Su'aalaha Part 4

  Рет қаралды 21,792

Ayub Ahmed Podcast

Ayub Ahmed Podcast

2 жыл бұрын

=========================================
I make reaction and inspirational videos every week.
Connect with me on social media:
Instagram: / ayub.axmed
Snapchat: ayubaxmed1
Facebook: / ayubaxmedmedia
My gear:
Nikon DSLR camera.
Software:
Sony Vegas Pro 19
Sony vegas pro 13
After effects CC
Adobe Premier Rush
Background sound:
Videohive.com

Пікірлер: 97
@sevdaomer4666
@sevdaomer4666 2 жыл бұрын
Asc walalayal iso duceeya muraad ayaan leyahay in ilaahay isiiyo muraadkayga oo aan macsi lahayn🥺🤲
@xuseencabdiqadir9161
@xuseencabdiqadir9161 2 жыл бұрын
Allah kuu sahlo muraadkaaga oo aan macsu iyo dhib bini’aadam aan ahayn
@Kuwiihorepodcast
@Kuwiihorepodcast 2 жыл бұрын
Muraadkaada oo macaasi laheyn ilaahey hakuu sahlo
@sevdaomer4666
@sevdaomer4666 2 жыл бұрын
@@xuseencabdiqadir9161 shukran walale amen yarabi 🤲🙏
@sevdaomer4666
@sevdaomer4666 2 жыл бұрын
@@Kuwiihorepodcast ameen yarabi 🥺🤲walale shukran 🥰
@KhanYunis7
@KhanYunis7 2 жыл бұрын
Dhamaan jawaabaha iyo talooyinka aad bixisay waa Thick%✓ Lkn wxa ugu cajiibsan jwbta aad siisay gabadha la dhahay hadan ku guursado ganacsiga waa xiraysaa💯🔥 Keep going Ustaadii♥️💚💙✌️
@halakhinhh7928
@halakhinhh7928 2 жыл бұрын
Masha alaah wlaal
@hamdaismail4079
@hamdaismail4079 2 жыл бұрын
mnsha allah wll ayub inta qof ee weydiimaha kuso weydiisa jawaabta aad siisa dad badan ayey xal iyo jawaab u tahey mahadsanid in badan
@KhanYunis7
@KhanYunis7 2 жыл бұрын
Waa xaqiiq💯✓
@user-jx8eq2og1t
@user-jx8eq2og1t 3 ай бұрын
Mash allah alle caqliga alle hakuu barakeeyo
@pearlsiaa_99
@pearlsiaa_99 2 жыл бұрын
Ilaahoow ayuub oo kale ku badi adunka qof cajiib ah ayaa tahay caqli xigmad ayaa la isugukaa dare❤
@aminaadan1077
@aminaadan1077 11 ай бұрын
mansha allah ayuu alle ku daysto qof caqlili iyo aqoon ilahay siyey ba thay❤
@allexusinbdan5101
@allexusinbdan5101 2 жыл бұрын
Mash allah techear shukrn
@oksure7485
@oksure7485 2 жыл бұрын
Masha Allah my favourite person ilahay haku siyadsho aqligaga aamiin
@nimcodayibadan2381
@nimcodayibadan2381 2 жыл бұрын
MashaAllh waa jawaabo cajiib ah my teacher
@nimcohassan452
@nimcohassan452 2 ай бұрын
Masha allh alle haku xafido huuno
@shadiyaadam
@shadiyaadam 2 жыл бұрын
Masha Allah 👍
@hibonuura9462
@hibonuura9462 2 жыл бұрын
Mashaa allah teacher
@Sacdiyasagal
@Sacdiyasagal 2 жыл бұрын
Masha allah alle haku barakeeyo wlaal
@sadiaculusow2871
@sadiaculusow2871 2 жыл бұрын
Masha alah xaqiiqdq ayaad ka hadashaa binaadan xoolihiina ha ku aaminina
@hamdixsan
@hamdixsan 2 жыл бұрын
Maasha allah allah ha kaa abaalmariyo wllkay jawaabahaaga waa cajiib Weliba sida aad gabdhaha usiiso talooyinka caqliga iyo maskaxda ku dhisan
@ruunruun6136
@ruunruun6136 2 жыл бұрын
Mshaa Allaha ustad cfmd taam ah Allaha kusiiiyo barakallah waqtigaada
@nimcaqaliofficial8668
@nimcaqaliofficial8668 2 жыл бұрын
Caaw ka hor walikeyga ma maqlin ma arag su,ash nuucan ah 3 bil dhan biska mash allah gabar dulqad badan waye wlhi hadii ey ninkeygda ey ceebeynin mash allah alle ha in bararkeyo hadii kheyr aad isku le tahiin wlshey
@neimadaher1934
@neimadaher1934 2 жыл бұрын
Mashaallah
@saynabjama2038
@saynabjama2038 2 жыл бұрын
Masha Allah wllo guulayso ayuub runtaad kahasasha ilhay haku xiftiyo kalmadkastaba sidaytahybad uga jawaabta
@hudacadey2209
@hudacadey2209 2 жыл бұрын
Masha alh wky ayuub axmed wan ka helaa wana kugu xidhanahy keep going 💯🥰✌ilhy haku barakeeyo adiyo awlada xaskaaga✌🥰💯
@nasro7962
@nasro7962 2 жыл бұрын
Mashallah tabarekallah nin raged ayadtahay hoyodaba nimco Alle kugaladay talo saxo xaqiiqa ayad bixisay hadi nin iyo naagba ruunta laysushegilaha onlays khiyamen noloshu labada ismaydiiden gabadha tidhi qanacsigaga kasotag ayuleyahay hakayeelin
@Nimcof997
@Nimcof997 2 жыл бұрын
Mahadsanid ayuub axmed dhiirigeliye dhaba🥰
@aminoibrahim8991
@aminoibrahim8991 2 жыл бұрын
mashaalah ustaad mahadsand ❤❤❤💞💞❤❤💞💞❤❤💞💞❤❤💞💞❤❤
@umakhaalid4275
@umakhaalid4275 2 жыл бұрын
Wcs man sha allhaa aboowe allha ku xafiday waa sax
@abdiqaadirjaamac
@abdiqaadirjaamac Жыл бұрын
Allah haku barakeeyo zxp faa iidadada
@faizaclaahi8616
@faizaclaahi8616 2 жыл бұрын
M.a wll qaali shukran🤚
@abdiqaadirjaamac
@abdiqaadirjaamac Жыл бұрын
Zxp xaqiiqo weye zxp
@nastehasheikh8454
@nastehasheikh8454 2 жыл бұрын
Masha Allah good advice brother
@nasracraxmaancali269
@nasracraxmaancali269 2 жыл бұрын
Wcz inan fiican paatahay thank God is la
@user-mu3rc4xh6q
@user-mu3rc4xh6q 11 ай бұрын
👍👍👍👍
@Michael-gf3gy
@Michael-gf3gy 2 жыл бұрын
We love you so much ♥️♥️♥️👍👍😍😍😍
@ifrahmousa1992
@ifrahmousa1992 2 жыл бұрын
Wsc Maclin allah caqliga kuu barakeeyo
@zaki8899
@zaki8899 2 жыл бұрын
Wcs masha allah
@faizaabdirzaakahmed3285
@faizaabdirzaakahmed3285 2 жыл бұрын
Ayuubow ani su aashaydii weli mahayo
@mohamedabdalla3384
@mohamedabdalla3384 2 жыл бұрын
mahdsanid ustad
@Daw_-lad4Kk
@Daw_-lad4Kk 2 жыл бұрын
Ayub axmedaw Suáalaha aad ka jawaabisid waxa ay u eeg tahay in aad dhinaca jecelka aad uun ka hadashid waxa tiri suaal kasta waan ka jawaabiyaa laakin suaalaha Ay gabdhuhu soo qoran ayaad uun ka hadashaa 😕😕
@ayubAhmedPodcast
@ayubAhmedPodcast 2 жыл бұрын
Wll rag badan su'aalo ima soo weydiiyaan mida kale su'aal kasta kama jawaabayo wixii diiniyan fatwa ah taas culimada ayaa leh
@Kuwiihorepodcast
@Kuwiihorepodcast 2 жыл бұрын
M.a ustaad keep going
@aamina9785
@aamina9785 2 жыл бұрын
Fv person 🥰
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 2 жыл бұрын
Woow shukran brother
@arafoaboubakar2940
@arafoaboubakar2940 2 жыл бұрын
Haa walhi waa runta
@faizaabdirzaakahmed3285
@faizaabdirzaakahmed3285 2 жыл бұрын
Fadlan isoo jawaab anigana ustaad 🥺
@abdilahiothman2735
@abdilahiothman2735 2 жыл бұрын
Wa wcs warxma
@mariyahuud2387
@mariyahuud2387 Жыл бұрын
🥰🥰
@Bahjaa1
@Bahjaa1 2 жыл бұрын
🙏💕
@iqrocusmaan6846
@iqrocusmaan6846 2 жыл бұрын
Walee ayuub wa runtii raga isku haleen maleh raga qaar
@zahranoor2291
@zahranoor2291 2 жыл бұрын
👍👍👍♥️
@nimcodegan9580
@nimcodegan9580 2 жыл бұрын
ASC WLL AYUUB ANIGA SUAASHAYDA IIGAMAADAN SOO JAWAABIN
@juweriyaabdillahi22
@juweriyaabdillahi22 2 жыл бұрын
Ilahay nama badin nin somali ah 👊🏾
@lorriofficial3693
@lorriofficial3693 2 жыл бұрын
Waar masuul su aashayda maxaad uga jawaabi laadahy 1 bil ka hor ayaan soo dhigay @naftyda
@faizahussein9646
@faizahussein9646 2 жыл бұрын
Ustaad ayuub suaasheyda sooqaado fadlan saan jawab kaga sugaayay waa daale
@farduusmaxmed2314
@farduusmaxmed2314 Жыл бұрын
Shuraan wll
@ikraanciisemuuse4650
@ikraanciisemuuse4650 2 жыл бұрын
Asc Wll ayub ilhy haku sharfo jawabahagana dad badan bey anfacaysaa Wll qli ilhy haku siyadiyo caqliga
@najuucadey4062
@najuucadey4062 2 жыл бұрын
Cajiib
@kamalsodire3008
@kamalsodire3008 Жыл бұрын
Asc ayub magacegu wa kamal gabadh Ayan jeeclahay gabadhana way iguciyaraisa maxa xala
@cabdiqanisaalax8106
@cabdiqanisaalax8106 2 жыл бұрын
Mnsh Allah alle hakuxafdiyo
@qeertocadey646
@qeertocadey646 2 жыл бұрын
Wllo aneh suaal aa wta qofaa xisen jirey sidee ugu xiiso dhaca
@cayuushmaxamed273
@cayuushmaxamed273 2 жыл бұрын
Ustaad ayuubow part one ilaa part 4 ina ku jiro lee uma leeya please iso jwb ustaadow🙏💯
@KhanYunis7
@KhanYunis7 2 жыл бұрын
Iska sugo WLL wxa laga yaabaa siday ukala horeyan inu uso qaato
@abdikariimyusuf1321
@abdikariimyusuf1321 2 жыл бұрын
Wcs
@tuuxaabadir8730
@tuuxaabadir8730 2 жыл бұрын
Wll wan ku so diray su aal ila hada mad so qadan
@saynabcabdirasaaq6135
@saynabcabdirasaaq6135 2 жыл бұрын
Sheekooyinkii mxaad isoo glin wayday
@ayaanahmet1373
@ayaanahmet1373 2 жыл бұрын
Ayuub qoraal ayn ku so diray isoo jawab
@abdiazizguuled3069
@abdiazizguuled3069 2 жыл бұрын
Ani wakuso qoray lkn side ku ogaana in suasheyda leyga so jawaabay🙄😳
@KhanYunis7
@KhanYunis7 2 жыл бұрын
WLL suashadu siday uqornayd iyo Wxad ka hadashay sooma xasuusnid jwbaha ka dhexraadi
@fartunabdisalam1006
@fartunabdisalam1006 2 жыл бұрын
Suaasha 2aad gabdha abaaye Istikhaaryso ninkaas in uusan khayr kuu ahyn baa dhacda
@kaasimmohamed22
@kaasimmohamed22 2 жыл бұрын
asc wall mgca waa qasim qurbaha jooga gabar Somali jugta xirin naga dhaheyo inaa Somali tako guur sada rabaa lkn hal dhib ihesto adeer keega ah marna maclin keega ah gbaar teda ku sina idhahay somali marka imato ku darsaan idhahay waxna kama diidi karo qofta xirirka naga la dhaheyo balan waxa galney inaa naak kle la guur sadonin?
@thegost6992
@thegost6992 2 жыл бұрын
Kpe waxan kudhihi lhaa qofka balanta aad gasheen balanteeda ofi Adeerkana iska xali nin raga tahy oo si fcn wax ugu dhacdhacsii.. Su ashanna jwb qof kle inaad kasugto mba eheen adaa kufilneed
@khadracumar4516
@khadracumar4516 2 жыл бұрын
Asc walal balanta oofi
@xamsemaxamud104
@xamsemaxamud104 2 жыл бұрын
What sapp ka ii sheeg
@oksure7485
@oksure7485 2 жыл бұрын
Hahah dango wada cuntan 😂
@abdirizaakhabdullah1515
@abdirizaakhabdullah1515 2 жыл бұрын
Tolow maxa kaqaldan
@ayandahirmohamed1188
@ayandahirmohamed1188 2 жыл бұрын
Waruntaaaa tasii Hoyoo lafureyban ah nimanka boqal kiba waxyar wanagsan markaguhoray wuku jecel yahay Mark kugursada U guri kulatgana kabadi Akhas badnoqonaysa markaa ha I sasinin shaqaddana hadaynin anagudumarka Hadi aanunahay Somaliyed Raga manecbin Ee ragu waybanyihin danaysta yal
@aadilaadunyo6019
@aadilaadunyo6019 2 жыл бұрын
Ostad malmahan beer mad unti hadalkada shihshih waye iskadhaf ostadkenow mahad sanid
@abdallaapdalla2742
@abdallaapdalla2742 2 жыл бұрын
Wll ayuub waxan isku dayey marar badan oo ay igu dhacday oo waxa jiray gabdh aan dhahay wan ka halay oo la igu dahay xiirir kale ayan ku jira maxan ku sameya gabdhas sidee wax u jiraan wll wana jeclahay 😭😭😭💔
@sabrinsabrin7310
@sabrinsabrin7310 2 жыл бұрын
Hadaya xiriir.leedahay ks hadh msxa kudabaha dhigay
@abdirizaakhabdullah1515
@abdirizaakhabdullah1515 2 жыл бұрын
wexey u dhiganta kuma rabo marka waqtigaga haisaga lumin bro
@abdirizaakhabdullah1515
@abdirizaakhabdullah1515 2 жыл бұрын
hora looyiri dooro qoor qabasho biyo kuma cabto gabadha wax wey Ku shekyy bro isku day in ad wax fahanto move on
@najiip9264
@najiip9264 2 жыл бұрын
Wll su alahan sjj wad
@abdikariimyusuf1321
@abdikariimyusuf1321 2 жыл бұрын
Wll linkega inestgaramka ino so dir wllo
@abdiazizguuled3069
@abdiazizguuled3069 2 жыл бұрын
Ayuub axmed a ku qoran sawirkisa na usaran
@xamdixarago1912
@xamdixarago1912 2 жыл бұрын
Gabdhas iga indho adag ma waydin karo waxas si kaasto xalku igu xumado asaga inan la shekaysto ama dhaqtar u diro ama an dhaho ma rabo ninkan ha layga furo lkn intan qof u imado ma shegi karo ala ka dhigo hoyadi i dhashay ha ahate ala na asturo
@clwahaabnadaara6405
@clwahaabnadaara6405 2 жыл бұрын
Dadku isku dbci maha ilaahy mwada simin
@MsLajecel
@MsLajecel 2 жыл бұрын
Ma ogid waxaad sameen laheed haddii ay adiga kugu dhici laheed. Soomaalida ma ogtahay inay weydiiyaan gabdhaha la guursadey inay calooshooda ilmo ku beermeen? Haddii wax lagaa waayo waxaa lagugu xamanaa inaad tahay ma dhasho, isagana waxaa lagu dhahaa mid kale raadso gablan ha fadhinee .
@clwahaabnadaara6405
@clwahaabnadaara6405 2 жыл бұрын
@@MsLajecel is really 💯💯💯
@abdirizaakhabdullah1515
@abdirizaakhabdullah1515 2 жыл бұрын
i don't think this is true stories
@fardawsahassan6958
@fardawsahassan6958 2 жыл бұрын
Wllo qaali qalbi furin ku so dhawwo channel cusub fardawsa hasan isoboopboopta fardawsa hasan isoboopboopta fardawsa hasan
@Rahmatii0
@Rahmatii0 2 жыл бұрын
Wcs
@user-ni4tj8ri6s
@user-ni4tj8ri6s 2 жыл бұрын
Wcs
@nimcaqaliofficial8668
@nimcaqaliofficial8668 2 жыл бұрын
Wcs
@ramlomacalin2693
@ramlomacalin2693 2 жыл бұрын
Wcs
SUAALAHA INSTAGRAM PART 5
8:11
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 21 М.
Nin ku weydiiyey kuma jecla! su'aalaha jimcaha part 1
18:20
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 78 М.
Получилось у Вики?😂 #хабибка
00:14
ХАБИБ
Рет қаралды 7 МЛН
Can You Draw A PERFECTLY Dotted Line?
00:55
Stokes Twins
Рет қаралды 91 МЛН
When You Get Ran Over By A Car...
00:15
Jojo Sim
Рет қаралды 13 МЛН
Children deceived dad #comedy
00:19
yuzvikii_family
Рет қаралды 8 МЛН
Qofkay rabto kama REEBI kartid SIDAN SAMEE
14:34
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 48 М.
Maxaa Gadaal u dhigaya Noloshaada? #xaliye
21:15
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 118 М.
QISADA JACAYLKAYNA... ANIGA IYO ODAGEEGA ❤️❤️❤️ #18
14:45
10 Xadgudub Lagula Dhaqmo Qofka Wax Jecel E06
27:35
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 33 М.
Guriga nin ayaa la joogay xaaskayga codkiisa ayaan maqlay
8:18
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 19 М.
Adigoo wanaagsan sababta laguu xumeeyo - ADIGU ISU NOQO
27:58
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 48 М.
Su'aalaha part 3
17:51
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 28 М.
10 Nolosha qalbiga farxad ku BEERTA E08
35:38
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 36 М.
Получилось у Вики?😂 #хабибка
00:14
ХАБИБ
Рет қаралды 7 МЛН