Si FREE ah Usoo Degso Dhamaan Articles ka Lacagta Ah - Caawin Cilmi Baaris

  Рет қаралды 19,888

MMuse Hassan

MMuse Hassan

6 жыл бұрын

Halkaan kasoo dagso articles-ka:
1. sci-hub.se/
2. sci-hub.la/
Fiiro Gaar ah: Hadaad rabto DOI waad iska dhaafi kartaa oo URL-ka ayaad si toos ah u copy-yayn kartaa badalka DOI-ga.

Пікірлер: 69
@faadumofaarax3533
@faadumofaarax3533 2 жыл бұрын
جزاك الله خيرا You helped us
@mrblackmann4796
@mrblackmann4796 4 жыл бұрын
Manshallaah, Thanks.
@sadaamomermahamud2619
@sadaamomermahamud2619 2 жыл бұрын
mahadsanid macalin
@abbasosman901
@abbasosman901 2 жыл бұрын
Masha allaah alleh mmuse cilmiga ha kuu barakeeyo caqabada waynbayaad iga caawisay Masha allaah wllo macalin qiiimo leh
@mohamedabshirabukar1117
@mohamedabshirabukar1117 6 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad MMusse
@farxiyaabdi5804
@farxiyaabdi5804 2 жыл бұрын
thanks ayan ku leeyahay macalin aad ayaad noogu faa iideysay waxaa rajeenaa inaa anakana dadka sii gaarsiin doono allha kaaa abalmariyo
@cademcc53
@cademcc53 2 жыл бұрын
M. A thnks sxb sare
@abdullahimohamuud4892
@abdullahimohamuud4892 3 жыл бұрын
Mahadsanid
@saafihassan2300
@saafihassan2300 5 жыл бұрын
Mansha Allah thanks brather
@wacyigelincaafimaad.4112
@wacyigelincaafimaad.4112 4 жыл бұрын
Mahadsanid Ustaad wuu i caawiyay videogani
@AhmedHassan-jb1sh
@AhmedHassan-jb1sh 6 жыл бұрын
Mahadsanid Ustaad MMuse waad noo faa'iideysay sidaa noogu sii wad casharada
@MMBariise
@MMBariise 6 жыл бұрын
Waa yahay, Ahmed hassan.
@abdiazizmohamed6522
@abdiazizmohamed6522 6 жыл бұрын
Thanks mudane Mohamed. this is helpful
@MMBariise
@MMBariise 6 жыл бұрын
Soo dhawaaw walaal.
@mohamedabshirabukar1117
@mohamedabshirabukar1117 6 жыл бұрын
Ustaad masha allh waa iishaqayaya
@MMBariise
@MMBariise 6 жыл бұрын
Mohamed Abshir Mualim mahadsanid. Waan ku faraxsanahy haduu kuu shaqeeyay.
@jawharsheekh2438
@jawharsheekh2438 3 жыл бұрын
thank you bro
@acrosstheocean816
@acrosstheocean816 4 жыл бұрын
Thanks ustad
@mohamedisakahmed9385
@mohamedisakahmed9385 6 жыл бұрын
masha allah ustaad alle hakaa ajar siiyo
@MMBariise
@MMBariise 6 жыл бұрын
Aamiin. Mahadsanid, Ustad.
@faisalmahamoud9517
@faisalmahamoud9517 3 жыл бұрын
masha thanks wll
@raaxomuuse6881
@raaxomuuse6881 6 жыл бұрын
thanks wll masha allh
@Professor-Mk
@Professor-Mk 2 жыл бұрын
m.a macalin aad ayan kaaga mahadcelinayaa cilmigan ad sida bilaash ka ah aad nala wadaagtay
@mohamoudabdullah5381
@mohamoudabdullah5381 3 жыл бұрын
Thanks
@mohamedabshirabukar1117
@mohamedabshirabukar1117 6 жыл бұрын
Thnks👍👍👍👍
@imraanmohamedabdi2994
@imraanmohamedabdi2994 3 жыл бұрын
thanks
@ahmedceerow6883
@ahmedceerow6883 5 жыл бұрын
thanks ustaad mmuse hassan ilaa hay waxa wanaagsan hakuugu badalo
@cabdikariimosman6048
@cabdikariimosman6048 2 жыл бұрын
Madsanid ustaad
@ibraahimmohamudaddawe5831
@ibraahimmohamudaddawe5831 6 жыл бұрын
Masha allah ustaad wlh waanku faa iidnay aqoontaada alle haku barakeeyo ee noo keen casharo kale oo faaiido leh kaaso kusaabsan website yada wax barashada laxiriiro
@xasancabdi6725
@xasancabdi6725 6 жыл бұрын
Mahadbadan Ustad MMuse
@MMBariise
@MMBariise 6 жыл бұрын
Adigaa mudan, Ustad.
@aweisabshir8927
@aweisabshir8927 6 жыл бұрын
mshlh wan lasoo dagay ustdii Allh ku xafido
@MMBariise
@MMBariise 6 жыл бұрын
Aamiin, Ustad. Dhamaanteenba.
@mohamedabshirabukar1117
@mohamedabshirabukar1117 6 жыл бұрын
Wax kle oo update eh aan kaa sugaynaa insha allh
@zakariehaji
@zakariehaji 6 жыл бұрын
technique-gaan waan isticmalay hada journal ayaana ku furtay jazaakallah
@mohamedfarah6395
@mohamedfarah6395 6 жыл бұрын
maanshaal alaah waalkeen waa mahadsanyahay,qaabka articles laa dagisto waxaan kaloo ka codsanlahaa book ta qaarna waa la soo dajisan karaa qaarna waa adagtahay in aad la soo dagto marka sidee arintaaas aan uga gudbi karnaa taas waa iga su aal
@MMBariise
@MMBariise 6 жыл бұрын
Video ayaan kasoo duubayaa In Shaa Allah.
@guube15
@guube15 5 жыл бұрын
walal waxaan kaa codsanayaa inaad marlabaad noo soo duubto vedio kale oo ku saabsan research analysis mahadsanid
@sahalshire9307
@sahalshire9307 2 жыл бұрын
wad mahadsan tahay wll
@MEH22
@MEH22 5 жыл бұрын
ustad 2bada web aad kor ku xustay way i shaqayn la yahiine hada kuwa furan majiraan adoo mahadsan.
@raaxomuuse6881
@raaxomuuse6881 6 жыл бұрын
wll waad Ku mahsdsanthy sida qruxda badan eed wx noo gu faa idaysay habka an internrtka wx uga baran karo igu caawi jazskumullahu kheirun
@engfatxihaaji5268
@engfatxihaaji5268 6 жыл бұрын
Mahadi hakaa gaarto alle kasokoow, waxaad haqabtirtay baahi uu arday soomaali ah ubaahnaa, sii wad dadaalka aad ku kordhineyso xalka. Mahadsanid
@MMBariise
@MMBariise 6 жыл бұрын
Eng Fatxi Haaji waad mahadsantahay.
@mohameddeckabdullahi3284
@mohameddeckabdullahi3284 3 жыл бұрын
ustaad markii aan so kiciyo web Sci.hub.hk kadibna aan so copy yeeyo article-ka wuxuu illeeyahy by do this domain. Sidee ku xalliyaa?
@yasminhassanmohamed5824
@yasminhassanmohamed5824 5 жыл бұрын
Update kaama hayno bro sapaptoo ah marba web shaqenayo soo dhigaa na dhahday
@zakariyezaxardiid
@zakariyezaxardiid 2 сағат бұрын
Aad baad umahadsantahay runtii maantaan arkay casharkaan bacdal practicalna aadbuu ii anfacay
@Abdi_Farah
@Abdi_Farah 3 жыл бұрын
salaama ustaad article markaan galay oo an DOI ga galiyay SCI_HUB wuxuu leeyahy article not found xal kale majiraa
@abdikani_Curious
@abdikani_Curious 4 жыл бұрын
Ustaadi markas an SCI-HUB ka ku furo article kii lacagta ahaa mala dagi karaa markaas mise waa uun lagu aqri karaaa. Jwb wcn ustaadi.
@mohamedabshirabukar1117
@mohamedabshirabukar1117 6 жыл бұрын
Cadowgaaga allha qabto
@MMBariise
@MMBariise 6 жыл бұрын
Aamiin. Dhamaanteenba.
@daacadyare321
@daacadyare321 3 жыл бұрын
Ustaad si gaara makuula soo xiriiri karaa
@bashiirsalaad7709
@bashiirsalaad7709 6 жыл бұрын
sxb adoo mahadsan casharkaan ma fahmin marka casharadii ka horeeyey inaan soo daawado miyaa qasab ah tan kale articles meesha ay ku jiraan see ku ogaan karaa tusaale waxaan rabaa inaan soo degsado buuug Governmental Accountin ah oo lacag ah qaabkee ku soo dagsan karaa
@MMBariise
@MMBariise 6 жыл бұрын
Waa mahadsantahay saaxiib. Marka hore video-ga waxa uu ku saabsan yahay sida loosoo degsado articles ee ma ahan buugaag. Qasabna ma aha inaad videos kale daawato si aad u fahanto midkaan. Su'aasha kale ee ahayd sideen ku ogaan karaa meesha ay ku jiraan waxay ku xirantahay qaabka aad marka horeba kusoo heshay magaca waxa aad raadinayso. Hadaad journal kasoo aragtay, isla journaalkaas ayaad ka ogaan kartaa meesha laga heli karo.
@suadaabdihassan5006
@suadaabdihassan5006 4 жыл бұрын
walal mahdsnid chaptr one reserch qoralikisa noso gali ado mahadsn
@guled9603
@guled9603 6 жыл бұрын
Is it only article ? Can I get Books for free?
@MMBariise
@MMBariise 6 жыл бұрын
I'll record a video of how to download books for free, but this one is about downloading articles.
@DrAarka2019
@DrAarka2019 4 жыл бұрын
Sxbow side book lacag amazon yaalo loogu dagsada Sci-hub.se
@abdikani_Curious
@abdikani_Curious 4 жыл бұрын
Tilmaamihii uu videogaan ku sheegay ku day sxb ka dibna arag.
@faarx51
@faarx51 Жыл бұрын
Boogaaag amazon ayaa jira ooo lacag ah mana laso degsan karo
@leoabdiofficial5219
@leoabdiofficial5219 6 жыл бұрын
shukran Ustaad first second waxaan rabey inaan ku weydiiyo suaal ah waxaa jiro su'aalo jawaabahooda aan internetka ku arkey markaan rabo inaan so degsado master card ayuu i weydiinaa cashar hore oo Generator aad isticmaashey ayan ku fiiriyey wili waa sidiisa marka webka waa kan bal isku day adne www.chegg.com good Luck
@MMBariise
@MMBariise 6 жыл бұрын
Ustad website-yada answers-ka haayo kuma shaqeeyo, waa sax.
@shaficialiawale686
@shaficialiawale686 5 жыл бұрын
Asc Ustaad aad iyo Aad ayaad u mahdsan tahay Alle cilmiga hakuu siyaadiyo caqligna hakuu balaadhiyo runtii casharo badan oo muhiim ah ayaan ka bartay page kaagan waana kaaga mahadcelinaya ustaad Codsi 1. sci-hub.hk/ 2. sci-hub.la/ Mashaqaynayaan sideen u heli kara kuwa lagu bedelay Mahadsanid
@shaficialiawale686
@shaficialiawale686 5 жыл бұрын
@@MMBariise Shukran Macalin Qaali Alle Haku caawiyo
@abdulsaidi5656
@abdulsaidi5656 6 жыл бұрын
Laakiin Muusoow arinta page-kan aad buu khatar u yahay, wadankaan maraykanka qofkii lagu lagu helo copyright enfringement waa malaayiin Dollar iyo xarig, waliba sanadkaan punishment copyright 2018 waa ugu yaraan 10 sano
@MMBariise
@MMBariise 6 жыл бұрын
Abdul Saidi waa sax. Anagaba halkaan Japan waa halis laakiin ardayda Somalia joogto ayaan ugu talagalnay. Mida kale waxaad isticmaali kartaa VPN. Waxaa kaloo dheeri ah hadii buugaagta aad u isticmaalayso for Academic purposes oo aadan sii iibinayn, dhib badan kama imaado.
@shaficialiawale686
@shaficialiawale686 5 жыл бұрын
Asc Macalin ramadaan Kariim Waxaan rabay inaan soo dejisto Article sidaa daraadeed way ii shaqayn waayeen link yadan hoose 1. sci-hub.hk/ 2. sci-hub.la/ Macalin hadaad awoodo isoo sheeg link shaqaynaya Mahadsanid
@AdamAli-db2cm
@AdamAli-db2cm 5 жыл бұрын
Mahadsanid
@ahmedceerow6883
@ahmedceerow6883 5 жыл бұрын
thanks ustaad mmuse hassan ilaa hay waxa wanaagsan hakuugu badalo
@luckyman2163
@luckyman2163 5 жыл бұрын
Thanks
Cashirka 7aad (Q.1aad) - Sida Questionnaire Loo Qoro - Cilmi Baaris
17:21
Sigma Kid Hair #funny #sigma #comedy
00:33
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 31 МЛН
تجربة أغرب توصيلة شحن ضد القطع تماما
00:56
صدام العزي
Рет қаралды 58 МЛН
WHAT’S THAT?
00:27
Natan por Aí
Рет қаралды 13 МЛН
100❤️
00:19
MY💝No War🤝
Рет қаралды 23 МЛН
What's Your ENGLISH LEVEL? Take This Test!
21:31
Brian Wiles
Рет қаралды 1,5 МЛН
My Journey in Japan
7:16
MMuse Hassan
Рет қаралды 11 М.
Maxaa kala qabsaday Siyaasiyiintan...?
20:05
SKY Cable TV
Рет қаралды 53 М.
lect One Introduction to Research Process
28:18
Somali Academy
Рет қаралды 14 М.
SIDA LOO QORO ARTICLES UNIQUE AH FROM CHATGPT AH.
7:53
Dhiirigeliso
Рет қаралды 1,1 М.
"WAAR DAAG DAAG AH!!!
30:02
somalia media News
Рет қаралды 189
Sigma Kid Hair #funny #sigma #comedy
00:33
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 31 МЛН