadu maxay noogu fiirsanayaan mey siyaasada soo galaan oo kala wareegaan xukunka kuwaas na luminaya
@dayaxcisse1363
@dayaxcisse1363 Жыл бұрын
Allaahu akbar
@yasinmohamed8311
@yasinmohamed8311 4 ай бұрын
Oday shiikhaw cilmiga yari Waa halis ee ha taraarin hana moodin in amuuraha ilaahay iyo maamulkiisa aad wada ogtahay haaysu qaadan !!!
@khalidibrahim3040
@khalidibrahim3040 2 ай бұрын
Allah sharcigis ha laa dhaqaan galiyo mia aqoon yadhii aah??? Qaanun diintaa baal madhay yaanan laqaadaan miaa aqoon yadhii aah??? Hee adaaa muftigaa calamkaa aheee ee lakalee sharcii Kitabkaa Quranka io Sunada ka wangsan
@maxamuudmaxamad1194
@maxamuudmaxamad1194 Жыл бұрын
نحن نعلم احوال ؤمل هو كالذى قال رسول الله صدق وهو كذوب
@sahromohamed4375
@sahromohamed4375 Жыл бұрын
Ilahow tubta tosan nagu toosi waqti xun balagujira ilahay hana badbadiyo
@abdirahmankanuu8450
@abdirahmankanuu8450 Жыл бұрын
Aamiin allow ka aqbal
@halimaahmed2179
@halimaahmed2179 Жыл бұрын
Quraanka Allah wuxuu toos ula hadla caqligeena garashadeena fahamkeena oo uu nagadalbado in la falgalno si aan ugu caqliyeeysano wax( commonsens) kahorimanaya kahelimeysid laakin wadaakan marabo in aan fakarno wuxuu raba sidii xoolaha oo kale in aan dabagalno
@redalfred8460
@redalfred8460 Жыл бұрын
Alle ha ku hanuuniyo walaal isagaa hanuunka hayee
@halimaahmed2179
@halimaahmed2179 Жыл бұрын
@@redalfred8460 alhamdulillah hanuun waan heysta Allah ha ii siyaadiyo balse waxaan kuu sheegaya in aysan ku anfacayn EEbe hortisa sheekh hebel baan sida kamaqlay
@boqorkacommentiga1237
@boqorkacommentiga1237 Жыл бұрын
@@halimaahmed2179 sheikh hebel baan wax ka maqlay mxaa ula jeeda ? sheikha waxa laga maqlay ma wax uu isaga aliftay baa ? mise waa aayado quraanka Alle ku yaala ?
@khalidibrahim3040
@khalidibrahim3040 2 ай бұрын
Gawadaney,diinta islamkaa waa sharcii kaamil aah ee ku dhaqaan un intaas laga ravaa
@user-gj3de1xd4u
@user-gj3de1xd4u 3 ай бұрын
Waxa dowlado somaaliya soomaray kuli waxbaad kasheegtaan ujeedadiina maahan waano iyo waxsheeg ee ujeedkiina waa kala dhexgala shacabka iyo dowlada a
@khalidibrahim3040
@khalidibrahim3040 2 ай бұрын
😂😂 caamaay(illeterate) Gowsa waa weyn aya tahay ee meel fadhiiso oo diintaa Islamka Baraa adeeer
@trlkadan3257
@trlkadan3257 Жыл бұрын
Wa runtiin walaahi lkn way is qaafinayaan iyagoo umara isku sheega
@user-ps8kq8hv5f
@user-ps8kq8hv5f 10 ай бұрын
Asc
@bakarimuya7020
@bakarimuya7020 Жыл бұрын
Aaway kuwii lagu sheegaayay inay muqdisho ku kulmeen ee lagu sheegay (culumada)
@ahlamhasansiyad3333
@ahlamhasansiyad3333 Жыл бұрын
Xiligii shaarbo dheere maxuu ka doonay sheekh umal ma shareeco islaama dadka lagu xukumaayey ? Lajoojiya banaan miyaa ?
@halimaahmed2179
@halimaahmed2179 Жыл бұрын
kuwa leedahay culuma ku sheega maha kuwo nin jecleysi culumo ku ah
@ustaadaadam
@ustaadaadam Жыл бұрын
@@ahlamhasansiyad3333 hadalkan wuxuu sh umal soo jeediyey xilligii farmaajo, saa ogoow
@notgotnameyet
@notgotnameyet Жыл бұрын
Culumo ma udhawo kuwaas
Sh Xassaan Oo Allah Ka Barye Iney Rushka Guulestaan Guul Musliminta Ka Faaidestaan
14:32
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 69 М.
3 Qof inay Halaagsamayaan Cidna Hawaydiinin Sh Maxamed Umal
18:44
SAKINA MEDIA
Рет қаралды 10 М.
Khó thế mà cũng làm được || How did the police do that? #shorts
01:00
Qaabka ay Janada Oga Imaadeen Wabiyada Nile, Furaat, Jeyxaan Iyo seyxaan Mataqana Sh Xassaan
19:25
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 103 М.
Sh Umal Oo U Jawaabay Cali Dheere Kaasi Ka Tirsan Kooxda As
4:55
Dunida Maanta
Рет қаралды 9 М.
Sh Xassaan oo ka hadlay Coldoon iyo Dhaalibaan
15:53
Qalaafe Media
Рет қаралды 456 М.
NIKAAXA MASAAFADA WAA ASAXAYAA MAYA WAA BAADIL
14:56
Miiska Wadahadalka
Рет қаралды 66 М.
Q4aad ll Muxaadaradii Al Qowlul Amiin ll Sh Xassaan Xuseen
2:27:32
Sunna Media
Рет қаралды 23 М.
Somaaliyey Diintina Haku Sideynina Wadaadaha Burdhag leysanaayo Sh Xassaan Abu Salmaan
17:37
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 40 М.