SI UU IINACO NINKII QASABKA LA,IIGU DARAY AYAAN HABENKII KOWAADBA MADAXII XIIRTAY OO SIDA QOF WAALAN

  Рет қаралды 18,743

Ayaan Gobdoon

Ayaan Gobdoon

7 ай бұрын

#ayaangobdoon #qisooyinka #somaalida #

Пікірлер: 262
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 7 ай бұрын
Asxaabta dhamaantiin waad mahadsantihiin inta itabtay inta iimurugootay iyo inta isoo raadisayba Saad iijeceshihiin ayaan idiin jeclahay❤❤❤❤
@user-ic5oq9yi2u
@user-ic5oq9yi2u 7 ай бұрын
M.a abyo mcn allaha kucaafiyo qaliinkana allaha kumootiyo badal qeyr qabana allaha kusiiyo mcnto
@Najminaa
@Najminaa 7 ай бұрын
Abyo cafimda taam Alle haku siiyo 🤲 Qalniinka Alle haka badbaadiyo idim Alle i.A
@Amiin246
@Amiin246 7 ай бұрын
mashaallah ayaan waanku salaamay Allah ku caafiyo
@ladanyusuf5211
@ladanyusuf5211 7 ай бұрын
Allaha kucaafiyo abaayo
@user-ly5zl4xk3o
@user-ly5zl4xk3o 7 ай бұрын
Abyo allh kucfyo 😢
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 7 ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋👍
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 7 ай бұрын
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 7 ай бұрын
Wcs walaashey igu qaaliya ayaan ina xirsi goobdooney waan kusalaamay inbadan
@sowdakhaliifaxmedsiyad
@sowdakhaliifaxmedsiyad 7 ай бұрын
​@@ugaasocismaan733i7
@rahmaadan6518
@rahmaadan6518 7 ай бұрын
Sallallahu calayhi wassalam
@luqmaan753
@luqmaan753 7 ай бұрын
10 maaalmood wlh 10sano in aad naga maqneyd ayaan moodaa alx Haddad caaafimaad qabto❤🎉
@seibaahmet1821
@seibaahmet1821 7 ай бұрын
Alhmdulillah😢Allow adaa mahadleh allahna kuma tuso qalin kheyr io cafimad waxa kugu jiro allah haku wafajiyo habooo😢🤲
@MM-rx5py
@MM-rx5py 7 ай бұрын
اسأل الله العظيم رب العرش العظيم أن يشفيك شفاء لا يغادر سقما
@Mumtaaz33
@Mumtaaz33 7 ай бұрын
اكثرو الصلاة على النبي. اللهم صل على سيدنا وحبيبنا محمد عدد ماذكره الذاكرون وغفل عن ذكره الغافلون
@xafsocabdirisaaq6116
@xafsocabdirisaaq6116 7 ай бұрын
Msha Allah abyo ayaan gobdoon wn kuu xisnay ilhay hnoo kadaayo
@nadifaosman9389
@nadifaosman9389 7 ай бұрын
Toban sano aya umaleyaa intaa caafimaad iyo cimri dhere allah haku siiyo abayo
@halimamahamed
@halimamahamed 7 ай бұрын
Ayaney ilhy haku caafiyo qliyey quraan isasaar
@farhiya5072
@farhiya5072 7 ай бұрын
Aallh ku cafIyo wcs Abaayao mcn ayaan wallaashey mcn ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@FilsanCabdiraxmaan
@FilsanCabdiraxmaan 7 ай бұрын
Naa ayaaney mxa ku hlay maalin walba midhaa 50 jeer baan ku eegi jiry horta manoo caafimad qabtaa hada m.a
@caishokhaliif9509
@caishokhaliif9509 7 ай бұрын
Ayaan qurux Alle hakucaafiyo Qaali caafimaad taama Alle ha kusiiyo Ayaan Qaali sharafay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abaayisaaq1321
@abaayisaaq1321 7 ай бұрын
Aragaaga waa inoo abshir ayaaney allah caafimad taam ah haku siiyo
@asmacabdulqaadir
@asmacabdulqaadir 7 ай бұрын
Alla cwa wey naga soo foqday alxm welcome back 🙏 ❤
@user-gp8wn6yf4k
@user-gp8wn6yf4k 7 ай бұрын
Waxaan daremaa qeyb ika mida iney iso labaty abayo mcn❤❤😢
@ayaanmaxameddaud1749
@ayaanmaxameddaud1749 7 ай бұрын
Ayanteni alx Hadad noso noqotay Allah ku cafiyo wn ku xiisay cfmd taama Allah kugu deqo qali❤
@user-vl5vi8xi5q
@user-vl5vi8xi5q 7 ай бұрын
Wlhy ayaaney wnku war waray meelan kalasoo xidhiidhan garan wayay alle haku caafiyo 😢
@FarhiyaAdowsiyad-xk3ge
@FarhiyaAdowsiyad-xk3ge 7 ай бұрын
Abaayo allah haku caafiyo danbi dhaaf allah hakaaga dhigo
@HudaMukhtar-gy1pz
@HudaMukhtar-gy1pz 7 ай бұрын
Cawaa robba no day ayaane alle haku cafiyo xappti
@fartunjama6879
@fartunjama6879 2 ай бұрын
Well done habo jizaka Allaah kheyraa
@sadiyasadiya5503
@sadiyasadiya5503 7 ай бұрын
Ilahey haku caafiyo abyo qali 🤍🫶🥹
@ubahfarah3135
@ubahfarah3135 7 ай бұрын
Welcome back to my dear sister i miss you so much ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-wz1dh2eg5b
@user-wz1dh2eg5b 7 ай бұрын
Nolosheydii qeybka mida ayaa tahay ayaan udgoon ❤❤❤❤ ilaahey caafimaad taama haku siiyo ilaahey qaliinka haku mootiyo ❤❤❤❤❤❤
@NimcoCige-ex4pg
@NimcoCige-ex4pg 7 ай бұрын
Aayan qurux alle ku caafiyo abayo❤❤
@user-eh6fs3lq9y
@user-eh6fs3lq9y 7 ай бұрын
❤عافاك الله ❤جزاك الله خيرا ❤
@asiyaasiya3628
@asiyaasiya3628 7 ай бұрын
Allah ku cafiyo Nolasheydi Ayan gobdoon qof loo xisay wlhi qalbika ku tabay😢
@hibonoor4805
@hibonoor4805 7 ай бұрын
Abyo ayaaney mcnei wllhi wan faraxsanahay maadaama aan ku helnay waxan iri intaad maqneed hoyadey ayan ku iri hoyo ayan ban u walwalayaah inay i xanunsanthy Allha cafiyo sidi anigoo ah oo ku sugayo hoyo telkada mid yar ila dhashay arkay kulan hiboyy " ayaan godoon waa la helay " goobdon xitaa muu karo xfdii dhan hiboyy ayan taadi waa la helay bay idhahayeen ilaa xalay alx abyo aad aya. Kuu jecelahay ee Allha marwalba ku cafiyo insha allah mcnei
@canabqardho7963
@canabqardho7963 7 ай бұрын
Wcs abayo mcnto wad baan kugu xisay🥺 waxan filayaa inaa cafimad qabto adiga iyo family kagaba welcome back gacalka👸❤cafimad tam ale ha ku siyo abayo mcnto
@shamsoismacil6099
@shamsoismacil6099 7 ай бұрын
Amii n amiin
@hewarable5547
@hewarable5547 7 ай бұрын
mash Allah my Sister wasonoQotay ilahay mahadhy❤❤
@RaahoR0uun-hz4cf
@RaahoR0uun-hz4cf 7 ай бұрын
Masha Allah xabbti ayaan qaliyey macaafimad qabtaa
@AmranMaxamed-my4kk
@AmranMaxamed-my4kk 7 ай бұрын
Alxmd wllo korhadd soocaafimaady Alle ayaa mahad iskale saan kaagawarwary walaashay iladhalaty sidaan uga warwaro midakale ilaahy dartiis ayaan ku jeclahy waxaan islahaa halmeel ood kalahadasho yaakusiiye
@ruweydoabdalla8045
@ruweydoabdalla8045 7 ай бұрын
Ayaaney aad ban kugu xisay Allaha ku cafiyo 🤲❤️
@khadrahaji3161
@khadrahaji3161 7 ай бұрын
Abaayo qaali sharafay Allaha kucaafiyo🤲🏼🤲🏼❤️❤️❤️❤️
@kifayaali7415
@kifayaali7415 7 ай бұрын
Allah kucafiyo aby
@user-yl7vy1gd7g
@user-yl7vy1gd7g 7 ай бұрын
Abaayo allah haku caafiyo 😢quraan isa saar ❤😢
@hibaqhuby7660
@hibaqhuby7660 7 ай бұрын
Alhamdulilah she is back ❤
@user-ty3mx4hu2j
@user-ty3mx4hu2j 7 ай бұрын
macanto waaku tabnay wallhi 😢 Allah caafimaad taama haku siiyo.xapiiptiyeey
@hewarable5547
@hewarable5547 7 ай бұрын
Abayo ilahay haku cafiyo amiiin Qali ❤❤
@falishassan528
@falishassan528 7 ай бұрын
Alhamdullilah welcome back ❤❤❤❤❤❤
@farhiabasal1227
@farhiabasal1227 7 ай бұрын
Welcome back sis ❤
@user-ji5in8vj9r
@user-ji5in8vj9r 7 ай бұрын
Welcome back my dear sister ilhy cfimad tama hku siiyo ❤
@mohamedolow9794
@mohamedolow9794 7 ай бұрын
Mashaa Allah Allaah haku xifdhiyo Insha Allah Cafimad degdeg ah Allaah ha ku siiyo so noqod wanagsan mahadsanid
@ikraanabdirashid5806
@ikraanabdirashid5806 7 ай бұрын
Mashallha walshy Ayaan come back ❤❤ Allah cafimdk ku siyadiyo
@maxamednuur6809
@maxamednuur6809 7 ай бұрын
Allah ha ku caafiyo Aby
@faadumomuuse341
@faadumomuuse341 7 ай бұрын
Ayaaney kuu xiisay saxibey Alle hakucafiyo danbi dhaf Alle hakaga dhigo Alle hakabajiyo qaliinka saliga nabiga badi istaqfarta Abayo❤❤❤❤❤❤❤
@user-gi7qm8gm8h
@user-gi7qm8gm8h 7 ай бұрын
ilaahey hakucafiyo abyo
@user-hy3je2gg2n
@user-hy3je2gg2n 7 ай бұрын
Ayaan indho wayn way is keenta walhi wan kuu xiisany ayaan heer waxan garana aan kuu walwalo allah ha noo kaa caafiyo xbbti ❤❤❤❤
@user-Sabrin-Mohamed
@user-Sabrin-Mohamed 7 ай бұрын
Woooooooow anaa u horeeya m.a ayaney ❤
@jawaahiryuusuf
@jawaahiryuusuf 7 ай бұрын
Abyo mshalh ilahey hakucafiyo
@user-ke8op6mv1k
@user-ke8op6mv1k 7 ай бұрын
Welcome back xabibti ❤❤❤❤❤❤horoy usoco❤
@mankanur7758
@mankanur7758 7 ай бұрын
Quruxey hadaa noo so laawadey adoo cafimad qawo intaas ayaa no daran oo muhiimadeena tahay ilahey neh intaa xanuunsaneed dambi daaf hakaaka digo cafimad iyo cimri deer iyo ciwaado suuban ialhey haku siiyo abaayo macaan in sha allah waxa qoran ma gafeysid lkn so qalbiyan in sha allah ialhey haka baayiyo qaliinkaan oo ilahey maba sababo inaa qaliin u baahado ❤❤❤❤❤❤❤❤
@deqamohamoud8916
@deqamohamoud8916 7 ай бұрын
Sonoq wanaagsan ilaahay cafimaadka haku siyadiyo dambi dhaafna alle hakaga dhigo aamiin jasakallahu khyr
@naimahussien8092
@naimahussien8092 7 ай бұрын
Alh ku caafiyo abyo intaa qaban weydaa kamidahy
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 7 ай бұрын
Sharafey allaha kaa baajiyo qaliinka caafimaad sareecaa ah allaha ku siiyo allaahuma aamiin yaa rabi xabiibti
@munoomar24
@munoomar24 7 ай бұрын
Masha allh lajecleedena wey noo so laabatey cafimad taam ah allh ku siiyo qaali ❤❤❤
@ridwaandahirridwaandahir7567
@ridwaandahirridwaandahir7567 7 ай бұрын
Qof igma horeso veiweski kuwad likti kowad comantigi kowaad farxad + farxad ayan onoso nabad noqote ❤❤❤❤ guleso qurxsan tena
@user-wt9ob3nn6k
@user-wt9ob3nn6k 7 ай бұрын
Waa ku xisay wlhi habo mcn ❤❤❤
@raxmiishchenal
@raxmiishchenal 7 ай бұрын
Waaaw ayaney zoo noqosho wanaagsan xbbti waan kuu xiissy😢❤❤❤❤
@hanaadicabdallah3384
@hanaadicabdallah3384 7 ай бұрын
Xppti ayaaney walaahi aadban kugu xiisnay waad soo dhacday AlxamdulilaH ❤❤❤❤
@xafsoahmed9
@xafsoahmed9 7 ай бұрын
Wcs xbbtii Soolaabasho wngsn❤❤
@Zahrakiin-so5pp
@Zahrakiin-so5pp 7 ай бұрын
Wcs ayaaney mashaallah illahow ku caafi farhat caawa illahey hakaa dhabar gooyo hanuunka Alhamdullilah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Dooseyy3
@Dooseyy3 7 ай бұрын
Wiiif jug welcome Ayan quruxey KZfaq kaga Kugu soo dhoweeneenaa adiga Naga maqnaadeee😂❤
@AbshiroCcasiis-lc4qp
@AbshiroCcasiis-lc4qp 7 ай бұрын
Mar hadii rabbi cafimad ku siiyay Alxm alle danbi dhaaf hagaaga dhigo alle haku caafiyo
@shukriahassan4243
@shukriahassan4243 7 ай бұрын
Soo dhawoow abyo alxm ilaahy cafimaad taaam ah hku siiyo❤
@MunoXuseen
@MunoXuseen 7 ай бұрын
Wcs ayanah iwrn abyo seithy ❤❤❤
@aishajama5525
@aishajama5525 7 ай бұрын
Wcs xbbti wn naxsanaa waxan islahaa qaliinkii bay gashay ilaahay hakaa badbaadiyo insha Allah and welcome back xbbti ❤❤❤
@zeinabahmedabdirahman3246
@zeinabahmedabdirahman3246 7 ай бұрын
Ilaahy ha ka baajiyo caafimaad khayr Qaba ilaahy ha ku siiyo walaashay Qaali
@user-bc8yn1fz8d
@user-bc8yn1fz8d 7 ай бұрын
Wcs wllo gacalo allha ku caafiyo Wllo wacaneey wanaag Baan kuu rajaynayaa a xppti
@user-lo7ei3jm7l
@user-lo7ei3jm7l 7 ай бұрын
Alow cafimaad kusii abyo wlhi waan ku xiisanay❤
@anabanabhassan7556
@anabanabhassan7556 7 ай бұрын
Mashallah Mashallah abayo Allah hku cafiyo amniin amniin amniin amniin amniin yarabi 🤲
@maidoisxaaq
@maidoisxaaq 7 ай бұрын
Xappti Allah Ku caafiyo wllhi waku tabay 😢❤
@SabariinAhmed-rj8tc
@SabariinAhmed-rj8tc 7 ай бұрын
Alah haku cafiyo abyo qali❤
@hamdaahmed4455
@hamdaahmed4455 7 ай бұрын
Ayaan wehelka nolosha ayaad ahayd ee ado nabada illahay maku soceliyey❤❤❤❤
@SowdaSheikhcumar
@SowdaSheikhcumar 7 ай бұрын
Allah ku caafiyo
@AsliIdriss
@AsliIdriss 7 ай бұрын
Allah Ku caafiyo abayo qaliinkana Allah ka badbaadiyo
@user-ic5oq9yi2u
@user-ic5oq9yi2u 7 ай бұрын
Wcs ayan abyo mcn xiis you xisab la.aan anaa uhoreeyo cwa like ta xataa anaa u horeeyo abyo mcn reply ❤❤❤❤❤❤
@aminaabdirahman116
@aminaabdirahman116 7 ай бұрын
Alle ha ku caafiyo wll
@xamdaapdy6514
@xamdaapdy6514 7 ай бұрын
Alleh ha ku caafiyo🥺🤲 ayaaneey wllhi waan ku tabay inaad xanuun mooye wax kale anad ku maqnay ❤❤❤❤❤❤
@anzalalii9001
@anzalalii9001 7 ай бұрын
Alxmdililaah apyo ayaaneey hdaaa oo soo noqotey Waalhi qalbigaan ka farxay❤
@mulkiibrahim5185
@mulkiibrahim5185 7 ай бұрын
Ayan quruxey Wan ku xisney zaid alx hadaba ka so kacdey xanunka sheydan a xanun sannd allah cafimad taam haku siyo inti xanun san allah ha caafiyo 🤲 inta dhimty allah ha unaxristo dhaman umda muslimta allah ha ugargaro rer falastiñ🤲🤲🤲🤲
@sadiyasadiya5503
@sadiyasadiya5503 7 ай бұрын
Ayanayen xbbti waaku xiisnay ❤❤❤❤😊
@raxmacabdinur2219
@raxmacabdinur2219 7 ай бұрын
Ilahay. Ayaa mahada leh abyo Adigo cafmada qabato ilahaya. Aa mahadaleh. Inat ku dhimana ilahaya. Haku. Dhameesatiro abyo ❤️❤️❤️❤️
@yaasmiinalimohammedyaasmii8294
@yaasmiinalimohammedyaasmii8294 7 ай бұрын
Ayaaney wan ku xiisaney wlhi alha ku caafiyo❤❤❤
@hibosalaad2930
@hibosalaad2930 7 ай бұрын
Ayaan abayo illaahay caafimaad taama haku siiyo aad baan kugu xisay
@amiizhaomar9628
@amiizhaomar9628 7 ай бұрын
Welcome back ❤xppti alxm ado nabad qaba hadad noso labaty allah ku siyadiyo cafimadka abyo ❤♥️🫶
@user-bl3vv1fw5x
@user-bl3vv1fw5x 7 ай бұрын
Ayaan qli alx hadad caafimaday❤
@jawahirirad7520
@jawahirirad7520 7 ай бұрын
wcs wn kuu xiisay ayaaney allaah hku cfyo
@fardowsasalaad9427
@fardowsasalaad9427 7 ай бұрын
Mash allh abyo mcn alle ku caafiyo 😢
@user-ek9ig1bq8k
@user-ek9ig1bq8k 7 ай бұрын
Mansha Allah alle ku caafiya mahad usgnaatay😊
@user-kn5jf4cn6y
@user-kn5jf4cn6y 7 ай бұрын
Allaha ku cafiyo
@najmahusseinnajmahussein3043
@najmahusseinnajmahussein3043 7 ай бұрын
Allaha kucafiyo abyo
@user-su6kr1vp2h
@user-su6kr1vp2h 7 ай бұрын
Yaan waan kuu xisay walhya😢😢😢
@SagalJaamac-mt8fw
@SagalJaamac-mt8fw 7 ай бұрын
Habaryar ayaanay ayaantan miyaad kamaqneed khadka labo asbuu ayaan maqna waxaan arka adoo waxbad aad sodhin khalad ha iifahmin waan ogahay inaad hooyo tahay balse jeceelkaa IGA geenaya alle waxkudhiba kumatuso idiga iyo awlaadaada
@gabarhiiran6774
@gabarhiiran6774 7 ай бұрын
Allah ku cafiyo ayaney 🥺😍🙏🏾 alxm calaa salamaaaa
@maryamacumar913
@maryamacumar913 7 ай бұрын
Allah ku cafiyo habo
@nafissaahmed4642
@nafissaahmed4642 7 ай бұрын
Walaal ayaaney caafimaadka Allah Ha ku daayo
@hodancawil8253
@hodancawil8253 7 ай бұрын
Alle nokaa caafiyo wll qli waan kutawnee ❤❤
@XamdiXirsiaxmed-me3bh
@XamdiXirsiaxmed-me3bh 7 ай бұрын
Abyo waan kuuxiisnay alaah nah hanoo kaacafiyo qali❤
@deeqomohamud4712
@deeqomohamud4712 7 ай бұрын
Wcs ayaan qurux alaha kuusiyadiyo cafimaadka wlh cawa waanku farax sanahay inaan ku arko oomarkale isku soono qono
@rahmoabdullah3850
@rahmoabdullah3850 7 ай бұрын
Ilaahay haku caafyo abaayo❤❤❤😊
Qubanaha VOA
29:46
VOA Somali
Рет қаралды 8 М.
ПОМОГЛА НАЗЫВАЕТСЯ😂
00:20
Chapitosiki
Рет қаралды 2,9 МЛН
小蚂蚁被感动了!火影忍者 #佐助 #家庭
00:54
火影忍者一家
Рет қаралды 41 МЛН
A little girl was shy at her first ballet lesson #shorts
00:35
Fabiosa Animated
Рет қаралды 17 МЛН
Maxkamadda Gobolka Banaadir oo xukun kasoo saartay kiiska gabdho caan ka ah barta TikTok.
19:58
ILMAHAYGA KAMID MAAHID HADAAD INA ADEERKAA GUURSATID
22:28
Ayaan Gobdoon
Рет қаралды 7 М.
ILMAHAYGA KAMID MAAHID HADAAD INA ADEERKAA GUURSATID
27:48
Ayaan Gobdoon
Рет қаралды 10 М.
ILMAHAYGA KAMID MAAHID HADAAD INA ADEERKAA GUURSATID
28:59
Ayaan Gobdoon
Рет қаралды 12 М.
KAQARI AYAY ITIRI HOOYO INAAN GUUR SOOMARAY MAXAASE IGA RAACAY
29:59
5 HAB OO LOO MAAMULO LACAGTA
11:25
Jama Dafac
Рет қаралды 71 М.
All creatures are from God #jesus #jesuschrist #jesuslovesyou
0:19
Jesus By Your Side
Рет қаралды 59 МЛН
All creatures are from God #jesus #jesuschrist #jesuslovesyou
0:19
Jesus By Your Side
Рет қаралды 59 МЛН
M&M IN MY THROAT
0:35
dednahype
Рет қаралды 4,6 МЛН