SHEEKO TIME QISO PRT 2

  Рет қаралды 19,794

Ayub Ahmed Podcast

Ayub Ahmed Podcast

2 жыл бұрын

Sheeko time qiso part 2.
=========================================
I make reaction and inspirational videos every week.
Connect with me on social media:
Instagram: / ayub.axmed
Snapchat: ayubaxmed1
Facebook: / ayubaxmedmedia
My gear:
Nikon DSLR camera.
Software:
Sony Vegas Pro 19
Sony vegas pro 13
After effects CC
Adobe Premier Rush
Background sound:
Videohive.com

Пікірлер: 135
@shaqalecabdikariim9233
@shaqalecabdikariim9233 2 жыл бұрын
Asc ayuubow sxb codsi codsi codsi codsi codsi codi codsi codsi Waxaan kaa codsan laha madaaba dad dhalinyaro ah kugu xidhan tahy inaad la wadaagto qaabka qur.anka loo xifdiyo madaaba dadku aad uga baqaan xifdinta qur.anka mana aha wax aad u sii adag markaa qaabka ugu fudud sanadkan cusub qofku wuxuun ugu xifdiyo haba yaraate nala wadaag adne ajarkiisa waxbaad ku yeelan shukran ❣
@hoodolucky6144
@hoodolucky6144 2 жыл бұрын
Ilahay SWT haku barakeeyo anigaa wlhi aad ugu baahan mahadsanid
@macruf
@macruf 2 жыл бұрын
Subxanallaah 99jeer Alxamdulillah 99jeer Allahu akbar 99jeer Lailaaha Illaalaah 99jeer Aqri walal illaahay maalintada Hakuu nuuriyo
@youngsharuu8041
@youngsharuu8041 2 жыл бұрын
M.a alle haku barakeyo wlaal
@xamdixarago1912
@xamdixarago1912 2 жыл бұрын
Msha allah wan aqriyan ala mahdi
@shukriahmed1026
@shukriahmed1026 2 жыл бұрын
subxaanalaahi ilaahay waxuu tusay awoodiisa balse waa cibro qaadasha hadal ka afkaaga ka soo baxaya mar bay samada furan tahay oo hadalkaaga maaligta ajiibaan mar walba hadal wanaagsan ka hadal waa xaqiiq waxii ilaahay kuu qadaro awlaad caafimaad ka jirada wax walba rabi xagiisa ka qadaran yihiin qofkuu doono siiya awlaad caafimaad qabto ama kuwa jiran kuwa awlaad laan buu dhiga kuwa faqiir buu ka dhigaa kuwa taajir kuwaa xanuunu baa ku dhaco markaa ilaahay haloo noqdo oo yaan la caasinin yaa raxmaan yaa raxiim naxariis badanoow noo naxariiso aamiin yaa rabi
@amaaloinasaid5588
@amaaloinasaid5588 2 жыл бұрын
Ninkeyga horey ilmihisa xanunsan wakhti lama gado ma jeclo lakin kuwa cafimad qabo yimada kaheysata Subhanallah sax aboo somaliyed laga heela bas
@shukricali4154
@shukricali4154 2 жыл бұрын
Anuu inan yar baan haystaa oo xanunsan walahi walahi markaan yar dilo ama wax yar idhaahdo waa lay digaa habeenkii riayada markaan seexdo heer waxan gaadhay aan baqo oon ilaahaow icafi alx in badan baan ku shukriyaa waa risiq alle isiiyay shan baan dhalay taasaa iga yara xanunsan taasna qaan udiceeyaa alx allah baa mahad keh in badan is ilaaliya waa layna eegayaa
@hodanmahamud3536
@hodanmahamud3536 2 жыл бұрын
Mnshalllh abyo alllha cfimaaad hkuusiiyo🤲🤲🤲
@manhamanha5151
@manhamanha5151 2 жыл бұрын
Abaayo Alle cafimad ha ku siiyo gabadha yar yaa rabi samir ku sii .anagaba gabar xanuunsan ban heysanaa lkn kuma dhalan ayado 5 jir ah ey xanuunsanahay hoyadaa macane dhaqtar kasta wa geynay alx wa qadaro Alle Wana ku samirnag 30 years wa naga xanuunsanahay ku dhawaad .walahi samirkeda xitaa waliged ma dhaheyso wa xanuunsanahay abayo waa indho la aan iyo cuuryaan eey naga noqotay mar dhaxe oo 13 sano ka hor eh eey nerfihi dhinteen qaataa danbe dareenkii ka tagay alx marka wax walba waa qadar alle
@manhamanha5151
@manhamanha5151 2 жыл бұрын
Ilahey ha noo wada caafiyo abayo gabadha yar iyo walashey iyo inta hooyo cunug xanuunsan heystao
@nimcocumarxasan9891
@nimcocumarxasan9891 2 жыл бұрын
Nabasi ayu xabarasana illahay gafakayag illaho hano raciin ya rabi
@AlhamdulillAh_247
@AlhamdulillAh_247 2 жыл бұрын
MashAllah Allow Amiin yaa Rabbi dhamaanteynba 💙👏 MashAllah wax badan kaa baraney Allow inoo xifdi Ustaad Ayuub 👏 Alle dartii kuu jecelnahay 💯🤲
@ismahannouh6148
@ismahannouh6148 2 жыл бұрын
Allahuma says
@amatallahbintuosman1092
@amatallahbintuosman1092 2 жыл бұрын
Maasha Allah Tabarakallah waa qiso ku cibro qaadasho leh Lkn walaalayaaloow wixii xunba maxaa dumarka korka looga saaraa weliba anagoo ah dad qalbigoodu aad ujilcanyahay siduu noo sheegay rasuuleena s.c.w رفقا بالقوارير nimanoow rag noqda oo dumarka udhimriya
@Mohazwayel
@Mohazwayel 2 жыл бұрын
Abaayo raga inta xun unbaa dumarka waxii xunba saaro balse inta wanaagsan way garanayaan qiimaha dumarka 🥰Allah hanokin xifdiyo
@amatallahbintuosman1092
@amatallahbintuosman1092 2 жыл бұрын
@@Mohazwayel mahadsanid walaalkay lkn markii dhashu daahdo inta badan nimanku dumarkeey ku eedeeyaan Allana wuxuu yiri ويجعل من يشاء عقيما qofkaa doonaa ma dhaleys ka dhigaa rag iyo dumar cidna qaas umuu xusin Alle
@Mohazwayel
@Mohazwayel 2 жыл бұрын
@@amatallahbintuosman1092 waa runtaada abaayo qoraalka rabi shaqsi gaara in la saaro waa qalad wayn insha Allah adiga iyo intii wanaagsanba Allah haku aadiyo qof iimaan leh fahmina karo xaalad kaste 🥰🥰
@talowaalid4563
@talowaalid4563 2 жыл бұрын
Cunug aan meel kasoo helnay oo xanuunsan oo indhool iyo cuuryan ah ayey hooyo korisaa alle dartiis dadka qaar iska geeya meelaha caruurta lagu hayo ayey dhahaan lkn hooyo weyka diiday waayo waa abuurka alle weyna reysan kartaa.
@cabdicasiisfaysal412
@cabdicasiisfaysal412 2 жыл бұрын
ustaadka jano gale ayaan u bixiyay ee asxaabey soo shaac bixiya
@faatumamohamud1551
@faatumamohamud1551 2 жыл бұрын
aaamiin dhamanteen murayadeen oo macsi kujirin alloow nasiii 🤲🤲🤲
@fouziajibril3294
@fouziajibril3294 2 жыл бұрын
Subxaana allaah wixii alle ku siiyo waa lagu xamdiyaa waayo dadbaanba haysan Mid xanuunsan xataa!! Isna waa lagu imtixaamay Waayo hadyad alle ku siiyey Ayuu ku yiri adigaa u sababa Cunuga xanuunsan subxaana Laah sancadii alle iyo deeqda alleba waa lagu samraa Subxaana laah 99 Allxamdu lillaah99 Allaah akbar 99 🤲🤲🤲🤲🙏🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴💞💞💞💯💯
@user-de8nk4yx5y
@user-de8nk4yx5y 2 жыл бұрын
جزاك الله خير الجزاء واحسن الله إليك اخي الكريم.
@suleeqoquruxwanaag5636
@suleeqoquruxwanaag5636 2 жыл бұрын
Jazaka Laah khayr walalkey Ayuub Allow cimriga kuu dheeeree cibaado iyo cibaado suuban.
@deeqodaganibrahim7634
@deeqodaganibrahim7634 2 жыл бұрын
Masha alllah tabarkallaah ayubow bowe allah ku xifdiyo amiiiiiiiiiin amiiiiiiiiiin amiiiiiiiiiin amiiiiiiiiiin yaa allllah
@asmoabdinor9087
@asmoabdinor9087 2 жыл бұрын
Walal ayuub nooca dhiigaaga ma isheegi karta ado raali ah
@rodasuleyman8397
@rodasuleyman8397 2 жыл бұрын
اللهم آمين معلمي جزاك الله خيرا جزا🙏
@daaciyahbintusharif2058
@daaciyahbintusharif2058 2 жыл бұрын
Wcs wrm wbr Wllky ayuub dunuubtada iyo tan waalidka Allaha dhaafo makhluuqa shartiisana Allaha kaqabto
@aamohamed5102
@aamohamed5102 8 ай бұрын
Sumxanalah Awooda Allah ayaa la tusay isagoo nool oo xay ah.
@cabdiqani8782
@cabdiqani8782 2 жыл бұрын
Ustaadkeyga ayuub ahmed waan ku salaamay
@ibtisaamali6804
@ibtisaamali6804 2 жыл бұрын
Aamiin wllkay ayub wlhi Alle dartii ayaan kuujeclahay alle ha Ku xafido ❤️💯
@hamdiabdullahi7895
@hamdiabdullahi7895 2 жыл бұрын
Masha allh alle cimridheer iyo cibaado suuban ha ku siiyo
@hibohonnest4004
@hibohonnest4004 2 жыл бұрын
Masha Allah❤
@niciimamataan1682
@niciimamataan1682 2 жыл бұрын
Masha allah wll video yara mad no sheekaysid in badan wn ku salamay 👏👏
@fatuushnoah9949
@fatuushnoah9949 2 жыл бұрын
Aamiin dhamantenba wll ayub Allah ku barakeyo
@ahmedmohames7926
@ahmedmohames7926 Жыл бұрын
Aamiin
@hafsamohamed9932
@hafsamohamed9932 2 жыл бұрын
wll ayuub Eebe hakubarakeeyo qisooyin cibro qaadasho leh ayaad nala wadaagta
@ayaanjaamac9978
@ayaanjaamac9978 Жыл бұрын
Maansha alaah Maansha alaah Maansha alaah Maansha alaah
@nimcoabdicate2719
@nimcoabdicate2719 2 жыл бұрын
Ammiiiin yaa allah xafidahu allah wllkay
@appazhassan8503
@appazhassan8503 2 жыл бұрын
Amin wll ayub
@ayaanibrahim9306
@ayaanibrahim9306 2 жыл бұрын
Masha Allah my brother
@nimcaqaliofficial8668
@nimcaqaliofficial8668 2 жыл бұрын
aamiin aamiin aamiin 🤲🏻
@sundusmaxamed7351
@sundusmaxamed7351 2 жыл бұрын
Amiin AMIIN
@fowsiyoahmed627
@fowsiyoahmed627 2 жыл бұрын
Wcw maasha'allaah thanks 👍
@aziizaahmed3343
@aziizaahmed3343 2 жыл бұрын
Mashallah Wal
@fadumoabdi4638
@fadumoabdi4638 2 жыл бұрын
Ma Sha allh allh haku xiFdiyo yaa ustaad
@neimadaher1934
@neimadaher1934 2 жыл бұрын
Masha allah 💖💖💖💖
@xalimoqurux7300
@xalimoqurux7300 2 жыл бұрын
Amiin wll idilkeenba alle haynaga farxiyo
@rasmiabdilahi1848
@rasmiabdilahi1848 2 жыл бұрын
Alle haku barakeeyo walaal
@xamdaqali727
@xamdaqali727 2 жыл бұрын
Maanshaalh ayuup waxa tahay qof maangal ah caqli uzaxiipa
@guntaasapdyrahman373
@guntaasapdyrahman373 2 жыл бұрын
Mcha allh hore usoco wll
@nuurkhadra557
@nuurkhadra557 2 жыл бұрын
Amiin Amiin Amiin Amiin wll
@dunxx2140
@dunxx2140 2 жыл бұрын
Aamiin yaarabi
@sacdiyoidley6462
@sacdiyoidley6462 2 жыл бұрын
Amin Amin Amin ya Allah
@ayaanahmed8737
@ayaanahmed8737 2 жыл бұрын
Aaamiin ya Allah ustaaad
@ziinayaaska5518
@ziinayaaska5518 2 жыл бұрын
Mashallah
@Maahirt
@Maahirt 2 жыл бұрын
*Masha Allah*
@xafsaxaji4576
@xafsaxaji4576 2 жыл бұрын
Mnsh allh ayuub wllo rabi haku xafido 🙏
@ijabomaxamed7913
@ijabomaxamed7913 2 жыл бұрын
Amiin Yaa rabbiii
@yuusufsiciid7293
@yuusufsiciid7293 2 жыл бұрын
M.allah wllky ayuub ahmed
@amrinetaali5205
@amrinetaali5205 2 жыл бұрын
Masha allah✅✅✅✅✅✅
@faafintadiintaism5244
@faafintadiintaism5244 2 жыл бұрын
Mash allah 💖 💓 💕 ❤ 💙
@xamdimaxamed4200
@xamdimaxamed4200 2 жыл бұрын
Masha allah
@munomohamettmohamuud9958
@munomohamettmohamuud9958 2 жыл бұрын
Horay usoco ustad ayuub❤️🌎
@xamduushcadeey3979
@xamduushcadeey3979 2 жыл бұрын
Mahadsanid ayuub
@hamdaabdirahman580
@hamdaabdirahman580 2 жыл бұрын
Aaaameen yaaa rabi calamiin
@naciimamatan2116
@naciimamatan2116 2 жыл бұрын
Aamiin aamiin wllo
@ayaanahmed8737
@ayaanahmed8737 2 жыл бұрын
Qadarka ma fahmsana dadka qaar Ayuub Allah haku sharfo
@nimcoismaacil7033
@nimcoismaacil7033 2 жыл бұрын
Wcs walaale qisadan meeday party 1 ??? Sebay ku dhacday inay party 1 idhafto? Lool mise sheekadi abaayo ku daba qabatay ee shalay??
@manhamanha5151
@manhamanha5151 2 жыл бұрын
Sheekadii abayo uu ku Daba qabtay abaayo Saan u maleeynayo
@nimcoismaacil7033
@nimcoismaacil7033 2 жыл бұрын
Haaa saas weye malah lkn maba is qusaayso hadan waayo? Waba sheeko kale oo family ku saabsan😧
@munaabuker1854
@munaabuker1854 2 жыл бұрын
WCS,AYUUB SHARAF. AAD BAAN UGA HELAA TAXANAHAAGA QURUXDA BADAN MAASHA ALLAAH ILAAHEY HAKU XIFDIYO.🥰🥰🥰💞💞💞💞💞💯💯💯💯💯
@ibtizam1880
@ibtizam1880 2 жыл бұрын
Wll Allaah dartii ayaan kuu jeclahay 🥰🥰🥰
@cadedaahir5023
@cadedaahir5023 2 жыл бұрын
m.a wll qaali ahwaan kuwataa
@foossaid8920
@foossaid8920 Жыл бұрын
Amiiin wllo
@Hoyopodcasy
@Hoyopodcasy 2 жыл бұрын
Mahadsanid ayuub wllo 👋👋👋👋👋👋
@makkadagan876
@makkadagan876 2 жыл бұрын
Sax aamiin Yarabi 🤲
@suleekhamohamed2455
@suleekhamohamed2455 2 жыл бұрын
Ayuub hore u soco
@xafsaxaji4576
@xafsaxaji4576 2 жыл бұрын
Aamin Amin
@fazmatani7584
@fazmatani7584 2 жыл бұрын
Ala raga qaar gaf badana SubxanaAllah
@hibonuura9462
@hibonuura9462 2 жыл бұрын
Amiin
@nourahussein2534
@nourahussein2534 2 жыл бұрын
اللهم اامين شكرا
@faizaabdirzaakahmed3285
@faizaabdirzaakahmed3285 2 жыл бұрын
Macalin qaaliya♥️🥀
@falaqeyntadinta3449
@falaqeyntadinta3449 2 жыл бұрын
Mahad sanid walal
@abdishakuraidid8600
@abdishakuraidid8600 2 жыл бұрын
Amiiin wll ayub
@khadraosman7736
@khadraosman7736 2 жыл бұрын
Masha Allah abowe Ayuub shekadan waxay I samayzay marka tiri gabar kasta waxay kufikirta ninkay nolasha ladhamaysan lahad ani malintan gursanayay waxan kufikirayay nolosha ladhamayson lkn manta waxan kafikira maxa Calaf kugudaray sidu u dhaqmayo markan arko
@abdishakuraidid8600
@abdishakuraidid8600 2 жыл бұрын
@@khadraosman7736 qof kufahma alle hakusiiyo wll
@queenramla5700
@queenramla5700 2 жыл бұрын
Amen yaa rabi
@najahmahamed4783
@najahmahamed4783 2 жыл бұрын
M.a qisooyin xaqiiqa oo cibro lagu qaadanayo ayyd no soo daysaa mhdsanid wll👏👏👏
@foozia426
@foozia426 2 жыл бұрын
Amiiiiiiiiiin ya rabi
@hawaaragsan189
@hawaaragsan189 2 жыл бұрын
Subxanalaah
@nasrinnalka220
@nasrinnalka220 2 жыл бұрын
Wllkyga alle haku dhowro farxad ku nolow🎁
@fatumoahmedabdi5420
@fatumoahmedabdi5420 2 жыл бұрын
Mahadsanid🥰
@suhuuraxmed4761
@suhuuraxmed4761 2 жыл бұрын
Subxaannallah
@ifrahmousa1992
@ifrahmousa1992 2 жыл бұрын
Wcs aamiin dhamaanteenba Maclin
@marianapoli8162
@marianapoli8162 2 жыл бұрын
Wsc walalkey ayuub axmed
@iqroali6519
@iqroali6519 2 жыл бұрын
Ayuub thanks wallkeen waxad naga dhigtay waaya arag wax bdn nolosha ka fahansan
@nimcaqaliofficial8668
@nimcaqaliofficial8668 2 жыл бұрын
Subxan allah😪
@dr.sayidabarar4524
@dr.sayidabarar4524 2 жыл бұрын
Sxb waa ku thye nin culusa ku soco guul
@foozia426
@foozia426 2 жыл бұрын
Subxaanalaah isagaa kafey
@faatimajeylani8277
@faatimajeylani8277 2 жыл бұрын
Amiin ya rabi mahadsanid ducadada adine sido kle
@najiibxuseen4018
@najiibxuseen4018 Жыл бұрын
Aamin aamin wlle
@mohammedesian2235
@mohammedesian2235 2 жыл бұрын
Abuub msha allh waxa tahay dhiiragilintuusu ay Aad u fcnhy
@kaasimmohamed22
@kaasimmohamed22 2 жыл бұрын
macli ayuup
@sagalmahamed8515
@sagalmahamed8515 2 жыл бұрын
Wcs Wall aaamiin yarabi
@kifaayodheeman2060
@kifaayodheeman2060 2 жыл бұрын
Cajiiib
@madaaale463
@madaaale463 2 жыл бұрын
Sheeko Season 2 🔥
@sadiaculusow2871
@sadiaculusow2871 2 жыл бұрын
Waa jahliga waa kalsooni la aanta
@ismahanmustafe654
@ismahanmustafe654 2 жыл бұрын
Alle dariiqa fiican ha inatuso Arsaaqdana mid haynu kufarxno ha inoogadhigo
@adnamohamed613
@adnamohamed613 2 жыл бұрын
Alle markii la hortago wa Lees wediyen dona masulida ka saran ilmaha walidiintii dhashay.... ilhey wadada wanaga hanugu duwo dadka nucaas ilhey haso hadyeyo🙏👋
@kmfarah99
@kmfarah99 2 жыл бұрын
Taasi waa imtixaan la mariyay Alle waa kuu jeedaa marka aad wax dulmineydo
@xamdixarago1912
@xamdixarago1912 2 жыл бұрын
Raga qar nocas weye ani sidas si la mid ah ba inan yar o iga qbata xanun yar kadib ayu abihi dhahay dhaqo ilmahed ka xanun badan malahan kadib sidas ban uga tagay alx inantaydi way i cafimaday wuna igu darshay ala raga haso hanunsho wlahi qisoyinka way iga ohiyan
@AhmedAli-mg8is
@AhmedAli-mg8is 2 жыл бұрын
Aaaaaaamiiin
@xamdicali1264
@xamdicali1264 2 жыл бұрын
Aniga weygu dhacday shekadan adkashekeyneysid walaahi al xamdulilaah calaa kulixaal
Guriga nin ayaa la joogay xaaskayga codkiisa ayaan maqlay
8:18
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 19 М.
Вечный ДВИГАТЕЛЬ!⚙️ #shorts
00:27
Гараж 54
Рет қаралды 14 МЛН
Happy 4th of July 😂
00:12
Pink Shirt Girl
Рет қаралды 42 МЛН
3M❤️ #thankyou #shorts
00:16
ウエスP -Mr Uekusa- Wes-P
Рет қаралды 13 МЛН
Пробую самое сладкое вещество во Вселенной
00:41
Dumar ha la murmin sirtan fahan E05
15:52
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 41 М.
Farxad samayso maalin walbo oo 3daan haku xidhin
7:03
Sofiane Abraham
Рет қаралды 7 М.
The War of Art  I  Fikrad & Buug #44 I - ‪@MubarakHadi
22:00
Mubarak Hadi
Рет қаралды 18 М.
Nin ku weydiiyey kuma jecla! su'aalaha jimcaha part 1
18:20
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 78 М.
Su'aalaha part 3
17:51
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 28 М.
Su'aalaha Part 4
11:34
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 21 М.
Вечный ДВИГАТЕЛЬ!⚙️ #shorts
00:27
Гараж 54
Рет қаралды 14 МЛН