Sheekh Shariif "Dowladdu waxa ay ku socotaa hanaan qaldan oo burbur keenaayo"

  Рет қаралды 3,682

Somali cable

Somali cable

4 жыл бұрын

Пікірлер: 49
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 4 жыл бұрын
Sheikh shariif sheikh Ahmed Halyey qaran
@canababdimohammed4765
@canababdimohammed4765 4 жыл бұрын
mashalaah madaxweene ilahey hakuxafido
@gapriaclyrics551
@gapriaclyrics551 4 жыл бұрын
Aad baan uga xumahay inaaad dhahdo waxaan isugu yeeeraya dadki ay lacagtu ka baxday sida beesha caalamka masiirka dalka inaad dhahdo Mid labaaad istaagana banaan la jiifiyaana banaan shariifow . Waxaa isweydiin mudan sharciga adiga ku siiyay xoriyada aad maanta heysato oo aad banaan ku joogto adoo og dalkan waxaad ku beertay io cawaaqib xumada ka dhalatay
@hamdijamaali9346
@hamdijamaali9346 4 жыл бұрын
shaydaan sharwade ah
@cabdiraxmaanaxmed5823
@cabdiraxmaanaxmed5823 4 жыл бұрын
Waa'runtaa Sheekh shariif
@abdirizakic7464
@abdirizakic7464 4 жыл бұрын
Rag rag dhalay mudane wa sax farmaajo wa tuug beenaala ah umadana been u sheegay lkn asey ka go.antahy tan kale markaad habeen iyo malin tuutaha ugishneed oo reerkaadii u ilowday oo shabaab ula dagaalameysay farmaajo buffalo mareynakna ayu coffee ku cabaayay awalna adaa nabaray hadana wan ku hungownay wax bana wan xishonay waan aamusnay wax burbusina wuxu ku bilaabay ficilki lagula dhaqmay madaxweynihi H.shabelle cali clhi cosoble ila hadana wa socota beydhaba dad ayu kulaayay jubaland iyo puntland na sidaas ayuu laraba lkn kama yeleeno waxaas dhiig iyo maal aya noga baxay dad qaali ah ayaan ku weynay lkn mayeleyno inu nin suud iyo boorso wato wuxu doono naga sameesto ninkaana ma ahan nin caafimaad qaba amuuraha allaha sahlo
@zaxnuuniaarkaofficial2575
@zaxnuuniaarkaofficial2575 4 жыл бұрын
اقرا اخي الكر يم في هذه الا ية وان تنا زعتم في شي ء فر دوه الي الله ورسو له،،،، micnaha ila dhuux wllo Allah hdlkiisu wxu ku yidhi hdii ad murantan oo ad doodan oo shay ad isku qabatan ulaabta ama u noqda Allah iyo rsulkiisa o laga wado ktbka Alle iyo hdlkii rasulkena sharfta leh csw yaanu raacna qaramada midobay oo dasturkan dejisay iyo Alle oo miyaydan caqli lahyn oo ad wx ku fahantan waa mxy dasturkan balo la inagu daba wado
@abdiazizmohamed1613
@abdiazizmohamed1613 4 жыл бұрын
Ahmed madobe asagaba hawada waa xirtay ayaga hatay xirtan dhibmalih ok,waxan kale wa tugu,from eldoret Kenya.
@dr.abdirahmancaman2297
@dr.abdirahmancaman2297 4 жыл бұрын
Shariff putland heshis ayaa laguyahay ee jubaland yaa yaislajogo fikir walal
@yahyehusein8944
@yahyehusein8944 4 жыл бұрын
3 kun oo ciyaalka xfada ayaa milatary itopian oo diyaarsan ka horgeesay habro badan waaka ooysiisay. Aaway xaqooda ma usoo celi kartaa ilmahooda. Qaain wadani
@nusiybamohammad4688
@nusiybamohammad4688 4 жыл бұрын
Dawladii kumeelgaarka ahayd ee mamulaysay waa tii badadeena gadatay sherkh shariifow orod wax soo baro oo iskool aad
@FaataxFaaraxShire
@FaataxFaaraxShire 4 жыл бұрын
Tuug walba haduu leeyahay dawlada ayaa burburaysa hadaan dantayda khasab laygu ogolaan, taasi waxay lamid tahay in awalba dawlad tuugnimo ah la rabay
@mmskmn8740
@mmskmn8740 4 жыл бұрын
Aduunka hawiyaha wax ka siyaasa xun, bal eega waa ninkan siyaasiga sheeganaya iyo dibjirnimada siyaasadiisa ka muuqata isma laha waxa uu doonayo iyo waxa uu ka hadlayo, waxan leeyahay ma gayo siyaasada
@FaataxFaaraxShire
@FaataxFaaraxShire 4 жыл бұрын
@@mmskmn8740, dhiladii xaaraanta lagu dhalay anagaa wasnee , mardanbe qabiil ha ila soo doonan, Fucking qabiil
@suliemanibrahim3778
@suliemanibrahim3778 4 жыл бұрын
shiikh waqtigaaga sug ,
@abdifatahabdullahihussien317
@abdifatahabdullahihussien317 4 жыл бұрын
Adeer biijale rali ahow
@banadircafe
@banadircafe 4 жыл бұрын
Biijada farmaajo waa kor iyo hoos ma aragtid miyaa... Farmajo libstick
@nuurhajji7258
@nuurhajji7258 4 жыл бұрын
Lpx nolow ebed💙
@idilcali8108
@idilcali8108 4 жыл бұрын
asc
@lyasliiro9535
@lyasliiro9535 4 жыл бұрын
Shalay 1milyan sii maantana lama aadi Karo bal iswaafaji?
@qubqac9913
@qubqac9913 4 жыл бұрын
ninka garan waayay farqiga u dhexeeya PUNTLAND IYO JUBBALAND( KIKUUYOLAND) , ninkaas ayaa dal looga dhigay hogamiye
@mmskmn8740
@mmskmn8740 4 жыл бұрын
Aduunka siyaasiyiinta beesha hawiye wax liita maan arag marka laga reebo qaar aan aad u jecelahay lkn badankooda isbaarooyinkii xamar ka wax ka macaashay waad yaabaysa bal hada kan jaahilka ah eega wuxu yidhi hadii aniga garoonka la iga xanibo farmaajana waa in laga xanibaa waa siyaasa xumo ka muuqata iyo dibjirnimo
@abdullahiismail394
@abdullahiismail394 4 жыл бұрын
Munaafaa, RASUULKA ayaa ku sheegay. Munaafaq maa yaslax, haduu aslaxana maa yaflax
@abdirahmancajiib0
@abdirahmancajiib0 4 жыл бұрын
Jawaab; M. Sh Shariif. Ilowsha dhawaa ma ummul!! Dib aan kuu cesho 2011. (Kampala accord) heshiiskii Kampala ee Sh. Shariif, Shariif sakiin iyo Mahiiga ee Raisul wasaarihii dalka lagu cayriyay ma dastuuri buu ahaa mise sharci? Baarlamaan ma shaqeeyo baad tiri! 2011 markii heshiiskii sharci darrada ahaa (Kampala Accord) ee M. Sh Shariif iyo Shariif sakiin wuxuu dhigayay in baarlamaanka quful lagu dhufto si Sh. Shariif iyo Shariif sakiin midna mooshin looga keenin. Heshiiskii sharci darada ahaa ee Kampala wuxuu kaloo keenay in aad xilka ku darsateen adiga iyo Sakiin ilaa doorashada kale laga gaaraayo Baarlaamna uusan shaqayn. Dalka waxaa loo sameeyay road map (loogu magac daray saxiixayaal) ay garwadeen ka ahaayeen Mahiiga iyo Gabre Sh. Shariif oo Madaxweynihii qaranka ahna uu xubin ka ahaa. Jubbaland iyo Puntland Puntland markuu xilka maamulka dhamaado waxaa dib loogu noqdaa ismadii rasmiga ahaa ee Soomaaliyeed. Ninka xilka ka dagaayana uusan carqaldeen karin. Jubbaland Amed madoobe asagaa awel isku cumaamaday dadka deegaankana u diiday ilaa hadana diidan in go'aanka dib loogu cesho. Laga soo bilaabo Dawladii Sh. Shriif ilaa maantana dowlad Soomaaliyeed oo si xor u aqoonsatay aysan jirin. Ugu dambayntii Sh. Shariif hadii uu ku doodayaa Axmed madoobihii uu isagu shalay diidanaa sharciyadiisa in uu maanta yiraahdo dadka reer Jubbaland baan caleema saarkooda kala qayb galayaa waxaa is waydiin mudan sharciga uu Shariifku ka hadlaayo waa kee? mise reer Jubbaland wuxuu u yaqaan Axmed madoobe!? Doorasho dowladii dalka aysan aqoonsan, bulshada caalamka iyo dadkii gobaladaa udeganaa badankood ay diideen, Sh. Shariif wuxuu ku sheegay waxooga madmadow soo kala dhexgalay Dawlada iyo Axmed M. Sh. Shariif 2021 doorasha xor iyo xalaal buu rabaa mida Kismaayo wuxuu leeyahay waa xor iyo xalaal arintaas waxay u egtahay la jiifiyaana banaan.
@abdirahimmohamedahmed3399
@abdirahimmohamedahmed3399 4 жыл бұрын
Sharif waa lagugu qaldamay adna hala qasan
@fadumaali4013
@fadumaali4013 4 жыл бұрын
oo maxa bada u ibisay 100 Sano lama iilaawi doono bada iibiyey
@abshirmaxamud6571
@abshirmaxamud6571 4 жыл бұрын
Tuug lartay war maa leh
@abdullahiismail394
@abdullahiismail394 4 жыл бұрын
Shariif ayuu sheegsnayaa, waa abahii maxakiimta al shabaab Wuxuu rabaa inuu hanaanka wanaagsan ee gaadhay soomalia, Soomalaay haleeyska qabto nimankaas musumaasaqa iyo lugooyada iyo hantii boobka dadka, waxaa ka mida ragaas 1.labada shariif 2. Geedi 3. Jaale 4.zbdi shakuur Iyo qaar kalee oo badn
@adamadams9656
@adamadams9656 4 жыл бұрын
Abdullahi Ismail haduu madax ahaa shalay inuu muwaadin yahay iminka muu ka weyn yahay adeer waa lagu baadhi oo lagu joojin safka soogal kulahaa haduu farmaajo dhoofo ana waan dhoofi
@bosscadaaday6915
@bosscadaaday6915 4 жыл бұрын
Libaax libaax dhalay, Guulayso
@huseinbeyra3538
@huseinbeyra3538 4 жыл бұрын
sheehkow quraankii aa kutumatay aaway dastuurka hadaa sas uga murugoneyso cajiib dastuur ka waa la jibiyaya diintana adaa jibiyay walee qabri dad waa sugaaa
@mohamedosman4519
@mohamedosman4519 4 жыл бұрын
Somaliya doorasho ciid labo jeer guleystay lama haayo federl iyo mamul gobaleed madaxweyn labo jeer guleystay marka axmed madow qolka mugdiga e lagu doortay ileyn mar labaad sonoqan mayo wuxu micin biday inu xoogis adeegsado
@isismadeinisrael.5312
@isismadeinisrael.5312 4 жыл бұрын
SHARIIFOOW CIA-dii AAD U SHAQAYN JIRTEY BAA WELI RAGAADINAYSA DAWLADNIMADA SOMALIYED ALSHABAB+CIA+MI6+UNSOM=ONE
@maryanabdillahiabdi6543
@maryanabdillahiabdi6543 4 жыл бұрын
Madaxweyna nimadad ceeb baad ka danbey siisay iska aamus wadani in aad tahay ayaa loo maleynaayey shisheeye ayaad u adeegtaan
@yahyehusein8944
@yahyehusein8944 4 жыл бұрын
Tuug Tuug dhalay
@sisteraynuraali5593
@sisteraynuraali5593 4 жыл бұрын
Deey huno maxookaxaday neh waa adi leh tuug tuug dhalay waryahee iskuxishoo sharaf ayuu naga mudanyahee sheikh
@yahyehusein8944
@yahyehusein8944 4 жыл бұрын
@@sisteraynuraali5593 sheekh umul ahaan wax ka sheegi lahaay. Masoo hadli laheen. Qumayo af dheer
@sisteraynuraali5593
@sisteraynuraali5593 4 жыл бұрын
Hhhh stupid boy kafirso hadalka inta aadan iska hadlin sidii xeywanada oo kale yusliis fool boy
@yahyehusein8944
@yahyehusein8944 4 жыл бұрын
@@sisteraynuraali5593 Qumayo af dheer adiga ka fiirso. لعابه وحده
@adanabdi8971
@adanabdi8971 4 жыл бұрын
@@sisteraynuraali5593 tuugaan 3000 oo arday ah ayu dilay markuu cimaamada waxay markii suurka xirtyna badda soomaaliya ayuu keenya ugaali uga badashay
@qubqac9913
@qubqac9913 4 жыл бұрын
waxaa tiri diinta islaamka ayaan dalka ku xakumayaa, kumanaan dhalinyaro ah ayaad xabad ku leeysay, maalin cad ayaad ka raacday diyaarad maraykan, maantana waxaad u doodaysaa dimoqraadiyadi ayaa lagu xadgudbay, aaway kutubkii iyo wiilashii aad aaqiro u dirtay?
@canababdimohammed4765
@canababdimohammed4765 4 жыл бұрын
farmajo fufudet qerlawe aya kadaram
Middle Class FOOLED Once Again? | Budget 2024 | Dhruv Rathee
20:09
Dhruv Rathee
Рет қаралды 13 МЛН
Идеально повторил? Хотите вторую часть?
00:13
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 5 МЛН
Sigma girl and soap bubbles by Secret Vlog
00:37
Secret Vlog
Рет қаралды 14 МЛН
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 8 МЛН
Xildhibaan Maxamed Abiib oo jawigii Xafladda badalay.
7:50
Somali cable
Рет қаралды 105
WARARKA SOMALI CABLE TV IYO Salmo xaaji 03 08 2024
42:22
Somali cable
Рет қаралды 2,9 М.
Why Major in Political Science?
17:45
Duke University Department of Political Science
Рет қаралды 326 М.
Munaasibadda Isbahaysiga Waddani iyo Kaah
MM Somali TV
Рет қаралды 96
Идеально повторил? Хотите вторую часть?
00:13
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 5 МЛН