SHORT FILIM: GARDARO GUUR

  Рет қаралды 659,276

SONNA PRODUCTION

SONNA PRODUCTION

4 жыл бұрын

Пікірлер: 1 200
@apdiaziiz4520
@apdiaziiz4520 4 жыл бұрын
Tagerayasha team jahwareer like😎 welcome back sonna production😎
@ugbaadmalpoh670
@ugbaadmalpoh670 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂yaan feeling lahayn safiya tusmo mamo aan jeclahay wlhi
@kifayaabdi661
@kifayaabdi661 4 жыл бұрын
Fikrada safiyo tusmo inay wanagsan tahay inte aragtay like dhac
@fartunabdullah6702
@fartunabdullah6702 4 жыл бұрын
Mansha Allah waa marwo sharaf leh
@rahmaomer80
@rahmaomer80 4 жыл бұрын
Waa tun tusmo woo arosay geridey lamitahay
@abdikanikhalif9837
@abdikanikhalif9837 4 жыл бұрын
Dumarkeey fidneeyneeysaa
@xamsemaxamed5912
@xamsemaxamed5912 4 жыл бұрын
@@fartunabdullah6702 Waw
@abdiraxmanmaxamed1925
@abdiraxmanmaxamed1925 3 жыл бұрын
Cg
@mohamudahmed8480
@mohamudahmed8480 4 жыл бұрын
My favorite somali channel,,,, I love this please continue.
@ameirazalah8092
@ameirazalah8092 4 жыл бұрын
Inta jaahwareer sugitaankeeda ka daasheY like😂😂😂
@ugaskaugaska3599
@ugaskaugaska3599 4 жыл бұрын
Axmed iyo tusmo waaad lahabsaan teeen maxay tahay saaas please naga daaya gacan culayska
@ugaskaugaska3599
@ugaskaugaska3599 4 жыл бұрын
Kkkkkkk yaaaab xaladii waa xumaatay
@ugaskaugaska3599
@ugaskaugaska3599 4 жыл бұрын
Adhaxdaaa jaban kkkkk waa kadul dhacay
@bilanbaxsanmohamed6358
@bilanbaxsanmohamed6358 4 жыл бұрын
Wllhi wa weysanahay jahwarer miyey dhameyen ar nugo so celiya plz waligey comentg so ma qorin lkn jahwarer idinka codsaa qeybti 16
@savenstarflims9917
@savenstarflims9917 4 жыл бұрын
Inta jahwarer sugistisa ka dasheY Like
@filishono451
@filishono451 4 жыл бұрын
Ha.ha
@Mariish9331
@Mariish9331 4 жыл бұрын
I’m waiting jahawarer part 16😢🙏🙏🙏
@faizaholan9503
@faizaholan9503 4 жыл бұрын
Warya barasitimol hanaga dilin safiyo tusmo walahi wan idin jecle😘😘😘
@munocalicolow6863
@munocalicolow6863 4 жыл бұрын
Ifraah udgoon inta taageerta like ii sara
@quenqadra2788
@quenqadra2788 4 жыл бұрын
Maamo safiyo rali galin ka bixi Naag somalia joogta ids ma qabto Gabdhaha kuwi ugu sharaf badna aya ku nool somaliya
@izaqueen711
@izaqueen711 4 жыл бұрын
alla qosol iguma harin safiyo tusmo ane darena leyahy kulaha😂😂😂😂😂💞😂
@aminobotan1320
@aminobotan1320 4 жыл бұрын
Tusmo waa qof caqli badina oo waaye arge ah m.A aqliga Allah ku saaidayo maxamed baris Timo la waan ku tagira wll
@miss_fos220
@miss_fos220 4 жыл бұрын
Wlhi anigoo daawan soo comment gareeyay tusma iyo asxaateda wan idn aminsanahay😘😘😘🥰🥰🥰🙌🙌❤👈
@asmamohamed907
@asmamohamed907 4 жыл бұрын
Mansha allah runtii waa fariin qaliya alle haydin xifdiyo sona production team love you all
@sagalmaxamedcumar7141
@sagalmaxamedcumar7141 4 жыл бұрын
Woooow safiyo tusmo wlhi ninka gool ayaad kadhalisey safiyo tusmo and qaalid muniir idin salaamey
@Stoover_capon
@Stoover_capon 4 жыл бұрын
Suaal somalay why nimanka ay naagaha u dhahahaa da'daada waad ka caqli yartahay. . . Ana waxaa aminsanahay inaa hadaynu dumarnahay inaynu dhamaystiranahay dhan walba
@raqad4642
@raqad4642 4 жыл бұрын
Qaali Qalanjo ladan scientifically raga iyo dumarka waxa maskax ama bigger brain 🧠 leh dumarka wa kahor socdan kahor hadlan ka kori og yihiin wiilasha aduunka haweenka ugu badan kuwa wax maamulo raga somalida waxay gabdhaha uliidan wa minaafaqad
@badwaansaid2179
@badwaansaid2179 4 жыл бұрын
Safiya tusmo iyo parastamol❤👌👌👍👍
@ruqiyoyuusufcurre2133
@ruqiyoyuusufcurre2133 4 жыл бұрын
wlhi been maah gbr an geri kumaqal ninkeda yurub americo melu kajogo mataqn wadamankas ayu jira ay iskaledahy hhh wlhi wax jire kahadlan
@zakimohas
@zakimohas 4 жыл бұрын
Hhhhhhh it's funny war anaga meeynoo baxaan gaajada nagula noolaadaan nin halbil kadib katagaa maxay kujeclaadeen
@somaaaliweyn3757
@somaaaliweyn3757 4 жыл бұрын
Hhh
@jannatabdi4835
@jannatabdi4835 4 жыл бұрын
Well done, wallee qosol iguma harin 🌹🌹🌹🌹👈🏽🏅
@yaskamohaz5994
@yaskamohaz5994 4 жыл бұрын
Safiya tuusma filmka dhan kusocda hadana wa creative i love her
@abdikadiribrahim9292
@abdikadiribrahim9292 4 жыл бұрын
Waw wonderful safio tusmo and moha parastimol Masha Allah team Sonna production
@faadumocabdullahi2410
@faadumocabdullahi2410 4 жыл бұрын
Mama tusmo qaali Allah cimri dheer cibaado suuban iyo caafimaad taama rabi kuu gu deeq
@fadumahasan1080
@fadumahasan1080 4 жыл бұрын
Maasha allha tabarka allaha tusamow wax maaxaa sowada hee wax uun
@najaxhasan1460
@najaxhasan1460 4 жыл бұрын
Ma xulbad baad madax marsatay 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@hanielmi5683
@hanielmi5683 4 жыл бұрын
Reer SONNA PRODUCTION please Film mada oo qabyada ugu tageysaan naga daaya please 👎hadaa igu raiyi thy Like please 💙
@shafaarmoha9479
@shafaarmoha9479 4 жыл бұрын
Xaalada Somalida laga hadlayaa wax jira weye 😥 raga qaar Dumarka ineysan feeling laheyn bey moodayaan
@nasriinofficial5785
@nasriinofficial5785 4 жыл бұрын
Oo parasatamol habo tusmo caadibu haraanti ula gadiye hhhhhh😂😂😂
@zamzamahmed533
@zamzamahmed533 4 жыл бұрын
Tagero Buxda Guleysta❣👑 Hore U socda Dadkayagi
@rahmohassan131
@rahmohassan131 4 жыл бұрын
BAAL ARAAG NIIMAANKA DULQAAD MAALAHAA INTA UU SOO GURSADEEY OO WALIBA KALA TASHAAN AYUU HADAANA XANAKAAYA
@ruweidaaliahmed8415
@ruweidaaliahmed8415 4 жыл бұрын
Safiya tusmo io mohamed wlh somali kuwa uku jiliinka fiican inee yihiin
@moqeys881
@moqeys881 4 жыл бұрын
ilmaha oo dhan waa wada DNA 😂😂😂 D=Duqa N=Naagtisa A= awlaadooda
@CayuuniAhlaam
@CayuuniAhlaam 4 жыл бұрын
😂😀🤣🤣😂
@ayaanbaari2435
@ayaanbaari2435 4 жыл бұрын
@@CayuuniAhlaam 😁😁😁😁😁😁
@razmi4568
@razmi4568 4 жыл бұрын
Mo qeys saa usoo keentay waaa qatar😂😂😂
@saramire3231
@saramire3231 4 жыл бұрын
mo qeys 😂😂😂😂
@ifraahhajji6317
@ifraahhajji6317 4 жыл бұрын
Mama Safiya Tusma 💜
@asharashid2493
@asharashid2493 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂🤣 I cannot stop laughing they both can act really good mashallah tabarakallah
@demen7roona378
@demen7roona378 3 жыл бұрын
😈😈😵😵🐩😈😈😈😈😈😈😈😈😈😈😈😵😵😵
@demen7roona378
@demen7roona378 3 жыл бұрын
😈😈😈😈😈😈😈😵😵😵😵😵😵😰😰😰😰
@istahilroble435
@istahilroble435 4 жыл бұрын
Mansha allah tabarikallah mamo safiya tusmo jecliya allah haku xiftiyo waa runta guurka iyo geeridu waa isku mid👍
@ubahnurhusein6181
@ubahnurhusein6181 4 жыл бұрын
Pracitimol iyo tusmo inta tageersan 🖒igu qabo
@naruurab1114
@naruurab1114 4 жыл бұрын
Waaw Tusma walee waa jilaa aan caadi aheyn. Thanks team Jahwareer😍♥️😍
@gateway-dn4dp
@gateway-dn4dp 4 жыл бұрын
Safiyo. Allaah ah ku dhowro gaber wangsan aaad tahye oo nolasha fahansan Allaah gareb kaado ah galo guul wcn
@fosiyoabdi3298
@fosiyoabdi3298 4 жыл бұрын
Mansha Allah habo safiyo fikradeeda caadi ma ahan illahow aqlika kusiyaadi. Ruwayad aan caadi ahan nosodhamestira pls
@hudahoodo6163
@hudahoodo6163 4 жыл бұрын
JAhwareer wanku daalay😩😭
@lulhassan5219
@lulhassan5219 4 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh wlhi tusmo waa gabadh aad uaqli badan mansha Allah nolow 🥰🥰🥰 gabadha somaliyeed marka ninkeeda wax loogasoo sheego iyo doon hub san bay gambada tuuri ciyaalka xitaa way layni
@samiiromaxamuud6304
@samiiromaxamuud6304 3 жыл бұрын
Hhhhhhh maser badan ninka asaga gurkisa uma jedo kawarama dumarow hadi nin lawad nola bane laha lama arken nin naga tago walhi ee diintena naga celise bal arka nin aya ila sexde marke tiri wa is badale qosol iguma harin walhi 🤣🤣🤣
@mkarda3952
@mkarda3952 4 жыл бұрын
Walhi tusmo iyo pracitimol dad siday wax u jilaan u jila waligay ma arag ayaga iyo kooxda jahwareer love you guys so much madaxina kor lugihina hoos 😘
@fatimae6905
@fatimae6905 4 жыл бұрын
Tusmo qurux jecliyaa kartideeda masha Allah.
@sacdiyoali2662
@sacdiyoali2662 4 жыл бұрын
Guurka iyo geerida weyinoo simanyihiin waa runteed
@sirabdullahi7089
@sirabdullahi7089 4 жыл бұрын
Hhh alla dumarkina ka yaabay maxaa geeri ah wax walba waad wadaagtaan nin candhadiisa maxaa ugu heshiin waydeen ragg aduunka ka yar yihiin gabadha walashaa wax kula wadaagto
@CayuuniAhlaam
@CayuuniAhlaam 4 жыл бұрын
waxan ogeen ma balaan kaqaadi kara kulaha 😂🤣🤣 lkn gabdhaha africa halaga lexdo wlh anaga jogno saasna uma fiirino kuwa walan oo gabdhaha masakiinta siir sirto 😜
@hodanmacalin1786
@hodanmacalin1786 4 жыл бұрын
Cayuuni cadey hhhhh sido kle wan kula joga lkn wlhi ragu wa qayaano midhan bala kudaktay
@CayuuniAhlaam
@CayuuniAhlaam 4 жыл бұрын
@@hodanmacalin1786 haaa abayo kuwa sharta waadto allah ka magaan galnaay
@saynebali9741
@saynebali9741 4 жыл бұрын
safia tusmo jiir oo joog ❤❤ like i saar hadi aad safia tusmo kaa heeshiid.
@dhamaysdumar7147
@dhamaysdumar7147 4 жыл бұрын
Tusmo mnsha alh wlha waan jeclahay allaw ku dhawr xaqiiiq bay ka hadashay ♥️♥️
@zacky1085
@zacky1085 4 жыл бұрын
Xaqiiq weye ado marwo iskala dhig
@hodofamily1264
@hodofamily1264 4 жыл бұрын
Tusmo gesiiyaad horay usoco❤️❤️❤️👏👏✅
@abdikanikhalif9837
@abdikanikhalif9837 4 жыл бұрын
Dumarkeey fidneeyneeysaa
@khaalidalinadaarakaalidali1298
@khaalidalinadaarakaalidali1298 4 жыл бұрын
ماشاءالله تبارك الله عليك ❤️👏 prroh qli hormar wcn guul hore usoco gushaadi waa inoo muhiim lajan
@salmanuura928
@salmanuura928 4 жыл бұрын
Tusmo cimri dheer iyo cibado suban kal iyo lab ayan ku jecelahay alow no ka xafiid iyo asxabta sonna production
@rastafala7823
@rastafala7823 4 жыл бұрын
Hooyo Tusm0 Anigabaa Waan Bahdaay kulahaa 0ne love #Hooyo Tusm0 iy0 parectamol# ❤❤❤❤
@my_queen_muna_qaali716
@my_queen_muna_qaali716 4 жыл бұрын
Tusmo geesiyad soomaliyeed ku jecliyaa mamo alle cimriga iyo caqliga hakuu barakeeyo👏
@ubaxabdi317
@ubaxabdi317 4 жыл бұрын
Masha allah nosobadiya wlhi Safiyo tusmo kujecliyaa Mom ilahy hakudayo fikradada
@nazreemsharif8059
@nazreemsharif8059 4 жыл бұрын
Fikrad wanaagsan loveeeee safiyo tusmo
@nasiibbadanmohamed5291
@nasiibbadanmohamed5291 4 жыл бұрын
Masha alah safiya tusmo qof ilahay xigmad iyo sharaf siyay Fikradeda faaido bdn ayay bulshada uledahay
@kariimaahmed3560
@kariimaahmed3560 4 жыл бұрын
Waaaw team jahawareer waan idiin xiise wllhi I love you so much😘❤👈🙏😰✋
@foxeyplayz7524
@foxeyplayz7524 4 жыл бұрын
I love it 💕 💞 🌹 wallahi waad ku sugtay
@abdiaydid2143
@abdiaydid2143 4 жыл бұрын
Umul qoqaysa kkkkkkkkkkk +gaririso parctimol cadi ma ahaa
@iqraahmed7133
@iqraahmed7133 4 жыл бұрын
Caadi mahan runti waan kahelay .mama tusma .msha allh
@sadiaeid9743
@sadiaeid9743 4 жыл бұрын
Ish calaa Safiya Tusmo masha allah.
@mariamabdi2337
@mariamabdi2337 4 жыл бұрын
Wlhi tusmo intaan rabay inaan ragga ku dhigo ayaad ku dhigtay.... Alla yaa dhab uga dhigo Cakuye ceel badanaaaaa Cakuye dareeen rageed..
@HoyaZak
@HoyaZak 4 жыл бұрын
Umu Saabir kkk anigaba marku dhaho nag kala raba anigana nin kala raba kudhaha kkkk
@hodanmacalin1786
@hodanmacalin1786 4 жыл бұрын
@@HoyaZak wlhi ragu waxas bee kuqarabtan lkn kama yeelen aniga dad badan arkay oo sas ku dhacday weyba sugayan hhhh
@caaqdheer4845
@caaqdheer4845 4 жыл бұрын
@@HoyaZak anaga ilahy noobaneeyay lkn dumarka looma banayn
@naftauroon1468
@naftauroon1468 4 жыл бұрын
Mama Tusmo wlhi siwacn baad udarensisay hablaha somalida wa iney caqligas oo kale isticmalaan intey iswaali lahayen
@nimcoshaandi3606
@nimcoshaandi3606 4 жыл бұрын
Wxana waa filim ee ma ninkadad ledahy ninbaa iga ka dambeyn subxanaLLAH
@Muna39660
@Muna39660 4 жыл бұрын
Nimco Shaandi haa maxa diiday waala dhahaa
@nimcoshaandi3606
@nimcoshaandi3606 4 жыл бұрын
@@Muna39660 subxanaLLAH oo ma saas baa loo halabaay sidee ninkada u ledahy gadashaa ninkalaan la seexday astaxyo ma jirto miyaa ninkan hadad ka maseyrtay maseyrku wada loo maruu leyhy lkn wxn tusayaa xanunkisa oo wxn leyhy nin ban la sexday naa ina aderey wxsi wa wx laga xishodo acuudu biLLAH
@Muna39660
@Muna39660 4 жыл бұрын
Nimco Shaandi aniga wan sameeynaa ma dhihihin xanuunka tusaa waan dhahaa maahinee waan dhaha waxan sameeyo xumaan iyo wanagsan aniga ayaa allah ila xisabtamaa oo hadaan dhoho in sinesty miyee lamid thy matkaa subxanallah dheheysid
@nimcoshaandi3606
@nimcoshaandi3606 4 жыл бұрын
@@Muna39660 dambigeda kamaba hadlayaba lkn see afka usoo marayaa xajigow mrkaad gursatay ana ninbaan la sexday walciyaadu BILLAH waa wx laga qajilo hada warkaan naago baa intey run moodan oran doona gbdhaha somalida qaarbaa caqli bartiis lagu hayne
@shadiyaabdirashid2350
@shadiyaabdirashid2350 4 жыл бұрын
Safiyo waa hooyo farid ah oo sharaf leh
@umuabdallah4679
@umuabdallah4679 4 жыл бұрын
😂😂😂😂 paracetamol iyo tusmo jiliin wad biyo dhigteen 😅😅😅
@hayaat8176
@hayaat8176 4 жыл бұрын
Funny tusmo and pracetimol 😂😂😂we need part 2
@firdawsmohamed2691
@firdawsmohamed2691 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭
@fahmaali1926
@fahmaali1926 4 жыл бұрын
Miss u gabar yar tusmo😘
@shukriahmedfarah585
@shukriahmedfarah585 4 жыл бұрын
Safiyo tusmo wa gbr fcn masha allh
@azuumabdiaziiz2811
@azuumabdiaziiz2811 4 жыл бұрын
Mamo tusmo wa qof wangsan ad Bn ujeclahy alle haku dayo
@ayaancali280
@ayaancali280 4 жыл бұрын
Safiya tusmo walaahi waay iga qoslisay iyo inankuba manshallah
@xamdaabdi4459
@xamdaabdi4459 4 жыл бұрын
Muqalkiina markuu isoo dhaco meelan jogaaba wan kasoo Roraa keep going👏
@amiinhussein5947
@amiinhussein5947 4 жыл бұрын
yaaan feeling laheen klk
@Stoover_capon
@Stoover_capon 4 жыл бұрын
Tusmo walahi waa sax war xigmad leh
@saynabahmed4861
@saynabahmed4861 4 жыл бұрын
Safiyo tusmo masha ALLAH ilahay haa kuxifidiyo habo iyo dhaman tiibaa
@isbarasho9551
@isbarasho9551 4 жыл бұрын
inta tusmo tagerto like subscribe halyga cwiyo
@zirmubarak7025
@zirmubarak7025 4 жыл бұрын
Hanaga dilin maamada nacasyow feedhaha waynle🤣🤣🤣🤣🤣
@zahrahussein2703
@zahrahussein2703 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣paractimlo cayda kayare maskiinka
@abdirahmanmuhumed8531
@abdirahmanmuhumed8531 4 жыл бұрын
Pli..npjT J w 65hphyklq A5
@hoodoeprahim2683
@hoodoeprahim2683 4 жыл бұрын
Anigaaba naxay siduu u jugeeyay hhh
@whinywilly3960
@whinywilly3960 3 жыл бұрын
Waa iskariwaabaayat
@ahmedkosar7679
@ahmedkosar7679 4 жыл бұрын
Amazing! Safiya Tusmo mansha Allah, your my hero as a mum best actress. One day I will meet you insha Allah
@queenayaaniitaofficial7929
@queenayaaniitaofficial7929 4 жыл бұрын
Masha Allah mamo tusmo Rabbi haku xifdiyo fikir wanaagsan wllhi wn mid maanta inaa haysato dumarkiii qurbah xalkooda ilahay og kuweeneee Africa kasooo guursadaaan hye hadane dib ueegeeenin tiii joogtay America markiii Africa tago dib uma soo eegay 😢Ragow dumarka xaqa ka galiiin taan waaa aduuunyo Rabbi afar guuurso uu kudhahay ee dayca niiima dhihin subaxanallah afar iska guuurso mahaaan ax dumarka sooo maliyaaaa Rabbi ayaaa umaqaaan 😢😢
@umumohamedhajjiabdirahmaan5741
@umumohamedhajjiabdirahmaan5741 4 жыл бұрын
Mcha Allah Hore usocda wllayaall Filimanta Noso badiya
@fahiimocadey7137
@fahiimocadey7137 4 жыл бұрын
Masha Allah tusmo
@amalibrahim6846
@amalibrahim6846 4 жыл бұрын
parectamol iyo safiyo tusmo inba caadi ma ah masha Allah wan ka hilaa ruwaa yadihiin
@ayaanahmed3577
@ayaanahmed3577 4 жыл бұрын
Safia tusmo wlhi waa qof u qalanta in role model laga dhigto forward mamo
@ubahxassan1605
@ubahxassan1605 4 жыл бұрын
Way ka raysay safiyo tusmo
@shukrihassan5556
@shukrihassan5556 4 жыл бұрын
Wlh weyka waashey lol well done tusmo
@hillowlesciencetech9948
@hillowlesciencetech9948 4 жыл бұрын
Absolutly very interested short film i've every seen and i really acknowledge for your Mobilization to the Community. So funny😅😅😅
@hibosaid3066
@hibosaid3066 4 жыл бұрын
Safiya tusma lovely sister love you guys 😍❤
@yasmiincadey5964
@yasmiincadey5964 4 жыл бұрын
Umul qooqaysa xgeeh lgu arky🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 prastamol wlhy beerku i fuuriyy io hbryar tusmo
@hamdamunira5448
@hamdamunira5448 4 жыл бұрын
😂😂
@yasmiincadey5964
@yasmiincadey5964 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@meryan7568
@meryan7568 4 жыл бұрын
Loooooooooooooooove you Tusma ❤️. Doqonimada Ragge somaliyeed baad runta ka sheegteen 😉.
@sowdopretty5698
@sowdopretty5698 4 жыл бұрын
tusma love wan jeclahy waa runteed raga somalida runta beykashektey
@abdiwaasac2697
@abdiwaasac2697 4 жыл бұрын
Maya wll tadumarka ayaa kadaran
@abdirahmanhussein3555
@abdirahmanhussein3555 4 жыл бұрын
Maryam ragu doqomo mahan
@hamdaahmedclaahi6099
@hamdaahmedclaahi6099 4 жыл бұрын
Kkkkkk Tusmo naag adag wlhi Love you
@nasserbin-amin9176
@nasserbin-amin9176 4 жыл бұрын
Mascha Allah Habo Tusmo Nice video
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 4 жыл бұрын
Hadda casharkan safio tusmo dumarka oo dhan baan duuduub u qaadan oo tii lala guursadaba hebeen baan meel ka dhacay oo hebel buu ahaa dhihi doontaa. Jahwareer-qows baa soo socdee alloow sahal umuuraha.
@ahmedabshir9117
@ahmedabshir9117 4 жыл бұрын
i like it filimkn waxan Rabay wllhi inaan naag kale guursado lkn bes ayey iga tahay xaaskeyga unba farxada dunida siinaya insha Allah
@abdijunior3746
@abdijunior3746 4 жыл бұрын
Masha Allah
@Nada_1673
@Nada_1673 4 жыл бұрын
Tusmo naag nool wlhi🤗😂
@foziyailwad3341
@foziyailwad3341 4 жыл бұрын
Waaw mansha Allah safiya tusmo jilaa wayn weeye
@zahraadan2098
@zahraadan2098 4 жыл бұрын
wow raga somaliyeed ha ogaadeen in dumarku dad yahiin we have feelings allah swtcla haduu baneeyay guur ma aha in looser walba guursade oo aan familygiisa daryeeli karin so sad
@cabdirisaqmohamedadencabdi9194
@cabdirisaqmohamedadencabdi9194 4 жыл бұрын
Negativ hanoqon
@Hobyosultana
@Hobyosultana 4 жыл бұрын
@@cabdirisaqmohamedadencabdi9194 Adigana sac hanoqon. Yaa u baneeyay inuu gabar kale soo guursado isaga aanay xaaskisa ogayn? Yaa u ogolaaday? 6 bilood buu ka maqanaa after she gave birth to a baby. Halku ka caawin laha buu dumar kale soo koray.
@CAAMIROfficial
@CAAMIROfficial 4 жыл бұрын
Dumarka Ragaa Ka Maser badan Ogaada Dumarow😆
@salmaoffcial7041
@salmaoffcial7041 4 жыл бұрын
Waa danahooda
@ridwanmaxamed2212
@ridwanmaxamed2212 4 жыл бұрын
Taasan been ahayn
@junejuly3327
@junejuly3327 4 жыл бұрын
Reer qurba joogow Markuu idinka soo tago uu guursado Sawir Qurxan adi iyo xariif kale usoo galli asigaa Orod ku soo noqo doonee🤣🤣🤣🤣
@hodanmacalin1786
@hodanmacalin1786 4 жыл бұрын
@@junejuly3327 😂😂😂😂😂 walee wa fikir ayadana
@fowsiyacookingfood3058
@fowsiyacookingfood3058 4 жыл бұрын
Kkkkkkkk allah jecliyaa tusmo waa ku sugtay 👍👍👍👍👍👍👍
@sagalyusuf7806
@sagalyusuf7806 4 жыл бұрын
MoMA tusma igusalama sonna production love u mom❤
@zakiaabdi9343
@zakiaabdi9343 4 жыл бұрын
Safiya tusmo:iyaah waa layga madax udgoonaa miyaa?! inaadeertaa baad guursattay yagaa xulbad marsada oo xildiid ku uunsada Me:speechless 😂😂😂
@qnzalmamohuu9764
@qnzalmamohuu9764 4 жыл бұрын
Tusmoooo💋💋💋💋naagtan wllhi innama caadi ma aha
@olhayeradwan340
@olhayeradwan340 4 жыл бұрын
Mama Safiya Tusmo 😂😂😂 inaderti ayaa xulbad marsata sow maha🤣🤣🤣... wlh aad ban idiin tageera sonna production❤️
@simranqalanjo413
@simranqalanjo413 4 жыл бұрын
aflagadado maficno that can hurt someones feeling
@olhayeradwan340
@olhayeradwan340 4 жыл бұрын
Simran Qalanjo I know Lkn wa khaftan sow maha waxan anigu idhina maha wll wa ruwayadi Lkn paracetamol wan tageera wll aflagado iga aheen
@ruuiydamohamed1032
@ruuiydamohamed1032 4 жыл бұрын
Safio tusmo waa funny 🤣🤣🤣🤣
@asmamaxmud1140
@asmamaxmud1140 4 жыл бұрын
Safiya tusmo qof qliya fikrad fcn maaasha alaaah♥️♥️♥️♥️♥️
@kaltunabdi2252
@kaltunabdi2252 4 жыл бұрын
Safiyo tusmo ❤️❤️
@hodanqueen9283
@hodanqueen9283 4 жыл бұрын
Allah tusmo wa dilan tahay 😭😭😭😭
@fatumamohamed7030
@fatumamohamed7030 4 жыл бұрын
Masha allah. Safiyo tusmo. Guulleeyso💕💕💕❤️❤️❤️
FILIMKII QARNIGA: QIYAANO DUMAR
12:23
SONNA PRODUCTION
Рет қаралды 1 МЛН
JAHWAREER 13 OO XIISO LEH 2019
24:03
SONNA PRODUCTION
Рет қаралды 473 М.
Wait for the last one! 👀
00:28
Josh Horton
Рет қаралды 143 МЛН
3M❤️ #thankyou #shorts
00:16
ウエスP -Mr Uekusa- Wes-P
Рет қаралды 13 МЛН
Short Film | Doobiile | By Ismadhanto Ent
14:19
Kafi Abdi
Рет қаралды 225 М.
SHORT FILIM:  GUUR IYO GAYAAN
24:05
SONNA PRODUCTION
Рет қаралды 730 М.
RUWAAYADII KALSOONI LA,AAN NEW SHORT FILM JIGJIGA 2022
29:43
DJ CATOOSH PRODUCTION
Рет қаралды 146 М.
SHORT FILIM:  GAANJIBO
25:07
SONNA PRODUCTION
Рет қаралды 510 М.
Short Somali Film "Tuug la qabtay"
22:07
Xogmaal Media
Рет қаралды 528 М.
SHORT FILIM:  SHUKADII SHAKIGA DHALISAY 4K 2018
11:35
SONNA PRODUCTION
Рет қаралды 299 М.
Safiya Tusmo , Pracetimool iyo Dj Shucayb
14:44
Abees Media
Рет қаралды 42 М.
Ruwaayadii Waa laqabaa waa qaraabataa Part 2
20:12
Xogmaal Media
Рет қаралды 626 М.
Wait for the last one! 👀
00:28
Josh Horton
Рет қаралды 143 МЛН