SI KADIS AYAN LAKULAN SIIYAY XAASKIISA……😳

  Рет қаралды 70,021

Real Enjoa

Real Enjoa

2 жыл бұрын

BETTER LATE THAN NEVER !!!
All rights reserved!
INSTAGRAM : ENJOA1
SNAPCHAT : ENJOA1
/ realenjoaa
THANKS FOR 138,790K SUBSCRIBERS

Пікірлер: 447
@realenjoa
@realenjoa 2 жыл бұрын
Wan ka xumahay waxa helay Naina😢 kzfaq.info/get/bejne/iNiGetWQz7qRmIE.html
@deeqosalah8185
@deeqosalah8185 2 жыл бұрын
Real enjoa sxb wax laga dhigto ma ahid oh sorry muhanad kan ka fogow
@Cagatumin
@Cagatumin 2 жыл бұрын
Sxb salmaan muhanad waa sxbkaa mar walba wuu kaa xishoodaa intii aad garab kusiin laheed ayaa maalin walba kadaal katoogataa sxb hadii aad tahay nin rag ah wax laqabo oo ku caawi sidii uu uheli lahaa Qamar ama Ka aamus oo sidii iiman amiin oo kale Ka noqo sxb mar walba oo uu is dhaho muhanad hada ayeey wax kuu hagaagi rabaa adiga ayaa dhibaato kale kufura sxb waa IGA codsi noloshiisa faraha ooga qaad🙏🙏
@faraxabdiahmed6819
@faraxabdiahmed6819 2 жыл бұрын
Real enjoy u are not good friend please stop this don't make your mad
@ubaxc.naasir6948
@ubaxc.naasir6948 2 жыл бұрын
Real ma iska gursatit nin wayn ba noqote
@abdullahahmad5635
@abdullahahmad5635 2 жыл бұрын
Maxay hore ugu Iman wayday waa maxay sababta imika keenty gabadhan
@xalaalquutemaqasaaro5287
@xalaalquutemaqasaaro5287 2 жыл бұрын
Prank inta ila aragtey ismuujiya 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@shaize4678
@shaize4678 2 жыл бұрын
Ogu dambeyn Musalsalka halkaan buu ku fashilmey yani shekada waa prank 🤣🤣
@zeinababdi5736
@zeinababdi5736 2 жыл бұрын
Prank naga daya benaloyin aya 🤔💭
@nastamuse8716
@nastamuse8716 2 жыл бұрын
Walalo yaal video yadan wa ncay ee naga qariya cawradiina diinta inta intii Allo cawro idin yelay wad taqaniin
@hanihassan5954
@hanihassan5954 2 жыл бұрын
Teamkan dhan see isku leeyihiin mardambe ma idin fiirsan doono by by by saan iska badala
@quenhani476
@quenhani476 2 жыл бұрын
Enjoy jecelka waala tagera ee lama laqdaweeyo pro support love
@najuumohamed6393
@najuumohamed6393 2 жыл бұрын
prank so gabgabeeya wad nag badbadiseen runtiii sida dadka wawayn udhaqma
@Muwahib_khayre
@Muwahib_khayre 2 жыл бұрын
Adeer Prankiga naga daaya😂
@nimcoindhouron5980
@nimcoindhouron5980 2 жыл бұрын
Subhanallah war ilahay ka baq oo kadaa dadka sida Reay enjoy ilahay ba kaa abaal marinayaa
@nimomaow2102
@nimomaow2102 2 жыл бұрын
Wa qof caan raadis ah qofta ee hau joojin muhanad keep going bro
@queenabnaaz421
@queenabnaaz421 2 жыл бұрын
Don't worry ma brother muhanad cade real enjoy keep going farxad kunolow abid 🤲💯💯💯💯❤❤❤❤
@fardawsbarkhad6778
@fardawsbarkhad6778 2 жыл бұрын
Nagtu indho adkaa subaxana allah muhanad haubixin horee usoco waa jalusad nagtu
@hifaraxsanofficial733
@hifaraxsanofficial733 2 жыл бұрын
Illahay dambigaga hadhafo plz 🙏shurudaha waxyar iga dhiman plz iga farxi 🙏😂
@hodanabdi9926
@hodanabdi9926 2 жыл бұрын
To love
@qadarkhancade1289
@qadarkhancade1289 2 жыл бұрын
Prank waye walitaan waye
@English--Somali
@English--Somali 2 жыл бұрын
Waa runtaa prank waaye. Qoftan wajiga xidhan waa amino codkaa loo badalay.
@xalaalquutemaqasaaro5287
@xalaalquutemaqasaaro5287 2 жыл бұрын
@@English--Somali 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@maryanabdirahman5679
@maryanabdirahman5679 2 жыл бұрын
team enjoya qofkii soo gala wuu ku waasha yaab dadna markad daawanaysid waad ku faraxdaa sida isku dhaama cimri idin maharine
@fadumoismaciil2467
@fadumoismaciil2467 2 жыл бұрын
Keep going wllkey Salman adi iyo Muhanad cade iyo xaaskiisa farxad idiin rajeynayaa marunbaa wllo ma caskisaa Muhanad mise waa prank jawaab wllo wali🥰💋♥️
@umumucaad6196
@umumucaad6196 2 жыл бұрын
Mashallah
@fatumaadow6984
@fatumaadow6984 2 жыл бұрын
Afro Cinema continues
@AhmedAli-mg8is
@AhmedAli-mg8is 2 жыл бұрын
Subaxaanallh 😭 😭 😭 😭
@ibrahimofficial2017
@ibrahimofficial2017 2 жыл бұрын
*FURSAD SHAQO OO DAHABI AH :-* 1. Ma tahay qof bilaa shaqo ah ? 2. Ma tahay qof ku daalay sidii uu shaqo u qalanta u heli lahaa ? 3. Ma tahay qof Meesha uu ka shaqeeya wakhti badan ka qaadato 4. Ma doonysaa inad ka xorowdo dhibaatada ay leedahay shaqaalnimadu ? 5. Ma doonysaa inad wakhtigaaga xor u noqatid oo xili kasta oo aad wakhti hesho aad shaqaysan karto Iyada oo aan cidna ku xakaminin? 6. Ma doonysa inad noloshaada shaqsiga ah iyo ta qoskiinaba aad horumar weyn gaadhsiiso ? 7. Ma Rabta inad kortdhisid dakhligaaga lagaceed ? 8.ma doonaysa inay hesho laba dakhli oo kala ah lacag isbuuc kaste ah iyo lacag bilkaste ah ? *WAXYAALAHA AAN LAGA DOONIN SHAQADAN* : 1. AQOON AMA SHAHAADO 2. DAMIIN NOOC KASTE OO UU YAHAY 3.MESHA AAD JOOGTANA KUMA XIDHNA SHAQADU Dhamaan su,aalaha aan kor ku so sheegay hadii aad haa kaga jawaabtay *FADLAN* nagala so xidhiidh whatsap number +252618918789 ama +252617191987
@aishaismacil1511
@aishaismacil1511 2 жыл бұрын
Nab iyo naar yaa kulal ayaan maqli jiray subxaanallah war illahay kabaq saan ciyaar ma,ahan waligey comment mabixinin xanaaq ayaa iga keenay
@axmedxuseen9107
@axmedxuseen9107 2 жыл бұрын
Wax wayn oo Qaawan waar surwaal umada kasoo xidho adigu miyaanad nin wayn oo wax qaata ahayn duliyahow
@aminali7491
@aminali7491 2 жыл бұрын
Sheekadan oo kale anay isoo martay waana beenteed naagtu ee yeysan kaa burburin jacaylkaada. Ayadana runta u sheeg. Indha adkaa, bismillahiyoow.
@abdirahmanziyad9452
@abdirahmanziyad9452 2 жыл бұрын
gabadha. xishoo. waalo
@haashimyare1466
@haashimyare1466 2 жыл бұрын
Wcs
@saynabclaahiaadan6044
@saynabclaahiaadan6044 2 жыл бұрын
Real namiimye
@fatumaabdullahi9074
@fatumaabdullahi9074 2 жыл бұрын
Waah is this real
@camarbinmire348
@camarbinmire348 2 жыл бұрын
Magaceda waydi wajideda itus dheh haddey shekadan runtahy
@farahrooblefarahrooble2464
@farahrooblefarahrooble2464 2 жыл бұрын
Na xishood kada hafarka inanka muhanad cade keep going
@luuldiiriyekhaliif3579
@luuldiiriyekhaliif3579 2 жыл бұрын
wad qaldan tahay injoy jacel xasid mawayo ben maaho walahi nacas batahay nagada
@saamiyadaganofficial9222
@saamiyadaganofficial9222 2 жыл бұрын
Plz sheekadan naga soo afjara dad waa wayn ayaa idin Ku xiran in aa maalinkasta oo aad naso hor istaagtaan been noola timaadan ama waxaan fahmayn nagu akhrisan walalaylow ilahy ka baqa oo beenta naga dhaafa muhanad waa ka dhab lkn salmanow wllow nagada beenta iyo saxbkaaga oo aa dhibka la doonatay dulqadka ayaaba naga dhamaaday
@maryanmohamed3363
@maryanmohamed3363 2 жыл бұрын
Subaxanalaah qaftaan inteey kasoobaxaday wabash yaabee
@hasaanbinhussein6794
@hasaanbinhussein6794 2 жыл бұрын
Enjoy fanprojka nagadaf niyow dad wawey yanahaye
@hindazaar9182
@hindazaar9182 2 жыл бұрын
Naagtan indhaha adag baa igu daran ee lacagta inta la siyay qofka dhan noloshiisa ku ciyarysa hore loo yidhi jacayl xasid ma wayo
@sumayomuxudiin4957
@sumayomuxudiin4957 2 жыл бұрын
Muhanad wee kurabtaa nagta hakayeelin wlhi waxkle marabto
@hibaaqisma3646
@hibaaqisma3646 2 жыл бұрын
Wilka amanka siiya
@suraimohamed9084
@suraimohamed9084 2 жыл бұрын
Imgine enjoa rufiyan wlhi saxh kulaha plz support the guy ykh nagatan walan maxawa
@halimadaud9864
@halimadaud9864 2 жыл бұрын
Enjoy am ur fun but dont let meh down dear diz iz not good pliz if he is saying he is not her husband so don't do it pliz uh ar letting him down an qamar feeling just imagine wat he goes through to get her pliz leave it uh ar separating two pple just think of if dear
@queeniqlaas276
@queeniqlaas276 2 жыл бұрын
Walahi wa idin fahmi la ahay musalsal ma dawanoya mise wax run ah aniga wan wareray alaha idin xaliyo temkan masiwa so dhax gashey hay
@safarashiid5828
@safarashiid5828 2 жыл бұрын
🥰🥰🥰
@zamuzhbea3524
@zamuzhbea3524 2 жыл бұрын
Zecamal enjoy
@niciimaaadan554
@niciimaaadan554 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣sheekadadii Oo kale ainay Tahy waa Ognahee caqli xumada Naga Daaya
@iqramaxamed8094
@iqramaxamed8094 2 жыл бұрын
Waa sheeko kale wlhi
@mssdahiro6113
@mssdahiro6113 2 жыл бұрын
Wlhi waana wareerisen team enjoy dhibka naga daaya wan idin jecel nahay lkn saaid aya nogu ciyarosin si aan idiin fahano ayaba weynee side wax ujiraan war asxabta yaa ila wareeray
@raxmamoh6788
@raxmamoh6788 2 жыл бұрын
Walaalayaaloow naga daaya bareefad is Kula hadla please naga daaya fiyus raadiska
@lakiibrahim1773
@lakiibrahim1773 2 жыл бұрын
Vaaaaaaaaaaar prank 🤣😆😂😄
@saidomohamed3442
@saidomohamed3442 2 жыл бұрын
Pranks miyaa sheekadiinu
@cabdulahisalahsaleyman4324
@cabdulahisalahsaleyman4324 2 жыл бұрын
Cadeeta akeensato muhanad wad ku saxatahay walahi waxaan dhamaan wax dhan beeyo waa Real ENjoa sxb
@Mahadyare22
@Mahadyare22 2 жыл бұрын
Maad Mac siisid hadii ay kuledahay xaskagan ahay
@deeqocismaan517
@deeqocismaan517 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@munocadeey3701
@munocadeey3701 2 жыл бұрын
Waa yaabi wllhi
@abshirquraab1117
@abshirquraab1117 2 жыл бұрын
Enjoy ayaa waxaan oo dhan ka danbeeya,
@hawaali4881
@hawaali4881 2 жыл бұрын
Shekadaan prank lee u egtahay
@fathiaosmaan6848
@fathiaosmaan6848 2 жыл бұрын
Wanyabanahy inta ilamidaka like dheh
@madkapoi8873
@madkapoi8873 2 жыл бұрын
Wara enjoa adi dadka haka dpa shaqeyn nio🤟
@ahlaanmohamed6494
@ahlaanmohamed6494 2 жыл бұрын
Wan kaso horjednaa adi & qofkas waxa aasamenosin ee side wax u jiran maxaa ugu ciyareysan muhanad qofeysan qabsankarin miyaa jiro dhibka aad ugeysanesan hadaba mucaarad ayaan nahay
@faridaxaji6821
@faridaxaji6821 2 жыл бұрын
Waa sheeko kale
@munamanka4550
@munamanka4550 2 жыл бұрын
Maaha wiilka kadhamaaw
@amaalhassan2253
@amaalhassan2253 2 жыл бұрын
Kkkkk Al khayaaliyu 🤣 wad ku fashilanteen prank gaan
@ismaacilcali1725
@ismaacilcali1725 2 жыл бұрын
Ninkan enjoy labaxay waa doqon runtii
@jawahirmahamud5519
@jawahirmahamud5519 2 жыл бұрын
Beeentii oo qof ah gabadhana ma teamka kusoo biri rabtaa yaab
@idilfaysal
@idilfaysal 2 жыл бұрын
Waar maxaa qaldandee
@warsameadam2836
@warsameadam2836 2 жыл бұрын
Ninkaan stress ka dhafa kkkkkk
@ifrahmohamed4157
@ifrahmohamed4157 2 жыл бұрын
Wllo ciyaarta nagadaaya hanagawaalininee
@deeqoahmed7878
@deeqoahmed7878 2 жыл бұрын
Kkkkkkkk wane ka hela 😂😂😂 Marko tire wiliga Kuma riyon xxxx
@user-umuAli
@user-umuAli 2 жыл бұрын
Prank 5day
@riyaaqkhadar8573
@riyaaqkhadar8573 2 жыл бұрын
Tiim injoy uggamana baran xarabo iyo malayacal balse mudoyikiidabe waxa farabatay xarabihina dhinac an idiiraco ma aqano waxan ad wadan hada ma dhaba mise wadhayal walihi dhamatiin wan idikuxidhanahay farom hargasa wll wan itibaryayaye nagadhafa ciyarta
@ayanabdiladhif3527
@ayanabdiladhif3527 2 жыл бұрын
Sumaxan allah
@habkanoor2688
@habkanoor2688 2 жыл бұрын
Kaan sxb jiraaa mahan wlhi, kafogow please Muhanadow 👆,your best friend Ur first enemy wayee enjoy.
@ifrahifkachannel3865
@ifrahifkachannel3865 2 жыл бұрын
Ar enjoy dhib badanaa
@amiiracumar3564
@amiiracumar3564 2 жыл бұрын
Wara naagta igu dhag ku dhe si aay ucadato inay nagatada thy iyo inkale wayo majirto naag ninkeeda aan kabsiin karin dadka hortoda
@abshirquraab1117
@abshirquraab1117 2 жыл бұрын
Munaafaqa aduunka ha loo aqoonsado enjoy
@nasroshariifcali3775
@nasroshariifcali3775 2 жыл бұрын
Real Enjoa saan wax kabadala🥺
@hafsofarah4278
@hafsofarah4278 2 жыл бұрын
War bal dadkan arka waxay no qaban dad wada caqiin waxay donan noso gudbin yaaaab walhia wadad wada ciyaal anigu yabay sidaydo kle yaaa yaban 🤭🤭🤭🤭🤭
@maxamedyaasiin2820
@maxamedyaasiin2820 2 жыл бұрын
Waryaa muhanadoo anaa arin kuhaya realy enjoya iyo gabadhan prank wadaan sidan umaleenayo really enjoya igaga gaarsii muhanad cade
@shacnidaimon6936
@shacnidaimon6936 2 жыл бұрын
Pank ha anagu waalina heee
@fjjvcxbvnnvv2909
@fjjvcxbvnnvv2909 2 жыл бұрын
Dunnigan waa injooya
@aminaabdi7474
@aminaabdi7474 2 жыл бұрын
Ruufyanka ku akfadiyo kafogow really enjoy waye ninka uqasayo
@nuuryariisow3181
@nuuryariisow3181 2 жыл бұрын
Maciyaal beey namoodeen
@aishacinab9784
@aishacinab9784 2 жыл бұрын
Gabadhaan indha adeeg ayee wataaa
@fardowsoxussen3897
@fardowsoxussen3897 2 жыл бұрын
enjoy aniga hadaa sidaas uhuntahay kuma baranlahay ee kahishoow wiilka
@hamdihareed3721
@hamdihareed3721 2 жыл бұрын
Siday ishegty kulaha duli zxp makasho
@aminaabdirage3266
@aminaabdirage3266 2 жыл бұрын
Alha kugargaro aboow mcn adkayso 😭😭😭😭😭
@FikradLAhuboOolaogaaday
@FikradLAhuboOolaogaaday 2 жыл бұрын
Prank lee waayo musalsalka
@hindacabdi1594
@hindacabdi1594 2 жыл бұрын
Waar
@mubaarigchanaral2769
@mubaarigchanaral2769 2 жыл бұрын
Real enjoy iyo shoodhadiisiiba u soo heshiiyey muhanad markaasay miskiinka yar madaxa ka galayaan waar ka qaleeya noh
@camarbinmire348
@camarbinmire348 2 жыл бұрын
Wr wllayal musalsalka dhafa
@nasranuux9744
@nasranuux9744 2 жыл бұрын
Hadad naagtiizata tahy maxa lagu arki wayay mrku xabsiga kujiray indho adag kadaba hadh miskiin ka adiga io kan enjoy lgu sheegayo shit 😏🤕😳
@faraxcali9811
@faraxcali9811 2 жыл бұрын
Walidan aad wadan madin naga joojin teem enjoa
@zahralulu2083
@zahralulu2083 2 жыл бұрын
Bismillah salmaanoow aniga waaban yaabe anaga miyaad nawaali rabtaan sidey wax ujiraan waa yaabe
@sodishey8221
@sodishey8221 2 жыл бұрын
Nagta IL adka yahuuuuu
@samsamwarfaa1703
@samsamwarfaa1703 2 жыл бұрын
Sorry 💔
@adanyussuf9602
@adanyussuf9602 2 жыл бұрын
You want to prank us for one week
@casiisocadeey8565
@casiisocadeey8565 2 жыл бұрын
Engoa naagta madigaa qaba aawey aminaa Enjoa maa dadka kaqabatit
@fardousqalidumar4875
@fardousqalidumar4875 2 жыл бұрын
Enjoy waan ku taageernaa anagaa dartayo aa halkaankusoo gaadhay lkn sidii ciyaarkii ayaa udhaqmysaa waxaan cml hanala hor imaan plz
@hibohusseinn6955
@hibohusseinn6955 2 жыл бұрын
Gabareey maxaad aheeyd wiil kaa kabax nolashiisa sumxana laah ma xaaraan buu kugu kuue saday guurkana ma qarsoondo gabareey jooji qalad ka salmaanoow waa sidee ma muhanad miyaad karan weey da inuu xas leeyahay maad karan weey day daaya qaska aad wadaan 🤝🤝
@siidcalixasan948
@siidcalixasan948 2 жыл бұрын
Ben io waxa jirin ayay naga gadayan intey nag dhar weyn uso galiyen ayay waxey raban noshegen wlh keep going 😂😆
@araxmanalikayse8350
@araxmanalikayse8350 2 жыл бұрын
Real Enjoe Sxb haduu xaalku halkan marayo waxaan ku odhan lahaa hawsha adiguu iskaga dhexba bashalkaagii iskuwado yaga isku daa
@musabhussein6745
@musabhussein6745 2 жыл бұрын
Parnk waaye
XAGE AYU KU DANBEYA MUHANAD CADE…..?
10:40
Real Enjoa
Рет қаралды 33 М.
WAXAN SO OGAADAY IN……….💔
8:41
Real Enjoa
Рет қаралды 29 М.
아이스크림으로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 52 МЛН
That's how money comes into our family
00:14
Mamasoboliha
Рет қаралды 9 МЛН
I CAN’T BELIEVE I LOST 😱
00:46
Topper Guild
Рет қаралды 105 МЛН
PRANK WAA LAISO DOONTAY🥺😳
12:30
Marish Beauty channel
Рет қаралды 404 М.
MALAYSIA WAA MEEL SIDAN AH🤯
13:31
Feriha Sayit
Рет қаралды 80 М.
SHIL AYUU GALAY IN TAN SIISOCONAY ....
7:11
SHEGOS 4X4
Рет қаралды 1,7 М.
IN AN ISKU FIKIR NAHAY IYO IN KALE AYAN TIJAABINAY
14:38
Real Enjoa
Рет қаралды 7 М.
NASIIB DARO BARI MA CIIDAYNO ANAGU🥺
8:06
Aamina Abdiqaadir
Рет қаралды 23 М.
ANNA ASHA NALKA WAXBA ISKUMA REEBAN  QOSOLKA ADUUNKA
8:46
Real Enjoa
Рет қаралды 6 М.
( PRANK 😳 ) maalinta jacaylka 14 feb iyo hadiyad qaali ah
7:28
asma som beauty
Рет қаралды 60 М.
PRANK🥺 HAPPY OO MASEERTAY
10:21
Abdullahi kashka
Рет қаралды 497 М.
아이스크림으로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 52 МЛН