SHARMABOY oo Hees cusub SOMALILAND ku karbaashay JULY 2024

  Рет қаралды 28,216

Idiris pepe

Idiris pepe

11 күн бұрын

Masheegee marka waa heesta cusub ee sharma boy uu kusoo karbaashay Maamul ka somaliland ee somalia.

Пікірлер: 153
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 9 күн бұрын
Sharma Aqliga Allaha Ubarakeeyo Hoyadiis Gabadhii raxanwayn Wiilbay dhashay, Masha'Allaah❤🇸🇴🤍💕👍
@najmonajmo9217
@najmonajmo9217 9 күн бұрын
Hooyadii❤ maraxwen ba wll
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 9 күн бұрын
@@najmonajmo9217 yes hooyo raxanwaynba dhashay, Masha'Allah
@HoodoHodo
@HoodoHodo 7 күн бұрын
😂😂😂😂😂
@user-oo9bw2wn7b
@user-oo9bw2wn7b 7 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@HoodoHodo
@HoodoHodo 7 күн бұрын
@@user-oo9bw2wn7b 🤣🤣🤣🤣
@cafifanuur1950
@cafifanuur1950 9 күн бұрын
Walee sharma boy waa rag rag dhalay, guuleeyso
@MohamedJuba-bd4ho
@MohamedJuba-bd4ho 9 күн бұрын
Idiris we love you from Garissa
@cookingwithzeinab8073
@cookingwithzeinab8073 9 күн бұрын
The king of Somalia 🇸🇴 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@ubahguled5047
@ubahguled5047 9 күн бұрын
Reer waqooyi manabcin waxaanu nacadnahay xukuumada jooga hargaysa joogto.
@user-nn6ph4rz7t
@user-nn6ph4rz7t 9 күн бұрын
I love somalia
@ifrahabdi3413
@ifrahabdi3413 9 күн бұрын
🔥 Sharma boy 🔥👑🇸🇴💪🏽
@BahdoonBahdoon
@BahdoonBahdoon 9 күн бұрын
Sharma boy is the best
@mohamedisse5441
@mohamedisse5441 9 күн бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@khadrokilwe1710
@khadrokilwe1710 8 күн бұрын
Sharma boy ❤❤
@abassabdi390
@abassabdi390 7 күн бұрын
Sharma boy Masha Allah greetings from Kenya kusoco walal
@gamer5Real
@gamer5Real 5 күн бұрын
Masha Allah ❤❤❤
@mahadsheekhahmadsheekhahma3923
@mahadsheekhahmadsheekhahma3923 9 күн бұрын
Masha Allah sxb allaha ku xafido marwalba iyo meelwalba oo aad joogto
@TerrenceGoodrich-wc2om
@TerrenceGoodrich-wc2om 9 күн бұрын
Masha allah
@user-kp2dm6bk2j
@user-kp2dm6bk2j 9 күн бұрын
Idiris my brother. Mamo caruur yatiin heysata o cawin ubahan walal allaha dartiis ku cawi
@umumahado1766
@umumahado1766 9 күн бұрын
100 /80 dadaka,aqoobataleha waa soomaliland bada shidin waa hasan have London
@safiawarsame8598
@safiawarsame8598 8 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤😅😂😂😂😂 Sharma booy horey usoco wadani chaba❤
@nassalman6599
@nassalman6599 6 күн бұрын
Amin yare iyo mame karbaasheya❤❤❤
@user-hw4ju4zd1y
@user-hw4ju4zd1y 9 күн бұрын
💙💙🇸🇴🇸🇴💙💙💯❣️💯
@qaaliaxmad1025
@qaaliaxmad1025 9 күн бұрын
❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@HassanIbrahim2-v4p
@HassanIbrahim2-v4p 6 күн бұрын
Sharmaboy❤❤🎉😂
@faisosaciidseedhe9479
@faisosaciidseedhe9479 8 күн бұрын
Masha Allah wllkey qali like 👍 ❤🎉
@daaudcabdulaahi2386
@daaudcabdulaahi2386 6 күн бұрын
Lajan is Lajan ❤❤❤❤
@abdulahiomaredle2253
@abdulahiomaredle2253 6 күн бұрын
mash allh
@Red_CCC
@Red_CCC 9 күн бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😍💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼😍😍😍😍
@kiinabdiqaadir9928
@kiinabdiqaadir9928 9 күн бұрын
🇸🇴🇸🇴
@kingsomalia5078
@kingsomalia5078 Күн бұрын
Nice work
@cazkapoy1665
@cazkapoy1665 9 күн бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️
@SadiamadeaSaidaAhmed
@SadiamadeaSaidaAhmed 8 күн бұрын
🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤
@user-iy3vm2dg6l
@user-iy3vm2dg6l 4 күн бұрын
Sharma ka sharma 🫡🫡
@ladanqurux7496
@ladanqurux7496 9 күн бұрын
😊😊😊horay u soco
@warish9081
@warish9081 4 күн бұрын
Boowe soo dhawoow🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@user-ts2sl8oq4c
@user-ts2sl8oq4c 9 күн бұрын
Somali❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
@djiboy90
@djiboy90 9 күн бұрын
"Mute" maha sxb "Mood" weyan Yacni "raxo" iyo "bashal". I subscribed you
@user-sw3no4br4x
@user-sw3no4br4x 9 күн бұрын
❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@HoodaMuxumad
@HoodaMuxumad 8 күн бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤
@user-jj7sc7xk7r
@user-jj7sc7xk7r 4 күн бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪👈
@ubahguled5047
@ubahguled5047 9 күн бұрын
Garoowe iyo Muqdisho kasoo doontaan Baasaboorka.
@user-qv3kr4bw3u
@user-qv3kr4bw3u 9 күн бұрын
Somalilan sumcadeda wey dhimatay xaqiiqdi
@user-xj4ss1mm4n
@user-xj4ss1mm4n 9 күн бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤
@user-mz5kl3mx9d
@user-mz5kl3mx9d 9 күн бұрын
First comment my brother
@janira7480
@janira7480 9 күн бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🎉🎉🎉
@HH-lo1kn
@HH-lo1kn 8 күн бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@xasancali1623
@xasancali1623 9 күн бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@AbdullahiSanka-ty3rc
@AbdullahiSanka-ty3rc 9 күн бұрын
👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌
@HH-lo1kn
@HH-lo1kn 8 күн бұрын
Ina abaarso tahay leave djabuti
@amnoali8348
@amnoali8348 9 күн бұрын
Somaliland no need Somalila 😂😂😂😂😂😂😂😂stop crying and more love 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@MohmoudAbdixakiin
@MohmoudAbdixakiin 9 күн бұрын
Ma isu camire masheege marka
@MohamedAli-nm8oe
@MohamedAli-nm8oe 9 күн бұрын
Waxaan xamar ku arkay dad badan oo hargeysa iyo burco ka yimid oo xanuunsan oo free caafimaad u yimid xamar isbitaalada dawlada lacag la'aanta ah...ka sheekee dee ina biixiyeey..
@IfraaxMuxumed-o9h
@IfraaxMuxumed-o9h 9 күн бұрын
Hes iga dhe
@Qalanjo55
@Qalanjo55 9 күн бұрын
Masuul lagayahy kuqoslay😅😅😅
@sadiyaallele4531
@sadiyaallele4531 9 күн бұрын
Where ever u are iam with u legend I subscribe u👋
@maxamadwali6662
@maxamadwali6662 9 күн бұрын
Holac weeye reactionkan big legend pepe in the house🫡
@Magool99
@Magool99 9 күн бұрын
Nacaybka aad somaliland u hayso ee qalbigaaga ku jira dushaada ayey ka muuqatay waad ku dhiman leee
@TerrenceGoodrich-wc2om
@TerrenceGoodrich-wc2om 9 күн бұрын
❤❤❤❤
@agesole4820
@agesole4820 9 күн бұрын
SHARMO
@YonisAden-bf2rp
@YonisAden-bf2rp 9 күн бұрын
👀👀👀👀
@user-yr3fm2sf4u
@user-yr3fm2sf4u 9 күн бұрын
Somaliland waxay noqon doontaa dawlad la yaqaan oo adduunka ka jirta maalin inshallah
@HH-lo1kn
@HH-lo1kn 9 күн бұрын
😂😂😂😂 Keep dreaming
@umalkhymohamed7492
@umalkhymohamed7492 9 күн бұрын
😂😂😂😂 walaahi somaliland is not easy baale intaye kaaga qaaylisiyeen deeye from Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🥰🥰👑🇮🇷👑🇮🇷👑🇮🇷👑🇮🇷👑🇮🇷👑🇮🇷👑
@mnviepapa2003
@mnviepapa2003 6 күн бұрын
Huus wara jabuti somaliaa iyad wadanaa no ciyal cuqdadeysan , hanaku darin somali Diiid adero
@AliabdiJujuuma
@AliabdiJujuuma 9 күн бұрын
Maba jiree ee waa somalia basaborka
@ZamzamAhmedMuhumed
@ZamzamAhmedMuhumed 9 күн бұрын
Dee soomaliland aya dad badan ka oohisay somaha kkkk
@nonamemaryjane5831
@nonamemaryjane5831 9 күн бұрын
Boowe, cid uma baahna Garoowe 😂 🔥💯✅😂😂😂🐐🇸🇱
@waryaaofficialchannel3323
@waryaaofficialchannel3323 9 күн бұрын
Masheegeey marka
@user-co2it7ve7b
@user-co2it7ve7b 9 күн бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 somali nimo na deqdo no etobiya urayo wale maraco Ano arkayo walalkey sonaliya ah Mel walba hadago no amxaro
@Ayuub-p
@Ayuub-p 9 күн бұрын
Sharma the goat
@fartunabdullah6702
@fartunabdullah6702 9 күн бұрын
Ar walaalkeey aha waan ku saray aboowe ❤❤❤❤
@mcnncm1318
@mcnncm1318 9 күн бұрын
Yixir yixir dhalay
@N0VADH
@N0VADH 9 күн бұрын
Xasuuuq wey dhaaftay 😩🤣🤣
@Maan3416
@Maan3416 9 күн бұрын
Ilaa hada jawaab sax ah laydinkama hayo heatku namuu gaadhin halka heestii yarayd ee aanu idin qaadnay macal madaxdiinii ruxdy landres isn't easy wlhi 😂😂😂😂😂😂😂
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 9 күн бұрын
Waya u qalmaan iyagaa bilaabaya waaliidi iidoor😉
@SakiMo1233
@SakiMo1233 9 күн бұрын
reeer mii markii kugu horeysay reaction bixisaa. nin hargeysa haystaa miyaa leedahay meesha maalinkasta qarxaysaa london u ah.
@garaaddeyniile1149
@garaaddeyniile1149 9 күн бұрын
Maxaa noogu kala goysay Marka mise tubaraac ayaad waday reaction ma kaa eheen boss caadi matihid
@MohaMoha-fr5kl
@MohaMoha-fr5kl 8 күн бұрын
Idiris heesta noo soo dhameystir nyohow hala dhiman
@zakifarah2870
@zakifarah2870 6 күн бұрын
Fikirkeyga somaliland dhagaha haluku dhufto waxee soo wado iyo wabiga yaa weyn maxaa yeelay amxaaro fursad dahab ayee u arkaan 1977 meey hilmaamin siyaad barre wuu saxsanaay waxaan iney soo socdaan wuu iska ogaay somali mid ha noqoto
@Suhaybcabdirisaaqnuur56
@Suhaybcabdirisaaqnuur56 8 күн бұрын
Baabi cayaynka somaliay iyo shurnshurak
@farhiyaali1183
@farhiyaali1183 9 күн бұрын
Waa kuu saaray wiilkaygoow
@mohamedyusuf656
@mohamedyusuf656 6 күн бұрын
Idiris naag.sharma way xaartay hargesia loo diiday.. Qadiyada harti oola ciilay u hadlayaa 😂😂😂😂 somi jacayl ma waa reer naceed dhuuso.
@asiliborle6342
@asiliborle6342 9 күн бұрын
U saara wiilka
@user-rf3so1js2t
@user-rf3so1js2t 9 күн бұрын
Dee somaliland iyada idinka oohonsiisay silent ka galnay ooya dhamaysta
@Sarta100
@Sarta100 9 күн бұрын
Kkkkkkkkkkkk waa saas.
@mohamutmohamet4249
@mohamutmohamet4249 9 күн бұрын
Salamulah masuul
@user-mh9ek9gv7l
@user-mh9ek9gv7l 9 күн бұрын
One hees iyo 20 heesod walina jawaabteedi lama hayo soo wada hee
@saciid_iid
@saciid_iid 7 күн бұрын
Gabooye waxaas hees maaha
@ilwadahmed3303
@ilwadahmed3303 9 күн бұрын
Faruur
@user-je7qy9kd2y
@user-je7qy9kd2y 9 күн бұрын
Asc aboowe ❤❤❤❤❤❤
@xaajibalad5463
@xaajibalad5463 9 күн бұрын
Adi laftaada gaalkacayo aad ka time irisbeebe
@syberhyper6156
@syberhyper6156 9 күн бұрын
Adadeged lenahayi
@bureeqamaxamad25
@bureeqamaxamad25 9 күн бұрын
Dhaaf ilaa jixiimo ha jiiitaan caradooda ha ku dhintaan
@bongasasa3895
@bongasasa3895 5 күн бұрын
Sxbyaloow gobal wada marqaansan oo Amxaar shiraayo aqonsi udontay miyaa waqtiga iskaga lumineysiin just ignore the fools like we did last 25yrs marfashyadooda haku uranee! Ingriis ayaa nakarbashi jiray kulahaa like we care! Aqonsi can only come from Muqdisho period!
@FadumoAbdullahi-gy6zj
@FadumoAbdullahi-gy6zj 7 күн бұрын
Hesta sharmo wa lambar wan hallo somali weyn sharma noqur an Sara allha dayee
@inasayidabdule2251
@inasayidabdule2251 7 күн бұрын
Dagaalka Waxaa so af jaray Salax sanag
@adnahorri6427
@adnahorri6427 9 күн бұрын
Idiris pepe wankudana khatumo
@xaajibalad5463
@xaajibalad5463 9 күн бұрын
Waa kuu saarayaa in kastaad cuqdad qabto waa kuu saarayaa somalinimo ayaan kugu daawada
@Hasan-ahmed2024
@Hasan-ahmed2024 9 күн бұрын
Sharma boy myd uleeye😂😂
@umumahado1766
@umumahado1766 9 күн бұрын
Relly soomali midimaday rabato hana ku taliyo ama ha noolana waaye walala haday soomali taha waxa raban mey xasideena
@user-xs7of2js7t
@user-xs7of2js7t 9 күн бұрын
Kusaray hhh
@bongasasa3895
@bongasasa3895 5 күн бұрын
Marfashka ka kaca ilkaha rumeysta maal tacbada Amxaar wax manihayee
@FadumoMohamed-jl1wp
@FadumoMohamed-jl1wp 8 күн бұрын
Sharma afkaaga caano lagu qabey Hargeysa ma waxey noqon doontaa meesha looga duulo kacbada, quraanka lagu sheegey iney xabishidu ku duuli doonaan kacbada
@ahmadomar8606
@ahmadomar8606 9 күн бұрын
Ka itoobiya Ayaa laga siiyaa $10,000 😂😂
@yusuf31816
@yusuf31816 9 күн бұрын
Odhaah ayaa aheed ina walanwal wiilkuu dhaalaa kuusii dhaalaa........ gaaladu weheshadaa
@iamAbdEyasis
@iamAbdEyasis 9 күн бұрын
Sitoos ah io. Si dadbanba Wuu ooo La Dhacay😂
@raageomar6000
@raageomar6000 9 күн бұрын
Idires waxaaga waa meegde naga xishoo niyow waan kutageernaa yaan lagaadareeminde Idiris pepe
@AliahmedIssack-ve8by
@AliahmedIssack-ve8by 9 күн бұрын
Idiris
@kingkhalidmed4780
@kingkhalidmed4780 9 күн бұрын
Ninki uu aruush kaga ohisiyeey . Af biijo midgaan aah bd thy .dabo dilif xuun ban ka aqaanaa
ShARMA BOY OO JACAYL WAALI AH CAWA U SHEEGTAY HAPPY AHMED
12:56
bililiqeeste
Рет қаралды 13 М.
БОЛЬШОЙ ПЕТУШОК #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 9 МЛН
路飞被小孩吓到了#海贼王#路飞
00:41
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 67 МЛН
когда повзрослела // EVA mash
00:40
EVA mash
Рет қаралды 4,4 МЛН
Жайдарман | Туған күн 2024 | Алматы
2:22:55
Jaidarman OFFICIAL / JCI
Рет қаралды 1,7 МЛН
SHARMABOY^REACTION WALI AH😀🏃‍♂️🏃‍♂️
9:06
Sharmaboy oo karbaashay Besha Warsangeli iyo Ogaden
10:36
Idiris pepe
Рет қаралды 22 М.
heesta cusub pharmacy boy
3:47
Hassan Iise
Рет қаралды 34 М.
SAALAX SANAAG 2024 | GAARISA WAA II BERBERA | HEES CUSUB
5:48
DADKII OO U KACAY HEESTII SHARMA BOY JAWAABTA FANAANIINTA HARGEYSA & AMXAARADA
23:40
SHARMA BOY FT MASHEEGEE KARBAASH SOMALILAND
12:01
Qurux Ku Dhiigle
Рет қаралды 254 М.
DAAWO; Shacabka Somaliland Oo Qeylodhaan Ka Muujiyey Heestii Sharma Boy
14:26
БОЛЬШОЙ ПЕТУШОК #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 9 МЛН