Axmed Mooge hees Aan Damaq Jacayl | Iyadoo Doog Dhex Jiifto | Aan Damaq Jacayl lyrics | mudugboy

  Рет қаралды 726,255

DHUGMAAL LYRICS

DHUGMAAL LYRICS

Жыл бұрын

HEESTA : AAN DAMAQ JACAYL
ERAYADA: AXMED SALEEBAAN BIDE
CODKA : AXMED MOOGE LIIBAAN
LYRICS: DHUGMAAL LYRICS
QORAALKA HEESTA (LYRICS)
✍✍✍✍✍✍✍✍✍✍✍✍
Aan damaq jacayl
Dad is raba warkood
Kaa daadajee
Waxay ugu darnayd
Markii aan dul imid
Taan dunida rabay
Iyadoo doog dhex jiiftoo
Daawanaysa ubaxoo
Soo raaxa damacdayo
Durba garayskii furatayo
Sii daysay timihii
Aan idhi ma daysaa
Mise waad dugsiisaa
Dibnaha ma isa saartaan
Yaa dooq u heli jirayeey
Dadoow maxaad ku tali Laheyd.
Aan dad iyo maal
Deeqaha ilaah
Kaa daadaajee
Mara waxaan i deynayn
Dumar iyo dhibtood
Oo ila durgee
Wuxuu sida daruuraha
Sagal waa’u daalacay
Waa mid muuqa dahab loo
Hadaan anigu daynlaa
Wax baa igu dirqinayee
Aan idhi ma daysaa
Mise waad dugsiisaa
Dibnaha ma isa saartaa
Yaa dookh u heli jirayeey
Dadoow maxaad ku fali Lahayd
#dhugmaal_lyrics #axmed_mooge

Пікірлер: 200
@user-ki6et1il3j
@user-ki6et1il3j 10 ай бұрын
Wee axmed moge libaan duriyadii ano mirqamaya ayaan 2023 kudhagaysanaYa degmada xarshin alle ha unaxariisto Waxaan ku xasuustaa asaxaab aanku wada jiraY magalada borama gaar ahaan xabsiga waxaa noo qaadi jiraY nin layidhaa sandheere
@noah3760
@noah3760 8 ай бұрын
Ma ragi goojacade ka caraaray baad aheed 😂😂😂😂
@user-kn3ls7ss5k
@user-kn3ls7ss5k 8 ай бұрын
@@noah3760hhhhhh
@beerkaaicadaaday2057
@beerkaaicadaaday2057 8 ай бұрын
Haa Dee adiguba caqli baad leedahay maxaa carar dhaamay maalintaas😂😂😂😂.
@QadarKadaree-vv3zr
@QadarKadaree-vv3zr 7 ай бұрын
2024
@dayibibraahim1077
@dayibibraahim1077 7 ай бұрын
Caawaan ana KU murqaamayaa zxb waa heesaha ii istaadha mirqaanka
@Kaahin7-11
@Kaahin7-11 Ай бұрын
Heestan waa malintii igu horeysay een dhagaysto sanadkan 11/5/2024 ❤❤❤ hadii aad iga danbayso sanadkan 2024 like ii saar❤👏👍
@user-ny4ex5dy9s
@user-ny4ex5dy9s 11 ай бұрын
Jacayl Waa kii guur ku dambeeya.. sida ayaad guul ku gaadhi 🌹
@aamina864
@aamina864 11 ай бұрын
Aad iyo aad
@MaryanMaryama-cj5hy
@MaryanMaryama-cj5hy 8 ай бұрын
Aad iyo aad walhi
@Shafie211
@Shafie211 7 ай бұрын
Absolutely 😂❤
@iidlecumar
@iidlecumar 11 ай бұрын
If you are here in 2023, your good test in music 🎶 😊
@faizaabdi3673
@faizaabdi3673 11 ай бұрын
Wan joognaaa😊
@iidlecumar
@iidlecumar 11 ай бұрын
@@faizaabdi3673 ok wll barasha wanaagsan Magacey waa iidle Omar Dakane adna
@humblegirl5314
@humblegirl5314 7 ай бұрын
Waan joganaa huno😂😂
@adanfarax-ts1ky
@adanfarax-ts1ky Ай бұрын
❤hees jaceeyl oo daawaneeysa ubaxoo jah ceesh calaa hees
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 Жыл бұрын
Marna waxaan I daynayn Dumar iyo dhibtood Oo ila durkee..... Axmed Mooge Liiban 🥺🥺🥺🥺
@goatcr7fans
@goatcr7fans 5 ай бұрын
Heestii iigu horeyse aan ka maqlo aroos gaaf ee aan weli xasuusto ayay ahayd ❤ AUN ahmed mooge🤲
@dj_diini
@dj_diini 9 ай бұрын
Ax yaa hees❤ hapeen aroos ka qaaday❤❤
@norahmed2513
@norahmed2513 7 ай бұрын
Xiligu wuxu ahaa habeen barkii jawiga waa roob safar dheer xamar ilaa borama mirqaanka kala xidhan yhy asxabtuna bdn tahay 10/12/2000. Xasuus waali ah😮
@omaryaye987
@omaryaye987 8 ай бұрын
Allah maaxaan soo dhaagaaystaay heestaaan caawaa oo taariikhduu tahay 2023/11/6 intaa ilaha miidkaa like isaaraaa
@dayibibraahim1077
@dayibibraahim1077 7 ай бұрын
Waan KU murqaamayaa zxb caawa
@hassanismail2465
@hassanismail2465 7 ай бұрын
2024 istill our gold voice somali singer lisening wow
@user-yo9fm6ro8e
@user-yo9fm6ro8e Ай бұрын
2024 29 may ban borama ku dhex mirqamya alay lehe hees iyo badh waan gaarayba❤
@mohamedabdikadir755
@mohamedabdikadir755 10 ай бұрын
Wow ❤❤ woow ala maxay heestahay ALAAHOW kuu naxariiso ameen
@cosoble
@cosoble 28 күн бұрын
8 June 2024 Mogadishu Somali, jaamacada umadda soomaaliyeed ❤
@miss.nada2053
@miss.nada2053 5 ай бұрын
Alle ha u naxaristo m.moge nin qaliyo taarikh weyn ka tagay alle haku naxaristo 🤲
@ayaan___5319
@ayaan___5319 Жыл бұрын
Intii Dib udawanaysa dhowr Sano kadib 😊 2023😮😮 6/23 jun😮😮
@nimcancade5435
@nimcancade5435 Жыл бұрын
Me
@iidlecumar
@iidlecumar 11 ай бұрын
Also 😮
@mohamedabdi2173
@mohamedabdi2173 10 ай бұрын
29/8 August 2023 malin talado ☝️☝️☝️
@cabdiqaadir-lz1ou
@cabdiqaadir-lz1ou 9 ай бұрын
4/10/2023❤
@abdirizakawil9058
@abdirizakawil9058 8 ай бұрын
5/11/2023duhurkii anoo sugaya safar dalka dibadiisha ah lehna riyooyin badan
@husseinhared
@husseinhared 4 ай бұрын
Ustad fanan qali ah ❤
@fuaadarahmankaleef7105
@fuaadarahmankaleef7105 Жыл бұрын
Dumar iyo dhibkood الله الله ربي سلامتك جراحات النساء كان يعاتب احمد زمان الاولين اما 2023 ربي سلامتك في زمان لايعرف الاعتذار الله الله
@zelma_ahmet
@zelma_ahmet 7 ай бұрын
Am right now I'm imagining how we'll be when we meet again. Abdirizak i miss u luv ❤😢
@farhiaarte9409
@farhiaarte9409 4 ай бұрын
15/2/2024 ayu iqaday wiil an wada hadlaynay si aan u dhuuxo midhaha ayana udhagaysanayaa caawa ❤❤
@zackztephan4740
@zackztephan4740 4 ай бұрын
14/2/2024 habeen arbaca ah 12.23pm xaafadii mohamed mooge baan ku dhagaysanaya waliba anoo mirqaamaya Allow kuu naxariiso😢
@AkOzil10
@AkOzil10 7 ай бұрын
AHU fananka cawa ano mirqaabki ila degay ku dhageysana caasimda dalka 🇸🇴 mogadisho cadey alle AHU axmed mooge nin somalida kuwayn sanadu 2023 11 15
@abshirali9018
@abshirali9018 7 ай бұрын
heestaan waxaan dhagaysanayaa maantoo oo ay taariikhda tahay 7.12.2023 degmada Taytaylee gobolka sh. dhexe
@MustafeMuuse-wy5cs
@MustafeMuuse-wy5cs 2 ай бұрын
Halayahala axmed mooge liban axyaa sawd mcn ❤hees iyo badh dhabti waa dareen dhaba ❤andamaq jacayl dad israba warkood ❤❤❤❤❤❤ sow raaxo damacdo durba garayska furatayo Sidaysay timihu❤❤❤❤❤
@cabdirashidxasanciise4586
@cabdirashidxasanciise4586 Жыл бұрын
Alle ha unaxariisto
@kabtancabdiqanitv4842
@kabtancabdiqanitv4842 4 ай бұрын
Rabbi How Naxariisto Adeero Axmed Mooge Liibaan Amiin YaaRabi🤲
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 8 күн бұрын
Hees heeso ka tagtay AHN A.M.Liibaan
@user-xf2ex2xk5o
@user-xf2ex2xk5o Ай бұрын
Axmed Mooge codkiisa iyo ereyaddii abwaanka ugu heesaha badan Soomaalida waa Axmed Saleebaan Bidde e ayaa isugu tagay. viva Garxajiska balaadhan.
@LiveAlone-pf8gf
@LiveAlone-pf8gf 4 ай бұрын
❤ Inaan habeen walba iyo maalin walba ooyo Ma Xaqbaana Dadyow 😢😢😢😢😢 Waliba Jacayl dartiis
@MohamedSulub-kt6xl
@MohamedSulub-kt6xl 3 ай бұрын
Kalimimada wax dhaama ma jiraan sxp xaliimo faa,Ido malehee😢😅
@abdiwalixasan0166
@abdiwalixasan0166 4 ай бұрын
Alha u naxristo fananki wwyna axmad mooge
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 Жыл бұрын
Hddaan anigu dayn lahaa laha igu dirqinayee
@KhadraYusuf-yt2el
@KhadraYusuf-yt2el 6 күн бұрын
2006 maxaan Addis abab ku dhagaystay qof calaf naka lexiyeey
@abdikadirabdirahmanaden7552
@abdikadirabdirahmanaden7552 28 күн бұрын
Woow ❤❤ date 8/5/2024
@dinixhaashim6070
@dinixhaashim6070 14 күн бұрын
Dadow Maxaa Ku Taliseen😢
@user-nw5uf9nv1o
@user-nw5uf9nv1o 4 ай бұрын
Axmad mooge liiban AHN Aan iri maheysaa mise waa dugsiisa Dibnaha meysi saadhan yaa dooq uhelijirayeeey 19/2/24 maliNimO isniin aH
@dayibibraahim1077
@dayibibraahim1077 7 ай бұрын
CAAWAAN KU MURQAAMAYAA HEESKANI 15/11/2023. 9.20 PM EESHCALAA HEES 😂
@user-tf1ze2nt9x
@user-tf1ze2nt9x 4 ай бұрын
Rabi naxariisto Jano ha ugu deeqo marxuumka
@GuleedYusuf-nz7kc
@GuleedYusuf-nz7kc Ай бұрын
5 6 2024❤❤
@apdirizakiroapdirizakiro625
@apdirizakiroapdirizakiro625 7 ай бұрын
Extraordinary song ❤
@mohammedalsomali2726
@mohammedalsomali2726 25 күн бұрын
Dadow maxaad ka fali layd.
@SleepyAzaleaFlower-xo5ro
@SleepyAzaleaFlower-xo5ro 2 ай бұрын
Ana waxan cawa anoo marqama ku dhageyso xaradhere gobolka mudug 2024❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Abwaanhuuland
@Abwaanhuuland 5 ай бұрын
Sawraaxo damacdee ❤🎉
@user-xg8fo9wg5i
@user-xg8fo9wg5i 6 ай бұрын
Legend Halliday wuu badn
@noah3760
@noah3760 8 ай бұрын
Waxan soo xasuustay gabadh aan jaclaa o been i sheegtay,10/28/23 chicago USA
@Safiyadaahir-ou5ne
@Safiyadaahir-ou5ne Ай бұрын
5/62024 borama❤❤❤
@dj_diini
@dj_diini 9 ай бұрын
Aaan damaq jacayl dad is raba warkood kaa daadajee❤❤❤
@AhmedSelebanDeria
@AhmedSelebanDeria 11 ай бұрын
mayer mooge isagaa u xaq leh in uu yidhaah heesihi uu qaadi jrey aabahey waa u xaaranhaddi kale dambiga inta la dhaysaniyo waa mayer mooge runtii
@alioday7432
@alioday7432 11 ай бұрын
Adigu ma waxaad ka mid tahay dadka ayagoo Diinteena suuban kusoo gabanaya Dagaalka Asal tirtirka ah nagu haya? Maxaa danbi iyo Iska galay dhaqankayaga barakaysan iyo Afkayaga Daahirka ah mise ujeedooyinkii gurucnaa ee timirta iyo Khamiiska Huudhayda ah lagu meel marin jiray baa adigune dabada ka riixaysaa??!!
@user-so2nl1kq4s
@user-so2nl1kq4s 3 ай бұрын
waaaw
@abdi-nm2vy
@abdi-nm2vy 2 ай бұрын
Ciidagale waaa barka sare Marka fanka la joogo
@WARAN-KALYALE17
@WARAN-KALYALE17 29 күн бұрын
Marka kalena waa boqorada baarka sare
@ibraboy3822
@ibraboy3822 4 ай бұрын
Amazing voice 😢😢😢😢😢😢
@Dr_MustafeDaacad
@Dr_MustafeDaacad 25 күн бұрын
Ahmed mooge liibaan maayirka hargeisa abdi kariim axmed mooge aabihii weeye fanaankani waxan daawanayaa caawa oo ay tariikhidu tahay 11/06/2024 10:04pm hadaad iga danbeyso like 👍 isku muuji
@ruweidah.b7668
@ruweidah.b7668 Ай бұрын
4 June 2024😢😢😢😢😢😢
@darwiishmedia2360
@darwiishmedia2360 5 ай бұрын
May Allah have mercy on Ahmed
@cumaralijuur3411
@cumaralijuur3411 7 ай бұрын
Cawa dhageysanaya 25/11/2023 kenya😢
@mohammedalsomali2726
@mohammedalsomali2726 25 күн бұрын
Laha igu dirqiyaya.
@galgaduudboy9433
@galgaduudboy9433 2 ай бұрын
13/4/2024 guriceel aan kula qayila ❤❤
@hamzecade2347
@hamzecade2347 24 күн бұрын
Ma maayirka hooyadi buu sheegayyaa😂😂😂
@siradm
@siradm 24 күн бұрын
Maayirka hooyadii maxaa kuu geeyay? Sow hooyadaa xushmad uma haysid? Hooyo lama taabto lagumana kaftamo hoy,.wax kale kale kahadal
@user-gk7we1ud9o
@user-gk7we1ud9o 9 ай бұрын
3/923 On tuesday Listening this again❤
@Throw-me
@Throw-me 6 ай бұрын
😢😢😢😢my love😢
@Alisacudi
@Alisacudi 8 ай бұрын
Wonderful wa habeen berbera Xfda daroole 16/10/23
@cabdiraxiinkhadar4433
@cabdiraxiinkhadar4433 6 ай бұрын
Cajiib
@Adurand
@Adurand 7 ай бұрын
2030 this is the moment you'll listing this beautifull music❤.
@user-vg4td6mz6n
@user-vg4td6mz6n 7 ай бұрын
Ax yaa saman axyaa dunyaa ahmed mooge
@mubarikcisman9525
@mubarikcisman9525 8 ай бұрын
Aaaan idhi madaysaa.....mise waad dafsiisaa........yaasalam....heestii heesha...
@Greenwood__22
@Greenwood__22 16 күн бұрын
20/6/2024 Jawi Hargeisa To Burco
@abdikiin3915
@abdikiin3915 7 ай бұрын
Fanaankii waynaa axmed mooge AUN . Heesta waxay isku darsatay cod , midho iyo qurux dabiiciya . Waa hees eekeeya laguna sifaynaya qurux gabadh hidiheeni xidhan. Waqti uu jecayl uuu igu dhacay ayaan heestan dhagaysan jiray 2013
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 4 ай бұрын
Nice waa kla kacday sxb halkaan waan la bilawday maahoo❤. Lala laaa Laaa
@dhugmaallyrics
@dhugmaallyrics 4 ай бұрын
Haa sxb sare cabdiwali beeroof ku salaamay masuul dadkii hore ayaa tahay meel fog ayaa channelka laga keenay
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 4 ай бұрын
@@dhugmaallyrics waa kaa qaaday mhdsnd sxb horay usoco idam alle.
@hayaathabiib9608
@hayaathabiib9608 Жыл бұрын
Aan Damaq Jacayl Dad is rabo Warkood kaa Daadajee. ♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡ Dadow Maxad Ku Tali lahaydeen. Cafis iyo Caafimaad 2021 Cajiib.
@user-sn7lr4vt9i
@user-sn7lr4vt9i 8 ай бұрын
2023/10 inta dawanysa wan idin salany❤
@DoqoXasan
@DoqoXasan Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@xusseinabdi
@xusseinabdi Жыл бұрын
Xasuus 2001 at 10:00pm hawenimo yaac what a time it was 🥲🥲🥲🥲
@inanor4353
@inanor4353 Ай бұрын
Cawa oo taaqooqdu thy 18 may 2024 ban dhageysanayaaa heestaan wn jclhy lkn erayda ceeb❤😅
@muunaahmed9088
@muunaahmed9088 Ай бұрын
Naa horta ma ila aragtay lkn waa macan heestu😂❤
@hersiadan3288
@hersiadan3288 Жыл бұрын
Guul SNM
@abshirmahdi486
@abshirmahdi486 6 ай бұрын
2023/12/30 maalinkii ugu danbaysay sanadkan 💯🥰 heestan
@FartaBaliil
@FartaBaliil Жыл бұрын
Dadow maxaad ku talin laheed Allah yaraxma Axmad mooge liibaan♥️💯
@user-wu1bp5ie3f
@user-wu1bp5ie3f 11 ай бұрын
Waxaa igu darneed marki aan arkay catoosh yare iyo socdaal run ahanti hestan hees wey dhaftay ❤ 11/8/2023
@apdirizakiroapdirizakiro625
@apdirizakiroapdirizakiro625 7 ай бұрын
Kkkkk mxaad karabtaa ragga
@apdirahman1433
@apdirahman1433 10 ай бұрын
2023 August I'm whatching
@user-rm7te8yo6k
@user-rm7te8yo6k 11 ай бұрын
Alle iyo raxmo
@Ahmed-maaniyo
@Ahmed-maaniyo 5 ай бұрын
Still 2024 /01/24
@Maxamed-sm6cf
@Maxamed-sm6cf 9 ай бұрын
Marna waxaan idiynan dumar dhibkood way na dhibeen duulka baas mid nala dhaltay mid kaleba😢
@user-xs4bk9ro9j
@user-xs4bk9ro9j 9 ай бұрын
Ma anagaa idin dhibnay 😂
@Maxamed-sm6cf
@Maxamed-sm6cf 8 ай бұрын
@@user-xs4bk9ro9j 😞😞😞
@Alisacudi
@Alisacudi 8 ай бұрын
Amazing song
@ClxakiinXasan-dt9yt
@ClxakiinXasan-dt9yt Ай бұрын
Heestan waa habenki iigu horysay aan dhagaysto axyaa hees 16/5/2024 haben jimce ah❤
@eidfantasticibrahim1126
@eidfantasticibrahim1126 6 ай бұрын
Cod macaaneeye Ahmed Moge Liban ALLOW u naxariiso cod unique ah ayuu lahaa maantaan dhagaysanayaa 8:55am subax hore 29/12/2023 jimce iyadoo sanadku gabo-gabo yahay.
@Shafie211
@Shafie211 7 ай бұрын
Anigu codkaa macaan ban iska dhagaystaa maahe maryooleey ani qooq haa lkn jecel ma aaaminsani 😂
@mohakonami1668
@mohakonami1668 6 ай бұрын
Aj heesta qarniga
@nimcomaxamed8146
@nimcomaxamed8146 8 ай бұрын
23 oct 2023 😢19:30 hpenimo❤
@miskidagan2204
@miskidagan2204 8 ай бұрын
4/novembar2023 sacada 1:10 habenimo Nairobi kenya❤
@user-ir1ot2vk6h
@user-ir1ot2vk6h 5 ай бұрын
7 February 2024 habeenimo 3:45 kenya nairobi
@Zaki-matic
@Zaki-matic 7 ай бұрын
Hadaan anigu deyn lahaaa Waxa igu dirqinaaye😢
@mukhtaribraofficial7825
@mukhtaribraofficial7825 Ай бұрын
20/5/2024 I Watching ?
@queenzluula573
@queenzluula573 Ай бұрын
31/5/2024/ maso booqatay wali
@ugaasahmedkhayre6012
@ugaasahmedkhayre6012 11 ай бұрын
2023/08/09 damaq jacayl ❤
@FardowsoBaliil-cw7tp
@FardowsoBaliil-cw7tp 6 ай бұрын
5/1/2024 SACADU 6:55 ALLE HOW RAXMADO AXMAD MOGE
@Kaahin7-11
@Kaahin7-11 Ай бұрын
11/5/2024 ❤❤❤
@mahadmohamedmahdi4188
@mahadmohamedmahdi4188 Ай бұрын
12/5/2024❤❤❤
@mukhtaromar4890
@mukhtaromar4890 5 ай бұрын
2/2 /2024 ❤❤
@gelinhore5182
@gelinhore5182 Жыл бұрын
Siideysay timihii aduun walee waadhibato
@aniisasaleeban
@aniisasaleeban Ай бұрын
2024/5/10❤
@duniodunio.ismail
@duniodunio.ismail 3 ай бұрын
23/3/2024
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 5 ай бұрын
Hadaan anigu dayn laa Waxnbaa igu dirqinaye😢
@cisosharaf
@cisosharaf 7 ай бұрын
Inta dib udawanaysa 9/11/2023
@Hamdushhooyokoris
@Hamdushhooyokoris 5 ай бұрын
amazing 2024 /01/21😮❤
HEESO KABAN AH QARAAMI MAXAMAD SULEEBAN TUBEEC+
1:41:02
Bashir Hashi Yussuf
Рет қаралды 487 М.
Неприятная Встреча На Мосту - Полярная звезда #shorts
00:59
Полярная звезда - Kuzey Yıldızı
Рет қаралды 7 МЛН
Became invisible for one day!  #funny #wednesday #memes
00:25
Watch Me
Рет қаралды 47 МЛН
Wait for the last one! 👀
00:28
Josh Horton
Рет қаралды 137 МЛН
HOW DID HE WIN? 😱
00:33
Topper Guild
Рет қаралды 20 МЛН
Axmed Mooge | Heestii Gaaridii Haweenka
5:38
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 278 М.
Adduunyooy Xaalkaa Ba' (Kaban) || Maxamed Mooge Liibaan || HD +Lyrics
9:03
QARAAM CHANNEL
Рет қаралды 1,3 МЛН
Magool Iyo Qasali Dhab U Fiirso Waliga Official Music Vidio 2020
6:55
Axmad Mooge Damaq jacayl
10:04
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 129 М.
GAASIRA. LEGEND AXMED MOOGE LIIBAAN . AUN
8:03
Jaalle Allamagan
Рет қаралды 989 М.
Kaban | Seynab Cige Maxamed - Hadda Ruux Is Barataan lyrics
10:23
Rageedii™
Рет қаралды 1,2 МЛН
Saxarla' || Maxamed Mooge Liibaan || Kaban || HD +Lyrics
8:03
QARAAM CHANNEL
Рет қаралды 599 М.
Sardor Tairov - Sen meni yeding (Official Music Video)
5:02
Sardor Tairov Official
Рет қаралды 2,9 МЛН
Қанат Ерлан - Сағынамын | Lyric Video
2:13
Қанат Ерлан
Рет қаралды 3,1 МЛН
Duman - Баяғыдай
3:24
Duman Marat
Рет қаралды 177 М.
IL’HAN - Pai-pai (lyric video) 2024
3:24
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 73 М.