Sheekadii Filan-waa Qeybtii 3aad

  Рет қаралды 13,069

gundhig

gundhig

6 жыл бұрын

Waa sheeko Jacayl kujiro wajiyo badana leh oo nolosha bini aadamka ku saabsan
Waxaa Qoray oo daadihinaya Axmed taajir (XUQUUQDA SHEEKADAN WAXAY U GAARTAHAY GUNDHIG)

Пікірлер: 21
@awilhassan6378
@awilhassan6378 5 жыл бұрын
Wlhi waqtigaas aad uyaraa galabtii shabeele laga so deyn jiray xasuus walaahi😥😪
@alixasanburale1198
@alixasanburale1198 6 жыл бұрын
Wlh waa sheeko aan ku tixnaa yaraanteeyda thnx Gundhig noo soo dhameeystira
@copyofficial1538
@copyofficial1538 Жыл бұрын
2023 Afgooye
@abdulahiahmed6784
@abdulahiahmed6784 5 жыл бұрын
Waxan ka cod saney naabahda radio shabelle in ay inoo soo gali yaan shakadiii la magac baxday damac waalid iyo dooqu kala durug sanaa uuguna horetsay shekoo yinka shaba kada war baahinta shabelle thank you
@nimconalka4918
@nimconalka4918 5 жыл бұрын
Caruurnimadi baad ii celisey gundhig thanks 😢
@qaalidhaji6288
@qaalidhaji6288 3 жыл бұрын
The good old days
@xasanloolodow7017
@xasanloolodow7017 Жыл бұрын
qanaat laab qabojiye loolodow tv
@maxamedkhadar6667
@maxamedkhadar6667 Жыл бұрын
Sxb mahsnid
@abdishafiibraahim185
@abdishafiibraahim185 4 жыл бұрын
Xasuus!!!! alla caruurnimadeen iyo waqtigi ay noogu aaday macaaneeda
@user-xn3vr3cw6p
@user-xn3vr3cw6p 6 жыл бұрын
Xasuus caruurnimadii
@riyaniali14
@riyaniali14 5 жыл бұрын
xsuus shabeelle
@ahmedabdullahimohamed1385
@ahmedabdullahimohamed1385 6 жыл бұрын
Q5aad nasoo dadajiya
@abdirahmansheikhbarre7684
@abdirahmansheikhbarre7684 5 жыл бұрын
Gundhig qeybaha kale soo daaya plz
@cismaanmaxamed8391
@cismaanmaxamed8391 6 жыл бұрын
Waad mahadsanidiin bahda Gundhig. Asxaabeey share gareeya is asxaab badan ugusooxermaan ufiirsada muddo kadib dadbadanaa ina soomaqlo aa 1saac gudaheed 10k kabadan oo daawatay aad arki doontaan insha Allah Nasiib wanaag barnaamijyada waxtarka leh badanaa boqolaalka ugu horeeya ee kuxeeranta ayaan kamid ahay muddo kadib waxaan arkaa dadlee qashin cml ugusooyaacay Kun iyo kowjeer mahadsanidiin bahda gundhig
@xasanloolodow7017
@xasanloolodow7017 Жыл бұрын
mahadsanid wallaal
@muqdishomediaanetwwork
@muqdishomediaanetwwork 4 жыл бұрын
War aaway qeebtii 5aad
@abdirahmanbarre307
@abdirahmanbarre307 6 жыл бұрын
Qeybtii 4aad ma arkin ani sxb noo soo gali
@ahmedabdulhi7969
@ahmedabdulhi7969 6 жыл бұрын
Tnx gundhig
@caynaamaxamednuur9740
@caynaamaxamednuur9740 6 жыл бұрын
Ahmed Abdulhi xiliga dugsiga aad baa uga tax naa sheekada masha allah noo soo dhameystira
@ahmedabdulhi7969
@ahmedabdulhi7969 6 жыл бұрын
Qeebtii 4 aad waa argnay asxaabta plz noso gydbiya 5 ilaa dhamaadka
@carabcarab3963
@carabcarab3963 5 жыл бұрын
Ahmed Abdulhi bbb
Sheekada Filanwaa qeybtii 4aad
30:09
gundhig
Рет қаралды 10 М.
filanwaa Q-33aad
12:59
Axmedtaajir Official
Рет қаралды 907
Summer shower by Secret Vlog
00:17
Secret Vlog
Рет қаралды 13 МЛН
Iron Chin ✅ Isaih made this look too easy
00:13
Power Slap
Рет қаралды 36 МЛН
I'm Excited To see If Kelly Can Meet This Challenge!
00:16
Mini Katana
Рет қаралды 21 МЛН
Sheekadii Adeegto Qaybtii 3aad.
55:20
Qarri Jiqood
Рет қаралды 119 М.
Sheekada Muna Iyo Yuusuf Iyo Buuga Boojin  Q 1
26:33
QARNI JOOG
Рет қаралды 22 М.
Sheekadii Geydho iyo Guhaad Sheeko Dhaqameed Cajiib Ah Qarni Joog
16:05
PART 1 \ SHEEKO CAJIIBA SHAKIIRA
30:10
Abdikadir Royel
Рет қаралды 3 М.
Sheekada Maryan Adeegto Oo Dhameystiran Qarnijoog.com
3:19:20
QARNI JOOG TV
Рет қаралды 734 М.
filanwaa Q-38aad
19:40
Axmedtaajir Official
Рет қаралды 1,1 М.
Filanwaa Q-18aad
18:02
Axmedtaajir Official
Рет қаралды 1,6 М.
Sheekadii : filanwaa xasuus hore qeybta 1 aad
20:27
Chelsea somali fans
Рет қаралды 26 М.
There’s A Starman #superman #shorts #memes
0:26
Walking Streets 워킹스트리트
Рет қаралды 50 МЛН
@juanchinbrodie #comedia #humor #juffec #felipecharry #amigos
0:15
Felipe Charry
Рет қаралды 8 МЛН
ХОТЕЛ ПОТОПИТЬ ДЖЕКА, НО НЕ ВЫШЛО
0:51
Tasty Series
Рет қаралды 1 МЛН