Sharmaboy oo karbaashay Besha Warsangeli iyo Ogaden

  Рет қаралды 22,453

Idiris pepe

Idiris pepe

2 ай бұрын

Пікірлер: 170
@drqaranefaraxcali1951
@drqaranefaraxcali1951 2 ай бұрын
Sharma ka sharma waan wadanaa wiilkayaga form warsangali ❤
@user-ho9wk8jo7h
@user-ho9wk8jo7h 2 ай бұрын
Tol waa tolone harti is harti baa dadka gubaysay
@cajibaarjamaal-sx9yi
@cajibaarjamaal-sx9yi 2 ай бұрын
Abahaa marhore sookalagoyey waa ilkacse qays only legend can understand 😅❤
@WllKaphi
@WllKaphi 2 ай бұрын
Sharma boy sxp abwaan waaye talented waaye yarantisa ayuu hal abuure ahaa hadan leys xaqiren ado live ku jira ku gad ii gabay dheh ama afareey anaa aqano ninka sxp wlhi abwaan murti iyo abawan rab inta wu yhy
@waryaaofficialchannel3323
@waryaaofficialchannel3323 2 ай бұрын
Sharashuur jeclaa ineey harti iyo kablalax iskudiran
@bashiirhajji2575
@bashiirhajji2575 2 ай бұрын
Abaha mar horan soo kala goyay wa ilkacase nin wayn unba fahmi kara keep going sxp
@Mohamed-un8tk
@Mohamed-un8tk 2 ай бұрын
WAAR WAX GARADBAAD TAHAY WAA SIDAAN IDHI WAA AF QALOOC WAAD LA HAYSATA KKKKKKK
@abdikarimmohamedtakar5726
@abdikarimmohamedtakar5726 2 ай бұрын
Reer bari ma ahn ee waa Reer barre oo ah Sharma boy magaca awoowihiis
@SakariyeMaxamad-vp4qb
@SakariyeMaxamad-vp4qb 2 ай бұрын
Waa run puntland ma jeerteen baa degen dhamaN galaxy Ulaanbaatar ithopia
@awiladen7814
@awiladen7814 2 ай бұрын
Hhhh war idiris pepe sharma boy waa nin dhalin yara.ah ee qabilka yuu ku mashquulin waa fanan arimahas uma.fiicna 🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@user-cp8yg2wy6k
@user-cp8yg2wy6k 2 ай бұрын
Maasha allah kusoco waakutaageeraa
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 2 ай бұрын
😂😂😂 Sharma Boy hakudaalina shaydaanbaa Wax Uqoraye😂😂 He is helerios❤🙌🇸🇴💪🥰
@user-umuAli
@user-umuAli 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@shiineyare9182
@shiineyare9182 2 ай бұрын
Reaction of the year 2024. Keep going bro
@mascuudcalimaxamed6541
@mascuudcalimaxamed6541 2 ай бұрын
Hore uu soco Ina adeer.sii kle waxa Kuma fhnsa.krtida
@MohammedMohammed-xb8cp
@MohammedMohammed-xb8cp 2 ай бұрын
Reaction kaga waa rufyaan nimo I like it
@sweetieadey2754
@sweetieadey2754 2 ай бұрын
Waan ku wataa walalkey ma ogeen in KZfaq ledahay hadaan arkay welcome walalkey ❤❤❤
@Shaxaari-vj5up
@Shaxaari-vj5up 2 ай бұрын
Sharma keep going form og 😍
@yasmiinanas6303
@yasmiinanas6303 2 ай бұрын
I'm your new subscriber I didn't know you had KZfaq ASC 👑 ❤❤
@mohamj84
@mohamj84 2 ай бұрын
Ninkaad raadiniso waa gaarhaye anagaa indinwasna kuligiin somaliyey.
@TheSamale
@TheSamale 2 ай бұрын
Warya 😂😂🎉🎉🎉Remember Horta Caadi maaha, kkk Duqbilow weeydii kkk, mocow walaal kii kkk.
@Najma-Mandeeq
@Najma-Mandeeq 2 ай бұрын
6:49 new rufiyaan 😂 isku dirka naga daa
@c.m.cjecelow1812
@c.m.cjecelow1812 2 ай бұрын
Sharma boy hore ayuu udhahay Waa aniga ka gumaystay Ethiopia ku da do diya Kuligeen waxan nahay ogadeniya Ma aha qabyaladiste lkn Adiga qabyalad ka dhigtay hees dhan oo qof lagu karbashayo
@fitahaneey3148
@fitahaneey3148 2 ай бұрын
Waasax waa ilkacase waya
@user-yc3cy1in3f
@user-yc3cy1in3f 2 ай бұрын
Waa exmed madoo dhuxul naar ma warsan geli maha
@shamsamohamed8625
@shamsamohamed8625 2 ай бұрын
Dhuxusha iyo warsan waa warsangali
@rayaanfila8127
@rayaanfila8127 2 ай бұрын
This guy waxuu shegayo waa ben Warsagali iyo ogeden cidna ma cayin waxu raba inu dadka isku diro Subxaanalaa this guy waxan u malay jiray inu qof fican yahay
@DHABAREY143
@DHABAREY143 2 ай бұрын
Keep going KZfaq ka ❤
@marwoabdirahman2826
@marwoabdirahman2826 2 ай бұрын
Boowe youtube in ad ledahay ma ogen wlhi❤
@shijo2055
@shijo2055 2 ай бұрын
لا تشعل بينهم النار يا إدريس اتقوا 😢
@ifrahabdi3413
@ifrahabdi3413 2 ай бұрын
Omg 💥 Sharma boy 🔥🐐 💪🏽
@abdirashidfarah2474
@abdirashidfarah2474 2 ай бұрын
Sharma waxaa soo caayey warsangali iyo ugaadeen macal xaaskiisa ayey caayeen waa u jawaabey
@Zaayd23
@Zaayd23 2 ай бұрын
Heesta abwan Gahaye aya qure brother
@aniwaaye484
@aniwaaye484 2 ай бұрын
Waa dahir calasow 😂😂😂
@muhanadsantos4156
@muhanadsantos4156 2 ай бұрын
Ilkacase afqalooc zhp way iska cadahay iso jawaab hadaan saxay❤
@40Durkiya
@40Durkiya 2 ай бұрын
Dee ilkacase weeyi aabihi 😅😅
@MohamedHirsi__999
@MohamedHirsi__999 2 ай бұрын
Kkkkkkkkkkk Subxaanaka
@JaceylowJaceylow-ye6iw
@JaceylowJaceylow-ye6iw 2 ай бұрын
Kep going
@xalimoxirsi5476
@xalimoxirsi5476 2 ай бұрын
Kkkkkkkkkk maadoobe maa xitaa dhehdaan waayo warsangali dhulba ka gubaane
@user-gd8zo9gy3i
@user-gd8zo9gy3i 2 ай бұрын
waxaan reaction waa dhafeyn 😂😂 hesta adaaba i jecleesiye
@CabduqadirxasanBidaar
@CabduqadirxasanBidaar 2 ай бұрын
Aabaha waa ilkacase 😂😂😂
@IstarlinAbdikadir-yt1ze
@IstarlinAbdikadir-yt1ze 2 ай бұрын
Ilkacase qays alasokalagoyi😢😢
@fakatreact
@fakatreact 2 ай бұрын
Waa ilkacase qayse abaha
@Sakariyecabdixusen-hu7dh
@Sakariyecabdixusen-hu7dh 2 ай бұрын
Hhh Macqul😂
@FA-by8wp
@FA-by8wp 2 ай бұрын
KkkkkRuufiyaan😄
@xaawosheeq5804
@xaawosheeq5804 2 ай бұрын
Tik tik tok ayaa kaa soo racay wll
@user-gx5un8px4m
@user-gx5un8px4m 2 ай бұрын
Xussen og waa Howsha fahma agah
@user-ho9wk8jo7h
@user-ho9wk8jo7h 2 ай бұрын
Wxaa laangab ka ahoow raga walaalada ah hasoo dhex galin
@Sakariyecabdixusen-hu7dh
@Sakariyecabdixusen-hu7dh 2 ай бұрын
SHARMA KA SHARMA Erayada Loma Qoro
@user-cz4co4io4e
@user-cz4co4io4e 2 ай бұрын
Sharma poi the king 👑
@amosnaftali2495
@amosnaftali2495 2 ай бұрын
Ogaden ma caynin wuxuu caayay Hussein OG laakiin Warsangeli Wuu caayay
@Jamalosman665
@Jamalosman665 2 ай бұрын
Adkataay 😂😂😂😂😂
@saadiaali9735
@saadiaali9735 2 ай бұрын
Reaction kadha ayaba qosol ah 😂😂😂😂
@xasanibrahim3138
@xasanibrahim3138 2 ай бұрын
Idis ilkacase lee somahan pro aabaha lakalajaray ilen ilkacase asigaa kusoo jwby aabe idheh
@NasrocabduraxmancaliAbikar
@NasrocabduraxmancaliAbikar 2 ай бұрын
Sharma wll wadķu sugtay wlahi wadkari saay wadku sugtay magaca newad laheshay farxiyo oromo ❤❤❤❤❤❤❤ dhikar kuriid soshiyal midiyaha haka xishodo
@user-eg5fk4fu2b
@user-eg5fk4fu2b 2 ай бұрын
Ilkacase qays bu kuwada wllhi
@SmilingCrayons-tn2ip
@SmilingCrayons-tn2ip 2 ай бұрын
Ilkacase waaye
@fartunali8451
@fartunali8451 2 ай бұрын
Wan kuu wll qaali
@abdimohamedabdi636
@abdimohamedabdi636 2 ай бұрын
Abdi Eliya ayah laga wadaah😅
@charmakehousseinrobleh5949
@charmakehousseinrobleh5949 2 ай бұрын
Abaha ayan sokala goyay waxa lagawada ilkacase qays i amiin wlhi
@ifrahabdi3413
@ifrahabdi3413 2 ай бұрын
Mj 💪🏽
@user-hs8ke4vu9i
@user-hs8ke4vu9i 2 ай бұрын
ilkacase weeye 😅
@WllKaphi
@WllKaphi 2 ай бұрын
Sxp wad ka soo daahday KZfaq ka aftahan oo codkar ah aya thy hori u soco sxp waxba ha qarin 😂
@MohammedMohammed-xb8cp
@MohammedMohammed-xb8cp 2 ай бұрын
War niyow reaction kaga waan ka helay subscribe iga hooo😂
@Mahdidaheye143-pe3tq
@Mahdidaheye143-pe3tq 2 ай бұрын
Ilkacase ayuu u jedaa
@mohamedyusuf656
@mohamedyusuf656 2 ай бұрын
Afcas af somaliga ma taqaanid.baastar.
@IimancaliXasan
@IimancaliXasan 2 ай бұрын
Aabaha waa ilkacas
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 2 ай бұрын
MUDUG GANG✨🌺Buu ku yidhi.dee!! waxmaad fahmin ?
@mohadeck7680
@mohadeck7680 2 ай бұрын
Wuxuu ku wadaa ilkacase qeys sxb idirisoow 😂
@user-de7lm2lg4c
@user-de7lm2lg4c 2 ай бұрын
Waa idina darood is haya so maha
@IbraWuutagay
@IbraWuutagay 2 ай бұрын
Aabaha ilkacas qeys
@abdifatahIbrahim-gt1rz
@abdifatahIbrahim-gt1rz 2 ай бұрын
Husein ogaden abihis waa ilkacase magaaratay idris bebe magaaratay ilkacase hada kahor😂 buu hees ku karbaashay idriss bebe wax fahan
@TheAdoonAlle
@TheAdoonAlle 2 ай бұрын
Hayeey Daroodkii cafow badanaa. Kan waa calasay labaad wuxuu rabaa wiil yar oo Rapper ah inuu hadal uu ku heesay anaga qoryo isugu keen dhiibo. Idiris pepe shaydaan dira diraala ah. Dira diraale Naar uu galaa.
@abdirashidfarah2474
@abdirashidfarah2474 2 ай бұрын
Sharma raabka asagaa ayaa ugu heysto waa uu dhaafey ilka case
@Mhmdbdalqadrly
@Mhmdbdalqadrly 2 ай бұрын
🤔Aabaha waa ilkacase qeys🧐🫢😂😂
@BashIir-ke6ge
@BashIir-ke6ge 2 ай бұрын
Waa garac kooliiste ah.
@MazcuudPoi-oc7yp
@MazcuudPoi-oc7yp 2 ай бұрын
Barteedaa dhigtay garacow😂
@amintripleaofficial2671
@amintripleaofficial2671 2 ай бұрын
Ninkan qabiil uma gafin ee rag ayuu karbaashayaaa ee
@WLLXASAN890
@WLLXASAN890 2 ай бұрын
Meggan shah wah iyo dhifiq baa qoray qaadkodana loo qaday
@ahmedshire6434
@ahmedshire6434 2 ай бұрын
Eders shakaded malalkal_baa ubaxaday Wilkan_naagtes_baa Lacayay waa argudsenay agegan_majartan baa ku dararay
@feyrussiad9549
@feyrussiad9549 2 ай бұрын
koofiyad sheekh oo madaxa kuu saaran iyo ruufiyaanimo🤔
@mr.ironmindset1973
@mr.ironmindset1973 2 ай бұрын
Abgaal oo ah madaxda soomaali degena caasimada ayaa maalinkasta soomalidu dameero ku caydaa, Warsangeli oo ah boqortooyo soo jireen ahna dhuxul haday soomalidu ku caydo ogow wax wanaagsan ayaad qabanaysaa. Waxa jira reero aan lasoo hadal qaadinba adeer nasoo cay hadal hayntu waa sharafee.
@mawlidmuhumed8037
@mawlidmuhumed8037 2 ай бұрын
Kani waa reer barihi beraha no qodijiray
@Mariooffical4350
@Mariooffical4350 2 ай бұрын
Plz reaction ilkacase song ❤️🙏❤️🙏❤️ plz reply
@AbsamoFilmsVlogs
@AbsamoFilmsVlogs 2 ай бұрын
idris cayarta kadaf qabilka dadka walalha haiskubalaminn
@abdihakimmohamed5894
@abdihakimmohamed5894 2 ай бұрын
Qabaa il walla ah ha isku dirin sharma qabiil ma sheegin
@abdifitahmotta8561
@abdifitahmotta8561 2 ай бұрын
Ilkacase 😂
@KosSaid-ni3rq
@KosSaid-ni3rq 2 ай бұрын
Dahir calasow aya udhibay hestan sharma boy
@ToottiCiid
@ToottiCiid 2 ай бұрын
iskadaa warsan mj waxay Somali dhan
@mahmedmuuse3688
@mahmedmuuse3688 2 ай бұрын
Xigmadii biyo yaashuban ayea ka dhigteen
@bulshokoriye2702
@bulshokoriye2702 2 ай бұрын
Qofka Warsangeli ee is hayaan Sharma waa qofma?
@zakinice59hakim
@zakinice59hakim 2 ай бұрын
Abaha waxa laga wadaa kii ilkacase ahaay marhore aya lagu cibadestay hhhhhh
@boushraboushra9695
@boushraboushra9695 2 ай бұрын
Adi sadex geedigii habargidirta sheeganaaye sow ma tihid 😂😂😂😂😂😂😂😂
@mohamedyusuf656
@mohamedyusuf656 2 ай бұрын
Geesi geesi difaac xaaskaga nin rageed.
@lailaismail1317
@lailaismail1317 2 ай бұрын
Akhlaaqda hala ilaaliyo idirisow warsangeli wa dad sharafleh ee hadalka iska hagaaji maxa warsangeli dhuxul dusha ka saaray sidee u tirahdaa warsangeli ba laga hadlayaa ta kale qofka xuno alkolaystaha hadalkisu qiimo maleh wax la wadwadana maaha wiil jiriya naagtisa caayey inu isaga iska celiyey ahayd
@RidwaanGeele
@RidwaanGeele 2 ай бұрын
Ilkacase yukawada
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 2 ай бұрын
CADAWBAAD ISU JEBISEY!! Sharma , TOLKAA💞✨🌹🌺ayaad Heeso ku karbaashtay!! makula tahay? IIDOOR iyo Hawiye, inay sidan kugu jeclaandoonaan??? saadbaad garan Boowe!!!
@612nasir2008
@612nasir2008 2 ай бұрын
Yaa xaq u siiyey tolka ineey Sharma xaaskiisa caayaan. Dhan baa ka rarantahey, caadi Iska dhig Ina adeer 😁
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 2 ай бұрын
@@612nasir2008maya, majecli🥰💞💖🎊Malyun💖🌺🌹🌹Maanka🌺🥰✨🌹💖❣️in aflagadi loo geysto!! wey akhlaaq xunyihiin, kuwa gsbadha caayey!! sikale oo loo xaliyo ayaa kawacneyd!! Karbaash in cadowga laysu jebiyo, laga qurux badan!
@AbdulahiAbdi-ns8eg
@AbdulahiAbdi-ns8eg 2 ай бұрын
Madan fahmiin ee dhuxuusha waxa ibsaada Axmed madobe oo u ugaa jeedo ogaadeen
@AxmadDaahir-xf4fe
@AxmadDaahir-xf4fe 2 ай бұрын
idiris pepe is back
@IraaqoMuxumed
@IraaqoMuxumed 2 ай бұрын
Qapyalada mesha Kala tag😂😂
@mowliidshirwac
@mowliidshirwac 2 ай бұрын
IDIRIS PPE NAFTIRKAAGA DAB YAR MASHIDAYSO LABO REER AYAAD TOOS ISUGU BALAMINAYSA REACTION BUUQISA WATA AYAAD BIXINAYSAA SECML ADIGA IYO CADAALAD KALA DHEERIDIN 😂😂😂
@Zaayd23
@Zaayd23 2 ай бұрын
Waxa qore heestan Garhaye😂
@ilyaassaadaq5301
@ilyaassaadaq5301 2 ай бұрын
Abaha marhoran kala goyay waxa laka wada ilkacase qeys abaha wa ilka case
@Sakariyecabdixusen-hu7dh
@Sakariyecabdixusen-hu7dh 2 ай бұрын
Macqul 😂😂😂
@BadeedBadmaax
@BadeedBadmaax 2 ай бұрын
ilkacase laga wadaaa ilkacase heestiisa reaction kasoobixi
@user-umuAli
@user-umuAli 2 ай бұрын
Rufiyaan ayaa tahay sharma qabiil macaayin doqon
@ahmedmustsfahmedmustaf8649
@ahmedmustsfahmedmustaf8649 2 ай бұрын
Aabahaa mar horan sokale gooyay Wuxuu ule jeedaa ilkacase qays mar hore ayan meel iska saaray oo cad ah weeye
Survive 100 Days In Nuclear Bunker, Win $500,000
32:21
MrBeast
Рет қаралды 111 МЛН
A little girl was shy at her first ballet lesson #shorts
00:35
Fabiosa Animated
Рет қаралды 17 МЛН
SHARMABOY oo Hees cusub SOMALILAND  ku karbaashay JULY 2024
13:38
Idiris pepe
Рет қаралды 31 М.
SHARMA BOY KARBAASH FARHIYA OROMO KING CK REACT
14:25
King Ck Films & Vlogs
Рет қаралды 205 М.
Fanaaniintani ma waxay ushaqeeyaan Maansuuniyada  275,77,004,001
5:01
Camaar Sulayman
Рет қаралды 4,6 М.
Idiris pepe oo lasoo karbaashay SHORI MERI
6:06
Idiris pepe
Рет қаралды 9 М.
OOMAAR BARBAR HEESTII LAGA RAACAY OO HADDA LASOO BANDHIGAY
14:16
Qarniga Hadalka
Рет қаралды 51 М.