Sheeko | Side ayaan isaga dhiibay Sweden 🇸🇪 2015. 😨 nolosha qurbaha |

  Рет қаралды 16,088

Wayaamo

Wayaamo

2 жыл бұрын

Asc.
Waxa rajeynaa in ad cafimad qabto!!
Muqaalkan waxaan uga hadli doona sheeko ku saabsan safarki an uso galay qaarada yurub/Europe. Subscribe dheh o ha’iloowin in ad furato 🛎 si’ad u ogaato marka so galiyo muqaal cusub.
Mahadsanid.❤️

Пікірлер: 51
@user-yn1uz2ku5d
@user-yn1uz2ku5d 5 ай бұрын
صلوات ربي وسلامه عليه وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين
@baarbeofficial4435
@baarbeofficial4435 Жыл бұрын
Aada u mahadsan tahay pro si wanaagsan aa noogu sheekeysay
@mohamedhasan7155
@mohamedhasan7155 Жыл бұрын
Legend❤
@vinijr8722
@vinijr8722 2 жыл бұрын
Hormar wacan ayaan kuu rajeenaa🎈
@qaafmaxamed5372
@qaafmaxamed5372 Жыл бұрын
mahadsanid wl cashar badan baan kaa bartay
@kamsumasomali5535
@kamsumasomali5535 Жыл бұрын
Tnks bro in bdan an ka fa.idey cwa
@maslahabdirahmandahir9468
@maslahabdirahmandahir9468 2 жыл бұрын
hormar aa ku rajeynaa bro
@saabirmaxamed
@saabirmaxamed 10 ай бұрын
Legendary
@abdiraxmaancawil3370
@abdiraxmaancawil3370 3 ай бұрын
Brother guuleyso
@yuusufapha9203
@yuusufapha9203 Жыл бұрын
Ilaahaw iisahal
@khalidnuuradiin8559
@khalidnuuradiin8559 2 жыл бұрын
ani 1di januari kuqaldamey wanaa kudhaganhay💯😀
@yuusufcabdiwahaab1435
@yuusufcabdiwahaab1435 2 жыл бұрын
Hore u soco libax wayaame
@user-ix4vh5ck8g
@user-ix4vh5ck8g Жыл бұрын
Waxyaabo badan kaa faaiday❤️🫶🏻
@yuusufmaxamed6288
@yuusufmaxamed6288 Жыл бұрын
Asc sxb iiwrn sideetaha nolasha wadanka eerlad iigawaran iyo shaqoyinka
@NimcoCumar-j9f
@NimcoCumar-j9f Сағат бұрын
Helo
@dunidacusub1
@dunidacusub1 Жыл бұрын
Legand
@abdiqaniadan6581
@abdiqaniadan6581 Жыл бұрын
Raggu wa kii so jabo
@Sheekhaawi-
@Sheekhaawi- 2 жыл бұрын
🥰🇸🇴👈
@cabapoi9170
@cabapoi9170 Жыл бұрын
Zhp wayaamo wadanka Luxembourg 🇱🇺 io Ireland 🇮🇪 kasoo wada hadal xga nolosha io qaabka ugu fudud lagu yimam karo warbixino naga sii prø🙏🖖🥰
@maxamedlaaskaawi
@maxamedlaaskaawi 11 ай бұрын
IRELAND IS THE BEST
@relaxmusic5818
@relaxmusic5818 6 ай бұрын
@@maxamedlaaskaawiwhy bro ku ficantahay
@maxamedlaaskaawi
@maxamedlaaskaawi 5 ай бұрын
@@relaxmusic5818 nolol iyo lacag
@ahmedabukarxasan5842
@ahmedabukarxasan5842 Жыл бұрын
Sppt magaca laisku qaldyo mexethy sxp
@Riyo_ku_nooL
@Riyo_ku_nooL 5 ай бұрын
Hadan dhaho wadankega qaraxyo iyo dilka aya kuso bate aneh nafteda aya laso cararay nabad aya so radsaday wa side ?
@niazaylemohamed4695
@niazaylemohamed4695 Жыл бұрын
Aniga Dacadeyda waan Aqanaa Lkn ma Aqaano Bishii Dhaladi Hddii been sheego waa iska.Caadi somhn
@nasirjr4543
@nasirjr4543 Жыл бұрын
Zxp waxan raba dalka ina o so dahribo maxa sameya isheeg waxana kaso tahribaya dalka Zambia 🇿🇲 bal ila tali nio iku so wr celi wn ku sogaya de
@Sheekoyinka_nolosha
@Sheekoyinka_nolosha Жыл бұрын
Turkiga tag kadibna greece
@Bandhigabooks
@Bandhigabooks Жыл бұрын
@@Sheekoyinka_nolosha hada ma laga baxaa greece kuso celinaye 😂
@Mohamed__Abdi
@Mohamed__Abdi Жыл бұрын
Intervewe ma english ba pro mize qofka ku turjumayay
@abdihakimcade9023
@abdihakimcade9023 Жыл бұрын
Muqaalkan wax badan ka faidnay Sweden wan uso socda haduu Alle idhaahdo
@abdalla6278
@abdalla6278 10 ай бұрын
Maimaatay wll Sweden
@GuledcabdiGuledcabdi
@GuledcabdiGuledcabdi Жыл бұрын
Zxb swede iyo austari ke ba ficn am xaga nolsha qaxotiga ina iga so jawab ta raje naya wll jira wayama
@Abdirahman4
@Abdirahman4 Жыл бұрын
Labadabo ma fcna sxp ba ba waye xooga Sweden aa la qaaya Austria wax ma yaalan
@Ractizo.x
@Ractizo.x 10 ай бұрын
Fri Norway meliska dibi kra
@baskarproduction213
@baskarproduction213 2 жыл бұрын
Dad Aa Qoratay Majiraa Oo Laguu Keenay Wadanka Sida Hooyada Ama Aabaha Ama Walalkaa
@Wayaamo
@Wayaamo 2 жыл бұрын
Wiil an sxbo nahay ayaa lo keenay iyo kuwo badan o an isbaranay lkn wa in ad ka yartahay 18
@cabdijaamacxasan1634
@cabdijaamacxasan1634 Жыл бұрын
@@Wayaamo please bro 🙏 xageen kaala xariira waxbaan kuu sheegi raba
@Wayaamo
@Wayaamo Жыл бұрын
Instagram igala so hadal @Wayaam0
@empireshow1
@empireshow1 Жыл бұрын
@@Wayaamo qofka marka 20 jir a yahay passport ugu qoran tahy ma sheegan kalaa da kale
@Wayaamo
@Wayaamo Жыл бұрын
@@empireshow1 wax walbo wa sheegan karta
@mohamudhassan4053
@mohamudhassan4053 Жыл бұрын
Zhp watsupkaga isoo qor
@mohamedmuse2879
@mohamedmuse2879 Жыл бұрын
yaa wax iga sheegi kara hadii faro grece leeyahay sweden ma iga aqbalee
@Wayaamo
@Wayaamo Жыл бұрын
Haa sxb
@mohamedmuse2879
@mohamedmuse2879 Жыл бұрын
waa sugaa bro inaa isoo jwbto
@Abdirahman4
@Abdirahman4 Жыл бұрын
@@mohamedmuse2879 he answered to your question
@abdihakiiimabdilatiif1600
@abdihakiiimabdilatiif1600 4 ай бұрын
Hi bro farihi greecan leyahy halke iska dhiba bro iso jawab plis😢
@munasarlaki2190
@munasarlaki2190 Жыл бұрын
Sxb plz whtsapkga is qor
World’s Largest Jello Pool
01:00
Mark Rober
Рет қаралды 96 МЛН
Stay on your way 🛤️✨
00:34
A4
Рет қаралды 23 МЛН
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 57 МЛН
Soomaalida Jarmalka iyo nolosha Cabbaas
15:06
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 90 М.
LABADAN WADAN KEE IMAN LAHAYD !
5:38
Abdirahman Dayib
Рет қаралды 336
5 sano kadib markan midownay iyo sidan ku imid Sweden.
14:33
Somali Royal Family
Рет қаралды 142 М.
WAX KA OGOW WADANKA SWITZERLAND IYO SHARCIYADIISA IYO NOLOSHIISA
15:07
MUXAADARO CUSUB 2019- Dhibaatooyinka Qurbaha & Dadka waxay kala kulmeen | Sh Mustafe Xaaji Ismaaciil
1:08:19
Maxamed Alfaatix | Amiir Uu Nebigu Ku Sii Bushaareeyay.
12:05
World’s Largest Jello Pool
01:00
Mark Rober
Рет қаралды 96 МЛН