Sheekooyin Xiisa badan & Murti Ustaad Muxyadiin Tusaale yaal Qurxoon

  Рет қаралды 2,557

Nagaad  Tv

Nagaad Tv

Ай бұрын

Nagaad Tv haddaanu nahay waxaanu idinla wadaagay naa Qisooyinkii Nabiyadda naxariis iyo Nabadgalyo Korkooda ha ahaateee ku asxaabta ,kuwii Dadkii Xikmadda lahaa
wacdiyo iyo waxkasta oo bulshadeena wax tar u leh dhaqan iyo diin labadaba
fadlan ku soo biir Barteena Dhiiri Gali oo sii gaadhsii Dadka wanaaga .

Пікірлер: 8
@kaarshe141
@kaarshe141 Ай бұрын
ustaad Muxiyadiin waaa dhiirigaliye weyne khayr alle Ha siiyo ❤❤
@khadija-zy3zc
@khadija-zy3zc Ай бұрын
Maanshallaah, allaw yaa wiilkan oo badan somaali kudhex siidaaya!!waar dhalinyarooy wiilka wax badan kafaa'iida
@rnuura334
@rnuura334 Ай бұрын
Toloow Ustaadku Ma’Darwiishbaa Waa Nin Aad U’QaaLiyee Darwiish Lamagaranaayo Waa Rag Murtibadan Yar & Weynba Maansha Allaah Ustaad
@warsamemayele
@warsamemayele Ай бұрын
Ustaad muxidin wax badan ka faidey waa mahadsatahay
@abdulazizd
@abdulazizd Ай бұрын
Engineer muxayadiin muxaadaroyinka ayantan waa bateen Wax badana laga fahmay
@abdulahimohammed9099
@abdulahimohammed9099 Ай бұрын
Mahadsanid wllo
@SLEEPY0088
@SLEEPY0088 16 күн бұрын
Muxyadiin waa nin ABSAME ah waana nin DARWIISH AH ileen DHULBAHANTE waa nimay OGADEN isku hooyo yihiin
@Aisha-yn3gf
@Aisha-yn3gf Ай бұрын
Waar Ninkan Tolkeena inoo keena ama aan Dad uu inoosoo tababaro u dirsano please Ustaad Muxyadiin GUULAYTA adiga iyo kuwa kuu doortay xilka aad hayso ee wax garadka ah waayo hadaanay wax garad ahay kumasoo xusheen
DO YOU HAVE FRIENDS LIKE THIS?
00:17
dednahype
Рет қаралды 97 МЛН
HOW DID HE WIN? 😱
00:33
Topper Guild
Рет қаралды 42 МЛН
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 1 МЛН
Nutella bro sis family Challenge 😋
00:31
Mr. Clabik
Рет қаралды 13 МЛН
Waxka Ogoow Namanga.Kalimanjero Tanzania 🇹🇿
35:02
Dharjaale TV
Рет қаралды 1,4 М.
WAAR Dag Dag Ah
6:56
Hilibi Media
Рет қаралды 429
Jabuti OO U Xil Sartaya Galbeedka Somaliland Saadaq Joon ???
11:35
Suxufi Hussein TV
Рет қаралды 735
How to win a argument
9:28
ajaxkmr
Рет қаралды 349 М.
Maahmaahyo cajiiba
11:25
ABABI MEDIA
Рет қаралды 52 М.
DO YOU HAVE FRIENDS LIKE THIS?
00:17
dednahype
Рет қаралды 97 МЛН