No video

Sheekh xasaan oo Gaaleysiiyay dadka Dastuurka Qora iyo kuwa qaata

  Рет қаралды 12,606

Qanso SomaliTv

Qanso SomaliTv

6 жыл бұрын

★ ★Channel-ka Qaanso roobad★ ★ ★
💕 💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 💕
Sheekha oo sidoo kale Ummada kula dardaarmay inay Allaah ka baqaan oo kaligiis #Xukunka iyo #Daastuurka ka qaataan. Iskana ilaaliyaan Shirkiga si ay uga badbaadaan inay Cadaabka ku waaraan. Sababtoo ah Allaah Swt wuxuu sheegay qofkii shirki ku dhaca Allaah ma cafiyo Naartana wuu ku waarayaa.

Пікірлер: 17
@warfadayur1301
@warfadayur1301 5 жыл бұрын
Runta aad sheegtid iyo xaqa aad Ummada cadeeysid ayaan walle kugujeclahay Jazaka Allahu Kheyr
@cabdallayare1021
@cabdallayare1021 5 жыл бұрын
Sheeq nosoo badi wacdiyadan oo kale waasax geesi baa tahay sheq xasaan xuseen allaha ku xafido
@hibohassan3817
@hibohassan3817 Жыл бұрын
Ala run badnaah alow ku barakeeh
@cabdallayare1021
@cabdallayare1021 5 жыл бұрын
Geesi xaqa jecel wlhi waa xaqiiq
@cabdullahicolowceynte2886
@cabdullahicolowceynte2886 2 жыл бұрын
Shiiq xasaan xuseen aadam abu salmaan alah kudhowro yaarabi
@warfadayur1301
@warfadayur1301 5 жыл бұрын
ilaahy hakaa Abaal mariyo, anagana ilaahy hanu anfaco
@towxiidtv7717
@towxiidtv7717 5 жыл бұрын
Mansha alaah alaa xaqa afkaga kusugay alahu akpar
@ibarahimhariro6525
@ibarahimhariro6525 6 жыл бұрын
wan sax
@zakariyaabdimuhumed4056
@zakariyaabdimuhumed4056 5 жыл бұрын
Sax weye waana xaq
@cabdulaahisunni3434
@cabdulaahisunni3434 6 жыл бұрын
Alle habarakeeyo
@somaliman8162
@somaliman8162 2 жыл бұрын
, ومن لم يحكم بما انزل الله فاءولاك هم الكافرون Macneheedu waxa weeye qofka dastuur gacan ku samees ah ibnu aadam samee ah ku xukuma dal muslim ah inuu gaal yahay
@abdiazizibrahim3165
@abdiazizibrahim3165 5 жыл бұрын
Masha alaah
@mocadawe9307
@mocadawe9307 Жыл бұрын
Bal shiikhu wuxu shegayo waa intu rabi shegay bal maxa somali sharecada udiday
@updyrahmanalpha6241
@updyrahmanalpha6241 Ай бұрын
May Allah bless you
@BashiirQoorleex
@BashiirQoorleex 3 ай бұрын
Sax warun waa sheekh runbadan
@abdallahhassan927
@abdallahhassan927 6 жыл бұрын
sax
@manallonemanallone4961
@manallonemanallone4961 4 жыл бұрын
Midka qilaafsan waa kugu raacay lkn hadii laga qaato diinta waa dhag
Dagaalka Sh.Umal iyo Sh. Xasaan
7:23
Oday Guure
Рет қаралды 528 М.
Amazing weight loss transformation !! 😱😱
00:24
Tibo InShape
Рет қаралды 68 МЛН
Nastya and SeanDoesMagic
00:16
Nastya
Рет қаралды 46 МЛН
Can A Seed Grow In Your Nose? 🤔
00:33
Zack D. Films
Рет қаралды 30 МЛН
Why Is He Unhappy…?
00:26
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 79 МЛН
Qissadii Abii Dar Alqifaari iyo Dhibkii loo gaystay Sh Xassaan
19:40
Qiso! SIRTA YAHUDA IYO REGALBED #shiikhmustafe
25:58
HAMZA OMER
Рет қаралды 55 М.
Xamse Cabdi Bare Iyo Kuwa Lamidka Ah Diintina Ayey Badali Rabaan Sh Xassaan Abu Salmaan
21:00
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 56 М.
Amazing weight loss transformation !! 😱😱
00:24
Tibo InShape
Рет қаралды 68 МЛН