No video

Shucaacii Nuurayaay/Shamis- Maxamed Maxamuud Cige (Busi)|Lyrics

  Рет қаралды 102,309

HOOBAL

HOOBAL

3 жыл бұрын

Hoobal waxa aad ka helaysaa fankii Soomaalida ee ka horreeyay 1991 iyo inta la baadisooc ah. Hoobal waxa aad ka helaysaa fankii Soomaalida ee ka horreeyay 1991 iyo inta la baadisooc ah.

Пікірлер: 52
@murjinofficialstudio8688
@murjinofficialstudio8688 3 жыл бұрын
Kabanka waxa tumaya maxamed maxamuud cige busi waa gacantiisii taariikhda maaha in la qaldo caruureey
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed Жыл бұрын
Kabaniste weyn buu ahaa Busi Alle haw naxariistee waxba ugama baahneyn in loo tumo, walow fannaaniintu mararka qaar qofku iska jecel yahay in qof kaleeto u tumo oo gacantiisa uu iska dhaafi karo asagoo kabanka macalin weyn ku ah.
@nuuradiinxariir1307
@nuuradiinxariir1307 19 күн бұрын
Sax balse hada waxa tumaya cuudka ustaadkii waynaa ee cabdi naasir macalin caydiid AHUN ​@@AbdiazizSaidAhmed
@abubakarugaazofficial462
@abubakarugaazofficial462 2 жыл бұрын
Maxamed maxamuud cige BUSI adeerkay allah yaraxma🥺🤲
@AhmedMohamed-jq3fi
@AhmedMohamed-jq3fi Ай бұрын
WAA EYERAYADII. ABWAN CUMAR AW JAMAC CAYNAB , CODKII ALLA HA UNAXATO Mohamed Mohamud CIGE BUSI
@farahdahir8554
@farahdahir8554 3 жыл бұрын
AUN WAXAN MAQLAY INU GEERIYOODAY BUSI WAA HEES QAALIYA..
@asiyamohamed4896
@asiyamohamed4896 Жыл бұрын
Koley hadaan danbabayo hees mug iyo macno leh ayan dhagesta ehel qaraami 💖💖💖💯 jawiga i saxan mnta
@AlxaqiiqaMedia
@AlxaqiiqaMedia 3 жыл бұрын
Heestii ugu horaysayen waraaq jacayla ku qoro 🥰
@ikranmohamed7879
@ikranmohamed7879 3 жыл бұрын
Caleek heestan maar hore ayan dhageysan jiray mahad saniid hoobal👏👏👏👏👏👏👏👏😍😍😍❤
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 10 ай бұрын
AUN maxamed maxamuud cige...ilahaw marti la jecel yshay ka dhig.aamiin.aamiin.
@khadar1133
@khadar1133 3 жыл бұрын
Fanaanka heesta qaaday dhawaan ayuu hargeisa ku dhintay ilahay haw naxariisto
@MaxamedIsco
@MaxamedIsco Ай бұрын
Maanaha allaah ninkani waa sacad muuse welibana reer xaamud waxay isku reer yihiin nimco yaasiin caraale
@abdihafiiid...............2008
@abdihafiiid...............2008 2 жыл бұрын
Hees aan wayey wax badn ayan radinayey Shamis Thank wa ku mahadsntihin..
@bukhaarilabawaranle9102
@bukhaarilabawaranle9102 3 жыл бұрын
Ilhy haw naxriistoh busi
@wacayssugulle8649
@wacayssugulle8649 11 ай бұрын
Alla ya raxma Maxamed Maxamuud Cige Iyo Cabdinaasir macalin caydiidba.
@abdalejama9685
@abdalejama9685 3 жыл бұрын
Waad ku mahadsantihii xulista heesaha nuxurka leh bahda Hoobal.
@bukhariahmed6953
@bukhariahmed6953 Жыл бұрын
Cajiib kabnka codka laxnka eryada wuxuba waa adah Alle haw naxriistoh busi
@ckariincabdi6381
@ckariincabdi6381 3 жыл бұрын
Allow unaxariiso maxed cige busi
@MohamedMohamed-zp6re
@MohamedMohamed-zp6re 3 жыл бұрын
Illaahay ha u naxariisto marxuumka. Eesh calaa hees, kamanka si aad u macaan ayaa loo garaacayaa, tolow ma fanaankaa tumaya? Waad mahadsantahiin.
@ahmedomar1355
@ahmedomar1355 2 жыл бұрын
Busi wuxu ahaa kabaniiste weyn waakan isagoo u tumayo fanaaniin kzfaq.info/get/bejne/ptOPhLF7vre3c2g.html
@AlxaqiiqaMedia
@AlxaqiiqaMedia 3 жыл бұрын
Ya dhagaysanaya 2021☝ heestii heesaha
@shamsosiciid9675
@shamsosiciid9675 2 жыл бұрын
Ayy my name❤💌
@yeswecan.8379
@yeswecan.8379 3 жыл бұрын
Thanks hoobal
@boqoradasomaliland6351
@boqoradasomaliland6351 Жыл бұрын
Alle hawnaxariisto busi🤲🤲😢😢
@mohamudsamantar1162
@mohamudsamantar1162 3 жыл бұрын
Heestaan waxaa sameeyey saaxiibkay abwaan cumar aw jaamac caynab
@rashidfuad4240
@rashidfuad4240 3 жыл бұрын
Thanks HOOBAL
@ladaneabuuraas9171
@ladaneabuuraas9171 3 жыл бұрын
thanks HOOBAL
@ayanahmed3190
@ayanahmed3190 5 ай бұрын
Kabanka busi baa tumanaya waa khalad cabdinaasir maaha
@LakiJama-eu6bh
@LakiJama-eu6bh 5 ай бұрын
Hestan gabadha loo qadey ayan manta is warysaney waa gabadh habaryoonisa oo badhulbahante ah waxa qabey jilagii wayna eee boon xirsi oo isna ahaa nin isaqa oo araba waxa dhacedey islantan hada waa islaan wayn wxay galabta oo anu ku kulaney xafada ha siiney ayay igu tiri heska shamisey shal xariirey ana lay qadey hada waa laysku haysta dabedna imanka ayaan soo doney waa annan hada boon xirsi wuu dhinty shamisna siiney ayay jogta waa islan wayn waany xanun.sanynsa hada waxey qaadata biil ay dawladu u qorty bishu waa 1/3/20 24 8:25 hargisa
@Shujaac_gaming
@Shujaac_gaming 10 ай бұрын
Hooyoy SHALL IYO XARIIREY LUUL IYO SHEEY QAALI BAA TEHEE ILAAH SHARAAF KUU DAAMEEE Shacniga quruux dada layab dadki kugu shamer indha shuug ba qabsade Sidii dayaax iyo shan iyo to an Xiro aaan shaqal laheyn shinki galay iyo hilaac shabadhi somaliyed adiga qada shiqiye qalbiga wad shafide mowdka guu daaa
@fadxiabdilaahi8521
@fadxiabdilaahi8521 3 жыл бұрын
Thanks bahda hoobal waxaad si fcn sooga haqab tirteen lyrics-ka baryahaa dad aan dadkeedii ahayn walaaqanayeen , in badan mahadsanidiin .
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Thanks fatci
@ismaaciilhadhiwaa946
@ismaaciilhadhiwaa946 Жыл бұрын
Kabanku Waa Busi Isagaa Tumanaya
@Boqoradda
@Boqoradda 2 жыл бұрын
Cawale aabihii masha alah
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
#LYRICS: #PAGE:1 Shamiseey shaal iyo xariireey Luul iyo shay qaaliya aheey ILLAAH sharaf kuu dhameey Shacniga quruxdana Layaab Dadkii kugu shaama reer Afkii hadalkii shib yidhi Indhaha shoodh baa qabsaday Sidii dayax shan iyo toban Cirka oo aan shaqal Lahayn Shinkii galayoo hilaac Shabadihii soomaaliyeed Adigaa wada shiiqiyoo. #Chorus Shucaacii nuurayaay Qalbiga waad shaacisee Ma wada Sheekaysanaa? #PAGE: 2 Jacaylkii qays shidee Cilmina shalaw kala dhacee Abwaanadu sheegayeen Shaki baa beri igaga jiray Inuu yahay shay jiree Hadaan shabaga u galoo Siduu yahay shaashle aar Baqiyo shuush igu ridoo Shidada aan qabo dartaa Hurdada uga shaacayoo Shucuurtaydiyo niyada Shookaanta adaw hayee #Chorus: Shucaacii nuurayaay Qalbiga waad shaafidee Ma wada sheekaysanaa? Raxmaanku haw naxariisto Dhamaan. #EreyadaLaxanka Abwaan Cumar aw Jaamac #Codka Mohamed Mohamud Cige Busi. Kabanka Abdinaasir Mo'allim Aydiid.
@axmedmahad6090
@axmedmahad6090 9 ай бұрын
🎉🎉❤❤
@SuhaybIidcadani-xc6sv
@SuhaybIidcadani-xc6sv 4 ай бұрын
Eeeesh qiyaasak aleylehe ereyo iga dhe
@calicabdi5734
@calicabdi5734 3 жыл бұрын
Inkastoo aanan.garanayn fanaan ka heestan qaadaya kolay waa fanaan cod mscaan
@mustafadiriye1013
@mustafadiriye1013 3 жыл бұрын
Busi waa lodkii juba
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 3 жыл бұрын
Alla ha unaxariiste dhowaan buu hargaysa ku dhintay.heesa badan buu leeyahy
@wacayssugulle8649
@wacayssugulle8649 10 ай бұрын
2023❤
@bashirabdulkadir1263
@bashirabdulkadir1263 3 жыл бұрын
Kabankaan Armuu Kabaniste Marduuf yahay Gacantaasi
@mukhtarmawlid137
@mukhtarmawlid137 2 жыл бұрын
Waxa tumaya kabanka maxamed maxamuud cige busi waa gacantisi sxb
@bashirabdulkadir1263
@bashirabdulkadir1263 2 жыл бұрын
@@mukhtarmawlid137 mahad sanid sxp
@ahmedomar1355
@ahmedomar1355 2 жыл бұрын
Busi waa kabaniiste weyn waa kan isagoo fanaaniin kale u tumayo kzfaq.info/get/bejne/ptOPhLF7vre3c2g.html
@ahmedhassan648
@ahmedhassan648 2 жыл бұрын
Marduuf ma isagaba Tumi kara kabankan iska Daba dhacayaa. Waa gacantii ilhay ha u naxariste maxamed cige busi marduuf kabankiisu Waa dawaarle camal
@CadirmiisanCabdiraxmaan-ly6nn
@CadirmiisanCabdiraxmaan-ly6nn 10 ай бұрын
❤❤😂🎉😢😮😅
@faraxcabdi3901
@faraxcabdi3901 3 жыл бұрын
E
@aliabdimohamoud1335
@aliabdimohamoud1335 Жыл бұрын
Åå
Faalka Caashaqa- Khadra Daahir Cige| Version cusub|
9:32
HOOBAL
Рет қаралды 695 М.
路飞太过分了,自己游泳。#海贼王#路飞
00:28
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 39 МЛН
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
How Ridiculous
Рет қаралды 46 МЛН
Я не голоден
01:00
К-Media
Рет қаралды 9 МЛН
shamis by sakaria sultan.
5:36
suldan xashi official
Рет қаралды 2,2 М.
xaliimo khaliif magool xalay duruustii laidhigay @Qaaci/lyrics????
7:57
Kaban | Seynab Cige Maxamed - Hadda Ruux Is Barataan lyrics
10:23
Rageedii™
Рет қаралды 1,3 МЛН
Heestii Igu Dheerida Lyrics Xasan Adan Kabankii Aun Jiim
10:57
laylis channel
Рет қаралды 1,2 МЛН
Geesiga Dhulkiisa lyrics  | | Tubeec Iyo Hiba Nuura
7:51
Gofadhe Lyrics
Рет қаралды 955 М.
xaliimo khaliif magool  Dhirta xididka hoosaa dhulka loogu beeree  lyrisc
11:37
TAWAAWAC || Shamso Cumar Axmed|| HD +Lyrics
7:59
QARAAM CHANNEL
Рет қаралды 446 М.